Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Any structural reform should seek to remedy the lack of diversity in the state's machinery.
  2. Jb-I hope you are not holding against his will? Poor Malays-yaa soo wareeriye
  3. He's got some of it right-war profiteers have definitely kept Xamar in shambles. Those who paid attention would even realize the war of Jubba has more to do with Kismayo port than anything else-it is all about the Benjamins-I'm simplifying of course.
  4. I think Jb was involved in this-luring poor foreigners and robbing them blind. Hail the new Pirate King
  5. The MOU has been rejected by the Parliament of the Transitional Federal Government Somalia, and is to be hence treated as non-actionable. UN Np Maddeey-something we could all agree and welcome ma,ahow Welcomed Dalmar-Yup, this would have undermined Somalia's sovereignty over its waters.
  6. The MOU has been rejected by the Parliament of the Transitional Federal Government Somalia, and is to be hence treated as non-actionable. UN Np Maddeey-something we could all agree and welcome ma,ahow Welcomed Dalmar-Yup, this would have undermined Somalia's sovereignty over its waters.
  7. A parliament of warlords and opportunists have managed to do one thing right-it is their rejection of MoU that led to this decision. Kudos to Somalitalk for keeping the story in the limelight!
  8. A parliament of warlords and opportunists have managed to do one thing right-it is their rejection of MoU that led to this decision. Kudos to Somalitalk for keeping the story in the limelight!
  9. Qarammada Midoobey oo Shaaca ka Qaaday in Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) uu yahay Waxba kama Jiraan Waa guul u soo hoyatey Shacabka Soomaaliyeed oo ka dhiidhiyey isku daygii in dhulkooda lala wareego... Waa difaacii badda oo guul laga gaaray... SomaliTalk.com | March 13, 2010 Qoraal kooban oo March 12, 2010 lagu faafiyey shabakadda rasmiga ah ee Qarammada Midoobey (UN) ayaa shaaca ka qaaday in Heshiiskii Is-fahamka (MOU) ee dhex maray DFKMG iyo Kenya "in Baarlamaanka Federaalka kumeelgaarka ay diideen is-afgaradkaas, sidaas daraadeedna waa in loo tixgeliyo mid aan lagu hawl geli karin ama la cuskan karin". Qormada kooban ee UN-ka ayaa u qornayd sidan: Somalitalk
  10. Qarammada Midoobey oo Shaaca ka Qaaday in Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) uu yahay Waxba kama Jiraan Waa guul u soo hoyatey Shacabka Soomaaliyeed oo ka dhiidhiyey isku daygii in dhulkooda lala wareego... Waa difaacii badda oo guul laga gaaray... SomaliTalk.com | March 13, 2010 Qoraal kooban oo March 12, 2010 lagu faafiyey shabakadda rasmiga ah ee Qarammada Midoobey (UN) ayaa shaaca ka qaaday in Heshiiskii Is-fahamka (MOU) ee dhex maray DFKMG iyo Kenya "in Baarlamaanka Federaalka kumeelgaarka ay diideen is-afgaradkaas, sidaas daraadeedna waa in loo tixgeliyo mid aan lagu hawl geli karin ama la cuskan karin". Qormada kooban ee UN-ka ayaa u qornayd sidan: Somalitalk
  11. I'm skeptical of what dude is saying-for all we know maybe he and his group f*up.
  12. P.s. why do u love reer bari so much adoo reer maakhir ah? Why not? Should reer Maakhir aka qabiil living there be unfriendly to reer Bari or are you feeling unloved?
  13. ^I thought you were Sijiu adiga Thankful-I understand where you are coming from but it is distressing to see legal orders being ignored. There can't be state within state.
  14. LoooooooooooooL@Somali shilling is printed in Bosaso. You are joker Cowke-thanks for the laugh but seriously and I mean this sincerely you need to take down a notch.
  15. ^The king is being nostalgic for good old 60s or the desert sun has done serious damage to his brain.
  16. And he wants what best for him and judging from what he wrote, he doesn't believe that's to be found in the secessionist camp.
  17. ^No but one could laugh at themselves.
  18. LoooooooooooooooooooooooooL...Serioously tune it down kid with this nuisance. You are embarrassing yourself now. LoooooooL@Jacphar..maya Alaskuu soo qabanayaa
  19. ^No, it is where muriidi vacations in the summer and drinks horse milk.
  20. Al-Shabaab is very respectful of the right to demonstrate
  21. Dibadbaxyo Lagu Taageersan Yahay Go,aamadii Isimada SSC Oo Si Wadajir ah Uga Dhacay Muqdisho,Buuhood Warkii 13-Mar-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Banaanbaxyo lagu taageerayo Go,aamadii Isimada Sool,sanaag iyo Cayn ay kasoo saareen Deegaanka Buuro-wadal ee gobolka sool ayaa ka kala dhacay Qaar ka tirsan Gobolada iyo dalka soomaaliya kuwaasoo kala ah Buuhoodle xarunta Gobolka Cayn ,kismaanyo iyo magaalada Caasimada ah ee muqdisho . Dibadbaxan oo lagu taageerayey Go,aamada isimada SSC ayaa lagu soo dhoweeyey sida ay Isimada Uga Go,an tahay inay dadka ku dhaqan Gobolada sool ,sanaag iyo cayn ay aayahooda uga tashadaan islamarkaana Uga Gudbaan isku haysadka ay maamulada Somaliland iyo puntland ugu Muransan yihiin . Sidoo kale banaanbaxyada oo si isku mid ah uga kala dhacay magaalooyinka muqdisho ,Buuhoodle iyo Kismaanyo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey waxgarad iyo aqoonyahano kazoo jeeda gobolada lagu muran yahay ee sool ,sanaag iyo cayn . Guud ahaan banaanbaxyadan oo dhamaantood ku dhamaaday jawi nabadeed ayaa waxaa ka qayb qaadanayey waxgarad ,aqoonyahano ,Haween iyo caruur kuwaasoo ku dhawaaqey Doonimayno doolar qaate u dhashay ssc , hanaoolaato SSC iyo waxaanu taageersanahay Go,aamadii isimada Sool ,sanaag iyo cayn ay kazoo saareen deegaanka Buuro-wadal. Si kastaba ha ahaatee waa markii Ugu Horaysay ee banaanbaxyo noocan oo kala ah ay ka kala dhacaan deegaano kawada tirsan dalka soomaaliya islamrkaana lagu taageerayo Inay midoobaan Gobolada sool,sanaag iyo cayn Afnugaal News