-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Nassir...Those who run Puntland are part of problem. All like minions in Somalia, Faroole only answers to Zenawi.
-
Originally posted by Oodweyne: Finally, yaa Che, you have unmasked yourself, particularly, after hiding behind, the ban-wagon of "bogus Islamist" argument for a long time, indeed... For all your bravado and professed political ingenuity, you are reduced to doing Zenawi's bidding. The same fate as Yeey awaits you-pitiful to think you were tempered.
-
^She's better than dhadadh!lif like you!
-
Xildhibaan Caasha Cabdalla: Dagaalka Buuhoodle May 21, 2010 – Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla oo ku sugan Abudhabi, UAE, ayaa saxaafadda kala hadashay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle. Xildhibaanka oo ku hadlaysay magaca Golaha Baarlammaanka Badbaadinta Soomaaliyeed ayaa hadalladeeda waxa ka mid ahaa, “Dagaalka ciidammada Itoobiyaanku ku qaadeen Buuhoodle waa gardarro aan geed loogu soo gabban. Wiilasha yaryar ee calankii Soomaaliya wata ee leh annagu Soomaali baannu nahay, in lagu dilo mabda’oodu waddaninnimo waa xaq darro. Dagaalka Itoobiya iyo Somaliland ku qaadeen dadka reer Buuhoodle, raalli kama nihin, waxan ugu baaqaynaa inay Itoobiya iyo Somaliland ciidammadooda kala laabtaan Buuhoodle. Caalamka waxan la socodsiinaynaa in masuuliyiinta Itoobiya ay masuul ka yihiin wixii meesha ka dhacay, waxanna ka codsanaynaa ha’aydaha gargaarka in daryeel bani’aadiminnimo loo fidiyo dadkii ku tabaaloobay iska-hor-imaadka oo weli socda.” ayay tiri. “Daahir Riyaale ma doonayo in doorashooyin ka dhacaan meeshuu joogo wuxuna rabaa inuu dadka ku mashquuliyo dagaal, waana sababta uu ciidammadiisa u geeyey Widhwidh iyo Buuhoodle. Waan la soconnaa siyaasadda gurracan ee ku salaysan iska-horkeenka iyo kala geynta,” ayay raacisay. Waxa kale oo Xildhibaanaddu ka hadashay hadalkii Faysal Cali Waraabe uu saxaafadda siiyey ee ahaa, “Sool iyo Sanaag iyo Cayn annagay naga mid yihiin…” Hadalkaa ayay xildhibaanaddu ku sheegtay inuu yahay meel ka dhac, dadkuna yihiin beelo, sida fadaraalka u degganna gobol waliba iskii isu maammulo. “Faysal beel buu ka dhashay, beel kale ayuu rabaa inuu ku duulo, waana la is yaqaannaa, waxan leeyahay gardarrada qaawan looma dul qaadan doono, nabaddana dhankiinna ilaaliya ayaan u soo jeedinayaa. Dagaalka Buuhoodle oo laba geesood lagu sheegay: Dhan ciidammada Itoobiyaanku kaga soo duuleen, iyo dhinaca kale oo Somaliland kaga soo duushey, ayaa la sheegayaa inuu ilaa hadda socdo. Dad fara badan ilaa dhawr iyo toban qof ayaa ku qudh baxday, oo labada dhinacba ah, dhaawucuna waa tira badan yahay. Dagaalka ayaa salka ku haya dadka degaanka Cayn oo diiday in waxaan Soomaalinnimo ahayn dalkooda la keeno laasqoray Online News Desk
-
Dhabad!l!fs are celebrating. Zenaw's army and his minions will be humbled just as they were in Xamar!!
-
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Xaalada magaalada Lasanod oo is bedeshey ka dib dagaalka Buuhoodle Friday, May 21, 2010 - 09:05 PM Send this story to someone Printer-friendly page Listen Magaalada Lasnod ayaa la sheegayaa in ay maanta gashay xaalad dagaal ka dib markii dagaalo ka bilaabmeen Buuhoodle & Widhwidh. report -
Originally posted by Geel_jire: What the hell is going on ? I've read multiple articles on this and some are implying that somaliland and Ethiopia jointly attached buuhoodle and some are saying only Ethiopians ? can anyone verify what is going on ? Dabadh!li!f and their masters massacred 13 innocent Somalis.
-
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Dhegayso: Warbixintii Ugu Dambaysey Ee Dagaalka Buhoodle-(Maqal) Lasanod Online. Friday, May 21, 2010 Buhoodle,(lasanod Online)- Dagaalkii ka qarxay magaalada Buhoodle ayaa joogsadey gabal dhicii maanta, waxaana uu keenay khasaare naf iyo maalba leh.. Dhimashada shacabka Buuhoodle ayaa gaadhaysa 10 ruux, halka dhaawacuna uu yahay in ka badan 37 qof. Waxaana sidaas warbaahinta u xaqiijiyey agaasimaha cusbitaalka Buuhoodle Cali Yusuf Maxamed (Ukun), web page -
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Sacad *Ducaale: You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side, and the gaashaamo side lost 3 soldiers, with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle. So Ethiopian troops are now refered to 'Gaashaamo side' Talk about barrowed balls What do you expect from Ethiopian minions? -
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Mudaharaado Balaadhan Oo Caawa Ka Socda Magaalada Laascaanood- Lasanod Online- Friday, May 21, 2010 Laascaanood,(Lasanod Online)- Mudaharaado xoogan ayaa habeenimada Caawa ka socda magaalada Laascaanood, Mudaharaadadaas oo lagaga soo horjeedo dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle. Mudaharaadada ayaa shacabka dhigayay ay wadada Laamigaa ee badhtamaha magaalada ay ku gubeen taayiro, iyagoo ku dhawaaqayay erayo ay ku canbaaraynayaan Itoobiya dagaalkii maanta ciidamadeedu la galeen shacabka magaalada Buuhoodle. Ciidamada Booliiska iyo kuwa Meleteriga oo is garabsanaya ayaa lagu soo daayay gudaha magaalada, kuwaasoo rasaas ooda kaga qaaday shacabkii mudaharaadayay. Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kamid ahaayeen Xabashi ha dhacdo iyo kuwa kale oo ku muujinayaan dareenkooda ku aadan dagaalkii gardarada ahaa ee ciidamada Itoobiya maanta ku xasuuqeen shacabka Buuhoodle. Dad badan oo mudaharadiyey ayaa ciidamadu qabqabteen iyagoo u taxaabay xasbiyada, welina waxaa gudaha maagaalada ka socda rasaasta ay ridayaan ciidamadu oo dhawaaqeeda laga maqlayo guud ahaanba magaalada. Wariye: Farah D. Jama admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Hargeysa, Somal -
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
War deg deg Ah Mudahaarad ka dhacay Magaalada laascaanood Posted to the web on May 21 Waxaa caawa fiidnimadii abaaro 8:30 ka dhacay magaalada laascaanood mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan dagaalkii galabta ka dhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo u dhexeeyey ciidamada ethopia iyo ciidamada SSC. Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ka dhana itoobiya iyo ciidamadeeda faragelinta ku haya guud ahaan gobolada SSC gaar ahaan gobolka cayn Dooni mayno. dadkan iyagu mudaharaadka dhigayey ayaa waxaa soo dhex galay policeka maamulka somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood kuwaasoo rasaas ku ridayey si ay u kala didiyaan balse mudaharadayaashu way sii wateen mudaharaadkooda, Cabaar kadib ayaa waxaa soo galay Ciidamada malatariga somaliland ee gobolka sool iyadoo ay rasaas aan kala hadhayn ku ridayay shacabka magaalada laascaanood. Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood. Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah waxii warara ee ka soo kordha kala soco holhol.net -
21 May 2010 16:45:19 GMT Source: Reuters NAIROBI, May 21 (Reuters) - At least seven people were killed when Ethiopian soldiers clashed with residents of the northern Somali town of Buhoodle on the border of the northern regions of Puntland and Somaliland, residents said on Friday. Somalis in south central regions say Ethiopian troops routinely venture across the border and clash with Islamists controlling their towns. This is the first time soldiers from the neighbouring country are fighting militia in the semi-autonomous and breakaway regions in the north. "The Ethiopians have been on our side in Buhoodle for seven days. I don't know how the fighting began but I have seen 11 wounded people being taken to hospital," Mohamed Elmi, an elderly man in the town, told Reuters. He said seven Somalis had been killed in the violence. "Those who were killed were residents, not militias fighting with the Ethiopians," he said, adding that two Ethiopian soldiers could also have been killed. In 2006, Ethiopia sent troops to defend Somalia's interim government with tacit U.S. approval. The force advanced towards the capital rapidly, taking Mogadishu and driving the Islamists to Somalia's southern tip. That drew protests from some in the Muslim world and enraged the Islamists, who regrouped to launch an insurgency threatening President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed's government. "There is so much violence. We can still hear guns firing," said Safia Yusuf, a mother. "A lot of people are fleeing and we are scared the clashes will continue because the Ethiopians haven't left and militias are getting reinforcements." Violence between Islamist groups and Somalia's weak government has killed more than 21,000 people since the start of 2007 and uprooted at least 1.5 million. (Reporting by Sahra Abdi in Nairobi; Writing by Helen Nyambura-Mwaura; Editing by Charles Dick)
-
Spare your crocodile tears Duke.
-
Haatu.....Waa kaa yaabey. why are you even trying to reason with dabadh!l!f.
-
Sacad-Duh..Talking about stating the obvious.
-
^There's nothing tricky about. It's massacre all in the name of serving their overlord Zenawi.
-
N another one.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Buhoodle is going trough Big Changes , change will come Inshallah soon N the making of another Dabadh!l!f.
-
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Kashafa..LoooL..That's the nicest thing you ever say about Yeey I will concede one thing and that's Yeey wasn't hypocrite, Sharif on the other hand is worst kind of hypocrite. -
Shabaab oo qarax ku dilay ciiadmo Amisom oo lugeynaya
Che -Guevara replied to Maaddeey's topic in Politics
The reasoning and the context you both employed is wrong that's if you look at it dispassionately. -
Qabyaalad - Dedicated to SOL's Unrepentant Qabiilaystayaal
Che -Guevara replied to SayidSomal's topic in Politics
^Anba qabiil ma aaminsani -
Originally posted by Sayid*Somal: quote:BTW, in Somalia wiilasha iney gacmaha isqabsadaan ama garbaha xitaa waxba kuma jabneyn ee stop making it a big deal! Sheemo... aniga maha who making it big deals - it is che. LoooooooooooL..this made me laugh. Hooyo aniga maha asaga waaye meymaroosaa Zafir...Fulanimaadada waala yaqaan. Markaa Maaddeey kaa dhiciyaa saas ileedahey. Malika....Sayid didn't dispute the Qardho thing
-
^Is that what they do in Qardho? Didn't know Qardho was Marka of the northeast
-
much more entertaining and productive [/QB] Right-two grown men wrestling in the mud and rubbing against each other is more productive.
-
^ Originally posted by Zafir: Who remembers the Garaanger? or playing bugle? or Tarakh? or shaanis/Turub? Who could forget those. I remember turub with dambas, biyo cusbo or simple lacag incase you lose.We used to play iskaaley or bacshare