-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Somali envoy to US accepts 'tall order' of new job
Che -Guevara replied to Castro's topic in Politics
I met the guy at private gathering and had conversation-he's quite but articulate. He has no illusions about what he is getting into. He will be leaving for Xamar, N yes, he's Muslim!! -
"BM21ka lala dhiciin doono kashmiir." Safa...Don't bother with this axad.
-
War deg deg:Xeradii Itoobiya ku lahayd Buuhoodle oo lala beegsaday qarax we Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweeney rayidka deegaanka ka mid ahayd, lamana hubo ilaa iyo hada waxa sababay qaraxaas oo laga maqlayey magaalada oo dhan. Qaraxaas ayaa sida la sheegayo waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda. source
-
Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweeney rayidka deegaanka ka mid ahayd, lamana hubo ilaa iyo hada waxa sababay qaraxaas oo laga maqlayey magaalada oo dhan. Qaraxaas ayaa sida la sheegayo waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda. Xiisaddu waxa ay deegaanka ka sii socotaa Xilli uu habeenimadii xalay (Axad) agagaarkaasi ka da’ ay roob balaadhan, kaasoo saaka hakiyey in dagaaaladii shalay ee dhexmaray Mujaahidiinta SSC & Kooxda Caataqaatayaasha ee u adeega Maamulka Riyaale iyo Jamhada SNM ay ka sii socdaan degmada Widhwidh source
-
54 Caruurtii Mudaharaaday Ee Laascaanood Oo Sanad Xadhig Ah Loo Gooyey
Che -Guevara replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by 'Liibaan': Excellent Job Somali National Army ...in 1980s Let's not go there! -
54 Caruurtii Mudaharaaday Ee Laascaanood Oo Sanad Xadhig Ah Loo Gooyey
Che -Guevara replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by Naxar Nugaaleed: so much for democracy and freedoms in Somaliland... Naxar you never believed this to begin with-come now. -
^Do you have anything else other than your tired everyone is fake tirade AO. What if I'm doesn't change your servile behavior.
-
AO, I don't think you understand the meaning. Now be good boy and ask your dad the translation. Why does it matter who I support? You either oppose what happened in Buhoodle or you don't. Which is it?
-
Duke..In your world, only clan makes any sense. And the same goes for above little dhabadh!l!f.
-
Originally posted by AfricaOwn: When will this anarchist gimmicks stop? He supports deviants that have murdered many Somali people. Where do you stand che? All we get is a lot of crying and moaning from you, but where do you stand? I oppose all the dhabad!lifs including those were cheer-leading Buhoodle massacre.
-
what a hogwash-more money for mercenary armies, UNDP scavengers and shameless dhabadh!li!f.
-
Somaliland Electoral Commission Observe the Ethiopian Elections
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Learning from the best on how to rig elections eh. -
Hub Culus Oo Lagu Tuuray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
^Seriously, what have you been smoking? Use some common sense! -
interview with one of the injured
-
Magacyadda dadka dhintay Balihadhac 1 Hooyo Sahra Xareed Xaaji Siciid 2 Siciid Cali Xaaji Siciid 3 Mohamed Geele Warsame 4 *****ar Yaqcuub Cali Magacyadda dadka Dhaawac ah 1 Maxamed Ciise Aadan 2 ina Baaruud 3 Saleebaan farax Maxamed 4 Faarax Warsame Ismaaciil Magacyadda dadka lagu laayey widhwidh 1 Xariir Maxamuud Xoosh 2 Faarax Ciise Mire 3 Ina Gaagaale Cali Hodan 4 Faarax Miir 5 Cali Naafto source
-
Oh this is rich-people celebrating the massacre of the Somali people in Buhoodle by Ethios have something to say now. N who the hell insulted said woman or you are trying to deflect the crimes being committed.
-
Reality will come catch with many other dhabadh!lif and their masters.
-
It's going ok. Como esta usted?
-
^Seriously man, does it matter if the solders were some dhabad!il!f from Somaligalbeed. Th fact is they are part of Zenawi's machinery and they fly the Ethio flag. As far as Somalis are concerned, this is Ethiopian agression. Xabashi cheerleaders can say whatever they want to say.
-
^What's world coming to when you have Faraxs coming out in droves to support Xalimo while the Xalimos skipped the whole thing. Kodus to all Faraxs
-
Mudaharaad Ka Dhacay degmada Buuhoodle May 22, 2010 Waxaa maanta degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ka dhacay mudaharaad balaaran oo looga soo horjeeday Ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha u soo galay degmadaasi,siduu Horseed Media caawa u xaqiijiyey Gudoomiye Kuxigeenka gobolka Ceyn Maxamuud Sheikh Cumar Xassan. Shacabka ku dhaqan degmada ayaa dhigay mudaharaad,wuxuuna ahaa mid watay rabshado balse wax khasaaro ah kama dhalan,wuxuuna soo gaba gaboobay gelinkii danbe ee maanta si nabadeed. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa weli ku sugan degmada,waxaana aan la aqoon sababaha rasmiga ah ee ka dambeysa in ay soo galaan gudaha degmada. Jawiga guud ee degmada ayaa iminka aad u xasiloon,waxaana aan jirin wax xiisad colaadeed ah halkaas ka taagan ayadoo maalinimadii shalay uu halkaas ka dhacay dagaal u dhaxeeyey dadka degaanka iyo Ciidamo Itoobiyaan oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Horseed Media
-
War Saxaafadeed Afhayeenka Hogaanka SSC
-
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan daro ah ka Gaystey B/Hadhac Saturday, May 22, 2010 War hada naga soo gaadhay deegaanka Bali hadhac ayaa wuxuu xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo dushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi haween yihiin. Xasuuqan ayaa waxa gaystey Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Caare oo ka soo jeeda beesha ***** ee Sacad Yoonis. Ciidankan oo gurmad ahaan u marayeye meesha ayaa waxay xabado aan loo meel dayin ku fureen Mukhaayad laga shaahayey taso dad badan hor tubnaayeen oo shacab ah. Waxaa isla markiiba halkaas ku naf baxay haweeney Ur lahayd iyo nin, ayadoo dhawaacina 3 jidka ku dhinteen ayagoo loo sii wadey Laascaanood. Warku wuxuu intaas ku daraya in baadihaya u dehxeeya Widhwidh Bali haracna ay ka gaxasteen Xoolo fara badan oo u badan Adhi kuwaaso ay qal qasheen. Magaalada Widhwidh ayaa weli waxaa ka soconaya dagaal la isku gabal dhacsaday, ayadoo magalada dhexdeedana ay ku dileen 2 odey oo waayeel ah. Sidoo kale waxay madfac la eegteen guryo ay dad shacab ah ku jireen inkastoo aan cidi ku dhiman gurigaas. Maxaabiistii laga qabsaday ayaa lagu hayaa saldhigyada Ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC, kuwaaso ayagu ah kuwa weerarka cad ku ah deeganada SSC. Sidoo kale Waxay Ciidamada SSC dhegta dhiiga u dareen taliyihii qaybta 17aad kaasoo magacsii lagu sheegay Ahmed Daahir, dadka ku sugan deegaanka Balihadhac ayaa xaqiijiyey in ay arkayeen mayd tiro badan oo ay wateen malayshiyada SNM . Waxaa la gubey 5 gaadhi oo nooca tiknikada ah kuwaasoo ay wateen Cadawgu. sidoo kale waxaa laga qabsaday gaadhi sanad u sidey kaaso meel dhiidhiya ka galay. Waxaa soconaya Gurmad aad u fara badan oo ka kala imaanay dhamaan deeganada ay degto beesha *****, halka Gurmad kale ka soo qul qulayo hawdka fog ee Buuhoodle. kuwaasoo ku soo qul qulaya Jiida hore dhinaca Nugaal ayaa waxaa ka socda abaabul xoogan. Dhanka kale hay,ada Bish Cas ayaa magaalada Laascaanood ka qaday gurmad daawooyin iyada oo ku sii jeeda dhinaca magaalada Widhwidh iyo Balihadhac Horufadhi.com Horufadhi.com@hotmail.com
-
Warbixin Dheeraad Ah Dadka Lagu Xasuuqay Balihadhac:- Daawo Sawirada Dhaawac Saturday, May 22, 2010 Xasuuq arxan daro ah ayey Ciidamadda somalidiidku u geysteen dadka shacabka ah ee deegaanka Bali hadhac dadkaas oo iyagu aan ahayn kuwa ka qayb qaadanayey Dagaalka waxaana dadkan la xasuuqay ku jira Caruur da'doodu ay aad u yartay , waxaa kale oo ka mid ah dadkan la laayey maanta Hooyo Uurleh Ciidaman oo gurmad ahaan u marayey magaaladda Bali hadhac ayaa waxa ay ku fureen Xabaddo aan loo meel dayin iyaga oo magaaladii qaybo badan oo ka mid ah gubay waxana ay xabadani galaafatay dhimasho 5 qof kuwaas oo ay ku jireen labo caruur ah oo da'doodu kala ahayd 3 sano jir iyo 8 jir waxana dagaalkan ku dhintay Hooyo Uur la hayd oo iyadu meesha maraysa iyo labo ka mid ahaa Cuqaasha Bali Hadhac waxana dagaalkan ku dhaawacmay dad shicib ah kuwaas oo iminka lagu daweynayo Cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood Ciidaman waxa ay xabadda ku fureen dhamaanba dadka magaaladda waxaana suurta gal ah in ay xabadani galaafatay dadka kale iyada oo dhinac baadiyahana ay xabada u ridayeen lama garanayo sababta ay dadkan shicibka ah ee aan dagaalka ka qayb galin loo xasuuqayo Magaaladda Widhwidhna waxaa lagu dilay 5 nin oo ku jiray masaajid xiligii Salaadda Duhur waxana ay lala beegsaday Marfac guud ahaanba masaajidka sidoo kalena magaaladda ayaa loo geystay Khasaare lixaadle iyada oo Xafiiskii Xawaaladda Dahabshiil Widhwidhna ay gubeen Ciidamadda Somalidiidku Markii lagu jabiyey goobtii Dagaalka isla markaasna ciidan badan laga dilay sidoo kalena Baabuur badan laga qaniimaystay ayey dadka shicibka ah ee ku dhaqan magaalooyinka isla markaasna aan ka qayb qaadan dagaalka waxa ay u geysnayaan Xasuuq ba'an Magacyadda dadka lagu Xasuuqay Magaalooyinka Widhwidh iyo Bali Hadhac Magacyadda dadka dhintay Balihadhac 1 Hooyo Sahra Xareed Xaaji Siciid 2 Siciid Cali Xaaji Siciid 3 Mohamed Geele Warsame 4 Cumar Yaqcuub Cali 5 Farxaan Muuse Magacyadda dadka Dhaawac ah 1 Maxamed Ciise Aadan 2 ina Baaruud 3 Saleebaan farax Maxamed 4 Faarax Warsame Ismaaciil Magacyadda dadka lagu laayey widhwidh 1 Xariir Maxamuud Xoosh 2 Faarax Ciise Mire 3 Ina Gaagaale Cali Hodan 4 Faarax Miir 5 Cali Naafto HOrifadhi.com Source
