Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Qandalawi;838829 wrote: Che, I'm serious Sxb, I don't believe in the theory of 'One should have the right to offend', that's a western lie you are forced to believe. I'm a man from the East, I don't believe a man should have the right to offend everyone or all. A limit should exist to restrict one's freedom and not be limitless at the cost of many or all of the people. How does questioning Somali origins be offensive? And in all seriousness, do you honestly believe these silly stories of Sheikhs coming from Arabia. If someone is attempting to shed light on origins of Somali tribes, s/he should be welcomed.
  2. Do you scan every site to look for bad news regarding these folks?
  3. lool.....Actually, the flooding didn't affect Boston only Western Mass, Vermont, etc. We were ticked at the constant rain though:D
  4. Qandalawi;838616 wrote: There must be a limit to everything, the man has crossed the border and must be tamed. This is more like a blasphemy, no less than a life sentence should do. Nagadaaye:p
  5. After seeing this, I really have nothing to complain. Thanks God for our health and kindness of our families specially moms! Click
  6. Questioning the silly story of Arab Sheikh impregnating local women is crime now?
  7. ^Losers have rights! Grasshopper....I always thought Canadian politeness was more of repressed anger than sign of decorum. Let's hope you guys don't unleash all that repressed emotions on this poor soul.
  8. Blue....You strike me as machete-type girl:D
  9. He will have his day in court, let the system work. The author could be more useful by not making this entirely about the perpetrator and forgetting the victims. If he wants to vent, that's what you have friends for.
  10. Blue.....You didn't throw down the gauntlet and were polite in your approach.
  11. Wararka sheegaya in Sheekh Xasan Dahir uu isku soo dhiibay Dowladda KMG oo la beeniyay Iyadoo saacadihii u dambeeyay ay soo baxayeen warar duul duulayay oo sheegayay in Sheekh Xasan Dahir Aweys isku soo dhiibay Dowladda KMG, ayaa xooraansi ay sameysay Shabakada Jowhar.com ku ogaatay in warkaas aanu jirin, iyadoo xiriiro kala duwan ay la sameysay dad ku dhow dhow Sheekha. Inkastoo qaar ka mid ah Idaacadaha Maxaliga ee Muqdisho ka hadleen iyo Bogga Internet-yada oo la soo booday warkan, ayaa qaarkood si aan uga fiirsan uga hadlay, markii warka xoogiisa laga dhigay inuu Madaxtooyada ku sugan yahayr. Sheekh Maxamed Ibraahim Bilaal oo ka mid ahaa raggii u horeeyay ee ay la xiriirto Bogga Jowhar.com, isla markaana ku dhowaa Sheekha beryahan ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu isku soo dhiibay Dowladda. "Sheekha kuma soo biirin, mana is dhiibin, halganka Jihaadka waa wadayaa"ayuu yiri Sheekh Maxamed Ibraahim Bilaal oo ka mid ah xubnaha Shabaab. Sidoo kale xiriiro aanu la sameynay Saraakiisha Shabaab ee dhinaca Warfaafinta ayaa inoo xaqiijiyay in Sheekh Xasan Dahir uu ku sugan yahay Magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose. Xalay ayaa isaga iyo Sheekh Xasan Takar iyo Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan ay muxaadaro ka jeediyeen Masaajid ku yaal Magaalada Marka. Ma jirto hadal Dowladda si rasmi uga soo baxay, ama cadeyn u ah warka, ha yeeshee warbaahinta ayaa kaliya qiil uga dhiganayay wararka ku saabsan in Sheekh Xasan Dahir inuu isu soo dhiibay in saraakiil ka tirsan dowladda inay u xaqiijiyeen ama ilo wareedyo, mana jirin codod ay Idaacadaha qaar baahiyeen, laakiin sida caadada ah marka Sarkaal ama ciidan isa soo dhiibo saxaafada ayaa loo soo bandhigi jiray, saraakiisha dowladda ayaana ka hadli jiray. Saacadihii u dambeeyay ayaa warkan uu dal iyo dibad qabsatay, waxaana bogga Jowhar.com oo aan ka hor dhicin ku qaadatay inuu xaqiiqda soo saaro saacado, iyadoo ugu dambeyn uu helay ragg aad ugu dhow dhow Sheekh Xasan Dahir ayna u xaqiijiyeen. Inkastoo Al-Shabaab culeysyo milateri saaran yihiin, kadib markii laga qabsaday deegaano muhiim ah, ayaa hadana saraakiishooda waxay wali ku goodinayaan inay dagaalka sii wadayaan ilaa kan ugu dambeeya ka dhimanayo. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=1119
  12. Oday...stop with the propaganda, our brothers like us:p
  13. It's good to be healthy but what's up with other dudes.
  14. Dear Lord-I hate weaklings with serious self-esteem issues.