-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Waa Kuma Raysalwasaaraha Cusub?OCTOBER 6, 2012 14:16 1 COMMENTS Waxaa saacadaha soo socda la wada sugayaa ku dhawaaqida Raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib isbedelkii ka dhacay dalka Soomaaliya 10 September 2012. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayey ku qaadatey in ka badan saddex todobaad in uu soo xulo qofkii hoggaamin lahaa xukuumadda. Madaxweynaha ayaa malintii Jimcada ee la soo dhaafey soo afmeeray wadatashigii u wadey, waxaana uu heley qofkii ay wada shaqeyn lahaayeen. Warar Horseed Media heshey ayaa sheegaya in aad loogu badinayo in loo magacaabayo Raysalwasaare Cabdulqaadir Faarax Shirdoon (Saacid Faarax Garaad) oo ahaa nin ganacsade ah ka soo jeeda gobolka Gedo in muddo ahna hay’adaha la shaqeynayey, Saacid ayaa ka mid ahaa shakhsiyaadkii la hadalhayey in loo magacaabayo xilkan markii Cumar cabdirashiid is casiley September 2010, taas oo Farmaajo ku guuleystey. Saacid Faarax Garaad ayaa muddooyinkan quud daraynayey in siyaasadda Soomaaliya uu qayblibaax ka galo, waxa uu horaantii sanadkan Nairobi kaga dhawaaqey Xisbi la yiraahdo Rajo kaas oo uu sheegay in uu baadigoobayo sidii Soomaaliya u heli lahayd Dawlad Rasmi ah. Xildhibaan Caashi Xaaji Cilmi oo in muddo ah ku soo jirtey siyaasadda Soomaaliya ahna qof u dhaq-dhaqaaqda arrimaha bini’aadanimada ayaa ah Xaaska ninka la hadal hayo inuu noqon doono Raysawasaraha cusub, waxaana Caasho horey ugu guuleysatey abaalmarino caalami ah, Caasha Xaaji Cilmi ayaa la sheegey in ay hadda ka mid tahay la taliyaasha Madaxweynaha. Si kastaba ha ahaatee Saacadaha soo socda ayaa la ogaanaya dhabnimada wararka ka soo duulduulaya Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho, iyo qofka xaqiiq ahaan loo magacaabayo Raysalwasaaraha Soomaaliya. Wixii kusoo kordha arrimahan iyo magacaabiista Raysalwasaaraha Soomaaliya kala soco Horseed Media haduu eebo idmo. Horseed Media Muqdisho, Somalia
-
MOGADISHU (Reuters) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has named Abdi Farah Shirdon Saaid as the country's new prime minister, diplomats and a government source said, the first major decision by an administration installed after over 20 years of conflict. Saaid, a political newcomer, has been a prominent businessman in neighbouring Kenya and is married to Asha Haji Elmi, an influential Somali peace activist. Mohamud, a former academic and a political newcomer himself, was elected president in a secret ballot on September 10, a result hailed by his supporters as a vote for change in the Horn of Africa state ravaged by war and anarchy since 1991. (Reporting by Abdi Sheikh in Mogadishu and Drazen Jorgic in Nairobi; Writing by Drazen Jorgic)
-
^Bal fiiri Ibti iyo Blessed.....lol N Chubacka made me laugh. I wouldn't compare them to ciyaal xaafad. I think despite the economic disadvantage, social and political marginalization, ghettozition and bad education, a closer examination will reveal the troubles facing our community stems from breakdown of the basic unit-that's the Somali family.
-
On side-note, it's rather amusing to see qaxooti qaxooti wax ka sheegaya.....lool
-
Give us your tired, your poor, your hungry, your huddled masses, and your Somali-Euro Trash by Emma Lazarus Lady Liberty Welcomes you all.
-
^Yes, Chimera's Delivery
-
Qaban qaabada Munaasabada magacaabista Madaxweynaha oo ka socota Madaxtooyada Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka socota qaban qaabadii u dambeysay Munaasabada lagu soo magacaabayo xilka Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqo gelinka dambe ee maanta. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Madaxtooyada hadal heynta magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa aheyd mid xalay oo dhan la isla dhex marayay in maanta oo sabti ah Madaxweynaha uu goostay inuu ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub. Wararka ayaa intaa ku daraya in xilka Ra'iisul Wasaaraha loo magacaabi doono gelinka dambe siyaasi ka soo jeeda Gobolka Gedo, taasoo aheyd arrin horay loo filayay, gaar ahaan in siyaasi ka soo jeeda Beesha *********. Hadal heynta ayaa u badneyd nin lagu magacaabo Saacid Faarax Garaad oo aheyd saadaasha ugu badan ee magacaabista in isaga Madaxweynaha uu u xushay, waxaana warkan uu ahaa mid hareeyay Madaxtooyada gudaheeda. Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa sii kala yaraanayay ragga u hanqal taagayay xilka Ra'iisul Wasaaraha oo 10-ka badnaa, hase ahaatee xalay ay soo baxday in Madaxweynuhu hal shaqsi ka soo reebay, oo uu u xushay xilka Wasiirka koowaad ee Xukuumada. Magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa imaaneysa, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta berri u kicitimi doono Uganda, si uu uga qeyb galo munaasabad xoriyada dalkaas, taasoo noqon doonta safarkiisii u horeeyay ee dibada ku tago. Laakiin arrinta kale ee muuqatay ayaa aheyd sida Madaxweynaha kalsooni uga heli karo Baarlamaanka hadii uu magacaabo shaqsi aanay raali ka aheyn, wada tashiyadooda ku imaan, waana caqabad miisaankeeda laheyd. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah Madaxweynihii u horeeyay ee ku qaadata muddo 25-cisho inuu ku soo magacaabo Ra'iisul Wasaare, iyadoo haatan ay muddo afar cisho uga harsan tahay waqtiga uu sharciga u siinayo in Ra'iisul Wasaare ku soo magacaabo oo ah 30-cisho. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Master on October 06 2012
-
Daad Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee Kismaayo Jooga
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
^He's no miskiin. He knows what he's doing. -
Daad Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee Kismaayo Jooga
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
" buux dhaafiyay " In week? Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay, -
Shinbir Majabe's
-
Duke's
-
-
lool@Stoic
-
^So blue of you:) Salahudin's Prediction
-
Khadar......People I supported one time are on the decline hence I have no preference among the current crop of contenders and see no value in predicting who's gonna be nominated. The best I could do is not to be obstructionist and wish our dear country and people all the best.
-
^
-
I don't particularly care who becomes Prime-Minister but whoever fills the spot would hopefully go to work on behalf of the people.
-
Samsung's Prediction
-
'SNL' Debates: Every Showdown From Carter To Romney (VIDEO) http://www.huffingtonpost.com/2012/10/03/snl-presidential-debates-video_n_1936271.html#slide=1591494
-
Muqdisho (RBC Radio) Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta Barito ah uu si rasmi ah ugu dhawaaqi doono shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweyanaha Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyay wuxuu waday latashiyo uu la lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada iyo walibasiyaasiyiin ku dhow dhow, wuxuuna kala tashanayay soo magacaabista Raysal Wasaaraha. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay in madaxweynaha uu doo gaba gabeeyay latashiyadii uu la lahaa qaybaha kala duwan ee Bulshada maalmihii ugu danbeeyay, eek u aadanaa shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha. Inkastoo haatan aanan si dhab ah loo ogayn shaqsiga uu madaxweynaha u magacaabyo Raysal wasaaraha ayaa hadana waxaa la sheegayin maalinta barito ah ay noqonayso maalinta sida rasmig ah loo shaacinayo raysal wasaaraha. Waxaa jira xubno badan oo maalmihii ugu danbeeyay qaarkood yimaaday magaalada Muqdisho isla markaana ku dadaalayay in xilkaan loo magacaabo. Sidoo kale maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa mashquul badan laga dareemayay madaxtooyada Soomaaliya, waxaana buux dhaafiyay siyaasiyiin raadinayay xilka Raysal wasaaraha. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay wuxuu u sheegay in shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha uu ahaan doono shaqsi karti iyo aqoon dheeraad ah u leh xilka loo dhiibayo, isla markaan soo dhisi kara xukuumad. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Abtagiis Predictions
-
Aw Xiin
-
Nagadaa dee
