Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. XX....Let's hope that it does get that point of not needing AMISOM.
  2. ^He might have been the only person doing his job and imagine dealing with our idiotic leaders day in and day out.
  3. The only thing missing is electric shocks, I guess that could be implanted in the tracking device as well.
  4. Things would be better if the Government is able to control these disparate forces or integrate them info the army. A Government without viable army is not working to work.
  5. ^I wonder what they call her, Yes Madam Foreign Minister, For some reason, I think Ibtisam would be one Soler that excel in such position.
  6. ^If that would lead to formation of a proper standing army and viable Somali Government, then yes.
  7. If not for anything else, I like the picture of Faraxs listening and reporting to a Xalimo:D
  8. *Blessed;892663 wrote: I wouldn't recommend Faaraxs to attempt this..... Faraxs are too lazy to do this. Besides, married Somali folks like inee kala gabistaan.
  9. Good progress! Djibouti was sh!t hole when I was as there, though this was one 21 yrs ago. I am glad things are looking up. Abu Salman, how high or low is unemployment among the working age people and in particular the youth?
  10. N.O.R.F;892654 wrote: ^These local elections are quite unique in that its a knockout process reducing political parties to just 3 from about 6 or 7. I am aware of that. Hopefully, the process births leaders or parties with innovative ideas, which will bring about actual change. At the moment, everything seems stagnant.
  11. After all these years, these elections seem like an exercise.
  12. Wasiirka Gaashaaandhigga Somalia oo sheegtay in Dowladdu aysan awood u lahayn inay la dagaalanto Al-shabaab Axad, November 25, 2012 (HOL) — Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in cunno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay horumar laga gaaro dagaalka lagula jiro Al-shabaab. Mudane Fiqi ayaa hoosta ka xariiqay in xukuumaddu aysan lahayn awood ay kula dagaalanto Al-shabaab, isagoo sheegay inay Qaramada Midoobay ka dalbanayaan in cunno-qabteynta hubka laga qaado Soomaaliya si ay u suuro-gasho in dalka oo dhan laga saaro kooxda ay dagaalka kula jiraan. "Ma lihin awood aan kula dagaalanno Al-shabaab. Tanina waa arrinta dhabta ah ee la doonayo in beesha caalamku ogaato," ayuu yiri Fiqi, isagoo intaas ku daray inay ka go'an tahay ka xukuumad ahaan inay dalka oo dhan nabad kusoo rogaan inta ay howsha hayaan. Xarakada Al-shabaab oo dowladda iyo AMISOM dagaal kula jirta ayaa sannadkan horraantiisii sheegtay inay ku biirtay shabakadda Al-Qaacida, waxayna weli gacanta ku hayaan dhul ballaaran oo ku yaalla Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya. Wasiirka gaashanaadhiggu wuxuu sheegay inaan xal loo heli karin dhibaatooyinka ka taagan gudaha Soomaaliya haddii aan cunno-qabteynta hubka la qaadin. "Waxaanu doonaynaa inaan ka hortagno qorshaha kooxaha argagaxisada ah ay ku doonayaan inay dalkan uga dhigtaan saldhig." Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay inay doonayaan inay xoojiyaan ciidamada qalabka sida ee dowladda si ay awood ugu helaan inay iska difaacaan weerarrada kaga imaanaya Al-shabaab oo gacansaar dhow la leh Al-Qaacida. Cunno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo rogay sannadkii 1992 kaddib markii ay dalka ka dhaceen dagaallo sokeeye oo dhiig badan ku daatay, iyadoo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku qaybsan yihiin in cunnoqabteynta hubka laga qaado Soomaaliya. Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa waxay noqonaysaa tii ugu horreysay oo rasmi ah tan iyo markii xukunka laga tuuray dowladdii dhexe sannadkii 1991-kii, waxaana mas'uuliyiinta dowladdan ay isku dayayaan in cunno-qabteynta hubka laga qaado Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  13. Somalia;892562 wrote: This is why many Somalis won't allow Islamists to take control, use and abuse our religion for ones own needs. You are comparing Egypt to Somalia?
  14. Americans lineup in front stores last night to buy junk that they will never use-mindless consumerism.