Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. oba hiloowlow;890076 wrote: Che using the N-word and is actually agreeing with Apo, indeed its a sign of yowmul Qiyaama It's really simple. You refuse to reconcile, share the land and use it. Let others use the land while !diots fight over who can land in Kismayo airport which if the way things are going won't be yours soon.
  2. Apophis;890037 wrote: "Use it or lose it" This nigga has point.
  3. Wejigii Koowaad ee Mashruuca Shidaal baarista Puntland oo lasoo gabagabeeyay Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Waxaa horraantii bishan aynu ku jirno ee Nov, 2012 si rasmi ah usoo gaba gaboobey hawlihii shidaal baarista ahaa ee ay shirkadda Africa Oil ka waddey ceelalka Shabeel-1 iyo Shabeel-2 ee dooxada Dharoor ee gobolka Bari. Shirkaddii howsha qodaalka qandaraaska kaga qaadatay Africa Oil oo lagu magacaabo Sakson Drilling lagana leeyahay dalka Masar ayaa gebi ahaanba raratay qalabkii ka yaalley Puntland, iyadoo sidoo kale goobihii howshu ka socotey ay xiligan yihiin kuwo maran. Inkasta oo uusan jirin wax war ah oo arintan ku saabsan oo kasoo baxay dhinaca dowladda Puntland iyo weliba shirkadda Africa Oil, waxaa hadana ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ay Hiiraan Onine u xaqiijiyeen in uu soo idlaaday wejigii koowaad ee baaritaanka Shidaalka dooxada Dharoor. Wararka ay HOL heshay oo ah kuwo laga soo xigtey qaar kamid ah shaqaalaha mashruucan, waxay intaas ku darayaan in natiijada la gaaray ay tahay mid aad uga yar rajadii la qabay kahor intii aan howsha la bilaabin 16 Jan, 2012. Ceelka Shabeel-1 oo hoos u qodan in ka badan 3.5km, waxaa baaritaanno hordhac ah lagu ogaadey in Shidaal loogu tegi lahaa; haddii laga gudbo lakab adag oo dhagax ah (Dhadhaab), dhumucdiisuna ay dhowr boqol oo Miter tahay, kaasoo ay suurtagal noqon weydey in qalabkii markaas la adeegsanayey ay si fudud ku duleeliyaan. “Wejigii koowaad wuu dhamaaday, waxaa iman doona shirkado kale oo howsha halkaas kasii wadi doona, shirkadda Sakson howsheedu intaas ayey ku ekeyd, shirkado kale oo Riigag waaweyn leh ayaa la filayaa in ay yimaadaan” mid kamid ah hawl-wadeenada mashruucan oo ka gaabsaday in magaciisa la baahiyo, ayaa yiri. Wuxuuna intaas ku daray: “Shabeel-2 oo bilihii u danbeeyey qodaalkiisa lagu howlanaa, islamarkaana la qoday in ka badan dhererka Shabeel-1, waxaa qodaalkiisa la joojiyey kadib markii la waayey calaamad muujineysa in wax Shidaal ah loo tegi doono haddii intaas in ka badan hoos loo sii socdo” Sanadka soo socda ee 2013 bartamihiisa ayaa lagu wadaa in mashruuca shidaal baarista Puntland loo wareejiyo dooxada Nugaal ee gobolka Nugaal. Dooxadaas oo sahan horay loogu sameeyey lagu ogaaday in keyd shidaal oo badni uu dhex ceegaago. Mashruuca shidaal baarista Puntland oo in muddo ah soo socdey, dhowr marna hakad galay, kadib markii khilaaf soo kala dhex galay dowladda Federaalka ah iyo Puntland, wuxuu noqday kii ugu horeeyey ee guud ahaan dalka laga bilaabo, wixii ka danbeeyey burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com puntland, Soomaaliya
  4. http://www.thepressreleasewire.com/client/africa_oil/release.jsp?actionFor=1692730&releaseSeq=0&year=2012
  5. VANCOUVER, BRITISH COLUMBIA--(Marketwire - Nov. 15, 2012) - Africa Oil Corp. (TSX VENTURE:AOI)(OMX:AOI) ("Africa Oil" or the "Company") is pleased to provide the following update on exploration operations in Puntland (Somalia) operated by Horn Petroleum Corp. ("Horn"). Africa Oil holds an approximate 45% equity interest in Horn which in turn holds a 60% working interest in the Dharoor and Nugaal Valley Production Sharing Agreements ("PSAs"). Horn's joint venture partners in these blocks are Range Resources (20%) and Red Emperor (20%). Horn has demobilized the drilling rig and associated equipment and has completed restoration of both drilling locations. Efforts are now focused on making preparations for a seismic acquisition campaign in the Dharoor PSA which will include a regional seismic reconnaissance grid in the previously unexplored eastern portion of the basin as well as prospect specific seismic to delineate a drilling candidate in the western portion of the basin where an active petroleum system was confirmed by the recent drilling at the Shabeel-1 and Shabeel North-1 locations. This seismic program is expected to commence in the first half of 2013. The Company continues to pursue efforts to drill an exploration well in the Nugaal PSA and is working with the Puntland government authorities to move this project forward. Horn is in active discussions with potential joint venture partners and also is reviewing new venture opportunities in the region. Horn President and CEO, David Grellman, commented, "We remain very encouraged by the exploration potential of these Jurassic rift basins in Puntland. We have committed to the next exploration phase in both PSAs and plan to aggressively explore both areas to confirm this potential. We are also optimistic that the political progress in Somalia will continue and allow oil and gas exploration in the region to expand."
  6. http://horseedmedia.net/2012/11/15/somalia-presidency-denies-reuters-report/
  7. Somalia: Presidency Denies Reuters Report NOVEMBER 15, 2012 Mogadishu (November 15, 2012) The President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud has had a press conference discussing several issues including the current charcoal stockpile in Kismayo and its surroundings. The President’s position is in line to that of the government Somalia and UN Security Council resolution banning the export of charcoal from Somalia. The Presidency strongly denies the Reuters report that President Hassan Sheikh Mohamud reversed his position and now allowed the export of the Charcoal. The President believes it is irresponsible on the part of Reuters to mischaracterize and misquote the President’s press conference. What the President said yesterday was that his government is working hard to find a resolution to this burning charcoal issue that will protect the environmental degradation, and find ways and means to dispose the current stock which is acceptable to the interest of our citizens, to find that solution the Presidency has created a taskforce to recommend the best option possible. The President here again re-iterates his support to UN Security Council resolution where all member states were asked to take the necessary measures to prevent the export of charcoal from Somalia which the Government of Somalia originally requested for the ban on the grounds that the charcoal business is not only hazardous to the environment but also detrimental to the security efforts. The Presidency hereby strongly request Reuters News Agency to retract this fabricated and false report . -END- Communication Office Office of the Somali President
  8. Wadani;889481 wrote: Wats so inspiring about it narniah? They produce sweet caramel babies and Narniah wants to join the club:D
  9. ^Reasonable thing thing but I get feeling some will hit the roof.
  10. http://www.hiiraan.com/news/2012/Nov/wararka_maanta15-19914.htm
  11. Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Maamul u sameynta Jubbooyinka ay mas'uul ka tahay Dowladda Soomaaliya Khamiis, November 15, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya shalay oo Arbaco ahayd ayaa kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin maamul u sameynta gobollada dalka, wax ka qabashada ammaanka iyo dhoofinta dhuxusha taalla Kismaayo. Shirka jaraa'id ee madaxweynaha oo ahaa midkii ugu dheeraa ee uu qabto tan iyo markii loo doortay xilka madaxnimo ee Soomaaliya ayuu ku sheegay in dowladdu ay mas'uul ka tahay maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka iyo gobollada kale ee dalka. "Maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka dowladda ayaa mas'uul ka ah sida ay mas'uulka uga tahay maamul u sameynta gobollada dalka oo dhan. Markaan leeyahay maamul u sameynta Jubbooyinka dowladda ayaa mas'uul ka ah ma ahan macnaheedu Xamar intaan fariisto ayaan dad u magacaabayaa, laakiinse dowladdu waxay mas'uul ka tahay fududeynta habka iyo nidaamka ay dadka deegaannadaas deggen ku sameysanayaan maamullada. Waxayna taageeri doonnaa maamullada ka dhalan doona deegaannadaas inta ay isaga fillaanayaan," ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu ku sifeeyay shacabka gobollada Jubbooyinka ku nool kuwo nabadeed, isagoo xusay in colaadaha 20-kii sano ee lasoo dhaafayay ka dhacayay ay ahaayeen kuwo meelo kale laga soo abaabulay, isagoo sheegay in dowladdu ay ka hortagayso in colaadihii horay u soo maray dib loogu celiyo gobolladaas. Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu soo hadal qaaday dhuxusha taalla magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in guddi qiimeyn kusoo sameeya ay dhawaan u magacaabi doonaan, isagoo xusay in guddi ay horay u magacaabeen balse cillad farsamo awgeed aysan hirgelin howshii guddigaas loo magacaabay. "Dowladdu waxay doonaysaa inay go'aan ka gaarto dhuxusha taalla Kismaayo oo ay ganacsato Soomaaliyeed xoog iyo maal badan ka galay, go'aankeennuna waa xal laga gaarayo dhuxusha iyo inaan dib dambe loo jarin dhirteenna," ayuu shirkiisa jaraa'id ku sheegay madaxweynuhu. Ganacsatada dhuxusha ayuu ugu baaqay inay dowladda la shaqeeyaan si xal waara looga gaaro dhuxusha 4-milyan ee loor ah ee taalla Kismaayo, isagoo sheegay inay dowladdu doonayso in xalka ugu wanaagsan laga gaaro dhuxushaas; sidoo kalena la is-waafajiyo in dhuxushaan xal loo helo dib dambena aan dhirta loo jarin. Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu ka hadlay ammaanka isagoo xusay inuu dareensan yahay inay jiraan habacsanaan dhinaca hay'adaha cadaalada iyo amniga, isagoo shacabka ka dalbaday inay dulqaad yar muujiyaan inta laga saxayo hay'adahaas. "Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu digayaa inay taageeraan dambiilayaasha ka soo horjeeda nabadda, marka ciidamada ammaanku soo qabtaan dambiilaha yuusan noqon reer hebel. Dhibaato loo geysanayo ma jirto sharciga wuxuu ku xukumo ayaa lagu fulinayaa," ayuu Xasan Sheekh ku yiri shirkiisa jaraa'id. Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal u galay sidii ay dalka dib ugu celin lahayd mid nabadoon, isagoo sheegay inay xoogga saari doonaan dib u soo celinta ammaanka guud ee dalka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. Somalia..pretty soon, you would think your own shadow is HAG.
  13. ^Or ignore the very Constitution that allows them to form a state!
  14. SHar'marke..What tribal motivation do I have? "why is it important for you? What is behind your inquisitive project?" Is this really serious question. Just consequential project for Somalia and you ask why is it important? Apo....When the original tribal lands namely Somaliland and Puntland were formed, we knew the men behind each project and their ambitions. I don't doubt enjoy legitimacy among their people but who are they? XX...I think it's given Kenya has more influence than even Somali Government. There's gotta more people there?
  15. While a lot of time and energy has been wasted accusing the president of being tribalist (yesterday's hero, today's villian), however little we do know about the men running the Juba project. The best we get is 'it's local inhabitants forming Jubaland' . That might be true but every entity has leader(s). The only figure we know is Madoobe. Who else is part of the process? Apo...You and I already discussed this:D
  16. Apo.....In the words of Rumsfield, there are lot of known unknowns and unknown knowns. One would have hoped this process was done in the light of day. NGONGE...Abtigiis has abused his Somali weekly pass and need to be shipped back or cameled back I guess:D XX...You are true nationalist though bit conflicted at times.
  17. lool@pull Somaliland; not bad idea if it will actually quiet people down. But the thing with qabiil, the more you peel the stinker it gets and those who now accuse Xasan Sheikh of clanism will turn the guns on each other soon or later.
  18. Apophis;888731 wrote: I honestly don't know the leaders. OK. Does anyone know? lol@NGONGE Abtigiis wants out. We let him exit gracefully.
  19. That was sincere question on my part Apo. Perhaps, Abtigiis could illuminate this dark mystery. Apart Madoobe, who else is part of the process? Ghandi?
  20. The project leaders haven't communicated to anyone either. Who's actually heading this process and who are the participants. Bring the thing to light and let it stand to proper scrutiny. Nice of you to admit there was hysteria:D