Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Originally posted by Zafir: Val-leey, ninkii Che ahaaa waxaan oo idil naag korean ah oo Kim la yiraahdo ayaa u soo jiidey, bal yaa yiri sheeg sheeg. Ibtiladaas oo dhan waxaa kaynaay Gediid. Dee asaa yiri Bong-Cha inadeertayd waa Subxanallah. Igaarka lay iskuma aamini karo. Waxaan is dhahaaye ninku nin saaxibkaa ah. Aaliyah...Tanug you
  2. Originally posted by Gediid: By wuu yar xishood badan yahay ee lemme help him out.....He likes gabdhaha gaagaban ee guuddan ee sida Coca cola bottle u shape gareysan. War ninyahow waxaad jeceshahay maxaad hoosta iiga soo gelinasaa. Aniga iyo adiga qaraabsi danbi isku raacayno. Aaliyah...Af reer Waqooyi iyo May-May haku hadasho.
  3. Dee Inadeer Gabdhahaan na qiinay dheeraa oo casaa. Korean kabahay iga dhameeyanay qandho xumuu fildaran dheh.
  4. ^^^^Maya Qalanjo reer Laascaanod baan doonayaa. know anyone?
  5. Originally posted by Zafir: ^Anigu hadaan adiga ahaan lahaa, this understanding old man ayaan ku qaban lahaa Eid Mubaarak yaa jamaaca. What can I say...His daughter was prettier. And those Korean women really know sida loo lagdamu. Just ask Gediid. Ciid Wanaagsan
  6. Aaliyah...I'm used my people saying kabaha iskala soo gal and plus the floor wasn't carpeted so I assumed it was otay. Gediid....Kim's reaction would have been managable but then the mom gave the nickname "black mountian" in Korean. Honestly, I don't know if that was compliment or insult but I reciprocated by calling "Wabi Jaale ah"....Couldn't exactly translate into Korean. Something must have been lost in translation as mom's face turned real red. Still the old man was understanding though.
  7. ^^^Not my fault really, I couldn't possibly known that not taking your shoes off when one visits a Korean home is an insult. Me thinks she over-reacted,the father was understanding though.
  8. ^^^So how's Bong-cha? Say hello to her for me, would you.
  9. It is time that Muslims and Christians recognized just how similar they are If by similiar,they mean we have two arms,two legs, and head...yes we are similiar otherwise there is little Muslims and Christians have in common as it regards to their faith.
  10. ^^^^Tartiib.....LoooooooooooL. Don't be any attention....Marki Sland nuuxnuusato soo kacaa,and he disappears for the rest of the year. LoooooooooL@Mansa Musa.....Dagaal hadii lagaluyo dhabkiisa ha loo diyaar garooba. One should think of consequences before they embark on anything as serious as war.
  11. It is unfortunate indeed, but it is little dishonest to blame the "ugaarsi" on particular group only. It was the murder of Ina Baale that jumped start the conflict, but they were other murders before Ina Baale's demise in which the B-folks remained patient. Ina Baale's murder was simply the tipping point,but it was really unfortunate that young B-Boys took matters into their hands, and marched onto unneccesary war.
  12. Lucky B*stard Qarax Xooggan oo lala beegsaday Xero Ciidan oo u dhow Hotel uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Ra’iisal Wasaare Geeddi Arbaco, October 10, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qarax xooggan lala beegsaday Xero ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyaan ah oo u dhow Hotel uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo lagu magacaabo Hotel Bakiin. Xarunta Warshaddii Oomada Avv. Xasey ee Magaalada Baydhabo oo haatan fariisin u ah Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxaa lagu qarxiyay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu watay Nin Ismiidaamiyay, kaasi oo qaraxii uu sameeyay uu gaaray Hotelka Bakiin oo xeradaas u dhow. Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha uu qaraxaas geystay sabab la xiriirta in halka qaraxa ka dhacay ay soo buuxiyeen Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira, kuwaasi oo hakiyay isu socoda dadka iyo gaadiidka Wadada hormarta Xeradaas iyo Hotelka Bakiin oo ku yaala halka laga galo Magaalada Baydhabo. Hotelka Bakiin ayaa haatan waxaa degan Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Baydhabo. Afhayeen u hadlay Ra’iisal Wasaare Geeddi oo lagu magacaabo C/llaahi Muxyaddiin Codka ayaa xaqiijiyay qaraxa ka dhacay Xerada u dhow Hotelka uu degan yahay Ra’iisal Wasaare Geeddi, wuxuuna sheegay in xubnaha Dowladda ee ku sugan Hotelkaas ay bed-qabaan, balse uu dhismaha Hotelka soo gaaray firirkii qaraxa. Qaraxa ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in uu ahaa mid aad u weyn oo laga maqlay gudaha Magaalada Baydhabo iyo duleedyadeeda, iyadoo sidoo kalena lagu soo waramayo in uu Qaraxaas ahaa midkii ugu weynaa ee in muddo ah ka dhaca halkaas. Qaraxa ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Magaaladaas ay ku wada sugan yihiin seddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu jiro khilaaf soo shaac baxay oo u dhaxeeya Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi. 18-kii September 2006 ayay ahayd markii qarax xooggan uu ka dhacay Magaalada Baydhabo, iyadoo qaraxaasi oo ay ku dhinteen Dad 10 ruux ka badan-na uu ahaa mid la doonayay in lagu khaarijiyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo qaraxaas uu ka soo gaaray dhaawac fudud oo qoorta iyo wejiga ka gaaray. Wixii Warar ah ee ku soo kordha Qaraxaas kala soco Hiiraan Online Haddii Alle idmo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  13. Mansa Munsa.....We shouldn't rush to war, but I think the likes of Xaabsade who puts his own need ahead that of his people should be dealt.And if Somaliland continues instigating instability in the region by inciting disgruntled tribesmen, it let be understood that instibality could be brought to their doorsteps. Peace is precious commodity in Somalia and it is hope Sland admin understands that pretty well, and it is my hope that Reer Pland don't rush to war either.
  14. ^^^Several pro-Pland websites are reporting it. All this conflict cuz one man lost his job. Pland really do need to put their house in order.
  15. ^^^Mr Redsea has become a quite spin master. This even made forget about his Divinely struggle in Xamar.
  16. ^^^I was hoping the good chief would delight us with story behind Yarmaarugley. Yarmaarugley is small village near Somali/Ethio Khalaf. And the good Horn was referring to tribal skirmishes that took place in that village.
  17. Ar meeshan maxaa la isku gorbaano tuba. Ar maa laga joogo. P.S. I wonder if I would see the same smiley faces when it is Burco or Garowe that's burning.
  18. Lazy..So I have been told, but I run several miles everyday, eat fruits and of course I eat those things listed above in moderation...and that's the key. Aaliyah...I mean Qurac miyaa mase Quraac.
  19. I have baasto for break fast. Canbuulo for Qado. And Canjeelo for dinner. P.S. Aaliyah Qurac geed ma ahow?
  20. She likes my hyphen/dashes nickname