Kamalu Diin

Nomads
  • Content Count

    634
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamalu Diin

  1. ^^^^ SOL BROTHERS I AM GLAD TO SEE YOU TAKING ONE SIDE (BELOVED COUNTRY) AGAINST THE ENEMY (KENYA)
  2. by Abu_Diaby- Al Zeylaci ps. what he said is no different to what PL and SL say. by Allamagan Jokes aside, this guy is right and done nothing wrong. I believe the whole republic will benefit from stable and peaceful South, i.e united H-block. Loool @ Dhubad, ragga ha is ilaaliyeen dheh by Sophist Nothing interesting! waa iska somali iyo caadadeeda Akash He is only talking how he can maintain the peace and stability in South.. and he is good! by Ms DD Surprisingly, I do agree with him. It is about bloody time they get their act together. well Done for realising it. Better late than never. I dont see the point of this. Every qabiil amongst themselves have these kinda meetings where qolobo qolo ay u tashato. Waa iska caadi. You havent discovered anything new Paragon That's what I tell them every time I speak to them. Get your act together; get your own regional admin Garyaqaan;I am very thankfull about this video all of the above and below are down playing the impact this video has or coming in defense of the main massege of this video; after we have seen this video we will not have same view about tribe X and Y for the rest of our livies; and that is what we come to seek, mportant to us!
  3. @Carleton University 1125 Colonel By Drive Ottawa, Ontario K1S 5B6 Canada Omar A.A. Sharmarke - The Problems of State Collapse: A Political Response to the Cultural, Economic and Psyho-social Needs of the Somali Nation Research Essay completed 2000 Omar A. A. Sharmarke was best friend of my brother and he had lived in Nairobi, Kenya 1991-1992.moved to Ottawa Canada 1992 Carleton University
  4. The path Somalia went for the last twenty years was unavoidable. at the end, seeing Somalilanders, Puntlanders and the rest looking a means to reach peace it something to be cherished.
  5. I think Somalia's problem is coming to an end. the reason, there is no tribal agitation is going on. the discomfort that is going on now is between very few people just like Kenya election dispute; So, we must not ignore Hassan Turki and abu Mansuur Roobow, etc. they are very important people on this day.
  6. Muqdisho 27 Aug 2008 (Allceeldheer) Hal Askari oo ka tirsan ciidamada Alshabaab ayaa ku dhaawacmay iska hor'imaad galabta ka dhacay degmada Ceeldheer kaas oo u dhaxeeyay xoogaga maxkamadaha Islaamiga ah iyo kuwa Alshabaab. Iska hor'imadkan ayaa sida ay ku waramayaan dadka deegaanku waxa uu ka dhashay gacan ku heeynta Xabsiga degmadaasi oo ay hore u joogeen isaga iyo Sladhiga Booliiskaba Xoogaga maxkamadaha,iyo Alshabaab oo doonaya in ay la wareegaan Xabsiga magaaladaasi. Israsaseeyn socotay daqiiqado kooban oo dhexmartaya labadaasi Ciidan ayaa waxaa ku dhaawacmay mid ka mid ah Ciidamada Alshabaab kaas oo haatan dhaawaciisa lagu daweynayo Cisbitaalka Guud ee Magaaladaasi. Odayaal iyo waxgarad ka tirsan deegaanka ayaa ku howlan sidii loo xalin lahaa khilaafka sababay gacan ka hadalka ee u dhaxeeya labadaasi ciidan,wixii ka danbeeyay markii ay halkaasi ka baxeen maamulkii degmadaasi ayaa waxaa degmada Ceeldheer ku wada sugnaa ciidamo kala taabacsan Alshabab iyo Maxkamadaha Islaamiga ah kuwaasoo magaalada ka deganaa laba dhinac. Xafiiska wararka Allceeldheer.com admin@allceeldheer.com
  7. update your list Dahir Hagi Osman has pass away last week
  8. There are a lot of change in Somalia last Year(2007??? Once again I am back. I hope you all doing well an achieve a point or two from each other. can we summaries.
  9. Hada maxaa nala guboon hadii aynu nahay Qowmiyadaha nalaga tiro badan yahay meel kasta oonu ku dhaqanahayaba. Marba ma koox baanu u sacabo tunaa waa ay sida ay rabaan amaba waanu ka sii jeedsanaa wax kasta ay faraha kula jiraanba. labaduba kala daran. It is sad what is going on.
  10. Maskiin Macruuf Aqiyaa Qowmida ku dhaqan Shabeelaha Hoose hada diyaar uma aha in ay talada deegaankooda ay gacanta ku dhigaan maxaa yeelay Somalia wali waxaa ka shaqeeya xabada sidaas darteeda diyaar uma aha. Sidaas dardeeda ayaa TFG abaal ugu dhigatay kooxdii indha madoobe. I am sadden by this development. My stand so called TFG is diminishing day by day. Every alternative I come under dis-appointed me thus far. I seeking the next good thing for Somalia. Besides those in Eriteria I can't stand by. Reer Indha-Madoobe hadii maxkamada laga adkaadey waxaa ay doorbideen waxii ay wax ku noqdeen oo ugu horeyso Shabeelaha Hoose in aysan marnaba dhumin. Sidaas dardeeda ayay taasi ku fara adeegeen iyaguba. therefore there was a meeting of the minds between the two munaafiqiin.
  11. Specially Mogadishu where Sheikhs and their counterparts (Qeybdiid and the likes) are favoring Somaliweyn. and let the other tribes in the region breath for the first time in seventeen years. I am very delighted about this development. I am departing to Mogadishu for the first time in years. The time has come!
  12. Guri uu ka dhisanayay xeradii Naadiga Gaadiid Badroolka Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Dowladda bilawday inay dhulka dhigto Dad badan ayaa soo dhaweeyay tallaabada dowladda ka qaadayso dadka sida sharci darada u dhistay goobaha danta guud,iyadoo dhismiyaal fara badan oo laga dhisay waddooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho kol hore la burburiyay,waxaase isha lagu haayay maalmihii ugu dambeeyay Sar ama Guri weyn oo laga dhisayay xaruntii Naadiga Badroolka ee ka soo horjeeday Hotelkii ku dhex yiilay Garoonka Kubadda Cagta Stadio Muqdisho. Gurigan oo dhisanayay Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo lagu magacabo Dr Cubeyd Dahir Aweys waxaa dhismihiisa la bilaabay xilligii Maxkamadaha Islaamiga, hase ahaate markii dagaalada ka dhaceen Magaalada Muqdisho bilihii Marso iyo Apriil ayaa Guriga waxaa dagaaladaas ka soo gaaray dhaawacyo yar yar, wuxuu bilaabay milkiilihii Guriga in mar kale dib u dhiso, balse waaberigii saaka ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka waxay tageen goobta Guriga laga dhisayay, iyagoo amar ku bixiyay in guriga la burburiyo. Isla xeradaas waxaa Guriga ka dhistay Enj C/qaadir Eenow oo ka mid ah Ganacsatada waa weyn ee Magaalada Muqdisho, waxaana jirta in inta badan Ganacsatada muqdisho ay dhisteen goobaha danta guud iyo meelo aan macquul ahayn. Isgoyska Sanca ayaa mar sii horeysay waxaa laga burburiyay guriyo fara badan oo halkaasi ka dhistay nin lagu Magacabo Macalin Makaraan kuwaas oo geeska ku haayay Hotelka Panorama ee Magaalada Muqdisho.
  13. Paragon I liked your ideas and they are vivid, no futher explanation needed.
  14. Somalidoon are those people living killing #5 and beyond who act like they are Somali. Go back to your Ethiopian homeland.
  15. ^^ is that your comments Somalidoon <dabaqoodi USC/Beelaha H*wye
  16. Abdullahi waabe la gartaye maxaa Qabqablayaasha muqdisho ay ka aarsanayaan
  17. Maxaa ka soo baxay shirkii shalay dhexmaray C/lahi Yusuf iyo Xil. ******? Submitted by calicad on Mon, 2007-04-02 14:24. Dagaal ooge C/alhi Yuusuf ayaa maalintii shalay ahayd Villa Somalia shir ugu qabtay ilaa 20 xildhibaan oo ka soo jeeda beelaha ******. Shirkaas ayuu ina YEEY calooshood u shaqaysteyaashii ****** ee ka qayb galay ugu sheegay in ay u hawl galaan sidii loo kala qaybin lahaa xooggaga wax iska caabinta iyo in uu Muqdishu ka dhigi doono dagaallo iyo qax ka xun midkii ka dhacay 1991-1992dii taas oo uu ula jeeday dagaal beesha uu ka soo jeedaa Muqdishu uga qaxday. Xildhibaanadaan oo badan koodu ahaa kuwo taageersan Xasuuqa shacabka reer Muqdishu lagu hayo ayaan shirkoodii waxba ka soo bixin. Xildhibaanno ku sheeggan la shiray ina Yeey waxay dhalasho ahaan ka soo jeedaan beelaha ****** ee u badan degaanka Muqdishu, hase yeeshee ma ahan kuwo shacabku soo doortay, waxayna badankoodu ka tirsanaayeen kooxdii Sharta iyo shaydhaanka ee xamar horay looga xoreeyayey. Ragga ina yeey shalay shirka ugu yeertay ayaa u badan kuwo doonaya inay shacaka Muqdishu ka aarsadaan maadaama horay layskaga xoreeyey isbaarooyinkoodiina horay reer Muqdishu iskaga xoreeyeen. Salaad cali jeele oo ka mid ahaa raggii warbaahinta ka hadlay ayaa sheegay in aanay jirin wax ****** ah oo dagaalka Muqdishu ku jiraa, taasi waxay caddayn u tahay sida dabadhilifkaasi caqligiisa iyo carrabkiisaba madiidinka ugu yahay ina Yeey iyo Tikreega. waxaa kaloo hadaladiisa ka mid ahaa in aanay wax naxariis ah u galayn shacabka Muqdishu. Marka su'aasha taagani waxay tahay ma la dhihi karaa salaad cali jeele iyo kuwa la midka ahi waxay matalaan beelaha ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan? Jawaabtu waa maya, ee waxay matalaan oo wakiil; u yihiin ciiddanka cadowga ee Kufaarta Tikreega iyo ina Yeey. Dhinaca kale waxaa isna idaacadaha ka hadlay Maxamed Jaamac furux oo sheegay in ay tahay in dawladda lala heshiiyo iyo in uu beeshiisa matalo, malaha Furux wuxuu rajo ka qabaa inuu Xildhibaan sii ahaado, malaha Furux wuxuu doonayaa inuu la mid noqdo gacmadheere oo horay maradu uga furtay diintiisa iyo dadkiisana la kala dhintay kadib markii uu si xishood la'aan ah afhayeen ugu noqday kuwa shacabkiisa xasuuqay. Waxaan xasuusinaynaa Furux iyo kuwa la midka ah inay ka qayb qaataan dagaalka dalka looga xoraynayo ciiddanka Tikreega iyo ina Yeey iskana illaawaan hadalada ay ku hadaaqayaan iyo heshiiska ay ina yeey ka dalbayaan. halyeygii Siid gacameey ayaa horay u yiri 'HANTIDIISA XUUX LAGA DHACOO, LAGU HOR MAALAAYO, HARJAD IYO DAGAALBAA U FURAN LAYSKU HAALIGO'E, HAWO MALAHAN NIMMANKII GUNNIMO HIBO U QAATAAYE.Ragga ina yeey maantay dawladda ugu yeerayaa soow ma ahan kuwo gunimo hibo u qaatay? Shacabka reer Muqdishu waxaa ka go'an in ay ina yeey iyo Kufaarta uu soo adeegsadayba ka xoreeyaan dalka Somalia oo dhan, mana dhacayso in aad xildhibaanno C/lahi Yuusuf sheegataan haddii aad doonaysaan in aad Ixtiriaan ka heshaan beelaha ****** ee aad ka soo jeedaan. Beelaha ****** waxaa masuul ka ah xildhibaanada ka hor yimid xasuuqa shacabkooda ina yeey ku hayo ee ay ka midka yihiin Cumar xaashi iyo Caasha Xaaji Cilmi iyo dhammaan xildhibaanada Somaliyeed ee sida cad uga hor yimid kooxda Embagathi. Beelaha ****** ina Yeey dawladiisa ma aqoonsana sida uu sheegay afhayeenka beesha Axmed Diiriye cali. waxaan faalada warkeenna ku soo gunaanadaynaa in aan beelaha ****** aqoonsanayn dawladda ina Yeey, disaas daraadeedna aanay jirin wax xildhibaan ah oo beesha wakiil uga ah kooxda xasuuqa Muqdishu ka wada ee ina Yeey iyo Zenawi madaxda ka yihiin.Ciddii sheegata in ay ka mid tahay kooxda Embagathi waxaan u aqoonsanaynaa cadow qayb ka ah xasuuqa shacaka Xamar lagu hayo. faalada wararka cadaado.net
  18. Qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha oo laga daabulayo hantidii tiilay kadib cabsi la soo deristay ganacsadata Mar aan galabta dhex maray suuqa weyn ee Bakaaraha ayay indhaheygu qabanayeen qeybo ka mid ah goobihii ganacsiga oo laga daabulayo alaabtii iyo qalabkii kala duwanaa ee dhex yiilay Bakhaarada waaweyn ee suuqaasi. Mar aan si hoose u weydiiyay dadkii ka agdhowaa dadkii ka daabulayay suuqa Bakaaraha hantidii u tiilay ayaa la ii sheegay inay jirto cabsi weyn oo la soo deristay dadkaasi kuwaasoo ka baqanaya inuu dagaal culus dushooda ka dhoco isla markaana saameyn weyn uu ku yeesho hantidooda taala suuqaasi. Qeybaha ugu badan ee laga daabulayo hantida taala ayaa waxaa ka mid ah qeybta Maacuunta iyo alaabada guryaha oo aan ka dareemayay mar aan sii dhex marayay faaruq aad u weyn inkastoo ay dib u soo noqdeen qeybo badan oo ka mid ah ganacsatadii suuqa. Sidoo kale, waxaa jira Bakhaaro waaweyn oo ku yaala hareeraha laamiga kuoowaad ee suuqa Bakaaraha, gaar ahaana Bakhaarada qalabka Electorinics-ka oo iyagu gaadiid xamuul ah oo weyn ku raranaya qalabka kala duwan ee ay ku iibiyaan goobtaasi, haba ugu badnaadeen kuwa Matoorada waaweyn oo iyagu intoodii badneyd laga raray, mana jirto cid noo xaqiijisay halka dib loogu rarayo, inkastoo la ii sheegay in la geynayo gobolada kale ee dalka si loogu badbaadiyo. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidamo aad u tiro badan oo Soomaali ah oo uu hogaaminayo Col. Faarax Garamgaram ay shalay subixii soo degeen nawaaxiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaana nawaaxiga Wadadii dabka iyo meelaha u dhow dhow, inkastoo shalay lagu guuleystay in laga hortago isku dhac ay fooda u saarmeen ciidamadaasi iyo ganacsatada Suuqa oo sheegay inay la jihaadi doonaan cidii isku dayda inay hantidooda bililiqeysato, waxaana ku baxay arrintan ganacsato ku heyb ah Faarax Garamgaram kuwaasoo dib u celiyay ciidamadii. Garaad Salaad Xirsi
  19. Qabqablayaasha iyo DKMG oo Diidan xabad joojintii iyo Maydadka oo la aasayo Tuesday, 03 April 2007 Magaaladda Muqdisho waa ay dagantahay, waxaana wali jira daganaansho iyo Xabad joojin aan wali bur burin hase yeeshee waxaa ilo xogogaal ah ay Onkod u sheegeen in Hogaamiyayaashii dagaalka ee dawladda ku jira iyo Dawladduba ay qorshaynayaan dagaal mar kale qarxa maadaama wali dhankooda aysan ogolaan xabad joojinta. Ma Cadda sida ay ku danbayn doonto xabad joojinta , waxaase wali muuqanaya colaad iyo dagaalo laga cabsi qabo in ay ka bilawdaan Muqdisho. Rasaasta laga maqlayo magaaladda ma ahan Dagalka oo Bilawday hase yeeshee waxaa jira Rasaas meelo cayiman laga soo tuurayo si Ciidanka Ethiopianku ay u kacaan oo loogu qaato in rasaastu ay ka imanayso kooxihii Xabad joojinta lala galay. Dhanka kalan Qodobada ay isku afgarteen Odayaasha ****** iyo saraakiisha Ethiopia ayaa waxaa ka mid ah:- in maalinta berri ah Guddi isku dhaf ah oo 4 xubnood oo ka kala imaanaya Beelaha ****** iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia ay kala aasaan dadka meydadka ah ee ku go'doonsan goobihii ay dagaaladu ka dhaceen, isla markaana ay kormeeraan hirgalinta heshiiska la gaaray. Waxaa kaloo iyana la isku afgartay in dib loo howl-galiyo meelihii dagaalada ku xirmay gaar ahaan Isbitaalada iyo meelaha la midka ah. 3.In la adkeeyo xabad joojinta oo labada dhinac mid walba uusan ku xad gudbin. 3.In 5ta bishaan la isugu yimaado kulan kale. Onkod News
  20. The TFG needs a SIYAASI but not a MILITARY COMMANDER ............. Abdullahi must give the political discussion a chance.
  21. ^^^^ Gacmodheere, Jeele, Mohamed Dheere, Geedi and Abdullahi Yousuf are the founding fathers of new Somalia.
  22. Soomaaliyeey toosoo toosoo isku diirsadayee hadba tii taag taranee....................
  23. I support Silanyo's his bid for presidence of Somaliland however I don't support his comments of Abdullahi Yousuf. I do believe Abdullahi is not the only person behind this war in Mogadishu, go and fegure out! ask yourself where are other mogadishu leaders such as Ali Mahdi Mohamed, Xusseen Aideed, Cusmaan