Kamalu Diin

Nomads
  • Content Count

    634
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamalu Diin

  1. From dayniile.com saraakiisha Itoobiya u soo jeediyay inay joojiyaan waxa ay ugu yeereen garbaduubka ay ugu qabanayaan beelo kale, waxayna u balan qaadeen inay gacan ka geysnayaan xasiloonida magaalada iyo joojinta barakaca
  2. Saraakiisha ciidamada Itoobiya oo kulamo qarsoodi ah la qaatay qaar ka tirsan waxgaradka beelaha ****** ee Muqdisho Saraakiisha sar-sare ee ciidamada Itoobiya kuna sugan magaalada Muqdisho oo kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo amniga iyo xasiloonida magaalaada la leh qaar ka tirsan siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha ****** ee ku dhaqan Gobolka Banaadir. Kulamadan oo ah kuwo joogto ah oo in muddo ahna socday ayey labada dhinac uga wada hadleen sidii laysaga kaashan lahaa arimaha amniga loogana hortego lahaa kooxaha weerarda ka geystagoobaha ay ku sugan dowladda federaalka iyo ciidamada Itoobiya, waxaana si saraaxad leh ay ay labada dhinac isku dhaafsadeen fikrado aaraa kala duwan oo la xiriirta qaabka ugu haboon ee leysaga kaashaan karo nabadgelyada oo mudooyinkii ugu dambeeyey faraha ka sii baxeysay. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo kulankaasi ka soo baxay Beelaha ****** ayaa saraakiisha Itoobiya u soo jeediyay inay joojiyaan waxa ay ugu yeereen garbaduubka ay ugu qabanayaan beelo kale, waxayna u balan qaadeen inay gacan ka geysnayaan xasiloonida magaalada iyo joojinta barakaca, waxaana laga codsaday saraakiisha Itoobiyaanka ah inay ka joojiyaan shacabka madaafiicda xad dhaaf ah ee ay ku garaacayaan marka kooxaha hubeysan ay hoobiyaha la dhacaan barahooda. Waxaa kale oo ay soo jeediyeen beelaha ****** inay luntay awood qeybisgii iyo isku dheeli tirkii xubnaha dowladad qeybeheeda kala duwan, oo ay sheegeen in madaxda dowladdu ay ku koobeen beelahooda iyo weliba jufooyinka ay ka soo kala jeedaan, waxayna ku war geliyeen saraakiishaasi Itoobiyaanka in aaney wax cadaawad gooni ah kala dhaxeyn shacabka Itoobiya iyo dowaldeedaba, ayna joojiyaan. Warkan ayaan ka soo xiganay ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan ilo lagu kalsoon yahay oo ka mid ah ka qeyb galayaashii kulankaasi oo diiday in magacooda la xuso, waxaana arintani ay ku soo beegantay xili habeenadii la soo dhaafay aaney w ax qaraxyo ah ka dhicin Muqdisho marka laga reebo dilalka gaadmada ah ee dadka rayiodkaa ah loo geysanayo.
  3. "eye for an eye" being already declared by Someone! too late brother Somalis are not ready to fight now!
  4. Taliban, don't be surprised I myself learned this word "family" recently. From now on I use the word family and I urge to do so. Somaaliyoo dhana waa isu Adeero.
  5. Taliban I urgy you to use family instead of clan
  6. Originally posted by Taliban: Mogadishu is too risky for the clan president? Whos's clan are you if your are not Somali! Pakistani, Afqani, Arab, etc
  7. Adeer waa sharfoon yahay ilaahey a sharfo. ameen
  8. Adeer guul ku dhimo, sharaf ku dhimo, geesinimo ku dhimo, wadanimo ku dhimo, etc Adeerow Ameen
  9. Adeer intii uu calaf ku leeyahay waa qaadanaa. Adeer caafimaad iyo cimri dheeri ayaan ilaah uga baryeynaa. Ilaahow Ameen.
  10. Adeer maxaa laga rabaa oo a la'isku dhibaa?
  11. Sidii reerkiisa oo kale ayuu afka uun ku qaraabanaayeen. "Allah u baahane". already is being declared a war against TFG supporters not people from Mogadishu and the most of Somalia but a particular group. "Eye for Eye Galcaio".
  12. Originally posted by Khalaf: Now/Future:? 1. The TFG assisted by the ethios are here, now what? Ppl keep talking about gaalo ethios this n that? Your point? ummm Pakistan providing air to US against Taliban, Turkey, Suadi Arabiya, Qatar for Iraq, Palestine 50 years occupied in the middle of muslim sea, Lebanon bombed shock and awe by Israel yeah dheh you watched everybody watched, your point? You don’t have to like it, but smell the coffee..... 2.At least in Somalia this TFG like it or not has backing of many Somalis, many more are tired of war and want functioning government any government. 3. Therefore whats the problem? Ahhh the mere fact of ethios on somali soil, the old rivary, fight any means necessary? How and by Whom? Somalia is divided ppl no? Go ahead everyone has right to fight, but then long term outcome stragety, plan ect? weak and divided no ideas ppl.....,mida kala again if it is Islamic struggle the rules are different prove me wrong.....i stated the facts deal wit it 4. People are short-sighted....if u look at history change takes decades, centuries..... well anylised
  13. Originally posted by Socod_badne: I'm sure he was surreptitiously aiding and abetting the enemy, so fully deserving of getting plugged. Who else wants to take out Geedi the donkey whisperer's brother-in-law? Waad soo dhar dhigatay.
  14. Originally posted by Sky: Female hyenas are the leaders of their Hyenaeid clans. They also have a rather large clitoris that is supposed to resemble the penis of their male counterparts. Sounds like a perfect discription of Faisal to me.
  15. Originally posted by Jimcaale: They're both carnivorous wild animal. Jimcaale hal dhagax ayaad doonaysaa in aad laba shimbirood ku disho miyaa xaajadu aad treadkaan u sameysay.
  16. Traditionally, Somali's call uncle, Aunt, Grandfather, Grandmother, Mo'alim out of respect, even if there is no such relationship between the persons just. Keep the tradion a live!founding fafhers such as Aabo Siad Uncle Sam is Abdullahi Yousuf.
  17. Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo Idaacadda Shabelle ugu baaqay inay jawaab cad ka bixiso dacwad uu Xildhibaan Maxamed Qanyare ku oogay,Warqadii uu Qanyare diray iyo tan xeer ilaaliyaha akhriso Muqdisho 25 febaury 2007 Waaga Cusub Warqad qoraala oo ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee dowladda federalka ayaa loogu yeeray Agaasimaha Idaacadda Shabelle si ay jawaab uga bixiso qoraal dacwad cabasho ah oo uu Xildhibaan Maxamed Qanyare uga dacwooday War barabagaan ah oo ay Idaacadda Shabelle baahisay kaas oo sheegayay in Hogaamiye kooxeedyo ay ka mid yahiin Maxamed Qanyare,Maxamed Dheere iyo Cabdi Waal ay hub dib uga iibsanayaan Suuqa Cirtoogte Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Qanyare ayaa Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka u diray Warqad dacwad ah oo uu ku dalbanayo in tilaabo sharciya laga qaado Idaacadda Shabelle oo ku sameeysay sharaf dhac ay ku wasaqeeyneyso sumcadiisa Siyaasadeed. Warqadda Cabashadda iyo dacwadaa ee Xildhibaan Qanyare u diray Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa u qorneed sidaan:- Xafiiska guud ee Xeer ilaalinta Qaranka ayaa iyagana Warqad gaarsiiyay Idaacadda Shabelle iyagoo ku amray inay deg deg uga soo jawaabaan ,kadibna Agaasimaha Idaacadaas,hortago Xeer ilaalinta iyadoo wadata Cadeeymo ku saabsan in hogaamiyaashaas hub hor leh ka Iibsadeen Suuqa Cirtoogte . Warqadda Shabelle la gaarsiiyay ee Xeer ilaalinta Qaranka xafiiskeedda Muqdisho ka soo baxday ayaa u qorneed sidaan:- Idaacadda Shabelle ayaa warkaas hogaamiyaasha ee magacyadda sedexdaa Xambaarsan ku baahisay inay ka soo xigatay Wakaaladda Wararka ee AP laakiin waxaa laga beeniyay Xafiiska Associated Press ee Nairobi ,iyadoo AP ay dacwad ka dhana Shabelle ka oogtay Kenya,waloow aan la ogayn sida Shabelle ka yeeleeyso. Xeeldheerayaasha Saxaafadda ayaa sheegay in Warkaas ay baahisay Shabelle uu ahaa mid Siyaasadeysan oo ay ku dooneysay inay shaki ku kala geliso Dowladda iyo Hogaamiyaasha Siyaasadda ee qaarkood dowladda ka tirsan sida Xildhibaan Qanyare. Si kastaba ha ahaatee waxaa la sii wada eegayaa halka ay ku dambeyso dacwadda Shabelle lagu oogo maadama Xeer ilaalinta warqadeeda ku cadeeysay in tilaabo laga qaadayo hadii ay Shabelle warkaas Cadeyn u heli waydo Mohamed Hassan Omar mohhassan@hotmail.com WaagacusubOnline@yahoo.com +2521-320000 Telcom Somalia +2521-5565600 Hormud Telecom
  18. Originally posted by Jabarjaan: why horta somalilanders-ka markasta ugu jiraan somali forums-ka oo arima aan ayaga khuseyn oo somalia ah ka hadlaan Jabartaan: please don't attach every Somalilander because they don't have a bad feelings toward Somalia, except fer view.
  19. Originally posted by Sharif_seylaci: sakhraan siyaad was a good dead president its good we over trow his regime and his tribe of Somalia Remnants
  20. It is sad to see what is taking placce. We need to stand up againt this.
  21. Originally posted by EboniQue: Who I belong to matters not bro, are you saying you can kill people and it will be ok as long as you pray and fast? :confused: I am not a wadaad but I don't think that is right. I am not defending Ayan hersi's actions, what ever she does or believes is between her and the creator. However What I am saying that AY killed so many people and a lot of young people are dying every day because of his actions so why focus on Ayaan hersi, instead focus on the big criminals/Dhiig acab and the biggest Losers of our time. :mad: One can pray, fast and fulfill all the requirement of the faith but only Allah knows where every one is going aka hell or heavan. [/QB] Sister: I wish you have said 'we should focus USC/ICU' because thier actions have affected every household in Somalia where as Abdulahi yousuf affected just about ten percent of Somalia. Most of Somalis today, including I mayself consider is a hero who come to Mogadishu to end a fire that is still burning.
  22. Originally posted by Jacaylbaro: 16 Years of fighting and anarchy ,,,, and now another term of explosions and suicide bombers ,,,,,,,,, then what is next ??? Jacaylbaro: I like your contribution on SOL these days, and you are a great citizen who have concern of brother and sisters. ulike Taliban who sees on side of the equation.
  23. USC/ICU ka hadla intii aad iyada waqtiga isga dhumin leheydeen. war waraabaha war waraabaha war waraaba. Soomali dhameeyey oo kala reebey.