BN

Nomads
  • Content Count

    1,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by BN

  1. ^^Only if I get free room and board whenever I'm in Hargeisa....
  2. Originally posted by Sky: So you're one of those guys who'll have a wifey in every corner. One if enough for me. :cool:
  3. Originally posted by Sky: Money? Just a wild guess bro. A minor detail...always plan for success.
  4. Originally posted by Sky: BN, where would you wish to build your house in the future? Hopefully, I wont have to choose just one location. Bosaso, Cerigabo, Garowe, L.A., Kismayo, Hargeisa, etc. Why limit yourself mate...
  5. Not NBC mate...CBC. Radio One to be exact.
  6. Sky, Those photos are making me homesick. Its good to see Somalis building in their homeland. Here are a few more pictures from Mubarak Construction:
  7. Its hard to imagine that this day could have come. I'm happy for the people of Sudan and hope them many years of peace...they deserve it.
  8. Originally posted by Suldaaanka: Kudos to the people of Dhoqoshay for their bravery in capturing the killers, that was really the straw that broke the camels back. ^^
  9. Cartoons uu sameeyay farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir oo lagu daadiyay Muqdisho balse maxaa loo fasirtay. Waaga Cusub News Online, Muqdisho Cartoons uu sameeyay Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir ayaa lagu daadiyay Hoteladda ay degan yahiin xubnaha labada gole ee Muqdisho. Cartoons-kaas oo dad badan ay ka caroodeen ayaa muujinayay Gudoomiyaha baarlamaanka oo ah qori weyn oo ku xiran gaari isagoo soo qaatay koofidii uu caanka ku ahaa. Qorigaas waxaa ridayay oo Gaandhari ka ahaa Maxamed Qanyare Afrax ,waxaana gaarigga hoos fadhiya Cusmaan Caato iyo Musa Suudi oo u riyaaqaya. Dadka ka carooday oo u badan Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa waxay leeyahiin Amin Caamir wuxuu meel uga dhacay Shariif Hassan oo uu ka dhigay nin aan ku shaqeeyn Maskaxdiisa oo ku hoowlgala tan Maxamed Qanyare. Si kastaba ha ahaatee Xeeldheerayaasha waxay leeyahiin waa iska caadi Cartoon-kaas marka loo eego madaxbanaanida Jaraa’idka iyo tilmaamida wax walboo ay shacabka hadal hayaan. Dahir Abdulle Alasow
  10. Originally posted by HornAfrique: ...Takes pride in her city of Rokko (right?). Lives in Australia where she displays a true sense of realism. Can be comedic at times, but seems more private then loud. LOL. I think rokko is a fella.
  11. MADAXWEYNUHU WUU TANAASULAY BALSE 20 QODOB OO KALA DARAN AYAA WELI U QARSOON WASIIRADA HUBEYSAN EE MUQDISHO [Warbixin dheer oo dhinacyo kala duwan taabaneysa] Somaliweyn - Muqdisho -Somalia - 10/07/05 Toddobaadkii hore Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa uu u muuqday mid iska masaxay eedeyntii loo jeedinayay mar haddii uu ku dhawaaqay in ay dhinacooda tanaasul ka sameeyeen labadii qodob ee la aaminsanaa inay saldhigga u ahayd khilaafka iyo kala qeybsanaanta xubnaha dowladda Federaalka, isagoo sheegay in ay ka hareen rabitaankoodii ahaa in Ciidamada dalalka safka hore aan laga faquuqin kuwa kale ee la doonayo in ay dalka yimaadaan iyo xukuumada oo uu hoggaaminayo Ra'iisal Wasaare Geedi ay si buuxda uga howlgaleyso caasimada Muqdisho, halkii Jowhar laga soo dhiibi lahaa awaamiirta Dowliga ah ee lagu nabadeynayo magaalada Muqdisho. Tanaasulka ka soo yeeray Madaxweynaha ma noqon mid si weyn looga riyaaqay xarumaha ay Muqdisho kaga sugan yihiin Wasiirada hubeysan, waxayna taasi bedelkeeda ay miiska soo saareen ku dhowaad 20 qodob oo qaarkood ka culus labadii qodob ee la isku heystay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah, umana arkaan kooxda Muqdisho tanaasulka Madaxweynaha mid ku filan in si midnimo ah lagu wareejiro shaagga Dowladda haddii aan qodobada kale xal laga gaarin, kuwaasoo midka ugu muhiimsan uu yahay in gebi ahaanba la bedelo xukuumada uu madaxda ka yahay Prof. Geedi, isla markaana uu Madaxweynuhu magacaabo Ra'iisal Wasaare cusub, waana qodobka ugu adag ee ay ku dhegan yihiin ragga hormuudka u ah kooxda Muqdisho ku sugan ee Dowladda Federaalka, kuwaasi oo la rumeysan yahay in ay xubnaha Baarlamaanka ee la jooga badankooda ku heystaan amaba ku dagaal geliyaan in xukumada cusub ee la dhisi doono ay Wasiiro ku yeelan doonaan Wasiiro ka tayo wanaagsan kuwa ay ku magacaaban yihiin, iyagoo rajeynaya in ay kooram u helaan ridista Xukuumada Prof.Geedi, waxayse haatan ku mashquulsan yihiin soo xero gelinta xubnihii lagu buuxin lahaa kooramka, bacdamaa ay gacanta ku hayaan ilaa 80 cod oo ay isku halleyn karaan, haddiise uu qodobkaasi gorgortan galo ayay warar hoose sheegayaan in ay la soo bixi doonaan liiska qodobada soo socda:- * In Madaxweynuhu uu Muqdisho yimaado xal ka gaarista qodobada lagu muransan yahay. * In laga laabto magacaabista iyo xil ka qaadistii dhacday mudadii uu khilaafku jiray. * In Golaha Wasiirada aan laga badin karin Baarlamaanka, isla markaana aanay Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha ka mid ahayn Golaha Wasiirada. * In Wasiirada hubeysan loo sameeyo maqaam ay kaga sareeyaan Wasiirada kale, iyadoo lagala tashanayo dhammaan howlaha dowladda sida maqaamkii ay ku lahaayeen shirkii dib u heshiisiinta. * In xubnaha Baarlamaanka aanay xilligan fasax ku jirin oo ay sharci darro ahayd fasaxii la geliyay. * In miisaaniyada Dowladda mar kale doodeeda la hor geeyo Baarlamaanka oo aan kala qeybsaneyn. * In wax kaalmo ah nooc kasta oo ay ahaato aan la weydiisan karin Dowladaha Itoobiya iyo Yeman. * In heshiisyada iyo go'aanada ay magaca Dowladda ku saxiixeen Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha la hor geeyo Baarlamaanka oo mideysan. * In Wasiir kasta uu dakhliga miisaaniyadeed ee wasaaradiisa uu ku yeesho 20% (Boqolkiiba labaatan). * In Wasiirka Amniga uu ka mas'uul yahay ama ay hoos tagto howlaha Ciidamada Booliska iyo howlgelintooda sida ku qorneyd wareegto uu Madaxweynuhu mar saxiixay. * In dishibiliin lagu qaado Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ee gudoomiyay kulankii uu qabsoomidiisii dib u dhigay Guddoomiyaha Baarlamaanka. * In Wasiir kasta ay mas'uuliyiinta Dowladda uga dambeeyaan arrimaha degaankiisa oo aan lagu soo faragelin. Qodobadan iyo kuwo kale oo la sheegay in ay qarsoodi u yihiin Wasiirada hubeysan ayaa sugaya Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo aan la hubin midka u sahlanaan doonta inuu Ra'iisal Wasaare cusub ku dhawaaqo iyo inuu qodobadan kale wada xaajood ka galo, waxaase laga yaabaa inay qodobadan noqdaan kuwo aan marnaba keeni doonin wax isu soo dhawaansho ah, tiiyoo ay adkaan doonto in Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ay Xukuumadiisa si hagar la'aan ah uga howlgasho caasimada Muqdisho, su'aashuse waxay tahay maxaa dhici doona kolka uu Prof. Geedi Muqdisho yimaado?. Waxaa Qoray: Xasan Maxamuud Axmed [Fanax] Wargeyska toddobaadlaha ah ee SANCA Somaliweyn Media Center http://www.somaliweyn.org/pages/news/July05/10July16.htm
  12. Originally posted by Farah: Has the BBC recognised? Yes and now ITV and Channel four will and the aid will come like a rain of fruits from the heavens above. aaaaah what a delightful propect. Ouch.
  13. Happy belated birthday OG...I didn't know we were the same age.
  14. ^^Proud native of Qabri-Dahare. Not afraid to go against the grain and state her opinion...a constant in this ever changing cyber world. :cool:
  15. Very interesting post.
  16. What constituts a 'sad day' exactly? The fact that this occured in the west or that the victims were mostly caucasion? The fact is more than 30 000 children die in Africa every day...not only does it not go reported(and ignored) but folks in the west want everyone else to go into national mourning when of theirs is injured or killed. How utterly revolting. Everday is a sad day mate...
  17. ^^Well said. This government is finally starting to establish itself at home, things are looking brighter.
  18. Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
  19. DIPLOMACY: Mohammed Omar Habeb, right, shows interim Prime Minister Ali Mohammed Gedi, left, a new prison in Jawhar. As Habeb attempts to shift into politics, he’s softening his warlord image. (Edmund Sanders / LAT)
  20. I think I am too late as well. Can you PM me a link to download this file? Thanks again.
  21. To everyone: It was my pleasure, I'm glad you've enjoyed the photos. Ali, I like that calender idea... Amitallah, I'll post more soon insha'Allah.
  22. Kalluumaysato (Hantaara) Shimbiro Buurgaaban Maxkamaddii Hore Ee Bacaad Masaajidka "Bacaad" Ka haray Biyo Kulule Geed Xiji ah (Beeyo) Deketu-Raxmaan