Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. ^ A girl that sights million dollar and a bling bling would have no time for Mintid and such...
  2. ^Loool, Mintid is angry because these young men are the new hunks in high demand, if you dare speak to girls all over Somalia from Mogadishu, Bosaaso to Hargeisa they will ask you, 'Walaalo are you from Eyl'? if not never attempt Looooooooooool His anger is quite obvious, hadii kale bal maxaa kagalay waxay pirates qaateen iyo wax kale, really does not add up...
  3. ^ @ Xiin walahi that was too funny, I have never laughed like this for ages hahahaha
  4. ^It is a present for Mintid_Farayare Loool Mintid this is for you, young boy by the name Mohamed Salah had taken $2 million dollars yesterday in Eyl, a city few kilimoters away from Garoowe, what can you do? but hope America bombs PUntland Looooooooool
  5. Lool, usheeg, and did he not see the two million dollar delivered to Eyl yesterday
  6. Somali pirates receive $2 million for British-owned ship Sun May 10, 2009 11:24am BST Email | Print | Share | Single Page [-] Text [+] BOSASSO, Somalia (Reuters) - Somali pirates said on Sunday they had received a $2-million (1.3-million pound) ransom for the release of a British-owned vessel and its 16 Bulgarian crew. Pirate attacks, fuelled by large ransoms, have continued almost unabated despite the presence of an armada of foreign warships patrolling the Indian Ocean and Gulf of Aden. "We got a $2 million ransom for the release of the British-owned ship," pirate Mohamed Saleh, from the Somali coastal village of Eyl, told Reuters on Sunday. "A helicopter brought the money." The 32,000-tonne bulker, Malaspina Castle, was released on Saturday after being captured more than a month ago. Its Italian operator paid the ransom, according to Bulgaria's Foreign Ministry, which gave no details on the amount. Analysts say the only way to stop bandits on the high seas is to resolve Somalia's political crisis on land where pirates profit from lawlessness as Islamist-led rebels fight government troops and African Union peacekeepers. (Reporting by Abdiqani Hassan; Writing by Jack Kimball; Editing by Jon Hemming)
  7. Paragon haye bro, bal Mintid meel naga fariisi oo Afkii qaldanaa kula hadal idinkaa af yaqaanee Lool
  8. ^Paragon, no offense brother but today you sound confused or perhaps you inteded to cofuse us perposely The matter is not about control but about control. Two different things altogether. Lol. Looooooool, makes too much sense
  9. ^I know Yey is on Siyaaro in Yemen but his men are still in Mogadishu and that's my point, marka Saaxib don't hide behind the laugh, if your caravan has any other fighters other than tell us ninyaho.... Mase Ethiopia ayaa soo loobanaysa, waaba soo galeen ayaan maqlaayay...
  10. ^LOoool, the peace caravan is not armed today, the ICU/ARS wing of Shariif Ahmed were all defeated and disarmed yesterday, today you only have the former soldiers that he inherited from Yey and AU troops fighting against Alshabaab... Well, unless you consider Yusuf Yey's legacy part of the caravan... ooh and the AU's that's sending mortars to the neighbourhoods...
  11. Abwaan, you can resort to insults all you like but please would you mind answering my question... In a day such as this you would be forgiven, I know you are mad for your supposed liberating leaders are sending mortars and shelling the city fighting each other, Markaa Ragga laguma digto waan kaaleexdayee Iska baashaal... Edit: PS: Duke ninyahow aniga maad iidaysid ninka posting the same minute as me, tartiib baa wax loogu sheegaa maantoo kale wuxuu qoraayo xataa mayaqaan
  12. Muqdisho: AMISOM oo bilowday Duqeymo ka dib qeylo dhaan uga timid Shariif Sheekh Axmed iyo Ciidamadooda jooga Madaxtooyada Soomaaliya. Oh my God, what is he doing now... He's killing the last drops of his sense now...
  13. Paragon are you talking about the Ethiopian or American bombardment coming back aiding the government, mase ciidan kale ama tabar kale ayaa Shariif Ahmed uqarsoon ayaad kahadlaysaa?
  14. ^Adeer you are not making sense, wax badan baad qortay xabadna kaama fahmin, come back again and naswer my question... I know inaad isku yaacsantahay, but I wasn't expecting it to be this bad..
  15. ^Leave the guy his blood pressure is boiling Loool Abwaan, Adeer the real question for you is, why your head of ARS ( the so called Alliance for releberation of Somalia) Shariif Ahmed isn't stopping the indiscrimate bombardment of civilian by the foreign troops and his second in command of that movement Hassan Dahir is on a mission to slaughter him like a chicken.... Think long and hard and answer that question please...
  16. ^Adeer you have no point, and no one cares what you think.... -------------------- -------------------- -- Puntland oo ku baaqday in Dagaalada Muqdisho la joojiyo By Somalimirror on 11 May, 2009 10:33 AM in Main, Wararka Seefta BanaankaMaamul Goboleedka Puntland ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Dagaalada Maalmihii ugu Danbeyey ka Soconey Gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Yaaqshiid, Wardhiigley , Hodan iyo Howlwadaag. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Banaanka) oo Xalay la soo Xiriiray Idaacada Shabelle ayaa Sheegay in ay ka xunyihiin Dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho isaga oo ku Baaqay in ay labada Dhinac Dagaalka Joojiyaan. Seefta Banaanka oo arinkaa ka hadlayey ayaa Yiri:”Marka ugu Horeysa waxaan ula Soo xiriirnay Shabkada Shabelle inaanu ugu Baaqno Dagaalada Muqdisho ka soca oo Dadka Shacabkaahu ku Barakacayo Dadkuna ku le’anayaan Caasimadii Soomaaliyana ku burbureyso, anoo ku hadlayo Magaca Umada Reer Puntland Magaca Madax weynaha yaga iyo Madaxweyne ku Xigeynka yaga iyo golo yaasha iyo Magaca Gurrtida iyo Xildhibaanada Umadaan iyo Culimadeeda waxaan ugu Baaqeynaa Umada Soomaaliyeed ee Dagaalka kawada Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ee haantan labada jiho u kala wada waxay kala Sheeganayaanba waxa ku dhimanaya waxa ku Burburaya Dalka yagii waa Dadka yagii waxaanu ugu Baaqeynaa si soomaalinimo ah Islaanimo ah sama jecla ah Dagaalada in loo Joojiyo”. Sidoo kale kale Seefta Banaanka ayaa Hadalkiisa sii raaciyey:”Wada hadal iyo Macquuliyad iyo Dhexdhexeyn iyo isjeceel iyo meel Dhexe in leysugu yimaado Waxaan ugu baaqeynaa umada Soomaaliyeed in loo Arxamo waxaan ugu baaqeynaa Dhamaan inta Dirirta wada iyo inta ku Xiran iyo inta Hogaamineysa Dhanka ay yihiinba waxaanu leenahay si sinaan ah Shuruud la’aan ah Dhibaatada iyo Dhimashada iyo Burburka hala joojiyo walaalaha Reer Puntland Fariintoodu Sidaa Weeye”. Mar wax laga weydiiyey Warsame Cabdi in ay qaadayaan Talaabo ka duwan Baaqan waxa uu ku jawaabay “horta intii Dhimatay Allaha u naxriisto sida aad ka warqabtid inta nool baa loo taliyaa Talo waxaa mudan inta Nool waxaanu leenahay Dagaalka hala joojiyo, wixii kale oo Door ah oo Macquuliyad ah oo naloo kaga baahdo oo ama Dhedhexaadin ah ama isfaham siin ah ama Dowrka aan qaadan karaa Umada Soomaaliyeed baanu nahay , Dalkana hala ixatiraamo Soomaalida Dagaalka aan ku jirina hala ixtiraamom Gobolaadka iyo Degmooyinka hala ixtiraamo waxaanu leenahay Dagaalkaa hala joojiyo, wax alaale iyo wixii nalookaga baahdo oo Macquul ah oo laba Dhinacaad ah, oo magan gal ahna Diyaarbaanu u nahay”. Hadalka Markii ugu horeysay ka soo yeeray Maamul Goboleedka Puntland ayaa imaanaya Xili Maalmihii la soo Dhaafay ay Magaalada Muqdisho ka Socdeen Dagaalo Xoogan iyo Duqeymo ay Geysanayaan Ciidamada AMISOM kuwaas oo sababay Qasaarooyin Naf iyo Maalba isugu jira.
  17. Xoogaga xarakada Al Shabaab oo la wareegay mid ka mid ah degmooyinka G/Hiiraan oo ay horey u joogeen maxkamadaha Islaamiga Ciidamo taabacsan xarakada Islaamiga ah ee Al shabaab ayaa saaka waaberigii la wareegay gacan ku heynta degmada Buulo Burde oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay horey gacanta ugu hayeen maamulkeeda ciidamada Midowga maxkadaha Islaamka ee haatan maamula inta badan degmooyinka gobolka Hiiraan Dadka deegaanka ayaa sheegaya iney arkayeen ciidamada xarakada Al-Shabaab oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo saaka waaberigii soo galay halkaasi, kuwaasoo gaaf wareegayey wadooyinka degmadaasi iyagoo sidoo kalena ku sugnaa xarunta maamulka degmada iyo saldhiga ciidanka booliska intaba, waxaana dadku ay sheegeen in ciidamada midowga maxaakiimta ee halkaasi ku sugnaa sugnaa iyo maamulkii iyaga hoos imanayey ay ka baxeen degmada iyadoo illaa hadda aan la ogeyn halka ay qabteen. Degmada Buulo Burde ayaa noqoneysa degmadii ugu horeysay ee ka tirsan gobolka Hiiraan ee ay la wareegaan xoogaga Al-Shabaab, taasoo horey ay gacanta ugu hayeen xoogaga Midowga maxaakiimta Islaamka, waxaana arintani ay ku soo beegmeysaa xili xoogaga Al-Shabaab ay la wareegeen fariisiimida ciidamada maxkamadaha ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho ka dib muddo afar cisho ah oo uu dagaal lagu hoobtay ka socday magaalada lamana oga in arimahan ay xiriir leeyihiin iyo in kale iyo war arintaasi ku saabsan oo ka soo baxay maamulka gobolka Hiiraan iyo kan Al Shabaab oo ku saabsan degmada Buulo Burde. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  18. Inaa lilaahi wa'inaa Ilayhi Raajicuun, Ilaahay masaakiinta iyo Shacabka ha ufududeeyo, Subhannallah, wax laga naxo waaye walahi...
  19. Cumar Xaashi, the security minister of the TFG is crying now Alqa'ida ayaa Somaliya joogta
  20. The Irony of all! The sad thing is Shariif Ahmed has no strategy to get out of this quagmire, the same suicide bombers he used to encourage are hunting him down and he's completely oblivious to it... One never thought the laws of Karma will come to work in this case... Indeed it is the case of Chickens coming home to roost..
  21. ^Lool Che, doomed if you support and fuel the war and damned if you don't miyaa? and is this suppose to be guilty by association since Foroole and Seefta-Banaanka are related to Cadde and Yey by blood, as always one would expect you to be very predictable, look not at the individuals but the clan heheh...
  22. ^Yep, as always you get agitated when you hear Puntland, even if its something good that's coming from the state...
  23. Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka) oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa u soo jeediyey dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho baaq nabadeed iyo inay si shuruud la’aan ah dagaalka u joojiyaan una turaan shacabka maatida ah ee tabaalaysan. “Dagaalada ka socda Muqdisho ee ay dadka shacabka ah ay ku dhimanayaan, kuna dhaawacmayaan, kuna barakacayaan Waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo, caasimadda dalka Soomaaliya ay ku burbureyso, waxaan ku baaqeynaa inla joojiyo, dhinacyada dagaalamayana waa inay ogaadaan in waxa dhimanaya, dhaawacmaya, barakacaya ay Soomaali yihiin,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Maamul goboleedka Puntland oo intaasi ku daray dhinacooda ay diyaar u yihiin inay dhex-dhexaadin galaan haddii laga codsado. Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka) oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa intaa ku daray in isagoo ku hadlaya magaca mas’uuliyinta maamulkaasi sida madaxweynaha, golaha wasiirada, golaha guurtida iyo wakiilada iyo dhamaan shacabka Puntland uu ugu baaqayo dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho inay si shuruud la’aan ah dagaalka u joojiyaan, wada xaajoodna ku dhameyaan khilaafaadka ka dhexeeya. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  24. ^Adeer I supported Sheikh Shariif, I still do If it makes any difference, but he's nothing but a mere spectator, he used to fuel this conflict and over used the Ashahado ladirir and foreign force factor against his predecssor and now he's facing the tunes, he's become the Ashahado ladirir and Gaalo kalkaal to Alshabaab, his ICU soldiers have lost the greatest casualty yesterday alone and lost more than 50 men... the guy is weak and clueless now amazingly waiting for FATWA lool... And the irony here is his front line defense is the soldeirs he inherited from Yusuf Yey while former friends Alshabaab and Mr Awayz Hizbul Islam are gearing up to slaughter him, and they will if they catch trust me... I don't dislike the guy I just pity him... As for Yey being a refugee, arlight man, if it makes sleep in the night...
  25. ^Woo, that's one black mamba, did you touch it? I mean dead, not alive....