Mr.Faarax

Nomads
  • Content Count

    278
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr.Faarax

  1. " Are we ready to sit in a hut in Kurtunwaarrey to suggest the ban of the practice there without being accused of being gaalo?" The line that sent enuri to the apology chair, more to come on this story.
  2. Latest on the News!!!! ( waan biloownee la socda, lets move! 1,2,3 and action!!!) Waxa na soo gaaray in ay mudo lugu qiyaasay a week ayaa waxa one of the nomads uu bilaabay topic la yiraahdo " this i beleive". topic oo uu Baashi u soo bandhigay dadweynaha somaliaonline in ay ka qeyb qaataan, system that u record your voice and then dadka aad u bandhigeysid. waxaa catching ahaa in u bill gate u isagana sidoo kale uu sameeyay. (somalis love to be rich..maybe if they do this ??) Intaas ka dib ayaa waxaa la dhacay ra yiga , adminstrators ayagoo dheheen " Admin has answered that call. We will provide the platform and give the nomads a chance to "scream" at each other ...waa cajiib. Arinta markii ay xogaa socotay ayaa waxaa bilaabatay, in ay rag qaarkeen dheheen, hadaba hadey maqal gaartay arinka, akhraarta wadaadada nin ka mid ah oo la yiraahdo Yoonis_Cadue ayaa wuxuu soo jeediyay in dumarka hadalkooda ay cawra tahay. a case that could be deadly to the interest of the willing crowd. Castro ayaa xanaaq iyo buufis qaaday markaas yiri "Let's not get too excited here. There's nothing wrong with a woman's voice. It's what that voice is used for that matters. Capisce?" Dumar kale ayaa la hayaa in ay ku darsameen buuqii Femme Fatale oo tiri "i loove the deep voice" Wordette ayaana ku raacday iyadoo tirininayso James Earl Jones iyo heesihiisa. Anagoo ka soconeyno ayaan waxaan u gudbeenaa, hadaldhaafkii markuu batay oo uu baashi isku dayay to calm down the place, ayaa NGONGE hadalo adag qoray, oo si dhaqso badan disappeared. (conspricy theory) Kadib waxaa la hayaa Castro oo ku dhawaaqay, " We have a Watergate at our hands", also other nomads ayaa ku raacay arintan. Seeker oo doonayso in ay ku soo caan baxdo ayaa waxay qortay "this i believe" against the moderators, markaan wareysanay Baashi aya waxuu yiri ( she is walking on a thin ice). Taas oo na gaarsiisay in aan ula laabano arintan to the moderators misa siteka madaxdiisa (libaax sanka taabte) oo fursad noo waayey based on mashquulnimadiisa laakin noo soo qoray" "We will provide the audio upload section very soon and it will be followed by the main index site." Waxa aan rajeynaynaa in Programkan uu hir galo, inkastoo some of the nomads ay believe gareysan yihiin in ay noqoneyneyso fitno. Markaas ayaan dhawaan maqalnay hadalkii kheyr oo sidan ku faah faahsan " I don't agree with having your personal 'ONLINE RADIO' mouthpiece or 'Blogs' for that matter because they promote every kind of individual fantasy and promotes INDIVIDUALISM and the Right to be Heard " Taasoo kicisay Legend of zu isagoo ku khilaafayo ayuu yiri "Dude... I think it is time you revisit your concept of Ibaadah and the purpose of Life!" waa arin aad iyo aad u adag in dhinac loo raaco maadamo ay diin taagan tahay, markaas akhristayaasha ayaa loo soo bandhigaya which way to go with it. sida aad ula socotaanba arintan waa ay kululaaneysaa, this is the latest on "this i beleive" ps. you are allowed to post your own news clip, and this one was kind of long, it could be 4 or 5 sentences.
  3. Welcome to Somaliaonline BBC media. This is where you find out the latest, the grimmiest, the most crucial occurances happening in our great site here. Who said what, and what was said. This is going to be LIke the HOT-SEAT For some it will be like 20/20 For the ladies it will be "OPRAH" For the fellas "ESPN" For the wadads "Aljazira" For hiphopers " Bet da BASEMENT" For the kids "nickelodeon" For the somali politicians (BBC!) you understand where we going with this, You are here in Somaliaonline...but do you really know what is going on??? Do you know who is the smartest, richest, cutest, available, disabled, crazy, gaal, dysfunctional, creative, or just plain weird here? even if two donkeys collide...we will report it here... lol STAY TUNED....somalionlinebbcmedia will start later on today, Ps. by the way, if there is anything that the moderators wanna know, private me. ( expect anything )
  4. WAA WARARKII TAXANAHA AHAA EE Bii Bii C SOOMAALIYA ONLINE, KU SOO DHAWADA! halkan oo lugu sheegi doono wararka ugu dambeeyey ee dhacdooyinka soomaliya online, ayaa waxaan idinla socodsiinaynaa in ay laanta bii bii c ka furayso thread dhinaca loo yaqaan generaalka, qeybta weyn ee wada qeybiska caanaha geelka (camel milk thread). Hadaba ku soo dhawaada walaalayal warar furan oo faah faahsan, oo uu soo gudbinayo wariyehiinii qaaliga ahaa ee ku meel gaarka ahaa xaaji faro oo ku magac dheer faro badne! (iga raali ahada waa liiga fiican yahay BBCga nooh, waligey ma dhageysan, Laakiin waa la helaa mid sidee tahay u keena!) Maanta oo aan wararka soo gaabineyno, ayaa waxaan dadweynaha ogeysiinaynaa in shaqo ka furan tahay xafiiska Somalionline bbc media, bositionka misa kaalinta wariyo cusub ay ka banaantahay saacadatan, Taasi ay codsanay bahda reer bii bii c soomaliya on laayn midiya in ay helaan qof horay u soo dhegeystay wararka caalamiga ah in uu sii wado, si laantan misa qeybtan ka mid ah soomaliya on laayn ay u sii socoto. Wararka shirkadan laga soo gudbinayo oo ay badnaan doonaan Barasho ku saabsan shaqsiyadaha kala duwan oo loo yaqaan NOMAds, wixii guurdoon ah, wixii gaabsi ku dheer, wixii gaalo ah oo aan wali la gadinin, wixii rabsho wada iyo wixii hadal dheer ku soo daraa website ka oo loo maleynayo in ay barobagaandho iyo been ku jirto. Waxaa bilaaban maanta galabkeeda wararkeenii sida aad iyo aadka loo sagayay, waxaana rajeynaynaa wixii akhbaar haya in uu nala soo socod siiyo, sida ugu dhaqsaha badan, Tani waa somaliyo on laayn bii bii c miidayaa! Hadalka oo iska cad ayaan mar labaad nigu soo dhaweynayaa, OO aan idin leeyahay ku soo dhawaada waa hadal furan iyo la socod wacan. (baaba! intee galee hada lol)
  5. Mr.Faarax

    NBA

    wow, Nba ayee dhaheeen. waxaan maqlay bari hore ninkoo oo dhahaayo " They wanna be like mike, they wanna be like mike, How could a grown man chase a plastic ball all day just to put it in a ring with a net. YOu could train MONKEYS to do that"... haye aniga ha i qabsanina nooh, ninkoo madow (reeraha basketka ku fiican) aa dhahay nooh!. markaan arkay (327) waa wareey responds, waxaan dhahay walaahi waa maskax nac nac qori laga dhigtay nooh ka bood waryaa!
  6. "you know ur somali when a basic 3 on 3 bball game takes two hours ta finish" soomaali maxaa lugu taag taagsaday maanta, eeh, anina ingriis yar aa isku dayaa nooh~ ka qabo! YOu know u are somali when you think coloring your hairblonde is the latest fashion or makes u a badboy (wesleysnipes lol). You know u are somali when you call all black people Yo YO or Madow (like your skin is different) You know you ar somali when you think you are styling because you are wearing dark glasses You know you are somali when u know at least 4 people that got married to hide pregnancy. YOu know you are somali when you claim to be old with back aches at the age of 35 YOu know you are somali when the relatives of your fiance is playa hating on you. You know you are somali when you have that one cousin who knows everybody's tribe. You know you are somali when you are hardcore in the community but a punk when it comes to fighting others. You know you are somali when you find a way to rationalize every lie. You know you are somali when you think tupac is not a gaal. You know you are somal when you consider searching for a job by asking everyone where they work at. You know you are somali when you expect a funny person to make u laugh everytime. You know you are somali when you watch a movie that you dont even understand the language to be continued
  7. Batuula aa? waa wareeey Magacaas! a aaa magacaas machiin oo kaloo ii garaacay nooh, soo daa warkaaga , intee laga helaa xaajiyo.
  8. shukaansi gaa gaatamoow aa inta ka socdo ka bax dheh waryaaaa!
  9. Mr.Faarax

    Wow Wow Wow

    waa wareeey, intee sheeko ku dhamaatay! Sheekada waan sii wadeynaa laakiin waa inaan u badalnaa sidii aan uga hadli laheyn labiska la xirto markii la rabo in gabar soomaali ah la shukaansado, iyo xitaa baraafuunka la isku buufiyo. That will do the work, I guess. Successful Shukaansi begins with the right dress you wear, so let's see things from the dressing point of view, ok. I dhegeyso Mudug Buuf uu kugu ridaa ninkaan walahi, right dress kulaha, Kooyo talyaani iyo macawiis aa ku xigto, marduuf jeebka korena ka baar.... Anaa sheeko kuu haayo, madaxa toobas lee ku leef saliid macsaro soo qaado, sidii maaykal joordan isku mar mari, Disko dansi walahi bilcaanta dhan wee kaa qeeylinee Geedi shaam bulooow!
  10. waraa sheeqa maxay ka rabaan, maxishoonayan ka waran, laa xawla walaa quwata ilabilaahi Gaalo soo ma aha, Gees gees ey u fikiraan nooh. insha allah, waa soo duceyneynaa.
  11. saxiibkeey qoorta ley i heesaa nooh, kuleetiga ha jeexin' hadii kale shan dollar aa soo tufee. dis of course of the beeble, wax lee tifeenaa wax lee dabeenaa, doob aa ku gaarnay Horay aa loo yiri : malaay banaan ma'yimaado makaalin aa keenta! yaaah Bood waryaa!
  12. Waryaa iga daa waryaa fatarakuuseey inay u ekaato waayo Indho ~ bul! jirka yac seenta xiim marshada qac igee lee hartay yaah Laakiin batante ay ku weydiinaayan nooh
  13. waryaa dhagta uu igu dhagay kawaran, saxiibkeey, meel walba far inay kaa taal waaye nooh? lol Najis' kulahaa sidee tahay uu igu raaxeystay walahi. Bood waryaa!
  14. inteligent somali people- wax is raaci karo ma aha! waryaa reer mudug, saaxiib qoraxda naga ilaali, there are few somalis who think the English language is Inteligence..i say to to them " bambino faledo kuno!" SOL got few smart people, but they all using the dictionary, No offense. As far as the women go, No offense, You have some DIE HARD FEMINISTS **looking around** that might show up out of Nowhere...*whispering** (jiq ay ku tahay!) Soo dhawoow garaangar aa kaa dhiganaa walahi!
  15. haye, minneapolis aa u soo dhacday yaaah come to the cajiin place right behind shabeele garoob mareykan aa kuu haayaa. Make up lee ku qabo, dirac somali mall 24, bulukaati, Faras ee u ekaanee next university party! haye..isoo gali nooh
  16. Waryaa far fiiqa daa, meeshan oday aa loo baahan yahay, laakiin shaah aa ka maqan nooh yaaqey. some think they can kill with words, but their pen failed. Be cool with your brother' smile
  17. Waryaa, saxiibkey kabdheere maxaa ku dhacay way ii bexeysay sheekada walahi. aaway directors, lacag la'aan maa ku dhacday filinkaan. lol sheeko xamareed aa ka dhigaa walahi, hadii kale wax ku dara. Bood waryaa!
  18. How are you gonna have WAR-LoRDS make Peace? that is it!
  19. i hate to break your hearts, maybe i will, there is no such thing as Testing your IQ to see how smart you are...dont beleive me, ask yourself this question...You have a high IQ relative to what? who says what smart is? you cannot repeat cannot measure how smart someone is because the word smart or inteligent is a construct! they are words that have no meaning, we build one for it (like who ever made that IQ test, they were human!) also to believe them it is sort of like shirk, because they are acting like they are the creators of human inteligence (saad), NOW lets measure your love, cuteness, and bla bla bla that's it!
  20. uuuw testy testy (physical examination!)some one's balls is getting tested! aha, but i do aggree this joke was a little cheezy, two points off!
  21. if it said made in somalia, i would agree. that's it!