
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
The mother brainwashed the kids, and fed them with hatred!
-
Ceeb badanaa, Belaa Ka dhacday! Uff
-
Magacyada arab ta iska daa, Soomali u bixi. Magacyada Gabdhaha Deeqo Magool Maandeeq Indhadeeq Siman Ubax Cawralla Cawo Magacyada wiilasha Geedi Samakaab Samatar Dhabshid--lol Aweys Cawaale
-
Soomaali tanna ma u danbeeysay?
-
Baro Gobollada iyo Degmooyinka Soomaali Galbeed
Som@li replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Thanks, Looking forward to NFD,and Djibouti. -
kool cat, waa mahadsantahay!
-
Can somebody post the recipe for my Somali dish--Bariis Isku dhexkaris ama Dalac. ?
-
***********please don't post clan names on the forum again***************** [ May 18, 2007, 09:05 PM: Message edited by: Admin ]
-
Adde is selling Puntland, and all he wants is to make quick money,Dilaal baa ka soo haray, I believe Said Qorshel resigned not for the wellbeings of Puntland BUT must have had a fight over xoogaagii dilaalka ahaa ee Rasal Khaimah bixisay. It is all abt money. Adde gave almost all posts in Puntland to his family. MMA, Saxb kaa run buu kuu waramay,Meesha Puntland la dhaho waxaa kasoo saro baxay musuqmaasaq, and it is getting worse everyday, Masha Allah nabad baa ka jirta, laakin musuqmaasaq ma leh daawo hadu ku galo, sidaan aamin sanahay waa ka darantahay Kenya, Ogowna Somaliland iyana ma fiyooba.
-
^Bal nooga sheekee goorma?
-
Northern, there is nothing wrong with being Somalified,"United we stand, Divided we fall". Actually, we are arranging a big party to mark 26th and 1st of July, and you are invited, so dont forget to bring the blue flag.
-
15. Warlords This point should in Number one issue, They lead the country now, powers,and great influence,and will have a final say on the outcome on any government in near future! Somalia will take years to recover from has happened! Anyway, great points Baasha. What can lead country forward is an economic prosperity. if every1 had money, nobody would care about politics,like in the gulf. the Q is , how do you get there! we have so much wealth!
-
Magac M/Dhalasho Gobol S/Dhalasho Da’da 1. Cabdulqaadir Sakhaawadiin Tayeeglow Bakool 1919 24 Jir 2. Maxamed Xirsi Nuur(Siidii) Mareeg G/gadud 1915 28 Jir 3. Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke Hobyo Mudug 1917 26 Jir 4. Xaaji Maxamed Xuseen Maxaad Muqdisho Banadir 1917 26 Jir 5. Cusmaan Geeddi Raage Muqdisho Banadir 1925 18 Jir 6. Dheere Xaaji Dheere Muqdisho Banadir 1926 17 Jir 7. Daahir Xaaji Cusmaan (Dhegaweyne) Hobyo Mudug 1925 18 Jir 8. Cali Xasan Maslax - 1919 24 Jir 9. Maxamed Cali Nuur Mugadisho Banadir 1927 16 Jir 10. Maxamed Faarax Hilowle Mareeg G/gaduud 1925 18 Jir 11. X. Maxamed Cabdulaahi Xayeesi Muqdaisho Banadir 1918 25 Jir 12. Huudow Macalin Cabdulaahi Saalax Mareereey Sh/hoose 1926 17 Jir 13. Maxamed Cusmaan Baarbe Baardheere Gedo 1910 33jir
-
There is no unification when there was no disunification! but it is talks ONLY,
-
Nonesense!
-
XUSKA 15ka MAY EE MAALINTA DHALINYARADA SOOMAALIYEED (Waxtar La’aanta dhalinta Maanta & Hufnaanta Dhalintii Hore..) Member of the Central Committee of S.Y.L Standing from Right o Left: Ahmed Addaw, Vice President, Ahmed Shirreh Lawaha, Member: Abduullahi Isse Mohamed, Secretary General and Osman Sheikh Ma’ow Member:- Sitting:- Sheikh Isse Mohamed Treasurer Officer and General Cashier Sanad walba waxaa dalka looga dabaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan 15ka May taasoo ka soo bilaabatay sanadkii 1943kii markii dhidibada loo taagay ururkii dhalinyarada ee SYL, kaasoo ay aasaaseen 13 dhalinyaro Soomaali ah, iyadoo isla markiiba ay kuwada biireen dhalintii dalka gaar ahaan goboladii uu gumeysan jiray Talyaniga. Dhalinyradaas oo aqoontooda ay aad uga hooseysay tan ay heystaan dhalinta maanta, isla markaasna ku shaqeeynayeen xaalad cakiran oo gumeysi hoostiisa ah, ayaa waxeey ku guuleeysteen, in ay xaqiijiyaan hadafkoodii ahaa in ay waddanka ka xoreeyaan gumeystah isla markaasna ay dhisaan dowlad madax banaan oo dunida laga aqoonsanyahay, iyagoo aan dan ka laheyn in ay ka mid noqdaan dowladaas ay asaaseen iyo in aysan ka mid noqon. Ururkaas SYL ee ay aasaaseen dhalinyaradaas oo markii dambana noqday xisbigii siyaaseed ee waddanka u weynaa intii aysan xukunka la wareegin ciidamadii Melateriga ayaa wuxuu ahaa mid kasbaday dadweynihii Soomaalida ee waqtigaasi joogay ayagoo intii ay ku jireen halggankii gobanimo doonka ahaa lala garab taagnaa taageero hiil iyo hooba isugu jirto. Waxaa si gaar ah loo xusaa dhaqaalahii ay ku shaqeynayeen oo ahaa mid ka yimaada dadweynaha Soomaaliyeed, in haweenkii xiligaas ay gaareen heer ay sameeyaan ilo dhaqaale oo iyaga si gaar ah ugu taakuleeyaan SYL kaasoo gaaray in gabar kasta oo Soomaali ah ay ka qeyb gasho,kuwo ayaa waxeey lacagaha ay bixiyaan ka keeni jireen tinaar muufo lacag ay ka shaqeeyeen iyadoo kuwana ay iibiyin jireen dahabkooda. Kasbashada kalsoonida shacabka aya inta badan ku timada hadba sida hoggaamiyayaasha ay ugu soo bandhigaan barnaamijyadooda iyo qorshe howleedkooda ay ku howlgelayaan iyo Hadafkooda ay higsanayaan. Taasoo ururkii SYL dadkooda ay ku qanceen sida ay wax u wadaan. Haddaba, haddii aan qiimeyn ku sameyno waxqabadkii dhalinyaradii SYL iyagoo ku shaqeynayey isticmaarka hoostiisa,sida ay ugu guuleysteen ujeeddooyinkooda isla markaasna ay ugu magac yeesheen, iyo dhalinta manta ee nasiibka u yeeshay in ay indhahooda ku arkaan sida sahlan ee ay u bur burtay dowladdii dhismaheeda ay kusoo howshoodeen dhalinyaradii SYL, ma inoo suurta geleysaa in aan aragno heerka uu gaarsiisanyahay waxtar la’aanta dhalinta manta iyo waxgalka iyo hufnaanta dhalintii hore…..? Waxaa Diyaariyey Safiyo Abuukar Karaani
-
Daahir Xaaji Cismaan [Dhagaweyne) i think is the only member still alive?
-
Including which clan each belonged to? ^lol, who cares the clan they belonged to, they were true heros,who fought for Somali Independence and Unity.
-
Guys, Ha isxiijinina, There is no way in the world Somaliland can take SSC,it is hypocrite for them to ignore the wishes of these people, where are the true Darwishes and believe in Somaliweyn . And regime in Hargaisa knows there is no way they can take it easily,BUT why did they sent young boys there to die, and still thinking about it is because SSC are catalyst for Somaliland recognition, without them they are nothing, but small one clan territory, and British Somaliland becames invalid without SSC, so they are in a big Delima. How can the people in these regions recognise the borders set by the colonisers they were fighting over 20 years! Viva Somalia!
-
As long as rest of Somalia is unstable, Hope for Somaliland? is this the purpose of the article?
-
Those type of woman who are submissive, and dont like to fight back are the most dangerous. They are a ticking bomb,if you hear a man was killed by his wife, She mostly fits that type of profile.
-
tfg getting schooled by their amxaarow bosses!! lool
Som@li replied to rudy-Diiriye's topic in General
u must hate them so much, keep it cool bro, that was not funny!