MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. MZanzi

    49-FOOT PYTHON

    War abeesadu weynin badnaa
  2. Hora waxa looyiri nin kudigay kuma dilin marka waba idigtay xaa igu wato furidis mahaga iyo mel kadheer
  3. Aaliyah usher Brian Mcknigh Joe Nelly Brandy Ashanti Musiq Sean paul
  4. Aaliyah usher Brian Mcknigh Joe Nelly Brandy Ashanti Musiq Sean paul
  5. lol nuune bal isug akhwaan kulahaa shekadas hada nimankii kale aba kubadsho akhwanka filmkooda aa lagu fahmay marka kuwaa cadiga aha aba hada dhahayan uqtii nafaa kujel ,,after few month waba isbadalen uqtii nafta kudiday lakin waa gabarti aymarsin karaa.
  6. i heard it b4 but still itz funnyy loooool
  7. The sweetest think i have ever done is brought back together my friend n her gurl friend.
  8. *****eykum salam wr wb sistah soo dhawoow sis
  9. Horaan u maqlay ninbuuna abaa wixii shekada kudhacday
  10. Tanz nova for explainin to her in english da reason i dont wrote in english itz becouse it wouldnt be fun as itz in somali btw tanz for sharin boi :cool:
  11. Nin baa wuxuu saxiib la ahaa gabar cadaan ah waxay shekeeystan ba malintii danbe buu wuxuu isdhahay gabartaan bal amaan oo mida ugu danbeyso ku amaa oo waxad ku dhahdaa waad qurux badan tahay waxadna u egtahay geenyo markasu intuu soo baday buu wuxuu kudhahay HEY BABE U LOOK BEAUTIFUL markasay waxay ku tiri THANKS U LOOK HANDSAME TOO markasuu intuu hadanah soo booday kudhahay U LOOK HORSE naagtii nafdin ninka maxaa dary ay is tiri waba kii hada ku amaanayaye
  12. MZanzi

    Hindi

    Nin hindi ah ayaa habeen tuugo usoo dhaceen markasay intay nafdinta kabaday ayuu wuxuu nimankii tuugada ahaa ku dhahay take my wife wuxuuna rabay inuu dhaho take my wallet tuugadii intay waxay rabeen qaten bay iska baxeen naagtii intay ninkii dhanqalaso uga qadey ayay tiri intaad wax iga celin laheyd baba isiineysaa tuugada
  13. MZanzi

    Sadex Nin

    waxay ahaayeen sadex nin oo soomali ah oo mareykanka markaas lakeenay habeenkii danbe ayagoo hurdo isku diyaarinaayaan baa mid nimankii kamid ah jini kadhex qeyliyay "ABMR" markasey waxay dhaheen wax maxaan sameynaa ninkaan dhaqtarna hadan geyn laheyn af ingiriska makaseyne markaa mid ka mid ah intuu soo baday oo is xarfanshay kulahaa ar aniga aba dhameyay af ingiriska dhan ee soobaxa wilka isbitalka geynee nimankii markay imaadan isbitalkii oo dhaqtarkii usoo galeen baa waxaa dhaqtarkii weydiiyay maxaa idinka caawiyaa kii af ingiriska dhameeyay intuu soo booday kulahaa THIS MAN ANOTHER MAN IS TALKIN INSIDE dhaqtarkii intuu yabay buu tiri EXCUSE WHAT DID U SAY ninkii baa soo booday oo dhahay I SAID THIS MAN ANOTHER MAN IS TALKIN INSIDE dhaqtarkii yaab aba kasoo hartay saa meel looraco malahan ninkaan nin baa ka dhex hadlaayo lool
  14. Abaayo beentaa mahan laakin horee waxaa loodhahay qofkii qeyrka sugtaa helo marka alle ayaa weyn mid ku anfaco oo qalbiga rabo alle kahuu sahlo mida kale beentaa mahan oo lama helaayo sanadadaan danbe nin aad isleedahay waa kuu qalmaa midkaan ama naftada raci lakin waa iska heli doonaa haadad iska sii joogtid
  15. NIN CADAAN AH AYAA WUXUU LAHAA BISAD MALINTII DANBE AYAA WAXAA XAFADIISA HORTEEDA SOO MAREY NIN SOOMALI AH WUXUUNA DAR DARAY NINKII CADANKA AHAA BISADIISA MARKAASAA NINKII CADANKA AHAA INTUU SOO BADAY JIRI OOH MAN U KILL MY CAT KII SOMALIGA AHAA INTUU SOO BADAY BUU KUYIRI IM SOO SORRY MAN JIIR ISMAAN LAHEYN YAANYUURTADA LOOOOOOOOL
  16. Nin baa wuxuu ushaqeyn jiray in taajir ah oo xaafisyo iyo mala badan leh malin mal maha kamid aheyd maa ninkii bosska ahaa asagoo joogo dabaqa labaatan iyo shanad wuxuu wax u dirsaday ninkii shaqalaaha aha markaasuu wuxuu kudhahay waxad ikeentaa fill beysmantiga soona dhaqso ok uu dhahay ninkii shaqalaha ahaa markaasuu soo dahay ninkii shaqalaha wuxuu soo galay xafiskii ninka bosska asagoo filelkii wado markaasu yiri boss maxa u soo daahday markasuu yiri ninkii shaqalaha ahaa wiishaka ayn soo racayo sidii hab looga dag dagnaayay baa sacadan i maaday boss aa intuu soo baday dhahay marka sidan camal wax dhaqso ah kudiray waxad soo racdaa sharan sharta loool
  17. MZanzi

    Eid Mubarak

    ~~~*~~EID MUBAARAAK~~*~~~
  18. Nin beecmushtar ah ayaa soobaxay oo gari soo qatay ninka carab gaja ayuu ahaa markaas siduu usocda baa waxa kasoo horbaxay sagaro biibeyso markuusuu garigii kalexshay markasay sagaaradii kadabo leexatay markuusuu hadnaha kalexshay markasay kadabo leexay markasu gaarigii control wayay garigii ayaa sidii ku gadoomay markaas dad wada marayaan intay arkeen ninkaan gariga geeska ula dhahay markas intay kaoso sareen garigi ku dhaheen war maxaa kugu dhacay oo gariga kaagadoomiyay gari kugu dhacayna uma jeednee markuusuu kuguri sagaaro boqol iyo sideetan kusocoto ayaa iga hor imaatay anigoo boqol iyo sideetan kusocdo markasay with tiri kulaaa markaasaan with kadabo dhahay markasay with tiri kulahawaxaan isla withleynaba markii danbe ayaa garigii celin wayay lool