MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Asallamu caleykum all game wanagsan waye lakiin waba soo dahay sida ila muuqato intey mareysay Black comeyd=>white trush
  2. Asc marka hore salaan qali ah iga hano Ckisses topic waa mid aad iyo aad u fiican in laga hadlo waxna laga qabto oo dadkeena baryahaan danbe qaribey waaxan dhihi lahaaba dadka horee loo shegay lakiin waxaa kuweydiyay zakariye qofkii aa layabtidba aniga maa igu matalee waba yabee :rolleyes: :rolleyes:
  3. Once you fall inlove, and then it doesnt work out, believe me you dont wanna fall inlove again!! beentaa mahan lakiin somali nin ah anba kaseyn jaceyl way maqleen lee
  4. Zakariye boowe waa joogay baryahaan waqti dhan anba uwayay ee wax kale majiraan soon aa arsonka gabardhaha saas uma qabto sidiina camal C.KISSES waa kaqadey salanta walaashis markaan u soo gudbo su aashaadii waa mid u baahan in la isweydiiyo lakiin midkaan codsadey maheysaa waye mida kale aniga hadaan kadhameyn intaas dhan midkoo aan hadba dhan u jeeto aa iska soo kaxeysan lahaa lakiin su asha aad i weydiisay adiga inad i weydiso maheyn ninbaa laga rabay see wax u jiraan???
  5. Legend of zu jokes maahan inaad qososho kaliyah jokes wax kastaa noqon karo ,,waxay ilatahay isku si beynu jokes u kaseyn anyzz imperial lady aniga wax iga sheeg kuma oro mesha rayigaaga kadhiibo ama iska iskala aamu warkaga . og moti aniga kuma oron waxaan rabaa nin ajinabi ah ee waxan idin weydiiyay maxaa wiilasheeni daray oo kuligood malaaariyada leefsiiyay "caatada kawada dhigay" mida kale somaliada ayaa ugu xunba intii aan sheko kumaqlay ama aan arkay kuwo naagahooda qiyamayo ama dilaayaan ayadoon waxba ka sameyn marka maba oron kartid nimanka somalida ah ayaa nagaha ixtiraamo badankood intay marka hore gabarta dhahaan kaligaa ayaan ku qabeynaa ayay markay waxyar sheebkoda ku arkaan mid kale kadabo keenan may marka hore iska dhahaan kaligaa kafayo matihid anyz nimanka ajinabiga ah ayaa naga wato ee anagaa iska kiin qaadaneyne adna haisku keen xayeyseen oo somali nimankoda ha ifaanin,,,,,,allow wiilashena qeyr sii aamiiiin....
  6. shukaansi waa dhaqdhaqaaqa is bed-bedelka cimilooyinka naxa iyo kuwa suuxa,kuwaasoo kasoo burqada gafuurka iyo agagaarkiis khaasatan bishinta loo yaqaano xuuqmidaar'' loool nuune armacalin aaba kufiicnaan laheyd ar iskuul lee meshaan ka dhex furo haye maajo adiga waxaa gabartaad codsatay meeshaan maba joogto hadeysan aheyn invisible lefty ar shukansi waa wax beerka iyo laabta dhex jeexo oo markaad is tiraahdo waad yara weynaatay ayaa laisku arkaa ee bal iska sugo
  7. 5.In alle naga dhigo kuwii ramadankaan dhafiyo ayagoo dhabad qabo kuwii kallane alle u danbi dhaafo dhamanteen insha alla bil kariim waan is arki doonaa anagoo nabad qabno
  8. 5.In alle naga dhigo kuwii ramadankaan dhafiyo ayagoo dhabad qabo kuwii kallane alle u danbi dhaafo dhamanteen insha alla bil kariim waan is arki doonaa anagoo nabad qabno
  9. 5.In alle naga dhigo kuwii ramadankaan dhafiyo ayagoo dhabad qabo kuwii kallane alle u danbi dhaafo dhamanteen insha alla bil kariim waan is arki doonaa anagoo nabad qabno
  10. wardi walalkiss waxkasta waa lahelaa adunkaa dhuuni nimona majirto wax ah ee waa dooqonee aamenah side kushegtayba,, looooooooooooool maajo wlahi qosol ayaa iga dhamaday walgay xataa iska daa arage ma maqlin qof saas dhan u foolxun ama u eg bisinkooow caadi maba tihid naag hadey qosol is tiraahdo ay oohintu ka roontahay akakakaa wax badan waa radinee midaaas
  11. Lucky adiga saan horey kugu shegeyba wan ka dlaay la muran kaga iyo wax weydaarsigaaga saa markasta waxa kadanbeysaa yaan lagaa hadal badan marka walashis waa iga reysay waxba ma aqaani bes hee yaab badnaa mizz unique waaba yabee adiga ma waxaad saxdaa afsomaligey naa hedhee midkaan aan kuhadlaayo iskuul uma tagin waana bartay oo majecli inaan ku hadlo af aan afkeyga aheyn dadka aan kuhadli karin sidey lucky ku andacooneyso oo kale matihid ee bal sida isku dhaan o afkaga hoyo ku hadal alxamdullilah waa kufarax sanahay inaan manta aan baryay qof inuu afsomali iqoro ama ii aqriyo ee bal sidaan si maahane afgaaledkaan iska kala aayar
  12. african walashis horta maahan inaad aniga i aflagaadeysid ama aqoon aadan iilaheyn aad igu shegtid meshan aniga dhan aba wax yar kujiro sas oytahay hadaan qof ujaawabo ma istusid baa anyz walalo meshan laigama ceyrin mana kala aqaan dadkaan e bal farin isku qabo oo hubsiino halsiso aniga topic makenin dhibak ee anaga ayaa kenay dhibka asraa sis bentaa mahan lakiin waa inaan yara caawinaa siblin oo kula dadaalnaa sidey kubaran lahaayen afkoda hoyo aniga dadkaan kuleyaahy kuhadla afka wan isak leyahay ee ula jedo uma dan lihi
  13. Hibo Nura & Zaki maad sheekada private ka dhigataan, sowtan page yadiiba buuxiseen? bishaaro sis waa mahadsan tahay waxad noshegtay lakiin inta anba kasii jecleystay saa waxan qarsanayo anba jire wax le lais weydarsanayan. Hiba Nura topic sharaf leh baad la soo shir tagtay, laakin walaaleey cayaalka huruufka ka daa. Mar labaad waad mahad santahay topic waa fiicnana lahaa hadii lawada qeyb sanayo oo siduu yahay loga hadlayo ee meshan ciyalka ad leedahay wad haruubtay ayabaa qasay oo mab dood iyo sheko kale layimid Midbaa kor ku soo yiri (can't remember his nick) Af Somali gaja gaja baan ku hadlaa oo ma aqaan!!!! Bal yaa u qoray intuu qoray lol. Lol dadkaan baxarkoda lama gali karo maybe in lagu qoslo ayaba uga dan leyahay baan is iri
  14. salafi haye adna indho warejis aba kagashay ar qof indhaha wareji kudhahay majire ama topic kahadal or else mesha cantara baqashka kala tag
  15. Zakariye adiga diaar hadad tahay shaqadana wa diyaar waxad soo qortayna fahmay koley meshaan dadka kujiro ayaad iska biyo biyeysan jirtay aan umaleynaa aniga afsomali wax lagu qoray waligay ma fahmi wayine ,,,mida kalle dhaqso aba give up gareysaye ar bal nin ad adag iska dhig oo cadkiisa dhac san karo ballo,,Loooool
  16. yow suga nooh naagta ana u shekeynaya marka aad igu leedahay ma adigaa inaageystay nayaa narta hortey ka naa naa leye naa waad afxuntahay ee marka hore bal sifiican usoo hadal markaas ayaa si fiican laguula hadlaayaye bal hadalkaas qortay deb ugu laabo hada saas uga gubaneysid nayaanah dadka haku orin mida ah naa ha i dhihin naarta ka na naa leeye , and who u are u to talk about the somali youth when u are the perfect example of what these people are running from::::::::::isku ma jeede islam laaye , maxa aniga la iga cararaa ma hadaan wax idin shego ayaa laiga cararaayaan naa orod oo meshad dontid u carar somali waxaa kamid ah adiga iyo wax kula mid ah oo qurux moday afeysan laheyn inay ku dal dalantee ee haku dayan dadkaan aan kaseyn luqade afkaga hooyo kuhadal lana soco ropic inay mesha kabixin
  17. Lool Zakariye ar midaan maahan mid dad badan qadaneyso waa buuxdaa marka adiga le ku arkay oo say tahay shaqo u rabo marka waxan is iri yarta caawi oo shaqo bal si dag dag ah igu soo radi lol hana kacabsan dadkaan inay kaaa hortagaan ama ay kaa qataan ee bal bisinka mar oo is daji shaqadaana intixaano badana aya kahoreyo pravitekaanah markan meshan so galay aba laiga habaray oo laigu yiri haba isku galin magaratay ee wax kalle mahan okzz
  18. Zakariye tnagiyuu walalo lakiin waxan kuweydiiyay shaqo radis maa tahay,,,haa hadey taahy shaqo meel lagu shegay an kuhayaa ee bal soo dhaqso yaysan kaa buxsamine shaqadana mahan isku soo bood waa mid u baahan aqoon looooooool
  19. miz-unique naa idhageyso midaas waa mid kuutaal ee sidad hadaba wax usoo qortay ama iska amu blaah blaaahda dee
  20. Lucky intaas nac nacda enough waye maba isla yaabeysid adiga wah
  21. Lool amaaneh n STHLM_Lady waa iga qoslisen ar midkaas hadaan helo walalo haduu qabo wa aidin soo adinaa adinkanah hadad iga hor heshaan bal igu soo leexiya midkoo intaan mesha kuxusay ka dhameystira lol waxaan is leeyahay hadii aad nin sidaa u yaal rabtid, adoo sugaya ayaad ka dhiman!!!!! abaayo waa laheli karaa waxkata waa possible adunkaan waxkasta waa laheli karaa ee waxaan maqli jiray good thinks comes those who wait marka iska dulqaado sis insha allah waan heli donaye alla waxba lama ahan inuu cirka kasoo turo lol
  22. Lool amaaneh n STHLM_Lady waa iga qoslisen ar midkaas hadaan helo walalo haduu qabo wa aidin soo adinaa adinkanah hadad iga hor heshaan bal igu soo leexiya midkoo intaan mesha kuxusay ka dhameystira lol anaayo waa laheli karaa waxkata waa possible adunkaan waxkasta waa laheli karaa ee waxaan maqli jiray good thinks comes those who wait marka iska dulqaado sis insha allah waan heli donaye alla waxba lama ahan inuu cirka kasoo turo lol
  23. Lucky adiga warkaga waa batay marka waxanba jeclaan lahaa inaad markaan halkaas ku ekeysid oo aad ama topic kahadashid oo adan muranka igu badan saan horey kugu shegayba aniga meshaan waxan rabo ayaan soo qorayaa you shouLd Listen to yourseLf taLking aLL absurd-your topic has no sense of direction...try being more specific and detaiLed in the future Midaas mid kuutaal mahan ee dantada ka raaco naa horta madhoocil baa taahy malagu guday horta lol bes marka intas wixii hadal ah hanooga ekaato aniga hadaan nac nac ama iska hadlona meshanba inaan nefta iskaga saro an usogallaye cunug yahay warka badan
  24. Lucky adiga warkaga waa batay marka waxanba jeclaan lahaa inaad markaan halkaas ku ekeysid oo aad ama topic kahadashid oo adan muranka igu badan saan horey kugu shegayba aniga meshaan waxan rabo ayaan soo qorayaa you shouLd Listen to yourseLf taLking aLL absurd-your topic has no sense of direction...try being more specific and detaiLed in the future Midaas mid kuutaal mahan ee dantada ka raaco naa horta madhoocil baa taahy malagu guday horta lol bes marka intas wixii hadal ah hanooga ekaato aniga hadaan nac nac ama iska hadlona meshanba inaan nefta iskaga saro an usogallaye cunug yahay warka badan
  25. Lucky adiga warkaga waa batay marka waxanba jeclaan lahaa inaad markaan halkaas ku ekeysid oo aad ama topic kahadashid oo adan muranka igu badan saan horey kugu shegayba aniga meshaan waxan rabo ayaan soo qorayaa you shouLd Listen to yourseLf taLking aLL absurd-your topic has no sense of direction...try being more specific and detaiLed in the future Midaas mid kuutaal mahan ee dantada ka raaco naa horta madhoocil baa taahy malagu guday horta lol bes marka intas wixii hadal ah hanooga ekaato aniga hadaan nac nac ama iska hadlona meshanba inaan nefta iskaga saro an usogallaye cunug yahay warka badan