MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Nur walalkis waad mahadsan taahy lakiin aniga su al kale ayan qabaa waxaba kahdigtaa inaan qur an ka half bartay oo aan dhameyn hadanah intii aan bartay hilmamay daruufo jiro awgeed marka ma igu danbi baa hadan qur ankii hilmamay oo lakiin hada insha allah soonka kadib rabo inaan hada iyo kow soo bilaabo
  2. lucky wa iska waleysa gabarey ee luga dhulka dhig aniga miyaa kuyeray oo ku iri kalay wax kahadal" eLaborate " bisinkow wax kalle maba taqanaid miyaa aah ereygaas aheyn naa afsomalina waa naqaan afgaledna waxba igalamamaqno marka gabaryahay dheereyneysa kcaga dhigo oo hadey dadka kujecel yihiin maxaa iga galay oo igu sheegaysey ma isheg baan ku iri allah abkar kabiraa
  3. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye
  4. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye
  5. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye
  6. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye
  7. zakariye adiga luqadad kuhadahsid maba fahmo walaa afsomali walaa afgaledka marka waxan kasheegaa waa danbi dadkana kuma qasbin inay kuhadlaan afsomali ee waxan ku riri maxa noodiday inay luqadena kuhadlaan ax su aal maba weydiin akro miyaa adiga se loyarkooda maatahay
  8. zakariye adiga luqadad kuhadahsid maba fahmo walaa afsomali walaa afgaledka marka waxan kasheegaa waa danbi dadkana kuma qasbin inay kuhadlaan afsomali ee waxan ku riri maxa noodiday inay luqadena kuhadlaan ax su aal maba weydiin akro miyaa adiga se loyarkooda maatahay
  9. zakariye adiga luqadad kuhadahsid maba fahmo walaa afsomali walaa afgaledka marka waxan kasheegaa waa danbi dadkana kuma qasbin inay kuhadlaan afsomali ee waxan ku riri maxa noodiday inay luqadena kuhadlaan ax su aal maba weydiin akro miyaa adiga se loyarkooda maatahay
  10. zakariye adiga luqadad kuhadahsid maba fahmo walaa afsomali walaa afgaledka marka waxan kasheegaa waa danbi dadkana kuma qasbin inay kuhadlaan afsomali ee waxan ku riri maxa noodiday inay luqadena kuhadlaan ax su aal maba weydiin akro miyaa adiga se loyarkooda maatahay
  11. Zakariye adiga waba waxaaga waa kalay aan murano meshaan topic ayaa soo qoray warkii aba iga badisay afdheerka dhan iga leexi(waa warbadan tahay)marka old schol mahi wana ahay mee wiilka new scholka ahow bal adiga buuro kudhis schoolkaan jini oo sheegeysid akaka
  12. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan
  13. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan
  14. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan
  15. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan
  16. lucky waxaan maqlay intaad iska deysid bal waxad topic ka qabtid soo daa dadkaan afgaaledka jeclaa war afkiina hooyo kuhadaa saas rer magaal kuma noqoneysaane yab badnaa :rolleyes:
  17. lucky waxaan maqlay intaad iska deysid bal waxad topic ka qabtid soo daa dadkaan afgaaledka jeclaa war afkiina hooyo kuhadaa saas rer magaal kuma noqoneysaane yab badnaa :rolleyes:
  18. lucky waxaan maqlay intaad iska deysid bal waxad topic ka qabtid soo daa dadkaan afgaaledka jeclaa war afkiina hooyo kuhadaa saas rer magaal kuma noqoneysaane yab badnaa :rolleyes:
  19. lucky waxaan maqlay intaad iska deysid bal waxad topic ka qabtid soo daa dadkaan afgaaledka jeclaa war afkiina hooyo kuhadaa saas rer magaal kuma noqoneysaane yab badnaa :rolleyes:
  20. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory. diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl
  21. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory. diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl
  22. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory. diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl
  23. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory. diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl
  24. Lucky Lucky,,, adiga camal waye dadka aan shegayo lucky maahan inaad igu soo jawabtid ama igula hadashid luuqad aadan laheyn aniga kuma lihi totally afsomali kuhadal ee waxaan kuleeyahay madama aadan aheyn qof ajinabi ah oo aad kaseysid luqadena kusoo hadal ee ingiris haigula hadlin galada kula hadal ingiriskaan wax qalad ahna ha ufahmin ee waa topic dhan ayaba ah inaan nahay dad jil jilic san oo mooda reer magalnima dhanba inay taahy inaan ku hadalno afgaaledka
  25. Zakiraye dood waa kadhiiban kartaa ee mahan inad dhahdo naga daa topic yadaa aad nagu wadid aniga kuma oron iga soo jawab ee adigaa soo dontay orodoo iska jiifo adiga ninku afdheraa waraa ama mesha waxa ku qoron kahadal ama waxba haku qorin