MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Somalideena maxaa odiiday inay kuawada hadlaan afkooda hooyo oo ay isku fahmaayaan hadey xataa afgaaledka ay fahmayaan mahan inay kuhadlaan ayaagoo leh luuq ay iskufahmaan oo cadkoda kugoosan karaan????????
  2. SAXIB iga raali NOQO ,anee FUTUDA i CUNCUNATAY and waxaa umalee inaa futudeeyda aa SCRATCH GAREENAYE ileen Taada ayaan SCRATCH GAREE!' ... lool jaadka dhibka uu leeyahay lee waye mahan wax kalle
  3. illmatic wa runtay been mahan kuligeeen ama badankeen qofan kaseyn sida afsomalia loo qoro anba jirin marka aan relistic noqono
  4. iyaaa waba yabay meshaan gabdhaha maa lagu murux sadaa su aal aad dadka weydiisay hadii qaac qaac lagugu raci wayay maxaa dhibka kenay ,,,ar aniga waba yabay' hadii kawaran labada isku darsatid aysan laheyn diin iyo dabeecad kawaran ,,,dhib bilowgiisa lakiin maba jirto gabar saas ah
  5. iyaaa waba yabay meshaan gabdhaha maa lagu murux sadaa su aal aad dadka weydiisay hadii qaac qaac lagugu raci wayay maxaa dhibka kenay ,,,ar aniga waba yabay
  6. madaxweyne yaad u dooran laheydeen cabdullahi yusuff or cabdi qasam aniga,,, hadaan aniga iska bilaabo oo doorashadeyda dhibto labadooda midna madoorteen ee waxan dooran lahaa mid alle yaqaan oo tacliin iyo maskax qeybsanto leh oo wadankeena maamuli karro ilahay hanoo sahlo madaxweyne fiican oo cadaalad ah ameen>
  7. sorry wat i ask u guys u now anything or u are better than me dan help !
  8. somallama dhamaan waxan idin su alay maxa daray ilmahenee yar yaraa daray oo kuligood ay iskaga dhigeen adoontaan qaabkoda ugu labistaan oo ugu hadlaan waa mid layab lehe ma si akaley u hadlaan bey wayen
  9. somallama dhamaan waxan idin su alay maxa daray ilmahenee yar yaraa daray oo kuligood ay iskaga dhigeen adoontaan qaabkoda ugu labistaan oo ugu hadlaan waa mid layab lehe ma si akaley u hadlaan bey wayen
  10. somallama dhamaan waxan idin su alay maxa daray ilmahenee yar yaraa daray oo kuligood ay iskaga dhigeen adoontaan qaabkoda ugu labistaan oo ugu hadlaan waa mid layab lehe ma si akaley u hadlaan bey wayen
  11. somallama dhamaan waxan idin su alay maxa daray ilmahenee yar yaraa daray oo kuligood ay iskaga dhigeen adoontaan qaabkoda ugu labistaan oo ugu hadlaan waa mid layab lehe ma si akaley u hadlaan bey wayen
  12. Waxan idin weydiyay somalida maleeyihiin soccer team ama football ama banooniga cagta maleeyihiin team ah oo udheelo mise waa sidaan ku ogaa
  13. Lefty mid wad kusaxantahay mid kuma saxnid mida aad kusaxan tahay wa mida ah ineynaan luuqadeena kuhadal ama aanwaxba kuqorin midaad hada i weydiisayba wa amida igu kaliftay inaan topic ukeno oo ah dadka forumkaan kuwada jiro inay kasayaan sida afsomaliga loo qoro some reasonah aysan rabin inay kuqoraal ooy moodeen wax fiican in wax lagu qoral afgaaledka mida aad ku qaldan tahay waa mida ah inaynaan laheyn dhaqan ,,dhaqan waa leenahay waliba mid maguuraan ah ayaan leenhaya waxaa kamid ah mid ah inaynaan aynu wali xirano dharkeenii kuna hadalno luqadeeni hoyo ,,
  14. Zakiraye haye hadanah wiilkaas maa ladhalatay maaba ikentay maye meshan aniga le so galay mise si kalle ad wax iweydiso aad garan weysay
  15. my fov surah is ina fatax n suratul mohamed although i like them all n some reason i dont memorieaz them all
  16. Nune n muraad loool waa iga yabiseen labadinaba,, Aniga wixii igu yab badnaa wuxuu ahaa nin indhool ah oo naag oo maqalka kajecladay ninkii yaba kadabo reebo nagtii daris ay ahaayen ana la ahaa malinkasta intuu soo baxo ayuu nagtii u iman jiray yada wayba iska cawin jirtay ninkii nagta xataa uma jedo e maqal unbay ku qancisay malintii danbe ayuu kuyiri ina hooyo awaan kujeclahay sooma ogid say tiri haahey maba umaleyso ninkaan jaceylkii runta ahaa uba kujecel yahee mid friendz nimo ah ayay mooday ninkii soo tuuba is kala wayay oo yiri naag lixdeeda lixaad qabto aba iga heshay adiga way isku wareereen wax badan kadib gabartii dadkii oo dhan ayaa baryeen oo yiri mandhey duco iskaqaado midkaan ukalmee hadu iska walona bac madowda bananka u dhig lool
  17. hey all mansha allah to see too many somalian sista n brotherz study soo hard! Well im studyin pharmacy n i didnt start it yet but i hope is easy major n fun too
  18. waxaa jiro dad barto dinta oo hadanah kudhaqmin dadkaas dinta maxay ka aqabtaa iyo dad intay qur aanka qar bartaan hadanah dhameyn wayaan daruufujiro awgeed marka dinta bal waxad igu dhantan iga jawaba
  19. Waxan layabay somalida gabartu hadey garob noqota max awax kale looga dhigaa garobtuba gabar bay aheyd intiidan gursan oo gabar nimadeeda dhafin ee waxaan oo kaliyah oo nimanow idin dhihi lahaa garobada waa gabdho laxumeeyey ee xaal siya oo haxumeynina marlabaad
  20. nuune midii hore maba kasheekeyn karo s*** kuheysay lakin mida danbe oo ah wadadka waa yableh ,,mide kalle oo gabdhaha ah waaba sir fiican lool
  21. Maajo bro ilahay hakuu sahlo ameen anaga waxan rabno alle hanoo sahlo ameen!
  22. nuune lol waaba iga qoslisay adunka bajoq aan u jeclaan lahaa aa waraa saas dhan maba gabdhaha loola hadlaa waxaa dhabhaa ,,gabdhaan nolosha laqeybsan lahaa lee iska dheh bajoq leyn lol
  23. Huuh zakariye mela yad iga dhacday hadadba igu tiri aadbad u caqli yartahay anyz aniga ayaa iska xal mariyay lakiin waxan meesha ku soo shegay wa runtay allow yaa ku arko ilko dher iyo bidar baa tageysaye intasna waa iga kaftan ,,waraa mide kalle ha i habaarin uuf caleyk midkaas intaan gursan lahaa waxa dhanto anigoo ruuba raqdoy iska noqdo oo wilyar gursada ama nin la aan noqda ilahay kas dhan iga mari
  24. nuune lool Maxaa kusheegaa hee anaga waba iska naahy anagoo rabin cajil iyo wax kalle aba iska helnaa lakiin dhibatada ma badsano bariska iyo bastada lol!1 iska yareeya too muc waye wixine somaliada qabdhahooda adunka wax ka qurxoon lama shegin lama arkin ee bal sifiican u eg oo kuwa buur buuran kalexo ahaha,,