MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. asc walayaal waad salamantihiin dhamaan Saad u jeedanah soon waa dhamaaday marka waxaan idinka codsanayaa inaan is cafino intaan isdhaafsanay hadala madama ay tahay bilsoon kaad hanah kusii jirno 10kii ugu ajarka badnaa ee sonka marka walalyal cafis iyo masaabax dhamaan soon wanagsan
  2. Those whom Allah guide are the great winners, they transfer from darkness to the full light. And those whom Allah doesn't guide, no one in the earth can guide them, they dwell in darkness and the great loss is their abode. Amiin yaarabil caalamin allow naga dhig kuwii danbigooda loodhaafo oo nabad kuwaaro cimrigooda inta kadhiman leylatul khadarkana ku aado oo habenkaas qeyreysan qeyrka ka qeyb galo aameeen
  3. hibo i don't know about this but what about cilmi boodhari and qeys,, unles you hate somali men but macaanto dadka ha'isku qaban somali men are either ur brother uncle,father, husban, so ha xaqirin dadka oo dhan hana isku qaban,, there are many men that knows what jeceyl is .... Asraa cilmi booshari hal nin uu ahaa maahan inloosoo qato example somalia menz ma necbi saa wava sidaad shegtay inay melkasta iga soo galaan lakiin mida an kushegay ba awaxay tahay nimankeenu inaysan aqoon sida wax loo jeclaado way iska act gareeyaan lee waxad arkay mid gabar jeclaaday oo markay wax yar wada socdaan hadnaah gabartii kuyiri uqtii naftaa kudiiday midkaas camal oo miiran waye marka walashis hadad aragtay mid fiican bal haiska soo deyn
  4. NIN QURXOON IYO MID CAQLI BADAN WAH ISWEYDIIN MABA LAHANE MIDKA CAQLI BADAN LEE DOORAN LAHAA LAKIIN WA AINUU WAXYABAO BADAN KUDARSADO OY KAMID YIHIIM INUU DIINTA YAQAAN OO XAAFIDUL QUR AN YAHAY AMA UDHOW YAHAY DADKA LADHAQANKA KASAYAO UUSAN AHAY MID CAQLIGIISA SI UU U ISTICMAALO KASEYN IYO KUWO BADAN OO MESHAN KUSOO KOOPI KARIN
  5. og girl walahis qalad bad iga fahantay aniga dadka sidey u labistaan iyo sidey uhadlaan maheyso ee waxan kahadlay somalida dhaqanka qaldan uu qaadaneyno dadkana lama dagalo ee ayagaa warxumo iyo si qaldan igu soo jawaabo
  6. og girl walahis qalad bad iga fahantay aniga dadka sidey u labistaan iyo sidey uhadlaan maheyso ee waxan kahadlay somalida dhaqanka qaldan uu qaadaneyno dadkana lama dagalo ee ayagaa warxumo iyo si qaldan igu soo jawaabo
  7. og girl walahis qalad bad iga fahantay aniga dadka sidey u labistaan iyo sidey uhadlaan maheyso ee waxan kahadlay somalida dhaqanka qaldan uu qaadaneyno dadkana lama dagalo ee ayagaa warxumo iyo si qaldan igu soo jawaabo
  8. og girl walahis qalad bad iga fahantay aniga dadka sidey u labistaan iyo sidey uhadlaan maheyso ee waxan kahadlay somalida dhaqanka qaldan uu qaadaneyno dadkana lama dagalo ee ayagaa warxumo iyo si qaldan igu soo jawaabo
  9. oo intey kuwaas ku qarsan yihiin maxaa loo arki wayay
  10. MZanzi

    Ciidul fitra

    asc walalyaal soonkii waa gabo gabo marka qofkii baxsan karo ciid fitra oo kusadaqeysanaayo dadka mubaahan caawinteena ee kunool meelo kala duwan ee adunka somaliyana ay usii daran tahay ee yaysan idin dhaafin sadaqadaan kana fa aideysta ajarkaas
  11. ur wlc sister dhag dheer legend maba kufahmin waxad shegtay
  12. ckisses wa rayi fiican midkaan aad soo jeedisay waaw iyo sida aadba dadka wax u fahan siineysid
  13. lool,,,,waxaanba islahaa Eid qof kucillaamo radso lakinse aniga aba kan marsan doono sida ay ila muuqato Tankz illmatic
  14. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi
  15. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi
  16. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi
  17. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi
  18. Cawo Walashiis wa runtaa afsomligeyga mahan mid school an uga soo baxau hanad alxamdullilah qofna ima barin afsomalinah hal eray oo lagu shegay ma fahmi wayin mana qori waayin ee mahan inad qalad iga fahanto oo ad istiraahdo dadka ayay ku tiig tiig saneysa mida kale No offence, laakiin Dadka dookhooda waa la daryeelaa. Ma anigaa dadka dookhooda ku ciyaaray ama wax kasheegay waxa jiro leshegay waxay ilahay si kalaad wax u fahantay ee bal waxan qoray dib ugu laabo Ckisses walahis beentaa mahan lakiin waxayba aniga hada ilatahay waxaan kabadalno iska daaye inta aan naqaano inay naga lumto saa dadkeeni aaba ku indho adeg inay luuqadaha kale ku hadlaan instead of thee own language marka intiii doroto inay afgaaledka kuhadlaa waa too intii rabaan inay afkoda hooyo kuhadlaan waba kasii fican Ameenah bal weydii waxa laga wado ereygaas anba waa is weydiyay midas mid lamid ahe DHAQAN??
  19. waa wax macqul ah kafi lakin aniga ahaan ilama ahan in fanan somali ah o jiro magaci lamaqli wayay anyz wax dhici karo ayad shegtay aniganah sidaa ban magacan ula baxay walina wa wataa maba iska badalin
  20. Waa kumahad san tihiin inta iga soo jawabtay lakiin wali waxan arkaa in laisku qilaafsan yahay in Team somali ah jiro iyo inkale marka kuwo adunka lasafto miyaa mise waa Local kuwo ah oo somalida dhehdooda isu baxaan aniga kuwan idin weydiyay waa maleenahay adun weynaha kuwo la tartamo hadey rabanah bilowgaba ha harane
  21. KAafi waligaa hibo nuuro maadan maqlin miyaa hesaheda or ayadoo Ruwaayad dhigay macqul maba ahane
  22. ASC Ramadanul Kareem Maskiin Macruuf Aqiyar Qof fuleey ah oo ka baqaya in reerkiisu ku qoslo hadii fikradiisu tooda ka duwanaato. Qof aaminsan inaanu noolaan karin qabiil la'aantii. Qof aamisan inaanu shaqo fiican heli karin qabyaalda la’aanteed. Hadaa nahay somali arimahaan waynagu badan yihiin waxbana kama qabano inay bataan mahane wax isbadal ah wali ma arkin qabyaaladna waa mida nakentay melaha aan aduunka ka kala joogno ee waxaan dhaho oon ahay allow dadkeena Qalbigoda kasar xumanta iyo qabyalada.
  23. asc Magacaan waxa ladhahaa sidaadba u ogtihiin fanaanad weyn oo caan ah wana jeclaa since i was young marka sidee darteed ayan ula baxay magacaan waana jeclahay still