Member-sol-

Nomads
  • Content Count

    345
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Member-sol-

  1. According to the leader of Jowhar, it was an accident that happened, when a unit set out to capture bandits incidently fired upon their brethren. So his word against yours.
  2. Adeer diinta islaamka iyo ummada soomaaliyeed hadii aad qalbiga ku haysid axmaar maadan taageertan ee sheekda raqiiska ah nagala tag. Nnin ********** u sacab tuma waa laga filan karaa calaacal iyo walbahaar, saa wuu arka dharbaaxooyinka ku socota maafiyada uu taageero.
  3. He is must be really high to think the TFG has any manpower left. This will be the eventual result of Djbouti agreement. http://www.calanka.com/wareysidahirmarka.mp3
  4. You are dreaming my friend, if anything this signing up of tribal militia will do, is cause more battles to occur in somalia. But rest assure they too will turn their tails between their legs like their brethren.
  5. Ciidamo katirsan Xoogaga Al-shabaab ayaa goor dhaw waxa ay la wareegeen Gacan ku haynta Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose. Xoogagani oo ku hubeysan Hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa si nabad galyo ah waxa ay ula wareegeen magaalada marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose. Maamulkii degmada Marka ayaa isaga cararay intii xoogaga Al-shabaab aysan soo gaarin Magaalada marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose,waxaana degmada saakay iyo xalay ay aheyd mid haawaneysay oo aysan ka jirin wax maamul ah. . Goor dhaw waxaa degmada Marka soo gaaray dhaq dhaqaaqa hubeysan ee Al-shabaab,waxaana Magaalada ku soo dhaweeyay shacabka ku dhaqan magaalada marka ee xaruntaasi. Jawiga Magaalada marka ayaa iminka ah mid kacsan,waxaana Shacabka magalaada ay hadal haayaan qaabka ay ku yimaadeen xoogaga Al-shabaab magaalada marka. Imaanshiyaha xoogaga al-shabaab waxaa soo dhaweeyay shacabka ku dhaqan magaalada marka oo ay sheegeen in ay heleen maamul islaami ah oo ka madax banaan Dowlada KMG. Waxaa adag in la ogaado xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose mar hadii xoogaga Al-shabaab ay gaareen magaalada marka ee xarunta Gobolka sh/Hoose. Maamulkii Dowlada KMG iyo maleeshiyaadkii gobolka ayaa xalay isaga cararay magaalada marka isagoo aan la garan halka uu jaan iyo Cirib ay dhigeen. Maxaabiistii ku jirtay Xabsiga Magaalada marka ayaa xalay la sii daayay markii maamulkii magalaada uu isaga baxay. Lama oga in xoogaga Al-shabaab ay sii joogayaan Magaalada marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose,waxaana la filiyaa in magaalada ay ka hirgaliyaan maamul islaami ah. Imaanshiyaha xoogaga al-shabaab ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili shalay degmada qoryooleey iyo deegaanka Buula Mareer ay la wareegeen dagaalyahanada Al-shabaab kuwaasi oo xalay magaalada galiyay bandaw.
  6. So this is the "peace caravan", to fight those who fought the ethiopian occupation.
  7. Xagge lagu arkey, nabad ku sheeg dagaalo hor leh hurrisa. Is there anyone out there who still think these oppertunists are sincere about the so-called peace effort. The sooner their ugly plans become clear, the better.
  8. Cumar Xaashi Aadan oo sheegay in ay la Dagaalami Doonaan ciddii u hogaansami weyda Heshiiska Jabuuti By Somalimirror on 9 Nov, 2008 11:58 PM in Main, Wararka Xoghayaha Arrimaha gudaha Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Jabuuti Cumar Xaashi Aadan kana mid ah gudiga Amniga ee ay wada dhisteen Isbahaysiga iyoDKMG ah ayaa waxaa uu maanta ku hanjabay in Xoogagga Muqaawamada ee u hogaansami waaya heshiiska Jabuuti ay la dagaalami doonaan. “ annagu Dawlad midnimo qaran baan rabnaa in aan helno, in Ciidamada Itoobiya dalkeena ka baxaan oo xabadda laga daayo ayaan rabnaa, kuwa diidan ee wali dagaallada iyo Xabadda sii wada waan la dagaallamaynaa” ayuu yiri Cumar Xaashi Aadan. Cumar Xaashi Aadan ayaa sheegay in ay jiraan kooxo nabaddiid ah oo aan marna ogolayn in ay Xabaddu istaagto kuwaas oo uu kala jeedo Xoogagga Dagaalka kula jira Ciidamada gumaysiga itoobiya iyo xulufadooda marka laga reebo inta taabacsan Isbahaysiga jabuuti wuxuuna ku sifeeyay in ay yihiin kuwa ka soo horjeeda dhaqan gelinta Heshiiska Jabuuti. Col. Cumar Xaashi ayaa afka ku ballaariyay in ay Dagaal la gali doonaan cid ka sta oo ka hor imaata Heshiiska uu garabkoodu dalka jabuuti kula gaaray DKMG ah isla markaana wuxuu ku tilmaamay in kooxahaasu ay caqabad ku yihiin bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya. Cumar Xaashi Aadan ayaa waxaa uu horay uga tirsanaa Baarlamanka DKMG ah ee lagu soo asaasay Magaalada Mbagati ee Dalka Kenya kadibna waxaa uu ku biiray xubnaha la baxay Baarlamaanka Xorta ah kuwaas oo ugu danbayntii Asmara isbahaysi kula samaystay Madaxdii MMI kaas oo u kala jabay 2 garab, waana nin horay uga tirsanaan jiray ururadii Siyaasadeed ee ay Dagaal oogayaashu horkacayeen isla markaana wuxuu ku luglahaa Jabhadihii beelaha ku dhisnaa ee Dalka ka jiray 17 sano ee la soo dhaafay.
  9. JIHAADKA S/GALBEED HALKEE KU EGYAHAY? Su'aasha sare ku xusan dad badan ayay Maskaxdooda ku wareegaysanaysaa, dad badan ayaa jeclaan lahaa in mar kaliya lagu dhawaaqo Taariikhda iyo Amminta uu soo Gaba-gaboobayo Jihaadka S/galbeed. Waxaase is waydiin mudan, yaa haya Jawaabta? Shaki ma laha, in hawl walba ay leedahay qorshe iyo qaab degan oo lagu Maamulo, si loo ogaado wakhtiga uu Ebyoomayo. Jihaadka S/galbeed, waa in aan is waydiinno,maxaa sababay Jihaadkan inuu socda?. Taariikhda dhaw, Jihaadka S/galbeed wuxuu socdaa muddo 7 sano ku dhaw. Laakiin Taariikhda sooyaalka ah, waxay na baraysaa in ku dhawaad 5 qarni uu Jihaadkaasi soo jiray, laba marxalo oo kale geddisan ayaa loo qaybin karaa wakhtigii uu soo maray, Tan hore waa wakhtigii ay jirtay Boqortooyadii AKSUM ee Tigreegu ay Maamulaysay, waagaasi waxay ahayd wakhtigii ugu kululaa ama ugu kharaaraa Dagaalladii dhex maray Muslimiinta Itoobiya ku dhaqan iyo Kaniisadda ORTHODOX-ka. Jihaadka Taariikhda galay ee Misaajidka iyo Kaniisadda dhex maray waxaa lagu Tilmaami karaa kii uu Hoggaamiyaha ka ahaa Imaam AX'ED GUREY, waana Jihaadkii sababay dhiciddii Boqortooyadii Tigreega. Jihaadka kaa xiga ee Taariikhda dhaxal galka ah gali doona haddii uu Alle idmo waa midka maanta socda. Tigreegu la mid ma aha Bulshada reer Itoobiya, waana dad aad u xifdiya Uur ku taallada iyo Utunta soo marta, 1991-kii markii gacanta loo galiyay Maamulkii Itoobiya, Tigreegu waxay xasuusatay oo ku soo duxay Sababtii ay u Bur-burtay Boqortooyadoodii, waxay rumaysnaayeen waa sida dhabta ahe inay Muslimiintu rideen Maamulkoodii hore, waxayna ku qanceen, xukunka ay maanta haystaan haddii aysan goor hore Aarsan Ama aysan cagta marannin Muslimiinta Tabar-darridu ka muuqato suurto galla u ahayn inay sii hayaan Maamulka loo gacan galiyay. Xaqiiqdii sababta Aasaastay Jihaadka ka socda S/galbeed waa Arrintaas, waa Aarsi,Aabi iyo Awood muujin. waxaa fudud, jawaabta Su'aasha ah: Jihaadka S/galbeed halkee ku Egyahay? Jihaadkaasi wuxuu ku Egyahay oo Gaba-gaboobo doona, marka laga dhaqo maskaxda Mujtamaca Tigreega dhaawicii ka soo gaaray Jabkii 5-ta qarni ka hor ku dhacay, marka ay u Caddaato Kaniisadda Orthodox-ka inay Muslimiintu yihiin Dadkii Alle u doortay inay Maamulaan Dunida. Sidaas daraadeed, cidda raadinaysa wakhtiga la soo Afjari doona Jihaadka S/galbeed, Sow kuma habboona inay Tiigsadaan yoolka ay hiigsanayaan, Sow kuma habboona inay Maskaxdooda Xasuusato dhaawacii ka soo gaadhay, Fool-xumooyinkii loo gaystay waalidkood iyo walaalahood, Sow kuma Habboona inay ka dhiidhiyaan waxa lagu hayo kuwa maanta Nool. Fool xumo iyo Danbi weeye aan ka galayno Jiilka soo socda, Haddii aan hilmaanno waxay ay Tigreegu dadkayaga kula kacayso, sidoo kale waa Danbi inaan Garan wayno waxa uu Cadawgayagu Xasuustay oo nagu laynayo. Yoolkeenna Dhabta ahi waa [sharaf Adduun Ama Janno Aakhiro]. --- http://www.youtube.com/watch?v=vkI3gZGezGQ
  10. Sh. ibraahim suuley was with the Djbouti faction, no word if he has broken of with that group or had change of mind.
  11. Go’aannada Guddiga Culumada‏ (08-11-2008)Sida aan wada ognahay ummadda soomaliyeed ee muslimka ah waxaa ku habsaday oo hareeyey musiibooyin waawayn, tii ugu dambeysayna ay aheyd duulaankii gaalada xabashida ah ay ku soo qaaday wadankeenii iyo diinteenii, iyadoo ka heleysa taageero dhaqaale, mid Ciidan iyo warbaahineedba Quwadaha sharta ee caalamka manta ka jira, waxaana arinkaa ka ratibmay oo ka dhashay.  Nijaasayn iyo meel ka dhac lagula kacay Muqadasaadka Diineed ee Ummadda taasoo ay ka mid tahay: kitaabka Quraanka kariim ah oo ay u adeegsadeen in ay isaga tiraan Saxarada iyo waxyaabaha quranka ah, Masaajidyadii oo ay burbiryeen kana dhigteen Musqulo, qaarkoodna u badaleen xarumo saldhig u ah cadawga gaalada ah ee soo duulay.  Waxaa la burburiyey aasaaskii nolosha ummada oo dhan oo ay ka mid tahay: burburinta xarumihii dacwada, dugsiyada qur’aanka Iskuulada iyo jaamacadaha, ilhii dhaqaalaha iyo degaanadii shacabkaba gaar ahaan caasimada muqdisho iyo gobolada qaarkood taas oo ay markii horeba ay Naafeyeen dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay.  Waxaa laga barakiciyey Boqolaal kun oo Shacab ah Guryahoodii iyo Degaanadoodii Waxaa la dilay ama la baabi’iyey ama la dhaawacay tiro intaa ku dhow ama la’eg  Waxaa la dulleeystay oo la Ihaaneystay Muslimiintii laguna dhibay diintooda iyagoo ku nool guryahooda, lagulana kacay falal xun xun oo ay ka mid tahay: in lagu laayey Masaajida dhexdooda loogana tagay meedkoodii banaanka lana horjoogsaday in la aaso ilaa ay Eeyuhu cuneen, waxaa xijaabka laga siibey gabdho soomaaliyeed ee muslimaad ah qaarkood laguna gubay hortooda. Waxaas oo dhan waxay dhaceen kadib markii wadanka uu helay deganaansho iyo amni ay dhaliyeen hogaankii Maxkamadaha Islaamka oo kaashanaya shacabka soomaliyeed Alaahna uu garabgalay, amnigaas oo uu qiray Sokeeye iyo Shisheeyaba. Markii ay soo galeen Gaalada wadanka ku soo duushay, Maxkamadaha Islaamka oo kaashanaya Shacabka Soomaliyeed waxay u istaageen la jihaadista cadawgaas soo jireenka ah, ayadoo awoodooda iyo xoogooduba yaryahay, laakiin Allaaah fadligiis waxay awoodeen in ay wiiqaan awoodii cadowga Hawadoodii iyo Yididiiladoodiina baa’biyaan, oo ay ku qasbaan una dhibaato galiyaan in ay dhufeysyo ka dhigtaan melo kooban oo ka mid ah caasimada muqdisho, ayadoo isla markaana ay kaga imaaneyso dharbaaxada mujaahidiinta dhinacwalba, laakiin waxaa wax laga xumaado ah in midnimadii ciidanka muslimiinta ay wiiqanto kadib markii khilaaf siyaasadeed uu soo kala dhexgalay hogaankii maxkamadaha islaamiga ilaa ay noqdeen kooxo. Sidaa darteed culumada iyagoo arinkaa wax ku dhisaya arkayana in ay waajib tahay in la daba qabto arinka, la iskuna keeno xooga mujaahidiinta lana hagaajiyo wax kasto oo suurtagal ah in la hagaajiyo, ayaa waxa ay soo saareen qaraaradaan iyo dardaaranadaan iyo waliba fataawahaan sharciga ah ee soo socda: 1. Waxaa waajib ah in la wado jihaadka sharciga ah ilaa uu ka baxo askariga ugu dambeeya ee kamid ah Cadowga gaalada ah ee wadanka ku soo duulay. 2. Waxaa lama huraan ah in la qabto shir la isugu keenayo laguna heshiisiinayo dhamaan dhinacyada is khilaafsan, laguna saxayo wixii khaldamay muddo bil gudaheed ah taas oo ka bilaabaneysa 22 shawaal 1429H oo ku began 21 october 2008. 3. Waxaa laasim ah in ay shirkaasi ka soo qayb galaan labada daraf (darafka Jabuuti iyo darafka Casmara) 4. Waxaa labada daraf laga joojiyey gelista dhamaan heshiisyada siyaasadeed iyo kuwa amni, ilaa uu shirkaa Dib u heshiisiinta dhameystirmayo. 5. Si aanay u imaanin xaalad Baylah, waxaa howsha gudaha sii wadaya laga bilaabo 22 shawaal 1429H ilaa shirka uu dhamaanayo Culimada iyo hogaanada Ciidanka Mujaahidiinta ee gudaha wadanka. 6. Waxaa xaaraam ah in loo adeegsado warbaahinta noocyadeeda kala duwan dicaayadaha, is durista iyo istuhunka darafba darafka kale uu u marinayo warbaahinta, taas oo abuuri karta colaad iyo cadaawad soo kala dhexgasha dadka muslimiinta ah ee walaalaha ah, sidoo kale waxaa xaaraam ah in laga shaqeeyo koox abuurasho laga sameeyo mujaahidiinta gudahooda, taas oo si toos ah u dhaawaceysa midnimada. 7. Waxaa waajib ah in laga fogaado lagana dheeraado Falalka iyo Howlgallada aan cadowgana dhibaata galineynin, muslimiintana u soo jiidaya dhibaato ku dhacda naftooda iyo xoolahooda. Dardaaran 1. Culumada waxay u dardaarmayaan dhamaan ummada soomaaliyeed Allaah cabsidiisa, qabsashada xariga Allaah iyo tuurista wax alle iyo wixii khilaaf iyo kala tag keeni kara, waxaanan shaki ku jirin Dhibaatada umadda ku dhacday in uu uga yimid wixii ay gacmaheedu kasbadeeneen, ee aan looga imaan meel kale, waxa ku dhacayna ay tahay cadaab ka dhashay arintaas, sidaa darteed waxaa waajib ummada ku ah in ay si deg deg ah allaah ugu toobad keenaan towbad dhab ah, xaalada ay ku suganyihina wanaag iyo raali galin allah ku bedelaan si allaah wax uga bedelo xaaladooda taas ayeeyna wanaaga iyo liibaanta oo idil ku jirtaa. 2. Waxay culumadu u dardaarmayaan hogaanka Maxkamadaha islaamiga iyo dhamaan dhinacyada jihaadka ku jira in ay mideeyaan xoogooda, xoolahooda, iyo kalimaddooda, gaar ahaan waqtigaan adag ee aynu ku jirno, maxaa yeelay hanashada Guusha waxay ku jirtaa wadajirka iyo iskaashiga shirciga waafaqsan, Jabka, Hoogga iyo Halaaguna wuxuu ku jiraa kala taga iyo isdhagridda cadaawada ku dhisan. 3. Culumadu waxay u dardaarmayaan dhamaan walaalaha mujaahidiinta in ay ula noqdaan Masaa’ilka diineed oo dhan Culumada, iyo wax alle iyo wixii soo wajaha ee masaa’il ah, oo ku saabsan dhiiga, xoolaha iyo sharafka, inta aaneygalin oo aaney ku dhicin ka hor, oo ay ogaadan inay khayr Badantahay Sharaci ahaan intii Qof kalad ah lagu dili lahaa inuu Qof dil mutaysatay fakado, maxaa yeelay badbaadada wax u dhigma ma jiraan. 4. Culumada waxay u dardaarmayaan kuwa gaalada ka wali yeeshay ee wadankii iyo umadiiba u soo jiiday sharta, ee kharibay diinkeedii iyo duunyadiidiiba in ay Allaah u toobad keenaan, oo ay ka soo noqdaan dambiga wayn oo ay ka galeen Allaah iyo ummadaba, inta uusan waqtiga dhamaam, oo markaas aduunyo iyo aakhiraba khasaaraan. Ugu dambeyn waxaan ummada uga mahadcelineynaa mahada allaah kadib kuna amaaneeynaa: adkeysigooda joogtada ah iyo taageeradooda aan kala harka lahayn oo ay jihaadka ku taageeraan naf iyo xoolaba, si ay Caqiidadooda, Naftooda iyo Sharafkoodaba u difaacaan, waxaanan uga tacsiyeeneynaa dadka laga laayay, waxaanan Allaah uga baryeeynaa in uu u dambidhaafo janadana geliyo, kuwooda bukana uu caafiyo, kuwooda dhaawacana bogsiiyo, kuwooda baahanna quudiyo, kuwooda qaxayna hoysiiyo, Alaah Isigaa arinkaas awood u leh cid la kaashadana asigaa uguwanaagsan. MAGACYADA CULUMADA 1. Sheekh Bashiir Axmed Salaad 2. Sheekh Cabdullaahi Sheekh Nuur 3. Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan 4. Sheekh Nuur Cali Jaamac 5. Sheekh Dr.Cumar Cali Cabdullahi 6. Sheekh Cusmaan Ibraahiim Axmed 7. Sheekh Dr.Axmed Macalin Max’ed (Axmed Imaam) 8. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan 9. Sheekh Cabdirisaaq Aadan Macalin 10.Sheekh Max’ud Sheekh Ibraahim Max’ed (Suuleey) 11.Sheekh Sayid Cumar Macalin Cabdi 12.Sheekh Macalin Maxamud Macalin Nuur 13.Sheekh Salaad Axamed Siyaad 14.Sheekh Max’ud Sheekh Axmed Xasan (Abuusheyba) 15.Sheekh Cali Cabdullahi Cabdulle 16.Sheekh Axmed Max’ud (Axmed Yare) 17.Sheekh Max’ed Xuseen Cabdi (Cadow Dheere) 18.Sheekh Isxaaq Macallin Xasan Waxaa qoraadkaan iyo dardaaranadaan waafaqay kaddib markii lagu dul aqriyey, Qaarkoodna loo sharxay culumada kala ah: 1. Sheekh Shariif Cabdinuur Sharif Xasan (Allaah ha xifdiyo) 2. Sheekh Max’ed Nuur Qawi = = = 3. Sheekh Max’ud Ciise Max’ud = = = 4. Sheekh Axmed Macalin Daahir Aweys = = = 5. Sheekh Abuubakar Cabdiraxiim Axmed = = =
  12. Walaal anigu anasheed gabay baan u arkaa, oo asal ahaan wa gabay. waa erayo isu cod eg marka lagu dhawaaqo. Culimadana waxay dhaheen nasheedku hadii uu galayo booskii gabayaasha afkooda rijaalka ku boorin jiray in eey jihaadka u kacaan, saas waa loo isticmaali karaa. Intooda badana wa sidaas.
  13. You are right that muslims sometimes are treated far worst in their own countries than the west, but couldn't it be said that the people who are causing the muslims to be treated this way, are despotic regimes brought to power by the colonials of the west? If you look at Libya for example, the country was liberated by a teacher of quranic school, his name (if i remember correctly) was umar, also known as the LION OF THE DESSERT. Umar was hanged when he was caught by the italians. Europeans knowing that they could no longer openly control the country of Libya, power was handed over to military men trained in italy. The same thing is observed in several Muslim nations. But nevertheless this shouldn't be an excuse for the lack of action on the part of the Muslims, to remove this oppression, and gain FULL independence from western interferences.
  14. Walaal wa inaan diinta sideeda u qaadano. Nabiga (saw) qureysh ayaa mar talo ula timid. waxay ku dhaheen billo illaahaga aan caabudno, adiguna sanamyaalkeena mar caabud, markaas buu illaah soo dajiyay suurada loo yaqaano qulyaa ayahul kaafiruun. Marka sheekadu weey iska cadahay, in intii wax la isku qaso, diina lagu sheego xal ma ahan. Runtii dadka waxyaalahan oo kale aaminsan, fikirkoodu asal ahaan wuxuu ku daba wareega sidee gaalada caalamka u raali galina oo diinta ugu qurxiina, runtiina in uu qof muslim ah saa u fakaro ma ahan, waayo waxaa laguu abuurey in aad Allehii ku khalqay in aad raali galiso.
  15. Alislah waxaan ahayn dullinimo iyo in gaalo la isu dhiibo ma hayaan. Wali lama arag saxwooyinkan ikhwaanka loo yaqaano oo wax miro dhal ah keena. Waa fadhi ku dirrir asal ah, oo raba in eey shareecada ku soo celiyaan afkooda. Waa niman aaminsan in gaalo wax lala waadiga karo, oo saa eey wax ku keeni karaan. They have failed miserably in egypt and have been reduced to guest on aljazeera shows.
  16. It seems to me Imaam anwar's article was spot on, and sometimes you need "bitter" experiences to know the truth.
  17. http://www.anwar-alawlaki.com/2008/1...ions-are-over/ Quote: One of the characteristics of a humiliated and oppressed community is their submission to their oppressor and their tolerance of oppression. On the other hand they are arrogant and intolerant among themselves. This is how it was with Banu Israel when living under the Pharaoh. I am sorry to state this but unfortunately this attitude is been reflected by many American Muslims who humiliated themselves by voting for candidates who have no serious concern for their issues. I mentioned in my previous post: The perception the American Muslims are giving is that by giving them nothing substantial and by giving them just a little bit of recognition you can get their support, vote and loyalty even if you carry on your war against their brothers and sisters. Just like a dog owner abusing his dog but as long as the bone is thrown out the dog will still give his owner all his loyalty. It is sad but true. The American Muslims who decided to vote have made a fool out of themselves and the whole world knows it. Under the heading:”America’s outcast Muslims: Once Bush backers, Muslims today are staunch Democrats. But both Obama and McCain shun them.” The UK’s The Guardian states: “American Muslims have been called the “outcasts” of this presidential election. Muslims themselves have told the media that Islam is being treated as “political leprosy”, a “scarlet letter”, or the “kiss of death”". Why not just call them house Negros? The Australian newspaper The Age says: “Neither campaign courts America’s Muslim vote.” they go on to state that: “Neither presidential candidate has made a single visit to a mosque.” If they didn’t even bother to visit a mosque, which is no more than a ceremonial thing anyway but does make the house Negros happy, how can one expect from them any support on our issues? Nevertheless the proud American Muslims have been running around in service of both candidates. Many American Muslims still insisted on voting. Chasing a mirage that somehow the new president will improve their lot. First it was Bush now Obama. There is a striking similarity between the American Muslim community and the Muslims of al Andalus who chose to stay behind after Muslim Spain fell into the hands of the Catholic monarchs. There are some writings that reveal that after all the oppression they suffered they still had hope that their situation would improve, even after the Catholic monarchs showed them the worst treatment. Since there were no elections back then and no Barak Obama they were clinging their hopes on a Mahdi that would appear and deliver them to safety. A few decades later no Mahdi appeared and their children and grandchildren slowly but surely were loosing their identity until Islam ceased to exist all together in the Iberian peninsula. I do not believe that America would do the same because they have grown wiser and more sophisticated than their Spanish predecessors. Muslims will be allowed to pray, fast, and practice Islam as long as it is contained within the spiritual compartment. But they will not be allowed to be Muslim in the full sense of the word. The issues of Sharia law, Jihad, wala and bara, hudud, khilafah, the Quranic teachings concerning the Jews and Christians, and support of Muslim resistance fighters around the world will not be tolerated. Now the spiritual aspect will also be under attack, probably not by the government but by the society at large. The American culture will destroy their families. It will deprive their children and grandchildren of their identity. Time will be the witness. Muslims have given their vote for free. Back in the nineties we were told that we should not expect anything back because we are not seen as a voting block (back then the prominent view among the Muslims was against participation in the elections.) Well now there is definitely a voting block and it is quite large as some reports say that the Muslim registered voters are around two million! So what are the Muslims getting in exchange for their vote? Nothing. Brothers and sisters you can vote, you can run around supporting the campaigns, you can stay silent about the aspects of your religion that do not appeal to your fellow citizens, you can speak out against your Muslim brothers and sisters who support the Muslim causes around the world, you can try your best to fit in and be accepted and the end result will be that you will always be seen as the enemy and you will never be accepted unless you do one thing: give up your religion. “And never will the Jews and Christians approve of you until you follow their religion” [2:120] With all of this activism and increased participation the situation of the American Muslims did not improve but in fact it regressed. The Bush campaign of 2000 has outreached to the Muslims more than both candidates of 2008. Giving a fatwa calling on people to vote in democratic elections is not an easy thing. One would expect solid evidence from Quran and sunnah when inviting people to take such a step. However what I have seen is the opposite. I would ask you to read such fatawa and judge them not based on the names or numbers of scholars who are behind them but on the evidence. There was a moment in time when the majority of the scholars of the Muslim world were towing the official line of the Mu’tazila and that didnt make it right. Then look at the fatawa of scholars such as al Albani, the Lanjna da’ima, Abu Muhammad al Maqdisi, al Gabashy and many of the scholars of the salafi orientation around the world who are against participation in democratic election. That is the position of large Islamic movements and individuals such Sayed Qutb, Dr. Israr Ahmad, Hizb-ut-Tahrir, and the Salafi Jihadi movement. In Yemen prominent scholars from the Muslim Brotherhood have finally come to the conclusion that the democratic process is no more than a game that wastes the efforts of Muslims with very little gain. In addition to that I found out that many people are asking the ones who are telling the people not to vote to bring their evidence! The burden of proof is on the ones who call others to participate in a disbelieving system, in a disbelieving country not the other way around. Anyway the evidence for not voting are all the verses of Quran that refer to governance as a right of Allah in surat al Nisa and al Bakarah, the verses talking about disavowal of the disbelievers in surat al Bakara, al Nisa and al Mumtahina, and the hadiths of Rasulullah that instruct us to be separate from the disbelievers. There are scholars who wrote detailed papers on the subject and you may find the links to them on the comments made by some brothers and sisters on my last two posts. For those who did send me evidence for the position on voting I did respond to some of them and there remains the issue of the Muslims in Abyssinia and Yusuf (as). The response to this is very straightforward: Both the king of Abyssinia and the King of Egypt were not at war with the believers and were both very supportive of the Muslims. In addition to that, there are authentic narrations that al Najashi was Muslim and weaker ones that state that the king in the time of Yusuf became Muslim. But lets assume that this is not the case. Anyone with a rudimentary understanding of Fiqh should realize that there are stark differences on how Islam calls us to deal with those who are at war with us and those who are not. Allah says: Allah does not forbid you from those who do not fight you because of religion and do not expel you from your homes - from being righteous towards them and acting justly towards them. Indeed Allah loves those who act justly. [60:8] Now that Obama is in office we will see how these four years will unfold. I personally think that since what Obama stands for is falsehood, the justifications of the Muslims in choosing him were false and the process in which the Muslims chose him were also false we cannot expect any good to come out of falsehood. “Indeed Allah does not amend the work of the corrupters” [10;81] Assalamu alaykum Your Brother Anwar Al Awlaki
  18. "Diinta allee usoo laabta.." "Diintii sida loo waday oo loo waday, baa xagga la iska dhigay, 'takhfiif' 'takhfiif' kooxaha maanta jirra, ee sheega in aay u adeegan islaamka oo ka mid ah, hadda humallaah (ayaan leeyahay),maxaa yeelay in badan oo ka mid ah, 'takhfiif' 'adeyga dhaaf', aya sidii loo waday (ayaa diinti wax yar laga soo reebay)." "Diintaan wa diin, aan takhfiif, iyo adeeyg u baahneyn, Meel adeyg ahna aan loogu talagalin, wa diin an takhfiif ninna ka rabin, wa diin dhexdhexaad ku socota, bani'aadamka maslaxadoodana taqaanta, halaga barto quranka iyo sunnada, oo Rabbi ha laga baqo, ha laga danbeeyo la badaas, hadii khayr la doonayo, hadii aan laga danbayn, ciriiriga waligii laga bixi maayo" Alle ha unaxariisto sh. boqolsoon muxuu xaqqa ku hadley. "moderates"--sh boqolsoon(rx), http://uk.youtube.com/watch?v=P7xaYMMEvFs http://uk.youtube.com/watch?v=ov--teuF3RE&feature=related
  19. If you knew the crime the people who are being flogged committed. They buried alive a member of a bantu family living in one of the neighberhoods in mogadishu, they were arrested and brought to justice. It is seemingly a small sentence, to be flogged for taking part in a gruesome murder.
  20. If he does, it won't change much. the TFG will still be paralyzed and confined to where it is today, and will still be attacked by other groups not observing the "truce".
  21. Culimadu, ma s/land bey gaar u yihiin mise umadey ka wada dhaxeeyaan. Kuwa bosaso joogana intooday ka hadli, kuwa s/land wixii ka dhacay hargeysa un bey soo hadal qaadi, kumanaanka la wada barakiciyey wax hadal ama fatwa ka sheegayana maqli maysid. Culimad markasta xaqqa ha racdo, Yeeysan hadlin un markey dadkooda un wax soo gaaraan.
  22. Asc-Wr-Wb Maxaa kugu kalifay in aad qabiil dhan ku tilmaanto daqsi iyo wax gadaran? Intaan la ghaadin sharciga u dhigan SOL, qof muslim ah baad tahay ee dhib isu noqo, illaahayna ka cabso.
  23. They have already proven they can govern and have brought much needed justice to areas under their control. Examples are too many to cite, but they have removed hundreds of roadblocks, and have tamed road bandits. They have also stoped many tribal infighting, and made several tribes sign peace accords amongst each other. The evidence is there for all to see, and only a person who opposes them based upon their ideology and beliefs, would question their ability to govern. That said, humans are bound to make mistakes, but as muslims, it's the intention of the person that counts. Bringing up cheap propaganda often cited by ant-muslim fanatics shows your kind of character.
  24. Let us be honest with our selves. The men who took up arms to fight the ethiopians are not communist, socialist, or capitalist. infact they are not even what most of us called "moderates" If the islamist are the only ones we see today taking up arms against the ethiopians, sacrificing their lives and wealth, then it's only fitting they decide the kind of government they will form.
  25. The video they are referring to was an attack against AU forces in mogadishu that happened several months ago.