Member-sol-

Nomads
  • Content Count

    345
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Member-sol-

  1. The video they are referring to was an attack against AU forces in mogadishu that happened several months ago.
  2. The video they are referring to was an attack against AU forces in mogadishu that happened several months ago.
  3. How far are you into your pre-med requisites? Ad-com look into a lot of things including, research experience, volunteer/community involvement, and exposure to medicine and what it is like being a doctor. This forum might be of some help talk.collegeconfidential.com go down to the pre-med topics.
  4. Wararkii ugu danbeeyeey ee naga soo gaaray xariga Sh.Maxamed Ismail oo ay galabta xireen ciidanka PIS Posted to the Web Oct 29, 18:51 Boosaaso:- Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa xiriir ay la samaysay mid ka mid culimada ku sugan magaalada Boosaaso waxaa uu u xaqiijiyey in Sheikh Maxamed ismail Yuusuf uu bad qabo oo dhaawaca soo gaarayna uu yahay mid fudud. Sheikh oo aan wiidiinay meesha uu ku xiran yahay Sheikh Maxamed Ismail ayaa yiri " ma garanayno ilaa hadda meesha uu ku xiran yahay, balse dad qaraaba diisa in lala soo xiriir siiyey ayaan hubaa ma dhiman ee wadaadku waa uu nool yahay". Ciidanka nabadsugida PIS ayaa waxaa ay weerareen galabta guriga uu degan yahay Sheikh Maxamed Ismail ,xili ay rabeen in ay ciidanku qabtaan Sheikh Maxamed ayaa waxaa ay fureen rasaas ,rasaastaas oo ka haleeshay calaa casha iyo lugta. Galabta ayaa waxaa ka soo baxay xaalka sheikha Maxamed warar is khilaafsan balse daba gal dheer oo aan samaynay ayaan waxaan ku ogaanay in xaalka sheikhu uu fiican yahay balse uu soo gaaray dhaawac fududu. Ciidanka PIS Puntlland ayaa hadda ka hor waxaa ay weerar ku soo qaadeen guriga sheikha Maxamed Ismail Yuusuf xili ay magaalada Boosaaso ka dhaceen qaraxyo lala beegsaday Xero ay deganaayeen qoxooti Oroma ah ,qaraxaas ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo qaaray qoxootigii ku sugnaa Xerada , waxaan arinka qaraxaas si weyn uga hadlay oo ku tilmaamy ficilkaas ficil qilaafsan shareecada Culimada waaweyn ee ku sugan Puntlland. Dhan kale wararka na soo gaaray ayaa sheegayaan in laba dhalinyaro ah ay qabteen ciidanka PIS ,waxaan ay kale dageen gaari MarII ah oo u socday Gaalkacyo waxaana uu marayey Kontoroolka magaalada Boosaaso. Wararka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa . M_M_Deeq Boosaaso
  5. "Deviants" iyo sheeko aan loo joogin la kaca. You didn't think Puntland would be left clean, while it physically and economically support the Ethiopian occupation of the south did you? Illaahay ha u naxariisto wixii muslim ah ee ku wax gaaray qaraxyadaas.
  6. There is a saying, "You reap what you sow" Allowing Ethiopia to unload it's military hardware off the port of Berbera doesn't necessarily make the somaliland regime innocent of the confilct in southern somalia. In the conflict between the muslims of somalia and the christians of ethiopia, somaliland regimes, in the name of self-interest, have always sided with ethiopia. This is in larger context of the conflict in somalia, and does not necessarily pertain to the incident that happened today. Wixii muslim ahaa ee ku dhintay qaraxyadaas, illaahay khayr ha waafajiyo.
  7. Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Heshiiska Djibouti By Somalimirror on 28 Oct, 2008 1:50 PM in Main, Wararka Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxa ay idiin soo gudbinaysaa Nuqul ka mid ah Bayaan maanta ka soo baxay Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed{JABISO} oo ku saabsan Heshiiskii 26-10-2008 ka dhacay Dalka Djibouti kaas oo dhex maray DKMG ah iyo Isbahaysiga garabka Jibouti. Bayaanka Jabiso ayaa u qornaa sida tan:- BAYAAN Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo loo asaasay una taagan Difaaca Diinta,Dadka, iyo Dalka Soomaaliyeed, marka ay daraaseysay heshiiska ka dhacay Jabuuti 26-10-08 ee ay saxiixeen koox ka tirsan Isbahaysiga Dib-u xoreynta Soomaaliya, lana saxiixdeen kooxda daba******ka u ah gumeysiga, waxay qaadatay Jabhaddu qodoban: 1- Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed waxay caddeynaysaa in ayna shaqo ku lahayn heshiis-ku sheegaas, islamarkaana uusan khusaynin, jihaadka Alle dardiis ahna ay sii laba-laabayso ilaa uu cadawgu ka baxayo dalka shuruud la’aan. 2- Jabhaddu waxay u sheegaysaa dhamaan shacabka soomaaliyeed in dadka saxiixay heshiiskaas ayna matalin guud ahaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan mujaahidiinta, sidaa darteed waxaan ugu bishaaraynaynaa umadda in uusan waxba u dhimaynin heshiis-ku sheegaas jihaadka barakaysan ee lagu xoraynayo dalka, laguna soo celinayo karaamada Umadda Soomaaliyeed. 3- Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed waxay caddaynaysaa in dhiiga mujaahidiinta uu yahay mid aan lagu gor-gortami Karin, ujeedada dhiigooda ay u hureynna aysan ahayn in lagu helo mansib iyo jago, ee ay tahay kor u-qaadida Kalimada Alle, ilaa hadafkaas laga gaarayana ayna marnaba ka tanaasulaynin Jihaadka. 4-Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed waxay ugu baaqaysaa dhamaan garabyada Mujaahidiinta in ay u midoobaan cadawga Alle, kana qaataan mawqif midaysan wax yaabaha soo kordhay, gaar ahaan heshiis- ku sheega Jabuuti, sidoo kale waxay ugu yeeraysaa,in ay meel iska dhigaan khilaafaatkooda ka farxaniya cadawga, oo ay midoobaan Iyagoo Allaah kaashanaya, arintaas oo ah midda guul dhab ah lagu gaarayo insha’allah. 5- Si gaar ah waxay Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed u cadeynaysaa in ciidamada la magac baxay AMISOM ee ku sugan gudaha dalka ay yihiin kuwo u adeegaya cadawga umadda , islamarkaana ka gaystay gudaha dalka xad-gudubyo waaweyn, oo ayna noqon Karin kuwo ka shaqeeya danaha shacabka Soomaaliyeed, Jabhadduna waxay u aragtaa cadaw ay waajib tahay in lala jihaado lagana saaro wadanka. 6-waxaan uga digaynaa Q.M iya dawladaha xubnaha ka ah in ayna ku kadsoomin mawqifka kooxda saxiixday heshiiska Jabuuti, sidaa darteed ayna ciidamadooda ku soo shubin cadaab, iyada oo ay mujaahidiintu kala hortagi doonaan Jihaad maadaama ay yihiin kuwa kaalmo u ah cadawga Umadda Soomaaliyeed, waxaana u sheegaynaa in ayna nabad u damaanad qaadi Karin kooxdaas 7- Ugu danbeyn Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo uu aragata shacabka Soomaaliyeed inuu yahay mid ku dhagan diintiisa, diyaarna u ah inuu naftiisa u huro difaaca diinta, dadka, iyo dalka soomaaliyeed waxay u soo jeedinaysaa in ay garab istaagaan walaalhooda mujaahidiinta ah sidii ay horaanba ugu garab taagnaayeen, kuna kalsoonaadaan hawsha barakaysan ee ay ugu jiraan soo celinta karaamada Umadda. Wabillaahi Towfiiq Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Guud
  8. Illaahay khayr ha siiyo culimadii mawqifka cad ka qaadatay fitnadii uu waday sharif ahmed. Mar hadii la isku aragti noqdo, in la midoobo un baa xigta. It's only fitting for you to admit you were wrong, wrong about the shady deals, and the resistance accepting them. Hadii eey dhab kaa ahayd nabad u helida ummada soomaaliyeed, hadii eey dhab kaa tahay in aad rabto in wadanka lagu xukumo shareecada islaamka, Maanta wadankii in la wada xoreeyo ayuu u dhawyahay, ee tageer go'aanada eey gaareen Culimada soomaaliyeed, iyo ka hor imaantinka ay ka hor imaadeen shirkii djbouti.
  9. There will be a conference held by the somali culama to try to unite the ranks of those on the ground. Those who do not attend (i.e. asmara and djbouti) will be left out.
  10. Go'aankan waxaa taagersan sh. Sharif C/nuur sh. Cumar faaruuq Sh Nuur Qawi Iyo culimo kale
  11. War Goordhow kasoo baxay Daladda Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in si ku meel gaar ah ah ay ula wareegeen Hoggaanka Mujaahidiinta gudaha soomaaliya ee jihaadka xaqa ah ka wada gudaha soomaaliya isla markanaa dib u heshiisiin ugu baaqay garabyada kale Djibouti & Asmara. Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Daladda Culimada Soomaaliyeed oo ka dhacay qeyabo katirsan Somalia oo aan la sheegin ayaa looga hadlay xaaladda uu Dalku marayo iyo sida ay Culimadu Gacan uga gaysan karto xalinta dhibka Taagan. Gudoomiyaha Daladda Culimaa'udiinka Soomaaliyeed Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo warbaahinta lahadlay ayaa Akhriyay Qodobadii ay Maanta soo saareen waana sidan. 1- Daladda Culimada Soomaaliyeed waxay Go'aamisay in aan la joojin karin Jihaadka Somalia inta ay Somalia joogaan dhammaan Askarta Shisheeye. 2-in Hoggaanka Ciidamada Mujaahidiinta ku meel gaar ah h ay ula wareegeen Daladda Culimaa'udiinka Soomaaliyed laga bilaabo Maanta oo ay taariikhdu tahay 27.10.2008 ilaa la isaga keenayo hogaanada dibadda jooga sida Eriteria & Djibouti 3- in Muddo bil Gudaheed ah Shir loo qabto Garabyada Mujaahidiinta ee xariirka la lahayn dibadda 4-in Labada Dhinac ay kasoo qayb galaan Shirkaas Ciddii ka baaqsatana Talaab laga qaadi doono Shacabkuna wada arki doono 5-in la joojiyo Dacaayadaha ay Garabyadu isku dhaafsanayaan Warbaahinta qaybeheeda kala duwan. 6-in la ilaaliyo Masaalixda Umadda sida in aan meel ay ku badanyihiin Shacabka & Hantida aan lagula dagaalamin Ciidanka Cadawga. Wabilaahi Towfiiq Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Guddoomiyaha Daladda Culimada Soomaaliyeed.
  12. GMMIS, hogaankooda gudaha oo Muqdisho Warsaxaafadeed iyo Baaq ku aadan heshiiska Jabuti ka soo saarey. By Somalimirror on 27 Oct, 2008 3:22 PM in Main, Wararka Warsaxaafadeedkan ay maanta soo sareen GMMIS hogaankooda gudaha oo ka koobnaa 6qodob ayaa si weyn waxa ay uga soo horjeesteen heshiiska Jabuti, waxa ay sidoo kale ku sheegeen in la jabiyey wixii ka soo baxey shirar horey loo qabtey oo ay ka mid yihiin kiin Sanca iyo Jalalaqsi, waxa uuna u qornaa Warsaxaafadeedku sidan:-(Daawo Sawirada) GOLAHA MAXKAMADAHA ISLAAMKA SOOMAALIYEED UJ:WARSAXAAFADEED 27/10/2008 Kadib markii uu arkay maamulka gudahu ee golaha maxaakimta islaamiga ah soomaaliyeed, go’aanadii kasoo baxay shirkii Sanca oo ay isugu yimaadeen dhinacyadii GMIS ee ka kala socday gudaha dalka iyo labadii garab ee jooga Jibuuti iyo Asmara, go’aankaas oo ay wada saxiixdeen kuna raali noqdeen dhinacyadii shirkaas isugu yimid. Sidoo kale Markii uu arkay go’aanadii ka soo baxay shirkii maamulka maxaakimta ee guduhu isugu yimaadeen degmada Jalaalqsi 14/08/2008 - 17/08/2008 ayna ku qaateen go’aano uu saldhig u ahaa hishiiskii Sanca iyo in loo sameeyo camalka culumo marjic u noqota islamarkaana dib leysugu baadi goobo GMIS shirweynana loo qabto muddo seddex bil gudahood ah, taas oo dhaqan galkeedii socdo, culumadii marjica aheydne ay fadhiso, shir weynihiina loo qabtay inuu dhaco bisha 11aad bartamaheeda, Ayadoo lagu casuumay dhamaan xubnaha GMIS lagu wargiliyey meel kasta oo ay joogaan iney kasoo qayb galaan shir weynahaas,. Ujedooyinka shirkaas oo ah in lagu xaliyo khilaafaadka laguna dajiyo siyasad cad oo laysku wafaqsan yahay iyo istiraatiijiyad lagu mideysan yahay, dibna loogu habeeyo maamulkii GMIS. Sidaa awgeed ayaa waxaa shir isugu yimid masuuliyiinta mamulka gudaha ee GMIS, waxeyna kawada hadleen qodobadii ka soo baxay shirkii Jabuuti ka dhacay 25/10/2008-26/10/2008, Dood iyo falan qeyn dheer kadib wuxuu maamulka guduhu kasoo saaray go’anada hoos ku xusan: 1. In uusan khuseynin hishiiskaas lagu saxiixay shirka Jabuuti maamulka gudaha ee GMIS, 2. Ineysan u hogaansami doonin fulinta go’aanada lagu gaaray shirkaas iyo wixii lamid ahba, 3. maxaa yeelay wuxuusan waafaqsaneyn hishiiskii Sanca iyo kii Jalalaqsiba. 4. in uusan xal u noqon Karin una cuntamin ummadda soomaliyeed. 5. go’aankaas oo ah cadaw cadaw kale ku bedelo. 6. go’aankas oo xinbaarsan in la xumeeyo sumcada mujaahidiinta iyo hadafkoodaba maadaama la go’aanshay in leysku daro mujaahiinta, cadawga ummadda soomaliyed iyo daba ******yadooda, Ugu danbeynti Waxaan ummada soomaliyed ugu baqeynaa iyo Dhammaan mujaahidiinta meel kasto oo ay joogaan iney midoobaan laba laabaana jihaadkooda kana digtoonaadaan shirqoolada cadawga iyo dibandaabyadiisa, Gu/k/xigeenka 2aad ee GMIS. Sheekh c/qaadir cali cumar -- Illaahay haka abaal mariyo sida raganimada ah eey maamulka maxkamadaha ooga soo horjeesteen iskana fogeeyay shekadii Djbouti. This was the last faction whose decision was unknown towards the shady deals that were being made in Djbouti, today they have made clear their stance. Know that the agents that caused the split have no direct control, soon the islamic forces will unite under one control. This declaration followed a similar one by the council of somali culamma that read as follows--- Golaha Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan 7 Qodob ka kooban soo saarey Maanta By Somalimirror on 27 Oct, 2008 4:43 PM in Main, Wararka Sh Nuur Baarud Gurxan, afhayeenka Golaha Raabidada Culimada Soomaaliyeed oo Maanta Saxaafada shir Jaraa’id khadka telephone-ka u qabtey ayaa akhriyey bayaan ay soo saareen oo ku aadan xaalada Soomaaliya iyo khilaafka GMMIS soo kala dhex galey ee u kala qeysamey labada garab ee Jabuti iyo Asmara. Bayaanka ayaa ka koobnaa 7 qodob oo ku aadanaa arimaha khilaafaadka, baaqyo iyo labo qodob oo sidoo kale uga hadlayeen fataawo sharci oo ku aadan cidda ay tahey in lagu xukumo in diinta ka baxdey oo dhiigoodu banaantahey. Sh Nuur Baaruud oo akhriyey Bayaanka, ayaa waxaa ka mid ah ahaa qodobadii bayaanka:- 1. waajibnimada sii socoshada dagaalka jidaahka ah, inta wadanka ay ku jiraan Ciidamada cadowga ee soo duuley. 2. in shir dibu heshiisiineyd loo qabto labada dhinac ee khilaafku ka dhaxeeyo, waa isbaheysiga dibu xoreynta oo u kala jabey garabta Jabuti iyo Asmara ee sidoo kale ka wada tirsanaa GMMIS. 3. in labada dhinac ee shirka loo qabanayo ay ka soo qeyb galaan shirka, cidii diida kuna imaanweysa wakhtigii loogu talo galey talaabo ku haboon laga qaadaya sidoo kalena waa laga tashanayaa oo waa laga maarmayaa. 4. in la joojiyo hadalada is dhaleeceynta ah ee saxaafada la isku weydaarsanayo kuwaas oo keeni kara sii kala fogaansho iyo xasadar abuurid inta lagu guda jiro wakhtiga shirka. 5. sidoo kale in la joojiyo saxiixyada heshiisyo, inta lagu jiro mudada shirka dibu heshiisiinta ee bisha ah. 6. waxa ay sidoo kale sheegay in ay ka digayaan falalka lagu kacayo ee aan waxba cadowga yeelayn dhibaatada xooganna ay ka soo gaareyso shacabka aan waxba galabsan. 7. ugu danbeyn waxa bayaanka sidoo kale lagu sheegay in culimadu hogaanka dagaalka jihaadka ay la wareegayaan mudada bisha ah ee shirku socdo iyaga oo kale kaashanaya hogaanka meydaaniga ah ee gudaha jooga. Waxa uu sidoo kale sheegay Sh Nuur Baaruud, in culimado soo saareen fatwo sharci ah oo ku aadan dadka la iska gaaleysiinayo ee aan sharciga loo eegin, waxa ayna ku sheegeen bayaankii maanta in qofku diinya uga bixi karo hadii uu cadowga ilaahey wali ka yeesho sidoo kalena taageeri maal iyo gacanba uu siiyo, waxa uuna intaa raaciyey in arintaa ay leeyihiin oo keliya culimada basle aanu qof walba isaga dhaqaaqi Karin, xukun iy fatwo kasta. Ugu danbeyn waxa uu sheegay in bayaankan ay soo saareen kalsooni uga heystaan culimada Soomaaliyeed kuwa uga waa weyn iyo dadka Soomaaliyeed dal iyo dibad, waxaana ka mid ah culimadii uu sheegay magacyadooda Sh Shariif C/Nuur, Sh Cumar Faaruuq iyo Sh Nuur Qawi. Bayaankan uu akhriyey afhayeenka golaha raabidada culimada Soomaaliyeed Sh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ku soo aadaya iyada oo isla maanta GMMIS, hogaankooda gudaha ay iyana soo saareen Warsaxaafadeed 6 qodob ka kooban oo ay isaga fogeynayaan shirka Jabuti iyo xabad joojinta lagu dhawaaqey. Waxaa sidoo kale la filan karaa in qeybaha kale ee hogaanka Muqaawamada dhankooda ka hadlaan shirka Jabuti iyo aragtidooda waxaana horey loo ogsoon yahey in xoogaga Al-shababa iyo JABISO uga hadleen oo qaadaceen.
  13. Originally posted by Emperor: ^Adeer Odaga he's trying his best, perhaps he knows we only Somalis, easy to forget all about history, if he tries harder he knows he will have an audience, adiga unbaa mardhaw arki doona kuwa dhahaaya Salaad Ali waa Mujaahid... Bal adigu wax yar kadib iska soo fiiri Dayniile iyo meelahaas Lool. Walaal kuwa waxaa ku hadla, waa kuwa kolba dhinacay hawadu u badantahay iska raaca. Laakin been ma aha in TFG eey rajo beeshay.
  14. The likely pit-stop for Xiin's peace caravan, an unrealistic so-called peace agreement signed in Djbouti. From every angle you look at it, the reality on the ground shows this agreement has no chance of being implemented. We rather hope that the unmasking of the sharif's agenda to join the TFG, will unite the ranks of the forces on the ground. waxaan insha allaah rajeynayaa in mujaahidiinta uu allaah ka dhigo kuwa quraanka lagu yiri innanaasa qadjamacuu lakum fakhshawhum fazaadahum iimaanan waqaaluu xasbunallaahu wanicmal wakiil.
  15. Runta ayaan ku sheegaya, isla galabtay ku noqdeen kuwa aad leedahay waxbey qabsadeen. Tigreegii Baardaale lagu garaacay baidoa ayey ku so noqdeen.
  16. ---Guddiyada Siyaasadda & Amniga ee dhinacyada ku shiraya Jabuuti oo kulamo wada Qaatay By Somalimirror on 25 Oct, 2008 10:28 PM in Main, Wararka Wareegii 3 aad ee Shirka Jabuuti oo manta dib u furmay ayaa galabta ilaa caawa waxaa kulamo wada lahaa gudiyada Siyaasadda iyo Amniga ee dhinacyada shirku u dhaxeeyo ee DKMG ah iyo Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Jabuuti. Guddiga amniga ee ay ku midaysan yihiin dhinacayada kulmaya ayaa la sheegay in ay galabta ilaa caawa wada lahaayeen kulamo albaabadu u xiran yihiin kuwaas oo aan la shaacin waxyaabaha lagu qadaa dhigayay, waxaana la sheegay in kulankaas uu soo gaba gaboobay wax yar ka hor isla markaana ay dib u ballameen maalinta barrito. Sidoo kale waxaa dhiniciisa ka soconayay kulank ay wada qaadanayen gudiga isku dhafka ah ee Siyaasadda kuwaas oo la sheegay in ay ka wada xaajoonayeen dhisidda Dawlad ay ku dhan yihii dhinacyada DKMG ah iyo Isbahaysiga Dib u xoraynta Waxaana la sheegay in ay isku waafaqeen inbadan oo ka mid ah qodobadii horyaalay. C/raxman C/shakuur oo ah Madaxa Guddiga Siyaasadda ee matalaya Isbahaysiga Jabuuti ayaa mar uu ka hadlayay Shirka maanta ee Guddiga Siyaasadda waxaa uu yiri “ waxyaalaha ugu muhiimsan ee lagu heshiiyay Guddiga Siyaasadda Xagiisa waxay ahaayeen, in shirka Jabuuti uu yahay Gundhigga dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. Waxaa kale oo lagu heshiiyay in arrimaha Siyaasadda toos loo galo oo laga hadlo sidii loo dhisi lahaa Dawlad Midnimo Qaran oo Soomaaliyeed”. Guddiyada Amniga iyo siyasadda ayaa dib kulankooda u sii amba qaadi doona Maalinta barrito ah waxayna dhinacyada Wada xaajoodku dhexmarayo iyo Q.M oo ay shirkan ka muujinayaan Rajo weyn in uu ku dhamaado isfahan ayna ka dhalato dawlad ay ku midaysan yihii labada dhinac ee Shiraya. Beesha Caalamka ayaa waxay isku hawlaysaa in ay ka mira dhaliso Shirka jabuuti isla markaana ay awoodda Qaybsadaan dhinacyada DKMG ah iyo Isbahaysiga Jabuuti si loo Badbaadiyo DKMG ah oo ay Beesha caalamku isku raacday in ay ku fashilantay xaqiijinta Ujeedooyinkii loo Soo dhisay
  17. I wouldn't be too concerned with trying to please ethiopia by handing over innocent Oromos. It has happened countless times, that these despotic regimes hand over innocent muslims in an effort to please Meles. Justice will one day be served, in this life or Yawmul qiyammah and those who side with ethiopia, will inshallah go down with it, in misery and humiliation.
  18. Sheekada intaad iska daysaan, odayga meeshiisii u baneeya, he is badly looking for a face saving maneuver. Anyhow, the days of regions acting as independent nations are numbered. Today the ethiopians were sent back to baidoa, after they failed in misery.
  19. Xildhibaano Maanta Baydhabo dhanka Nairobi uga dhoofey By Somalimirror on 25 Oct, 2008 2:59 PM in Main, Wararka Ku dhawaad 100 xubood oo ka mid ah Baarlamaanka KMG ah ee fadhigiisu yahey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa Maanta u amba baxey dhanka Nairobi ee Dalka Keyna. Labo Diyaaradood oo dhanka Nairobi ka yimid ayaa halkaa ka qaadey xubnahan Baarlamaanka ee u amba baxey Nairobi. Xildhibaandan ayaa sida lagu wado waxa ay ka qeyb galayaan shirka dhawaan ka furmi doono Magaalada Nairobi ee ururka IGAD dhawaan isugu yeerary hay’adaha DKMG ah ka kooban tahey. Sidoo kale beri waxa lagu wadaa in xubno kale oo ka mid ah isla Baarlamaanka DKMG ah ka amba baxaan Magaalada Baydhabo iyaga oo ku sii jeeda dhanka Nairobi, kuwaas oo uu hogaamin doono Afhayeenka labaad ee Baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqore. Magaalada Baydbabo Maanta waxaa lagu arkayey Ciidamo badan oo dhaq dhaqaaqa kala duwan ee Magaalada hakad geliyay kuwaas oo ilaalo xoogan ka hayey Xubnahan Baarlamaanka ee dhanka Nairobi loo daad gureeyay. Amba baxa xubnaha Baarlamaanka ee dhanka Nairobi ayaa ku soo aadaya iyada oo xaley Xoogaga Al-shabaab weerar duqeyn ah ku qaadeen Garoonka Baydhabo oo fariisin ciidan ku leeyihiin Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.
  20. Salaamun Cala minatabcal hudaa straight from the horses mouth, the "new" forthcoming "republic" Xildhibaan sheegay in madaxda sare ee DFKS lagu badali doono shirka Kenya -------------------------------------------------------------------------------- Cape-Town, S/Afrika (Calanka.com) 24-Oktober-08 -------------------------------------------------------------------------------- ---Waxa isa soo taraya wararaka xoojinaya in shirka magaalada Nayroobi ee dowlada KMG ay ku jiraan ajandayaal lagu wiiqayo madaxda sare ee dowladda federalka Somaliyeed . Xildibaan Ibraahim Xabeeb oo ka mid ah baarlamaanka Soomaalaiya ayaa ku sheegay shir jaraa`idka ee uu ku qabtay magaalada johannesburg ee dalka S/africa in shirka Nayroobi uu yahay mid madax sare dalka ka dhan ah . "Hadii madaxda wax qaban weyday oo ay guul dareesteen waa in hogaan cusub la sameeyaa , Shirka Nayroobina waa mid lagu maja xaabinayo madaxda dalka ugu sareeysa", sidaa waxaa yiri Xildibaan Ibraahim Xabeeb . Su`aal Calanka weydiisay oo aheyd in waxa ka jira wararka sheegaya ee isa spoo taraya in Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu qabanayo jakada Ra`isul wasaaranimo lana balaaraniyo xubnaha barlamaanka laguna soo darayo mucaaradka ayuu yiri. "Hadii hogaan la badalo hogaan baa yimaada laakiin kuma dhahayo waa ninkaas , ma doonayo in aan waqtiga ka hor dhaco", ayuu yiri Xildibaankaani . Waxa uu sheegay in waxa talaabadaas loo sameeynayo ay tahay ka dib markii hogaanka dalka marti u noqdeen fashil iyo hor mar la`aan . Xildibaan Ibaraahim ayaa maalinta Isniinta ka qeyb galaya kulanka baarlamaanada Africa ee ka dhacaya dalka S/africa iyadoo xubno kale oo ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ay ka soo qeyb galayaan kulanka . Shirka Jar`aaid ayuu dhanka kale ku soo hadal qaaday xaaladda Soomaalida S/africa waxa uuna tibaaxay in madaxda dalkaas kala hadleen loona balan qaaday in wax laga qabanayo xaaladda Soomaaliada ee S/africa . Muqdisho mar uu ka hadlayay ayuu sheegay in kooxda Al-shabaab ay mas`uul ka tahay sida uu u yiri waxa ka ka dhacaya dalka maadaama ayuu yiri ay weerarada qaadaan marka ugu horeeysa meeshana kama uusan saarin ciidamada Itoobiya . Waxaa sii xoogeysnaya in baarlamanka Soomaaliya uu u gurbaan tumanayo sidii shaarka looga dhigi laha hogaanka dalka ,waxaana xusid mudan in hogaanka ka war hayaan cayaarta ka dhaceeysa Nayroobi . Cismaan Xasan Cali(Fantastic) ossmanfantastic@hotmail.com Calanka News Deck Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  21. Janaqow is in sweden saying this, because he is trying to gain the support of the usual TFG supporters, who are mostly puntlanders. This is all leading upto the merger of ARS-J with the defunct TFG. ----Ahmedou Ould-Abdallah oo sheegay in uu ku faraxsan yahay is-fahamka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Wakiilka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah Jimco, October 24, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu si weyn ugu faraxsan yahay is-fahamka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta. “Aad ayaan ugu faraxsanaan doonnaa horumar kasta oo ka soo baxa Wada hadallada Jibouti. Haddii ay jirto Dowlad midnimo Qaran, halkaas ama meel kale, dadka Soomaaliyeed ayaa ugu horeyn ku farxi doona, Annaga sidoo kale aad ayaan ugu farxi doonnaa”ayuu yiri Ould-Abdallah oo u waramayay Wakaaladad Wararka Reuters. Danjire Ould-Abdallah oo maanta ku sii jeeda Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti si uu uga qeybgalo wada hadallo berri u bilaabanaya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiag Dib u xoreynta, waxaa uu sheegay in ay sameyn doonaan Qaramada Midoobay ahaan wax kasta oo ay ku guuleysan karaan dadaallada nabadda loogu raadinayo Soomaaliya. Mar wax laga weydiiyay in ay sii kordheen dagaallada u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Xoogagga ka soo horjeeda, waxaa uu sheegay in uusan la yaabsaneyn qalalaasahaas, wuxuuna sheegay in ay sii socon doonaan, hayeeshee waxaa uu carrabka ku dhuftay in kuwa Xabad-joojinta saxiixa oo sida uu yiri heysta taageerada Bbeesha Caalamka ay horay u sii socon doonaan. Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah oo sii hadlayay waxaa uu sheegay in wada hadallada Jibouti ay horumar u sameynayaan si mucjiso ah, wuxuuna sheegay in dhinacyada wada hadallada u socdaan ay aad isugu soo dhawaadeen. “Waxaan heynaa iyagoo wax wada saxiixaya, u wada safraya Stockholm-Sweden, wada jir ula kulmaya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Seminaar ku wada qaadanaya Koofur Afrika, taasina waxay iigu muuqataa aniga mid mucjiso ah”ayuu yiri Danjire Ould-Abdallah. Ugu dambeyntiina, Danjire Ould-Abdallah waxaa uu soo dhaweeyay howlgallada lagula dagaallamayo kooxaha burcad badeedka ah ee ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay in uu ku faraxsan yahay in Soomaalida iyo Beesha Caalamka ay haatan si dhab ah khatar ugu arkaan Burcad Badeedka, “waqti ayay qaadaneysaa in Burcad Badeedka wax laga qabto, laakin taasi macnaheedu ma ahan in ay Burcad Badeedku xor yihiin, isla markaana ay geystaan dembiyo ku-talagal ah. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  22. All of us are a witness to the fact that the war has not let up since the beginning of the Djbouti agreement, rather sharif ahmed's unilateral decisions to merge with the TFG has caused the resistance to split into two. The fundamental idea behind sharif ahmed's group is summarized in this paragraph, it's the same ideas espoused by the failed islamic organizations such as the ikhwans of egypt who have abandoned armed resistance, and have been reduced to aljazeera guests on nightly shows Jamhadaha Islaamiga ah ee leh waxaan dhexgaleynaa nidaamyada siyaasadda ee cadowga ku ah Islaamka way ku khasaarayaan cayaartaas diblumaasiyadeed. Waa cadowga waxa wax kasbanaya! Ha ahaato in cadowgu uu nadiifiyo sumcaddiisa uu ku leeyahay shacabka marba hadday jamhaddii Islaamiga ahayd iscaawin ka dhaxeyso ama ay xulufo noqdeen amaba ay shirko ku yihiin amar ka mid ah amuuro. Ama in ay jamhaddu ka soo dhacdo indhaha shacabka ama ay meesha ka baxdo waxii jamhaddu kelida ku ahayd ama uga soocnayd cadowga waa intii aysan wax ku darsan oo ay dagaalka kula jireen oo aysan la qeybsaneyn siyaasadda Jaahiliyadda ee meesha taalay. Markaasna dadku u arkayey iney yihiin kooxda xaqa ku taagan kana saramaray kana sharaf badnaa kana weynaa hannaan-siyaasadeed kasoo haray oo ku dhisnaa nolol-adduunyo-doon sidoo kalana u kala tartamayey oo u kala yaacayey dhaldhalaalka nolosha. Iyadoon siyaasaddaas jaahiliga ah lagu ogeyn akhlaaq iyo iyadoo ka maran macnaha Islaamka iska daa ku hadaaqidda shicaarka Jaahiliga ah (sida hadda jira 4.5 ama Dimuqraadiyad) iyo iyagoo ka jeesasada xukunka Ilaahay. Ilaa hadda lama hayo kooxahaas ducfiga iska dhigay iney awoodeen iney wax ka keeneen dhexgalka ciyaartaas dublamaasiyadeed ee cadowgu dabbaray.