General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Captain Paddy Ankunda: "Somalia waxay cagta saartay waddadii nabadda, waxaana caddeyn u ah." Aug 3 2007 Radiofreesomalia.com RFSNEWS. Afhayeenka Ciidammada Nabad Ilaalinta Afrika Captain Paddy Ankunda ayaa sheegay in Somalia ay xilligaan cagta saartay waddada nabad ka dhalata dalka ay dagaallada sokeeye la dageen, mar uu u warramayay wargeys ka faallooda Gancsiga Afrika. Cap. Ankunda, wuxuu sheegay inuu rajeynayo shaqsiyan in xubnihii Maxkamadaha ay shirka Qaran ka soo qaybgeli doonaan, inkastoo uu sheegay inay diideen mar hore, haddana uu rajo wanaagsan ka qabo in haddii lagula kulmo goob kale oo aan ahayn Muqdisho iyo Asmara, lagu qancin karo in shirka ay ka soo qaybgalaan. "Guddiga Shirka Qaran, waxaa la xusuustaa inay horay u sheegeen in shirka uu qayb ka yahay siyaasad, taas ayaana laga yaabaa in Soomaalida ku maqan siyaasad ahaanta ay kaga soo qaybgalaan shirkaas, mana filayo inay diidayaan haddii lagu qanciyo qaabka shirka uu yahay iyo sida uu ku socdo" ayuu ku yiri warbixintiisa Captain Paddy Ankunda. Afhayeenka AMISOM, wuxuu sheegay inuu u arko shirka Qaran ee Beelaha Soomaaliyeed inuu yahay mid horumar la taaban karo gayeysiin kara shacabka Soomaaliyeed haddii ay isku laab furnaadaan ayna damcaan inay dalkooda ka saaraan dhibaatada ku habsatay. "Somalia waxaa ka jiray dagaallo sokeeye, waxaana shacabka Soomaaliyeed oo dhan ay mudan yihiin inay ka hadlaan aayahooda, si ay nabad waarta uga gaaraan dhibaatada dalkooda la dagtay" ayuu yiri mar kale Cap. Ankunda. Mar uu ka hadlay siyaabaha uu ugu arko inay Somalia waddada nabadda ay cagta saartay ayaa wuxuu yiri: "Madaxda Dowladda Federaalka waxay ku dhawaaqeen inay shirka kasoo qaybgeli karaan madaxdii Maxkamadaha iyo iyo cid walba oo diiday howlaha Dowladda Federaalka ay waddo, si loo gaaro wadahadallo loogana gudbo dhibaatada, sidoo kale guddiga shirka wada ayaa yiri waxaan ogol nahay inay cid walba ku timaado magacii ay doonto, gaar ahaan Midowgii Maxkamadaha".
  2. lool. They wabt to hold meetings with Ethiopia, dont anger the hosts lads. Aferwarki will get pissed. The rest are running to Djibouti for some pardons. Mogadishu is back in the hands of the Somali people and their governemnt. Matters not how many people they assasinate and *** many children they bomb.
  3. ^^^lool. Desperate how can they invade anything. Eritrea lost an opportunity with this ***** leader. Long may that republic stand.
  4. Damage limitations by Shabbele... Wada hadalo qarsoodi ah oo u dhaxeeya Maxkamadaha iyo Dowladda Ethiopia Mogadishu 04, August 07 ( Sh.M.Network) Warar si qarsoodi ah loo helayo ayaa waxa ay sheegayaan in uu jiro xiriir wada hadal oo qarsoodi ah oo u dhexeeya golaha maxakimta islaamka Somalia iyo xukuumadda waddanka Ethiopia . Wada hadalladan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in dhawaanahnba ay u soconayeen qaar ka tirsan Masuuliyiinta Maxaakimta Islaamka iyo madaxda dowladda Itoobiya in kastoo la sheegay in ilaa iyo haatan aan wax horumar ah wadahadalladaasi laga gaarin. Mas'uul sare oo ka tirsan golaha maxaakimta islaamka oo diiday in magaciisa la baahiyo ayaa wargeyska sharqul awsat u xaqiijiyay in ay jiraan wadxaajoodyadaasi qarsoodiga ah ee u dhexeeya Ethiopia iyo maxaakimta islaamka Somalia oo si aad ah aragti iyo ictiqaad ahaanba u kala fog. Mas'uulku waxa uu sheegay in wadahadalladaasi diiradda lagu saarayo sidii loo soo afmeeri lahaa mashaakilka u dhexeeya labada dhinac ee ka aloosan gudaha Somalia, kaas oo ay Maxaakimtu ku dhagan yihiin in lagu dhameyn karo oo kaliya ciidamada Ethiopia oo si dhameystiran dib uga gurta dhulka Soomaaliyeed ee ay ku jiraan. Mas'uulkan sare ee ka tirsan golaha maxaakimta islaamka ee u warramay Sharqul awsat ayaa tilmaamay in wadahadalladani ay hogaaminayaan isla markaana ay dhexdhexaadinayaan dowlado carbeed iyo kuwo kale oo African ah oo uu mas'uulku ka meer-meeray inuu magacooda ka dhawaajiyo. Tallaabadan ay ku wadahadlayaan dowladda Ethiopia iyo golaha maxaakimta Islaamka ayaa haddii ayba jirto waxa ay noqoneysaa tii ugu horreysay oo ceynkeeda ah oo ay kuwada hadlaan labadaasi dhinac oo uu xiriirkoodu si dhameystiran u go'ay wixii ka dambeeyay markii ay Xukuumadda Addis ababa dagaalka tooska ah la gashay golaha maxaakimta Islaamka bishii December ee kal hore. Diblomaasiyiin carab ah ayaa waxa ay sheegayaan in Ethiopian ka ay wadahadalkan ku khasabtay dhibaatada sii sara kaceysa ee ciidamada dowladda Ethiopia ku heysata dalka Somalia taasoo isugu jirta weerarrada joogtada ah iyo waliba qaraxyada lala bartilmaameedsado askarta Ethiopia ee Joogta Somalia Raggaan diblomaasiyiinta ah oo diiday in magacooda la shaaciyo ayaa waxa ay leeyihiin Ethiopia haatan waxa ay baadi goob xooggan ugu jirtaa sidii ay mar uun uga lug bixi laheyd mashaakilka ciidamadeeda kala soo gudboonaaday dalka Somalia.
  5. What happened to the "Jihad" and to the promises of war? What happened to the idea of "never" to Ethiopia the "historic enemy" the country that "occupies" Somalia and so on? All hot air, I guess. The assasins of Mogadishi and child bombers are getting desperate.
  6. Mid ka mid ah Mas’uuliyiinta sare ee maxaakiimta Islaamka oo ka dhawaajiyey iney wadahadalo qarsoodi ah u socdaan dhinacooda iyo xukuumada Addis ababa Sida uu Jariidada Sharqul awsat ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska u sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan maxaakiimta Islaamka dowladda Itoobiya iyo maxkamadaha Islaamiga ah xubno ka kala socda ayaa waxaa u socda wadahadalo qarsoodi ah oo lagu doonayo in la isku soo dhoweeyo labada dhinac, si xaalada weli kacsan ee ka taagan magalaada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Soomaaliya xasilooni loogu soo dabaali lahaa. Mas’uulka ka tirsan maxaakiimta ee jariidadu ay soo xigatay oo diiday in magaciisa la soo xigto ayaa intaa kui daray in qabsoomida wadahadaladan qarsoodiga ah ay ka dambeeyeen dedaalo ay sameeyeen dowladdo carbeed iyo kuwo Afrikaan ah oo xiriir wanaagsan la leh labada dhinac ee dowladda Itoobiya iyo maxkamadaha Islaamiga ah, wuxuuna mas’uulkan sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in wadahadalaasi ay miro dhal noqon doonaan. Lama oga ilaa hadda sida hadalka hogaamiyahan ka tirsan maxaakiimta ay wax uga jiraan, iyadoo dhinaca kalena uusan jirin warar madax banaan oo xaqiijinaya arintaasi, sidoo kale dowladda Itoobiya ayaan ilaa hadda laga heynin war ku saabsan jiritaanka wadahadalka la sheegayo inuu si qarsoodi ah ugala dhexeeyo maxaakiimta iyo in kale, hase ahaatee sida jariidadu sheegtay ma jirto rajo badan oo laga qabo in labada dhinac ay heshiis buuxa oo xal u noqon kara Soomaaliya wada gaaraan hadiiba ay jiraan wadahadaladan sababo la xiriiira iyagoo si aad ah ugu kal aragti duwan qaabka lagu gaari karo xal kama dambeys. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  7. Maxaa ka jira in shirka loo wareejinayo Jabuti? 3 Aug 3, 2007 - 6:29:28 PM Shirka dib- u heshiisiinta uga socda belaha Somalida magalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in shirkaan loo wareejin doono wadanka Jabuti si ay uga qayb galaan xubnaha mucaraadka ah ee isugu jira Maxaakiimta iyo Barlamankii hore kuwaas oo ku sugan wadanka Eriterea. Gudoomiyaha shirka dib u heshiisiinta Cali Mahdi oo wax laga waydiiyay waxa ka jira wararka soo baxaya ayaa diidey in shirka la wareejinayo balse qirey in uu jiro kulan ku dhexmaryaa mucaaradka iyo dowlada Federaalka wadanka Jabuuti. Cali Mahdi ayaa sheegey in kooxaha mucraadka ah ay codsadeen in ay la kulmaan guddiga shirka dib- u heshiisiinta ayna ka jawabayan codsigaas. Cali Mahdi ayaa shegey in xiriirka ay sameyeen dad u dhuun daloola mucaradka isaga oo ku adkeystey in shirkaan aan la wareejin doono. Dhinaca kale Gudoomiyihii hore ee Barlamanka Federaalka Shariif Xasan ayaa mar wax laga waydiiyay wararka shegaya in ay la kulmayan Gudiga shirka dib-u heshisiinta ayaa sheegey in uusan wax kala socon arinkaas balse aan meesha ka saarin in dhexdhexadin dhici kartro. Shariif Xasan ayaa diidey wadahadalkaas u hogaamiyo Cali Mahdi isaga oo xusey waa sida uu hadlaka u dhigaye in uu yahay nin Cabdulahi soo xushey oo aan xor aheyn. Wadahadalka hoose ee u socda mucraadka Asmara iyo DFKMG ah ayaa waxaa wada ururka midowga Yurub, Jabuuti iyo madaxa QM u qaabilsan arrimaha Somalia.
  8. C/Mahdi Oo Sheegay In Jabuuti Kula Kulmayaan Mucaaradka Asmara Muqdisho(Calanka.com) 03-Augosto-2007 Gudoomiyaha shirka dib u heshiisiinta qaranka mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa ka dhawaajiyay in gudigiisu ey kulan ku wada qaadan doonaan dalka Jabuuti xubnaha mucaaradka ee ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Wareysigan oo uu siiyay gudoomiyaha idaaacadda VOA laanteeda afka-somaliga ayaa waxa uu ku sheegay in kulankan ey kasoo shaqeeyeen rag u dhuundaloola arimaha dib u heshiisiinta Somaliya, isagoo ka gaabsaday in uu carabka ku dhifto cida sida rasmiga ah uga danbeysa. Mudane Cali Mahdi ayaa sheegay in loo kala dab qaadayo iyaga iyo xubnaha mucaaradka oo eynan laheyn wax xiriir toos ah, wuxuuna intaa raaciyay in markii ey aqbaleen Mucaaradka in ey kulan ku wada yeeshaan Jabuuti uu ka dalbaday liiska xubnaha mucaaradka oo Asmara jooga ee kasoo qeyb galaya kulanka. Dhanka kale waxaa isna mar wax laga weydiiyay arinkan gudoomiyihii hore ee barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in uusan arinkan ka warhaynin eyna soo dhaweynayaan waxkasta oo Somali xal loogu raadinayo, wuxuuna intaa ku daray in Cali Mahdi uu u shaqeeyo C/laahi Yuusuf isla markaana uusan isaga wax kulan ah uusan la furi karin xubnaha mucaaradka. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  9. I must give it to MMA, he has a more consistant argument which he stood by from the beggining. No one doubts that these two groups live in the region. However the claims of brother Horn that they make up 90% of the population seem quite laughable and without merit. So far MMA has the upper hand. Keep the info coming we are learning much. As for the personal issues, it only adds sauce to the dish that is SOL. But lets not get carried away.
  10. I am happy to see normalcy, governance and life coming back to all corners of the nation. This goverment has worked so hard to bring the destroyed nation back on its feet. We see the affects of this goverment's work in places like beatiful balanballe and all corners of the Somali nation. I, as a supporter of nation building, am proud of the governor of Galgaduud, the mayor of Balanballe and all other mayors of Galgaduud towns. Thanks for sharing that with us Horn.
  11. ^^Whats my hope from this topic, to undermine my kinfolk in Gedo? I think not.
  12. ^^^You have traveled through the region or you mean you was fleeing and passed through it. Thus you made your estimate while passing by. It gets better adeer.
  13. ^^^ I hardly think anyone had the ability to do an estimation of Gedo's population base other than resorting to second sources. Yet you gave an outrageous estimate without any facts other than to prop up the clan. Classic.
  14. ^^^Wow, 90% of Gedo. The rest are 10%? Brother while I would take your word for it anything to back up those claims. Non Somali, maybe the UN would be great as back up.
  15. ^^^So what is the percentage of the SNF in Gedo in your opinion? Anyhow thanks for trying. loooool.
  16. ^^^loool. Now Washington is gonna save your clan day dreams.. China's risky bet in Somalia By Adam Wolfe The Financial Times reported on July 13 that the Chinese National Offshore Oil Corp (CNOOC) had signed a deal with Somali President Abdullahi Yusuf to explore the northern Puntland region for oil. The initial agreement was signed in May, and it was endorsed at the China-Africa summit held in Beijing last November. A meeting between CNOOC and Somali officials was held on
  17. Kornayl C/Llahi Yusuf Axmed wuxuu dhex dabaalanayaa bad ceebo is dabajoog ah laga soo bilaabo SSDF, Puntland iyo tii ugu dambaysey ee ka soo raacday shirkii Kenya (waaba haddii ay ceebi qabato ama damqiso odayga!); Cali Mahdi-na wuxuu ku miidaamiyey ama uga xuub-siibtay mid ka sii fool-xun. Haddii aad akhristow su’aalo ka qabtid maqaalkan, fadlan igala soo xidhiidh/xiriir emailka hoos ku qoran - Mahadsanid What a load of nonsence. Anyhow words are the last stronghold of the defeated.
  18. ^^^Adeer I do like the attempt at an insult, nice try. You have explained the point here that the SNF is either at war with itself or external forces hence no time for development. I get that. Though either the SNF is devoit of any real leadership or just a crazy movement. You can further this argument for me as you are the local SNF rep. However you also stated that the SNF is not alone in the region and that everyone lives there. Thus can you expand on the relationship between the SNF and everyone else. What is this relationship based on? Any agreements and the power sharing structure of the region? Go beyond Aydeed, Ethiopia, NFD, Al-Itixad [a pattern seems to be emerging here]