General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Obama raises more than $40m in March Democratic presidential hopeful Barack Obama raised more than $40m in March, on the strength of more than 218,000 new donors, the campaign reported today. The amount is less than the $57m the Illinois senator raised in February, but is the second highest single-month total of the campaign. Democratic senator and Obama rival Hillary Clinton raised $20m in March, the second best showing of her campaign. The amount is less than the $35 million she raised in February and half of what Obama's campaign said he raised in March. Republican nominee John McCain, an Arizona senator, also has yet to release fundraising totals for March, but if the first two months of the year are any guide, Obama is expected to surpass his haul as well. According to Obama's campaign, more than 440,000 people gave money, with an average contribution of $96. "Senator Obama has always said that this campaign would rise or fall on the willingness of the American people to become partners in an effort to change our politics and start a new chapter in our history," campaign manager David Plouffe said in a statement. "Today we're seeing the American people's extraordinary desire to change Washington, as tens of thousands of new contributors joined the more than a million Americans who have already taken ownership of this campaign for change. Many of our contributors are volunteering for the campaign, making our campaign the largest grassroots army in recent political history." Obama has now pulled in more than $233m, putting the campaign on track to be the most costly presidential campaign in history. At this point in the 2000 campaign, for example, George Bush had raised just over $80m. Political observers have credited Obama's large network of small-time donors for his fundraising success. The large number of relatively small donations suggests the Obama campaign will be able to tap those contributors in the future because they won't yet have given the maximum allowed by law, $2,300 each for the primary and general elections. "I just look at the potential for that donor base," said Chip Smith, a Democratic strategist who worked for Al Gore's campaign, and is currently unaffiliated. "If he becomes the nominee, that base is going to expand even further." Smith said the drop-off from February is no indication of any decline in enthusiasm or support for Obama. "You've run into a little bit of a different phase of the campaign," he said. "There is an inevitable rhythm." Until the campaigns file official finance reports with the federal election commission later this month, it will remain private how much the camps spent in March, how much they have in the bank and how much debt they carry. As of the end of February, Obama had the most cash on hand, with $39m. Clinton had $33m - although roughly two thirds of that cannot be spent until the general election - while McCain trailed with $8 million. Clinton owed the most, with $8.7m. McCain owed $4.3m and Obama $625,000.
  2. Ra'isul wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Madaxweyne Yuusuf isku aragti ka yihiin dib u heshiisiinta uu wado. Riyad,(WNT):-Ra'isul wasaaraha dowlada Federaalka somalia Nuur xasan xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uusan jirin khilaaf ku kala dhex jira isaga iyo Madaxweynaha somalia C/llaahi Yuusuf Axmed kaasi oo ku aadan dhinaca dib u heshiisiinta. Ra'isul wasaaraha ayaa hadalkaani ka sheegay warasi uu siiyay mid ka mid ah wargeysyada ka soo baxa Magaalada Riyaad ee dalka sacuudiga kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dhinaca dib u heshiisiinta isku khilaafsan yihiin Nuur Cadde iyo C/llaahi Yuusuf. Isaga oo arintaasi ka jawaabayo waxaa uu Nuur cadde sheegay in khilaafkaasi uu yahay mid been abuur ah isla markaana ay faafiyeen qaar ka mid ah saxaafada gudaha iyo dibada isaga oo ku nuux nuuxsaday in isku fikir ka yihiin dib u heshiisiin lala galo kooxaha dowlada ka soo horjeeda. Waxaa uu Ra'isul wasaaruhu balan qaaday in uu sii wadi doono dib u heshiisiinta uu ku doonayo in lagu soo afjaro khilaafaadka ka dhex taagan dowlada iyo kooxaha Mucaaradka ee fadhigoodu yahay Magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Nuur cadde ayaa sheegay in iminka dib u heshiisiintu ay u marayso meel aad u wanaagsan isla markaana uu ku rajo weyn yahay in la soo afjaro bilaha soo socda Khilaafka u dhaxeeya dowaldiisa iyo kooxha Mucaaradka ah ee ka soo horjeeda. Ra'isul wasaaraha dowlada Federaalka somalia Nuur cadde ka hadlayay dadaalada dhinaca dib u heshiisiinta ay wadaan Beesha calamka ayuu sheegay in ay tahay mid aad u wanaagsan isla markaana rajaynayo in dib u heshiisiintaasi ay noqoto mid mira dhala laguna soo afjaro dagaalada dalka ka socanaya. Hadalka Ra'isul wasaaraha ayaa Jawaab u ah hadalo Maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay kaasi oo ay faafiyeen Saxaafada gudaha iyo kan caalamka kaasi oo sheegayay in dib u heshiisiinta uu wado Ra'isul wasaare Nuur cadde uusan aheyn mid uu si weyn ugu qanacsan yahay Madaxweynaha somalia C/llaahi Yuusuf Axmed. C/kariin Xuseen Guutaale.
  3. C/laahi Yuusuf, madaxda wadamada Sudan & Chad oo lagu casuumay shirka... Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa lagu casuumay in uu ka soo qayb galo shir la filayo inay dhawaan uu yeesho golaha amaanka ee Qaramada Midoobay kaasi oo lagu wado in looga hadlo colaadaha ka aloosan dalal ay Soomaaliya ka mid tahay. Shirkan ayaa waxaa lagu casuumaday oo kale madaxweyneyaasha dalalka Chad iyo Suudana Idiris Deby iyo Cumar Xasan Al-Bashiir waxaana kulankan oo dhici doona todobaadka labaad ee bishan April shir gudoomin doona wadanka Koonfur Afrika oo la wareegay bishan madaxtinimada wareega ah ee bishiiba uu dal qabto wadamada xubnaha ka ah golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Diblumaasiyiin u dhuundaloola shirkaasi oo ka gaabsadey in magacooda la xuso ayaa u sheegay warbaahinta caalamiga ah ee SBC in shirkaasi uu hadal ka jeedin doono xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon waxaana la filayaa in si weyn shirka loofu gorfeeyo qoraalkii dhawaan arimaha Soomaaliya uu ka soo saarey xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay. Ilaha wareed ee laga helayo xarunta qaramada midoobay ayaa sheegaya in shirkaasi ay dhici karto in go’aan lagu gaaro in Soomaaliya ciidamo caalami ah looogu diro kuwaasi oo badala ciidamada midowga Afrika iyo kuwa Itoobiyaanka ee ku sugan Soomaaliya. Ajandaha ugu weyn ee shirka hareyn doono ayaa la filayaa in uu noqdo arinta Soomaaliya, iyadoo ay jiraan qaar ka mid ah hay’adaha xuquuqda aadama u dooda inay shirkaasi ku soo bandhigaan tacadiyada dhanka xuquuqda aadamaha ee ka aloosan Soomaaliya, Suudaan iyo Chad. Xasan Cabdi Farey (Gentelman) SBC International News Desk
  4. Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo kusii jeeda dalka Mareykanka. Madaxweynaha Jamhuuriyad Federalka Soomaaliyeed Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u baqoolo dalka mareykanka,isagoo kulamana la yeelan doona masuuliyiinta maamulka Washington iyo madxda Qaramada Midoobay. Madaxweynaha Jamhuuriyad Federalka Soomaaliyeed Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u baqoolo dalka mareykanka,isagoo kulamana la yeelan doona masuuliyiinta maamulka Washington iyo madxda Qaramada Midoobay. Warar ku dhow dhow xafiiska maxweynaha ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York kaga qeyb gali doono fadhi looga hadlayo arrimah Soomaaliya,gaar ahaan sidii ciidamo caalami ah oo Jamciyada Qurumaha hoos yimaada dalka loo keeni lahaa. Safarka madxweyne Cabdullaahi Yuusuf uu ku tagayo xarunta Qaramada midoobay ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhawaanahanba ay soconayeen doodo iyo afkaar is dhaafsi ku aadan suuragalnimada ciidamo caalami ah oo la keeno dalka Soomaaliya si ay u buuxiyaan kaalinta Afrikaanka. Dhinaca kale madxweynaha ayaa tagi doona magaalada Washington ee xarunta dalka mareykanka,halkaas oo uu kulamo kula qaadan doono masuuliyiinta maamulka Bush,sida wararka aanu helnay ay sheegayaan. Lama sheegin maalin cayiman oo socdaalka madaxweynuhu uu ku beegan yahay hase ahatee maalmaha ina soo aadan in uu bixi doono ayaanu ka ogaanay ilo wareedyo ku dhow dhow xarunta madeaxtooyada qaranka ee Villa somalia Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  5. New York: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu casuumay shirka Golaha Ammaanka bishan ka dhici doona Magaalada New York. 3. april 2008 New York (AllPuntland) - Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhowr Madaxweyne oo dalalkooda qalalaaso iyo rabshado ka taagan yihiin ayaa lagu casuumay in ay ka qeyb galaan shirka bishan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ku yeelan doonaan Magaalada New York. Dowladda South Afrika oo la wareegtay Madaxtinimada Golaha Ammaanka ayaa ku casuuntay Madaxweynayaasha Soomaaliya Chad iyo Sudan in ay ka soo qeyb galaan kulanka Golaha Ammaanka ee bishan dhici doona. Danjiraha Dalka South Afrika u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobey ninka lagu magacaabo Amp. Kumalo ayaa sheegay in shirka Golaha Ammaanka uu noqon doono, mid diirada lagu saaro mushaakilaadka ka aloosan wadanka soomaaliya, si xal loogu helo buu yiri. Kulankan oo dhici doono 17-ka bishan ayaa waxaa loogaga doodi doonaa qoraalka qabyada ah ee uu soo diyaariyay Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobey, kaasoo ku aadan suurta gelnimada in Ciidamo caalami ah la geeyo Soomaaliya. Wada hadalada Kulankan ayaa noqonaya mid lagu lafa guro sida la isku fahamsin lahaa dhinacyada isaga soo horjeeda Siyaasada Soomaaliya, isla markaana u wada hadli karaan. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  6. The Nigerian paper This Day reports that the former president all but came out for Obama, speaking to reporters in that country: We are very interested in the primaries. Don't forget that Obama won in my state of Georgia. My town which is home to 625 people is for Obama, my children and their spouses are pro- Obama. My grandchildren are also pro- Obama. As a Super Delegate, I would not disclose who I am rooting for but I leave you to make that guess.
  7. ^^^I dont live in the UK anymore adeer. I hope its a woman from the North Western regions. Other than that I have not got a clue nor care for such positions. I am more interested in the whole system than its parts.
  8. ^^^Somali Pride indeed adeer. AfricaOwn, I only knwock the secessionists, the province of North West Somalia are my fellow brothers much love to them. The secessionists daydream is another thing. Anyhow Berlin is the route to the EU. Insha Allah everything will be ok.
  9. ^^^The names mean nothing to me adeer, Puntland, Makhir, Sanaag its all the same so long as the Blue Flag is flying. No space for the secessionists lads, get that simple point. Puntland, Makhir, SOOL, SANAAG, BARI, MUDUG, NUGAAL, CAYN= Somali republic.
  10. Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo mas’uuliyiin kale oo maanta dib u furay Hoggaanka ka hor taga Dembiyada ee gurmadka deg deg ah Booliska. Mogadishu, Wednesday, Appril 02 2008 SMC“ Waxaa maanta dib loo furay xaruntii hore ee ka hortaga Dembiyada ee ka hortaga Dembiyada, waxaana xaruntaas maanta lagu qabtay Munaasabad dib loogu furayey 17 sano kadib. Mas’uuliyiintii ka soo qeybgashay munaasabadaas waxaa ka mid ah eg Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, taliyaha Ciidanka Booliska DF Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb M/Dheere iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumada iyo Baarlamanka oo uu ka mid ahaa xaaji Muuse suudi yalaow. C/llaahi Yuusuf Axmed oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed furitaanka xaruntaasi oo uu sheegay iney saldhig u tahay howlaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. “Waxaa jira qaar walaalaheen ah oo shido ka wada dagaalkana uu kala qurux badan yahay nabada, dagaalna ninkii yaqaan kuma deg dego, waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iney nabada ka shaqeeyaan gacana ku siiyaan ciidanka Booliska sidii uu u gudan lahaa waajibaadka ka saaran xasilinta nabadgelyada iyo xasiloonida dalka oo haddii aan la helin aaney suuragal aheyn horumar lagu talaabsado” ayuu yiri Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo u mahad celiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa mudadii uu khudbeyanay u soo jeediyay saraakiisha Booliska inay ka shaqeeyaan nabadda, wuxuuna ciidanka Booliska u soo jeediayay inay deyn qaataan, islamarkaana u adeegaan qaranka. Somaliweyn Media Center “SMC”
  11. ^^^lol. I like your style bro. However Yusuf is the President of a recognised government an Villa Somalia is the natural home for the Somali head of state. Ahmed Yassin is a clan faction leader from "British loved Somaliland" and LA was the home of the Dervishes and Sayid Mohamed. Thus he is not neither at home nor even close to it. You never hear Gen Duke make a post about him Ahmed Yassin in Hargaysa other than the time when he was involved in the Zam Zam Duale scandel. :mad:
  12. Garhaye I do agree that the west had a role, but we must stop excusing our failures and pinning it on others. Mugabe failed, he had 20 years to train his people and make smooth transfer of power from white farmers to the blacks. Instead he wasted this time and then kicked out the whites who were the backbone of the economy without having the people to staff and run these farms. Like with AMIN in Uganda. He should hav taken the route charted by the ANC in south Africa a gradual incremental change.
  13. Warar hadda naga soo gaaraya magaalada Laascaanoodna waxay sheegayaan in wafdigaas lagu dhagxiyey magaalada Laascaanood oo ay ka baxeen magaalada haddana ay ku sugan yihiin xerada ciidamada Soomaaliland ay degan yihiin. Si kastaba ha ahaatee imaashaha manta Yaasiin ayaa cirka ku sii laali kara arinta Laascaanood oo maalmihii ugu danbaysay ahayd mid muran xooggani ka taagan yahay. Xarunta wararka Waayaha.net
  14. Tragic, these clowns are not wanted and this visit is good. It reminds the people who their foe is. Ahmed Yassin and the rabid Warrabe are clan heads who will not be to fool anyone.
  15. Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo Soomaalida ugu baaqay midnimo &... Madaxweynaha Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaalida inay ka shaqeeyaan sidii ay dalka midnimadiisa u sugi lahaayeen, isla markaana ay soo celin lahaayeen qaranimadii luntey. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin wadahadal iyo nabad waxaase uu sheegay inay jiraan dad kale oo walaalo ah oo wada ah shidada iyo dhibka ka socda Soomaaliya., C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay inay haboon tahay in laga wada shaqeeyo nabada oo dagaalka la joojiyo, wuxuuna xusey in dagaal qofkii aan aqoon uu ku ordo balse kii yaqaan uu ogyahay waxa dagaal uu yahay. "Waxaan la soconayaa in dad walaalaheena ay yihiin kuwa shidada wada, oo dagaalka kaga qurux badan yahay nabada, kuwaas waxaan leenahay iimaanka ALLAHA idin galiyo” ayuu yiri Madaxweye C/laahi Yuusuf oo ka hadlayey munaasabad maanta magaalada Muqdisho lagu qabtey oo xariga lagaga jareyey xarun ka mid ah xarumihii ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay adeegsan jireen oo lagu magacaabo 888 taasi oo aan shaqeyn mudo ka badan 15 sano oo ay dalka ka oognaayeen qalalaase iyo dagaal. “Waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iney nabada ka shaqeeyaan gacana ku siiyaan ciidanka booliska sidii uu u gudan lahaa waajibaadka ka saaran xasilinta nabadgelyada iyo xasiloonida dalka oo haddii aan la helin aaney suuragal aheyn horumar lagu talaabsado” ayuu yiri C/laahi Yuusuf Axmed. Munaasbadaasi ayaa waxaa ka soo qyab galey xubno kala duwan oo ka mid ah DFKMG ah oo ay ka mid ahaayeen Taliyaha ciidanka Booliiska Soomalaiyeed Jen.Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), Gudoomiyaha Gobolka Banaador Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed Dheere) iyo xubno kale. Xaruntan uu maanta xariga ka jaray madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa waxay nooqn doontaa xarun ay adeegsan doonaan ciidamada Booliiska gaar ahaan qaybta dambi barista. Axmed Aar SBC International Muqdisho
  16. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta xariga ka jaray munaasabadii dib u furista xarunta Otto Otto (Xildhibaan Muuse Yalaxow oo munaasabadaa ka qeyb galay isagoo muujinayay ku qanacsanaantiisa dowladnimada Soomaaliya) In ka badan muddo 17 sanadood ah oo ay howlgab ahayd ayaa maanta dib albaabada loogu balaqay xarunta hogaanka ciidanka ka hortaga dambiyada ee loo yaqaano Otto Otto,waxaana xariga ka jaray madaxweynaha jamhuuriyada federalka Soomaaliyeed mudane Cabduillaahi Yuusuf Axmed. Madaxweynaha oo munaasabadii dib u howlgelinta ciidanka ka hortaga dambiyada iyo furitaanka xaruntoodaba ka hadlay ayaa sheegay in wax loogu farxo ay tahay maanta xarumihii hey’adaha qaranku in ay si tar tiib tartiib ah dib ugu howlgalayaan. Munaasbadii maanta oo ahayd mid si aad u qurux badan loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa kasoo qeyb galay hadalana ka jeediyay masuuliyiin ka tirsan dowladda federalka Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin taliyaha ciidanka booliska qaranka General cabdi Qeybdiid,xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow,guddoomiyaha gobalka Banaadir maxamed Dheere iyo masuuliyiin kale,waxaana dhamaanba dad weyne iyo masuuliyiintii ka qeybgalay ay muujiyen sida ay ugu faraxsan yihiin dibu howlgelinta ciidamada ka hortaga dambiyada. Waxaa kaloo munaasabada kasoo qeyb galay taliye yaal ka socday ciidamada nabad ilaalinta Afrikaanka ee jooga dalka Soomaaliya. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  17. No Puntland leader was ever attacked in LA. Riyaale was chased out and the rapist Ahmed Yassin has been rejected. SOOL, SANAAG and even Hargaysa is part of the Somali republic. Your little faction is just one of the many opposition but not anything more.
  18. Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo Laascaanood kala kulmay diidmo Waxaa Saakay Goor hore Soogaaray Magaalada Laasacaano Ee Xarunta Gobolka Sool Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Lamagacbaxay Soomaaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo uu hogaaminaya Wafdi Heersare ah wafdigan Lasosocday Madaxweyne kuxigeenka Maamulk La Magacbaxay Soomaaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ka tirsan Dadka Deegaanka Laasacaanood oo isagu intii ugu dambeysay kusugnaa Magaalada Hargeysa waxna ka waday Maamulka Somaaliland . Axmed Yuusuf Yaasiin Markii uu so Gaaray Magaalada Laasacaanood ayaa Waxaa ku Geeriyooday Sida Lasheegay Haweeneyn Wax ku Ganacsaneysay Wadada dhinaceeda islamarkaana Uu Jiiray Gaari Ka Mid ah Gawaaridii Gelbinaysay Madaxweyna Kuxigeenka Maamulka La Magacbaxay Soomaaliland Sidoo kale Waxaa Jiray Rabshado Lagala Hortagay Marki Madaxweyne kuxigeenku Soogalayay Gudaha Magaalada Laasacaano . Madaxweyne ku xigeenka iyo Wafdigii La socday ayaa waxaa ay Degeen Hotel Xamdi oo 2.Km Dhanka Bari ka soo xiga Magaalada Laas . Dadweynaha Ku Dhaqan Gudaha Magaalada Laasacaanood ayaa waxaa ay SiweynCaro uga Muujiyeen Imaanshaha Madaxweyne ku xigeenka Maamulka La Magacbaxay Soomaaliland sidoo kale Wafdigii uu Hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka ayaa Waxaa ay Dadka Magaalada Ku Fureen Rasaas Iyagoo Markaa Afka Ka Cayay. Si kastaba Ha ahaatee Wafdigan Magaalada Uu Hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Soomaaliland oo Maanta yimi Laasacaanood ayaa Dadweynuhu Waxaa ay u turjunteen arintan Siyaabo kala Duban . Sidookale ilaa iyo Haatan Wax War ah Kama Soo bixin Golaha Xukuumada Maamul Goboleedka Puntland Oo Gacanta ku Heyn Jirtay intii aysan Qabsan Maamulkan Soomaaliland Magaalada Laasacaanood ilaa iyo haatana Lama Oga Maamulka Puntland Talaabada Uu Qaadi doono . Axmed Yuusuf Jaamac SBCInternational- Garoowe
  19. Jawaabta warsaxaafadeedka Wasiirka Quwada iyo Macdanta ee Xukuumada Federaalka ku Meel Gaarka ah Annagoo ka jawaabaynaa hadaladii aan laaqiga ahayn lagana fiirsan ee Wasiirka, Dawlada Puntland iyo dadka ay sharci ahaanta u matasho, waxay jeclaan lahayd inay wax ka yiraahdaan caydii lagu sifeeyey ficilada baarlamaanka iyo wakiilada sida sharciga matal dadka reer Puntland inay ahaayeen “eex, boobka hantida dadweynaha, laaluush iyo hawla tuuganimo ku salaysan” si aan u saxno qaladka uu iska aaminsiiyeyna arrimaha khuseeya cidda u leh sharciga khayraadka dabiiciga ah, abuuritaankii Xukuumada Federaalka ku Meel gaarka ah, taas oo ahayd inay jahayso horumarinta iyo sharcisiinta shirkadaha. Dawlada Puntland waxay ka codsanaysaa in Xukuumada ku Meel Gaarka ahi joojiso in shakhsiyaad gaar ahi ay u diraan warqado handadaad-khaainimo ah dadka aan wadashaqaynta la leenahay xagga horumarinta gobolkayaga. Dadku waxay xaq u leeyihiin khayraadka dabiiciga ah, si shakhsiyan ah iyo/ama iyagoo maraya wakiilo sharci ah. Dadka reer Puntland waxay dhisteen xukuumad goboleed waxayna dooranayeen wakiilo laba qaybood ah oo sharci ahaan u matalayey dawlada tobankii sano oo ugu dambayey. Dhamaan dadka reer Puntland waxay wakiilo ku leeyihiin Dawlada. Markii la asaasay Xukuumada Federaalka Ku Meel Gaarka ah, ma ay asaasin Jimciyada Quruumaha ka Dhexaysaa sida wasiirku ku yiri warqadiisa, laakiinse waxay ku timid da’daal dheer oo waanwaaneed oo ka dhexeeyey Xukuumada Puntland, laba qaybood oo ka tirsanaa Xukuumadii ku Meelgarka ahayd, iyo wakiilada qabqablayaal tira beelay: waxaana asaasay dadka, in kastoo aan si buuxda loo matalin. Laakiin shaki la’aan ujeedadu waxay ahayd in la abuuro hay’ad wadada u xaarta dib u heshiisiin dhab ah iyo abuurida distuur ay wada ansixiyeen dhamaan dadka Soomaaliyeed. Sababtaas ayaana loo siiyey Xukuumada ku Meel Gaarka ah laba sano iyo bar inay ku shaqeeyaan distuur ku meel gaar ah kaas oo lagu bedeli doono distuur asaasa hab xukuumadeed, doorashooyin iwm. Nasiib daro Xukuumadii ku Meel Gaarka ahayd waxaa curyaamiyey xoogag ka soo horjeeda Dawlad Soomaaliyeed, habka Federaalka ah, iyo siyaasiyiin iimaan laawayaal ah oo ay weli ku qafilan tahay aragtidii “maalmihii Siyaad Barre” ee ahayd waa in wax walba laga go’aamiyaa Mogadishu. Dawlad Goboleedka Puntland waxaa lagu asaasay raalinimada buuxda ee dadka dhulkeeda degan iyo ilaalinta iyo horumarinta nolosha iyo danta dadkeeda, iyadoo aan wax xumaan ama colaad ah loo hayn ummmad Soomaaliyeed ee degan qaybaha kale ee dalka. Bil caksi, intay qaadan lahayd xalka ah ka go’ida Soomaalida inteeda kale, sida ay sameeyeen gobolo kale, hogaamiyayaasha Puntland waxay geed gaaban iyo geed dheerba u fuulleen sidii loo helli lahaa midnimada Jamhuuriyada, laakiin, shardi ahaan waa inuu jira nadaam fiican oo dawlad-wanaag leh. Puntland waxay aaminsan tahay in midnimada iyo dib u heshiisiinta ummada Soomaaliyeed ay faaiido weyn u tahay dhinaca amniga iyo horumarka. Taas ayaana keentay in Puntland cayaarto door wax ku oolla xagga abuurida Xukuumad Ku Meel Gaarka ah ayna siiso taageero markay ku go’doonsanaayeen Jawhar iyo Baydhabo. Puntland waxay bixisay kaalmadaas iyada oo dhinac iska dhigtay hadafyadeedii horumarineed, iyadoo aqoonsan in amnigu yahay waxa ugu horeeya oo horumarini u baahan tahay. Sidoo kale, Dawlada Puntland kama nasan dhaqaalaha ay ka heshay cashuurta adeega dekada iyo gegida diyaaradaha Bosaso iyo dakhliga ay ka hesho heshiiska baaritaanada si ay u difaacdo nafteeda iyo Xukuumada ku Meel Gaarka ee dagaalku kaga socda kooxaha xag jirka ah ee ku salaysan Mogadishu. Puntland waxay xaq u leedahay inay maarayso horumarkeeda iyada oo aan ka tegayn “DANTA GUUD”. Puntland waxay xaq u leedahay inay maarayso khayraadkeeda dabiiciga ah, dekadeheeda, gegideeda diyaaradeed (marka lag asaaro socdaalka iyo cashuurta), kalluumaysiga, ganacsiga iwm…. Puntland waxay doonaysaa inay ula qaybsato ummada Soomaaliyeed inteeda kale dakhligeeda si cadaalad ah iyo hab ku salaysan sinaan. Dhaqdhaqaaqa Wasiirku waa kii ugu dambeeyey liisas aad u dheer, kuwaas oo ah kuwa gaar ah iyo kuwa xukuumadeed, oo ku hawshan dhibaataynta dadka aanu wada shaqaynta leenahay si ay u curyaamiyaan xasiloonida iyo hadafka horumarineed ee Puntland. Ma xakamayn karo shakhsiyaad gaara, wax welwel ahna kama qabno iyaga. Si kasta ha ahaatee, cayda iyo handadaada wasiirku waxay u baahan tahay wax ka qabasho dawladeed xagga aqoon la’aantiisa iyo dhaqankiisa oo aan la jaanqaadi karin masuuliyada jagadiisa. Waxay noo xaqiijiyeen saraakiil sarre oo Xukuumada Federaalka Ku Meel gaarka ah ka tirsani in aragtida wasiirku tahay mid isaga ku kooban mana aha war saxaafadeed ka yimid Xukuumada Federaalka ku Meel Gaarka ah. Xassan Cusmaan Moxamuud Wasiirka Quwada iyo Macdanta
  20. Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta xariga ka jaray Xarunta ka hortaga Dambiyada Ciidanka Booliska soomaaliyed. 2. april 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Madaxweynaha Dowladda soomaaliya Mudane cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee ka hortaga dambiyada ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo loo yaqaan 88. Madaxweynaha oo hadalo ka jeediyay xaflad lagu furayay munaasabada dhismaha Xarunta ka hor taga dambiyada ee Ciidamada Booliska leeyihiin ayaa sheegay in dhismahan uu xariga ka jaray uu rajeynayo in ay noqoto mid si weyn u ilaalisa nidaamka sharciga booliska iyo amni soo celinta. Mr Yuusuf ayaa carabka ku adkeeyay in ay wanaagsan tahay in nabada laga wada shaqeeyo si qaranimadii luntay ee dalka Soomaaliya usoo laabato. Mar uu ka hadlayay arrimaha dib u heshiisiinta ayaa waxa uu tibaaxay in ay dhankooda wax walba diyaar u yihiin, balse dad walaalaheena ayaa shida wada ayuu yiri. "Umada soomaaliyeed waxay ku jireen dhibaato, waxaana loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo nabad si loo samata bixiyo, qof walbana waxaa waajib ka saaran in ay ka shaqeeyaan nabada"ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf. "Waxaan la soconayaa in dad walaalaheena ay yihiin kuwa shidada wada, oo dagaalka kaga qurux badan yahay nabada, kuwaas waxaan leenahay iimaanka allaha geliyo"ayuu mar kale ku celiyay Madaxweynaha. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Qeybdiid oo ka hadlay munaasabadaas ayaa waxaa uu sheegay dhismaha ay gacan ka wada geysteen Ciidanka Booliska Soomaaliyed iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay in ujeedka xarunta hogaanka dambi baarista Ciidanka Booliska uu yahay in cid waliba ay xaq u yeelato iyadoo aan waxba loo dhimeyn nidaamka iyo kala dambeyn booliska. Furitaanka hogaanka dambi baarista Ciidanka Booliska ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas'uuliyiin iyo saraakiil ka socotay Ciidamada Qalabka sida. Ma ahan markii u horeysay ee uu Madaxweynaha xariga ka jaro xarun ka mid ah kuwa Dowladda ku shaqeyso, waxaana bartamihii sanadkii hore aheyd, markii uu xariga ka jaray Xarunta gaadiidka ee Visha Bra, taasoo ahaa halkii laga xukumi jira Gaadiidka Dowladii hore. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  21. Madaxweyne Yuusuf oo furay Xarunta booliska ee Oto Oto Last Updated::2008-04-02 11:47:32 Muqdisho (HR Media) Madaxweynaha dowladda kmg ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta xariga ka jaray xarunta booliska Soomaaliyeed ee Oto Oto. Xaflad ballaaran oo halkaasi lagu qabtay ayuu madaxweynuhu ka hadlay wuxuna sheegay inuu si aad ah ugu faraxsan yahay dib u furista xaruntii booliska. Xarunta Oto Oto ayaa dib loo furay ka dib markii la dayac tiray. Madaxweyne C/laahi Yuusuf wuxuu ka hadlay ammaanka oo uu sheegay inuu lafdhabar u yahay booliska Soomaaliyeed. Wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay la shaqeeyaan booliska isla markaana ka qeyb qaataan soo celinta nabadda iyo dib u heshiisiinta dalka. Xafladda dib loogu furayay xafladaasi waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliyeed iyo mas'uuliyiin kale oo dhinaca ammaanka ah. C/laahi Yaasiin Jaamac Horseed Media Boosaaso
  22. lool. The little secessionists are day dreaming. the people of SOOL, SANAAG and Cayn will never welcome these clowns.
  23. There is no need for such a topic. The country should be led by anyone, even those who are considered not from the big 4 houses. Politics should be above clan.
  24. I agree with AJ, Mugabe is no legend. He destroyed the once strong economy of Zimbabawe. Is he going without a fight? I dont think so.