
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed, it is a great step. Chinaland lol. -
^^^Indeed, but we have a secessionist here who has yet comes to these terms. Obviously some people should be happy Riyaale in his hole named Badhan a region...lol
-
Mogadishu: President Yusuf pardons prisoners
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nayroobi: QM & Midowga Yurub oo soo dhaweeyey Talaabadii uu qaaday Madaxweyne Yuusuf. 1. april 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Wakiilka Ban Ki Moon ujooga Dalka Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla ayaa ku sheegay talaabadii uu shalay qaaday Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed,midwanaagsan markaasna waxka badaleysa Jawiga Soomaaliya. Axmed Walad Cabdalla oo ka hadlayay waxyar ka dib markii uu go'aankaasi ka soo baxay Xaafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku sheegay in talaabadii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku amray Saraakiisha Xabsiyada Muqdisho in ay siidaayaan dadka uxiran ayuu ku sheegay mid wanaagsan. Axmed ayaa sidoo kale ku tilmaamay go'aanka Madaxweyne Yuusuf mid qeyb kaqaadanaya wada hadalo & Heshiis dhexmara dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda ,wuxuuna ugu baaqay Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in ay sii daayaan maxaabiis fara badan oowali xabsiyada Soomaaliya kujira. Dhinaca kale Sarkaalka Midowga Yurub uqaabilsan arimaha Soomaaliya oo isnaka hadlayey Magaalada Nayroobi ayaa Go'aanka Madaxweyne Yuusuf ku sheegay horumar lasameeyey ,wuxuuna sheegay in uu Midowga Yurub arimahan Maxaabiista horey ugala hadlay Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Sarkaalkan ayaa sheegay in ay talaabadan qeyn ka qaadaneyso wada hadal & Isku soo dhawaansho dhexmara Kooxaha isku haya Siyaasada dalka Soomaaliya ,isagoo uga mahadceliyey talaabadan ay qaadeen Madaxda dawladda Soomaaliya. Go'aankii uu shalay Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ku sii daayey Maxaabiis fara badan ayaa noqotey mid wanaagsan lana kulantey soo dhaweyn balaaran oo kaga timid dhinaca Beesha Caalamka oo u aragta in ay noqoneyso talaabo lugu dhiiran karo. F.C. Geylan AllPuntland -
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source China, India, UN, all the Arab nations an most of Africa. Now Germany the power house of Europe. Things are getting better for the Somali state, any word on the secesionist recognition? -
Northerner they talked about Somalia and Sudan and of cousre the Palastianians. No mention of the secessionists in the Nort West though.
-
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
With the President of Germany -
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Signing papers -
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ambassador being welcomed at the palace -
Berlin: Meet your new Ambassador to Germany: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somali blue flag in the middle of the two -
Dowladda Jarmalka oo ka aqbashay Safiirka Dowladda Soomaaliya ay u soo magacowday Jarmalka iyo Soo Dhaween aad u Balaaran uu kala kulmey Safiirka Somaliyeed Dowlada Jarmalka. Daawo Sawirada Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacowday Dalka Jarmalka Amp. Maxamuud Maxamed Tifow ayaa noqday Safiirkii u horeeyay ee ay waraaqihiisa safiirnimada ka aqbasho Dowladaha Yurub kadib muddo 18-sano oo Soomaaliya dowlad la'aan aheyd. Amp. Tifow ayaa markii uu gaaray Dalka Jarmalka si heer sare loogu soo dhoweeyay, iyadoona lagu kaxeeyay gawaarida madaxda Dalkaas ku socdaan. Markii uu gaaray aqalka Madaxtooyada Amp. Tifow waxaa uu salaan sharafeed uu ka qaatay Ciidamada Dalka Jarmalka, isagoona Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Dalka Jarmalka Horst Kohler. Ambasador Tifow oo taagan Qasriga Madaxtooyada Madaxweynaha Jarmalka Horst Kohler iyo Amp. Tifow oo kulan qaas ah ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada ayuu Ampasadorka uga sheekeeyay sida ay tahay Xaalada Soomaaliya, waxaana uu si gaar ah u gaarsiiyay dhambaal salaan oo ka waday Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Md Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Ambasador Tifow oo saxiixaya waraaqihiisa aqoonsi ee safiirnimada dalka Jarmalka Amp. Tifow oo kal hore Dowladii Siyaad Barre safiir ahaa, ayaa bartamihii sanadkii hore uu Madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay inuu noqdo Safiirka Dowladda Jarmalka u fadhiya Dowladda Soomaaliya, waxaana lagu hor dhaariyay Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaarihii hore ee is casilay Cali Geeddi. Ambasador Tifow Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Jarmalka Aqbaalada ay aqbashay Dowladda Jarmalka Safiirnimada Amp. Maxamuud Maxamd Tifow ayaa waxay noqoneysaa Dowladii u horeysay ee European ah oo ogolaata safiirnimada Dowlada Soomaaliya. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia
-
back at you lad.
-
Timely Commentary From The Right -- An Eye Opener For McCain's Supporters
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
That was a nice read. Mcain seems to be even more Hawkish than Bush. Wonders never end. -
^^^Adeer the young man claimed he was appointed, there are many on the list for that position men of high calibre and no one would appoint the lad. But I give it to him, he wanted to get a name albight the wrong way, you know him and thus he has succeeded. Dude is famous but was never a likely appointee. lool. Again the TFG has yet to appoint an Ambassador to the US. thus this story from a lazy western journalist has no legs.
-
^^^They o more harm than good. But again the Somali government and people do not need enemies, US, Ethiopia, AU, Arab, China we are a small nation and we need to foster good relations with everyone.
-
^^^Who was Koshin Mohamed? Again was there an Ambassador to the US appointed by the TFG? Even this man on this story is non existent and hence the story.
-
Statement of HE Amb Bari Bari to the UNHCR's 7th session- Read
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Ref: SPR/UNOG/0017/08 Geneva March 28, 2008 Intervention of H.E. Amb Yusuf Mohamed Ismail “Bari-Bari” to UNHCR’s 7th session Thank you Mr President, Distinguished Excellencies, I would like to thank the African Group for the wisdom showed in drafting this important resolution on Somalia A/HRC/7/L.19. As wells as Egypt for its excellent coordination. I would also like to thank Italy for its support and for the positive concern showed in drafting the past resolutions of the UNHRC on Somalia. As Somalis and as Government we welcome and highly appreciate the timely, tangible and historic stand taken by AU, IGAD and brotherly People and Government of Ethiopia as well as of Uganda, Burundi and Nigeria so far for having committed the best of their peacekeeping friendly forces within the legal framework of bilateral cooperation and AMISOM respectively, in support to the Somali people and their Transitional Federal Government in the most crucial period of our history. In this connection we kindly urge our brotherly African Governments to fulfil their pledges by deploying the remaining of the 8,000 peacekeepers as deliberated, as well as to all friendly countries to secure finance and logistic support for AMISOM operation. Moreover, I would like to particularly appeal to all friendly countries to support the UNSC so as to deliberate in favour of a comprehensive UN Peacekeeping Forces in Somalia in order to better support and strengthen AMISOM in order to assist the Transitional Federal Government to fully restore a lasting peace and enforce the rule of law through good governance starting with: the timely reform of the Somali Judiciary system focused in particular on the Human Rights paramount issues and promote the culture of the Right for a Dignified Life; the provision of the basic needs for the most vulnerable Somalis; the training and equipment of the Somali Security Forces; the provision of a sustainable recovery development programme. Mr President, Distinguished Excellencies, In the light of the current severe drought which is badly affecting human beings, livestock and crops production, I would like to strongly appeal to the International Community and concerned Organizations, in particular to the AU, LAS, OIC, USA, EU & its respective Member Countries for an immediate relief supply to the needed Somalis throughout the country in close coordination with the Transitional Federal Government. In this regard having the deployment of the AMISOM Peacekeepers on the ground I would like to stress and underline an urgent appeal to the friendly Governments of Somalia to take this opportunity to avail their engineering corps and logistics to provide the timely humanitarian assistance in terms of clean water, basic health care and basic development infrastructure network and for the creation of a Somali Civic and Environmental Protection Unit. Definitely this will promote a positive and friendly image of the Somali Security Forces. Mr President, Distinguished Excellencies, We welcome the draft resolution A/HRC/7/L.19 in the light of the peculiar situation of my country and for the need of a genuine and effective assistance on the Human Rights advancement in Somalia, right in the highly involvement of the Transitional Federal Government for the full restoration of lasting peace and enforcement of law and order, thus to speedy overcome the burden of the brutal and senseless protracted civil war which will favour, on the other hand, the stability of the entire region and beyond, as well as guaranteeing the security of the Somali territorial waters. Mr President, Distinguished Excellencies, We welcome the appointment of Dr Shamsul Bari as the new Independent Expert on the situation of the Human Rights in Somalia. We would like to take this opportunity to thank Dr Ghanim Alnajjar, the retiring Independent Expert for his tireless and valuable efforts during his tenure. Mr President, Distinguished Excellencies, We welcome and thank all the countries that has co-sponsored the resolution A/HRC/7/L.19 on Somalia. Mr President, Distinguished Excellencies, Lastly let me take this opportunity, on behalf of the Somali people and Government to wish the UNHRC’s 7th session all the needed success. Thank you.
-
Geneva: Ambassador Bari Bari takes up his post: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
PDF file on resolution -
Geneva: Ambassador Bari Bari takes up his post: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ansixinta Bayaanka Golaha QM ee Xuquuqal-Insaanka ee ku wajahan Soomaaliya Danjire Yusuf Maxamed Ismaaciil "Bari-Bari" oo ah Ergeyga Joogtada ee Soomaaliya u fadhiya Jimciyadda Qaarumaha ka dhaxeysa oo saldhiggedu yahay Jineefa si diiraan loogu soo dhaweeyey bisha Maarso 20/kii Shirweeynaha 7aad ee lagu qabtey Golaha Xuquuqal-Insaanka ee Jimciyadda Qaaruumaha ka dhexeysa oo fadhigiisu yahay magaalada Jineefa ee dalka Switzerland. Kursiga Soomaaliyeed ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhexeeysa ee Geneva oo aan si rasmi ah loogu farisan tan iyo 1991 ayaa Safiiro badan ka muujiyeen farxad iyo bogaadin badan kuwaasoo salaan diiran ugu tagey oo intooda Muslimka eey u duceeyeen Ummada Soomaaliyeed in uu ILAAHEEY SWT culeeyska ka qaado. Daqiiqado ka dib markii uu Dr Ghanim Al-najjar, Wakiilkii hore ee Jimciyadda Qaaruumha ka dhexeysa u qaabilsanaa Xaaladda Xuquuqal-Insaanka Soomaaliya uu warbixin-tiisii ugu dambeeysey ka jeediyey Shirweeyniha, Guddomiyaha Golaha wuxuu fursad uu siiyey Danjiraha Soomaaliyeed in auu halkaas ka jeediyo khudbaddiisii ugu horreysey(Hoos ka eeg). Sanadihii la soo dhaafey Bayaannadii Xaaladda Xuquuqal-Insaanka Soomaaliya waxaa soo bandhigi-jirtey Dowladda Talyaaniga. Sannadkaan waa markii ugu horreysey ee Waddamada Qaaradda Afrika go'aansadeen in ey iyagu Golaha u soo jeediyaan bayaanno ku saabsan Xaaladda Xuquuqal-Insaanka ee waddamo Afrikaan ah qaarkood oo eey Soomaaliya ka mid tahay. Dood dheer ka dib iyo wada-hadallo diblumaasiyadeed gaar-ahaaneed iyo guud-ahaaneedba ayaa la isku af-gartey in qoraal hor-dhac la hor-dhigo Golaha. Maalmihii ina soo dhaafeey waddamo dhoowr oo aan ka mid aheeyn Qaaradda Afrika ayaa ka caga jiideyey qodobo ka mid ah bayaanka Xaaladda Xuquuqul-Insaanka ka jirta Soomaaliya ayaa gunaanadkii dooda taageerey isla bayaanka. Waddamadaas waxaa ka mid ah: Mareekanka, Boqortooyada Ingiriiska, Talyaaniga, Kanada, Norwey, Swisska, Finland, Giriiga, Faransiiska, Austriya, Sbain, Burtuqiiska, Luksemburg, Sloveniya, Jamhuriyadda Jeg, Serbiya, Qubrus. AlxamduliLLAAHI SWT shaley galab marka ey saacadda Swisska aheeyd 5.30 ayaa aqlabiyad lagu ansixiyey bayaanka Xaaladda Xuquuqal-Insaanka ee Soomaaliya(Halkaan ka furo). 26 Marso, 2008 xilkii uu ahey Dr Ghanim Al-najjar waxaa lagu wareejiyey Dr Shamsul Bari oo ah gar-yaqaan u dhashey dalka Bangaladesh oo muddo u shaqeeynayey Hay'adda Qaxootiga ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhexeysa UNHCR. Kaalinta mas'uulkaan loo xil-saareey waxeey ku koobaan tahay in uu u fidiyo taageero farsamo DFKMG Soomaaliyeed gaar ahaan arrimaha ku saabsaan hor-u-marinta Xuquuqal-Insaanka Soomaaliyeed. -
In ay Madaxda Carabtu taageero ,dhaqaale ,Ciidan & Siyaasadba siiyaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.
-
Dimishiq: Qodobo qurux badan oo Soomaaliya ku saabsan kana soo baxay Shirkii Jaamacada Carabta ,maxaase ka hirgali doona?. 31. marts 2008 Dimishiq(AllPuntland)- Shirkii Madaxda Jaamacadda Carabta oo shalay ku soo xirmay magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya ayaa ku soo dhamaaday jawi aan horey loo fileyn oo ku aadanaa Daganaansho. Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad oo ka hadlayey Xiritaankii shirka ayaa cambaareeyey Siyaasada dawladda Mareykanka ee Bariga Dhexe & Geeska Africa ,isagoo sheegay in dhamaanba looga baahan yahay Carabtu in ay isku tashato. Qodobadii ka soo baxay Shirka ay Madaxda Carabtu ufadhiday Labada Maalmood ayaa ahaa kuwa wanaagsan taabaneyeyna xaaladaha ka taagan wadamada Soomaaliya ,Suudaan ,Falastiin & Lubnaan. In ay Madaxweynayaasha Carabtu door muuqda ka qaataan arimaha Soomaaliya. In ay Madaxda Carabtu taageero ,dhaqaale ,Ciidan & Siyaasadba siiyaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. In Dalka Suudaan la ilaaliyo Midnimadiisa ayna tahay mid muqadis ah. In looga baahan yahay Shacabka Suudaan in ay la shaqeeyaan dawladdooda. In Carabta go'aan cad ka qaadato Qadiyada Falastiin ka taagan. In ay Carabtu talaabo walba oo ay Isra'el ku dhaqaaqdo ay qaado. In Madaxda Carabta ay taageero siiyaan dalka Lubnaan si ay udoortaan Madaxweyne. Qodobadan ka soo baxay Shirka Madaxweynayaasha Carabta ayaa qodobada ka soo baxay waxaa laga hor aqriyey Xubnaha Madaxweynayaasha Jaamacadda Carabta ayaa dhamaantood ay sacab ku soo dhaweeyaan. Wafuud aan badneyd oo ka socotey dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa halkaasi tagtey waxa ayna ka jeediyeen halkaasi Warbixin ay uga hadlayaan xaaladaha Amaanka & siyaasada Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland