General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. He was the Somali ambassador to the USA in 2007. The TFG or even Abdiqasin's TNG never named an AMbassador to the US, thus this proves the bull. These hit and run attacks capture headlines and nothing else. Coming into a city killing civilans and looting is no mean feat, Somalia armed forces are not yet capable of securing the whole country, a a year or two things will change. We always were for talks, not with Al-Shabaab mind you and there is no talks with them A year or so ago we were not even in the capital.
  2. Part 4 SBC waxay waydiisay Michael Ranneberger in hadaba dawlada Mareykanka ay qayb ka tahay dadaalada siyaasadeed ee hada ka soconaya magaalada Nairobi ee ku aadan in la isku keeno dhamaan Soomaalida sida DFKMG ah iyo mucaaradka Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta Somalia iyo DFKMG ah ee Soomaaliya. Michael Ranneberger wuxuu sheegay inaanay u muuqan xiligan wax la yiraahdo qorshaha nabadeynta, wuxuu sheegay in uu jirey shir dib u heshiisiin oo ka dhacay magaalada Nairobi kaasi oo lagu dhisey DFKMG ah, wuxuu sheegay in uu hada ka warhayo in Ra’isalwasaare Nuur Cade uu wado qorshe uu ku martiqaadayo dhamaan kooxaha mucaaradka sida kooxda la magac baxdey dib u xoreynta Somalia waa sida uu yiri danjiruhuy’e, isla markaana hada uu doonayo Ra’islawasaare Nuur Cade in dhamaan qaybaha bulshada sida ganacsada ay ka qayb noqdaan dadaalka dawlada ay wado, iyo waliba cid kasta oo ka qayb qaadan karta inay ku biirto ama kaga mid noqonayso hay’ada federaaliga ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo ka maran falalka, rabshadaha, argagixisnimada iyo colaadaha taasi wuxuu sheegay inay tahay doorkooda iyo doorka ay taagan yihiin Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’isalwasaare Nuur Cade.
  3. Part 3.. Mr. Michael Ranneberger wuxuu sheegay in madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed iyo Ra’isalwasaare Nuur Cade ay si xoogan u taageereen qorshayaashii dib u heshiisiinta gaar ahaan shirkii Muqdisho ka dhacay ee dib u heshiisiinta sanadkii hore, wuxuu sheegay inay u muuqanayso inay hada wadaan sidii ay ku hirgalin lahayeen hanaanka wadahadalada taasina ay tahay tahay waxa ay doonayanaan dawlada Mareykanka , Qaramada Midoobay, midowga Afrika iyo dhinacyo kale, laakin wuxuu sheegay in ay aaminsan yihiin in ay jirto dawlada KMG ah oo la aqoonsan yahay, isla markaana aan loo baahneyn xiligan in la qabto shir nabadeed, waxa ay la tahay in la sameeyana ay tahay in ay ku biiraan dhamaan mucaaradka dawlada la aqoonsan yahay ee KMG ah. SBC waxay waydiisay Michael Ranneberger in hadaba dawlada Mareykanka ay qayb ka tahay dadaalada siyaasadeed ee hada ka soconaya magaalada Nairobi ee ku aadan in la isku keeno dhamaan Soomaalida sida DFKMG ah iyo mucaaradka Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta Somalia iyo DFKMG ah ee Soomaaliya.
  4. Part 2- Safiirka oo wareysiga gaarka ah nagu siiyey halka uu ka degan yahay magaalada Nairobi ayaa ugu horeyn waxaan waydiinay maadama dawlada Mareykanka ay tahay dawlad weyn oo si balaaran ugu lug leh siyaasada Soomaaliay waxa uu kala socdo qabanqaabada kulan la filayo in magaalada Nairobi uu ku dhexmaro DFKMG ah ee Soomaaliya iyo kooxaha ka soo horjeeda, wuxuu sheegay Michael Ranneberger in ugu horeyn dawlada Mareykanka ay aaminsan tahay in Soomaaliya ay ka jirto dawlad la aqoonsanyahay, isla markaana ay taageeraan si la mid ah qaramada midoobey iyo wadamo kale, iyadoo dawlada Mareykanka ay taageertey qorshayaashii dib u heshiisiinta Soomaaliya gaar ahaan shirkii Nairobi ee lagu dhisey DFKMG ah ee Soomaaliya, hada waxaan aaminsanahay in ay tahay wax wanaagsan in dawlada KMG ah ee Soomaaliya ay la hadasho ama la fariisato dhamaan qaybaha bulshada Soomaalida, taasina ay aheyd wixii ay isku dayayeen inay sameeyaan
  5. Puntland & Makhir are the same thing. Even this commander states he has a problem because Puntland did not pay the salaries. How can he not be part of Puntland then? Read the article lads. As for secessionists no likes you
  6. Hubka oo laga mamnuucay magaalooyinka Puntland Last Updated::2008-03-31 13:49:06 Garowe (HR Media) Waxaa maanta la shaaciyay amar uu soo saaray madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo lagu mamnuucayay in hub lagu dhexqaato magaalooyinka Puntland. Madaxweyne Cadde ayaa ka dib markii uu wadatashi la sameeyay xubnaha golihiisa xukuumadda isla markaana uu cabiray dhibaatada ka dhalan karta hubka in lagu dhexqaato magaalooyinka ayuu wuxuu soo saaray wareegto lagu mamnuucayo ku dhex qaadashada hubka magaalooyinka waaweyn. Madaxweynaha ayaa wareegtadan uu soo saaray 29-kii bishan ka hor intuusan ka dhoofin magaalada Garowe. Hubka lagu dhexqaato magaalooyinka ayaa dhibaato ku haya bulshada iyadoo dilal kala duwan ay ka dhacaan magaalooyinka waaweyn ee Puntalnd. C/qaadir Kaarshe HR Media Boosaaso
  7. Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku jirtay Xabsiga Dhexe. 31. marts 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Madaxweynaha Jamhuuriyada soomaaliya cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis ku jirtay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa cafiska tiro ka mid ah Maxaabiista ku xiran xasiga dhexe ku sheegay mid qeyb ka ah dadaalada dib u heshiisiinta ee Dowladda soomaaliya wado. Munaasabad Maxaabiistaasi lagu sii deynayay oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayuu Madaxweynuhu ugu baaqay maxaabiistaas in ay ka shaqeeyaan nabad gelyada iyo dib u heshiisiinta. Afhayeenka Xukuumada Cabdi Goobdoon oo saxaafada uga waramay sii deynta Maxaabiistaas ayaa sheegay in cafiska maxaabiista uu u fidiyay madaxweynaha ay ku timid kulamo ay ka yeesheen Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha. Waxaa uu sheegay in maxaabiista la daayay ay ahaayeen kuwo fal dambiyeedyo kala duwan lagu soo qabtay, hase ahaatee iminka la cafiyay. Tirada Maxaabiista ayuu ku sheegay in ay gaarayaan ilaa 7maxbuus oo aanu cadeyn waxyaabihii loo soo xiray. Tallaabada lagu sii daayay maxaabiista ayuu ku sheegay in ay qeyb ka tahay howlaha dib u heshiisiinta ee ay Xukuumada garwadeenka ka tahay. Ma ahan markii u horeysay ee uu Madaxweynaha cafis u fidiyo maxaabiis, waxaana ay aheyd sanadkii hore markii madaxweynuhu sidan oo kale uu cafis u fidiyay maxaabiis laga soo qabtay dagaaladii dhex maray dowladda iyo maxkamadihii islaamiga. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  8. Yusuf oo maxaabiis cafiyay 31 Mar 31, 2008 - 6:46:20 AM Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis ku xirnayd xabsiga dhexe ee Muqdisho, waxaana sii daynta maxaabiistaan ay ku timid kulan dhexmaray Madaxweyne Yusuf Xildihibaanno ka tirsan Baarlamaanka DF. Maxaabiista la sii daayay ayaa waxaa la sheegay inay gaarayeen 7-maxbuus oo loo haystay inay gacansaar la lahaayeen xoogagga ka horjeeda Dowladda Somalia, balse Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay in cafiskaan uu qayb ka yahay dadaallada ay DF ku doonayso inay nabadda kusoo celiso. Afhayeenka DF Cabdi Xaaji Goobdoon oo saxaafadda u sharraxay sababta keentay in maxaabiista uu cafis u fidiyo Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay inay sii dayntaan timid kaddib Markii Yuusuf uu kulan gaar ah la qaatay xildhibaanno ay ka mid yihiin: Xildhibaan Max'ed Max'ud Guuleed [Gacmodheere], Xildhibaan Cali Calas Qaareey, Xildhibaan Max'ed Jaamac Furux iyo Madaxa Dekedda weyn ee Muqdisho Siciid Siyaad Shirwac. Goobdoon, wuxuu sheegay in maxaabiista la cafiyay isla maanta oodda laga qaaday, isla markaana uu Madaxweyne Yuusuf u sheegay xildhibaanada in tallaabadaan ay tahay mid uu ku horumarinayo nabad ka dhalata dalka. Madaxa Dekedda Muqdisho Siciid Siyaad Shirwac oo wax laga weydiiyay sii dayntaan ayaa isaguna sheegay inay ka codsaden iyagu Madaxweyne Yuusuf in maxaabiistaan uu u ogolaado inuu cafis u fidiyo uuna Madaxweynuhu aqbalay. Ma ahan markii ugu horreysay oo uu Madxweynaha Dowladda Federaalka Somalia uu ku dhawaaqo inuu cafis u fidiyay maxaabiis ku xiran xabsiyada ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo lala xiriirinayo inay ku lug leeyihiin dagaallada looga horjeedo DF. Garowe Online, Muqdisho
  9. Wareysi Khaas ah: Danjiraha Mareykanka ee Kenya oo ka hadlaya arimaha Somalia Danjiraha dawlada Mareykanka u fadhiga magaalada Nairobi Michael Ranneberger isla markaana horey u ahaa u qaybsanaha Mareykanka ee arimaha Soomaaliya, ayaa wareysi gaar ah uu siiyey warbaahinta caalamiga ah ee SBC wuxuu kaga hadley arimaha Soomaaliya, gaar ahaan waxa uu ka ogyahay socdaalka madaxda Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta Somaliya ujeedada ay u yimaadeen magaalada Nairobi, in uu jiro qorshe la doonayo in shir la isugu keeno dawlada KMG ah iyo Isbahaysiga Casmara, siyaasada Mareykanka ee ku wajahan arimaha Somalia, wararka sheegaya in Soomaaliya loo haysto dagaaladii 1993-kii ee Mareykanku ku lug lahaa, waxa xiligan keenay in Kooxda Al-Shabaab lagu daro liiska Mareykanka ugu yeero argagixisada, aragtida Mareykanka ee ku aadan qorshaha uu soo jeediyey Ban Ki-Moon ee ah in ciidamo la keeno Somalia, aragtida Mareykanka ee ku aadan waxa ay ka tahay in laga qabto Soomaaliya marka xiligeeda uu dhamaado DFKMG ah iyo arimo kale fara badan
  10. Danjire "Bari-Bari" oo loogu soo dhaweeyay Jineva Jineva, Swiss (Calanka.com) 30-Marso-08 Danjire Yusuf Maxamed Ismaaciil "Bari-Bari" oo ah Ergeyga Joogtada ee Soomaaliya u fadhiya Jimciyadda Qaarumaha ka dhaxeysa oo saldhiggedu yahay Jineefa si diiraan loogu soo dhaweeyey bisha Maarso 20/kii Shirweeynaha 7aad ee lagu qabtey Golaha Xuquuqal-Insaanka ee Jimciyadda Qaaruumaha ka dhexeysa oo fadhigiisu yahay magaalada Jineefa ee dalka Switzerland. Kursiga Soomaaliyeed ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhexeeysa ee Geneva oo aan si rasmi ah loogu farisan tan iyo 1991 ayaa Safiiro badan ka muujiyeen farxad iyo bogaadin badan kuwaasoo salaan diiran ugu tagey oo intooda Muslimka eey u duceeyeen Ummada Soomaaliyeed in uu ILAAHEEY SWT culeeyska ka qaado. Daqiiqado ka dib markii uu Dr Ghanim Al-najjar, Wakiilkii hore ee Jimciyadda Qaaruumha ka dhexeysa u qaabilsanaa Xaaladda Xuquuqal-Insaanka Soomaaliya uu warbixin-tiisii ugu dambeeysey ka jeediyey Shirweeyniha, Guddomiyaha Golaha wuxuu fursad uu siiyey Danjiraha Soomaaliyeed in auu halkaas ka jeediyo khudbaddiisii ugu horreysey. Sanadihii la soo dhaafey Bayaannadii Xaaladda Xuquuqal-Insaanka Soomaaliya waxaa soo bandhigi-jirtey Dowladda Talyaaniga. Sannadkaan waa markii ugu horreysey ee Waddamada Qaaradda Afrika go'aansadeen in ey iyagu Golaha u soo jeediyaan bayaanno ku saabsan Xaaladda Xuquuqal-Insaanka ee waddamo Afrikaan ah qaarkood oo eey Soomaaliya ka mid tahay. Dood dheer ka dib iyo wada-hadallo diblumaasiyadeed gaar-ahaaneed iyo guud-ahaaneedba ayaa la isku af-gartey in qoraal hor-dhac la hor-dhigo Golaha. Maalmihii ina soo dhaafeey waddamo dhoowr oo aan ka mid aheeyn Qaaradda Afrika ayaa ka caga jiideyey qodobo ka mid ah bayaanka Xaaladda Xuquuqul-Insaanka ka jirta Soomaaliya ayaa gunaanadkii dooda taageerey isla bayaanka. Waddamadaas waxaa ka mid ah: Mareekanka, Boqortooyada Ingiriiska, Talyaaniga, Kanada, Norwey, Swisska, Finland, Giriiga, Faransiiska, Austriya, Sbain, Burtuqiiska, Luksemburg, Sloveniya, Jamhuriyadda Jeg, Serbiya, Qubrus. AlxamduliLLAAHI SWT shaley galab marka ey saacadda Swisska aheeyd 5.30 ayaa aqlabiyad lagu ansixiyey bayaanka Xaaladda Xuquuqal-Insaanka ee Soomaaliya. 26 Marso, 2008 xilkii uu ahey Dr Ghanim Al-najjar waxaa lagu wareejiyey Dr Shamsul Bari oo ah gar-yaqaan u dhashey dalka Bangaladesh oo muddo u shaqeeynayey Hay'adda Qaxootiga ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhexeysa UNHCR. Kaalinta mas'uulkaan loo xil-saareey waxeey ku koobaan tahay in uu u fidiyo taageero farsamo DFKMG Soomaaliyeed gaar ahaan arrimaha ku saabsaan hor-u-marinta Xuquuqal-Insaanka Soomaaliyeed. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  11. Riyadh: Boqorka Sucuudi Careebiya oo dhaqaale ku taageeray dawladda Faderaalka ee Soomaaliya,ka dib kulan ka dhacay Magaalada Riyadh. 30. marts 2008 Riyadh(AllPuntland)- Boqorka dalka Sucuudiga Careebiya Boqor Cabdalla Inbu Cabdicasiis Al-Sacuudi oo la kulmayay Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa shaaca ka qaaday in ay dawladda Sucuud Careebiya ku qanacsan tahay dadaalka ay wado dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Boqorka Sucuudiga ayaa mahad celin balaaran udirey Madaxweynaha Soomaaliya & Raysalwasaare Nuur Cadde ,oo uu sheegay in ay yihiin rag siweyn udoonaya in ay Soomaalidu heshiiso. Wakaalada Wararka ee Sucuudiga ayaa sheegtay in dhaqaale lixaad leh ay dawladda Sucuudi Careebiya ugu deeqday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,kaasoo wax looga qabanayo isku keenida dadka Soomaaliyeed. Raysalwasaare Nuur Cadde ayaa usheegay Wakaalada Wararka ee Sucuudi Careebiya in ay dawladdiisu wado dadaalo ay ku dooneyso in ay Soomaaliya ka dhigto meel nabdoon ,ayna doonayaan in ay la hadlaan cid walboo ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Lama sheegin cadadka dhaqaale ee ay Boqortooyada Sucuudi Careebiya ugu deeqday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,balse mahan markii ugu horeysay oo ay dawladda Sucuudigu dhaqaale ugu deeqdo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Afhayeenka dawladda Soomaaliya Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa sheegay in ay udhamaatey Booqashadii Raysalwasaaraha ee Sucuudi Careebiya uuna dhawaan usocdaalayo wadamo kale oo uu kala hadlayo arimaha Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  12. Baladweyn: Ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Hiiraan oo dagaal Culus maanta galay & khasaarihii dagaaladu geysteen. 31. marts 2008 Baladweyn(AllPuntland)- Ciidamada dawladda faderaalka ee Soomaaliya ee ku sugan gudaha gobalka Hiraan ayaa dagaal xoog leh la galay Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dagaaladan ayaa lugu qaaday ciidamada dawladda Soomaaliya oo galbinayay Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ,waxaana cambaareeyey talaabadaasi Yuusuf Dabageed. Wuxuu ku eedeeyey in ay dagaaladan soo qaadeen dadka ka soo horjeeda Horumarka gobalada Hiiraan & Shabeelada Dhexe ,isagoo weyn carabka ugu dhuftey in dagaaladan laga soo abaabulay gobalka Galguduud. Marka layskugu geeyo labada dhinac Khasaaraha gaaray guud ahaantiis waa 12 qof oo dhimasho ah 14 Dhaawac ,lamana kala saari karo dhimashada & Dhaawac ,balse deegaanadii ay weerarada ka soo qaadeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya waxaa tagey Masuuliyiin ka socota Maamulka gobalka Hiiraan. Dagaaladii lugu qaaday ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayay ka muujiyeen difaac xoog leh mana usuurtagalin Kooxaha dagaalada mar walba qaadi in ay qabsadaan Hub ay leedahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dabeecada inta badan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya ayaa ah in ay weerar gaadmo ah la beegsadaan ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku jira kolonyada ,waxa ayna isku horseedaan in lasoo afjaro deegaanada ay joogaan oo ay ciidamadu gudaha ugalaan. Ciidamo fara badan oo ka socda Maamulada Hiiraan & Shabeelada Dhexe ayaa guud ahaan galabta la geeyey goobihii ay dagaaladu ka dhaceen ,taasna waxa ay wel –wel & calool ku taalo ku noqotey Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  13. Guriga Wasiir SL oo Bam lagu weerarey 30 Mar 30, 2008 - 12:45:22 PM Bam kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa lagu weeraray guriga Wasiirka Wasaaradda xiriirka golayaasha ee Somaliland Cabdi Xasan Buuni oo ku yaalla galbeedka Magaalada Hargeysa, iyadoo qaraxaas uu ahaa mid xooggan sida uu qiray wasiirka laftiisa. Qaraxa lala begsaday guriga Wasiirka ayaa dhacay 12:00 habenimo ee xalay, waxana xilliga werarka uu dhacayo ku sugnaa guriga Wasiirka iyo sadex ka tirsan shaqalihiisa, iyadoo kooxihii falkaas geystayna ay markiiba baxsadeen. Mr. Buuni ayaa saxaafadda u sheegay inaysan jirin khasaare gaaray dadkii ku sugnaa guriga, balse uu bamku burbur gaarsiiyay, isagoo sheegay in guriga uu aad ula ruxmay. Wasiirka ma uusan sheegin cid uu ku tuhmayo inay ka dambeysan weerarka lagu qaaday gurigiisa, balse wuxuu sheegay inuu ka warsugayo Booliiska Somaliland oo markii uu qaraxu dhacay gaaray gurigiisa, isla markaana baaritaanno sameeyay. Taliyaha Boliiska Somaliland Gen. Maxamed Saqadi Dubbad ayaa sheegay in ciidanku ay u qabteen qaraxa lala beegsaday guriga wasiirka xiriirka golayaasha SL Mr. Buuni saddex nin ayna su'aalo ka weydiinayaan qaraxa bamkaan. Ma ahan markii ugu horreysay oo qarax noocan oo kale ah lala begsado guri ay daggan yihiin madaxda Somaliland, waxaase sanadkii hore lala beegsaday qarax noocaan oo kale ah hoyga Wasiirka warfaafinta ee Somaliland Axmed Xaaji Daahir Cilmi iyo sidoo kale guri u daganaa Madaxweynaha Somaliland intii uu ahaa Madaxweyne ku xigeenka. Qaraxyadas ayaan geysan wax dhibaatooyin ah, waxayse Booliiska Somaliland sheegeen in qaraxii xalay walxaha loo adeegsaday iyo kuwii horeba ay ahaayeen kuwo lagu sameeyay gacanta, oo aysan jirin cid ay weli u qabteen farsameynta walxahaas qaraxa sameeya. Garowe Online, Hargeysa
  14. Nice Pics bro, hope the President trip is a success.
  15. Great news indeed, hope all the best for the proud paresnts and their baby girl..
  16. Those who declared war, chose to hide behind civilaisn and set of bombs, and mortars are to blame for the displacement, tragedy. Those who used murder as their main calling card, used the religion, used the children and theor clan name. Are to blame. The sooner they get defeated thebetter for the Somali people, nation and governemnt.
  17. ^^^The TFG is the best hope to get us out of the anarchy and who will inherit this foundation? Not just Duke but all the Somali people. Forget Abdullahi, Geedi, and all these old men they will be history like Aydeed, Siyad Barre and those before them. What I am interested in and support with all my energy is what the Somali people need, a national governemnt, a weak one, one on life support but we will build upon it. We the Somali's in the diaspora and in the homeland will make it better. Factions and crazy clan militias using the faith are nothing, institutions can be perfected. The TFG will be perfected by its future leaders. Our enemies are those who want no national governemnt for what ever reason, those inside and outside the country who have a vested interest in keeping the status quo. The fat warlords, the fake religious groups and their foreign sponsors, and the the powerful NGO's who sit in Nairobi and raise millions every year for the "Somali people". Only a governemnt can make trade deals, secure borders and build lasting national institutions. Every nation on Earth has a governemnt why not the Somali's? As for the emotive arguments, it does not wash my dear
  18. LOOL. The west and our opponents have always underestimated us. How many times has been on its death bed? When the warlords and Sharif Xasan went to Mogadishu? When the clan courts started their self destructive war? When Geedi was being removed? Every instance and every time, lazy western journalistas and "experts" have said the TFG will fail, it will not survive and so on. The TFG will succeed because it has a long term strategy, it takes its time, it does not try to grab headlines or make false promises, "Liberate this and that", "Jihad this and that". What about that PNR Dr that many on SOL were posting as some sort of soothsayer ?
  19. Mohamed Abdirizak, a top government official, crouched on a balcony at the palace, with bullets whizzing over his head. He had just given up a cushy life as a development consultant in Springfield, Virginia. His wife thought he was crazy. Sweat beaded on his forehead. Thats the western fantasy. But who is this Mohamed Abdirizaq? Any how this government was never given a chance, it will never be given a chance. But will that make or break this project? no
  20. ^^^Ok adeer thats why you follow me around and I ignore you.
  21. Juje, you are confused indeed. Nur Cade called for peace talks, who refused? Go lecture Ahmed Diriye and Abdiqasin who have called this mans effort a fairy tale. Or go and talk to the Al-Shebaab who go maim women and chiledren in Mogadishu, Jowhar, Beledwyen. As for bunkers, adeer its the transition ******. We came from being in Kenya to Jowhar, To Baidoa and now in Mogadishu. There will be a time when none of these farts will matter, like Qaynyare, Suudi and your former hero's do not matter today. Untill then keep day dreaming.
  22. The Italians are giving money because they can. The EU has given money to many nations. This is not about love but about international cooperation. The TFG needs all it can get I could not care from which quarter.
  23. Clown chief is hiding in the region he used to control through his clan militia. Irony