General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Geeljire, stop the farts, your stinking up the place.
  2. ^^^The UN is raising more than that for the drought and other relieve efforts. The money is for the governemnt. As you said $30 million is not enough.
  3. LOL. The backside of Asmara is still talking? Garhaye, the scope of this operation is to extend security from Mogadishu-Marka and beyond. The clowns were given a chance to change their ways, and many of the IndaCade faction have yet to change.
  4. ^^^Insults coming from the backside should be taken in stride.
  5. You have a point there, but its good news any way. Polio is a terrible disease.
  6. Muqdisho: "Waxaan taageersanahay hanaanka Dib u Heshiisiinta ee ay horseedka ka tahay Xukuumada Soomaaliya"madaxa Wafdiga Midowga Yurub ee maanta soo gaadhay Caasumada. 25. marts 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Danjiraha Dowladda Faransiiska u fadhiya Dalka Kenya Haweeneyda lagu magacaabo Elazabeth Barber oo shir jaraa'id ku qabatay madaarka Magaalada Muqdisho, ka hor inta aysan ka ambabixin ayaa waxay sheegtay in ay soo dhoweynayaan tallaabooyinka hididiilada mudan ee Xukuumada horseedka ka tahay. Mss Barber ayaa sheegtay in ay soo dhoweyneyso hanaanka dib u heshiisiinta, waxayna ka dhawaajisay in Midowga Yurub taageerayo Dib u heshiisiinta Qaran ee uu ku baaqay Raisalwasaare Cadde. Haweeneydan ayaa faah faahin ka bixisay kulamadii ay la qaateen Madaxda dowladda, Odayaasha ****** iyo Ururada Bulshada Rayidka Magaalada Muqdisho, waxaana ay intooda badan ku tilmaamay mid jawi wanaagsan ku soo dhamaaday. Wafdiga Midowga Yurub ee maanta soo gaadhay Caasumada ayaa isugu jiray Safiiro iyo Diblomaasiyiin, kuwaasoo wakiilo ka kala ahaa dalal badan oo Yurub ka tirsan. Waxaana Xubnihii maanta soo gaaray isugu jiray Safiirada Dowladaha Talyaaniga, Spain, Czech, Faransiiska ee Dalka Kenya iyo Ergey ka socday Wakiilka Midowga Yurub ee Dalka Kenya. Xubnahan ayaa ku booriyay in laga shaqeeyo Ammaanka, waxayna walaac ka muujiyeen dhibaatooyinka dhinaca bani'aadanimada ee ka jira Dalka Soomaaliya, waxayan farta ku fiiqeen in ay kaalmo deg deg ah la soo gaari doonaan. Cabdicasiis Maxamed
  7. The central governemnt has sent its forces and allies into the lower shabbele to hunt down those Al-Kebaab clowns hiding out in there. There is supecion that the lower Shabbele admin itself has been infiltrated by the clowns and thus it was a suprise. So far the region is locked down, from Diinsoor to Marka.
  8. Cudurka dabeysha oo laga cirib tiray dalka Soomaaliya Last Updated::2008-03-25 15:20:10 Geneva (HRNet) Hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in la joojiyay faafitaankii cudurka dabeysha ee dalka Soomaaliya, taasoo ay kaga tagtay daraasiin dalal kale oo weli saameyn ba’an ku hayo cudurkaasi. Jiritaan la’aanta hay’ado rasmi oo dowli ah in markaasi ay suurtogal tahay in uu dib usoo laba kacleeyo cudurkaasi haddii aan si habsami leh loo dhammeystirin ololaha Tallaalka. Agaasimaha waaxda Poliyada ee hay’ada WHO Dr. Bruce Aylward waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay hawshii ay u galeen in Somaliya ay heerkan gaarsiiyaan, wuxuuna sheegay inuusan filaneyn horumarka laga gaaray fiditaanka dabeysha ee dalka Soomaaliya inuu sidan gaarsiisan yahay. Cudurka Polio-yada waxay had iyo jeer curyaamisa caruurta da’doodu ka yar tahay 5 sano. Horumarka laga gaaray dalka Soomaaliya xakameynta cudurka dabeysha waxaa sidoo kale si weyn uga qeyb qaatay culimada, hooyooyinka iyo arrimo badan. farxiyo Siciid Aadan HR Media Boosaaso
  9. Farax-Brown: Adeer what have you ever predicted? Dont start the Duke has a long record of great predictions. Anyhow this news is a welcome, the clowns in Amara have no real choice. Its been a ayear and they are just making threats.
  10. Marka: Ciidamadii Itoobiyaanka ee shalay gaaray gobalka shabeelaha hoose oo dhaq dhaqaaqyo ka wada gobalkaas. 25. marts 2008 Marka (AllPuntland) - Cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee taageeraya dowlada soomaliya ee shalay gaaray gobalka shabeelaha hoose ayaa dhaq dhaqaaqyo ka wada gobalkaas. Ciidamada Itoobiya oo kala gaaray Deegaanada gobalkaas ayaa la sheegayaa in ay bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ku aadan sugida ammaanka deegaanada ay joogaan. Qeyb ka mid ah ciidamadaas ayaa ku sugan Magaalada Marka, waxaana ay dageen afaafka hore ee laga galo magaaladaas, waxaana saaka ay howlo baaritaan ku sameynayeen gawaarida gudaha u galeysa iyo kuwa ka baxeysa Magaalada. Sidoo kale qeybta kale ee ciidamadan oo wehlisa kuwa dowlada soomaliya ayaa degay saldhiga degmada Qoryooley iyo xarunta maamulka degmada. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tagitaanka ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada federaalka ee gobolka shabeelaha hoose, warar ayaa sheegaya inuu jiro tuhun ah in deegaano ka mid ah gobalkaas ku dhuumaaleysanayaa xubno ka tirsan maxkamadihii iyo mucaaradka dowladda. Gudoomiyaha gobalka shabeelaha hoose ayaa sheegay in saraakiisha hogaamineysa ciidamadaas ay maanta la balansan yihiin, isla markaana ay kala hadlaan arrimo dhowr ah. Waxaa uu qiray in jiro tuhun ah in xubno ka tirsan maxkamadaha iyo mucaaradka dowladda ku dhuumaaleysanayaan gobalka, hase ahaatee ka maamul ahaan aysan haynin ama aysan ogeyn meel ka mid ah Gobolka oo xubinihii Maxkamadaha ku sugan yihiin. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  11. Saraakisha Hogaamineysa Ciidamada Nabad ilaaliyaasha Ethopia ee la wareegey Degmada Marka oo kulan la qaatay Mas'ulliyinta Gobolka ( Nuuriye Cali Faarax oo kulanka ka baaqday) Kulan aad u adag ayaa maanta waxaa uu magaalada Marka ku dhex maray Saraakiisha Hogaamineysa Cidamada Ethopia ee la wareegey masuuliyada G/sh/hoose iyo Mas'uuliyinta hore ee Gobolka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka C/qaadir Nur. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Gobolka ayaa waxa looga hadlay arimo ay ka midyihin in mas'uliyinta ay keenaan qaabka ay uga shaqeynayeen gobolka , iyadoo sidoo kale laga dhagaystay warbixin ku aadan amaanka Gobolka. Warar lagu kalsoonaan karo aya sheegaya in Sarakiisha Ethopia ay Mas'uuliyinta ay arkeen gacantana u galiyeen qoraal ay ka siteen Madaxda DFS oo ku aadan in ay saldhigyo Miltari ka sameysan doonaan ilaa 8-Degmo oo ka tirsan G/Sh/hoose oo ay ku jirto Degmada Marka ee Xarunta Gobolka. Wararka ayaa inta raacinaya in sidoo kale maamulka ay u sheegeen in ay yareeyaan dhaqdhaqaaqa Ciidamadooda inta ay ka dagayaan Nabad ilaaliyasha Ethopai fariisimaha loogu talo galey si aanay isugu dhicin. Gudoomiyaha G/Sh/Hoose C/qaadir Nur ayaa laga soo xigtay in uu u sheegay Saraakiisha Ethopai in Maamulkisu diyar u yahay qorshe walba oo lagu taagerayo dhinaca Nabada Gobolka. Dhinaca kale Wariyeyaashi ku sugnaa kulanka ayaa Shabakadaan u sheegay in aanay kulanka ku arag ninka Gobolka ka ah Taliye xigeenka Police-ka Nuuriye Cali Faarax , waxaana kamaqnaanshihiisa kulanka uu yimid xili uu Degmada Marka dhinaca hoodka uu ka joogo . ka maqnaanshaha Nuriye ee kulanka ayaa dareen ku abuurtay Saraakiil Ciidamada Xooga ka tirsan oo kulanka ka qeybgalayey , waxaana halkaa la isku dhafsaday xog ah in G/Sh/Hoose laf ahaantisa xubnaha maamulka qaarkood lagu tuhunsanyahay in ay gacan saar la leeyihiin ururka alshabab Canshuurta gobolkana wali lagu naas nuujiyaa kooxaha Aragagxisada ee dagaalada wada. Xeeldherayasha Siyaasada ayaa rumeysan in Waacusub u baryey G/Sh/Hoose oo ahaa mid ay wali maamulayeen Maamulki Indhacade si dadban iyo si toos ahba. xafiiska warqabadka ee shabakada carmooyin.com
  12. Saraakil sar sare oo ka tirsan Nabad Sugida Qaranka oo maant gaaray Magaalada Marka ee Xarunta G/Sh/Hoose xili taliye Cusub oo Nabad Sugida Gobolka loo magacaabay Xubno ka tirsan Nabad sugida Qaranka ayaa maanta waxa ay gaareen Dhinaca G/Sh/Hoose gaar ahaan Degmada halkaas oo ay u aadeen qiimeyn iyo socdal hawled. Ilo Waredyo Muhiim ah aya Shabakadan u sheegay in Xubnaha Nabad Sugida ee Gaaray G/h/hoose uu diray Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Jeneral Darwiish si ay halka ugu beeraan ama ugu abuuran Ciidamada Nabad Sugida qaranka Socdaalka Xubnahan ayaa imaaanaya xili dhawaan ay ciidamada dowlada Etopia iyo kuwa xooga dalka ay gabi ahaanba la wareegen degmada G/sh/hoose. Warar hordhaca ahi oo ka imaanaya G/sh/hoose ayaa waxeey ku waramayaan in taliyihii maleeshiyada yusuf siyaad Indha-cade oo ku magac dheeraa Nuuriye oo isla markaana sheegan jirey in ay dowlada u magacaawdey taliye ku xigenka ciidanka Poolis-ka G/sh/hoose ayaa ka baxsadey G/sh/hoose waxaana lala' yahay meel uu ku danbeeyey, ayadoo wararka qaar ay sheegayaan in uu si toos ahi ugu biirey maleeshiyada Al-shabab Degoomyinka G/Sh/Hoose ayaa aha meel aanay si toos ah DFS gacanta ugu heynin , waxaana Maamulaka G/Sh/Hoose ee hada talada haya diiday in G/Sh/Hose ay ka shaqeeyaan Nabad Sugida hadase waxaa ay u muuqataa in hawsha Maamulka G/Sh/Hoose si weyn ay DFS u fara galisay.
  13. Nayroobi: Midowga Yurub oo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ugu deeqay 30 Milyan oo Dolar. 25. marts 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Midowga Yurub oo ka mid ah Ururada Caalamiga ah ee daneeya Arimaha Soomaaliya ayaa dawladda faderaalka ee Soomaaliya ugu deeqay Aduun gaaraya 30 Malyan oo Dolarka Mareykanka. Midowga Yurub ayaa sheegay in ay lacagtan ugu talogaleen in wax looga qabto Dibu heshiisiinta iyo gargaar la gaarsiiyo Umada Soomaaliyeed ee dhibaatadu heystay sanadihii ugu danbeeyey. Warbixin looga hadlayay lacagtan oo ka soo baxay Xarunta Midowga Yurub ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxa Midowga Yurub ee Horumarinta & Bini Aadamtinada ,isagoo shaaca ka qaaday in ay deeqdan ku timid dalab ka yimid dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. “ Deeqdan waxa ugu muhiimsan oo aan usiiney dawladda Faderaalka ee Soomaaliya waa in ay wax uga qabataa dagaalada ka soconaya Soomaaliya ayadoo Dibu heshiisin lugu badalayo & Gargaar la siiyo Kumanaan Soomaaliyeed oo dhibaatu ku heysato gobalo badan oo ka mid ah Soomaaliya “ Ayaa lugu yiri baaq ka soo baxay xarunta Midowga Yurub. Midowga Yurub waxa ay sheegtay in looga baahan yahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in ay sare uqaado talaabooyinka ay wax kaga qabaneyso dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliya. Wuxuuna Midowga Yurub ku booriyey dawladda Dhexe ee Soomaaliya in ay dhamaanba wada hadalo la gasho Kooxaha ka soo horjeeda Siyaasadeeda ,si loo helo wadiiqo lugu furikaro wada hadal iyo is aaminaad ka dhex dhacda dawladda Faderaalka & Mucaaradkeeda oo badan. Deeqdan ka timid Midowga Yurub mahan markii ugu horeysay ee ay timaada horeyna Midowga Yurub wuxuu ubixiyay dhaqaale fara badan oo ayku taageeraan dawladda Faderaalka & Shirkii dibu heshiisiinta ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  14. Ra'isal Wasaare Nur Cadde oo kulan adag Xarunta Madaxtooyada kula leh Wufuud Midawga Yurub oo Gor dhaw Muqdisho soo gaartay. Xubnaha ka socday Midowga Yurub ayaa markii ay ka soo dageen Madaarka Magaalada Muqdisho waxay kulan la qaateen Golaha odayaasha dhaqanka beelaha ******, waxayna ka wada hadleen arrimaha dib u heshiisiinta iyo sida odayaashu kaalin uga qaadan lahaayeen dib u heshiisiinta. Sidoo kale Wafdiga Midowga yurub ayaa la kulmay ururada Bulshada rayidka magaalada muqdisho, waxaana ay ka wada hadleen qaabka loo wajahayo dib u heshiisiinta. Waxaa la soo sheegayaa in kulankii Xubnaha midowga yurub ka socdeen iyo odayaasha ****** uu soo dhamaaday daqiiqado ka hor, waxaana xubnahaas loo soo galbiyay dhinaca iyo Madaxtooyada oo ay ku sugan yihiin Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Email Story Printable View
  15. Muqdisho: Golaha Xukuumada soomaaliya oo maanta meel mariyay Istiraatiijiyadii dib u heshiisiinta ee uu ku dhawaaqay Raisalwasaare Cadde. 25. marts 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Golaha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay istiraatiijiyada dib u heshisiinta ee uu dhowaan shaaciyay Raisalwasaare nuur xasan xuseen. Kulan maanta Golaha wasaaradaha ku yeesheen Hoyga Raisalwasaaraha, isla markaana uu shir gudoominayay Mr Cadde ayaa loogaga hadlay istiraatiijiyada dib u heshiisiineed. Raisalwasaaraha ayaa hordhigay golihiisa Xukuumada istiraatiijiyada dib u heshiisiinta, taasoo ugu dambeyn ay ansixiyeen. Sida uu saxaafada u sheegay Afhayeenka Dowladda Cabdi Goobdoon waxa uu tilmaamay in Golaha wasiirada ka wada munaaqishoodeen ajande badan oo loogaga hadlay kulankoodii. Wuxuu sheegay in Raisalwasaaraha soo jeediyay talooyin badan oo ku wajahan arrimaha dib u heshiisiinta, taasoo ay ugu wada riyaaqeen golaha wasaaradaha. Mr Goobdoon waxaa uu carabka ku adkeeyay in Golaha Xukuumada is tuseen arrimaha ka taagan caasumada, waxayna isla ogolaadeen in la diyaariyo barnaamij buuxa oo loo wajahayo ammaanka caasumada muqdisho. Golaha Wasaaradaha ayaa ansixintooda barnaamijkan ka dambeysay, ka gadaal markii uu raisal wasaaruhu usoo bandhigay documentiga istiraatiijiyada dib u heshiisiinta, waxaana sidoo kale la filayaa in Baarlamaanka soomaaliya uu ka doodo si uu u ansixiyo. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  16. Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir Golaha Xukuumada kaga hadlayeen arrimaha dib u heshiisiinta, ammaanka iyo suurta gelnimada daqli uruurin laga bilaabo dalka. 25. marts 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Madaxweynaha Soomaaliya mudane cabdulahi Yusuf Axmed ayaa manta ka qeyb galay shir ballaadhan oo ay yeesheen golaha xukuumada dowladda federaalka soomaaliya. Madaxweynaha ayaa hadalo ka jeediyay shirkaas oo ay soo xaadireen wasiiro ka tirsan xukuumada raisalwasaare nuur cadde Shirkan Golaha Xukuumada oo ahaa mid dhinacyo badan looga hadlay ayaa muhiimada ugu weyni ay aheyd arrimaha ammaanka iyo dib u heshiisiinta, waxaana madaxweynuhu ka jeediyeen talooyin muhiim ah. Afhayeenka Dowladda Cabdi Goobdoon ayaa u sheegay AllPuntland in Madaxweynaha si weyn ugu dhiira geliyay golaha xukuumada in ay laba laabaan waajibaadka horyaala. Wuxuu Afhayeenku sheegay in la is weydaarsaday aragti kala duwan oo ku wajahan ammaan ku soo dabaalida caasumada oo uu madaxweynuhu ku booriyay in ay xukuumada horay ugu socoto sidii ay xal ugu heli laheyd mushaakilaadka ka dhaca Muqdisho. Ahmiyada ugu weyn ayaa waxay aheyd in la bilaabo daraasad suura gelineysa in daqli uruurin laga sameeyo dalka, si muhiim ugu noqoto xasilinta dalka oo idil, isla markaana ciidamada kala duwan u helaan gunooyin.
  17. War-torn Somalia eradicates polio Posted to the MOL March 25, 2008, 9:52 am Polio has been eliminated from Somalia as no case of the disease has been reported for exactly one year, the UN World Health Organisation says. The WHO described it as a "landmark victory" and a testimony to the efforts of more than 10,000 volunteer workers. The country has been riven by war and violence since 1991 and has no central government or detailed medical data. But a WHO spokesman said the UN's network of monitors made it confident in its assessment. Hope "This truly historic achievement shows that polio can be eradicated everywhere, even in the most challenging and difficult settings," the WHO's Hussein Gezairy said. Somalia was the last country with smallpox. I wanted to help ensure that we would not be the last place with polio too Smallpox victim Ali Mao Moallim Somalia's last case of indigenous polio was in 2002, but it was re-infected three years later with the virus originating from Nigeria. The UN says its health workers repeatedly vaccinated more than 1.8m children under the age of five by visiting every household in every settlement multiple times. The last case was reported on 25 March 2007 in central Somalia. "This repeated success in Somalia indicates the disease can be stopped even in areas with no functioning central government," the WHO statement said. One of the 10,000 volunteers was Ali Mao Moallim who was the last person on earth to contract smallpox more than 30 years ago. "Somalia was the last country with smallpox. I wanted to help ensure that we would not be the last place with polio too," he said. The disease, which causes paralysis, has been eliminated in developed nations but persists in parts of India, Nigeria, Afghanistan and Pakistan.
  18. Geel family, this is a good step, talks are required. Indeed the TFG held and all clan meeting in Mogadishu, guess whow as against it? Nur Cade has been calling for talks, and again the Al -Shebaab have made nothing but threats. Xasan dahir even insulted the PM. Now its clear that Sharif Xasan and his wing want peace and to come in from the cold. This is a good development and insha Allah we shall get it. However a strong line must be met with any armed faction that opposes security, peace and resorts to mindless violence.
  19. Dekedda Muqdisho oo si xowli leh uga soo degayo shidaal fara badan Mogadisho, Isniin, March 24 2008 SMC“ Waxaa saakay mashquulkii ugu weynaa ku jirta Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ku soo xirtay markab weyn oo sida shidaal nafto ah, waxaana gudaha dekedda aanay dhulka u dhaceynin ushii kor loo tuuro. Markabkan oo sida shidaalkii ugu badnaa, ayaa la sheegay inay soo degsadeen ganacsato reer Muqdisho ah, waxaana keenista shidaalka naftada oo ku soo beegantay xilli aad loogu baahnaa ay sheegeen ganacsatada iska leh shidaalka inay iyagu ugu talo galeen K/Soomaaliya isla markaana degaanada gobolada dalka ay iminka ka bixi doonaan xaaladii shidaal la'aanta ahayd ee maalmahan ka taagneyd. Dhinaca kale waa markabkii labaad oo ku soo xirta Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, inkasta oo markabkan haatan shidaalka laga daabulayo uu Tankiisa ka badan yahay 6000 Ton, ayay sheegeen qaar ka mid ah saraakiisha maamulka Dekedda Muqdisho inuu jidka ku soo jiro markab kale oo isna sida shidaalka Naftada. Ugu dambeyntii iyadoo maalmahan dalka uu ka jiray sicir barar aad u weyn iyo abaaro la soo gudboonaatay dadka ku dhaqan gobolada dalka, ayaa waxaa Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho si isdaba joog ah ugu soo xiranaya Maraakiib iyo Doomo sida Raashin kala duwan iyo shixnado alaabaha bagaashka loo yaqaan, iyadoo sicir bararka hareeyay magaalada Muqdisho la garan la'yahay waxa u sababta ah maadaama xilli dhow laga baxay bad-xirankii ay ku marmarsoon jireen ganacsatada.
  20. Che, I welcome it indeed, though I pose a question, is this real from this side? Or maybe Sharif Ahmed is free now since the Al-Shabaab have been marganalised. Anyhow this is an important moment if it takes place.