
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Maxaa ay kala kulmeen mucaaradka fadhigoodu yahay tuulada asmara shirkii looga hadlayay dhaqaalaha jamuuriyada Somalia laguna qabtay manta dalka Kenya. Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ka furmay kulan looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha dalka jamuuriyada Somalia.Kulankaasi oo socon doona labo maalmood ayaa waxaa ka qeyb galaya khubaro ka kala socota Bankiga Adduunka iyo Qaramada Midoobay. Waxaa kaloo lagu casuumay masuliyiin ka socotay dalalka kala ah Nigeria iyo Burundi iyagoo halkaasi ka dhiiban doona fikirka uga aadan dhaqaalaha dalka Somalia iyo waxii ay ka oran karaan. Kulankan waxaa si weyn loogu gorfeyey sida kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalka Somalia sida ay mustaqbalka uu u noqdo mid kobca oo horumar la gaarsiiyo. Kulankan ayaa dhinaca dowladda jamuuriyada Somalia uga qayb galay Ra’iisal wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen Nuur cadde iyo wasiirada maaliyadda iyo ganacsiga Prof Xaamud iyo Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Mudane cali jaamac jangali. Dhanka kale waxaa iyagu doonayay inay ka soo qayb galaan mucaaradka dowladda dalka Somalia ee fadhigoodu yahay tuulada asmara uuna hogaaminayay gudoomiyihii hore ee barlamanka Somalia bilihii la soo dhaafey baaga muundo ku ahaa dalka Elatariya ayaana u suurta galin inay soo galaan goobta shirka. Goobta shirka uu ka socday ayaa amaan keeda aad loo elaalinayay iyadoo goob waliba ay isku gedameen ciidamada nabad sugida iyo Polic.ka dalka Kenya. Gudoomiyihii hore ee barlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyo rag ay ka mid ahaayeen Prof. Ibraahi Xasan Caddow iyo Cabdiraxmaan Ibbi. Ayaa gabi ahaanba Poolis-ka dalka Kenya ay u sheegeen inaysan soo gali Karin goobta shirka ka dib markii ay ciidamada nabad sugida dalka Kenya ay wadiyeen masuliyiin taasi aqoonsigii lagu gali lahaa goobta shirka uu ka socday. Maaha markii ugu horaysan ay dhibaato ama fadeexad ay ka soo gaadho mucaaradka dowladda Somalia ee haatan ku sugan tuulada asmara iyadoo lawada ogsoon yahay sanadkii lasoo dhafay wefti uu hor kacayo Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xildhibaano aan sidaa u sii badneen ina laga masaa furiyay caasimada dalka Kenya ee magaalada Nairobi. Guud ahaanba shacabka somaliyeed ee haatan ku sugan caasimada dalka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa ay is weydiinayaa su:aalo dhowr ah oo ay ka mid yihiin maxaa ay ka yeeli donaan ciidamada nabad sugida iyo Polic.ka dalka Kenya mucaaradka dowlaad Somalia iyadoo aan la ogayn cida ama masuulka ku casuumay dalkan Kenya. Mar aan qadka talefoonka kula xidhiidhnay Afhayeenka dowladda dalka Kenya ninka lagu maga caabo Alfuwa matuwa inuu wax ka og yahay socdaalka ay ku jogaan caasimada dalka Kenya mucaaradka dowladda Somalia ayaa inoo sheegay inuusan wax war ahi ka hayn aysan jirin masuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo Kenya oo casumaad u fadisay mucaarad kaasi. Cabdi Samed Shabakada Carmooyin.com Nairrobi Kenya. Email.cabdisamed05@yahoo.com
-
The secessionists are just wasting their effort and money. Which is a great thing. Somalia aint gonna be divided.
-
Taliye Cashuur wuxuu kaloo sheegay in baryahan lasheegayey in ciidamo ka tirsan maamulka Riyaale ay yimaadeen Gobolka Sanaag, taliyuhu wuxuu sheegay inaanay ahayn ciidamo shisheeye balse ay yihiin ciidamo udhashay deegaanka Warasangali kuwaas oo lacag loo soo dhigo xawaladaha markaa lamo orankaro wax maamul ah oo Riyaale leeyahay ayaa kataliy a ama jooga goobolka Col Cashuur oo yidhi waxa cadayn u ah taas socdaaladan aanu ku marayno gobolka
-
Magaalooyinkaas oo kala ahaa Yube Carmale Damala Xagare Ceelbuh Xingalool iyo Soonhiisa halkaa oo lugu diiwaan galinayey ciidamo cusub oo horleh maalmahan wuxuu kula shiray dhamaan degmooyinkaas iyo tulooyinka gobolka Sanaag Odayaasha, Nabadoonada iyo Waxgaradka Taliyuhu wuxu kaloo sheegay in guud ahaan ciidamada gobolka ku jiraan diyaar garow maalmahan
-
Badhan Allsanaag.com) Ciidamada Puntland oo wiigan ka waday holgalo jiida hore ee gobolka Sanaag ciidamadatan oo watay gawaari aad ufara badan oo xanbaarsan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa dhoola tus ku dhexmarayey magaalada badhan iyo xerada ciidanka ciidankan oo tiradoodu kor u dhaaftay 500 askari.
-
Eritrea oo ERYEYSA mucaaradka, Sudan, Ethiopia iyo Somaliya ee jooga dalkeeda Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 28-Marso-08 Warsaxaafadeed ka soo baxay dawlada Eritariya ayaa amar lagu siiyay dhamaan mucaaradka wadamada Somaliya, Sudan iyo Itoobiya ee saldhigoodu yahay magaalada Asmara inay isaga baxaan dalka Eritaryia maadaama dhaqaalihii loogu tala-galay mucaaradka wadamadaas aysan awoodin inay bixiso dawlada Eritariya. Webseydka ku hadla afka Dawlada Eritariya ayaa lagu shaaciyay in mas`uuliyiintii mucaaradka Dawlada Federaalka Somaliyeed oo uu ka mid yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan (Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliya) uu isaga guuray magaalada Asmara, isaga iyo asxaabtiisa qaar, waxaana la filayaa inay u baqoolaan wadamada Jabuuti, Dubai iyo Masar maadaama sida uu qoray Webseydka Dawlada Eritariya,ay la soo deristay dhaqaalo xumo,sidaas-daraadeed waxaa amar lagu siiyay mucaaradka Wadamada Soomaaliya,Sudan iyo Itoobiya,inay isaga huleelaan dalka Eritariya,waa sida lagu faafiyay Webseydka ku hadla afka Dawlada Eritariya. Dawlada Eritariya ayaa cadaadis weyn uga yimid beesha caalamka, waxaana shuruud looga dhigay inay albaabada isugu dhufato xarumaha mucaaradka Wadamada Soomaaliya,S udan iyo Itoobiya ku leeyihiin dalka Eritariya hadii ay doonayaan inay dhaqaalihii ay ka heli-jireen dawladaha reer galbeedka dib loogu fasaxo. Halkan ka akhriso warsaxafadeedkii ay soo saartay dawlada Eritariya
-
It crashed in Marka.
-
Fatboy: $40 million dollars is not enough, it will help with basic salaries, and for the talks but the government and nation needs more money. To rebuild infrsutructure, recruit, train and equip police, army and civil servents. We need at least 500 million for the next couple of years. The money should be on projects, road works, extension of the major southern ports air strips. Mogadishu, Marka, Kismayu and Baidoa airport. These projects would create jobs, and help inject some cash into the economy. $40 MILLION is nothing much.
-
Italy donates 40-million-Euro facility to support peace initiatives in Somalia Unveiling a 40-million-Euro facility to support peace initiatives by the African Union (AU) yesterday, Italy has called on international community to back security and reconciliation moves in war-ravaged Somalia, according to Afrique Enligne. The facility is meant to support AU's efforts in conflict prevention, conflict management with particular emphasis on negotiation and mediation, and in areas of post-conflict peace building, the website indicated. Initialing an agreement with the AU Commission to bring the Italian-Africa Peace Facility into operation, Armando Sanguini, the personal representative of the Italian Prime Minister, said his government set aside the funds to help the AU to have the necessary capacity for addressing the political challenges of Africa. ''Since Somalia is now within a phase that is extremely important and crucial, we want to show our support'', he said, noting that the country's President Abdullahi Yusuf Ahmed and Prime Minister Nur Hassan Hussein were doing extraordinary work to reconcile and bring all Somali people into the national peace process. ''This occasion should give encouragement to other countries and organizations to assist Somalia. This is the first time after so many years that we see some light at the end of the tunnel,'' said Sanguini, explaining that Italy's immediate support through the AU would be directed toward institutional capacity building and creation of the necessary security framework in Somalia. According to AU Peace and Security Commissioner Said Djinnit, who signed the agreement on behalf of the AU Commission, one of the areas in which the AU has not been able to mobilize the necessary political, logistical and financial support is the case of Somalia. ''We hope this gesture will be emulated by others to come in support of the new Somali federal transitional institutions,'' Djinnit said. Meanwhile, Prime Minister Hussein, who attended the signing ceremony, said his administration was pleased by the fact that a portion of the peace facility (10 million USD) would be dedicated to the training of the Somali police force. ''We are very happy to see this event happening. Somalia is trying its best to address the problematic issues that contributed to its chaos and lack of law-enforcement,'' he added. ''Today, with regard to the national reconciliation process, we are achieving positive results, which will allow us to go ahead with the strategic plan that we put in place after the formation of the new government,'' the premier noted. © Walta Information Center, Addis Ababa, Ethiopia
-
Ciidamo raadinaya Indhacade 28 Mar 28, 2008 - 8:29:36 AM Ciidamo Ethiopian ah oo wata 30-gaadiidka dagaalka ay ahaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose iyo tuulooyinka ku hareeraysan, iyadoo la sheegay inay goobahaas baaritaanno ka wadaan. Wararka laga helayo maamulka Gobolkas ayaa wuxuu sheegay in ciidamadaan ay sheegeen inay ku raadjoogaan Sheekh Yuusuf Max'ed Siyaad [indho-cadde] oo ay rumeysan yihiin inuu ku sugan yahay deegaanno hoostaga degmada Baraawe oo ay maanta gaareen. Ma jiraan cid ay weli qabteen, waxaase la sheegay in baaritaannadooda ay gaarsiisan yihiin ilaa deegaanka Mudul-Baraawe ee Gobolka Shabellada Hoose. Xubno ka tirsan mamulka Sh/Hoose ayaa waxay la socdaan ciidamada Ethiopia, waxaana cutubo ka mid ah ay ku sugan yihiin gudaha degmada Baraawe, iyagoo la xusay inay aad u feejigan yihiin. Ma jiraan goobo rasmi ah oo ay ciidamadas ka dageen gudaha Degmada Barawe, waxaase ay sheegeen dad ka mid ah kuwa degmadaas inay ciidamadu ku sugan yihiin waddooyinka waaweyn ee Baraawe. Dadka ayaa waxay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn si ay u arkaan ciidanka gaaray degmadoda markii ugu horreysay, inkastoo ay sannadkii hore socod ku mareen Baraawe iyagoo kusii jeeday Gobollada Jubbooyinka oo ay Maxkamaduhu haysteen. Ciidamada gaaray Baraawe ayaa waxay ka ambabaxeen degmada Qoryooley oo ay shalay isugu urureen, iyadoo Qoryooley ay weli ku sugan yihiin ciidamo Ethiopian ah oo wata gaadiidka dagaalka oo ay ku jiraan taangiyo. Lama oga in ciidankaan gaari doono magaalada Kismayo ee gobolka Jubbada Hoose iyada oo maanta halkaas gaarey Xildhibaan Barre Hiraale. Garowe Online, Muqdisho
-
Baraawe: Ciidamo Itoobiyan ah iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka oo maanta tagay Degmada Baraawe. 28. Baraawe (AllPuntland) - Ciidamo Itoobiyan oo aad u fara badan iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa maanta tagay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dhowr Kolonyo oo siday saraakiil iyo Ciidamo Itoobiyaan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Degmada Qoryooley ayaa saaka halkaas ka soo dhaqaajiyay, iyagoona u gudbay dhinaca Koonfur ee Gobolka Shabeelaha hoose. Ciidamada ayaa markii ay tageen magaala xeebeedka Baraawe waxay la hadleen odayaasha deeganka iyo maamulka degmada, waxaana ay kala hadleen arrimaha ammaanka. Wararka waxay shegayan in ciidamadan dageen meel 5km u jirta magaalada, halkaasoo ah afaafka looga galo magaalada, waxaana la ogeyn inta sii joogi doonaan. Ciidamo Itoobiyan ayaa maalmo ka hor tagay Xarunta Gobolk shabeelaha hoose, halkaasoo maalmo kooban kadib isaga soo tagay. Tagitaanka Baraawe ee Ciidamada ayaa lagu sheegay kormeer dhinaca ammaanka ah iyo baadigoob la sheegay in ay ugu jiraan kooxaha ka soo horjeeda dowladda oo deegaanada shabeelaha hoose laga soo sheegay maalmihii u dambeeyay. cabdicasiis Maxamed AllPuntland
-
populists won because muslims gave them the ammunition and handed them the game... The film is clearly designed to provoke such a reaction, it informs/educates/entertains no one.. but when muslims start acting like mindless hoarders in response to a political move expect more cra-p like this to made. The best possible reaction to it would of been complete ambivalence and disrega 100% corrcet, ignoring such nonsence would hurt those who make it.
-
Barack Hussein Obama wins Iowa (97% Whites)
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
The news is touting Mayor of New York as a viable VP. Obama/Bloomberg. This is a suprise but the Obama magic is back, no one is mentioning who Clinton will have as a VP. Also look at the recent attacks on Pelosi and other hard ranking officials by the Clinton camp and it highlights they are nervous. -
Mogadishu-Nairobi-Khartoum = start of diplomatic dance
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Saddexda masuul ee ugu sareeya kooxda casmara oo gaaray Dalka Sudan Posted to the MOL March 27, 2008, 7:55 pm Xasan Daahir Uweys ,Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa waxay tageen Magaalada Khartuum ,markii ay Casumaad ka heleen Madaxda Dalka Suudaan sida ay sheegayaan Warar hoose. Ujeedka ay utageen dalka Suudaan ayaa ah Suudaan oo isku dayeysa wada hadalsiinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kooxahan oo ku Midowbay ka soo horjeedka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Diblumaasi jooga Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Nayroobi oo magaciisa diiday ayaa sheegay in ay jiraan dalabyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya uga imaanayaan dhinaca Xukuumada Suudaan kuna aadan in ay Madaxweynaha & Raysalwasaaruhu yimaadaan Magaalada Khartuum. Xukuumada Suudaan war ka soo baxay ayaa lugu sheegay in ay Suudaan dooneyso wada hadal dhexmara dawladda Dhexe ee Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. War aan si rasmi ah loo xaqiijin Karin ayaa sheegaya in uu Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo maanta lakulmay Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya uu ka codsaday Nuur Cadde in uu tago Magaalada Khartuum si uu ula hadlo Kooxaha ka soo horjeeda Xukuumadiisa. Tagida Xasan Daahir Uweys ,Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Shariif Xasan Sheekh Aaden ee Khartuum ayaa loo maleenayaa inay kulansiindoonto balse waxaa jira in hatan ka hor tvga aljazeera faafiyey warar sheegaya in nuur cadde tagayo casmara lana kulmayo kooxaha mucaaradkaa inkastoo warkaasi noqday hal bacaad lagu lisay Rabiile Gabanow -
^^^lol. Adeer if only you made sense, we could get along.
-
Abdiqasin was Siyad Barres boot boy for 21 years. Then he was a USC member Then he let his clan occupy the lower Shabbele and the Juba's taking over native lands. He produced Yusuf Siyad IndaCade, Goobanle, Seeraar and Barre Hiiraale. Thats Abdiqasin.
-
^^^Adeer insults aside, there are Muslims in Ethiopia and its a country that Muslims have had contact with since the time of the holly prophet PBUH.
-
We are one people, one religion and one destiny. Somalia was not always like, insha Allah it will get better for all of us.
-
IRAQ: Central government hard line against Al-Sadre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer they are a government, weak as they may seem, the Shiite + Kurds have the majority of the population with them. Anyhow we need to wait and see. -
Juje, that was silly adeer, more than half of Ethiopia is Muslim least you forget. Abu Geeljire, the lies of the courts and their support networks is one of their greatest weaknesses and why they will lose.
-
IRAQ: Central government hard line against Al-Sadre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Geelhire, the expert on Al-Sader. Anyhow I am suprised by the gains the government has made. If this sticks then the Shia coilition will not be stopped. -
lets expand ona few points. 1.The young children's bravery is not in question. 2. The cowardice of thugs like IndaCade, Xasan dahir and Sharif Ahmed is also not in question. They send the innocents to war while they hide out in hotels. Like Somali Pride stated the TFG is not defeated, nor is it going anywhere, its getting stronger. Building institutions take time, calling for war and declering a fake Jihad is quite easy. Asmara seems to be blinking, and thats good.
-
^^^The Iranians are laying because they are being fed by the clan court supporters.