General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. JABUTI WANKII WARABAHA WEHESHAY Dagaalkii dhexmaray Dowladaha Jabuti iyo Eretereya ayaa wajiyo badan laga bixiyay, iyadoo dad badani mucjiso ku noqotay qorshaha iyo danaha Dowlada Eretereya u weerartay Jabuuti. Hadaba marka falanqeyn ugu laabano ujeedada dhabta ah ee la oran karo waa soo dadajisay dagaalkan ayaa waxa lagu soo koobaa dhawr arimood oo xaga israatijiyada u badan iyo dagaalka ay kula jirto dowlada Ethiopia, oo garabka ay ka rabtay dowlada Eretereya tan Jabuuti markii ay ka weyday isku dayday in ay u cagajugleyso. Cagajuglayntaasi waatan keentay in sida ilo hoose ka warbixiyeen tan iyo markii xaalka geeska Afrika ay kusoo biirtay DFKG ah, oo garabsatay ciidamada Ethiopia, ay Dowlada Eretereya rajeynaysay in Jabuti ay isku aragti ka yihiin arintan, taasoo sida lawada xasuusto ayba jidhay inshirarkii Igad ee looga hadli jirat arinta DFKG ah iyo Maxkamadaha, ay isku garab noqon jireen wadamada Eretereya, Jabuti iyo Sudan, lana oran jiray Igad sadex iyo sadex ayay u kalajabtay. Dhacdadaas tii xigtay ayaa aheyd in Ciidamadii Dowlada Ethiopia oo taageerahayay kuwa DFKG ah, ay jabiyaan kuwii maxkamadaha, iyadoo sidoo kale Dowlada Mareykanka iyo kuwo kalena ay ku saacidahayeen dagaalkaas Ethiopianka iyo DFKG ah, wixii markaas ka danbeeyayna waxa bilowday dib u gurashada wadamada Suudaan iyo Jabuuti, taasoo ay noqotay in arintii ay ku kaliyoowdo Eretereya, sidoo kalena ay jabuuti istaagtay meel labalabcayn ah, iyadoo hadii ay arintii Eretereya uga siibatay aan dhinaca kalena cadeyn mowqifkeeda rasmiga ah. Labalabceyntii Jabuuti ayaa hadaba u cuntami weyday Eretereya, arintaas oo keentay in Esayas Afewerki uu isku dayo in handadaad iyo cabsi galin ku abuuro Jabuuti, oo uu ogyahay in daqaro culus u geysan karo hadii aysan u jilba dhigan, tan iyo maalintaas Jabuuti afka tooska ah lagula hadlay, taasoo u dhigantay hadalkii G.Bush, ku yiri dunida inteeda kale maalmihii ka danbeeyay 11/09/2001, “Every nation, in every region, now has a decision to make. Either you are with us, or you are with the terrorists”, ayaa xaalka Jabuuti ku soo ururray labo daran mid dooro, iyadoo u soo janjeersatay dhinacii ay awal xajiinta iyo didmada ka qabtay, isna tustay in ayan qarsan handadaadaha iyo cagajuglaynta tirada badan ee kaga imaanahaya Esayas Afewerki, ayay fagaaraha caalamka dhex oraday iyadoo kor iyo hoos u leh ku saxiixan
  2. Mujahid Carow, the SNM chief you are parading here was his forces based in the holly city of Mecca? Or is your call for continued war in the south just another clanish attempt to get "recognition". Do explain.
  3. ^^^lool. I dont buy into the whole insurgency thing, it works to the benefit of the TFG. If it was effective we would have seen Sharif Ahmed singing its prasises and not running away from it.
  4. changing puntland will not happen with the change of president. it will happen when the people have elected parliament that is accountable only to them and not clan loyalties or money from people running for president. along with this should be strong local governors and mayors and city or town councils. the most important resource of any state or region is it's people, we need a regional government that puts rising living standards above any thing and the democratization of state institutions. Many people say they want development but don't they understand thats with empowering you citizens? 100% truth, thats the future. An elected assembly. However we are moving in a transition. And Puntland aint going anywhere lads.
  5. ^^You welcome Cayrow from Burco fighting to liberate Somalia and get Somaliland recognised all at the same time. Seperatist Mujahid is having a laugh.
  6. ^^Waxaa igu maqaalaa 3 allifle Duke did that! Mr fast horse, again you make false silly assumptions. Sophist, will forward you a line , check your PM.
  7. Ciidamada amaanka magaalada Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay sadax nin oo waday waxyaabaha qarxa 20 June, 2008 By _Dowladnimo Howlgal ay fuliyeen ciidamada Booliska magaalada Gaalkacyo ayey saakay ku soo qabteen sadax nin oo walxaha qarxa sida, kuwaasi oo ku sugnaa gudaha magaalada xili xalay magaaladaasi uu ka dhacay qarax gilgilay magaalada uuna ku dhintay nin nabadoon ahna ganacsade. Sadaxdan nin ayaa la sheegay in lagu haayo xabsiga magaalada Gaalkacyo, kuwaasi oo Booliska ay weydiinayaan su'aalo fara badan, waxaana raggaasi looga shaki qabaa in ay ku lug leeyihiin qaraxii xalay ka dhacay Gaalkacyo walow aan la ogeyn xaqiiqda jirta. Amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo maamulka gobolka Mudug shirar ay ugu hadlayeen amaanka gobolka la filayo in ay isugu yimaadaan. Maamulka Gobolka Mudug oo aan la xariirnay si uu warbixin nooga siiyo xaaladda magaalada Gaalkacyo ayuu ka gaabsaday walow uu sheegay in war cad uu ka soo saari doono amaanka Gobolka.
  8. Garoowe: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka qeyb galay xeritaanka Siminaar u socday Suxufiyiin ka kala timid K/Soomaaliya iyo Puntland 19. Juni 2008 Garoowe(AllPuntland)-Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Suxufiyiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid Koonfurta dalka Soomaaliya iyo gobolada Puntland kala qeyb galay xeritaanka Siminaar mudo Sadax maalmood ah u socday, kaasoo looga hadlayey sidii loo mideyn lahaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed isla markaan ay u yeelan lahaayeen Dalad mideysa oo difaacda xorriyada Saxaafadda. Siminaarkan oo ay maalgelineysay hay’adda Care international ayna fulineysay Idaacadda Raadiyo Gaalkacyo ayaa xafladdii gabagabada ahayd waxaa ka hadlay Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Aadan (Bangax), Agaasimayaasha guud ee wasaaradaasi Nuur Shire Cusmaan iyo mas’uuliyiin ka socday maamulka gobolka Nugaal. Waiirka warfaafinta C/raxmaan Bangax ayaa sheegay inay wasaaradiisu`billaabi doonto qorshayaal ay ku wada shaqeeyaan saxaafadda Puntland, kuwaasoo uu ugu baaqay iney isa diiwaangeliyaan, si loo ogaado dhaq-dhaqaaqa qeybaha saxaafadda ee ka howlgala deegaanada Puntland. Wasiirku wuxuu intaasi ku daray in ay kala shaqeyn doonaan qeybaha saxaafadda Puntland dhismaha Dallad ay kula midoobaan dhiggooda kale si leysaga kaashado horumarinta saxaafadda Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Aggaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Nuur Shire Cusmaan oo sheegay in Saxaafadda looga baahan yahay iney yeelato urur mideeya. Gabagabadii Siminaarkan ayaa waxaa lagu go'aamiyay in la doorto Guddi ka kooban Todobo xubnood kuwaasi oo ka soo shaqeeya dhismaha dalad ay yeeshaan Suxufiyiin ka socoto Idaacaddaha Muqdisho qaarkood iyo qaar ka tirsan Suxufiyiinta ka howlgasha Puntland, kuwaada ugu tunka weyn. C.M.Cali AllPuntland.
  9. ^^^lool. The fake seperatist Mujahid, adeer Djibouti is a sister nation, seperate recognised but close to us. Its not a province of Somalia who's "Mujahid's" claim to be the children of a Christain Queen. Adeer why should we send troops into the NW province the people of SOOL, SANAAG, CAYN will take Riyaales money and then chase him out again.
  10. Xiin, again much to do about nothing “Jabbuuti hosted the thing, and the old man went there in acceptance to UN's invitation.” What are you on about, the old man went there yesterday after the meeting ended to hold talks with his counterpart. Cade Muse was there also coincidently they say, to make some trade deals. As for this deal, the UN, EU, US has always been involved from the first day of TFG , what has changed? The TFG from day one has requested UN help, removal of the arms embargo, international troops to fill any vacuum, even before the Ethiopians , Ugandans and others came. This was Yusuf’s first request as President. So what has changed? Now whar was Djibouti’s stance, where are its former allies today, Abdiqasin, Xasan Dahir et al. You must remember how important the lifting of the initial arms embargo lift was to the TFG and its supporters. Its clear the new relations with Djibouti is a step in the right direction. Djibouti’s main former allies are now in Asmara which is threatening it and killing its troops on the border. As for holistic approach, Somalia needs a clear winner in its drive to peace, stability & progress, thus one hopes that a national government made up of a cross section of Somalia’s population will overcome any clan & separatists. But of course through dialogue like Djibouti is far better option than in conflict.
  11. Xiin, adeer lets not saddle that horse again saxib. Puntland does not exist in a vacume, whats happening in Somalia effects it. The point of contention was the idea if Cade returned that Puntland will seize to exist or crumble,. I hold an opposite point, while Cade is not my candidate. I prefer him to any fake clan Shiekh who’s only experience of administration is sending children to war and occupying other peoples farms. Thus don’t presume you have a cure a panacea for the state. Specially when you call its very name “silly”. All states go through transitions, Puntland is going through some tough ones. Specillly when most of our troops are in the south facing the clan “jihadis’”
  12. ^^^Why not? Ok so can ordinary Egyptians buy it on the market?
  13. ^^^Why not? Ok so can ordinary Egyptians buy it on the market?
  14. ^^^Xiin it seems as usual you seem to be underestimating the old man. What change and how? For once one has to correct you my cousin. Djibouti placed a great deal of effort on Abdiqasin and his clan militias, when they were called TNG and when they switched shirts and titled themselves ICU. It gave refugee to Sharof Xasan and the exiled parliamentarians. Now Xiin, most of the parliamentarians are in Asamara, Abdiqasin silence is defining so who has changed? Who bet on the wrong horse? Your comments on Cade Muse are becoming ever more redundant. It seems Cade and Yey have outplayed everyone, and you will never see it and if you do will never admit it.
  15. ^^^Wonderful. Who could understand the needs and wants of a Nomad? Not the French, or the US but other Nomads. Wonderful stuff Brofessor.
  16. ^^^That silly name? Adeer lets agree to disagree, Puntland is here to stay and as for Cade returning, it will not change a thing, if he gets elected, we must support.
  17. Al Shabaab are clowns, their leaders are cowards and their supporters are ill informed.
  18. ^^^lool. You are making a meal out of nothing saxib. Puntlands gesture was an important one. It sends a message that our relationship with Djibouti has improved. Trade deals, closer political relations and this simple yet effective gesture. What have the other Somali's done for their sister nation at this difficult time, under attack? Riyaale spoke out he gets a shout out, Xasan dahir, Ugas Abdi, Zakaria , Gen Inadcade & Abdiqasin and others are pro Eritrea. Yusuf, Cade and Puntland need to be commended for their stance and the material support. Bashi, Xiin wake up lads the world is moving forward.
  19. ^^^Eritrea is doing a fine job of isolating itself. The Geel was to show solidarity for our kin folk who are facing the same enemy. At least its more than the bad breath talk of Riyaale. What would that do for Djibouti?
  20. Jabuuti: Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay Eritrea . 17. juni 2008 Jabuuti(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo lakulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa cambaareeyey dagaalkii ay Xukuumada Asmara ku soo qaaday ciidamada Xooga dalka Jabuuti. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay in talaabo laga qaado Ciidamada Eritrea oo mudooyinkii ugu dambeeyey wadey weeraro & Faragalin ay ku hayaan amaanka dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Madaxweyne Yuusuf wuxuu sheegay in sidoo kale ay muhiim tahay Madaxda dalalka Bariga Africa ay go'aan mideysan ka qaataan dawladda Afwarki oo hada loo arko in ay dhib ku tahay amaanka gobalka Bariga Africa. Kulanka Labada Madaxweyne ayaa Madaxweyne Yuusuf wuxuu soo jeediyey Map loogu talagalay dagaalka Jabuuti & Asmara ,wuxuuna sheegay in dagaalka lugu soo qaaday Jabuuti yahay mid looga soo horjeeda nabad raadinta Soomaaliya. Warka ayaa intaasi ku daraya in uu Madaxweyne Yuusuf sheegay in ay Dawladiisa faderaalka ee Soomaaliya taageerayso Wada hadalada dhinac Diblumaasiyadaa ee ay wadaan dawladaha qaarkood. Hadalkan ka soo baxay Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu ku soo beegmayaa xili ay dhawaan dagaalo dhexmareen Ciidamada Xukuumada Jabuuti & Asmara ,dagaaladaasna eed badan loogu jeediyey Xukuumada Asmara. F. C.Geylan AllPuntland
  21. Today the TFG has good relations with all its immediate neighbors and Yemen.