
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka C/Laahi Yuusuf oo kula kulmay Madaxweynaha Wadanka Liibiya Magaalada Sharma Sheekh . June 30 2008 Radiofreesomalia.com Waxaa maanta ka furmay Magaalada Sharma Sheekh Shirkii 11.aad oo ay halkaasi ku lahaayeen qaar kamid ah Ururka Midowga Afrika iyadoo halkaasina ay ku kulmeen madax fara badan oo Afrikan ah. Furitaanka shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyada looga hadli doono shirka, waxaana kamid ah barnaamijyadaasi Arrimaha wadanka Soomaaliya iyo wadamo kale oo afrikan ah oo dhibaatooyin xoogan ay kajiraan. Madaxweynaha dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa kulan kula qaatay Magaalada Sharma Sheekh Hoggaamiyah Kacaanka Liibiya Korneel Mucammar Al-qadaafi iyaga oo ka wada hadlay xaalado fara badan oo kajira gudaha wadankani dhaca geeska Afrika ee Soomaaliya. Kulamo ay leeyihiin Madaxda Afrikanka ayaa kasoconaya Magaalada Sharma Sheekh ee Wadankaasi Masar halkaasi oo ay isku wareysanayaan, iyadoo madax waliba ay isu soo bandhigayaan dhibaatooyinka heysta wadamada Afrikanka ah. Madaxweynaha Liibiya iyo Kan Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale kula kulmay Magaalada Sharma Sheekh Idriis Deybi oo ah Madaxweynaha Wadanka Jaad iyo madax kale. Shirkani ka furmay magaalda Sharma Sheekh ayaa lagu wadaa in uu kasoo boxo qodobo wax ku ool ah oo arrimaha Soomaaliyana ay kamid tahay kuwa ugu xasaasisan oo shirkaasi sida aadka ah loogu falanqeyn doono RFS _ Muqdisho
-
Sharma-Sheikh: Shir Madaxeedka dalalka Midowga Afrika oo si rasmi ah ugu furmay dalka Masar 30. Juni 2008 Sharma-Sheikh(AllPuntland)-Waxaa magaalada loo dalxiis tago Sharma Shiikh ee dalka Masar ka furmay shir madaxeedka 12-aad ee Madaxda dalalka Midowga Afrika iyadoo uu furay Madaxweynaha dalka Masar Mr. Maxamed Xusni Mubaarak, isagoo ka hadlay ujeedada shirka iyo qodobada looga hadlayo, wuxuuna sheegay in shirkan miraha ka soo baxo ay noqon doonaan kuwo wax gal ah. Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen Madaxweyneyaasha dalalka Afrika ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo saakay gaaray Sharma Shiikh, iyadoo uu Madaxweyne Yuusuf uu halkaasi ka jeedin doono khudbad xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka Soomaaliya iyo heshiiskii dalka Jabuuti lagu gaaray natiijooyinkii ka hirgalay iyo waxyaabaha weli hortaagan hirgelintooda. Guddoomiyaha ururka Midowga Afrika John Bean oo isna shirka ka hadlay ayaa ku dheeraaday arrimaha dalka Soomaaliya wuxuuna si gaar ah uu diirada u saaray heshiiskii Dowladda KMG iyo Mucaaradka ay ku gaareen Jabuuti, kaasoo uu soo dhoweeyay kuna tilmaamay heshiis horumar leh. "Shirkii Jabuuti ka dhacay ee heshiiska ay ku gaareen Dowladda iyo Mucaaradku waa mid lagu guulaystay oo rajo wanaagsan gelinaya caalamka iyo shacabka Soomaaliyed, laakiin waxaa harsan sidii ay Soomaalida ugu faa'iideysan laheyd heshiiskan wax ku oolka ah" ayuu yiri Guddoomiyaha Midowga Afrika oo intaa raaciyay in shirkaasi uu yahay fursad qaali ah oo caalamka taageero ka helaya, isagoo ugu baaqay dhinacyada Soomaalida ee isku haaya siyaasadda in ay ka faa'iideystaan natiijadii ka soo baxay heshiiska Jabuuti. Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Saxaafadda ku hadlayay bannaanka hoolka shirarka ayaa waxaa kaloo uu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ay sii joogi doonaan dalka Soomaaliya inta laga xalinayo khilaafaadka ka jira dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Dowladda KMG ayaa isagana la filayaa in uu ka hadlo xaaladda dalka Soomaaliya, wuxuuna Madaxweynaha uu sheegay in Beesha caalamka Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ugu baahan yihiin taageero dhinac walba leh si loo soo celiyo xasiloonida dalka, wuxuuna Madaxweynaha uu mar kale ku celin doonaa dalabka ciidamo nabad ilaalin oo ka socda beesha caalamka. C.M.Cali AllPuntland.
-
Somali government names new districts in Galgaduud Mudug
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yusuf Oo Degmooyin Cusub Magacaabay Dhagayso:: Halkaan Riix Si Ad U Dhagaysatid Waraysiga Sidaas waxaa saxaafada u xaqiijiyay Afhayeenka DKGS Cabdi Xaaji Goobdoon audio -
Muqdisho: Madaxweynaha Dowladda KMG oo degmooyin cusub u magacaabay Gobolada Mudug iyo Galgaduud 29. Juni 2008 Muqdisho(AllPuntland)-Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya Md. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay lix degmo oo cusub kuwaasoo hoos imaanaya gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya. Afhayeenka Dowladda KMG Cabdi Xaaji Goob-Doon ayaa saxaafadda u aqriyay wareegtadan isagoo sheegay in Madaxweynaha uu go'aankan uu gaaray isagoo tixgelinaya soo jeedinta codsi ugu yimid wasaaradda arrimaha gudaha iyo waxgaradka deegaanadaasi loo magacaabay demooyinka, waxaana degmooyinka cusub ee Madaxweynaha magacaabay ka mid ah Guriceel, Baxdo Xeraale iyo Ceel Garas oo horay u ahaan jiray tuulooyin hoos taga gobolka Galgaduud iyo Col Guula iyo Jowla oo iyagana hoos tegi jiray Gobolka Mudug. Afhayeenka Dowladda KMG ayaa sheegay in Madaxweynaha uu tixgeliyay codsiyada waxgaradka deegaanka oo u soo marsiiyay Wasaaradda arrimaha gudaha, deegaanadaasi oo sanadihii u danbeeyay ay noqdeen kuwo ballaartay oo fiday isla markaana dhismayaasha deegaanadaasi aysan mudneyn in lagu magacaabo tuulooyin. Wareegtadan ayaa ku soo beegantay xili Madaxweynaha Dowladda KMG uu dalka shalay ka dhoofay isagoo dalka Masar kaga qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Afrika. C.M.Cali AllPuntland.
-
Somali's killing each other in Minnesota- gun crime
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^From the news it does not look planned. A tragedy indeed, I know the family of the mother and my heart goes out to her. A tragedy. But they are going at it here. -
9 police officers slaughtered, their throats slit
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
^^^What logic. So locals can be murdered because they are police officers. Osman Ato will be let go because he does not work for the TFG? Come on, this will turn the clans of the lost lads against the Al Shabaab. Their hypocracy is clear saxib, its not religion, just the same mass murder these clan militias have been doing for 17 years. This time they are not so strong, and when they get killed it will be justice saxib. -
26 June, In memory of the great Sayid Mohamed Abdille Hassan
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Lander, be specefic what was wrong with that book? The Sayid is a legend. -
9 police officers slaughtered, their throats slit
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
These were local lads from dayniile, murdered by the Al Shabaab. Not "invaders" and Ethiopeans. Locals ambushed and then murdered, another bad chapter. May Allah forgive them and guide them to the stright path. -
26 June, In memory of the great Sayid Mohamed Abdille Hassan
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
For anyone speacially those who were raised int he west and want to read up on the Sayid. The Book Divine Madness by Abdi Shiekh Abdi is a must read. -
MARX Mohammed For The 2009 Somali Presidency!
General Duke replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Marx you have my support. But where is your manifesto? What will you do in the firts 100 days in power. Your startegy for governning, dealing with security, the economy and basiclly where is the meat lad. Also ditch the old bull dog and that colonial flag. Lets see some blue & white. -
Somali's killing each other in Minnesota- gun crime
General Duke replied to General Duke's topic in General
Geel-Jire, I am new to this state. Can you expand on the gang/qabil comment? Also the reaction of the community is appaling. Before him, there was the 17 year old, then before that the two men who were executed at 7am, not to mention the incidents in riverside and so on. Whats going on? -
What part of the UK is this guy from? Anyhow the strategy seems to be working since; many of you are watching the show just because of him. The Somali guy is a hit with Somali’s.
-
Hunt for suspects after murder outside Brooklyn Center hotel Read Comments Print Article Email Article Larger Smaller One man is dead, apparently shot to death, outside the Crowne Plaza Hotel in Brooklyn Center early Wednesday morning. The victim was a 31-year-old Somali man, according to a news conference Wednesday afternoon. He was a husband and father one one child. Friends identify him as Mohamed Jama. The 31-year-old was at the hotel visiting a contingent of basketball players in town. Omar Jamal of the Somali Justice Advocacy Center said the victim was well known in the Somali community. Jamal said the victim volunteered at the Advocacy Center and was a security guard. "He's greatly missed. The community is in a state of confusion right now," Jamal said about Jama. Authorities are still investigating this incident and looking for suspects. "These types of incidents are happening all too often and silence only fuels more violence," Brooklyn Center Police Chief Scott Bechthold said. Police received a call at 4:30 a.m. for a disturbance outside the hotel, which is located on Freeway Boulevard near I-694. When authorities arrived, they found a man dead at the front entrance. The Brooklyn Center police chief would not confirm how the man died, but original reports were of a shooting at the hotel. Officials are interviewing hundreds of people in the hotel, which was 80% occupied. This is the second homicide of the year in Brooklyn Center. There are no suspects in custody.
-
Happy anniversary, better days are to come for the Somali's insha Allah.
-
26 June, In memory of the great Sayid Mohamed Abdille Hassan
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Thanks emperor. 26th june an important date in Somali history. -
Is Al-Qaida playing a critical role in Somalia's long instability
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Lool, adeer you comparing apples to oak trees. The Somali President has created a stable state in Puntland, defeated no other than Xasan Dahir Al Asmari in Puntland. Thus if history is the main reference it is Xasan & his day dreams that end up in the trash bag. Thus what does all the hoo haa achieve, Yey is still in Mogadishu, his forces are not spent chasing shadows, he knows about Guerrilla warfare and its limits. -
Is Al-Qaida playing a critical role in Somalia's long instability
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Adeer Aydeed , Omar Jess’s and other warlords fighters were seen as courageous when they were wrecking havoc on Somalia, where are they now? In Somalia it has been a historical fact that it is easy to kill, maim and pillage. Its much more difficult to build anything tangible. Thus what are they achieving? -
Is Al-Qaida playing a critical role in Somalia's long instability
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
HOL is quite biased in this article in that it calls Colonel Aweis and IndhaAde as Islamic scholars. Nearly fell of the chair, with that one. -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer ok saxib, but Somalitalk is not a bad site, kinda over the top biased. More balance is needed specially when it comes to Puntland. -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Now why the rush to damn, and all the noise about dayniile. Adeer you need to chill. The article was not bad at all, it reflects the truth saxib. Tell your friend to also stop making rusbish about Puntland ok. thanks -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. SOURCE ps: I dont read dayniile anymore adeer. -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer why are you angry? I got this from the same sources you get your info, the net. I thought it was insightfull, it got you going. Saxib, and it should not have. -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Xiin, this is a remarkable insight into your person. Why the assumptions? You are much more thoughtfull and farsighted than that. Duke is ? -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The author is one sly fox .. Take for example this line. waxaana sida lasaadaaliyey guusha hanan doona kooxda Asmara joogta oo madaxdooda Asmara joogta iyo Shacabkooda Ceelasha Biyaha joogaaba ay diyaar u yihiin in aysan Hubka dhigin ilaa ay Guul keenaan, wayna helayaan guul sidii ay ilaaay uga barteenba. Shiikh Shariif iyo kooxdiisuna waxay noqon doonaan kuwo hadba meel iska seexda maadaamaa aysan jirin cid ay matalaan iyo meel ay ka taliyaan toona, waana wada arki doona meesha ay ku dhamaato Ciyaartan xiisaha badan ee ay jilayaan labadan Shiikh (SH.Shariif & Sh.Daahir Aweys) ee Ciyaaraha Soomaalida ku cusub. Then he goes on to say...