
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
What obvious contradiction. Duke is a waste you say and yet quote him and dedicate a few lines to the man. Adeer your fake struggle is in disarray, those who had any sense have signed the dotted line, those who are brave like yourselves fight on from the comforts of their monitors egged on by their spiritual leaders in the holly city of Asmara under the tutelage of Aferwarki. Get a day job lads..
-
Asmara(HR Media):- Mid kamid ah xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya kana mid ahaa hogaamiyaashii Maxaakiimta Islaamiga Shiikh Xassan Daahir Aweys oo ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritereya ayaa sheegay in heshiiska Jabuuti uu yahay mid aysan qaadan doonin.Shiikh Aweys oo saacado kadib heshiiska markii xalay lagu saxiixay Jabuuti xiriir la sameeyey idaacado ku yaal Muqdisho, ayuu ku nuux nuuxsaday in lasii wado dagaalka ka socda dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ee looga soo horjeedo dowlada Soomaaliya iyo Ciidamada itoobiya. Wuxuu Shiikh Aweys uu sheegay in shirkan aysan awalba u dirsan wax wafdi ah, waa suu hadalka u dhigayee, isla markaana waxa kasoo baxay ay tahay wixii ay horey uga digayeen oo uu ku tilmaamay khiyaano. Shiikh Aweys ayaa horey uga mid ahaa xubnihii diidanaa wadahadalka Soomaalida ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Shiikh Xassan Daahir Aweys oo aan asagu hada xil muhiim ah ka heyn isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Asmara, ayaa kamid ah xubnaha sida weyn xiriirka ulla leh kooxda Al Shabaab ee ka dagaalama gudaha Soomaaliya. Xubno ku sugan Asmara oo kamid ah Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa ayagu qaadacay dadaalka nabadeed ee Qaramada Midoobay ku dooneysay in ay ku heshiisiiso Dowlada Soomaaliya iyo isbaheysigaasi. Heshiiska xalay la saxiixay ayaa lagu gaaray qodobo muhiim ah ayadoo markii ugu horeysay ay labada dhinac ku heshiiyeen Xabad joojin, waxay sidoo kale ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo kalsoonidii lagu xalin lahaa khilaafka, ayadoo heshiiskan lagu xusay in dib loo soo cesho sharaftii iyo madaxbanaanidii Soomaaliya ayadoo wadada nabada loo marayo. Heshiiskan muhiimka ah ayaa waxaa ku qoron is afgarad laga gaaray qodobkii caqabada weyn ku ahaa wadahadalka oo ah ka bixitaank Soomaaliya ee Ciidamada Itoobiya, ayadoo labada dhinac ku heshiiyeen in ciidamadaasi ay dalka Soomaaliya ka baxaan kadib 120 maalmood marka la keeno ciidamo Caalami ah oo ka socda Qaramada Midoobay, ciidamadaasi oo ah kuwo amniga ku filan hawlahana kala wareega kuwa Itoobiyaanka. Ciidamadaasi ayaa la sheegay in aysan ka qeyb noqon doonin dalalka Jaarka la ah Soomaaliya. Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa asagu heshiiskan ku xusay inuu iska fogeyn doono dhamaan shaqsiyaadka iyo kooxaha Jabiya heshiiskan dhaqan geli doona 30 maalmood kadib. Mana cada in Isbaheysiga shaqsiga ugu horeeya ee uu iska fogeyn doono uu noqon doono Shiikh Xassan Daahir Aweys oo noqday qofkii ugu horeeyey oo qaadaca heshiiskan. Horseed Media
-
^^^Adeer his father was killed by Siyad Barres clan and not his governemnt. Siyad was not in power then. So you are saying he was given the post because of the death? Also Abdiqasin was a communist for most of his adult life untill Siyad was deposed. Anyhow you want to defend someone at leats know the facts.
-
Don’t exhaust yourself, lad, your constant protests at anything good has been noted.
-
Madax Wayne Cade Muuse oo sheegay Inay Dowalda Puntland si diiran u soo dhowaynayso heshiika ay kala saxiixdeen kooxa Mucaaradka iyo Dowlada DF Garoowe:Madax Wayne Cade Muuse ayaa Sheegay Inuu si wayn u soo dhowaynayo heshiiska ay ku kala saxiixdeen dhinacyada Isbahaysiga iyo Xukuumada Dowlada Wadanka somaliya isla Markaasina ay tahay Guud Ka dhalay Horumarka iyo Geedi socodka Umada Somaliyeed,Waxaa uu intaas ku daray inuu Maamulka Puntland soo dhowaynayo Qorshe kasta oo lugu horumarinayo umada somaliyeed iyadoo laga Duulayo Colaadaha iyo dhibaatooyinka Ragaadiyey inta badan Gobolada Somaliya. Madax Wayne Cade Muuse oo Maanta Saxaafada la hadlayey ayaa waxa uu sheegay inay qaramada midoobey ku mahadsantahay xaalada ay ka dhex dhalisay Umada Somaliyeed ee La Orankaro waa mid Hore aan u dhicin. Madaxwayne Cade muuse ayaa Sidoo kale tibaaxay in loo bahanyahay in wax kasta oo Dalka hore uga jirey laga tanaasulo iyadoo diirada la saarayo Hanaanka geedi socodka iyo qaranimada somaliyeed ee Mustaqbalka Dalka iyo dadkaba,Waxaa dowlada iftiinkeedu uu muujin karaa Macquulnimada iyo Sida Wanaagsan ee Shacabka Walaalaha ay wadanka Gudihiisa iyo Debediisab ugu Dhaqmi karaan. Waxaa kaloo uu Madax Wane Cade muuse uu Daboolka ka qaaday In Ciidamada Qaramada Midoobey ay somaliya keenayso ay yihiin kuwo ay Dowlada Puntland ay Soo Dhwaynayso balse ay Maamulka Puntland aaney Waxba uga baahnayn ee ay haysato Ciidamo ku Filan Amaanka Degaanada DGPL. Cade muuse ayaa Sidoo kale Amaan u soo jeediyey Laamaha Amaanka Degaanada Puntland Qaarkood iyadoo uu sheegay In weli Xaalado amaandaro ah ay ka jiraan Xukuumada Puntland ku waaso oo Intooda badan aan Xalilay ugana Mahadcelinayo Ciidanka Qaranka Bileyka DGPL. Maxamed Axmed Ciise
-
The points you have raised are immaterial to the greater good. As an agreement this is not perfect, it’s a good start for both sides, it brings the issues, Ethiopia, cessation of hostilities and marginalizing the extreme clan groups to the forefront. There is a big conference to iron out a political agreement to be held in Mecca insha Allah, so again this is a good step in the right direction. Adeer water carriers thoughts are of little importance. The international players have come on board, thus what you think, or the secessionists waffle means little and carries little weight and the wordings are of no great importance. I am pleased because the TFG got what it wanted and the Sharif Ahmed is coming in from the cold.
-
I like Xasan Dahir, just dont want the old man to be isolated.
-
^^^Adeer the secessionists need to be objective and less subjective. Just look all the recent remarks and posts by your group. It tended to be "no agreement" to " agreement will not hold" to "Xasan said this". Its high time you come out and explain why you fear any progress, any peace in the "south". I know the reason, just enlighten the rest of us who do not know secess very well. Even Mr Natural has come back to add his sour comments. Missed you saxib
-
Mone; so duke aren't the two signatories Ahmed abdisalaam iyo abdirahman abdishakur warsame from the same clan? Can this create excuses later for some in the TFG to contestor render the pact null? That a strange take on things , do you have more confidance in it because of the two men are from your sub,sub clan? I see allot of secessionists and their "natural" supporters are making allot of negetive noises Why
-
^^^His own words adeer. the old man has become a mouth piece for the Asmara junta. Hope he gets out safe and sound.
-
US Government welcomes Somalia Peace agreement in Djibouti (Press Statement) Press Statement Sean McCormack, Spokesman Washington, DC June 9, 2008 Somalia – Agreement in Djibouti The United States welcomes the agreement between the Transitional Federal Government of Somalia and the opposition Alliance for the Re-Liberation of Somalia. We appreciate the efforts of the United Nations Special Representative of the Secretary-General (SRSG), Somali civil society representatives, and members of the international community, in particular the Government of Djibouti as hosts of the talks, for their contributions to this agreement. We welcome the commitment of both parties to take concrete steps to implement this agreement, including committing to a cessation of hostilities, establishing a Joint Security Committee on security arrangements and a High Level Committee on political issues related to justice and reconciliation, and undertaking efforts to ensure unhindered humanitarian access to affected populations in Somalia. We call on all Somali stakeholders, whether party to the agreement or not, to abide by its provisions and support its implementation. The United States also acknowledges the request of both parties to the United Nations Security Council to authorize and deploy an international stabilization force in Somalia. The United States will give careful consideration to this proposal, in consultation with the Security Council. 2008/473 Released on June 9, 2008 SBC International News Desk
-
Aferwarki is mad as hell. And hence the loud noises from the prisoners in Asmara. Hope they get their freedom like the Sharif's and others in Djibouti.
-
Oday Daahir Aweys oo sidi laga filayayba diiday heshiiskii nabadda ee xalay lagu gaaray jabuuti oo umada Soomaaliyeed oo dhamina ay soo dhaweeyeen. Dalka iyo dadka Soomaaliyeedba sanadihii lasoo dhaafay waxaa dhibaato ku hayay wax kasta diidayaasha oo uu ka mid yahay Oday Daahir Aweys oo isla maantaba lasoo dag dagay hadal diidmo ah oo ka dhan ah go’aankii taariikhiga ahaa ee xalay lagu gaaray dalka jabuuti ayna wada saxiixeen dowladda federalka Soomaaliyeed iyo is bahaysiga mucaaradka. Odayga ayaa diidmadan ku sheegay wareysi uu siiyay wakaalada wararka Reuters,waxaana wareysiga uu dhameystirani uu yahay sidan: A hardline Islamist leader rejected on Tuesday a U.N.-brokered peace pact signed in Djibouti by the Somali government and some opposition figures, and vowed that war would continue. "We don't see that as a peace deal, we see it as a trap," Sheikh Hassan Dahir Aweys told Reuters by phone from Eritrea. "We encourage the insurgents and the Somali people not to be tired of combating the enemy." Somalia's interim government and some members of the exiled opposition Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS) signed a deal late on Monday calling for the deployment of U.N. peacekeepers and agreeing to a ceasefire after one month. "The people have been waiting a long time, so we have a weight of responsibility on our shoulders," Somali Prime Minister Nur Hassan Hussein said at Monday's ceremony. He shook hands with ARS chairman Sheikh Sharif Ahmed in the first face-to-face contact between the two delegations during two rounds of talks in Djibouti. "It is an historic agreement ... it gives back hope," an ARS spokesman said. But with some senior members of the ARS -- including cleric Aweys -- boycotting the talks, and fighters on the ground also saying they would not recognise them, few believe this pact will bring peace to Somalia after 18 years of civil conflict. The sticking point is the presence of Ethiopian troops in Somalia, who are fighting with the government against Islamist-led insurgents. The Djibouti pact called for the replacement of the Ethiopians by U.N. troops. But Aweys poured scorn on any foreign intervention. "We have no choice but to continue to fight the Ethiopians and the other foreign troops," he added in comments from the Eritrean capital Asmara, where the ARS is based. "Those people who signed the deal only represented themselves. They do not represent the organisation or the Somalia people ... They have executed the schemes of Ethiopia and America ... They backed up this useless government."
-
Washington: Dowladda Mareykanka oo soo dhoweysay heshiiska ay wada gaareen Dowladda KMG iyo Mucaaradka 10. Juni 2008 Washington(AllPuntland)-Dowladda Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku soo dhoweysay heshiiskii ay magaalada Jabuuti ku kala saxiixdeen Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya. Bayaan ka soo baxay Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka kuna saxiixan Afhayeenka wasaaraddaasi Sean McCormack ayaa lagu sheegay in Dawladda Mareykanka ay soo dhoweyneyso heshiiska xalay labada dhinac ku gaareen dalka Jabuuti, taasoo ay ku sheegeen in ay tahay tallaabo dhinaca nabadda loo qaaday, iyadoo ay ugu baaqday dhinacyada Soomaaliya in ay qaadaan tallaabooyin lagu hirgelinayo heshiisyadan Baaqaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay aqoonsan tahay heshiiskan labada dhinac qalinka ku duugeen isla markaana taageereyso codsiga ay jeediyeen Dowladda KMG iyo Mucaaradka Asmara ee dhigaya in ciidamo caalami ah loo soo diro Soomaaliya, si meesha looga saaro ciidamada Itoobiya. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay tixgelin gaar ah siineyso qodobada ay wada gaareen dhinacyada Soomaaliya isaga soo horjeedo iyadoo ay kala tashaneyso Qaramada Midoobay. Baaqan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibada Mareykanka ayaa ka danbeeyay heshiis xalay kooxaha Soomaalida ay ku gaareen dalka Jabuuti kaasoo ay ka soo shaqeeyeen Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay wakiilka ugu ah Soomaaliya Ahmadou Ould Abdallah iyo beesha caalamka, wuxuuna baaqaan dhiiri gelin u yahay xalka ay wada gaareen kooxaha Soomaalida. C.M.Cali AllPuntland, Garoowe
-
New York: Dawladda Canada oo taageertay Qorshaha ciidamo Caalami ah loogu dirayo dalka Soomaaliya. 10. juni 2008 New York(AllPuntland)- Dawladda Cannada ayaa shaaca ka qaadey in ay soo dhaweyneyso dadaalada la doonayo in dalka Soomaaliya loogu diro ciidamo caalami ah ,kuwasoo kala shaqeynaya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Soomaalida oodhan sidii dalka Soomaaliya loogu soo celin lahaa nabadgalyo wanaagsa. Wasiirka Qaabilsan Xiriirka Africa ee Canada ayaa soo dhaweeyey Qorshahaasi wuxuuna ku sheegay mid ay raaci karaan wadamo badan oo doonaya in xaalada Soomaaliya waqtigan la joogo wax laga qabto. Masuulkan oo Saxaafada kula hadlayay Magaalada New York oo todobaadkan booqday ayaa sheegaya in ay jiraan ciidamo ka socda dawladda Canada oo hada jooga meelo ku dhow Xeebaha Soomaaliya ayna qeyb ka yihiin ciidamada la dagaalamaya Burcad Badeeda Soomaalida. Canada waxa ay sheegtay in ay Badda geyneyso ciidamo caalami ah ,ayna sidoo kale mudan gacansiineysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Shacabka Soomaaliyeed ayadoo dhaqaale ku taageereysay. Warkan ka soo baxay Xukuumada Toronto ayaa ku soo beegmaya xili ay Soomaalidu isku raacday dalbashada ciidamo caalami ah oo la geeyo dalka Soomaaliya oo ay mudo ka jireen falal amaan daro & Iskhilaafyo Soomaalida dhexdeeda ah ,lana soo afjaray habeenkii xalay ahaa. F. C.Geylan AllPuntland
-
^^^He lost an election and then swore to support the government and then sent the children to fight the very same government. He is no Adan Cade.
-
^^^We hope so adeer, politician indeed ya Xiin.
-
Heshiis laga gaaray shirkii ka socday Jabuuti 9 Jun 9, 2008 - 4:57:24 PM Waxaa caawa [June 9,2008] fiidnimadii magaalada Jabuuti lagu oo gabagabeeyay shirka dib u heshiisiinta ee kooxaha Soomaalida u dhaxeeyay, kaasoo ay gar wadeen ka aheyd Qaramada Midoobay, waxaana lagu kala saxiixday dhowr qodob oo muhiim u ah heshiiska ay wada gaareen Dowladda KMG iyo Isbaheysiga Asmara. Xaflad caawa ka dhacday Hotelka ay degan yihiin wafuuda labada dhinac ayaa waxaa lagu saxiixay qodobo dhaxal gal ah oo muujinaya maslaxadda Soomaaliya in ay soo dhawaatay, waxaana xafladii heshiiska lagu gaaray ku sugnaa Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Nuur Xasan Xuseen iyo Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed iyo wakiilo ka kala socday dalalka caalamka. Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdullah oo ka hadlay munasabadii saxiixa heshiiskaas ayaa u mahad celiyay kooxaha Soomaalida oo heshiis dhaxal gal ah u saxiixay, isla markaana ay dadkooda u tureen. Wakiilka UN-ku waxaa uu sheegay in beesha calamku ay diyaar u tahay dhinacyada Soomaalida in ay ku gacan siiso dhaqan gelinta heshiiska taariikhiga ah ee ay gaareen, isla markaana ay kala shqeyn doonaan Soomaalida sidii loo heli lahaa deganaan dadka Soomaaliyeed u horseeda nolol raaxo leh. Qodobada labada dhinac ay ku heshiiyeen ayaa waxaa u kala saxiixay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowladda KMG ahna Wasiirka Warfaafinta Axmed C/salaam iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dhinaca Isbaheysiga Asmara u saxiixay, waxyana labadaasi mas’uul ay khudbad ka jeediyeen madasha lagu saxiixay heshiiskaasi taariikhiga ah, waxaana ka mid ah qodobada ugu muhiimsan heshiiska. * In mudo 30 maalmood gudahood gobolada dalka laga dhaqan geliyo qodobada heshiiskan * In Xabad joojin laga dhaqan geliyo guud ahaan dalka oo dhan mudo 90 maalmood * In mudo 120 maalmood gudahood Dowladda KMG iyo Isbaheysiga ay ku codsadaan ciidaamo ka socda Q.Midoobay kuwaasi aan ka mid noqoneyn ciidamada deriska la ah Soomaaliya * In dalka ay ka baxayaan 120 maalmood kadib marka ciidamo caalami oo ka socda Q.Midoobay, lana arko nabadgelyo buuxda. * In si wada jir ah Beesha caalamka looga codsado higelinta heshiiskaan iyo taageero la siiyo dadka Soomaaliyeed. * In Isbaheysiga Asmara uu iska fogeeyo cid kasta oo heshiiskan dhibaato u keeneysa. * In guddi 15 maalmood gudahood lagu dhiso, guddigaasi oo shaqadiisu ahaaneyso ilaalinta xabad joojinta. * In la dhiso guddi 15-maalmood gudahood, kana shaqeeya arimaha siyaasadda iyo caddaalada iyo dib u heshiisiinta. * In beesha caalamka la weydiisto gacan ay ka geysato fulinta qodobada heshiiskan mudo 6 bilood gudahood. Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde oo xafladii saxiixa heshiiska ka hadlay ayaa soo dhoweeyay qodobada labada dhinac ay wada saxiixeen isagoo sheegay in dhanka Dowladda KMG ay ka shaqeyneyso hirgelinta iyo xoojinta qodobada heshiiska, wuxuuna hambalyo u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nool yihiin. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in heshiiskan uu qeyb ka qaadanayo joojinta iyo nabadgelyo xumid ka jirto Soomaaliya, lagana bixi doono dhibaatada mudada soo jiidameysay. Nuur Cadde ayaa rajo ka muujiyay nabad ka dhalata Soomaaliya, isagoo ka codsaday shacabka Soomaaliyeed iney qeyb ka qaataan kaalinta kaga aadan nabad hirgelinta heshiiskan iyo nabad ka dhalata Soomaaliya. Sidoo kale Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa halkaasi ka hadlay isagoo u hambalyeeyay shacabka Soomaaaliyeed iyo xubnihii ka soo shaqeeyay heshiis ay wada gaaraan dowladda KMG iyo dhinacooda, wuxuuna balan qaaday in ay xooga saari doonaan sidii loo hirgelin lahaa heshiiskan wax ku oolka ah. Radio Garowe,Garowe
-
You are against peace adeer. How can there be an occupation when the Ethiopians agree to leave and the UN is supporting thie process. You are looking for further excuses. read the agreement.
-
^^^Adeer dont hide behind a smokescreen. Also your defence of the man is feeble. He was President when IndaCade, Goobanle & Seeraar occupied from Afgoyee to Kismayu, yes or no? He was Presdient when they waged 100 mini wars took place and in his name, some were waged. This man commited crimes in Siyad's era. Commited crimes in his TNG era and commits crimes now sending children to their deaths.
-
Heshiis buuxa oo caawa ay wada gaareen Dowladda Ku sheegta iyo Isbaheysiga Asmara iyda oo Ra’iisul Wasaaraha iyo Sh. Shariif oo khudbad ka jeediyay madasha heshiiska kala saxiixayey, iyo qoladii ASMARA oo laga raayey. Somalidoon.com
-
^^^This is getting interesting. Abdiqasin was a minister when the children were butcered in Jazeera beach. There was no armed struggle in the capital those days. Abdiqasin was a minister when the Shiekhs were rounded up and executed. And he was the superior commander and leader of. IndaCade, Goobanle, Seeraar, cirfo. All warlords who ruled, Marka, Kismayu & Afgooye. Thus if any of these are untrue, please clarify. He is no warlord but was the boss of warlords notably Indacade?? :eek:
-
^^^Thats good.
-
^^^You aint a hater, right..
-
Kooxaha Soomaalida oo heshiis saxiixay Yusuf Hassan BBC Djibouti Kempinski waa hotelka uu shirku ka socdo Shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee dowladda KMG iyo Isbahaysiga dib u Xoreynta uga socday magaalada Djibouti ayaa caawa la soo gabagabeeyay, heshiisna laga gaaray. Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Somalia, Axmed Walad Abdalla ayaa sheegay in shirkaasi uu ku guuleeystay in heshiis ay labada dhinac ay saxiixaan. Qoddobada lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa in xabad joojin buuxda lagu sugo muddo 30 maalmood gudahood, si buuxdana ay u hirgasho muddo 90 cisho ah. Waxaa kale oo lagu heshiiyay in loogu baaqo QM in muddo 4 bilood gudaheed ah ay ku keento ciidamo nabad ilaalin oo ka socda QM, kuwaasi oo beddela ciidamada Ethiopia ee ku sugan Somalia. Ciiadamadaas ayaa lagu heshiiyey ineysan ku jirin ciidamo ka socda dalalka safka hore. Ugu dambeyntii, waxaa la isla gartay in dowladda KMG ay ka shaqeyso in sidii dowladda Ethiopia ay ugu ballan qaaday inay ciidamadeeda muddo afar bilood ah kula baxayso, marka si buuxda ay u yimaadaan ciidamo caalami ah oo ku filan nabadgelyada dalka Somalia.