General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ku xigeenkii Sh. Xasan Daahir Aweys oo ku dhintay dagaalkii Matabaan Matabaan (HR Media) Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaalkii habeen hore deegaanka Matabaan ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray ciidamada Itoobiyaanka iyo xoogagga maxkamadaha Islaamiga ka tirsan. Dagaalkaasi waxaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen rag sarsare oo ka tirsan maxkamadaha Islaamiga. Wararku waxay sheegayaan in dagaalkaasi ay ku dhinteen ku xigeenkii golahii shuurada ee maxkamadihii Islaamiga Prof C/laahi Cali Afrax oo ku magac dheeraa Asparo iyo saraakiil kale oo muhiim ah. Afhayeenka xooagga maxkamadah Islaamiga sheikh C/raxiim Ciise Caddow oo u warramay shabakadda Aljaziira ayaa sheegay in ay jiraan raggaasi ku dhintay dagaalkaasi, balse wuxuu sheegay in dhinacooda ciidamada Itoobiyaanku ay gaarsiiyeen jab xooggan. Wuxuu sheegay inay ka dileen cadad badan oo ciidamada Itoobiyaanka ah.
  2. ^^^Farax Brown, you have no legg in this argument, and you have not added a single new idea. The secessionsist hold a much better political position that you, and thats not saying much. I am waiting on the Mujahid's to comment.
  3. Che: The bombings and latest security issue, is the action of the defeated militias. They wanted to terrorize the population as they can not fight a symmetrical warfare. Wont work much. I do regret the condescending comments made by some here. Yusuf yey secured Galkacyu long ago, and hence plaeyd a key role its amazing growth and success. The bombers are sent by the holly religious leaders in Asamara and their side kicks who grew fat on the innocent peoples lands and homes in Marka, Barava Kismayu.
  4. Your name is a real example of this whole topic. First of all you are confusing yourself saxib. You say Somaliland has a diplomatic relations with Ethiopia, how can it when Ethiopia does not recognize Somaliland, has no embassay in Somaliland? Then you say Ethiopia is using another region as a launching pad. However does Ethiopia not have a military presence in Berbera. For over 6 years has the junta in Hargaysa not been given ONLF activists to Ethiopia some even born in the North West, where have you been all this time “Mujahid” ? Look at your avatar, “support the MAQWAMA” that means support the bombings, killings, maimings in the south. Why not start a “muqawama” in Berbera take out the Ethiopian targets, or execute other actions against collaborator Riyaale, kill his police, and bomb Hargaysa market full of people? For their collaboration with Ethiopia by giving your fellow Muslims to them? Why are you inciting violence in the south, who’s civilians want as much as any other region of Somalia? Is it not clannish for you to make excuses for Riyaale and condemn Yusuf and his regime to execution? Now Mujahid answer the questions.
  5. Castro, adeer you are weak. People are ducking and diving the simple questions. Easy to label others but not easy to take some. Mr Castro, you are a Riyaale supporter and a secessionist sympathizer. Scesionist answer the questions, don’t hide now/
  6. Adeer you can attack me all day, as you know it does not work on me saxib. The secessionists have no real sound foundation and all of you are proving it. You are pro Ethiopia and yet hate Ethiopia, you are now pro Islam but glorify the colonial period. Your myth is based on how you was mistreated by the Barre regime and yet your top ministers and leader were amongst his low paid but dedicated minions. You are confused, for all your talk, you have gained not an ounce not even a road map to recognition.
  7. ^^^Ayoub, so it was Suldanka. Anyhow now are you pro Sayid Mohamed? and what of the ONLF are they still trrrorists, do tell saxib.
  8. Is this the same stories you told about capturing of Baidoa? Come on spare the children.
  9. Uweys & Shariif oo wadahadal uga furmayo dalka Yemen Nairobi, Somaliya (Calanka.com) 02-Luulyo-08 -------------------------------------------------------------------------------- Hogaamiyaha xubnaha Isbahaysiga ee ku harsan Magaalada Asmara ee dalka Eritrea Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeysay sheegay inay dhinacooda aqbaleen ka qeybgalka kulanka loogu kala dab-qaadayo xubnaha kala jabay ee Isbahaysiga. Isagoo la hadlayey Idaacadda VOA-da, ayaa Sheekh Xasan Daahir Aweys, waxa uu shaaca ka qaaday in uu jiro dadaalka dhexdhexaadinta ah oo lagu wado in uu ka bilowdo dalka Yemen, isagoo sheegay in dhinacooda ay ka qayb gali doonaan oo ay xubno iyaga matalaya u dirsadeen sida uu yiri. Sheekh Aweys, ayaa intaa ku daray in isagu uusan xilligan ku tala jirin ka qayb galka shirkaasi, waxaana taasi badalkeeda uu heegay inuu si aad ah u usoo dhaweyn doono natiijo kasta oo ka soo baxda kulankaasi. Hadalka Sheekha, ayaa imanaya xilli ay shaley Magaalada Sanca ee dalka Yemen gaareen wafdi uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka kooban 40 xubnood, iyadoo ujeedadoodu tahay ka qeybgalka hindisaha loogu kala dabqaadayo xubnaha siyaasadda ku kala jabay ee Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia. Hogaamiyaasha isbahaysiga ayaa ku kala jabay hanaanka wadahadalka lala galayo Dowladda KMG Somalia, iyadoo inta badan xubnaha Ibahaysiga oo ay hogaaminayaan labada Shariif ay go'aansadeen markii ugu horeysay inay heshiis hor dhac ah la galaan Dowladda Somalia, halka xubno uu majaraha u hayo Sheekh Aweys oo ku harsan Dalka Eritrea-yana ay qaadaceen heshiiskaasi. C/risaaq C/laahi Maxamed Nairobi-Kenya
  10. Ciidamada Puntland oo Xalay ila Maantay Howlgalo Kawada Gaalkacyo Ciidamada Maamul goboleedka PL ayaa Maanta Baaritaano Kasameeyay Goobo Farabadan oo ka Tirsan Gudaha magaalada Gaalkacyo . Ciidamadani oo Xalay Ilaa Maantay Sameynayay Baaritaanadan ayaa Waxaa ay galeen Goobo Farabadan oo ku Yaala Magaalada Gaalkacyo islamarkaana Dadku ugu Yeeri Jiren Lama Galaan islamarkaana ay Cabsi ka Muujinayeen Waxaa ka Loo ay ciidamadaasi Baritaano ka Sameeyeen Meelo ay ka mid aheyd Xirada Warshada Galeyda iyo Sidookale Goobo ay Sida Dadku Sheegeen Degenaayeen Tuugada Magaceeduna la Oran jiaray Buuley Bacleey . Ciidamadan Baaritaanadooda ayaa Waxaa ay ku Soo Qabqateen Dad ilaa iyo 20neeyo ah oo la Sheegay in ay ahayeen Dad Dhibaatooyin ka Geysan jiray Magaalada Gudaheeda . Baaritaanadan iyo Weliba Dhaqdhaqaaq yadan ay Sameynayaan Ciidamada Ayaan ilaa iyo Haatan jirin Cid ku Waxyeeloowday ama Qasaare uu dhaliayay Walow Dadka ku dhaqan Xaafada buuley Bacley ay Saakayto isugu Soo Baxeen taasoo ay Ku Cadeeyeen in Dhibatooyin aan la Soo Koobikarin Logugeysto. Dadka buuley Bacleey ayaa Maalmihii la So Dhaafay iyagu Waxaa ay Cabasho ka Muu jinayen Amnigooda oo Qalqal aad u baahsan Galay ayadoo Dadkaasi ku Dhaqan Halkaasi ay yihiin Dad ka Soo Barakacay Meelo Farabadan oo Dalka Ka Tirsan . Magaalada Gaalkacyo ayaa Waxaa ugu Horeyntii Xalay Kahirgalay Bandow bilanaya Halsaac habeenimo inkastoo lasheegayay Meelo Qaar oo ka dhacay Falal amaanka Waxu dhimaya . Liibaan C/laahi Faarax (Liibaan Qaran) SBCInternational- Gaalkacyo
  11. ^^^lol. Ayoub, was it you who called the Sayid a “terrorist” ? or was it Cayrow Jr Come on now saxib be honest. As for the comments you are hiding behind semantics, since when did you guys become pro Mogadishu, anti Ethiopian and Jihadis’. Answer the questions above, be men for once.
  12. Horey ayuu bandow noocan ah uga jiray Koonfurta magaalada Gaalkacyo bandowgaasi oo habeenkii soconayey laga soo bilaabo 22kii bishii hore ee June. This is important note, the southern districts have taken action already. Its coordinated and most welcome.
  13. ^^^So they can read his mind? This has nothing to do with whats happening in Galkacyu. The security has been getting out of hand and this step is necessary.
  14. Sanca: Mucaaradka DFKMG ee Soomaaliya oo lugu wada hadalsiinayo Dalka Yemen & Xasan Daahir Aweys oo diiday tagida goobta wada xaajoodka. 2. July 2008 Sanca(AllPuntland)- Xubno umuuqda Ergo ayaa maanta gaaray Magaalada Sanca ee dalka Yemen ,ayagoo kasoo kala duulay Magaalada Jabuuti & Magaalada Asmara ,waxa ayna iskugu tageen Magaalada Sanca. Wafdiga ka soo baxay Jabuuti waxaa hogaaminaya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ,inkastoo lugu waramayo in uusan tagin Madasha la filayo in ay isku soo horfariistaan Xubno isku mawqif ahaa bilo ka hor ,balse markii dambe kala tagey. Saraakiisha Xukuumada Yemen ayaa sheegaya in uu Gudoomiyaha baarlamaanka Yemen ,iskugu yeeray Xubnahaasi kana codsadey in laga shaqeeyo nabadgalyada Soomaaliya & sidii loo fulin lahaa heshiiskii ay la galeen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Gudoomiyuhu wuxuu kaloo kala hadlayaa Xubnahaasi sidii Soomaaliya looga dhigi lahaa dal degan ,loogana saari lahaa dagaalada & Colaadaha la dagey Soomaaliya dhigeyna meesha ay maanta joogto ,waxaana lafilayaa in ay go'aamo ka soo baxaan Shirkaasi. Yemen ayaa sidoo kale rajo wanaagsan ka muujineysa in Soomaaliya laga dhiliyo nabad wanaagsan oo lugu dhiiran karo ,waxaana soo baxaya war sheegaya in ay jiraan wada hadalo goor hore bilowday oo ku bilowday Aalada Isgaarsiinta. Xasan Daahir Aweys wuxuu ka mid yahay Garabka ka soo horjeeda wada hadaladii dhawaan dhexmaray dawladda Soomaaliya & Mucaaradka uu ka tirsan yahay ,wuxuuna ku sheegay talaabadii heshiiska lugu saxiixey mid ka soo horjeeda danta Umada Soomaaliyeed. Wadaadkan wuxuu hada sheegayaa in uusan ka qeybgalin wax wada hadal ah ,balse wuxuu hoos ka sheegay in uu taageerayo waxyaabihii ka soo baxa wada hadalaasi ,waxaana jira cabsi weyn oo ay qabaan Khuburada Siyaasada ee Soomaaliya oo ku aadan diiditaanka Xasan Daahir ee wada hadalada. Kooxahan hada la heshiisiinayo waxaa horey iskugu keenay Hogaankii golihii Maxkamadaha ee dalka Soomaaliya awoodooda laga saaray 2006-dii ,ayagoo markaasi xataa ku muransanaa hogaankii markaasi ee Maxkamadihii ,inkastoo ay markii ku jireen Oolan adag oo ay kula jireen dawladda Soomaaliya ,balse markii dambe looga saaray guud ahaan dalka Soomaaliya. Wariyaha AllPuntland ee dhinaca Siyaasada ayaa talaabada uu Sheekh Xasan Daahir Aweys ku diiday wada hadalada Yemen ,ku sheegaya mid aan la dhayalsan karin markaasna la doonayo in uu Xasan Daahir la fariisto Hogaamiyaashii uu markii hore ka tirsanaa ayna ku midoobeen ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee hada ka dhisan Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  15. Gaalkacyo oo Bandow wakhti dheer socon doona lagu soo rogay Gaalkacyo(HR Media):- Maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Gaalkacyo ee caasimada gobalka Mudug lagu soo rogay Bandow habeenkii dhaqan geli doona. Daahir Cabdulqaadir Axmed oo ah Guddoomiyaha Gobalka Mudug ayaa sheegay in bandowga uu xalay hirgalay asagoo ka bilaaban doona 7da fiidnimo illaa iyo 6da subaxnimo uu socon doono. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Bandowgan uu la xariiro falalka burcanimo iyo amni xumo ee kusoo kordhay magaalada Gaalkacyo maalmihii lasoo dhaafay ayadoo magaalada lagu dilay dad isugu jira ganacsato iyo nabadoono si weyn gobalka looga yaqaan. Wuxuu sheegay in bandowgan uu socon doono illaa inta loo baahdo aysana jirin wakhti si gaar ah loogu jaangooyey, Guddoomiye Daahir Cabdulqaadir Axmed ayaa ku nuux nuuxsaday in ciidamada amniga ay hawlgalkan fulin doonaan isla markaana shacabka looga baahan yahay in ay gacan siiyaan. Horey ayuu bandow noocan ah uga jiray Koonfurta magaalada Gaalkacyo bandowgaasi oo habeenkii soconayey laga soo bilaabo 22kii bishii hore ee June. Maalmihii lasoo dhaafay ayaa amniga magaalada khal khal weyn ku yimid kadib markii ay soo baxeen kooxo afka soo duubta oo magaalada ku dilay dadka rayidka ah, waxaana sare u kacay falalka burcadnimo ee magaalada Gaalkacyo oo ah magaalada labaad ee ugu weyn Puntland. Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay laga maqlayey rasaasta ay tuurayeen ciidamada Amniga oo jidadka marayey si ay u hirgaliyaan bandowgan lagu soo rogay magaalada. Illaa iyo hada 30 qof ayaa ku jira xabsiga oo loo heysto danbiyada ka dhacay magaalada sida ay sheegeen ciidamada amniga balse waxaa muuqata in xaalada amni ee magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Puntland uu marayo heer xasaasi ah ayadoo horey maamulka Puntland loogu dhaliiceeyey khal khalka ku yimid amniga ayadoo taasi inta badan loo aaneeyo mushahar la’aanta ciidamada amniga oo aan kasoo bixin karin hawsha baaxadaleh ee sugida amniga ee dhulka balaaran ee gobalada Puntland. Horseed Media
  16. http://www.puntlandgovt.com/upload/users/dhalac66/luulyo7.gif http://www.puntlandgovt.com/upload/users/dhalac66/luulyo5.gif http://www.puntlandgovt.com/upload/users/dhalac66/luulyo9.gif
  17. As Expected the diehard secessionists went quite, some even refusing to answer a simple question. To their rescue comes the closet secessionist and Riyaale supporter Castro trying to dilute the questions posed. Castro your uncle Riyaale is the poodle in the game saxib, but nice try as usual. North, one never expected you to be able to answer any difficult questions and one understands the baffled response on your part. Thierry – Your point is invalid, and you do not understand secessionists, these lads here are just rooting for the war. SOL is remarkable site and if one digs a little deep you will get these new Mujahids opinions on the infamous rape of Samsam Dualeh, the handing over of ONLF fighters a few years back and the beating of the Shiekh in Hargaysa prison. What about the joy they show when they told us the Ethiopians will open an embassy and remember the hubris about the US base in Berbera. On all these topics they have always been on tune, yet now they prance around pretending to have deep feeling for the plight of the people. This whole support for the war, is just another opportunity for them to further the secessionist agenda. “The south is barbaric, but we are calm” Lastly was it not a secessionists here long ago who said that Sayid Mohamed was a just “another terrorist bombed in his hide out” yet the same fellow is now mourning Cayrows death his secessionist associate is calling himself Cayrow Jr. Its absurd and utter fallacy that these secessionists in SOL are against the policies of Riyaale, they fuel and propagate it. Oodweyne went on a tangent, nothing new. Answer the questions old boy.
  18. Do secessionist care about Somali people? This is a direct thread to all the secessionists on SOL. It has come to our attention that you have lately begun to over play the emotional card, you have been appealing to our Somali, religious and even human sentiments. You have become very vocal in the west attending anti government meetings, and pushing the propaganda of the defeated groups. In London, and other diaspora centres you are one with the people who are fighting. On SOL you have taken the names of fallen “Mujahids” and have been very tough on any agreements with “collaborators” and any deal with the “occupiers”. Thus you have directed your fellow Somali’s to continue the fight, the struggle against their government and Ethiopian, AU allies. The questions are my secessionists brothers. 1. if this is genuine, why have we never seen any anti Ethiopian demonstrations in Somaliland for the plight of the Somali’s? 2. Why have the secessionist junta in Hragaysa and their lobbies not condemned what you see as war crimes? 3. Why have you been supportive at best and quite when Hargaysa junta handed Ethiopia Somali rebels? It seems you want us to fight Ethipian, the AU and our own government, while you lobby the Ethiopians to open an embassy in Hargaysa and the AU to get recognition. You are brave indeed because you want kids like Cayrow to die for you killing their own in order to get your dream. Awaiting the answers from North, Ngoonge, Oodweyne, Geediid and of course CayrowJR
  19. Bosaaso oo si weyn looga xusay 1da Luulyo Dhageyso(HR Media):- Magaalada Boosaaso ayaa xalay si weyn looga xusay maalinta 1da Luulyo ee sanadguuradii 48aad ee dalka Jamhuuriyada xortaha ee Soomaaliya, ayadoo munaasabado kala duwana maanta lagu qabtay magaalada. Xarunta gobalka Bari ayaa xalay lagu qabtay munaasabad ay soo qaban qaabiyeen ururkada Dhalinyarada SSC0 ee magaalada Bosaaso, ayado xafladan ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiinta ka socota xukuumada Puntland, maamulka gobalka, degmada, ururada bulshada rayidka iyo shacab kale. Halkan ka dhageyso Xafladihii Bosaaso ka dhacay Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Mas’uuliyiinta halkaasi ka hadashay waxaa kamid ahaa Guddoomiyaha golaha deegaanka Bosaaso ahna Duqa magaalada Bosaso Md.Cabdirisaaq Xareed oo ka hadlay muhiimada maalinta 1da Luulyo oo uu ugu hanbalyeeyay shacabka Soomaaliyeed maalintan qaaliga ah. Waxaa sidoo kale halkaasi heeso qiimo leh kusoo bandhigay hobalada gobalka Bari ayadoo markii ay saacadu ahayd 12kii habeenimo halkaasii loo istaagay in lasaaro calanka Soomaaliya ayadoo heestii calanka Soomaaliya ay ka dhawaajiyeen ciidamada baambeyd ee Booliiska. Dhinaca kale marka laga yimaado xafladii xalay waxaa isla maanta oo ah 1da Luulyo xaflado waaweyn lagu qabtay magaalada Bosaaso, ayadoo munaasabad balaaran lagu qabtay xarunta degmada ay kasoo qeyb galeen dadweyne aad u badan. Waxaana xafladii maanta ka dhacday xarunta Degmada Boosaaso, lagu soo bandhigay khudbado iyo heeso wadani ah. Xafladahan oo sii socon doona illaa iyo caawa wakhti danbe ayaa waxaa sidoo kale lagu qaban doonaa Garoonka ciyaaraha ee Bosaaso ciyaaro lagu maamuusayo maalinta 1da Luulyo ayadoo ciyaarahaasi ay ka qeyb geli doonto kooxda Horseed. Hadaba xafladihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Bosaaso ka dhageyso qeybta kore ee maqalka ah. Horseed Media
  20. ^^^Mogadishu is not occupied, it has government troops, police with the support of AU troops from many countries. Things will get adeer so cheer up. We are celebrating our independence and recognition as soverign nation. You are wishing to be a seperate nations, great difference here.
  21. Gediid, you are indeed confused, the pretences of the secessionists is quite amusing as ever, in one breath you say. “ Somali’s are getting screwed”, by the occupiers and I am a lamb. Thus what is the difference between me and you saxib. You are from the North West, I am from the North East. Are we both not related to the southern regions or is your self identification as a Somalilander make you immune to the screwing of the “occupier”. Heaven help us, the ludicrous assertions you lads are making is confusing you and no one else. How do you account for the Ethiopians relationship with Riyaale and their presence in Berbera? A gentle kiss and not a full screw? Give us a break, you have wanted to foster deep relationship with Ethiopia. If you “Mujahids” are upset at what happening in the south tell us why you are so silent? Why no anti Ethipian demo’s in Hargaysa, Burco, Awdal? Why none of your leaders have ever said there was something wrong. The only comments they make is “Ethiopia should rethink its support to yusuf”. Thus secessionists you are at the bottom of the food chain here, the Ethiopians are supporting and recognizing a Somali government at your expense and you can neither demonstrate your anger, nor can your leader voice their concers. Thus you are the true puppets who can do nothing but watch and hope everything goes wrong for the TFG. Powerless and impotent secessionsist are Mr Gediid
  22. Again just hot air. There is no Somaliland republic adeer, just a province of the Somali republic. Do go on though
  23. We are here to celebrate and mark a great day. And hope for more insha Allah.
  24. Oodweyne.lol. adeer why waste such energy? That was rationalization of the flimsiest sort. If you can not come to terms with the simple fact that there is no Republic of Somaliland, you need help. Change your avatar to Self declared Somaliland.