
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Djibouti thanks the admin people of Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bashi, adeer this was a great political move by Puntland. It shows solidarity with Djibouti againsta common enemy. Djibouti since the inception of the Arta TNG has been a tad bit hostile to Puntland interests and its leaders. Omar Gulleh had deep relations with the south Mogadishu junta who are now known by other names. Today we have better relations and Djiboutii’s former allies including ina Salad boy are left isolated and relaying solely on Aferwarki who like the mad dog he is lashing out. It’s a political move, much like why countries send armies and rations to other nations when they need it themselves. -
Djibouti thanks the admin people of Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Jabuuti oo si weyn ugu amaantey DGPL taageerii xoolaha ay ugu deeqeen. Xukuumada wadanka Jabuuti ayaa si weyn ugu mahadcelisey maamul Goboleedka Puntland taageeradii dhawaan ay ugu deeqeen ciidamada qaranka Jabuuti ee difaaca uga jira xuduuda Jabuuti iyo Eritrea kuwaasi dhawaan dagaal halkaasi ku dhexmarey. Xukuumada Jabuuti ayaa waxay sheegtey in taageeradaasi ay tahay mid muujinaysa xiririka walaaltinimo ee ka dhaxeeya ummadaha Jabuuti iyo Soomaaliya gaar ahaan Puntland taasi oo ku aadan sida ay u muujisey Puntland inay hiil iyo hiil la garab taagan tahay shacabka iyo dawlada Jabuuti si ay uga hortagaan duulaanka ay Eritrea ku soo qaadey xuduudaha Jabuuti. Maalinimadii shaley ayaa waxaa deeq isugu jirta 300 oo neef , 50 neef oo geel iyo tobanaan lo’o ah maamul Goboleedka Puntland ugu deeqay dawlada Jabuuti gaar ahaan ciidamada Qaranka ee Jabuuti, waxaana deeqdaasi ka socotey maamulka Puntland gudoonsiiyey taliyaha ciidamada Qalabka sida ee dalka Jabuuti Gen.Buuxi wasiiru dawladaha xiriirka caalamiga ah ee Puntland Cali Cabdi Awaare. Xoolahan deeqda ah ee Maamul Goboleedka Puntland gudoonsiyey dawlada Jabuuti ayaa waxay ku soo aadey iyadoo kulamo kala duwan ay ku leeyihiin magaalada Jabuuti Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi. SBCInternational News Disk
-
Puntland oo xoolo ugu deeqdey Ciidanka Jabuuti ee Jiida Hore
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
dadka reer puntland oo soo dhaweeyey Deeqdii xoolaha ahayd ee M/ puntland siiyey Dawlada jabuuti Posted to the MOL June 16, 2008, 5:22 pm Dadka reer puntland ayaa siweyn usoo dhaweeyey xoolo isugu jira geel Ari iyo Lo,ba oo maamulka puntland ugu deeqay dawlada jabuuti oo dagaal adag kula jirta maamulka Eratariya oo dhawaan xuduudka jabuuti soo galisay ciidamadeeda . Shabakada wararka soomaaliyeed ee Mudugonline oo dadwaynaha waydiisay siday u aragkaan deeqdaasi ayey waxay dadka reer puntland sheegeen inay si weyn ugu riyaaqsan yihiin siday puntland ugarab istaagtay dawlada jabuuti oo ay yihin shacab walaalaa. Maamula puntland ayaa noqday deegaankii uguhoreeyey oo taageero siisa dalka jabuuti dhinaca kalle afhayeenka ciidanka jabuuti ayaa asna umahadceliyey dawlad gobaleedka puntland. Rabiile cabdikariim Gabanow Mudugonline.com, Gaalkacyo -
Puntland oo xoolo ugu deeqdey Ciidanka Jabuuti ee Jiida Hore
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Its a good move by Puntland. Djibouti is on board and Eritrea ever isolated. This is a grand offering to our kinfolk in Djibouti combating a common enemy. -
No alcohol means fewer stars for Egypt luxury hotel
General Duke replied to AYOUB's topic in Politics
Is Alcohol not banned in Egypt? -
No alcohol means fewer stars for Egypt luxury hotel
General Duke replied to AYOUB's topic in General
Is Alcohol not banned in Egypt? -
Al-Shabaab continue causing Mayhem and the bombing of civilians
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
^^^lool. The man from Asmara who's Shiekhs take orders from Afewraki has the nerve.. lol -
Al-Shabaab continue causing Mayhem and the bombing of civilians
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
God bless you Mr Koora-Tuunshe and God bless Somalia. Viva le republic. -
President Yusuf gets a warm welcome in Djibouti-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: President Yusuf visits Djibouti after peace deal 16 Jun 16, 2008 - 3:23:49 PM DJIBOUTI CITY, Djibouti June 16 (Garowe Online) - The president of Somalia's interim government, Abdullahi Yusuf, is visiting the neighboring Republic of Djibouti where a peace deal between his government and its opposition was inked last week. Aides to the Somali leader told Garowe Online that President Yusuf will hold consultations with Djiboutian government officials, especially regarding the recent peace agreement with the Islamist-dominated Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS). Djiboutian President Gelle and Somali President Yusuf Addressing journalists, the Somali President criticized Eritrea for a deadly raid on Djiboutian troops along the border between the two Red Sea nations. "Eritrea's military aggression against Djibouti is unacceptable," President Yusuf said. There are efforts currently underway in Djibouti City to reconcile Yusuf and his Djiboutian host, President Ismail Omar Gelle, who have been at political odds for years, according to informed sources. The Djiboutian leader supported and helped establish a Somali transitional national government in 2000, which then-Puntland ruler Yusuf refused to recognize. Analysts consider President Gelle as being close to Somali Islamist leaders like Sheih Sharif Sheikh Ahmed, the ARS chairman. Other Islamist leaders – mainly hardliners – have refused to recognize the June peace agreement and continue to live in exile in Asmara, capital of Eritrea. Source: Garowe Online -
PUNTLAND: Electoral Platform for Gen. Abdullahi Jama Ahmed
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Not withstanding that we all want change and things must change. I don’t buy into the argument that Puntland would be undone if Cade became president again or if someone as some put it from the trinity, or even the quartet became President. Puntland has paid a huge price in man and material since the rise of the TFG. This has created a security vacuum, however this can be overcome. There is no real alternative option to Puntland as a strong state within the republic for these clans. As for supporting some one else, I am always up for challenges. I like Gen Abdullahi A Jama not because of his clan but his experience and the way he has so far presented his arguments. I also have others to consider, but lets not throw the baby with the bathwater when we are talking about the incumbent. -
PUNTLAND: Electoral Platform for Gen. Abdullahi Jama Ahmed
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
^^^Why does it end Puntland political arrangement? -
A message to Zakaria, Aways, Turki, IndaCade, Mansuur
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The moral of the tale is, give peace a chance ya no bodies. -
A message to Zakaria, Aways, Turki, IndaCade, Mansuur
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abuu Mansuur, suu u lahaa Tigree marabno dalkeena ma joogaayaan wiilala yar yar oo saqiira ah Tuute u geshay yiri waa la jihaadeynaa Tigreega taas waa jid, markuu maqley ciidamada Tigreega waa la saarayaa wareysigii lala yeeshay yiri Xataa hadii la saaro dagaal ma deyneyno soo lama oran karo dan kaluu wataa dabcan haa, marka soomaliyee waa daalney oo waa macaaney oo waa bislaaney maalin walwa dad xerya ku jiraan wax u gureynaa dhibtu waa sii korsheysaa, waa inaan Tgeero Buuxda siinaa Shirkaa Jabuuti, dadka shirka ka qeyb gelayana waxaanu ka codsaneynaa shirkaan yuusan noqon kuwii horoo kale ee waa in aad noo soo qaadaan nabad iyo barwaaqo anaguna waa idiin duceyneynaa, hadaad ku kala tagtaandhibtii dhacda idinkaa ka ma'uul noqon doona. waxaa hadalkeygii ku soo gunaanadayaa. -
A message to Zakaria, Aways, Turki, IndaCade, Mansuur
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indha Cade, sow maaha ninkii Itobiya u fooriyey ee yiri iska dalkeenee Ardisababa ayaan idiinku imaaneynaa, markuu arkay iney soo dhaqaaqeena diyaarad ku boodey ee isaga Mansuur israaceen Xaj aan waajib ku ahayn wakhtigaa asaga ah aadey, miyuusan ahayn ninkii Kenya kula soo shiri jirey Mareykan lacagtana kaga soo qaadan jirey, misuun ahayn ninkii Beeraha dadku lahaayeen canshuurta kaga guran jirey, miyuusan ahayn ninkii Sidii GEEDI BAABOW dhihi jirey Odey hebel Gabadhiisa cawada ha la ii meheriyo waa gabar hadey u badato 15 jir ah, oo waxaa hadba meel ila joogta oo aanan been ka sheegeyn gabar reer Marka ah oo ka mid ah gabdhihii sidaa la yeeli jirey, oo aabaheed habeyn madow ka saarey magaaladii keenay Xamar kadibna laga soo dhoofiyey oo kenya la keenay sidaasna maraykanka lagu soo geliyey miyaa intuu Cimaaamad qaato oran kara dal baan xoreynayaa cadowga uu sheegayo waa kuwa uu ku soo casumay dalka weliba muqdisho iyo marekankuu Lacgta sida caadada u hayd Qab Qablayaasha oran jireen Argagixisaa Joogta, miyeysan kuugu imaan jirin marka ayagoo xogta kaa qaadanay maxaad maanta sheegi kartaa Indhacadoow waa dakaas oo kale dadka dhminaaya waa inaan ka diidnaa -
A message to Zakaria, Aways, Turki, IndaCade, Mansuur
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Turki muxuu yiri ciidamada UNta marka lakeeno soomaliyeey waa inaad la dagaalantaan oo weligeen madagaal unbaan ku jireeynaa dhiiga ha daato miyaa goormaan dal jira iyo dad shar dunida ku mara noqoneynaa, bal hadalkaa u fiirsada Itobia ayaan ka dacwooneyney oo banaabaxyo badan ka samayney meelkasta qof soomaliya oo damiir leh degaan u ah dibad iyo gudaba waa laga mudaharaadey sawiradii dadkii lagu xasuuqey la qeybi mahadaan hadana dhahnaa Un dooni meyno anagii baaba is aamineynin oo hubkii wada haysana hadhowna isku leeyneyna marka Un in ciidamadeeda lakeeno waa khasab si aan uga soo kabsano diiftii mudada 18ka sano iyo rafaadkii la soo marey oo aan helno bal in xabad shan qarteed aanu maqli weyno doorasho xorana aanu gaarno insha allah dad jira aanu noqono dunida oo dhan Qaxooti baanu ku nahay waa tii hore loo yiri HEYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DAKAAGA HOOYO, marka meeshii heybada lagu lahaa baanu eegeynaa in aanu helno gaarno tiigsano aduunkaa hore umarey ee Tukiyoo dib hanoo celin. Turki soow maaha Ninkii Calankii BUlugleey oo Kismaayo ka babanaya ka dejiyey ee saarey Calan Madow ee markii la weydiiyeyna yiri oo mareey ahayde maxay macno leedahay, Turki muu joogin xogna kama hayo marada uu sheegayo sida lagu helay iyo ragii dhibta u soo marey ee SYL, dhiig badan inuu ku daatey maba oga oo Laxdhukani Abaar MOOg. marka nin aanba garaneyn Qiimaha BUlugleey miyaa in dalkan iyo sida loo dejinayo in lagala tashado mudan jawaabtu waa maya, waxaa laga yabaa in wakhtigaas inuusan dhalan ama uu Kilinka 5aad uu joogay marka maba garan karo waxa uu hada u dagaalamaayo maaha inuu dalka difaacayo ee cadaawad uu u qabo weeye Itobia bacdamaa ay dadkiisii xasuuqdey ee lama oran karo soomaliya iyo BUlugleey ayuu difaacayaa tas waa been. -
Sheekh Daahir Aweys, hadaan soo qaato waa sheekh waa nin diintiisa aad ugu dhegen mana aha wax uu ada bilaabay ilaa markuu ciidamada qalabka sida ahaa ayuu diintiisa haystey oo waaba kaga horeeyey dad badan oo wadaado ah balse dhibta haystaa waxay tahay bacdamaa uu yahay nin la ugaarsanyo oo durbiin weyn lagu eegaayo liiskii jinina ku jirameel uu maanta aadana uusan weli iclaamin karin Asmara inuu joogo inta Illahay meel kale u bidhaaminaayo in uu yiraahdo Sheekh Daahir Nabada yaan la keenin ee dhiigu ha iska daato Sheekh Daahir mayeeli karno, waa nasoo karey dagaalka naf baan joognaa hadiiba aan heleyno wada hadal Itoobia iiga baxayso waxaan dhiig u sii dhoowro waa igu doqonnimo ayuu Sheekh Shariina leeyahay marka adinku Casmar iska jooga nagauna barya alle ayaan meel lafadhinaa in dalkeenii oo nabada Itobiana naga saarey aanku ku dakeyno insha allah. marka qaska naga daaya reer casmaroow oo idinku eed hagelina.
-
A message to Zakaria, Aways, Turki, IndaCade, Mansuur
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Zakaria Waxaa soomaliyeey noo soo carfeysa saxan saxo udgoon badan oo ka timid dalka aanu wallaha nahay ee Jabuuti, waxaa naloogu bishaareeyey in ciidamada Itobia bixi doonaan insha allahu ayna imaan doonaan kuwa qaramada midoobey nala joogi doonaan inta aan cagaheena isku taageyno oo aan ciidamadeena tababar naloo siinayo kadibna la qaranmeeynayo waa wax lagu farxo waa arin in la soo dhoweeyo mudan waa nimco rabi. Marka ma waxaanu qaadan karnaa in aanu ogolaano in nalaga ciideeyo Jawaabtu waa maya mana u dulqaadan karno in maanta ooo aan yidiilo nasoo gashay nalaga kala tuuro, waxaa ayaan dara ah in raga uu ka midka yahay Zakeriye Xaji Cabdi oo intuu ka tegay is bahaysigii doontey inuu isu soo sharaxo dal aan dalkisii ahayn markii uu ku soo hungoobey intuu shaarkii bedeshay yiri anaa kusime u ah Sheekh Shariif, oo inta meel ka hadley yiri Wasiirka ariimaha dibada Itobia ayuu la shirey taana ay ahayd dacaayad raqiisa oo Sheekh Shariif iyo Ibaraahim Caddowba beeniyeen. dacaayadii hada mar labaad inuu Zekeriye la soo kaco markii la weydiiyena xageed ka ogaatey yiri meeshaa naloo joogaa oo dad baa noo soo waramey, taas oo uu macnaheedu ahaa maxaad nabadii u soo de dejineysaan aan ku sii qaraabno Isbahaysi dibada wareega oo macno uu ku fadhiyaana uusan jirin, taa soo maaha yaan nabad weligeed lahelin maatada uun sidaa haku dhamaato ana caruurteydu basaboor bey heystaan oo dalkaa Ingiriiska bey ku nool yihiin wixii ba'yana waa yeelkood ana Casmaraan ka qaxweynayaa oo aan magan u ahay. Su'aasha meesha taalaa waa Zekeriye Dad Miyuu Aqbalayaa arintaa aan kor ku cadeeyey walee waa maya yeeli meyno oo diidnay, anigu waxaan qabaa in soomali hadaan nahay aanu is xisaabino oo aan fikirno yaa dan wakhtigan xaadirka ah noo wada? oo aan is bar bardhig intaan samayno qaadano qofka daacada ah diintuna ka dhabtahay oo aan boowsanin sida Sheekh Shariif oo ilaa Heer Jaamacadeed ka Gaarey cilmi hadaad u leedahay diintaada wax badan baad kala bad baadin kartaa hadalkaaguna waa mid sax ah waayo macnihii diinta ayuu fahmayaa marka beentu waa ka xaaraan, Asluubtu diintey ku jirtaa weli lama maqal Sheekh Shariif oo hadal ka dhoco taasna waa alle ka cabsi qofkaas ayaana wax lagu aamini karaa. -
^^^Lets not exagerate now. Also whats 30 million to Saudi Arabia today? Thanks to the Kingdom, our sister nation Djibouti the entire Horn and damn Aferwarki and his stooges in Asmara.
-
^^^lool. Now Sharif Ahmed is no good. He is ignorant, corrupt and has sold out. This coming from the very same people who made the man a near saint. He could walk on water a few months ago and now he is an *** leaders of ars. Extraordinary. This is the firts time he made any real tough decision in his political career. Hence all the cries from the cyber Mujahids. Sharif Ahmed keep up the good work, you are a national figure now.
-
Djibouti Deal: The West Wins a Pyrrhic Victory in Somalia
General Duke replied to Fabregas's topic in Politics
Is this guy still talking? I thought he said the TFG was no more back in December, whats with this article and the pyrric victory? Idiotic lazy westerners. -
President Yusuf gets a warm welcome in Djibouti-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
President Yusuf gets a warm welcome in Djibouti-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
President Yusuf gets a warm welcome in Djibouti-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
^^^Indeed.