General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. A very powerful introduction Sh.Shariif Shiikh Axmed oo inta badan Amiirul Mu'miniin looga aqoon jiray xaafado ka tirsan koofurta magaalada Muqdisho iyo waliba qaybo ka mida Gobolada Dhexe ee Soomaaliya, ayaa mar qura waxa uu noqday nin magacii iyo qiimayntii uu huwanaa laga qaaday, ah looga bixiyey Shiikha isla meelihii hore ee Amiirul Mu'miniinka looga yaqiinay sida xaafado ka mida Koofurta Muqdisho iyo magaalada Dhuusa-Mareeb, waxayna arintani dad badan ku abuurtay shaki cusub, dareen cusub iyo ujeedo cusub taas oo aakhirkii kusoo Biyo shubatay ''Sacab maxaa Habeekii loo tumaa hadaan khayaano ku jirin", ayadoo Amaantaas dantii laga lahaana ay ahayd ku "qabso kuqadi mayside" maadaamaa la doonayey in Shiikha lagu ganbado si dad badani danahooda Siyaasadeed u gaaraan.
  2. Xiin, adeer why attack the messinger the message is spot on. Those who are now attacking the Sharif are the same clan militia that made him a saint.
  3. Isku soo duuboo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ahaan jiray nin inta badan ku shaqayn jiray fikar ay dad kale soo dhoodhoobeen, waana midda uu ku waayey taageerada beesha uu ka dhashay oo awood weyn ku leh magaalada muqdisho halka ragga uu daba socon jiray ay haysteen taageeraa beeshooda sida Shiikh Indhacade iyo Shiikh Daahir Aweys, waxaana u haboonayd Shiikha sida dad badani qabaan in uu nabada qaato waayadii uu Kutubka Qur'aanka ah bidixda ku sitay Qorigana midigta ku sitay, waxayna la mid tahay Nabada uu hadda doonayaa murtidii ahayd " Ciyigii waa ka baryey ninkii cunaybaa ka liita".[/i] C/raxmaan Madaxeey cadceed_80@hotmail.com Egypt, Cairo
  4. Runtii lama qiyaasi karo, laakiin waxaa jira waxyaabo badan oo muujinaaya in kooxda Jabuuti joogtaa ay Laf Cad Toobin ku hayso, isla markaana ay noqonayso koox lagu hungoobo oo dadaalkoodu uu noqon doono xoog doofaar lagu cayriyey. Sida dhabta ahna ururka Asmara ka dhisan, waxaa markii hore lagu aas'aasay koofurta Muqdisho taladiisuna waxay ka go'daa beesha koofurta Muqdisho dagan ee iminkana u qaxday Ceelasha Biyaha ee degmada Afgooye. dadka iminka Jabuurti joogana waxaa lagu tirayaa rag markii hore maqaar saar ahaan loogu yeeray ka dib markii laga guulaystay hogaamiye kooxeedyadii, waxayna ragaas isugu jiraan kuwo aan taageero ka haysan beelahooda sida Shiikh Shariif , Shariif Shiikh Aadan iyo Suleymaan colaad rooble iyo kuwo aan markii horeba beel matalayn ee biilka Caruurtooda iyo danahooda meesha u yimid sida Shiikh Yuusuf Cali Caynte iyo Shiikh Cumar Iimaan oo kale, waxaana sida lasaadaaliyey guusha hanan doona kooxda Asmara joogta oo madaxdooda Asmara joogta iyo Shacabkooda Ceelasha Biyaha joogaaba ay diyaar u yihiin in aysan Hubka dhigin ilaa ay Guul keenaan, wayna helayaan guul sidii ay ilaaay uga barteenba. Shiikh Shariif iyo kooxdiisuna waxay noqon doonaan kuwo hadba meel iska seexda maadaamaa aysan jirin cid ay matalaan iyo meel ay ka taliyaan toona, waana wada arki doona meesha ay ku dhamaato Ciyaartan xiisaha badan ee ay jilayaan labadan Shiikh (SH.Shariif & Sh.Daahir Aweys) ee Ciyaaraha Soomaalida ku cusub. Dhanka kale waxaa jira dadyow farabadan oo u arka in Shiikh Shariif iminka ku socdo dariiqii runta ahaa ee uu markii hore ka leexday, waxayna sheegeen in maantay aan Xabad Guul lagu gaarayn ee dhanka Siyaasadda la tijaabiyo si loo ciyaaro Siyaasadda uu C/laahi Yuusuf Ciyaarayo mid la mida oo ku qotonta "Af daacada iyo Qalbi dadan".
  5. Dadka qaba in Shiikh Shariif yahay Hogaamiye lagu hungoobay ayaa waxay u badan yihiin dadkii markii hore barakaysan jiray ee u moodi jiray in uu Shiikhu ku socon doono sidii ay iyagu doonaan, waxayna dadkani qaarkood ku sifeeyeen Shiikha mid ka baxay diintii Islaamka ka dib markii uu Gaalo hor fariistay raalina ka noqday Itoobiya oo dalka joogta in wada hadal lala galo, wuxuuna halkaas Shiikh Shariif ku waayey magacyo badan oo loo bixiyey waayadii uu Amiirka ahaa, waxaana magacyadaas badalay kuwo Cay iyo Afla-gaado u badan oo aanu Shiikhu horay u maqli jirin, wuxuuna Shiikhu isku qanciyaa marka uu maqlo magacyadaas aan haboonayn ee loogu yeerayo sidii Saxaabibii weynaa ee C/laahi Inbu Salaam uu isku qancin jiray marka ay Afla-gaadeeyaan dadkii uu asal ahaanta kasoo jeeday ee Yuhuuda ahaa. waxayna Saxaabigan reer tolkiis u yaqiineen markii uu Yuhuudiga ahaa kan ayaga ugu Aqoonta badan uguna Caqliga badan. markii uu diinta Islaamka qaatayna waxay ugu yeereen "waa kan noogu Jaahilsan, nooguna Caqliga yar", wuxuuna Saxaabigaas ku mutaystay Caydaas raacida uu raacay Nabi Muxamad CSW halka Shiikh Shariif lagu haysto asagana Nabadda iyo Xalka Umadda oo uu rabo in uu ku dhameeyo is Af-garad iyo wadahadal, halka Raga Asmara fadhiyaa ay qabaan oraahdii Assayes ee ahayd Xabadda wada ilaa aad Itoobiya wadanka ka saartaan, waxayna la mid tahay dagaalka wada si aan anagu ( Eritrea) Nabad u helno, waxayna kooxaha uu Shiikhu kasoo tagay mararka qaar isku qanciyaan markay isku yimaadaan ," Nin magaalo ka dudayoow siigo yare". oo ay ula jeedaan ka tagida Shiikhu kasoo tagay magaalada Asmara. Hadaba su'aashu waxay tahay kala jabka ku dhacay reer Asmara oo ah ninba dhan u orod yey guushu ku raaci doontaa?.
  6. SH.Shariif Shiikh Axmed ma noqon karaa hogaamiye lagu hungoobay? Sh.Shariif Shiikh Axmed oo inta badan Amiirul Mu'miniin looga aqoon jiray xaafado ka tirsan koofurta magaalada Muqdisho iyo waliba qaybo ka mida Gobolada Dhexe ee Soomaaliya, ayaa mar qura waxa uu noqday nin magacii iyo qiimayntii uu huwanaa laga qaaday, waxaana loo bixiyey magacyo badan oo uu ka mid yahay Shiikh Shariif Jokar, Siyaasi wareeray, Shariif lasoo gamay iyo kuwo kale oo fara badan, waxaana la yaableh in isla magacyadaas Cayda ah looga bixiyey Shiikha isla meelihii hore ee Amiirul Mu'miniinka looga yaqiinay sida xaafado ka mida Koofurta Muqdisho iyo magaalada Dhuusa-Mareeb, waxayna arintani dad badan ku abuurtay shaki cusub, dareen cusub iyo ujeedo cusub taas oo aakhirkii kusoo Biyo shubatay ''Sacab maxaa Habeekii loo tumaa hadaan khayaano ku jirin", ayadoo Amaantaas dantii laga lahaana ay ahayd ku "qabso kuqadi mayside" maadaamaa la doonayey in Shiikha lagu ganbado si dad badani danahooda Siyaasadeed u gaaraan. Shiikh Shariif oo mar ahaan jiray Gacantii Midig ee Maxamad Cumar Xabeeb (Maxamad dheere) isla markaana madax u ahaan jiray Maxkamadii la jiifiyaana banaan ee Cadaalad darada ku caan baxday ee ka hawl gali jirtay magaalada jowhar, ayaa mar qura isaga soo cararay magaalada Jowhar ka dib markii ay isku dhaceen sida la sheego asaga iyo Maxamad Dheere, waxaana la sheegaa in uu markaas Maxamad Dheere ku amray Shiikh Shariif in uu magaalada Jowhar Lug uga baxo, wuxuuna markaas ka dib Shiikh Shariif isaga soo baxay magaalada Jowhar, asagoo lugaynaya qalbigana iska lahaa ''Jowhar waxaad ku noqon doontaa adigoo sidan ka xoog badan" waa sida dad wadada ku arkay ay sheegeene, wuxuuna xaga ilaahay ka rajaynayey Nasri dhow sidii Nabi Muxamadba CSW ilaahay uga sugayey Nasri ka dib markii ay reer tolkiis kasoo cayrinayeen magaaladii Makka ee uu aadka u jeclaa. Nasiib wanaag Shiikh Shariif wuxuu tagay magaalada muqdisho, wuxuuna halkaas ka helay taageero aad u waynayd oo siduu asagu is lahaa u dhigmaysay midii reer Ansaar siiyeen Nabi Muxamad markii uu magaalada Madiina ugu yimid, waxaana Hiil iyo Hoo badan ka dib Shiikh Shariif u suura gashay in uu ku noqdo Jow*****i uu lugta kaga soo baxay, asagoo waliba Ciidan tiro badan watay oo aakhirkii u suura galiyay in uu si fudud gacanta ugu dhigo talada magaalada Jowhar ee uu dhibka badan u soo maray. laakiinse guushaasi ma noqon mid lagu caano maalay, waxaana dhacday in Shiikh Shariif Jowhar uga baxo muddo 5 Bilood ka yar ka dib markii ay kusoo guryo noqdeen halkaas qoladii uu markii hore Shiikhu ka xoogay. Wuxuuna markaas ka dib magaca Shiikh Shariif noqday mid caan noqday oo haddii Aduunka oo dhan Hal Xiraale looga dhigi lahaa ay dad badani garan lahaayeen, ayagoo oran lagaa waa Wadaadkii 6-dii bilood Nabada ka dhigay magaalada Muqdisho iyo goobo badan oo Soomaaliya ka mida, waxaana guushaas in uu helo Shiikhu sabab u ahaa dadkii markii hore Amiirka u bixiyey ee deganaa labadii deegaan ee aan horay u soo sheegay ee Shiikhu ku caasi garoobey waa sida ay qabaan dadkaasiye. hadaba Akhristow iyadoo guulahaas Shiikhu gaaray ay jiraan ayaa hadana waxaa jirta Su'aal oranaysa Shiikh Shariif ma yahay Hogaamiye lagu hungoobay?, mar hadduu ka bayray dariiqii markii hore loo jideeyey in uu maro.
  7. ^^^Adeer its the case of the pot calling the kettle black. I dont know nor care to isult you. As for attacks. I welcome them, it only highlights how desperate you are to deflect the issue. at hand, Xasan Dahir Aways and his daily barks, no bite though.
  8. ^^^Adeer its the case of the pot calling the kettle black. I dont know nor care to isult you. As for attacks. I welcome them, it only highlights how desperate you are to deflect the issue. at hand, Xasan Dahir Aways and his daily barks, no bite though.
  9. Many wounded in Somalia cinema bombing 22 Jun 22, 2008 - 6:04:25 PM BAIDOA, Somalia June 22 (Garowe Online) - Ten people were wounded Sunday in southwestern Somalia when a bomb exploded inside a movie theater for the second time in two nights, Radio Garowe reported. Somali police in the town of Baidoa, where the country's parliament sits, have not yet apprehended any suspects in connection with the bombing. But Baidoa residents said extra police units were deployed across the town tonight, with security at checkpoints tightened. This man was wounded at Mogadishu cinema bombing/GO A cinemagoer who escaped unhurt told Radio Garowe that they were watching a European soccer match when the explosion tore through the cinema. In an unrelated incident, one person was killed and four others wounded when a bomb exploded yesterday inside a cinema in Mogadishu, the Somali capital. No group has claimed responsibility for the bombings, but Islamist-linked groups have spread out flyers warning cinemagoers about possible attacks. In 2006, when the Islamic Courts ruled much of Somalia, Islamist gunmen forcefully shut down cinemas where Somalis watched World Cup soccer games and Indian films, under the pretext that such viewing is un-Islamic. Source: Garowe Online
  10. ^^^lool. I dont like liers and I hate those who pretend to be religious while occupaying Muslim homes.
  11. ^^^lool. I dont like liers and I hate those who pretend to be religious while occupaying Muslim homes.
  12. Kara-Dila- adeer you did not get the jest of the topic, let alone add any analysis to it. Qadow and a half I would say. The topic is about the diplomatic tango dance between Djibouti & the TFG, and what a change from Abdiqasin’s top supporters, to now pro TFG. Its fascinating saxib. Reread the thread. .
  13. Sh. Uweys:- Waxaa noo cadaatay in Sh. Shariif xiriir la leeyahay Mareykan Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 21-Juun-08 Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo ka mid ah Hoggaanka Sare ee Isbahaysiga Dib-u-xorreynta dalka Somalia, ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Golahaasi, Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu ka weecday Istaraatijiyadda Isbahaysiga, isla markaana uu khilaafay go'aanka ay Isbahaysiga ku diidanaayeen inay Wada-xaajood galaan tan iyo inta ay Ciiddamadda Ethiopianka ku sugan yihiin gudaha dalka Somalia. Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo Khadka Telefoonka ugu waramayey Wargeyska Al-sharqal Awsad isagoo ku sugan Caasimadda dalka Eriteria ee Asmara, waxa uu carrabka ku dhuftay inuu isagu shaqsi ahaan la wareegi doono Xilka Guddoomiyaha Isbahaysiga ARS, marka ay xubnaha Isbahaysigaasi ay bisha soo socoto ee Luulyo 3-da kulanka ku yeeshaan Caasimadda dalka Eriteria ee Asmara. Isagoo arrintaasi sii ambaqaadayo, waxa uu sheegay inay xubnaha Isbahaysiga go'aan ka qaadan doonaan Sheekh Shariif Shekh Axmed, oo uu ku eedeeyey inuu hareer-maray Xeerarkii Isbahaysiga, gaar ahaan go'aankii Isbahaysiga ARS ee ku aadanaa inaan wax wada-xaajood nabadeed la geli Karin Ethiopianka, tan iyo inta ay Ciiddamadooda ku sugan yihiin gudaha dalka Somalia. Sheekh Xasan Daahir Aweys, waxa kaloo uu Wareysigiisa kaga hadlay Kulankii ay Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Isbahaysiga Dib-u-xorreynta dalka Somalia la yeeshay Danjiraha Dowladda Maraykanka u jooga Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, wuxuuna xusay inuu xiriirkaasi soo taxnaa tan iyo markii uu Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu isku dhiibay Dowladda Kenya sannadkii 2006-dii, waa sida uu Sheekh Xasan Daahir hadalka u dhigay. Isagoo arrintaasi sii ambaqaadayo, waxa uu sheegay inuu jiray xiriir qarsoodi ah oo uu Sheekh Shariif la yean jirey Wakiillo ka socday Safaaradda Maraykanka ku leedahay magaalladda Nairobi, wuxuuna Sheekh Xasan Daahir Aweys sheegay inay Kulamaaasi keeneen in la isweyiiyo xaqiiqda dhabta ee xiriirka u dhexeeya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maamulka Maraykanka, waa sida uu hadalka u dhigay Sheekh Xasan Daahir Aweys. Dhinaca kale, Sheekh Xasan Daahir Aweys, waxaa wax laga weydiiyey Aragtidiisa ku aadan Keenista Ciiddamadda Nabad-ilaalinta ee dalka Somalia, wuxuuna gaashaanka ku dhuftay arrintaasi, isagoo tilmaamay inaysan Ciiddamadda shisheeyaha waxba ka qaban Karin soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha dalka Somalia, waa sida uu hadalka u yiri, isagoo tusaale ahaan u soo qaatay guul-daraddii ku timid Hawlgalkii Ciiddamadda Nabad-ilaalinta ee Rajo Soo-celinta ee ay QM iyo Dowladda Maraykanka ka fuliyeen dalka Somalia sannadihii 90-aadkii. "Hawlgalkii Rajo Soo-celinta, waxa uu isku beddelay xasuuq iyo in Ciiddamo Maraykanka dilaan dad rayid ah, Culumaa'udiin iyo Aqoonyahanno", ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo ay Sirdoonka Dowladaha Maraykanka iyo Ethiopia ku eedeeyaan inuu ku lug lahaa kharbudaad loo geystay Danaha Maraykanka ku leeyahay Geeska Afrika, inkastoo uu Sheekh Xasan Daahir beeniyey arrintaasi. Sahanmedia Network "SMN" Mogadisho, Somalia Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  14. ^^^The article I did not write saxib, I dont work for AFP. lool go lecture Xasan Dahir and the man you claim is a CIA stooge
  15. ^^^The article I did not write saxib, I dont work for AFP. lool go lecture Xasan Dahir and the man you claim is a CIA stooge
  16. Money, /i]I feel your anger lad, share it with us. Are the supporters of the TFG now putting words into the mouth of Xasan Dahir? As for the last statement, wonderful, quite poetic and full of passion. The problem is my friend the only group who is made of s single clan, who’s armed groups are a single clan. Who have a team called the “elders of the clan” are your group. So do tell them that qabiil days are over. I would like to add that “fake religious movements” are over, buried and Somalia would be good for it. Kara-Dilla- again it is you who have said and lets put it in the records that your Amir is a CIA spy. My uncle is the President of Somalia and has many allies. That’s the difference between you and me. I support a government, you supported a man who you now claim is a CIA spy as told to you by your uncle Xasan dahir who is a refugee in a country which was beaten by in your words “poorest country on earth”. You are in a very bad state saxib. Even your points are coming back to haunt you
  17. The old man is againts, Djibouti, Saudi and is for Eritrea. He is right everyone else is wrong, give us a break ya Xasan.
  18. The old man is againts, Djibouti, Saudi and is for Eritrea. He is right everyone else is wrong, give us a break ya Xasan.
  19. NAIROBI (AFP) - A hardline Somali Islamist leader accused of ties with Al-Qaeda on Monday chided Saudi Arabia for backing a UN-sponsored Somali truce he charged was a plot to attract the oil-rich kingdom's cash. "We love the Saudis, but we want them to be wary of some tricky issues that are not realistic at all," Sheikh Hassan Dahir Aweys, an influential cleric designated as a terrorist by Washington, told AFP in a phone interview. Saudi King Abdullah last week described as a "breakthrough" an agreement signed at UN-sponsored talks in Djibouti on June 9 by the transitional federal government and the main opposition alliance. The deal provides for a cessation of hostilities to come into force within a month but Aweys promptly rejected the document signed by his own movement's leaders, arguing that it failed to impose an immediate Ethiopian withdrawal. "The Saudis should only involve themselves in a genuine reconciliation process that will bring lasting peace and end the occupation of Muslim Somalia," he said. "The so-called agreement in Djibouti only legitimised Ethiopian occupation of Somalia and the continued destruction of lives and property," he added. Ethiopian troops came to the rescue of the embattled interim government in Somalia in late 2006 and ousted the Islamic Courts Union, which was headed by Aweys and briefly controlled large parts of the country. "The Saudis have no ill-intention against Somalia, but are being misinformed on the flawed process initiated in Djibouti. The whole idea is to extort money from the coffers of unsuspecting Saudi leaders," Aweys argued. "The Saudis are honest people who are being approached by dubious Somali characters," he added, speaking from Asmara, where his Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) has been based since its inception in September 2007. Aweys, who is not a member of the ARS top leadership, remains in Eritrea with other hardliners but the movement's top executives and signatories of the June 9 deal are now in Djibouti and Somalia. "The whole purpose was to divide the ARS and strengthen the enemy of our nation, unfortunately some of our members were trapped by those who wanted to deepen the division," Aweys railed.
  20. Interpeace, CRD, PDRC & APD oo ka hadley dilkii Kulmiye 23 Jun 23, 2008 - 8:01:46 AM nterpeace iyo Hay'adaha Somalida ee gacan saarka la leh ayaa ku tilmaamey wax laga xumaado dilkii Eng. Maxamad Xasan Kulmiye loogu gaystey maalintii shaley 22 June,2008 magaalada Baldweyne. Eng. Maxamad Xasan Kulmiye Alaha u naxariiste Eng.Kulmiye ayaa madax ka ahaa hay'ada CRD xafiiskeda gobolada dhexe gaar ahaan gobolka Hiraan. Hay'adahaan ayaa tacsi u direy dhamaan ehelka Kulmiye, asxaabtiisa shaqada iyo dhamaan shacabka Somalida iyaga oo ku tilmaamey in Marxuumkaan si aan nasasho laheyn uga shaqeeyey nabad ku soo dabaalida gobolka Hiraan iyo dhamaan Somalia. Kulmiye ayaa Alaha u Naxariistee xafiiska CRD ee gobolka Hiraan shaqadiisa bilaabey Labo sano ka hor halkaas oo isaga iyo howlwadeno kale ee hay;ada ka qayb qaateen nabadeynta dagaalo beleedyo ka dhacey gobolka Mudug, Mahas iyo Ceel Buur. Dadaalada nabadeed ee Kulmiye ayaa dhamaan ku soo dhamaadey dib-u heshiisiin dhab ah oo dhexmartey qabaa'ilada walaalaha oo halkaas wada daga. Warsaxafadeedkaan oo nuqul kamid ah soo gaarey Warsidaha Garowe Online ayaa waxaa uu ku qoran yahay afka Ingriiska Halka ka akhri: GUJI Garowe Online,Garowe
  21. Suldanka, as always the secessionists rush in and make silly points when ever they see their startegy as not working.