General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Africa own Adeer that’s valid point, but the secessionist movement as highlighted by the buffoonery of Warrabe have chosen the route of promoting war in the south and basking in the misery of the south. They have no sother strategy.
  2. ^^^So they attack in a populated area. Then their supporters cry about the civilains who are caught in the battle. Shame.
  3. ^^Again who are you fooling? What is the secessionist solution to the famine, war and troubles of the Somali’s? To say they are not Somali’s to hark back to the colonial days as a historic point that added value to their clan. What nonsense, the Presidnet of Somalia is trying to restore the republic, you are wishing for continued war.
  4. 1da Luulyo oo laga Xusay Somaliya iyo dalal kale (HR Media):- Maalinta 1da Luulyo oo ku beegan xiligii ay Koonfurta Soomaaliya qaadatay xoriyada isla markaana ay midoobeen Waqooyiga iyo Koonfurta Soomaaliya oo maanta kasoo wareegtay 48 sano ayaa laga xusayaa magaalooyinka waaweyn ee dalka Soomaaliya iyo waliba dalalka kale oo badan. Munaasabada 1da Luulyo ayaa xalay si weyn looga xusay xarumaha Dowlada ee magaalooyinka Bosaaso, Baydhabo iyo Muqdisho. Munasabadii ka dhacday magaalada Baydhabo oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta Golaha Wakiilada ee DFKMG iyo maamulada gobalka iyo degmooyinka ayaa lagu soo bandhigay heeso Wadani ah iyo waliba ayadoo la saaray calanka astaanta u ah Jamhuuriyada Soomaaliya. Xafladaasi ayaa ka dhacday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Shiikh Aadan Madoobe. Halkan ka dhageyso Xafladii Baydhabo Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Magaalada Bosaaso ayaa kamid ahayd meelihii xalay sida weyn looga dabaaldegay maalinta 1da Luulyo ayadoo saacadu markay ahady 12kii habeeno calanka Soomaaliya la saaray xarunta Gobalka Bari, halkaasi oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin kala duwan iyo shacabweyne. Waxaana halkaasi laga maqlayey heeso wadani ah iyo muusigada ay tumayeen ciidamada baambeyda Booliiska. Sidoo kale magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sanadkan laga xusay maalinta 1da Luulyo ayadoo xaflad aad u balaaran lagu qabtay xarunta Gaadiidka Booliiska ee magaalada Muqdisho oo ah xarun si weyn loo dayactiray sanadkii hore oo halkaasi lagu qabtay Shirkii dib u heshiisiinta Qabaa’ilka Soomaaliyeed. Xafladaasi ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta Dowlada Federaalka, abwaan iyo shacab weyne, waxaana markii la saaray Calanka Soomaaliya halkaasi goobo u dhaw kusoo dhacay hoobiyayaal ay soo tuureen kooxaha ka dagaalama magaalada Muqdisho, ayadoo arrintaasi keentay in xafladaasi lagu soo gaba gabeeyo si deg deg ah kadib markii la saaray Calanka ayadoo laga cabsi qabo in ay hoobiyaashaasi ku soo dhacaan xarunta ay xaflada ka socotay. Hoobiyaasha ay kooxahaasi soo tuureen ayaa ku dhacay xaafadaha ku dhaw dhaw xarunta Gaadiidka Booliiska ee magaalada Muqdisho ayadoo la sheegay in ay ku dhinteen dad dhawr ah dhaawacyada halkaasi ka dhashayna la dhigay Isbitaalka kuyaal waqooyiga magaalada ee Keysaney. Maalinta 1da Luulyo ayaa u eg mid aysan si nabad ah ugu dabaal degin sanadkan magaalada Caasimada u ah dalka Soomaaliya ee Muqdisho oo ay weli ka socdaan dagaalo xoogleh oo ay wadaan kooxaha kasoo horjeeda Dowlada federaalka iyo ciidamada Itoobiya ee halkaasi jooga. Maanta oo Talaado ah ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay xaflado ka dhacaan magaalooyin kale oo kamid ah dalka Soomaaliya kuwaasi oo lagu maamuusi doono maalintan qaaliga ah. Magaalada Nairobi ee caasimada dalka jaarka la ah Soomaaliya ee Kenya oo ay ku sugan yihin Soomaali badan oo dalkooda ka baro kacay ayaa maanta lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu xusayey 1da Luulyo. Sidoo kale Jaaliyaddaha Soomaalida ee ku dhaqan dalalka ka baxsan dalka Soomaaliya ee Afrika, Yurub, Carabaha, Maraykanka, Australiya iyo Asiya ayaa lagu wadaa in ay dhigaan xaflado la xariirta 1da Luulyo kuwaasi oo lagu wado in ay intooda badan dhacaan maalmaha Sabtida iyo Axada ee todobaadkan oo ku beegan maalmaha fasaxa ah ee jaaliyadahasi ku dabaal degi karaan wadamada shisheeye oo ay joogaan. Dhamaan Bahda Horseed Media waxay ugu hambalyeenayaan ummada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaanba Sanadguurada 48aad ee kasoo wareegtay Maalinta Xoriyada dalka Soomaaliya. Horseed Media
  5. Munaasabada 1-Lulyo oo si weyn looga xusay Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 01-Luulyo-08 Munaasabad balaaran oo ku aadan 48-guuraddii ka soo wareegatay xorriyadda goballadda koonfurta, midowga waqooyi iyo koonfur iyo waliba dhismaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa xalay lagu qabtay xaruntii gaadiidka boliska ee magaalada Muqdisho. Xafladdan oo ey kasoo qeybgaleen mas`uuliyiin badan oo ey ka mid yihiin Ku simaha Ra'iisul-wasaaraha dowladda federalka, ahna Wasiirka garsoorka iyo diinta Prof. Saalim Caliyow Ibrow, G/xigeenka labaad ee Barlamaanka Federalka, Cismaan Boqorre, Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow, Xildhibaan Xuseen Carraale Caddaan iyo Mas'uuliyiin kale, iyadoo ay Kooxda Heegan ku soo bandhigtay Riwaayad ka turjumaysa Xaaladda haatan uu dalku marayo. Damaashaad iyo dabaaldag kadib ayaa waxaa halkaasi si wadajir ah loo saaray calanka jamhuuriyadda Somaliya, waxaana khudbado kooban oo ku aadan calanka halkaasi ka jeediyay masuuliyiin isugu jirta maamulka gobolka Banaadir iyo kan dowladda federalka. Munaasabaddan oo kale ayaa iyana waxaa si weyn looga xusay magaalada Baydhabo halkaasoo fariisin u ah barlamaanka Somaliya. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  6. Munaasabada 1-da Luuliyo oo xalay MUqdisho si weyn looga xusay “Munaasbad aad u weyn oo uu qabtay maamulkka Gobalka Banaadir” Xalay waxaa magaalada MUqdisho ka dhacday munaasabad tan iyo intii waagu ka baryay soconeysay oo loo sameeyay soo dhaweynta iyo weyneynta munaasabada kowda Luuliyo oo ah maalinta qaranimada Soomaaliyeed. Xalay waxaa magaalada MUqdisho ka dhacday munaasabad tan iyo intii waagu ka baryay soconeysay oo loo sameeyay soo dhaweynta iyo weyneynta munaasabada kowda Luuliyo oo ah maalinta qaranimada Soomaaliyeed. Munaasabadaas oo ka dhacday xarunta gaadiidka Booliska oo ah halkii horay loogu qabtay shir weynihii nabadeynta beelaha Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qaban qaabiyay guddoomiyaha gobalka Banadir Maxmed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere. Munaasabada ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen,ku simaha madaxweynaha Cusmaan Cilmi boqorre,ku simaha ra’isul wasaaraha Prof SaaliM caliyow Ibrow,wasiirka haweenka Khadiijo Maxamed Diiriye,xildhibaan Muuse Suudi yalaxow iyo masuuliyiinta maamulka gobalka Banaadir. Ku simaha madaxweynaha oo munaasabadaa hadal ka jeediyay ayaa ugu baaqay heya’daha samafalka caalmiga ah in ay wax lasoo gaaraan shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada dhinacyada kala duwan ka yimid ay heysato. Ka sokow masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa munaasabadaa waxaa ka qeyb galay fanaaniinta qaranka iyo koomikiisteyaal uu ka dhex muuqanayay Oday cabdulle,iyadoo sidoo kalana dadweynaha xaafadaha oo gawaari lagu soo qaaday ay munaasabada ka qeyb galeen. Iskusoo wada duuboo waxaa munasabadu ay xalay ahayd mid aad u balaadhan waxaana ka qeyb galayaasha oo dhan ka muuqatay farxad iyo shucuur wadaninimo.
  7. Castro: your attempt at humor does not disguise the singular truth of Warrabe’s historic words. The TFG alliance with Ethiopia is an alliance between two neighboring governments. Thus no TFG leader or any other Somali leader has made such statements as Warrabe’s and the secessionists have accorded this man a great position in their system, thus he was rewarded after those comments. North: your in limbo as usual, nothing valuable to add to the discourse here. Embarrassment is the least of our worries; we expect insults and talk as it’s the last weapon of the defeated. Emperor: I did not insult the secessionists its they who made friends and attended conferences of the rights groups for those people who old man Castro stated are following their “natural” urges. Dhul-Qarnayn General Duke, I gather you understand the subjects that can trigger a CD in a person like Mr Oodweyn(which explains the ad hominem attacks)and I bet you can identify which Jung function he will react to and thereby effect influence and direct the entire exchange you have with him on this forum.... WOE to OodWeyn!
  8. My goodness: Lets start with the objective fellows here, Camir thanks brother. To Paragon, adeer why are you putting yourself in a box, no need for it lad. Secessionists or Peter Thatchells friends Ayoub, stay away from Thatchel dear lad, and let me tell you another thing, the queen is not your mother, and a child in Addis is not closer to you than one born in Mogadishu. Just trying educate you lad. Africa own, read the whole post, I know the truth of the secessionist section has a gravity pull of its own. Ngoon, adeer Duke is irritate only by the pretentious nonsense of the likes of Oodweyne, the dude writes a great deal and says nothing. For example look at this line pure Hogwash. Oodweyne But, then, again, what does Mr. Duke knows the meaning of things in the first place;- How old is this fellow? To compound everything his own signature on the avatar highlights his mental state he claims to be from. Burco -Togdheer - Republic Of Somaliland. Can you kindly wake this man up or at least give him some strong coffee. There is no Republic of Somaliland, one must be able to differentiate between simple fact and fiction. Somalia republic is a fact, Somaliland republic a mere delusion in the minds of the confused folks like Oodweyne. General Duke.
  9. ^^^lool. Adeer I dont need Mr Thatchel or his likes for help for recognition, my country is internationally known. Its flag flies in the UN and its head of state is in Sharm Al Sheikh right now in the AU summit. Anyhow I hope you stop asking for these folks support.
  10. Ayoub: Rumour has it the dad is an Ethio soldier We dont need rumours here some say. That you room with this fellow. One must do his all to get recognition hay
  11. Castro: What on earth are you blabbing about ? Adeer, Xasan Adan Samatar is a singer, his views outside weddings and Somali pop music is irrelevant. Its quite amusing that he followed the route and taken sides. Its not about anything other than clan feeling, does it hurt anyone? Just like Pete Thatchell efforts on behalf of Riyaale and Warrabe wont get the secessionists anywhere. I like the new Shiekhs though, Shiekh Xasan Samatar. Thierry, lool, are you fooling yourself again lad. The Asmara groups are the biggest stooges, they started a awar on behalf of Asamara and now cry foul from Asmara while sending children to their deaths, cowardly ****** and their supporters not much to worry about, singers and their clan likes. Also Xasan Samatar, IndaCade, Cayrow Aways, Dhusa Mareb, Guriceel, is there a pattern emerging?
  12. ^^^What he said was true, Hargaysa is different from Galkacyu in what way? Its absolute nonsence and Samatar is nonsence.
  13. ^^^lool. Adeer liberate Berbera and then talk. Hhypocracy from a secessionist is like the heat of the sun, they go together.
  14. May be Boosaaso doesn't have a big enough venue to hold the massive concert? Have you given any thought to that? (your clanish insults noted) If I were you, I would stick to chearleading for ahbal Riyaale. You know nothing about Boosaaso as it is certainly more developed than the small town Boorama you seem to resent when others mention. Talk about a complex. Adeer maskiin ayaad tahay. Stick to your usual bigotry stuff and let the landscape experts comment about Boosaaso and what it doesn't have. That is a sincere advice young man.
  15. Envious gang: not an ideological group, with little impact on the debate itself. This block of blowhard just hate a certain clan from the North East of Somalia. The clan of Yeey for they suffer from severe bout inferiority complex. They don't belong to Mogadishu clans, yet cheer for them to keep dying, they, may even be close to Puntlanders in terms of blood ties but they hide behind Mogadishu, genocide, ethiopia and such emotive nonsense. They do not care about the people; they just want to prove a point and to follow the mob led by the defeatet lot obediently. They have mental amnesia and impotence of character and purpose. They are not defeated because they have never been part of any war.
  16. ^^^No you got it wrong saxib. There is another group.
  17. "waa is dhiibitaan" Horn, spare us the BS adeer. who is Horn fighting now? Ethiopia? Gimme a break. I guess the status quo in Kismayo is becoming so "boring" and stagnant for you clan you have decided to spice up the discussion with this kind of nonsense. Horn, you are sounding more ridiculous by the minute. You clan is the most Ethiopan friendly in all of Somalia. Hiiraale would love nothing more than Ethiopia to give him more "credibility" and he would instantly massacre civililans. You elders were visiting Addis just the other day to beg Meles for help in getting rid of a certain clan. Caabudwaaq is the most Ethiopian friendly border town in Somalia. Your clan members are murdering wadaado in Kismaayo every single day just to please the Ethiopians and you are talking about "jihad". You have turned into a comedian these days. Adeer preach the clan haters and the groups with the complex who don't know you. lool.
  18. 1. The bewildered group: It is not easy to title this desperate bunch as a group, they are a collection of confused individuals, who have lost their bearings, some hold unnecessary clan based guilt, and others just hate a certain clan. They do not hold a clear ideology, romantics who have lost their way. Others gullible fellows who just follow the mob. For anyone to believe that the “insurgents” or leaders of the third group are “religious” is not mentally competent. They usually crave attention, seek praise and believe they hold the keys to paradise the answers, the confused lot think they are “smarter” than the rest. However they tend to flip flop, make unnecessary predictions wholly unrealistic resulting in them further confusing themselves. These individuals one has much sympathy for, for they do not know what they do. Usually those fortunate enough will fall into the above groups and get out of the wilderness. Thus my friends this is a true reflection of SOL, with much sorrow and no woo I will depart from this topic.
  19. 3. The defeated This group is made up of many individuals of various clans, some while anti “occupation” were cheerleaders and gave moral succor to warlords who occupied, Barava, Kismayu, and other regions. They always pretend that when their hero’s killing and pillaging it was for a moral godly cause, however when their hero’s militias are on the defensive it’s a heinous crime against humanity. This group is quite retarded and using that term I do not want to insult the sufferers of that medical condition by associating them with such fellows. Cyber warriors par excellence, blood, murder and killings they boast off, mindless violence, barbarity is their way, hypocrisy and simple emotive arguments their mainstay. Their “innocent hero’s” have occupied, looted, and raped people and land. They dug up graves for profit, they send women and children to their death, they behead prisoners and danced on corpses. Their actions have uprooted thousands of civilians whose homes they used as military barracks, adult bodies as shields and children as canon fodder while they hid in safety in foreign lands. The remarkable thing is while they are the root cause for the war they declared, the defeats in battle they led and the misery they caused. The supporters in SOL want more, they want to “liberate” the land vengeful and angry at everyone and anyone but the men who led them. This group unlike number two have no hope.
  20. Religion & this dude dont mix 2. The nefarious secessionists: members of this group are pro law and order, respectful of human rights and dignity of their own sub-clans no one elses rights matters. They are quite ignorant with regards to how the world works and delude themselves that they have a special status and that history accords them some rights that only they can see. The name of the country they want to create and its main symbols contradict what they stand for. They profess they want to create a Somaliland while damning the name Somalia. They use the religious oath of Islam on their flag while trying to dismember the unity of the Somali’s who are not only their kin by blood but also brothers in faith. Thus this group live in contradictions, lately they have come out in support of continuing the war in the south, to an individual they are “anti Ethiopia” yet their leader prostitute themselves to the “Amhar” at any given time. Members of this fraternity suffer from a deep seated inferiority complex. A renowned leader of theirs stated a while back that “ The child born in Addis Ababa is closer to me than the child born in Mogadishu”. This group crave peace in their regions and blood in other parts.
  21. SOL/Politics section key players for dummies For anyone interested in a frank picture of the main SOL members in the political section there here is your chance. My long membership and participation in the site has led me to categorize my fellow members in the following political brackets. Now with all due respect to individuals names will not be named here, nor is the aim to point fingers. Here is a small break down of the main political groupings in SOL. 1. The expectant group, members of this group are pro law and order, respectful of human rights, mindful of international law, globalization and its effects on Somalia. . They tend to support national unity; they are sober in outlook, realistic in their aims for a restoration of governance for Somalia. Individuals in this group tend to use logic and reason its members are confident, above all hopeful about the future and aware of the present.
  22. We have had a warlord Yusuf IndaCade. Now we have the singing shiekh Hassan Adan Samatar, take a bow sir, and fight the good cause while singing in Hargaysa.
  23. Su’aal taas hore la mida ayaa Hassan Aadan Samatar laga soo weydiiyay magaalada Gaalkacyo. Hassan Aadan Samatar ayaa su’aashaas dambe kaga jawaabay inuusan puntland cag soo dhigi doonin inta Amxaaradu haysato. Taas oo layaab ku noqotay dadkii dhagaysanayay. Sida dad badan ogyihiin ciidamo iyo saraakiil itoobiyaan ah oo badan ayaa ku sugan dekada Berbera oo ay dowlada itoobiya wax ka soo degsato. Hassan Aadan Samatar ayaa waxaa qaaday sida jawaabtiisa ka muuqatay qabiil, isagoo Puntland kaliya ku diidaya inay taageersan tahay dowlada KMG ah, halka uu ku faraxsan yahay inuu heeso ka soo qaado Somaliland oo cadeysatay inay gabi ahaanba ka go’do Somali inteedii kale iyadoo haddana Somaliland xiriir hoose oo wanaagsan la leh dowlada Itoobiya.
  24. Hassan Aadan Samatar: Puntland waxaan imaanayaa markii amxaaradu ka baxdo Posted to the MOL June 28, 2008, 9:25 pm Fanaanka Hassan Aadan Samatar oo ka mid ahaa fannaaniintii hore ee qaranka Somaliya ayaa ka qaybgalay barnaamijka falanqaynta jimcaha oo ka baxa laanta afka Somaliga ee BBC. Hassan Aadan Samatar ayaa dhagaystayaal badan oo ka soo wacayay gudaha Somaliya barnaamijkaas uga jawaabay su'aalo badan oo ku saabsanaa taariikhdiisii faneed iyo intii uu wadanku burburay wixii uu ku soo kordhiyay heesihiisii hore. Su’aalaha ugu xiisaha badnaa ayaa waxaa laga soo kala weydiiyay magaalooyinka Hargaysa, Gaalkacyo, Muqdishu iyo Xudur. Hassan Aadan Samatar ayaa dhagayste joogay magaalada Hargaysa wuxuu soo weydiiyay goorta uu fanaankaasi imaan doono oo ka heesi doono Somaliland. Xasan ayaa ugu bishaareeyay dhagaystahaas in Xasan uu Hargaysa ku soo socdo sanadka soo socda. Su’aal taas hore la mida ayaa Hassan Aadan Samatar laga soo weydiiyay magaalada Gaalkacyo. Hassan Aadan Samatar ayaa su’aashaas dambe kaga jawaabay inuusan puntland cag soo dhigi doonin inta Amxaaradu haysato. Taas oo layaab ku noqotay dadkii dhagaysanayay. Sida dad badan ogyihiin ciidamo iyo saraakiil itoobiyaan ah oo badan ayaa ku sugan dekada Berbera oo ay dowlada itoobiya wax ka soo degsato. Hassan Aadan Samatar ayaa waxaa qaaday sida jawaabtiisa ka muuqatay qabiil, isagoo Puntland kaliya ku diidaya inay taageersan tahay dowlada KMG ah, halka uu ku faraxsan yahay inuu heeso ka soo qaado Somaliland oo cadeysatay inay gabi ahaanba ka go’do Somali inteedii kale iyadoo haddana Somaliland xiriir hoose oo wanaagsan la leh dowlada Itoobiya. Ma ahan Hassan Aadan Samatar kaliya fanaaniinta qabyaaladu qaaday, fanaan kale ayaa qaarkood sameeyay heeso ay ku dhibaataynayaan beelo kale, heesahaas oo ay uga qayb qaateen dagaaladii sokeeye. Mudugonline.com