
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Xukuumada Cusub Waa Mid Aan Anigu Filayey, Waana Mid Reer U Dhisan Oo Marka Horaba Ilaahay Laga Baryayey, Waxaan Xasuustaa Heestii Kulmiye Ee Ahayd Beeshu Wey Haraaday..!! Shay Xuseen Xareed Boorama Boorama, July 29, 2010 (Haatuf) - Magacaabista xukuumadda cusub ee uu shalay ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa ahayd mid si weyn looga saluugay gobolka Awdal, iyada oo la raagsaday ku dhawaaqista xubnaha xukuumada cusub mudada bisha ahayd ee xilka lagula kala wareegayay, xukuumada cusub oo looga yimid ka mid noqoshadeeda qurbaha iyo gobolada dalka, ayaa markii uu shalay ku dhawaaqay Siillaanyo durba saluug ay ka muujiyay shacabka ku dhaqan Boorama. Sida uu ku soo waramay wariyaha Haatuf ee Boorama Hashim Goth “Dadka ayaa suuqyada la dhexmarayey waraaqo magacyo ku qoranyihiin duhurnimadiiba, taas golaha wasiirada ee 20-ka ahaa laga siiyey laba wasaaradood oo ka mid ah kuwa aan muhiimka ahayn, waxay dad badani sugayeen in isku dheelitirka xilalka iyo gobolada uu madaxweynuhu si cadaalad ah u mgacaabi doono. Dhinaca kale waxa dadka reer Awdal filayeen maadaama xilkii Madaxweynaha ee ay hayeen si fiican uga degeen in ay heli doonaan bedel fiican, fikirkaas oo uu aaminsanaa Xasan faarax oo ka mid ah dadweynaha Boorama waxa uu yidhi “Marna maan filayn in Axmed Siillaanyo oo aan lahaa waa siyaasi qaran oo qiimayn doona beelah darafyada uu Boorama siiyo 2 wasiir, halkaasi waxa ka cadaatay inuu ka aargudanayo tartankii doorashada ee ay wadagaleen”. Nin isna magaciisa ku sheegay Shay Xuseen Xareed ayaa isna yidhi xukuumada cusub waa mid aan anigu filayey, waana mid reer u dhisan oo marka horaba ilaahay laga baryayey, waxaan xasuustaa heestii Kulmiye ee ahayd Beeshu wey haraaday..!!” Si kastaba ha ahaatee waxa maalmahan u dambeeyayba badnaa shirar doceedyada, gaar ahaan taageerayaashii xisbiyada laga guulaystay, kuwaas oo ujeedada shirarkoodu ahayd ka warsugida dhismaha xukuumada cusub iyo ku talogalka Gobolka Awdal ee Axmed Siilaanyo Madaxweynaha cusub, ayaa goobaha la iskugu yimaad ee magaalada Boorama aad ku arkaysay iyada oo meel walba kooxi ku murmayso, isla markaana la isweydiinayo muxuu ina siiyay? Iyo reer hebel muxuu siiyey. Dhinaca kale qaar ka mid ah Ganacsato, Oday dhaqameedo iyo Haween aan wax ka weydiiyay aragtida ay ka qabaan dhismaha xukuumada cusub ayaa si isku mid ah iigi sheegay inay Jawaabtooda aanay la degdegayn, balse ay u arkaan in aanay arkayn wixii Madaxweyne cusub sheegay inuu cadaalad dadka ku dhiqi doono, Maxamed Jaamac ayaa isagi yidhi “Hadii cadaaladii uu sheegayay sidan tahay, ma ahayn uu wasaaradaha ku daro wasaarada cadaalada, waayo marnaba cadaalad uma dhawa, Siyaasigan Maxamed Jaamac oo isagu hore uga tirsanaa xisbiga Kulmiye wuxuu intaas raacshay, Hadii uu cadaalada iyo xaqa sidaa u yaqaan Madaxweyne Siillaanyo waa mid cadceed sacab ku qarin ah. Si kastaba ha ahaatee Madaxweynaha Cusub ayaa isagu hore u sheegay inuu Soo dhisi doono Xukuumadan kooban oo tayo leh, isla markaana uu ku afeef dhigtay inuu ka tagay haldoor farabadan, balse uu rajaynayo inuu kuwaa uu ka tagay ay la shaqayn doonaan dawladnimadana ku dhisan tahay wada jir iyo gacmaha oo la isqabsado.
-
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
^^^LOL. I am not your school teacher but a little bit of manners wont hurt. SPR is an organisation and can be criticised, the individual should not be in a public forum. -
A Puntland Business Man Died In The Pakistani Airplane Crash
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
AUN to him and all those who died on that crash.. May Allah give their families strength Amin.. -
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Originally posted by TheParagon: Raggu waa is yaqaan. Indeed I know you adeer, thats why I find your pretences and bravado so ammusing. -
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
The double ganger , you are just trying to steer up emotions within the family that’s all. In one instance you call for calm, then inject some clanistic story about “calling back home” and clan militia movements and the number of dead and so on. It’s so lame that one sees it from a far distance. This is not a clan mini war, it’s a security operation targeting the same Al Shabaab that brought havoc to the men you used to have crush on in the south. Remember your love for Inadcade and Abdiqasin? -
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
^^^Nonsense adeer, every word you just said was rubish apart from the last line, we also spoke with Bossaso & Garowe and no such thing took place. As usual Paragon, you are fooling no one lad.. Haatu: Adeer I am not sure what the name dropping has to do with this story? -
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Haatu, edit your post adeer. I dont know why you mixing an individuals name with the situation on the ground? -
^^^ Lol false ambiguity won't wash. This mini war is between the state represented by Faroole and Al Shabaab led by their rep in Galgala. Nothing has changed, and like in the south Al Shabaab hide behind clans to crate division and discord. It's time to move on and stop making excuses for little warlords wearing headscarfs. PS: Islam has nothing to do with this. This just a terrorist group using "Islam" as a slogan and defending the "clans indeginous" interest at the same time which does not mak sense, since Islam does not like nationalisam let alone clan interest.
-
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Well said; Faroole looks good even with all the mistakes he made and the lack of action he took with regards to this issue. It took a deranged man who has foamed openly to b part of the most ciminal network in Somali history to wash away all if not most of Faroole' past mistakes. The people of Puntland are united and will address this issue and many more as time goes by inshallah. -
^^^ Some here will never admit that this man is wrong, even after he admited that he is AlShabaab they still making up stories on his behalf.
-
^^^Feguson, is this from today?
-
This is very interesting but not the way some are spining it. Al Shabaab are afraid for their boys up North, a most welcome development.
-
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The Mid-Term fever shall subside insha Allah. -
^^^Again nonsense, how many people from Galgala reside in Bossaso, Garowe, Galkacyu and other major cities of the state, peacefully, play a key role in the economy and are high ranking memebers of the Puntland admin? Give it a break the man has spoken, and is a member of Al Shabaab as he stated.. Also your attempt at making this a clan war will only backfire, and no matter how much you protest your on the losing side here.
-
Bloomberg: Ethiopia to sign peace treaty with Somali rebels
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
This is good news for the Somali population of the region. Peace will bring prosperity to the people of the state... -
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^According to the Atom supporters this man was killed in captivity by the PIS. Thus the truth is in the middle, he was captured after the battle wounded and then died of his wounds. -
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This man will be dealt with, his mask is off and those who attacked the troops should not complain about getting hurt in battle.. The state has so far done well, though the President wasted a great deal of time negotiating with people who dont want to listen, as we have learned from Mogadishu.. -
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Good luck then,. -
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Read the title post... -
"Anagu Al-shabaab baan ka tirsan nahay; Al-shabaab anaga ayay naga tirsan yihiin. Mabda'a ayaan ka midaysan nahay; xiriirkayagu rasmi weeye" Maxamed Siciid Atam. audio
-
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Beer-Gaal, I agree with you however no one used it against this group untill it was clear. For a long time they were given the benefit of the doubt and today even the man himself has calaimed that he is an operative. -
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Not according to Jihadi websites, this war is between Puntland and Al Shabaab no if's or buts about it.