General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Now a secessionist is insulting an elder and some here are helping him out. Cut it out JB, you cant do nothing to the Cheif, nor can any sell out have any impact on him.
  2. I am proud of London at last.. Well done. Indeed the lagest Somali Diaspora has at long last woken up and everything else will be history.. Viva Puntland....
  3. Al Shabaab won't defeat Puntland nor will this conflict have any major issues on our state security inshallah. Today regardless of what Part-time Puntlanders compose the fact remains that the situation is under control.
  4. IN stop the crap Adeer. As for the comments against the Garad it's trully sad. Garad Ali Ciid is a Puntland leader, respected Issim and a man who has a long term vision. For some here to even suggest that he is somehing else is quite absurd. He spoke well.
  5. Markii ugu horaysay oo la saaray Calanka Puntland Garowe) RBC: Waxaa iminka la saaray calanka Maamulka Puntland waxana saaray ciidanka baan bayda Mamulka Puntland dhamaan dadkii ka soo qaybgalay waxa ay ahayeen kuwa u istaagay saarista Calanka Puntland . CalankaPuntland ayaa iminka la saaray waxaana socda heeso astaan calanka u ah oo ay qadayaan ciidanka baanbaayda Maamulka Puntland kooxa faafiinta Puntland Jawiga goobta xafalada ka socoto ayaa ah mid aad uga duwan sidii hore waxaana isku darasamaya sawaxan dadka qaybahooda kala duwan oo muujinaya dareen lixaad leh Kala soco wixii so kordho Wariye ilkacase
  6. Garaad Cabdulalhi Cali Ciid oo Sheegay in Shacabka Puntland looga baahn yahay in xukuumada la shaqeeyaan (Garowe) RBC: Garaad cabdullahi cali ciid oo ka mid ah Waxgaradka Puntland sida wayn looga qadariyo oo qudbad ka jeediyay munaasabada 12 guurada Puntland ee ka soo waregtay xiligii la aas aasay ayaa sheegay in ay soo dhawaynaayan Calanka cusub ee puntland ee caawo la saaray waxuuna sheegay in calankaa uu yahay mid Puntland aqoonsi u ah balsa aysan ka bixin Soomaaliya oo qayb ka tahay. Waxuuna sheegay in arintaa ay tahay mid Waxgaradka Puntland uu ku amaanay Xukuumada maadama dadaal u gashay in ay ku tiaabsato in amuurtaan maanta Puntland gashay waxuuna sheegay in calankaa uu yahay mid dhamaan reer puntland uga baahn in la ilaaliyo oo la siiyo tixaglin gooni ah. Garad Cabdullahi cali ciid aaya xili uu ka hadlayay Burcad badeeda ugu baaqay kooxaha burcad badeeda Soomaalida in ay ka waantoobaan waxyaabaha ay ku dhaqmayaan waxuuna sheegay in tilaabooyinka ay qadayaan kooxaha ay tahay mid khalad ah gabi ahanba oo aan wanaagsanayn. Waxuuna ugu baaqay dhamaan kooxahaa in ay ka soo noqdaan falalkaa foosha xun ee ay ku dhaqaaqeen waxuuna tilmaamay in aduunka oo dhan tilaabooyinkaa burcadnimada ah ku naceen asagoo sheegay in dhalinta falalkaa ku jira arintaa k waantoobaan. Garaad Cabdullahi Cali Ciid ayaa dhinac kale ka hadlay howlgalkii dhawaan ciidanka amniga Puntland ka fuliyeen Magaaalda Bosaaso waxa una sheegay in uu ahaa mid yimid kidib markii ay bateen qaraxyo iyo dilal qorshaysan waxuuna sheegay in arimaahas ay ka danbeeyeen dad dana gaar ah leh kuwaas oo soo adeegsanaya dad wax magarata ah. Waxuuna sheegay in howlgalka uusan ahayn mid raaf ah balsa uu ahaa mid amniga Puntland lugu sugayay islamarkana ay joogaan dad badan oo ka ganacsada gudaha Puntland cidna waxa uu sheegay in aysan dan ka lahayn Dowaladu hasahatee waxuu tilmaamay in cid kasta looga baahn yahay in amnigeeda adkaysato. Hadlka garaadka ayaa qayb ka ahaa hadal dhawaan ka soo baxay maamulka Soomaaliland gaar ahaan Madaxwayne Siilaanyo oo uu sheegay in uu ka hadlay arima la xariira Gobalada SSC waxuuna sheegay in arintaa ay ahayd in si nabadgalya ah loo dhameeyo xaaladaha gobaladaa ka taagan oo ah halka ay isku haystaan labada Maamul sida Madaxwayane Siilnaayo uu sheegay . Waxuuna garaadka tilmaamay in ay soo dahawaynaayn wixii wada hadal ah balsa waxa uu sheegay in loo baahn yahay in loo soo maro wadada saxda ah waxuuna ka shanqariyay in hadii Soomaaliland wadada saxda ah isticmasho kana baxdo deegaanada aysan lahayn Waxgardka Puntland diyaar u yahay in arimaha si nabad ah lugu dhameeyo waxa uuna tilmaamay in ay soo dhawaynaayn googal nabadeed inkastoo uu sheegay in aan la aqoon halka lugu qabanyo. Garaad Cabdulaahi Cali ciid ayaa sheegay sidoo kale in ay soo dhawayanaayn heshiiska dhawaan ay gaareen Dowlada Itoobiya iyo xubna ka tirsan uruurka ONLF awxuuna sheegay in tilaabadaa ay aad u soo dhawaynaayn uguna hanbalyaynayan in la dhameeyo wax la isku haysto. Ugu danbayntii ayuu garaadka ugu baaqay shacabka Puntland in ay gacan siiyaan Xukuumada Puntland waxuuna sheegay in Xukuumada aysan kaligeed waxba qaban karin oo loo baahn yahay in si wada jir wax la iskugu qabto oo aan cid kaligeed lugu halayn. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
  7. Sanad Guurada 12aad ee Puntland oo aduunka dacaladiisa laga xusey kala soco bogaan Posted by Ahmed Yare on August 1st, 2010 Stockholm/London/Garowe/Gaalkacyo(Puntlandi.com)Waxaan bogaan idiin kusoo bandhigeynaa laga bilaabo maanta ilaa maalmaha soosocda xafladaha lagu xusayo sanad guuradii 12aad ee aasaaskii Puntland oo maanta 1 ogosto ah laga xusey meelo badan oo aduunka ah,wadamo badana waxaa laga xusayaa maalmaha soosocda. Kala soco halkaan dhamaan xafladahaas oo aan idiin kusoo bandhigeyno isla bogaan, hadba xafladii sawiradeeda iyo macluumaadkeedu nasoo gaaro ayaan soo galineynaa bogaan Garowe:Hoos ka dhageyso Khudbadihii xafladii Garowe ee maanta 1 August,tii madaxweynaha wali diyaaar ma ahan khudbadii afhayeenka Baarlamaanka dgaheyso khudbadii wasiirad Caasho Geele Sweden: Meelo badan oo caalamka ah ayaa lagu xusey kowda Ogost oo ah maalintii dhidibada loo taagey Puntland, Wadanka Sweden caasimadiisa Stockholm ayaa waxaa ka dhacey xaflad si heersare ah loo soo agaasimey oo ay kasoo qayb galeen jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden. Furitaankii xaflada ka dib ayaa Bashiir Cabdulle khudbad gaaban oo ka hadleysa taariikhdii Puntland soo jeediyey,waxaa kaloo goobtaas ka hadley dad kala duwan ,waxaana heeso kala duwan ka qaadey fanaaniin kala duwan . Ahmed yare Puntlandi.com Sweden@puntlandi.com
  8. ^^^Cowke only dribbles good in front of a PC, he got two lame left feet...
  9. ^^^^lol. Thats not a bad name for a Football team. Puntland Pirates FC,.
  10. 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland, waxaana maanta lagu qabtay gobollada Puntland munaasabado lagu qadarinayo sannadguurada 12-aad ee aasaaska dawlada Puntland.
  11. Originally posted by Che -Guevara: ^It's dry season now For Al Shabaab, Guriceel, Dhusa Mareb and Galgala have taken all the rain water..
  12. Originally posted by Che -Guevara: The chick with glasses look hot Yeah, and she is wearing a Puntland Pirate T Shirt... Thats even hotter..
  13. ^^^Maadey, Al Shabaab rains have not even reached Cadaado, thats a suprise is it not..
  14. Khudbadii Madaxweynaha Puntland uu Ka Jeediyey Munaasabadii Lagu Xusey 12guuradii Puntland [Dhegayso] August 2, 20100 comments| leave your own!Waxaa habeenimadii Axadda oo ku beegneyd (01.08.2010) ka dhacdey caasimadda Puntland ee Garoowe xaflad si weyn loo soo agaasimey taas oo lagu xusaayey 12 guuradii ka soo wareegtey asaaskii Puntland, xafladda ayaa ka dhacdey Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Xafladda ayaa waxaa ka soo qaybgalay marti sharaf aad u badan kuwaas oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada, sida goloyaasha Dawladda Puntland, Ururada Haweenka, Ardeyda, Ururada Bulshada, Culimada, Saxaafadda iyo Ergooyin ka socdey jaaliyadaha dibadda. Madaxweynaha Puntland ayaa ugu danbeyntii xafladda ka jeediyey khudbad dheer oo gaareysey 32 daqiiqo, waxaana uu ka hadley asaaskii Puntland, sababaha kalifay in Puntland dhalato iyo xaaladihii la soo maray.
  15. Five Regions In Northeastern Somalia Form Government July 24, 1998 NAIROBI (AP)--Delegates from five regions in northeastern Somalia have agreed to form a joint administration and elected a president and a vice president, a spokesman said Friday. The decision was taken Thursday at the end of a conference that began May 15 and was attended by 448 delegates, said Awad A. Ashara, who chaired the talks. Abdullahi Yusuf Ahmed was elected president and Mohamed Abdi Hashi vice president of what they called the Puntland State of Somalia, Ashara said by satellite telephone from Garowe, capital of Nugaal region, 720 kilometers north of Mogadishu. Ashara said Hashi was mandated by the delegates to form a nine-member Cabinet. Punt is the name ancient Egyptians and Greeks gave to the land along the southern coast of the Red Sea and the Gulf of Aden that is a major source of frankinsense. Ashara said the five regions making up the new administration group are Bari, Nugaal, Sanaag, Mudug and Sool. Ashara said Puntland State was not seceding from Somalia and would wait for the southern region to establish an administration “and then we can discuss forming a Federal Republic of Somalia.” Somalia has had no government since clan-based faction leaders joined to oust Dictator Mohamed Siad Barre in 1991. It was immediately impossible to ascertain what effect the creation of the Puntland administration would have on a December agreement by 24 Somali factions to name a government of transition and hold a national reconciliation conference. Originally scheduled for mid-February in the western town of Baidoa, the conference has been postponed several times. And after what appeared to be a promising start at reunification of the Somali capital, Mogadishu, and the re-opening of the city`s port and airport, renewed factional fighting has broken out as dissidents in the northern half of the city fight warlord Ali Mahdi Mohamed for a share of the spoils. © Copyright 1998, Dow Jones & Company, Inc.