
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by MZanzi: pretty boy keep on talking about my avatar Dont be like that Saudi Prince in London now.. -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Thats why having a convo with you is nice at times, of course when you are not in Tarzan mood. Anyhow I will give our PM more time, a lovely fellow in real life but not sure about the political skills even in this early stage. -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^lol are you serious lad/lass? I am so disappointed in you, again why do people have problems with comprehension. Also did you not know Niina was my Aunt, clan wise of course? Go do your research before you start opening your hideous [Avatar] mouth... -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^I never claimed she is older than me, go re read the thread I stated that we are both as old as Tom & Jerry. Why are you so angry? -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Oh thank you, but I wanted to get Niina's opinion on this... -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by MZanzi: quote:Originally posted by General Duke: D Duqa I can bet inaad nina ka cimri weyntahay Missi, kindly stay out of the conversation, I am having with the lovely lady; you are as boring as your avatar is ugly... -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^I am always willing to learn from my elders no shame in that. Though at times we must correct them the mind does fail people at times.... Anyhow what is your position on the early flip floping of Mr Farmaajo? -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by NinaNC: ^^^Odey D ayaan kuugu yeeri doonaa hadda kadib maxaa yeeley, waxaad qoreysey 5 sanno p.s. Nina is just fine thank you. Correction, I have been here far longer than five years, and nothing wrong with age love [though I am younger than you]. Maybe an old lady needs an semi/old man.. Imagine chasing each other like Tom and Jerry as Malika suggested.. -
London: Saudi prince guilty of servant's murder.
General Duke replied to General Duke's topic in General
He did not fight back, allowed to be beaten to death. Maybe was too drunk and confused, but the servent did not fight back... -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^I am sorry, where are my manners it’s never a good thing to mention age and a lady. Ok Habar-Yar, I will just say that I have been told you have aged gracefully how is that? -
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^lol. I did not want you to keep talking to yourself; I don’t want my old aunt to be embarrassed like that... Now let’s stick to the topic, yesterday he was against it when sitting next to Tarzan & Co, and today he is for it... -
Ciyaaraha Gobolada Soomaaliya oo Ka Dhici Doona Garoowe Caasimadda Puntland October 19, 20104 comments| leave your own! Share Kulankii goalaha wasiirada dowalda puntlaanda ee maalintii shalay ayaa madaxawaynaha Puntland uu soo hordhigay qoaraal ku saabsan in caasimadda Puntland ee Garoowe lagu qabto cayaaraha gobolada Soomaaliya. Golaha wasiirada ayaa isku raacey in cayaaraha gobolada Soomaaliya lagu qabto magaalada Garoowe Gudiga qaban qaabada Ciyaaraha Gobalda Somaaliayu ayaa maanta shir jaraa’id ku qabaytay xarunta madaxtooyada waxaan ugu harayn hadal kooban soo jeediya wasiir ku xigeenka wasaarda Isportig kasoo sheegay in ciyaaraha gobalda dalka la qaban doono dhamaadka Bisha November ee sanadkaan 2010. Axmed Cigaal cawaale ayaa dhamaan gobalada dalka soomaaliya ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan ciyaaraha gobolada ee lagu qaban doono magaalada Garoowe Wasiiru dowalaha Maamul Wanaaga Dowlada Puntland oo ah gudoomiyaha gudiga qabanqaabda cayaaraha Gobolada Maxamed ciise Faarax Gaashaan ayaa sheegay in dowalda Puntland ay siwayan usoo dhawayanyaso in ay qabtaan ciyaaraha gobolda dalka soomaaliya Mudane Gaashaan ayaa ugu baaqay dadka reer Puntland in ay soo dhaweeyaan dhalinta kala gadisan ee ka imaan doona gobolada dalka soomaaliya dhalinta ka imaanyasan goboda kale ay deegaanka Puntland uu yahay dalkoodii ay na ku soo dhawaadaan Ciyaaraha goblada dalka soaamliya ayaa si rasmi ah ay dowalda Puntland ay maanta ugu dhawaaqaday in la qaban doono 25 November ayna ka dhici doonaan magaalada garoowe waxaana ciyaarhan haatan laqaban doono looga gol leeyahay sidii ay is dhex gali lahayeen dhalinta cayaaraha si ay dib ugu soo noolato isboortigii Soomaaliya. Dalka Soomaaliya ayaa burburkii dawladdii Maxamed Siyaad Barre ka hor ahaa 18 Gobol, gobolada koonfureed intooda badan waxaa ka taliya kooxaha al-Shabaab iyo Xisbul Islaam, in la cayaaro iska dhaafe waxa ay mamnuuceen in la daawado cayaaraha. Dhanka kale Goboladii waqooyi ee Soomaaliya waxaa ka taliya Dawladda Somaliland, taas oo ku dhawaaqdey in ay dib ula noqotey xoirnimadeedi ayna tahay dawlad madaxbanaan oo aan ka tirsanayn Jamhuuriyaddii Soomaaliya, sida muuqata waxaa cayaaraha gobolada ka qaybgeli kara Gobolka Banaadir, Galguduud iyo Gobolada Puntland ka arimiso, haddii aan shaxda khariiadada Soomaaliya wax iska bedelin ka hor 25.November 2010. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka horseedmedia Garoowe-Puntland
-
The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by NinaNC: Child's play maxaa keeney?R/W'ha, waa nin Soomaliyeed oo tusay dumarka Soomaliyeed inuu garab istaagi doono, xushmad u haya, aqoonsana in kaalin weyn ka qaadan karan the decision making process. Marka, let the man do his job, goodness sake! I think you got the wrong end of the stick. This is about his weird stance regarding the 4.5 formula. Yesterday he was against it today he is for it, He has not even got the confidance vote yet and has already broken the law. -
ugu yaraan 10 ayaa laga diley maanta kooxaha uu hogaansho Atam, waxaana ciidanka Daraawiishtu maanta gacanta kusoo dhigeen gaarigii Atam iyo boosrooyin uu isagu si khaasa u lahaa, Waxaana la xaqiijiyey in ay goobtaasi aheyd goobtii ugu dambeysey ee ay ku dhuumaaleysanayeen ciidanka Atam. Warar dhinaca ciidanka aan ka helney ayaa hada noo xaqiijiyey in loo badinayo Atam uu waxyar ka hor intaan ciidanku meesha gaarin uu ku cararey Dameer isago halkaas uga cararey gaarigiisii iyo alaabtiisii uu khaaska u lahaa. 8-askiri oo ka mid ah Ciidanka Daraawiishta ayaa ku dhaawacmey dagaalka maanta,halka uguyaraan 10 lagaga diley kooxaha xagjirka ah,sidoo kalena gacanta looga dhigay 7 -katirsan kooxaha dagaalka kula jiray ciidmada Daraawishta.Ciidanku waxey sheegeen iney hada soo afjareen dagaalkii. Warsaxaafadeed ka soo baxey xafiiska Wasiirka Arimaha gudaha iyo wasiirka Abniga ayaa lagu sheegey in hada saxaafada loo ogolyahey iney booqdaan deegaanadaas oo dhan. Muxiyadiin Cabdile allidamaale.com Bosaso-Puntland
-
PL oo burburisay dhamaan saldhigyadii Attom 19 Oct 19, 2010 - 10:50:47 AM GAROWEONLINE Taliyaha guud ee ciidanka Darawiishta Puntland Gen. Siciid Dheere ayaa sheegey in ay soo gabo gabeeyeen howl-galo labadii bilood ee ugu danbeeyey ku raac-deysanayeen kooxo xiriir dhow la leh ururka Alshabab kuwaasoo ku dhuumaaleysanayey buuraha ku yaala deegaanka Galgala oo ka tirsan gobolka Barri. Gen. Siciid Dheere oo maanta 19.10.2010 la hadlayey laanta Afka Somaliga BBC ayaa sheegey in maalmihii ugu danbeeyey ciiidanka ku sugan jiida Galgala ee Puntland howl-galo baaxad leh oo ay sameeyeen ku guuleysteen in saldhigyo iyo gadiid ay kala wareegaan kooxahaas , kuwaas oo ahaa agabka kaliya oo gacantooda ku harey. Taliyaha ayaa sheegey in howsho gabo gabo ku dhowdahay ayna u dhiman tahay oo kaliya raacdeysiga xubno dhowra oo uu ku jirro Maxamed Siciid Attam. Dagaalkaan oo dhacey shaley iyo maanta ayaa ciidamada Daraawiishta ku qabsadeen gadiid gaaraya 6 kuwaasoo isugu jira xamuul iyo tekniko halka dhinaca kale lagu dhigey saldhig ay yaaliin Saad kala duwan oo rasaas ku jirto. Dhinaca kale taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland Gen. Siciid Dheere ayaa sheegey in dagaaladaas ku dileen 20 qof oo ka tirsan kooxahaas halka uu xusey in dhinaciisa uu ka dhintey hal Askari, sideedna ka dhaawacmeen. Goobta ciidamadaan ku sugan yihiin waxaa caawa ku hoydey koox saxafiyiin ah kuwaasoo ciidamada Puntland ku casumeen goobahaan ay gacanta kaga dhigeen kooxahaan. Waxaaan weli wax hadal ah laga maqlin taliyaha kooxdaan Attom iyadoo warar aan la xaqiijin shegayaan inuu lug kaga baxey goobta ciidamada gacanta ku dhigeen maalmo ka hor isagoo ay Dameero u raran yihiin.
-
Hiiraale: Dagaalka aan wado caqabad ayay ku tahay PM..
General Duke replied to Gheelle.T's topic in Politics
Lads the timing is important here. It seems poor Hiiraale wants to stay relevent within his clan...'' Hiiraale oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada B/xaawo ayaa wata kaliya ciidan aan tira badanayn, laakiin si aad ah loo buun-buuniyey. Ciidankan oo aan weli helin wax gurmad ah, oo kaga imaada dowladda Itoobiya ama tan ku meel gaarka ah, ayaa iminka u muuqda mid aanan caga badan ku taagnayn. -
Galgala:(Alpuntland)-Taliyaha Guud ee Ciidamada Daraawiishta Puntland Jen,Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Dagaalka labadii Cisho ee u danbaysay sida xowliga ah uga soconayey Deegaano u dhow tuulada Galgala,waxaana uu sheegey in guud ahaanba Dagaalkaas ay soo afjareen. Taliyaha Daraawiishtu wuxuu sheegey in Dagaalkaas ay kusoo qabqabteen maxaabiis badan,waxaana uu sheegey in tiro badan oo kamid ah Kooxdii Atam ay halkaas ku dileen,isagoo intaas kudaray in ay qabsadeen goobihii u danbeeyey ee ay joogeen Malayshiyaadka Atam,Isagoo sheegey in Dawladu ay dagaalkaas soo gabagabayn doonto. Taliyuhu wuxuu sheegey in Hal Askari uu kaga dhintay Dagaalka kaas oo uu ku tilmaamay Mujaahid,waxaana uu intaas kudaray in 8-Askari oo kaliya kaga dhaawacmeen Dagaalka,waxaana uu sheegey in Dawlada Puntland ay soo gabagabaynayso Dagaalka ay kula jirto Kooxda uu Hogaamiyo Atam. Dhanka kale waxaa Deegaano kamid ah halka ay dagaaladu shalay ka dheceen oo ay Ciidamad a Puntland la wareegeen,waxaana halkaas kula hadlay Saraakiisha Dawlada & Qaarkamid ah Dadweynaha halkaas ku nool. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
London: Saudi prince guilty of servant's murder.
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^Sad innit. -
Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)
General Duke replied to Wiil Cusub's topic in General
My heart goes out to the poor Farax, it is hard enough dealing with one Xalimo at a time, Imagine being married to two at the same time? -
That was disgusting.........
-
African Union approves 20,000 troops for Somalia
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^They have failed adeer as expected, the Al Shabaab are not strong and they lack vision. -
Saudi prince guilty of servant's murderSaud Abdulaziz bin Nasser al Saud convicted by Old Bailey jury of killing Bandar Abdulaziz at five-star London hotel (1) Sam Jones and agencies guardian.co.uk, Tuesday 19 October 2010 15.31 BST Article history Bandar Abdulaziz was the victim of a 'sadistic' campaign of abuse by the prince. Photograph: Metropolitan police/PA A gay Saudi prince is facing a life sentence after being convicted of beating and strangling his servant to death at the culmination of a campaign of "sadistic" abuse. Saud Abdulaziz bin Nasser al Saud, a grandson of the billionaire king of Saudi Arabia, was found guilty at the Old Bailey of murdering Bandar Abdulaziz at their five-star hotel suite in central London. The 34-year-old prince had been drinking champagne and sex on the beach cocktails when he bit the 32-year-old hard on both cheeks during the attack in February. They had just returned from a Valentine's night out. Saud initially believed he had diplomatic immunity, but his status as a Saudi royal could not save him from prosecution. The prince was found guilty of murder today after an hour and 35 minutes of jury deliberation. He showed no reaction as the decision was announced. The verdict will mean a lengthy jail term for the prince and an end to his playboy lifestyle, funded by his wealthy family, in which he dined in fine restaurants and secretly entertained gay escorts in his plush hotel room. Saud's lawyers failed in a last-ditch attempt to stop details of his encounters with male escorts being revealed during the trial. In a sign of the anxiety about his sexuality becoming public, the prince's lawyers had initially argued that the legal argument about the escorts should be held behind closed doors. John Kelsey-Fry QC, defending, said Saud had already faced abuse from Islamic fundamentalists being held alongside him at Belmarsh prison. The court heard that homosexuality remains a capital offence in Saudi Arabia, and the country in which the acts take place has little relevance to prosecution under the country's sharia law. Kelsey-Fry unsuccessfully argued before the trial started that evidence of the gay relationship should not be put before the jury, claiming it was not "probative" of the murder allegations. More details soon ...
-
Nice one, The DRC alone is the size of western Europe and its fertile lands can feed up to 3 billion people..
-
Dagaaladda Ka Socda Buuraha Gobolka Bari ee Galgala October 19, 20100 comments| leave your own! Share Labadii maalmood ee u danbeysey waxaa ka socdey dagaalo culus buuraha Galgala ee gobolka Bari, ciidamada Puntland ayaa weerar ku qaadey goobo ay ku sugnaayeen ciidamo ka amarqaata Maxamed Siciid Attam oo isagu ka soo horjeeda maamulka Puntland, waxaana ka mid ahaa gooabaha la isku faro saarey Madarshoon oo dagaalo culus ka dhaceen maalintii shalay. Wararka laga helaayey deegaaanada dagaalku ka socdo ayaa ahaa mid aad u yar dawladda Puntland ayaan saxaafadda si toos ah ugala hadlin dagaalkaas, maanta ayaa loo oggolaadey in saxaafadda magaalada Bosaso ay tegi karaan goobaha dagaaladu ka dhacaan si ay indhahooda ugu soo arkaan waxa ka jira halkaas isla markaana ay kulamo ula qaataan dadka shacabka ah ee yar ee halkaas ku haray. Mar Horseed Media xiriir la sameeyey midkamid ah weriyaasha halkaas booqanaya ayaa noo sheegay in ay ku sugan yihiin goobaha dagaaladu ka dhaceen isla markaana maalinta berri ah uu soo gudbin doono wixii uu halkaas ku soo arkey. Gen.Siciid Maxamed Xirsi oo maanta la hadley BBC-da ayaa u sheegay in ay dagaalkaas ku guuleysteen dhamaana meelihii ay ku jireen ciidamada ka amarqaata Maxamed Siciid Attam ay ka saareen isla markaana ay ka dileen 20 nin, waxaana uu sheegay in ay halkaas isaga wada baxsadeen. Gen.Siciid Dheere ayaa dhanka Puntland ku sheegay in ay ka dhaawacmeen 8 askeri isla markaana uu ka shihiiday hal mujaahid waa sida hadalka uu u dhigaye, waxaana uu sheegay in ay saxaafadda ku casumayaan deegnaadaas oo dhan.