
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Somali President is back from Saudi Arabia Fri. August 26, 2005 01:04 pm. Send this news article Somali interim president, Mr. Abdulahi Yusuf Ahmed is back home in Jowhar, Somalia after a week-long visit to Saudi Arabia. Mr. Ahmed and his delegation were welcomed my senior Somali government officials and crowds of well wishers, many in cultural attire. Jowhar is the government’s temporary headquarters. During his visit in Saudi Arabia, the president met with King Abdulaziz and other senior Saudi officials. According to Somali ministry of information, the visit was success and the Saudi Kingdom promised to help Somalia financially. Veterinarians will be sent to Somalia in order to assess health condition of Somalia's livestock for possible resumption of Saudi importation of Somali livestock. Somali livestock were banned from Saudi Arabia in 2000. Unconfirmed reports say the president came back smiling after King Abdulaziz donated seventy million dollars for rehabilitation and reconstruction of Somalia. News Category: Somalia Send this news article ..................................................................
-
Arab Union refuses Somaliland any Recognition
General Duke replied to MR ORGILAQE's topic in Politics
I agree with Suldanka while they dont recognise why not at least help develop that part of Somalia as the North West has been a peaceful and promising area. Recognition is not everyhting, there has been no central government for 14 years and the Arab league should have taken that into consideration when dealing with Somaliland. So lets not lose focus on our own squable Somaliland should have been supported more the past decade.. -
^^^ So its ok to support a brutal regime that bombed Somai cities and brought death and destruction to the whole country so long as it is in the past.. Anyhow Mr Yusuf is no despot he is an elected leader and has held the majority of parlimentarians and cabinet officials together. All the while many like you have been praying hard and some even funding the destruction of the new government. Yet its not the President unlike your hero happless Abdiqasin but the warlords and the silly has beens who have lost out in the political game. Mr Yusuf has out played many.. As for Olol, dont point fingers dear boy its you who quotes HAG and the likes of WAAGACUSUB.com as credible news sources..
-
Horn , give us a break bro, you support the late General Barre and yet you insult the elected President of Somalia Mr Yusuf Yey..lol. Olol, my dear boy who was defeated and who won? In defeat do you mean for example that Horn and I, are refugees in the west, in exile? Then why are you here with us Mr Winner? In winning do the VICTORS happen to enjoy a better life standard and quality of life than the supposed lossers? If so what empiracle evidance do you bring to the table? Somalia is tired of roadblocks, drug dealers, qad chewing fake wadaads. It yearns for government and Abdullahi Yusuf is here for the rescue.. We salute Mr President. Keep them crying
-
Wareysi BBC-du la yeelatay madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf
General Duke replied to Jumatatu's topic in Politics
Interesting interview, it gives courage to those who support the TFG and brings some doubt to those who have been wishing for its destruction. The thing I was looking for and got was consistancy. The President has since October 10 been on one mision to bring back securtiy and restore state power. As for the claims of nepotsim and clanist, it does not wash with me dear sir. Taking a glance at Jowhar, Beledweyne, Xuddur three key bases for the TFg one notices they are far from Puntland and Mudug where the Pres hails from. When you hear the names Aydeed, MDheere, Cade Gabow, Caqil Koogar, Moulid Macane, Cosoble, Diinaari. Again one understands that these fellows are not from Mr Yusuf super clan least of all sub-clan. President Yusuf Maaha in ciidamo dowlada loo sameenayo laga dhigo kuwo Duulaan ah ama dad lagu leynayo....Adduunka Ma jirto dowlad ciidan la'aan ah oo aan Amaankeeda difaacan karin,...ciidankan waa ciidan difaac.." So again consistant, well delivered and quite provocative must have gone down well with Qaynyare, Yalaxow and Co.. -
Shirwac its only Juma trying to spin something. As for the President he has said what he has been saying all along. The country needs stability and security and that benefits everyone. The situation today must not continue. Xoogsade there you go comparing H.E to Duke and Sky, who are they???? Exactly..
-
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Juma LOL..That was fantastic, indeed I shall keep your advice regarding Mr Afrax close.LOL. I thank you again for the kind words. I know its ironic. Yet Mogadishu and its folks I have nothing but love for. The difference here is that I have strong relatives in that city and now thank the lord even more. -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ lol. That made me laugh wallahi... -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
. Meher (Engagement Party) 2. Aroos (Aqal Gal) - Wedding Night 3. Gaaf - Is basically a gathering to ....................................... .................. Suldanka true the Meher took place in Mog. However I am a conservative and belive that is the wedding. Its the most important of three events you mentioned as its the legal aspect and the compulsary one of the three. Also I dont much agree with the Aroos that you hinted at and it can happen without the groom being present and it has in my case for it was an all lady event. No mixing of genders. You are right in the categories of the "new age" weddings but like I said I wanted a more traditional and religious based ceromony as close to what is prescribed in our faith. Any-how your earlier point was about Mogadishu, what did you want to know???? -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Suldaanka, my wedding took place in Mogadishu but due to work and study I was unable to attend. However My Mother, uncles and siblings where there as well as my wife and in laws and thats the reason we chose Xamar as the location of the wedding. I apologise I am unable to give you my own first hand account of life in the city. Yet If you want I can forward you what my relatives have experineced so far.. -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ lol. I doubt that you will have much trouble, its all about taking the plunge.. -
Thanks to everyone for their kind words. We appreciate it very much. I love SOL... Special thanks to my friend Sophist for his kindness and support online and in the real world. Take care and thanks... Duke
-
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Many thanks to the above brothers for their kind words... -
Ali why do you want to visit T.O? Sky stop getting on peoples nerves bro... Jomane, funny name I thought you was a dude as well. As for the independent and confident sisters I thought that was a nice defence on your part. Damn I might come to T.O but just to see my family and go to the Somali Hall of Shame...
-
• MA KASE AAN KARIN: Isbaaro la qaado Qaran maaha..! - C/Qadir Gutaale Warka siyaasad ahaan ugu nuxurka roon ee beryahan magaalada Muqdisho looga dhegtaagayey wuxuu ahaa bal inay dhabowdo riyada in wiilashii isbaarada ka dhigtey hal u irmaan iyo siyaasiyiinta, (kuwooda hubeysan), ee dalka ku xukuma sharci-darrada iyo isbaarooyinka ay bal guddoonsadaan in waqtigeedii dhamaadey..oo markan loo baahan yahay baadi goobka si kale oo loo macaasho. Waxay u muuqataa in helista jawaabtaas weli aan la hubin, hadiiba aan lagu hungoobin…waxaa taas dheer in xaaladda amaan ee magaaladu gaartey heerkii ugu xumaa in la nabadeeyo ha joogtee Iyadoo dilka, afduubka, dhaca, macluusha, shaqo la,aanta, cudurrada iyo dulliga ay ummadu ku jiraan ay meel xun mareyso, rajo kasta ee qaranimo ee soo muuqatana ay la kulmayso dibindaabyo joogto ah oo ay wadaan kooxo nidaam diid ah, kuwa dalka madax furasho u haysta iyo mas’uuliyiintii la soo doortey ee xilka qaadey oo hammi jab iyo gaabis siyaasadeed la yimid ayaa haddana waxa reer Muqdisaho lagu maaweelinayaa waxa loogu yeerey ‘hawlaha nabadeynta muqdisho’ waxana la maqlaa qaadista Isbaarooyinka, kuwo hore oo soo laabtey, meelo cusub oo isbaaro la dhigtey IWM, waxana had iyo jeer socda shirar isdaba joog ah oo arrimahaas looga hadlayo tiiyoo ibaaradu tahay caqabadda kaliya ee hor taagan dawladnimada. Waa run argagaxa ay dadka ku hayaan wiilasha baadda sharciyeystey laakiin isbaaradda waxa ka horreeya nidaam shaqeynaya oo la helo nidaamkaasna waxa hor taagan isla kuwa ku andacoonaya inay isbaarada qaadayaan. Maxaa Loogu guulaysan waayey? Ugu horreyn waxaa habboon in la is weydiiyo maxay magaalada Muqdisho muddo intaa la eg ay u ahayd hoyga sharci darrada iyo ammaan-darrida, isla markaana isku day kastee la sameeyo loogu guulaysan waayey? Jawaabta - Qodobo badan oo is biirsadey ayaa ugu wacnaa, oo ay ugu horreyso qabqablayaasha oo ka dhigtey ammaan darrida shuruud ay ku gorgortamaan, tiiyoo uu furihii xalka iyo nabadaba iyaga gacanta loo gelyey. Arrintase qodobada oo dhan saldhiga u ah waa in magaaladu tahay meel muhiimad siyaasadeed leh, oo dheri ku karsamayo, ayna wada eeganayaan kooxo badan oo ku kala duwan fikirka iyo danaha ay kala leeyihiin intaba. Shaqsiyaadka maalmahan uu car-cararku ka dhamaadey iyagoo aan wax natiijo ah soo saarin waa uun tiro yar oo ka mid ah kooxahaa badan een sheegey, iyagase waxa soo saarey waa damacooda inay is muujiyaan iyo iyaga oo horeba loogu yiqiin inay isbahaysi hoosta ka maran muujiyaan si ay isaga garabsadaan koox cabsi dibedda ah la timid, sidii ay horeba yeeli jireen. Khilaafkii siyaasadeed ee dirirta dhiigga badani ku daatey weli lagama gudbin ee wuu taagan yahay haddiiba aanu ka sii darin…kooxihii mar kasta shucladda dagaalka sidi jireyna weli waa joogaan qaarkoodna dhacdiid ayey u jiifaan oo weli hubka ayaa ciidda ka yaalla iyagoo sugaya fursad ay ku soo toosaan. Dad badan ayaa fursad u arkayey in dawladda cusub ee la soo dhisey ay noqon karto qaabka kaliya ee lagu furdaamin karo is marin waagaas, arrintase maanta xamar ka taagan waa mid caqligu uu ku wareerayo inuu sababeeyo ama micno u helo. Marka hore shaqo dawladeed ayaa ka socota..hadana kama socoto, Siyaasiyiintii hubaysnaa ee magaalada ‘awoodda’ ku lahaa ayaa u istaagey nabadeynteeda …haddana arrinku sidaa ma aha, shaqsiyaad mucaarad ku ah dawladda ayaa hawshii xagal daacin ku haya..hadana saa uma muuqato, koox siyaasiyiin ah oo ay la qaldan tahay siyaasadda dawladda ay ka tirsan yihiin ayaa si ay uga hor tagaan ‘khatar’ lixaad leh ee ku soo socota magaalada u gaashaan qaatey difaaceeda iyo nabadeynteeda….hadana saa uma wada eka oo wax baa si ah. Dhamaan sawirradaas iyo kuwa kale oo badan ayaa ay dadku maskaxda ku hayaan iyadoo hadba sida aad u fasirataa ay ku xiran tahay magaalada dhinaca aad ka joogto iyo qofka aad tahay. Waxase jirta qodobo aasaas ah oo fahamkooduna aanu sida Sayniska ama xisaabaadka u adkayn oo ah: Hawsha baaxadda leh ee nabadaynta magaaladda laguma hirgelin karo, dadka oo la qiiro geliyo, af iyo gacan maran, Iskaa wax u qabso, qorshe iyo la’aan nidaam cad oo siyaasadeed. Haddii taas la sii sharxo: magaalada waxaa lagu nabadeyn karaa nidaam heer degaan ah oo ay hor kacayaan dadka meesha wada degan oo ay u horreeyaan dadka sharci ahaan loo aqoonsan yahay inay yihiin hoggaamiyayaasha bulshada iyo inta bulshada saamaynta ku leh, ama mid heer qaran oo dawladi ay garwadeen ka tahay kaasi oo leh dhammaan kaabayaashii adeegga sida ciidan waxtar leh, xabsiyo, dhaqaale, iyo mas’uuliyiin xilal kala duwan iyo kala amar qaadasho leh. Shaqsiyaadka sheeganaya inay magaalada nabadeynayaan is burin badan ayaa ka soo yeereysa, sida, inay magaca dawladda hawsha ku qabanayaan hadana aysan wax wada shaqeyn ah la lahayn dawladda, inay iyagu (inta heshiiska ah) ka wada shaqeynayaan nabadeynta magaalada balse aaney aqoonsanayn ama aanay gacan siineyn shaqsiyaadka hawshaa u xilsaaran sida Duqa magaalada ama taliyayaasha ciidamada, in dadkii magaalada ehelka u ahaa sida duqeyda beelaha degta, siyaasiyiinta magaca leh, waxgaradka, Culimada, aqoonyahannada ururrada bulshada rayidka ah IWM aan laga qeyb gelineyn hawsha iyadoo dhinaca kalena dadka hawshaa dhexboodaya ay ku jiraan kuwo aan tegi karin gobollada ay magac ahaan ka soo jeedaan iyo kuwo dayacay mas’uuliyadii iyo xilalkii ay qaran ahaan hayeen. CABSI GELINTA SHACABKA Dadka Muqdisho waa is yaqaannaan nidaam wax caburiya iyo askari dilaa gar maqaate ah, waxase ay hadda ku jiraan dullinimo heerkii ugu hooseysey ah oo naftii bani’aadamku aaney wax qiimo ah ku lahayn iyo ugaarsi lagu hayo bulshada intii waxgaradka ahayd, marka shaqsiyaadka aan dulligaa ka qiiroonayn aana lagu aqoon sama ka talinta iyo wanaag ay abidkood dalka iyo dadkaba u soo hooyeen haka daayaan hadallada beer-laxawsiga iyo cabsi gelinta isugu jira ee ay afuufayaan ee C/hi Yusuf baa idin qabsanaya iyo Amxaaraa soo duulaysa hana isaga dhex-baxaan shacabka iyo dawladda Md. Geeddi shar iyo kheyr wixii ay la timaaddo. Guddoomiyaha Baarlamaanka ee sida ra’iisul wasaare u dhaqmaya, wasiiradda Isbaaradu u taallo, shaqsiyaadka xilalka waayey ee mucaaradka ah intuba wax dan ah uma hayaan dadka Muqdisho ee haka fariistaan dillaalnimada ay ku jiraan. W/Q. C/qaadir Cabdi Gutaale E-mail: guutaale99@hotmail.com
-
Somali troop move + Clashes puts an end to warlord daydream
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal saakay ku dhex maray maliishiyada Maxamed Qanyare iyo Macalin Xaashi Somaliweyn - Muqdisho-Somalia - 20/08/05 Goddoomiyaha siyaasadda beelaha Xamar iyo Xamar Daye Macallin Xaashi Maxamed Faarax ayaa saakay website-kaan u xaqiijiyey in dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada Balcad uu halkaas kaga soo saaray maliishiyooyin watay shan tekniko ah oo ka amar qadanayey Wasiirka Amniga Maxamed Qanyare Afrax iyo Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweey. Macallin Xaashi wuxuu sheegay in arrintaan ay ka dhalatay hadal dhawaan ka soo yeeray Ibraahim Shaaweey oo uu wax ugu dhimayey dadka iyo shucuubta ka soo jeeda Xamar iyo Xamar Daye iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Cadde Xasan Cali Gaabow. Macalin Xaashi Wuxuu sheegay Macallin Xaashi in dagaal socday daqiiqado yar ay u suurta gashay maliishiyada Xamar iyo Xamar Daye inay fariisimahooda ka soo saartaan maliishiyadaas. Wuxuu sheegay Macallinku in walaaltinimadii iyo kalgacalkii layskula joogay uu jebiyey Shaaweey, wuxuuna uga digay maliishiyadooda inay dib dambe ugu soo laabtaan deegaannada dadka uu af xumeeyey Shaaweey. Ma sheegin Guddoomiye Macallin Xaashi wax khasaare ah oo soo gaaray ciidamada Qanyare iyo kuwa Shaaweey, wuxuuna sheegay in dhinacooda aysan soo gaarin wax khasaare ah. Maliishiyooyinka Qanyare iyo kuwa Shaaweey waxay ku sugnaayeen goobta la yiraahdo Hareeri Cadle oo u dhexeysa degmada Balcad iyo Caliyaale halkaas oo ay ku sugnaayeen iyagoo qeyb ka ahaa maliishiyo tababar ku qaadaneysay hiilweyne. Cali Muxiyaddiin Cali muxiyaddiin@hotmail.com -
Somali troop move + Clashes puts an end to warlord daydream
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal Ka Dhacay Xerada Hiilweyne Oo Sababay In Qaar Ka Mid Ah Maleeshiyadii Halkaasi Lagu Xareeyay Isaga Baxdo Is risaaseyn xoogan oo manta ka dhacday agagaarka xerada Hiilweyne ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay in ay kala tagaan ciidankii halkaasi lagu xereeyay. Is risaaseyntan oo ka dhalatay hadalo hanjabaad ah oo maalmahan ay is dhaafsanayeen Duqii hore ee magaalada Muqdisho Ibraahim Shaahweeye iyo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ayaa keentay in ay weerar iyo weerar celin isu adeegsadaan labadii maleeshiyo beeleed ee halkaasi ku wada jirtay. Macalin Xaashi oo sheegta Gudoomiyaha Xamar iyo Xamar daye ayaa saaka xaqiijiyay in ay weerarku ku soo bilaabeen dhanka Maleeshiyadii Maxamed Qanyare oo iyagu halkaasi ku xareysnaa, waxuuna sheegay Macalinku in aysan jirrin wax qasaare ah oo xagooda soo gaaray. Dhanka kale Cabaas Cabdi Raage oo ah Taliyaha Labada Ciidan ee ku xareysnaa Xeradii Hiilweyne oo aan qadka taleefoonka kula xeriiray ayaa ii sheegay in xagooda weerarka lagu soo bilaabay, waloow uusan Cabaas sheegin wax qasaare ah oo iyana dhankooda soo gaaray. Wararka aanu ka heleyno labada dhinac ayaa xaqiijinayo in gebi ahaanba markii kala shakigu iyo is risaaseyntu dhexsatay labada dhinac ay kala tageen iyadoo Maleeshiyadii Maxamed Qanyare Gebi ahaanba Tageen Deegaanka Gubta oo ka mid ah Degmada Dayniile. C/casiis Xasan Max’ed (GOLF), Jowhar Midnimo googooye16@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com www.midnimo.com -
Somali troop move + Clashes puts an end to warlord daydream
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nairobi: Raysulwasaare Geeddi oo sheegay in aruurinta ciidanka qaranka Soomaaliya ay meel fiican marayso. - Saturday, August 20, 2005 at 10:33 Nairobi(AllPuntlan)- Raysulwasaaraha dalka Soomaaliya Prof: Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in aruurinta iyo isku dubba rididda ciidan qaran oo Soomaaliyeed ay meel fiican marayso. Raysulwasaare Geeddi oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in ciidanka qaranka Soomaaliya loo diyaarinayo aysan ahayn ciidan doonaya inay cid ku duulaan ama qabsadaan.. Kumanaan ka tirsan ciidanka xoogga dalka yaa laga soo aruurinayaa dhammaan daafaha dalka Soomaaliya, si ay u noqdaan ciidan noqda ciidanka xoogga dalka . Raysulwasaare Geeddi wuxuu intaasi ku daray in ujeedada ciidanka qaranka la isugu aruurinayo ay tahay in lasugo ammaanka dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Dadaalka lagu doonayo in lagu aruuriyo ciidan qaran ayaa wuxuu ka socdaa gobollo kamid ah dalka Soomaaliya oo ay kamid yhiin; Baay , Bakool , Shabeellada dhexe iyo gobolka Hiiraan oo ah xarunta ciidanka ee Soomaaliya. Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Cumar Dheere ayaa asaguna sheegay in hawlaha aruurinta ay bar bar socdaan tabobaro lasiinayo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Wasiir kuxigeenku wuxuu sheegay in la dhisayo xirfadda iyo aadaabta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed , si ay ciidankaasi u noqdaan ciidan hanan kara hawsha wayn ee ah sugidda ammaanka dalka . CCC Farayaamo AllPuntland -
Somali troop move has peaceful intention - PM - Saturday, August 20, 2005 at 03:00 By Guled Mohammed NAIROBI (Reuters) - A Somali troop recruitment campaign is intended to create a national army and not attack any party involved in the government's internal differences, the prime minister of the divided administration said on Friday. The government has recruited thousands of troops across the country in recent weeks in what looks to some Somalis like the prelude to an attack on bases held by cabinet ministers and members of parliament opposed to President Abdullahi Yusuf. Some diplomats in the region have said they are concerned by the gathering of a group of about 1,700 fighters in the Bay and Bakol area, saying it would be positioned conveniently for any resumption of hostilities in the strategic town of Baidoa. Earlier this year pro- and anti-Yusuf forces fought two battles for the town, which Yusuf, an Ethiopian-backed former army officer, plans to make a centre for his administration. It remains in the hands of Yusuf's opponents, but military experts say a well-trained force -- which so far Yusuf has lacked -- would have little problem in taking it. Prime Minister Ali Mohamed Gedi, a Yusuf ally, said on a visit to Nairobi that the recruitment was aimed at creating a national army and nothing to do with planned military action. "We are bringing forces from all over Somalia in order to establish our security forces and that is the sustainable force which would be useful for Somalia," he told a news conference. Portrayal of the call-up as a hostile move to "invade" areas held by government critics would be misinformation, he added. Diplomats monitoring faltering attempts to restore effective administration to the broken country of up to 10 million say any hostile military movement by any party in Somalia would be a serious setback to the reconciliation process. WARLORDS AND ANARCHY Somalia has been without a central government since warlords ousted former dictator Mohamed Siad Barre in 1991 plunging the Horn of Africa nation into anarchy. Most of Somalia has since been carved into territories held by rival militias. Yusuf's administration, created at peace talks last year in Kenya, is fractured over key issues including where the fledgling government should be based. Donor countries have said the administration is likely to receive significant foreign funding and assistance only when it takes clear steps to mend the rifts in its own ranks. But Gedi said donors were not doing enough to help Yusuf's Transitional Federal Government (TFG). "It's a concern of the TFG that the international community is very slow to support this process ... We request them to redouble their efforts," he said. "If it's a pre-condition for the international community to support Somalia after a full stabilization -- that is a dream." Gedi said he had been due to have a breakfast meeting in Nairobi on Friday with parliament speaker Sharif Hassan Sheikh Adan, a political foe, but that the speaker had not shown up. Sharif Hassan is an influential member of the anti-Yusuf wing of Somalia's transitional institutions which wants him to base his operations in the capital Mogadishu. Yusuf says the city, a hotbed of rival militias, is too dangerous. "Unfortunately the speaker did not come to join this very important meeting of continuation of dialogue and negotiation. But we will never give up -- our doors are open for negotiation and dialogue," Gedi said. Source: Reuters
-
President of Somalia leaves Jowhar for talks with Saudi King Abdallah
General Duke replied to Sky's topic in Politics
Everything is going well, Jowhar is stable and untouched. Troops are in training in key areas. The opposition are stuck in Mogadishu facing massive opposition from the population, minister Aydeed and Governor/Mayor Cade. This TFG after a year is no happless Abdiqasin Carte, as is controls vast areas of the country, has the support of the international community, local governments including Ethiopia, Djabouti and Kenya, and has its HQ close to but outside the influance of warlords of Mog... -
Minister Aydeed throws in his support behind Cade... Inj.Xuseen Ceydiid oo Sheegay in ay Muhiim Tahay in Dhisidda Maamulka G/Banaadir loo Madaxbaneeyo Gudoomiyaha G/Banadir ee uu R/wasaare Geeddi u Magacaabay kol hore Posted to the Web Aug 17, 15:40 Muqdisho:-(PP)R/wasaare ku xigeenka Dowladda FS ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Inj.Xuseen Maxamed Faarax ceydiid ayaa sheegay in ay muhiin tahay in maamul u sameynta Gobalka Banaadir loo madaxbaneeyo Gudoomiyaha Cusub ee G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali Cadde Gaabow,kadib kulan ay maanta ku yeesheen Howgiisa. Kulankaan oo ahaa mid looga wada hadlayey sida ugu haboon ee maamul loogu sameyn karo G/Banaadir iyo sida ay uga wada qeyb qaadan karaan labada dhinacba ayaa Inj Xuseen Ceydiid waxaa uu halkaasi ka sheegay in ay muhiim tahay in maamul dhisidda G/Banaadir loo madaxbaneeyo Maxamuud Xasan Cali Cadde Gaabow oo ah Mas’uulka uu R/wasaare geeddi jagadaasi usoo magacaabay. Xuseen Ceydiid mar uu ka hadlayey Guddigii 15-xubnood ka koobnaa ee shalay ay magacaabeen ayaa waxaa uu sheegay inuu ku kooban yahay oo kaliya Magacaabistii shalay oo aanu howl bilaabin,waxa uuna tibaaxay Injineerku in Qabiilka uu yahay mid aan horrumar laga gaari Karin . Maxamuud Xasn Cali Cadde Gaaboow oo isna kulankaasi ka hadlayey ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya ay bilaabayaan dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ay wax kaga qabanayaan maamul la’aanta ka jirta G/banaadir,islamarkaana ay ka howlbilaabayaan xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Maxamed Ceydiid,oo ay ku shaqeyn doonaan amaradiisa,oo ay fariisinna ay ka dhiganayaan xafiiska uu isagu ka howlgalayo. Hadalkan Wasiirka Arrimaha Gudaha ee ku aadan ah in Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir,ahna Duqa Magalaada Muqdisho, loo daayo Maamul u sameynta G/Banaadir ayaa waxaa uu jawaab u noqonayaa hadalkii maalinimadii shalay aheyd kasoo yeeray Ibraahim Shaaweey ee ahaa in haddii uu maamulkaasi uu R/wasaare Cali Maxamed Geeddi uu magacaabay uu isku dayo inuu howlo ka bilaabo G/banaair uu dharbaaxo kulul ku dhufan doono. C/risaaq C/laahi Maxamed (Indhajaceel) Puntlandpost,Muqdisho,Soomaaliya Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
^^^ I think its all about positioning Mayor Cade a few days ago held a press conference in which he criticised the MP's in Mogadishu for becoming an obsticle to peace in the Banadir region. he comments did not go down well with Qaynyare and hence Shawiye making the infamous "I will fight" statement... Macallin Xaashi guddoomiyaha Siyaasadda ee Xamar iyo Xamar daye“Ibraahim Shaaweeye waxba kama noqonayo Muqdisho " Macallin Xaashi Max’ed Faarax guddoomiyaha Siyaasadda ee Xamar iyo Xamardaye ayaa maanta ka jawaabay hadallo ka soo yeeray Ibraahim Cumar Sabreeye “Shaaweeye†oo sii haye ka ahaa Duqa magaalada maamulkii Carte, wuxuuna Macallin Xaashi sheegay in uusan duq magaalo ka ahayn Ibraahim Shaaweeye magaalada Muqdisho isla markaasna uusan ka noqon doonin. “Tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa Ibraahim Shaweeye haddii uu ka waantoobi waayo hadallada hanjabaadda ah ee maalmahan uu caadeystay†ayuu yiri Macallin Xaashi oo maanta u warramayey warbaahinta gudaha Soomaaliya. “Duqa magaalada Muqdisho iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si sharci ah loo soo doortay waa Max’ud Xasan Cali Gaabow (Cadde), magacaabis Cabdalla-shiddeeye ahna meeshan kama socon doonto†ayuu yiri Macallin Xaashi oo sheegay in magacaabista Cadde ay tahay mid orginal ah oo sharci ku dhisan. “Shaaweeye xaq kuma lahan meeshan, duq magaalo wuxuu ku leeyahay inuu ka noqdo Ceelbuur haddii uu ka helo†ayuu yiri Macallin Xaashi oo sheegay in isagu uu wakiil ka yahay dadka deegaanka Xamar, isla markaasna ay waajib ku tahay inuu difaaco. “Beesheyda ma yeeli doonto in Shaaweeye loo magacaabo Duqa magaalada, isla markaasna Cadde wax ma ahan la dhaho, Ibraahim Shaaweyna waxaan u sheegayaa in indhihiisa ay qaac ka bixi doonaan haddii uu sii wad-wado hadallada uu maalmahan ka dhex hayo warbaahinta†ayuu yiri Macallin Xaashi oo sheegay dhinaca kale inaysan labada gole ee Muqdisho ku sugan aysan xaq u lahayn inay magacaabaan maamul gobol Banaadir. Dhinaca kale waxaa shirkaasi jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyaha siyaasadda Xamar iyo Xamar Daye Macallin Xaashi Max’ed Faarax goob joog ka ahaa Taliyaha ciidamada Balcad Shufaay Cabdi Xasan iyo Nuur Ciise oo ka mid ah taliyaasha maleeshiyooyinka Deegaanka Xamar. Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) Xuurshe114@hotmail.com Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
-
Strengthening Puntland - Minnesota relations on the Education field
General Duke replied to Sky's topic in Politics
Again thanks SKY. A wonderful thread and a great project.. -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xuseen Cediid oo Maanta Muqdisho soo Gaaray 3-Sano Kadib iyo Hadal uu Islamarkiiba Kajeediyey Xarunta Madaxtooyada Ex-Villa Somalia. Posted to the Web Aug 14, 15:51 Muqdisho:-R/wasaare Kuxigeenka Dowladda Faderaalka KMG-ka ah ee Soomaaliya ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho markii ugu horeysay muddo sanado ah ka dib isagoo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee uu ku sugnaa Mudooyinkanba. Xuseen Ceydiid oo ay si aad ahi usoo dhaweeyeen xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa haatan waxaa uu soo gaaray Xarunta Madaxtooyada Ex-villa Somalia oo ay si aad ahi maanta u buuxdhaafiyeen taageerayaasha Isbaheysiga SNA ee uu isaga hogaamiyo. Hadal gaaban oo uu Xuseen Ceydiid u jeediyey Taageerayaashiisa iyo Suxufiyiintii halkaasi isugu timid maanta ayaa waxaa uu sheegay in uu magaalada Muqdfisho yimid isaga oo Wakiil ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed,iyo R/wasaare Cali Maxamed Geeddi oo ay xagga fikirka isaga mid yihiin,islamarkaana uu ka shaqeyn doono sidii ay xubnaha labada gole ee is khilaafsan ay isugu tanaasuli lahaayeen uuna tanaasulaadka isaga qudhiisa bilaabayo. Xuseen Ceydiid waxaa uu sheegay in uu sidoo kale ujeedada uu Muqdisho u yimid ay tahay sidii uu Xarunta Madaxtooyada Ex-Villa Somalia uu ugu wareejin lahaa Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya,isagoo wakiil u ah haatana uu kusii shaqeyn doono. Wasiirka Arrimaha Gudaha Ahna R/wasaare Ku xigeenka Xuseen Maxamed Ceydiid waxaa kaloo uu carabka ku dhuftay in ujeedooyinkiisa ay ka mid tahay sidii uu uga qeyb qaadab lahaa islamarkaana uu ula shaqeyn lahaa Howlaha Nabadeynta G/Banadir ee ay wadaan Xubnaha labada gole kuwooda Muqdisho ku sugan. Inkastoo aysan halkaasi ka hadlin Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda,ayaa dhinaca kale qaar ka mid ah xubnaha golayaasha Muqdisho ee Xuseen Cediid Maanta ku howlanaa soo dhaweyntiisa waxaa ka mid ahaa Wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow,Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Xirsi Aadan Rooble iyo xubno kale. Taageerayaasha Isbaheysiga SNA ee uu hogaamiyo Xuseen Ceydiid oo maanta wajiyadooda laga dareemayey sida ay ugu faraxsan yihiin inuu Hogaamiyahooda yimaado Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay wateen Boorar aad u qurux badan iyo Sawiradiisa oo isugu jiray kuwo ah xiligii SNA-da iyo kuwo cusub. Waa markii ugu horeysay oo Muddo 3-sano ka dib ah uu Magaalada Muqdisho soo gaaro R/wasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Maxamed Ceydiid, tan iyo intii lasoo dhisay Dowladda Faderaalka KMG-ka ee Soomaaliya. C/risaaq C/laahi Maxamed (Indhajaceyl) Puntlandpost,Muqdisho,Soomaaliya