
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Yusuf gains the support of ministers in Mogadishu + Ato?? [dayniile]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ You mean Mohamed Dheere Good try. The warlords days are over. Whole clans have given their support to the governmentof Somalia. As for Daylaaf, Inda Cade and co they havenever been very good on the battle front. I remember two skirmishes one between Abdiqasin clan led by Daylaf against Xuseen Aydeed and the other between Abdirashid Ilqayte and Inda Cade. In both cases Inda Cade and Daylaaf got chased out of their areas. Ilqayte even took over control of Mraka in 24 hours... So after huffing and puffing there is no power in Mogadishu or southern Somalia that can withstand an organised security foces... If they ahd power they would have taken over Jowhar. -
United States Supports Functioning Government in Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Ok thanks for that insight... -
United States Supports Functioning Government in Somalia Deputy secretary of state for African affairs has met with Somali leaders Deputy Secretary of State for African Affairs Donald Yamamoto The United States continues to maintain informal contacts with entities in Somalia, according to a fact sheet issued September 20 by the Department of State. Deputy Secretary of State for African Affairs Donald Yamamoto met with leaders from Somalia to underscore U.S. support for the establishment of a functioning government. Following is the text of the fact sheet: (begin fact sheet) U.S. Department of State Fact Sheet [september 20, 2005] U.S. Support for Functioning Government in Somalia The United States is continuing to maintain informal contacts with entities in Somalia. Deputy Assistant Secretary for African Affairs Donald Yamamoto recently met with leaders from Somalia to underscore U.S. support for the establishment of a functioning government in Somalia and the need for consensus within the Somali Transitional Federal Institutions in order to begin the process of establishing governance. Deputy Assistant Secretary Yamamoto welcomed the Speaker of the Transitional Federal Assembly of Somalia, Shariff Hassan Sheikh Adan, to the State Department on September 14, 2005. He underscored this U.S. support and urged the Speaker to continue his efforts towards finding a peaceful solution to current disagreements between Somali leaders. During the UN General Assembly in New York City on September 16, 2005, Deputy Assistant Secretary Yamamoto met with Somali Transitional President Abdullahi Yusuf Ahmed. He again underscored the above U.S. support and urged President Yusuf to take immediate steps to reduce tension and engage in a constructive dialogue with other members of the Transitional Federal Institutions to find a peaceful solution to current disagreements. (end fact sheet) Source: USINFO, Sept. 21, 2005
-
Historic : President Yusuf @ the UN ...full pics SOL...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Historic : President Yusuf @ the UN ...full pics SOL...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Historic : President Yusuf @ the UN ...full pics SOL...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
More Pics President Yusuf with EU leaders President Yusuf with President Gheleh -
Historic : President Yusuf @ the UN ...full pics SOL...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
President Yusuf With Camir Musa of the Arab League President with an Arab delegate -
President with Canadian MP... Presidnet Yusuf with Rev Jesse Jackson... President Yusuf with Iraqi President Talabani..
-
^^^ SKY, I think its best this way, the warlords must not dictate the pace of progress. Otherwise all we will end up with is a show of progress, lavish welcomes and fake promises. The way things are developing the state power is being restored and once thats completed peace will prevail for the long term. Look back a few months ago when Sharif Xasan was welcomed to Mogadishu, when the warlords promised to bring stability. Everyone got excited but the truth is it was all a trick, like Abdiqasin's three years..
-
-
-
-
-
The truth comes out ever so slowly... The talk of split within the government seem to be evaporating by the day, there seems to be a split within the facts that the warlord media reports... Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo labada gole ee Muqdisho ku yeeshay wasiiro taageersan Muqdisho Madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf ayaa xubno taageersan ku yeeshay labada gole dowladda federaalka ee ku sugan magaalada Muqdisho. Xubnahan oo qaarkood aanan is muujin balse ku shaqeeya qaab qunyar socodnimo ah ayaa lagu arkaa goobaha ay shirarka ku qabsadaan taageerayaasha madaxweynaha & ra’isul wasaaraha, iyadoo qaarkood ay magaalada Jowhar kulamo kula soo yeesheen madaxweynaha & ra’isul wasaaraha. Xubnaha Muqdisho jooga ee taageersan fikirka madaxweynaha & ra’isul wasaraha ayaa waxaa ka mid ah ku-xigeenka ra’isul wasaaraha ahna wasiirka arrimaha gudaha Xuseen Ceydiid, wasiirka diinta & aw-qaafta Cumar Max’ed Max’uud (Cumar Filish), wasiirka macdanta & biyaha Max’uud Salaad Nuur, wasiiru dowlaha badda & dekadaha Max’ed Jaamac (Furux), iyadoo sidoo kalena ay jiraan xildhibaano ka tirsan xubnaha labada gole oo ku fikir ah garabka dowladda federaalka ee ku sugan Jowhar. Xuseen Ceydiid iyo Cumar Filish ayaa u tageersan garabka Jowhar ka soo horjeedidi ay ka soo horjedaan Cismaan Caato iyo muuse Suudi oo labadu kala dhaxeyso xurkuf coladeed Nasrudiin Ceydiid Salaad (Diini)Dayniile,Muqdisho diinicadde@hotmail.com
-
warlord media turn on Tool Sharif and MP's in Mogadishu
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xubnaha labada gole ee Muqdisho oo shir koodii markuu dhamaaday ku kala cararay Muqdisho Xubnaha labada gole ee Muqdisho oo shir u fadhiyey modo ayaa markii uu dhamaaday leys lahaa in ay war ka soo saraan ayaa ku kala cararay halkas ayadoona la ogeyn sababta keentay kala cararkaasi . Xubnaha labada gole ee Muqdisho ay horboodayaan hogaamiyasha hubeysan ayaanba horey looga baran in ay soo saraan wax dan u ah dalka iyo dadka oo aan ka aheyn in ay ayagu isximaan . Kulanka maanta oo laga sugaayey Xubnaha labada gole ee Muqdisho in ay wax ka soo saraan 9 qodob ey maalmahaan ka shirayeen ayaan waxba ka soo sarin tasoo loo macneynay in ay jilaafo hoose ay isku wadaan Xubnaha labada gole ee Muqdisho ee gadoodka ka ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed Shacabka tageersan Xubnaha labada gole ee Muqdisho ayaa horeyba u ogaa in yasan soo sari karin xubnahaas wax waxtar u leh shacabka Soomaliyeed gar ahaan kuwa ku nool Muqdisho ay dilatay amaan xumida ayaa hadda moodaa in ay sii yaraneyso tageeradii loo hayey ayadoona dadku ay isweydiinayaan hadii ay markaan fakadaan hogaamiyaasha Muqdisho dibirdaabyada uu la damacsan yahay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa la aminsanyahay in aysan waligood aysan dhiman doonin sidaana uu dalka ugu sii qob qobnaan doono Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com -
warlord media turn on Tool Sharif and MP's in Mogadishu
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dadka Reer Muqdisho oo golayaasha dowladda garabka Shariif Xasan ugu baaqay inay iska dhiibaan Jowha. Waagacusub News Online, Muqdisho Dadweynaha ku nool Muqdisho ayaa garabka Shariif Xasan ee golayaasha dowladda ugu baaqay inay isu dhiibaan Xulufadda Jowhar ama qaadaan tilaabooyin la taaban karo oo ay wax uga qabanayaan amaanka Muqdisho sidoo kalena uga hortagayaan Xulufadda Itoobiyaanka ee ku soo qulquleeysa Jowhar. Reer Muqdisho oo codbixintooda ay qaadayeen Idaacadaha Fm-yada ah ee ku yaal Xamar ayaa waxay sheegeen in xubnaha labadda gole ee Xamar waxqabadkooda uu ku soo koobmay Af iyo booto taas oo ugu dambeeyn sabab u noqotay in Maleeshiyadii kilinka shanaad ee Itoobiya iyo kuwa Puntland yimaadaan Jowhar iyagoo weerar ku ah Muqdisho,Baydhabo iyo kismaayo. Shacabka Muqdisho ayaa farta ku fiiqay inaysan diyaar u ahayn dagaalo lagu hoobto oo ku dhexqabsado Muqdisho sidaas darteedna loo baahan yahay in golayaasha Muqdisho meesha ka saaraan bootadda aan ficilka xambaarsaneyn. Codbixinta Reer Muqdisho ayaa muujineeyso sida ay u saluugsan yahiin waxqabad la’aanta Mas’uuliyiinta dowladda ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Sh Adan. Cabdi Waaxid Nuur Baadshaa. Muqdisho Somaliya. -
The famous warlord media oulets, Waagacsub.com and Dayniile.com have lately started to ask questions about Sharif Xasan and his "wing" of MP's..... Interesting... Shariif Xasan oo caro darteed buug iyo qalin u qaadanayo barashadda English-ka iyo jaaliyadaha oo qaaraan siiyay Waagacusub News Online, Muqdisho Hogaamiyaha garabka Muqdisho ee dowladda is khilaafsan Shariif Xasan Sh Aadan ayaa lagu wadaa inuu dhamaadka bishaan buug iyo qalin u qaato barashadda luqadda Ingiriiska kadib markii uu weji gabax kala kulmay shirkii gudoomiyaasha baarlamaanka aduunka ee New york uga qeeybgalay. Gudoomiye Shariif Xasan ayaa la soo weriyay inuu jahawareer fara badan kala kulmay turjubaanadiisa taas oo dhalisay inuu ciil iyo caro ka qaado aqoondaradiisa . Qaar ka tirsan gudoomiyaasha baarlamaanka ayay filan waa ku noqotay in gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya oo madax ka ah hay’ada sharcid dejinta aqoon waayo luqadda Ingiriiska oo %85 looga hadlo aduunka. Wararku waxay sheegayaan in marka uu Shariif Xasan yimaado Muqdisho dalbaday in loo keeno sedex macalin baro English-ka. Shariif Xasan waxaa lacago badan oo qaaraan ah siiyay Jaaliyadaha ku nool Mareykanka kuwa siyaasadiisa taabacsan si uu wax kaga qabto amaanka Muqdisho hasse ahaatee lama hubo qaabka uu lacagtaas u maamuli doono Dahir Abdulle Alasow. Mogadishu – Somalia waagacusubonline@yahoo.com
-
Wasiirka gaashaandhiga C/raxmaan Maxamed Cali oo maanta magacaabay ku xigeenada taliyaha ciidanka. September 22, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Axmed Muuse Idaawaqaca “Nairobi†Wasiirka gaashaandhiga dowladda fedralka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay ku xigeenada taliyaha ciidanka. Wasiirka gaashaandhiga C/raxmaan Maxamed Cali ayaa magacaabay ku xigeenada Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaliiya isagoo u kala magacaabay. G/sare Axmed Cabdulle Xeyf ku xigeenka Abaanduulaha guud ee xoogga dalka ee arrimha howlgalinta. G/sare Cabdi Mahdi Cabdisalaam ku xigeenka Abaanduulaha guud ee xoogga dalka ee arrimha Saadka. G/sare Axmed Cumar Cismaan ku xigeenka Abaanduulaha ee xoogga dalka ee arrimaha tiknikada iyo G/sare Injeneer Cabdirisaaq Axmed Cali ku xigeenka Abaanduulaha guud ee xoogga dalka ee arrimaha ciidanka. Hore ayaa loogu magacaabay xilal kala duwan qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka iyadoo magacabsita wixii ka dambeeyey 17-kii bishii Saddaxaad aysan isku waafaqsaneyn dowladda kala fadhisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar. Waana mid ka mid ah caqabadaha keena khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta dowladda KMG ah.
-
The argument brother was not holding a meeting or a wedding or anything small in Mogadishu. The issue is control, there can only be one government. What happened to Abdiqasin and Sharif Xasan must not be repeated.... To move to Mogadishu now is premature. They should continue with meetings and recruitment untill there is enough forces to completly run the capital and Banadir...
-
Muqdisho: Shir maanta ka dhacay magaaalda Muqdisho loogana hadlayay sidii beesha a Reer Mataan ee ****** oo ah beesha degta Balcad ay u ogolaan lahayd in shir ballaaran uu kadhoco Balcad oo lagu kala dareeray. - Wednesday, September 21, 2005 at 15:21 Muqdisho(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta lagu kala dareeray shir ay lahaayeen hogaamiye kooxeedyada Muqdisho iyo odayaal kasoo jeeda beesha Reer Mataan ******. Shirkaan ayaa waxay hogaamiye kooxeedyada Muqdisho ee kala ah , Maxamed Qanyare Afrax, Muuse Suudi Yalaxow , Barre Hiiraale iyo xubno kale ay ku doonayeen inay odayaasha beesha ku qanciyaan inuu shir uga furmo magaalada Balcad. Odayaasha Reer Mataan ayaa arintaasi si gaar ah iyo si guudba uga wada hadlay , waxayna isla jeex jeexeen fikradda ay soo jeediyeen wasiirada ku jira dawladda. Odayaashu waxay sheegeen inaysan macquul ula muuqan inuu shir is bahaysi uu ka dhoco magaalada Balcad taasoo keeni karta isku dhac beesha naf ahaanteeda iyo iskudhac umadda Soomaaliyeed. Dhowr goor ayay isku dayeen inay hogaamiyeyaasha wasiirada ka ah dawladda ay odayaasha beesha ka dhaadhiciyaan ogolaanshaha shirkaasi , hase ahaatee markii ugu danbasyay ayaa shirkii lagu kala dareeray ayadoo uusan wax is fahan ah ka dhicin. Odayaasha beesha Reer Mataan waxay sheegeen inay tix galinayaan qaraarkii dhawaan kasoo baxay beesha Muddullood ee ah in laga hortago shirka la sheegayo inuu ka dhacayo magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe. Xilligii la ballan qaaday shirkaasi oo taagan iyo ayadoo lagu heshiin waayay in shirkaasi la ogolaado waxay sii adkaysay in is bahaysiga Baraawe ay u suuro gasho inay inay fariisin ka dhigtaan degmada Balcad oo ah meel aan ka fogayn degmada Jowhar. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Kulankii mal mahaan lahadal haayey oo ka dhicilahaa dagmada balcad oo u muuqda mid fashilmaya E-MAIL THIS PRINT THIS www.goobjoog.net Liibaan cabdi Cali,Muqdisho Kulankaan oo dhaxmari lahaa isbahaysigii la oran jiray samabixinta oo hada ay mas'uuliyintiisa kawada tirsan labada gole ee dowlada oo maalmihii lasoo dhaafay la hadal hayay in uu ka dhici doono degmada balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxa uu muran xoogan kataagay yahay qabsamidiisa Mas'uuliyiinta dowaldda ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa war ay ka soo saareen gabagabada kulamo malmahan u socday waxaa ay ku sheegeen in kulankoodii degmada balcad ka dhici lahaa uu ku yimid dib u dhac,iyagoo aan cayimin xilliga rasmi ahaaneed ee uu dhici doono. Mas'uuliyiintan ayaa kulamadoodii ugu danbeeyay waxaa ay ku kala yeesheen hotelada Amiira iyo Saxafi ee magaalada Muqdisho ,waxaana ka qeybgalay wasiirada hubeysan ee kala ah :Muuse Suudi ,maxamed Qanyare,barre Hiiraale iyo Xildhibaan Xaabsade walow uu ka maqnaa wasiirka howlaha guud iyo guryenyta Cusmaan caato oo ilaa iyo iminka aan la sheegin sababta uu uga maqnaaday kulankaasi Maxamed Qanyare oo kulankii hotel Amiira ka dhacay kaddib warfidiyeenada la hadlayay ayaa sheegay in wali aaney si rasmi ahaaneed kaga hadlin kulanka balcad ,waxaase uu kadhawaajiyay inloo maleynayo malinta Sabtida ah ee inasoo aadan in ay ka wadahad lidoonaan kulanka balcad.. Dhinaca kale maxamed Qanyare ayaa su'aalo dhowr ah oo ay wariyayashu weydiyeen ayaa waxaa kamid ahayd sida uu u arko warkii ra;isul wasaare geedi kasoo yeeray ee ku aadanaa in uu xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ku qabandoono kulan ay xubnaha golaha wasiiradu kasoo wada qeybgeli doonaan,waxaana uusheegay in wali aaney iyaga soo gaarin waraaqo arrintaa ku saabsan oo dhanka ra'isul wasaaraha ka yimid. waxuuna cara baabay in ay kulan kaasi aysan ka qabgali doonn ilaa ay bka helaan casuumaad rasmi ah.
-
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta ku baaqay nabad isla markaana ku tallaalay degmada Jowhar Geed loogu magac daray geedka nabadda. Posted to the Web Sep 21, 17:12 Jowhar:- (PP) – Iyadoo maanta xaflad weyn oo lagu qabtay magaalada Jowhar loogu dabbaaldegay xuska maalinta nabadda adduunka oo ku beegnayd maanta oo ay bishu ahayd 21-ka September ayaa waxaa xafladdaas ka soo qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo halkaas ka jeediyay hadal ku saabsan nabadda, wuxuuna sheegay inay nabaddu tahay wax aanu qofku ka maarmi karin. “Nabaddu waa wax aan laga maarmi karin, waayo nabad haddaanay jirin waxaa jira dhibaato iyo colaad, taasina dadka dan uma aha†ayuu yiri hadalkiisa ku billaabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, wuxuuna tusaale ahaan u soo qaatay mar uu ka hadlayay nabadda iyo faa’iidada ay leedahay guryo jajaban oo ka ag-dhawaan goobta xafladda lagu qabtay, wuxuuna sheegay in haddii ay nabadi jirto aanay guryahaani sidaas u burbursanaadeen. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa sheegay inay dhankooda ay ku dadaali doonaan sidii ay heshiis ula qaadan lahaayeen cid walba oo heshiis doonaysa, wuxuuna yiri: “Haddii ninku naftiisa, maalkiisa iyo sharafkiisa la baxsan waayo wuu is difaacayaa, taasina ma ahan inuu doonayo colaadâ€. Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay xubno ka tirsan dowladda oo ay ka mid ahaayeen Ra’iisul wasaare Prof. Cali Maxamed Geeddi, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo xubno kale oo dhamaantoodna waxay ka hadleen sida loogu baahan yahay nabadda iyo in Soomaaliya ay maanta u baahan tahay nabad, waayo waxay sheegeen in nabadda ay si gaar ah iyaga u quseynayso. Markii xafladdu dhammaatay ayaa Madaxweyne C/llaahi Yuusuf wuxuu bannaan weyn ku talaalay geed loogu magac daray Geedka Nabadda isagoo sheegay in sanadkaan kiisa kale haddii RABBI idmo la harsan doono isagoo nabadda ka tarjumaya. Dhanka kale wararka ay Puntlandpost ka helayso Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu caawa ka jeedin doono xaflad lagu maamusayo maalintaan oo ka dhacaysa Degmada Jowhar khudbad ku aaddan safarkii uu ku tagay dalka Mareykanka ugana qaybgalay shirkii Qarammada Midoobay. Maxamed Xuseen Jimcaale(Jantiile) Wakiilka Puntlandpost -Muqdisho,Soomaaliya contact us:webmaster@puntlandpost.com
-
Somalia: Will Barre Hirale’s doctrine salvage Somalia?
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Interesting article, peace needs a chance but lets not get carried away. The media based in or at least influanced by Mogadishu seems to hype up the coming war. Like I have said there will be no major conflict, the time for that has passed. A mopping up operation might entail. However if Hiiraale is to save Somalia, then I for one will welcome it.. -
The power of PUNTLAND as told by Dayniile/Onkod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Ok, the thread was a joke. Second that prediction of yours was just as funny, I rememeber a 30,000 army heading towards Las Ano. That was three years ago.. -
^^^ Look, our brothers from the North West still belive they have a democracy, that they beat Siyad barre by themselves only to have his stooges rule them. They belive British Somaliland terrirory is sacred and yet the Somali republic territory and historical experience is just trash. Toolstoy and others can day dream for another 14 years for all I care. Its good to dream however I doubt these clan fachist's will ever make that into areality.... So are you in SOOL, SANAAG and CAYN yet???????