General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ Two points, what happened in Mogadishu I have long appluaded. I united city under one adminstration. Refer back to my post wehn the battle was fresh. [bI put to you that Mogadishu has many clans, that while the armed ones have liberated themselves from their own warlords the unarmed cans have yet to liberate themselves from the armed ones. So we still wait for justice for at least more than 50% of that cities population..[/b] As for the courts, It is a joke to suppose that this group will be able to capture any more ground, taking a look at that list which MMA forwwarded, who on earth will agree, apart from Olol and the rest of the clan supremists to it? The clan courts are at this moment in Khartoum ready to negotiate, a delegation headed by Shiekh Sharif now what happened to the JIHAD? Have the Ethiopian troops left? UCHI, I am in no doubt that if all the clan courts attacked they would find it hard to capture my little town. Thats the nature of clan warfare, Aydeed failed before and he had 20,000 die hard troops...
  2. ^^^Ubahane I love your daydream, sadly we have come accustomed to your rants. Christian Eritria is using the courts to further its agenda. It has rightly understood that these people are not real Islamic movement thus not a threat to them... Christian Ethiopia is using the TFG also to futher its gains. Dhubad the Amara regime is even worse than the one in Adis and has suppressed countless Muslims in that country.. It is not propoganda nor from your phantom enemy....
  3. Somali gov accuses Eritrea of supplying Islamists August 26, 2006, By ANDnetwork .com An envoy from the powerless Somali government told the African Union on Friday that Eritrea was sending arms and troops to support the Union of Islamic Courts, who currently control much of south and central Somalia. AbdiKarim Farah, Somalia's envoy for the African Union's (AU's) peace and security council, said that Eritrea were becoming increasingly involved in Somalia, and that its involvement was threatening to the government. Farah said that shipments of arms and troops arrived at the port of Mogadishu from Eritrea, and that one of the ships carried 1 500 Eritrean troops. Farah blamed the stagnated peace talks between the government and Islamists on Eritrea's intervention which frustrated the Arab Leagues efforts to mediate the peace talks. The accusation comes amidst statements from Sheikh Hassan Dahir Aweys, the head of the Islamists, who said that war with Ethiopia is imminent as they refused to withdraw troops sent in to south western Somalia to protect the government. Analysts warn that the current scenario could play out in a similar fashion to that of the Cold War where America and Russian used a number of indirect wars, or proxy wars, to fight their battles. Somalia could become a war zone in which Ethiopia and Eritrea settle old scores, a move which would impact very negatively on the region. AND Agencies
  4. Xamar 101. The people of Mogadishu you speak of are which ones? The clan of Xasan Dahir or the multitude who have been under oppression for the past 16 years? You say you support these courts but who are they, they belong to the same armed clans that we called warlords, a change of shirt means nothing as we have seen. The usual suspects are still around including Xasan Dahir and Inda Cade... Ubahane, I am not one who hides behind anything, it has abeen a number of weeks since you have been calling for a Jihad and promising like your uncle Abdiqasin to sacrifice yourself agaisnt the Tigray... But you are still here Also what happened to attacking Baidoa? Bravado and false claims are yours mate, I told you before go get a job with Shabbele.news they chatt thet same garbage.. NN, you hit the nail on the head, they talk a good game but now Mudug is out of bounds for them, they vacated the last settlement Galinsoot a couple of days ago without a shot... The clan courts will be opposed by all Somali's including Puntland, reer Bay & Bakool, Jubas and so on because we want equality and not the USC pipe dream of clan dominance...
  5. Red Sea, The courts is based solely on clan yet they pretend to represent Somalia? They are the same people who looted southern Somalia, so please do not try to fool us. They have defeated the weak warlords of Mogadishu [bravo]and thus belive they can defeat anyone another lapse in jugdment. They have denied there is any trouble in lower Shabbele but some trouble in Galkacyu. The reason they have not attacked Baidoa and Puntland is they are not able at this time. It is going down to the gun. Puntland supports the TFG not because it has more members than any other clan nor that it has more officials but because it wants to create federal areas for everyone that wishes. The courts like General Aydeed believe they can impose their will on others through the barrel of the gun. They can not and will find out very soon. It seems to be going down to an all out war. This will benefit the secesionist the most, but lets hope it can be averted...
  6. An all out war is on the horizon, Puntland and the clan courts are left to battle for what remains of Southern Somalia.. Puntland troops are in Lower Mudug, Bay and Bakool.. Courts control Lower Shabbele and much of the south. It will be a war, between two clans, between two institutions, TFG and Courts..
  7. How some can give credit to these courts regarding the rights of the unarmed clans, I do not belive they are a minority but that they have less killers and bandits than the so called majority clans. The clan courts are based on the armed clans. They support the likes of Inda Cade and Co who control large areas of these unarmed clans. Thw 4.5 formula is bull. But it does not kill people nor does it take their lands. The courts should end the occupation, arm these clans and let there be a census and majority rules, oops they are against democracy right.... If not the TFG should arm these clans and let them reclaim their villages and lands and all will be well.
  8. Juje, the man is in dillusional land. He is against IGAD but contested the election of October 2004. He lost then and will lose now. So long as this ICU is based on his sub-clans wishes they wll not gain popular support. Somalia has changed and just controling Mogadishu and keeping on with the same old lame occupation will not strengthen these people. I said before it is a welcome development for the TFG that at last Xasan Dahir, Inda Cade, Seeraar and Abdiqasin are coming out of the closet...
  9. BAYDHABO: Xubnaha Golaha Wasiirrada oo goor dhaweyd lagu dhaariyay Xarunta Golahaas uu ku leeyahay Baydhabo Posted to the Web Aug 22, 17:46 Baydhabo (PP) – Wasiirrada, Wasiir u dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Dolwdda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd lagu dhaariyay xarunta Golaha Wasiirrada ee Magaalada Baydhabo. Xafladda dhaarinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Axmed, iyadoo ay sidoo kale ka soo qaybgaleen xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo dadweyne kale, waxaana xubnaha la dhaariyay ay kala ahaayeen: Magacyada Wasiirrada cusub iyo jagooyinka loo magacaabay: 1. Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda, Xasan Abshir Faarax 2. Wasiirka A/Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, Ismaaciil Buubaa 3. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Ceydiid 4. Wasiirka Garsoorka, Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 5. Wasaarada Beeraha, C/qaadir Nuur Carraale 6. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Fedaraalka, C/llaahi Sh. Ismaaciil 7. Wasiirka Maaliyada, Xasan Maxamed Nuur (Shaar-guduud) 8. Wasiirka Qorsheynta iyo Tirikoobka, Xuseen Ceelaabe Faahiye 9. Wasiirka Horumarinta iyo A/Qoyska, Fowsiyo Maxamed Sheekh 10. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Saalim C. Ibroow 11. Wasiirka Amniga Qaranka, C/llaahi Cabdi Garruun 12. Wasiirka Gaashaandhigga, Barre Aadan Shire (Hiiraale) 13. Wasiirka Betroolka iyo Tamarta, C/llaahi Yuusuf Maxamed 14. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta, Gacmo-dheere 15. Wasiirka Dekada iyo Gaadiidka Badda, Cali Ismaaciil Cabdi Giir 16. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Maxamed I. Xaabsade 17. Wasiirka Ganacsiga, C/llaahi Axmed Afrax 18. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxamud Salaad Nuur 19. Wasiirka Waxbarashada, C/raxmaan Cabdi Waare 20. Wasiirka Awqaafta iyo A/Diinta, Sh. Xasan Ismaaciil Bile 21. Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha, Saalax Cali Faarax 22. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Cabdi Maxamed Tarax 23. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xuseen Maxamud Sh Xuseen 24. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Mowlid Macaane Maxamed 25. Wasiirka Deegaanka, Maxamed Maxamud Xeyd 26. Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta, Saciid Xasan Shire 27. Wasiirka Caafimaadka, C/casiis Sheekh Yuusuf 28. Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamud C/llaahi (Sifir) 29. Wasiirka Warshadaha, Maxamed C/llaahi Kaamil 30. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta, Cali Maxamed Maxamud Xayd 31. Wasiirka Warfaafinta, Cali Axmed Jaamac Jingili Magacyada Xubnaha loo magacabaay Wasiir u dowlayaasha: 1. iiru Dawlaha Arrimaha Gudaha, Maxmud Sayid Aadan 2. Wasiiru Dawlaha Maaliyada, C/kariim Axmed Cali 3. Wasiiru Dawlaha Kaluumaysiga, Cabdalla Boos Axmed 4. Wasiiru Dawlaha Warfaafinta, Khadiijo Maxamed Diiriye 5. Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Tirikoobka, Sheekh Aadan Mad-deer Magacyada Wasiir ku xigeennada Dowladda Federaalka: 1. Wasiir ku xigeenka arimaha dibadda, Xasan Axmed Jamac 2. Wasiir ku xigeenak arrimaha diinta iyo awqaafta, Cali Sh, Maxamed Nuur. 3. Wasiir ku xigeenka bartoolka iyo Tamarta, Ibraahim Xuseen Cali Saalax. 4. Wasiir ku xigeenka beeraha, Xuseen Cismaan Xuseen. 5. wasiir ku xigeenka boostada iyo isgaarsiinta, C/raxmaan cismaan daahir. 5. Wasiir ku xigeenka caafimaadka, Ciise Wehliye Maalin 7. Wasiir ku xigeenka dalxiiska iyo duurjoogta, Maxamed Cali Daheeye. 8. Wasiir ku xigeenka Amniga qaranka, Bashiir Maxamed Aadan. 9. Wasiir ku xigeenka dastuurka iyo A/federaalka, C/kaafi Macalin Xasan. 10. Wasiir ku xigeenka dhalin yarada iyo isboortiga, Axmed Ciise Cawaale. 11. Wasiir ku xigeenka dib u dhiska iyo dib u dajinta, Khadar Biixi Caalin. 12. Wasiir ku xigeenka gaashaan dhiga, Salaad Cali Jeelle. 13. Wasiir ku xigeenka gaadiidka cirka iyo dhulka, C/laahi Axmed Cabdulle. 14. Wasiir ku xigeenka ganacsiga, C/fitaax Ibraahim Raashid 15. Wasiir ku xigeenka garsoorka, Xassan Buraale Maxamed. 16. Wasiir ku xigeenka hawaha guud iyo guryaynta, Xasan Cumar Maxamed 17. Wasiir ku xigeenka hidaha iyo tacliinta sare, Deeqa Jaamac Jibriil. 18. Wasiir ku xigeenka horumarinta haweenka, Caasah C/laahi Ciise. 19. Wasiir ku xigenka xanaanada xoolaha, Cumar Aadan Xassan. 20. Wasiir ku xigeenka macdanta iyo biyaha, Axmed Maxamed Cabdi. 21. Wasiir ku xigeenka waxbarashada, Mukhtaar Maxamed Yuusuf. 22. Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga, Maxamed Xasan Ibraahim. 23. Wasiir ku xigenka Maaliyadda, Mire Xaaji Faarax. 24. Wasiir ku xigeenka Shaqada, C/qaadir Sh, Maxamed Nuur. 25. Wasiir ku xigeenka warfaafinta, Faarax Cali Maxamuud. 26. Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha, Fahma Axmed Nuur. 27. Wasiir ku xigeenka Dekedaha, Maxamed Sh, isxaaq (Abaadir) 28. Wasiir ku xigeenka dib u heshiisiinta, Ibraahim Maxamed Isxaaq. 29. Wasiir ku xigeenka Deegaanka, Maxamed Cismaan Bulbul. 30. Wasiir ku xigeenka Warshadaha, Axmed Maxamed Loxos. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho E-mail; puntlandpostmog@hotmail.com
  10. ^^^ I like the way you summarised it. Nicely put. The clan thing is terrible, Xasan Dahir defends the thugs in lower Shabbele becaue of clan. He rushed to Galkacyu 700 KM away and then avoided the issue which was 30km in Afgoye. The same reason the clan court does not touch Inda Cade and A/Qasin is singing like a canarie... Also funny how Xasan Dahir moved back to Mogadishu as soon as A/qaybdeed started making noise...
  11. Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Maamulka ka jira Shabeellaha Hoose Hoose la meel dhigay Maamulada ka jira Puntland, Somaliland iyo Dooxada Jubba. {Muqdisho}22-08-06 Tan iyo markii ay soo baxday awooda Maxkamadaha Islaamiga ee ka jira Soomaaliya waxaa jiray su’aalo dhawr ah oo soo noqnoqday kuwaas oo ay dadka iska weydiinayeen bal waxa ay Maxkamadaha ka yeelayaan Maamulka uu Madaxda ka yahay Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde), ), dad badan ayaa waxay rumeysan yihiin in Indha Cadde xoog ku joogo Gobolkaas sidaas darted loo baahan yahay in tallaabo la mid ah tii laga qaaday Maamuladii Maxamed Dheere iyo Yuusuf Dabageed waa Jowhar iyo Hiiraan laga qaado. Haddaba Labada Mas’uul ee ugu sareysa Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya waa Sheekh Xasan Dahir Aweys iyo Sheekh Shariif Aheekh Axmed ayaa labadaba waxay difaaceen Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose uu madaxda ka yahay Indha Cadde. Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya Wadaadka lagu Magacabo Xasan Dahir Aweys waxaa uu sheegay in Gobolka Shabeellaha hoose uu ka jiro Maamul sidaas darted Maxkamadaha aysan u soo jeesan. “Dadku waa kuwu degdeg badan ku jiraan, waana deg deg badan yihiin, haddii Gobolka shabeellaha hoose wax uun ka jiraan waxaa lagu xalin doonnaa si degan oo dib loogu soo saxayo Maamulkaâ€ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys. Waxaa uu sheegay in Maamulka ka jira Shabeellaha hoose uu la mid yahay Maamulada ka jira Somaliland, Puntland iyo Jubbooyinka waa sida uu hadalka u dhigay. Dad badan ayaa waxay la yaab ku noqotay dhawaaqa cusub ee Maxkamadaha ku difaacayaan Maamulka uu madaxda ka yahay Sheekh Yuusuf Indha Cadde xilli dadku sugayeen in tallaabo cad laga qaado Indha Cadde iyo Maleeshiyadiisa News Desk WidhWidh Online
  12. Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa ka socda maamul goboleedka Puntland oo qabsaday deegaanka Bandiiradley. August 22- 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia Afhayeen u hadlay midowga maxaakiimta Islaamiga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa ka tirsan maamul goboleedka Puntland ay qabsadeen deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug. Maxamed Maxamuud Jimcaale Caga weyne oo ah Afhayeenka midowga maxaakiimta Islaamiga ee gobolada dhaxe ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa sheegay in ciidamo wato 43 tikniko ah oo isugu jiro ciidamo Itoobiyaan ah kuwa ka yimid maamul goboleedka Puntland iyo kuwa taabacsan Col. Cabdi Qeybdiid oo xubin ka ahaa isbaheysigii la dagaalanka argagaxisada ay maanta soo gaareen magaalada Bandiiradley iyagoo halkaa gacan ku heynteeda la wareegay. Maxamed Maxamuud Jimcaale Cagaweyne Afhayeenka midowga maxaakiimta gobolada dhexe waxa kale oo uu intaas ku daray in ciidamada maxaakiimta Islaamiga sahankooda iyo ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa maamul goboleedka Puntland sahan ka socday ay isku dhaceen agagaarka deegaanka Bandiiradley. Caga weyne waxa uu sheegay in maalmahan ay soo baxayeen in ciidamo Itobiyaan ah iyo kuwa ka socda maamul goboleedka Puntland oo taabacsan Cabdi Qeybdiid oo isagana halkaas maalmahan ka sameenayey dhaqdhaqaayo milatari ay sheegayeen inay soo gaari doonaan qeyba ka mid ah gobolada dhaxe ee Soomaaliya halkaas oo qeyba ka mid ah ay joogaan maxaakiimta Islaamiga. Afhayeenka Maxkamadaha ee gobolada dhaxe ayaa intaas ku daray in Saddax iyo Toban ka mid ah gawaarida gaashaaman ee ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa kale ee maamul goboleedka Puntland dib ugu laabteen Koonfurta magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay fariisin ka sameysteen. Maxamed Maxamuud Jimcaale Cagawayne waxa kale oo uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay il gaar ah ku eegaan dhaqdhaqaaqyada ciidamada Itoobiyaanka ka wadaan gobolada dhaxe ee Soomaaliya waxa uuna intaa ku daray in ciidamadaas ay doonayaan inay u soo dhaqaaqaan qeyba ka mid ah gobolada Mudug.
  13. Maleeshiyaad taabacsan Cabdi Qeybdiid iyo maamulka puntland oo la wareegay gacan ku haynta Degaanka Bandiiraley ee gobolka Mudug. MudugNet, Muqdisho.Talaado, August 22, 2006. Afhayeenka Maxkamada islaamiga ee Al-furqaan Maxamed Maxamuud Jimcaale (Cagaweyne) ayaa sheegay in maleeshiyaad taabacsan Cornel Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo maamulka Puntland ay maanta la wareegeen gacan ku haynta Degaanka Bandiiradley oo 60 dhinaca Koonfur kaga beegan magaalada Gaalkacyo. Cagaweyne oo ku sugan Degaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamadoodu iyo kuwa qabsaday degaanka Bandiiradley saakay uu isku horimaad ku dhex maray halkaasi,haatanna Ciidamada maxkamada Al-Furqaan ay ku sugan yihiin Tuulo 10km u jirta Bandiiradley. Dhawaan ayaa Ciidamo ka socda maxkamada islaamiga Al-furqaan waxa ay tageen Degaanka Bandiiradley, balse dib uga soo laabtay markii ay rabshado kala hor yimaadeen dad diidan maxaakiimta islaamiga. Colaad Muqdisho
  14. GAALKACYO: Dagaal ka dhacay Degmada Bandiiradley iyo ciidammada Maxkamadaha oo xoog looga saaray halkaas Posted to the Web Aug 22, 17:46 Gaalkacyo (PP) - Wararka ka imaanaya Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa daboolka ka qaadaya in degmada Bandiiradley ee gobolkaas ay dagaal kula wareegeen ciidammo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo kuwo uu hoggaaminayo Col. Cabdi Qaybdiid. Dagaal la sheegay inuu sababay labada dhinac ee Maxkamadaha iyo Dhanka kale ee isbahaystay, waxaana la sheegay in dagaalkaas ay ku dhinteen in ku dhow 3-ruux ayna ku dhaawacmeen tiro kale oo aan la qeexin. Afhayeenka Maxkamadaha ee Gobollada dhexe Maxamuud Maxamed (Cago-weyne) ayaa u sheegay saxaafadda in ciidammadooda ay haatan ku sugan yihiin deegaan ka sokeeya Bandiiradley isla markaana lala wareegay Degmada Bandiiradley, waxaana uu sheegay in dagaalka uu ahaa mid aad u culus. Degmada Bandiiradley ayaa waxaa dhawaan gaaray ciidammada Maxkamadaha isla markaana waxay ka sameeyeen howlo ay ku sugayaan ammaanka sida ay sheegeen, waxayna ku eedeeyeen dagaalka maanta looga qabsaday Degmadaas inuu mas'uul ka yahay Col. Cabdi Qaybdiid oo horay looga eryay Muqdisho. Tani waxay noqonaysaa markii ugu horreysay oo Maxkamadaha looga awood badiyo Gobollada dhexe, mase jirto wax caddeynaya inay dib ugu laabtan doonaan Bandiiradley oo ka soo baxay Midowga Maxkamadaha Muqdisho. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho E-mail; puntlandpostmog@hotmail.com
  15. CAbdi Qaydiid oo maxaakiimta ka qabsaday Bandiiradley iyo G/soor B/diiradley/G/soor:-Wararka hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in tuulooyinka Gelinsoor iyo Bandiiradley uu maanta gelinkii danbe qabsaday Col Cabdi Qaybdiid, oo dhowaanahba ciidama urursi u joogay gobolka Mudug. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu billowday abaarihii 1da duhurnimo xilliga Soomaaliya waxana la sheegay inuu dagaalka oo dhex maray Ciidanka Qaybdiid iyo maxkamadda Al-furqaan oo hoostagta Maxaakiimta islaamiga, oo ayaantaanba ku sugnaa tuulooyinka G/soor iyo B/diiradley, iyaga oo ujeedkoodu ahaa inay nadaamka maxaakiimta ay geeyaan magaalada Gaalkacayo. Dagaalka oo aan faah faahin dheeraada laga hayn ayaa la caddeeyey in lagaga awood roonaday Ciidaanka Maxkamadda Alfurqaan, lagagna qabsaday saldhigyadii ay ku lahaayeen tuulooyinka Gelinsoor iyo Bandiiradley. Khasaaraha dagaalka weli lama hayo, waxaase in dagaalku qabsaday qirtay wadaadka hogaamiya maxkamada Al-furqaan oo lagu magacaabo Cagaweyne, waxaanu ku sheegay inay soo weerareen Cabdi Qaybdiid oo wata Ciidamo Puntland ah iyo kuwo Ethiopian ah. Sheekh Cagaweyne ayaa la asheegayaa inaan hadda si rasmi ah loo ogayn halka uu ku sugan yahay, waxaase wararka qaar sheegayaan in loo soo riixay dhanka degmada Caddaado. Wixii faahfaahin kala soco waayaha.com Xarunta wararka Waayaha.com
  16. Sheekh Shariif oo difaacay maamulka gobolka Shabeellaha hoose ka taliya ee lagu eedeynayo in dhibaato uu ku hayo dadka u dhashay gobolkaasi August 22, 2006 Markacadeey. -------------------------------------------------------------------------------- Guddoomiyaha golaha fulinta maxkamadaha Muqdisho ayaa maanta difaacay maamulka ka taliya gobolka Shabeellaha hoose oo lagu eedeeyo in uu dhibaato weyn ku hayo dadka u dhashay gobolkaasi, waxa uuna ka digay wax uu ku sheegay dacaayadaha ka dhanka ah maamulkaasi. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta xariga ka jaray Buundada Tisxiile oo dib u habeyn lagu sameeyay ayaa codsaday in la joojiyo dacaaydaha ka dhanka ah maamulka ka taliya gobolkaasi oo uu sheegay in dhiig fara badan ay u hureen nabada maanta ka jirta magaalada Muqdisho, mana loo baahna buu yiri in loogu abaal gudo waa ******** iyo isbaaro ayaa u taalla. Sheekh Shariif ayaaa sidoo kale uga digay warbaahitnta hadalada dacaayada ah ee laga fidinayo maamulka Shabeellaha hoose iyo maxaakimta islaamiga, waxa uuna sheegay dacaayadu in ay tahay tan wax bur burisa, fitnada abuurta, isagoo xusay in ay sixi doonaan wixii qaladaad ah ee ka jira gobolka Shabeellaha hoose. Sidoo kale Sheekh Shariif waxa uu ka hadlay qorshaha urur goboleedka IGAD ciidamada ay ugu soo dirayaan wadanka Soomaaliya, isagoo xusay in aysan qaadan doonin in IGAD dagaal ay u soo safriso dalka Soomaaliya. Waa markii ugu horeysay oo uu Sheekh Shariif ka hadlo arrinta gobolka Shabeellaha hoose oo dad badan ay isweydiinayeen goorta maxaakimta islaamiga ay la wareegayaan, isla markaana ay ku wareejinayaan dadka u dhashay gobolkaasi. Maxamed Carab Xafiiska Markacadeey Muqdisho
  17. Yo-Yo. If anyone is the very example of incompetence, nepotisam and corruption is Abdiqasin. The money he made in 200-2003 is the same one that is used to occupy the Lower Shabbele. Things are slowly coming out in the open. Which is great..
  18. Salamu Aliakum. Many thanks for the duas and kind words.. Duke..
  19. ^^^This is great news for President Yusuf. He will find easier dealing with a movement of clans than one based on religion.
  20. MUQDISHO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed: Halla Joojiyo dacaayadda lagu hayo Shabeellad Hoose, innaga ayaa... Posted to the Web Aug 21, 15:50 Muqdisho (PP) – Guddoomiyaha Golaha fulinta ee Maxkamadaha Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in shacabka Soomaaliyeed ay ka daayaan dacaayadda Gobolka Shabeellada Hoose iyo Maxkamadaha. Sheekhu wuxuu sheegay in dacayaad la fidiyo ay tahay fool xumo aad u weyn isla markaana aan loo dulqaadan karin wixii maanta ka dambeeyay in la dacaayadeeyo Shabeellada Hoose maamulka ka jira iyo shacabka ku dhaqan intaba, sidoo kalena aan loo dulqaadan karin in la af-lagaadeeyo Maxkamadaha Muqdisho. "Markii ay Maxkamaduhu ku jireen dagaalladii ay la galeen kooxihii shayaadiinta ahayd, gobolka shabeellada dhexe maamulkiida iyo shacabigiisuba waxay ahaayeen kuwo la saftay Maxkamadaha, marka ma ahan inaan maanta ugu abaal-gudno dacaayad iyo dhibaatooyin kale" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Sheekhu wuxuu sheegay in maamulka ka jira Shabeellada Hoose haddii uu qaladaqad leeyahay ay iyagu u taagan yihiin inay saxaan isla markaana aan loo baahanayn in dacaayado la furo xilligaan. "Waxaan diyaar u nahay inaan wax ka qabanno maamulka shabeellada hoose qaladaadkiisa, balse ma ahan inaan dacaayadeyno intaas ka hor, balse markii aan maamul u sameyno Magaalada Muqdisho ayaan fiirin doonnaa dhanka Shabeellada Hoose isla markaana aan wax saxaynaa" ayuu yiri Sheekha oo sheegay. Waa markii guu horreysay oo uu Sheekh Shariif Sheekh Axmed ka hadlo maamulka Shabeellada Hoose, waxaana tani ay ka dhigaysaa in Maxkamaduhu ay qorsheynayaan inay wax uun ka qaban doonaan Maamulka shabeellada Hoose oo ah utun qof walba oo Soomaali ah ku taagan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  21. Sheekh Xassan Daahir::: Maamulka Sh/hoose waa mid lamid ah kuwa Puntland iyo Somaliland Last Updated::2006-08-22 14:00:50 Muqdisho:- Hogaamiyaha Maxkamadaha Islaamiga ahna Guddoomiye Golaha Shuurada ayaa markii ugu horeysay Muujiyey taageerada uu hayo Maamulka Shabeelada Hoose. Sheekh Xassan Daahir Aweys oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga jawaabay su'aalo la xariira kulamo la sheegay in ay hogaamiyaasha Maxkamadaha ka yeesheen arrinta Gobalka Shabeelada Hoose oo uu indhawaale murran ka taagnaa. Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ka hadlayey maamulka Yusuf Siyaad indhacade ayaa sheegay [...Maxkamadaha waan u sheegnay in Gobalka Shabeelada Hoose uu leeyahay Maamul...] ayuu yiri Sheekh Xassan Daahir Aweys oo intaa ku daray in dadka qaarkiis ay aad u deg deg badan yihiin. Wuxuu sheegay in Maamul uu ka jiro gobalka Shabeelada Hoose asagoo meesha ka saaray in maamulkaasi la bedalo. Sheekh Xassan Daahir Aweys ayaa yiri [...gobalkaasi maamul baa ka jira maamulkaasina waa mid taageeray Maxkamadaha isla markaana qeyb ka ah, wuxuuna lamid yahay maamulada dalka Soomaaliya kajira sida Puntland, Somaliland iyo Jubooyinka...] Sheekha Xassan Daahir ayaa sheegay in la sixi doono wixii khaladaad ah oo jira balse maamulka shabeelada hoose uu yahay mid dhiigiisa u huray dhaq dhaqaaqa Maxkamadaha Islaamiga. Warkan kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Maxkamadaha Islaamiga ayaa ah mid lamid ah warkii uu shalay soo saaray Guddoomiyaha Golaha Fulinta Shiikh Shariif Axmed oo asagu sheegay in la joojiyo daacayada lidka ku ah Maamulka Shabeelada Hoose. Shiikh Shariif Axmed oo horey loo sheegay inuu khilaaf soo dhexgalay Yusuf Siyaad Indhacade, ayaa mar uu shalay gaaray deegaanka Tixsiile ee degmada Afgooye (Sh/hoose), halkaasi oo shalay lagu qabtay munaasabad lagu furayey buundooyin dayactir lagu sameeyey. Shiikh Shariif Axmed oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Maxkamadaha ay hada ku mashquulsan yihiin Gobalka Banaadir, isla markaana Gobalka Shabeelada Hoose uu hada ka jiro maamul qeyb ka ah kacdoonka Maxkamadaha Islaamiga. Shiikh Shariif Axmed ayaa sheegay in maamulka Shabeelada hoose taageeradiisa aan loogu bedali karin waxa aysan mudneyn, balse sheegay in la dhisi doono Maxkamado gobalkaasi, marka ay kasoo faro xashaan Gobalka Banaadir. Erayada taageerada ah ee labada hogaamiye ee ugu sareeya Maxkamadaha Islaamiga ay ku taageereen maamulka Shabeelada Hoose ee Yusuf Siyaad Indhacade ayaa kusoo beegmay xili ay shacabka Soomaaliyeed isha ku hayaan baaqyada kasoo baxaya dadka ku dhaqan deegaanka Shabeelada Hoose oo codsaday in Maxkamadaha ay deegaankaasi yimaadaan. Maamulka Yusuf Siyaad Indhacade ee ka arrimiya Gobalka Shabeelada Hoose ayaa horey xabsiyada magaalooyinka Baraawe iyo Afgooye ugu xiray shaqsiyaad si toos ah u taageeray in Maxkamadaha Islaamiga ah ay la wareegaan gacan ku heynta gobalkaasi. Waxaa sidoo kale jiray culumaa'udiin kamid ah Maxkamadaha Islaamiga oo laga soo celiyey safar ay ku tageen magaalada Marka, arrintaasi oo la sheegay in ay keentay khilaaf soo kala dhexgalay mas'uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamiga. Balse waxaa hada muuqata in Mas'uuliyiinta Maxkamadaha ay meesha ka saareen khilaafkaasi isla markaana go'aansaday in dib loo dhigo arrimaha la xariira gobalka Shabeelada Hoose, loona daayo maamulka hada ka jira deegaanadaasi. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  22. It is not 1967, the Arab and Muslim world is waking up.
  23. My apology for the very late message of congratulation. I hope all the best and may Allah bestow his bounty upon the new family. Congrats Mr M. Deep and to his new bride...
  24. ^^^^ We need to take a step back, they the Ethiopians will suffer if they continue such agression. I call on all Somali's to denounce such acts, and to support the people of Balanbale..
  25. ^^^Olol you are clever, damn... Never the less one clan can not claim lorship over others.. Sorry mate you must vacate the lower Shabbele, I mean in terms of power..