
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Baydhabo: Shaati guduud iyo Kiish Bur oo is casilay. Wednesday, August 02, 2006 Baydhabo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhab waxay sheegayaan inay xukuumadda iska casileen illamaa saddex wasiir oo ka tirsan wasiirada Federaalka. Wasiirada is casilay waxaa kamid ah wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Ibraahim Kiish Bur iyo wasiirka beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaati-guduud). Xubnahan wasirada ah ayaa ah xubnaha dawladda u matalaya gobollada Baay iyo Bakool, waxayna istiqaaladdooda hor dhigeen raysulwasaaraha Soomaaliya. Is casilaadda wasiiradan ayaa daba socoto is casilaado xiriir ah oo ay samaynayeen wasiirada dawladda Federaalka Soomaaliya , Tirada wasiirada is casilay ayaa iminka maraya 31 xubnood oo isugu jira wasiiro, wasiir kuxigeenno , iyo wasiiru dawlayaal ka biyo diidan raysulwasaare Geeddi. Sida uu noo sheegay wariyahayaga magaalada Baydhabo, waxaa laga yaabaa in is casilaadda wasiirada dawladda Federaalka ay sii socoto. Is casilaadda wasiiradan ayaa kusoo beegmaysa maalmo yar kadib markii cod loo qaaday xukuumadda Cali Maxamed Geeddi uu ka bad baaday in la rido. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Saxib he is your President after all, yo can say what ever you feel. It's an interesting time we find ourself's in, the TFG as a whole is not against the talks with the courts. Thats good news. We wait and see..
-
^^^lol.. I guess they will follow soon to, Barre will probably but I doubt Mr Sayid, but who knows. There is a new split this time its Geedi Vs Yusuf/Sharif Xasan.. Geedi's survival on Sunday was even a shock to the old man..
-
TFG sends delegates to Khartoum ignoring the PM....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baydhabo: Dikreeto madaxwayne oo lagu amray in Shirka Khartoum la'aado. Wednesday, August 02, 2006 Baydhabo(AllPuntland)- Madaxwaynaha Soomaaliya Md: C/laahi Yuusuf Axmed ayaa xalay soo saaray warqad uu kaga dalbanayo xubno ka tirsan baarlamaanka inay ka qayb galaan shirka ka dhacaya magaalada Khartoum ee dhex mari doona dawladda iyo maxkamadaha. Madaxwayne Yuusuf wuxuu warqadiisa kusheegay in wafdi uu hor kacayo guddoomiyaha baarlamaanka inay tagaan magaalada Khartoum . Madaxwaynaha wax shuruud kuma xirin shirkaasi in laga qayb galo, ayadoo horay dawladdu uga walaacsanayd cidda shirka kala qayb galaysa . Raysulwasaare Geeddi oo hadalkan mid kaduwan oo ahaa in shirka Khartoum dib loo dhigayo sheegay ayaan wali laga hayn wax jawaab ah oo kusaabsan wafdiga tagaya Khartoum. Wafdiga guddoomiyaha raaci doona waxaa kamida ah sida la sheegay wasiir kuxigeenka warfaafinta Salaad Cali Jeelle, Xildhibaan Maxamed Guuleed Gacmodheere, Xildhibaan Afaraale, Xil: Cabdalla Boos iyo kuwo kaleeto. Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan ayaa horay uga sharqamiyay in kulanka Khartoum aan laga dib dhici doonin bisha Agosto labadeeda. Maxkamadaha Islaamiga Muqdisho lama garanayo in shirkaasi Khartoum ay tagi doonaan iyo in kaleeto. CCC Farayaamo AllPuntland Related Articles -
what happened to the nationalist Gedo lads?
-
Baydhabo: Wasiirada dawladda iska casilaya oo sii kordhaya . Wednesday, August 02, 2006 Baydhabo(AllPuntland)- Magaalada Baydhabo waxaa mar kale is casilaaddooda uga dhawaaqay wasiiro iyo wasiir kuxigeenno ka tirsan dawladda Federaalka Soomaaliya. Wasiiradan ayaa tiradoodu gaaraysaa ilamaa 11 wasiir iyo wasiir kuxigeenno oo qaybtooda ugu badan ay joogto magaalada Baydhabo. Wasiirada Iscasilay waxaa kamid ah:- 1-Xasan Abshir Faarax - Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda 2-Maxamuud Salad Nur - Wasiirka Macdanta iyo Biyaha 3-Cabdullahi Xashi Axmed (Cabdi Xaashi) - Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare 4-Cali Ismaaciil Cabdi Giir - Wasiirkii Gaadiidka Badda iyo Dekadaha 5-Cabdiraxman Yusuf Diiriye (Indha-Bur) - Wasiirkii ku-xigeenkii Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeenta, 6-Cabdullahi Axmed Azhari - Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, 7- Xasan Axmed Jaamac - Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda arimaha Dibadda. 8-Mire Xaaji Faarax - Wasiir ku-xigeenka lacagta 9-Cabdi Axmed Dhuxul - wasiir ku-xigeenka Xannaanda Xoolaha 10-Ciise Weheliye Maalin - Wasiir ku-xigeenka Iskaashiga Dowladaha 11-Siciid xasan Shire, wasiir ku xigeenka Horumarinta reer Miyaga. Horay waxaa dawladda isaga casilay 18 wasiir oo ka cabanayay xukuumadda uu madaxda u yahay Cali Maxamed Geeddi. Warar naga soo gaaraya magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in wasiiro kale ay maaggan yihiin inay is casilaan. Arintan ayaa dhabar jab ku noqonaysa dhisnaanshaha xukuumadda Cali Maxamed Geeddi , haddii ay sii bataan xubnaha dawladda iska casilaya. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Wasiiro hor leh oo iska casiledy xukuumada Ra’isalwasaare Geedi Baydhab0- 02.August.2006 Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay si tarab tarab ah isku casileyeen xubno ka mid ah golaha wasiirada ee xukuumada Ra’islawasaare Cali Max’ed Geedi ayaa waxaa iminka soo baxaya wasiiro hor leh oo iska casiley jagooyinkii ay ka hayeen xukuumada Federaalka Soomaaliya. Wasiiradii ugu dambeeyey ee shaaca ka qaadey inay iscasileen ayaa waxaa ka mid ah Xasan Abshir Faarax oo ahaa wasiirkii Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda, Cali Ismaaciil Cabdi Giir oo ahaa wasiirkii Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, wasiir kuxigeenkii Arimaha dibada Xasan Axmed Jaamac, C/raxmaan Yuusuf Diiriye(Indho-buur), wasiirkii ku xigeenkii Hawlaha Guud, Ciise Weheliye Maalin, wasiir kuxigeenkii Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah, Cabdi Xaashi Cabdilaahi Wasiir kuxigeenkii Hidaha iyo dhaqanka, Cabdullahi Axmed Azhari - Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka. Wasiirdan iscasiley ayaa ku macneeyey talaabadan inay tahay ka dib markii Ra’isalwasaaruhu isagoon la tashan uu ku dhawaaqey in dib loo dhigey shirkii magaalada Khartuum. Xasan Abshir Faarax oo ka mid ahaa wasiiradaas ayaa sheegay in markii xukuumada KMG ah ay ka badbaadey kalsooni daradii Baaralamanku u cod qaadey isla markaana la sugayey in la sii ambaqaado dib u heshiisiinta uu Ra’isalwasaaruhu si aan la tashi laheyn uu u sheegay in dib loo dhigey kulankii magaalada Khartuum, waxaana uu tilmaamey in Cali Max’ed Geedi aanu arimahaasi kala tashan golaha wasiirada waa sida Xasan Abshir hadalka u dhigay’e. Guud ahaan tirade xubnaha iska casiley xukuumada Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi ayaa waxay gaarayaan 39 xubnood oo isagu jira wasiiro, wasiir dawlayaal, iyo wasiir kuxigeeno. C/laahi Soomaali SBC Muqdisho.
-
Wafdi ka socda DFKMG ah oo ku sii jeeda Khartuum (Magacyadodo) Baydhabo- 02.August.2006 Wafdi heer sare oo ka socda golayaasha DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Khartuum ee caasiamda wadanka Suudaan, halkaasi oo lagu wado inay kaga qayb galaan kulamo la doonayo in ay kula xaajoodaan maxaakiimta Islaamiga ah. Wafdigan ayaa casuumada ka helay Jaamacada Carabta gaar ahaan xukuumada Suudaan, waxayna ka kooban yihiin 16 xubnood, iyadoo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan. Liiska xubnaha baxaya oo ay SBC heshay magacyadooda ayaa waxaa ka mid ah wafdigan Xildhibaan Cabdalla Boos, Xildhibaan Max’ed Xuseen Afaraale, Xildhibaan C/qaadir Sheekh Max’ed, Xildhibaan Max’ed Max’uud Guuleed(Gacmadheere) oo horey u ahaa wasiirkii horumarinta reer miyiga balse dhawaan xilkaasi iska casiley, wasiir kuxigeenka warfaafinta Salaad Cali Jeele. Warka ayaa wuxuu intaasi ku darayaa in liiska xubnahan la diyaariyey 24-kii bishii July waxaana sida wadajir ah u diyaariyey Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Gudoomiye Shariif Xasan. Safarka wafigan ee maanta ay ugu jeedaan magaalada Khartuum ayaa wuxuu ku soo aadayaa iyadoo shaley Ra’isalwasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Prof.Cali Max’ed Geedi uu daboolka ka qaadey in uu codsadey in mudo 15 maalmood ah dib loogu dhigo kulanka magaalada Khartuum ku dhexmari lahaa DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Midowga Maxaakiimta Islaamiga. Ra’islawasaaraha ayaa sheegay in isaga iyo wakiilka Jaamacada Carabta ee magaalada Nairobi, waxaase si adag uga soo horjeestey hadalka Ra’isalwasaaraha Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka KMG. Kulan gaar ah oo xaley dhexmarey Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Gudoomiyaha Baarlamanka ayaa looga Hadley wafdigan saaka socdaalaya, iyadoo laga soo xigtey Madaxweynaha DFKMG ah in uusan ka warheyn dib u dhigis lagu sameeyo wadahadaladii dhexmari lahaa xukuumada Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamiga. Wararkan iska soo horjeeda ee ka soo baxay madaxda DFKMG ah ayaa u muuqana kuwa khilaaf ku keeni karaa DFKMG ah oo mudadii labada sano aheyd ee ay jirtey u jilbo xirneyd khilaaf u dhaxeeya dhexdeeda. Keyse Caamir SBC Nairobi.
-
Khudbadii Madaxweynaha Puntland ee sanadguurada 8aad ee Dowlad Gobaleedka Puntland. Last Updated::2006-08-01 20:43:37 Gaalkacyo:- Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa khudbadii maanta ee Madaxweynaha Puntland oo qoraal ah. KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE MUNAASABADDA SANAD-GUURADA 8 AAD EE DHALASHADII D/GOBOLEEDKA PUNTLAND EE SOOMAALIYA Maanta oo ku aaddan sanad-guurada 8aad ee asaaskii D/Goboleeka Puntland ee Soomaaliya waxaan hambalyo diirran u dirayaa bulsho-weynta Puntland, anigoo horumar, barwaaqo iyo baraare u rajeynaya. Munaasabaddaani waxay qiime weyn u leedahay ma aha oo keliya Reer Puntland, balse waa mid Soomaali oo idil macne weyn ugu fadhida, maxaa yeelay Puntland waa D/Goboleedkii ugu horreysey oo fikrad federaali ah ku dhisanta. Bulshadeenu dhismihii Puntland wax badan bey ka faa’iddey,magac iyo sumcad ballaaran bey ka heshay,ilaa iyo xadna tallabooyin horumarineed oo badan baa la qaaday oo lagu guuleystey. Inkasta oo hawlo badan la qabtay, haddana waxaan shaki ku jirin in wax badani weli laaban yihiin.Sidaa darteed,waxaa loo baahan yahay dadaal dheeraad ah iyo shaqo badan, si loogu tallaabsado barnaamijyo lagu gaaro himilada dadkeena. Puntland waxaa ku jira khayraad badan oo ay dadkeenu ka qatan yihiin, saboolna ay ka yihiin.Waxaan ka shaqaynaynaa, haatanna meel fiican noo maraysa sidii bulshadeena looga faa’ideyn lahaa khayraadkaas dabiiciga ah,maxaa yeelay waa sida keliya oo dadkeena saboolnimada looga saari karo, waana sida keliya oo bulshadeena looga horumarin karo dhinacayada adeegyada bulshada siiba waxbarashada, caafimaadka iyo maciishadda. Si ujeeddadaasi meelmar u noqoto waxaa loo baahan yahay in nabadgelyada la xoojiyo, waxaa loo baahan yahay in midnimada la adkeeyo,danaha bulshadeenana meel looga soo wada jeesto. Dowladdu waxay ballan qaadaysaa inay intii karaankeed ah ka shaqayso barnaamijyada horumarinta,in la soo jiito maalgashiga shirkadaha caalamiga,si loo abuuro fursado shaqo iyo horumar dhaqaale. Waxaan bulshada Puntland ugu baaqayaa in hal gacan la noqdo iyo dhammaan qaybaha bulshadu xil iska saaraan sidii maalgashiga loo dhiirrigelin lahaa loona soo dhoweyn lahaa,maxaa yeelay waxay dani noogu jirtaa in dalka wax laga soo saaro. Nabadgelyadu waa waxa ugu muhimsan oo furaha u ah horumarka dalka,sidaa daraaddeed waxaan Reer Puntland ku boorrinayaa in nabadgelyada laga wada shaqeeyo. Dowladdu dhankeeda waxay xoog saari doontaa, si weyna ay uga shaqayn doontaa arrimaha amniga,waxaase loo baahan yahay in dadweynuhu kaalintiisa arrintaas ka qaato. Waxaan mar kale shacbiga Puntland ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 8 aad ee dhalashadii Puntland,waxaan ugu baaqayaa wadajir, midnimo iyo dadaal. Maxamuud Muuse Xirsi Madaxweynaha dowladda Puntland.
-
Somali Parliment should PREPARE to move to Mogadishu....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Art, the courts are a new power in Somalia, they pose a challange to the TFG which was build around the factions led by the various warlords. The warlords were a dangerous obsticle to the very existance of the TFG, it was these clan based courts who destroyed the warlords of Mogadishu and hence created this new reality. So far they have brought order to Mogadishu once the most unstable place in Somalia. I belive the TFG as an institution can be strengthened by incoporating and opening ita doors to the courts. -
Somali Parliment should PREPARE to move to Mogadishu....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Juje, Kindly explain why the TFG should not deal with the ICU the same way it deals with say Barre Hiiraale in Kismayu, Mohamed Dheere before him in Jowhar...? If the TFG will tolerate anyone with a couple of technicals and give them positions such as minister of security and commerce as was in the case with Qaynyare and Sudi. Why not give posts to these new men with guns? My point is why waste so much time when we all know that negotiation is the only way forward. Ignoring Paragon and his defence of all things Inda cade and the occupation of lower Shabbele. I belive by moving to Mogadishu peacefully the TFG would win the hearts of the local people and gain the support of many within the courts. Those who want confrontation on both sides would be side steped.. As for the Ethiopians, Eritrians and other players in this great game, thier role would diminish.. A new strategy needs to be put in place, bringing together the victors of Mogadishu closer to the TFG... Ngoon, nice to see you are still around mate. -
It is a fact that Mogadishu is safe and in the hands of a unified faction. The Somali Governemnt specialy the Parliment should aim to relocate back to Mogadishu. As soon as possible. This would create an opportunity to start the final chapter of this dark period in our history. Also this factions claim that they want peace and recognise the TFG, would be proven or disproven. There should be no fear of a lasting settlement and courage is required... There is no difference between Baidoa, Kismayu, Bossaso and Mogadishu. The era of the warlords is finished and it is time for unity and peace...
-
Xoogsade: Saxib I will as ever disagree with you. While Shekh Sharif is everything to you and you belive in his perfect person. I do not I will never agree to empower anyone with those many titles. Shiekh Sharif is head of an 11 clan courts system. Each sub-clan hailing from the powerful [H], has its own head and its own millitias, Al-Furqan, Ifka Xalin, Chircoole, Sisi and Dayniile. They come under a very loose umbrella which has Sharif Axmed the carrot, as spokesperson or Parliment speaker, Xasan Dahir as President and head, and who can forget Inda Cade as the stick, security chief [Home secretery].. So even in you utopian idealised world of courts there is a delegation of power based on clans. I guess you were trying to hood wink us, huh..Nice try. The matter of the unarmed clans, occupation of lower Shabbele and the looted properties have yet to be addressed. Great things have been done but lets not get carried away. I would also like to add, that the TFG has the legitimacy but lacks the leadership, getting a competent PM would go along way to establishing power..
-
Morgan used to relocate the tax he got from Juba to rebuilding Puntland I think its the other way round dude. Saxib stop with the reer Mudug bull. Morgan was not from Mudug and neither are Inda Cade, Hiiraale and oothers you mention. Reer Mudug have land and they have the skills to build it up. As for the Juba's please remember that it is Somali land and thus open to all. AllaMagan, support Hiiraale never the less kindly spare us the bull.
-
^^^Xoogsade, I heard that it would have been today but the tragic murder of Marxum Deerow has put back the meeting. I like the comment regarding Shiekh Sharif lol. But back to the TFG, the obsticle is Geedi, for his fear of losing his post has made utter absurd and contradictory statements. I belive that most of the Parliment want to negotiate with the courts and bring them into the structure of the TFG and also move to Mogadishu. NN: Geedi has proven to be a weak and selfish individual who has undermined any efforts to create a lasting peace. He was against going to Mogadishu, he was against goung to Baidoa, he was aainst the warlords then for them. He is against the courts now without any reason, he was for the Range deal, then against it. He is the biggest mistake A/Yusuf ever made..
-
R/wasaare Geeddi oo sheegay in dilkii Deerow ay ka dambeeyeen kooxo Argagixiso ah Posted to the MOL July 29, 2006, 10:11 am Shir jaraa'id oo uu ra'iisal wasaare Cali Max'ed Geeddi ku qabtay magaalada Baydhabo ayuu ku sheegayin in dilkii shalay loogu geystay Baydhabo wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha federaalka, C/dalla Deerow ***** oo ka mid ahaa wasiirada golihiisa wasiirada in ay ka dambeeyeen kooxo uu ku sheegay argagixiso ku sii xoogeysaneysa gobolka Geeska Afrika oo gacan ka helaya dalal Carbeed oo ay ugu horeeyaan, dowladda Liibiya, Masar, Ereteriya, iyo Iiraan oo ku soo biirtay mar dhow. “Falkan wuxuu ahaa mid lagu doonayay in lagu argagixiyo shacabka ku dhaqan gobolka Bay iyo dowladda federaalka, waxaan door weyn ka cayaaraya dowladdo ku caanbaxay qaribaada danaha umadda Soomaaliyeed†ayuu yiri Geeddi oo sheegay inuu maanta door biday inuu shirkiisa jaraa'id ku soo bandhigo dowladdaha sida gaarka ugu howlan duminta Qaranka Soomaaliyeed wuxuuna yiri. “Waxaan beesha caalamka ugu baaqayaa inay si deg deg ah uga hortagaan argagixisada isku dayaysan inay ku sii fido dalka Soomaalia iyo gebi ahaanba Mandiqada gobolka Geeska Afrika iyo weliba Qaarada, dhowr jeer ayaana sheegnay oo aan ku cel celinay inaaney aheyn arrin Qaranka Soomaaliyeed u gaar ah waana mid caalami ah oo dooneysa in si siman looga hortago oo gacan adag lagu qabtoâ€. “Waxaan si gaar ah farta ugu fiiqayaa dowladdaha ku caanbaxay dabka maanta ka kacsan Soomaaliya shidistiisa iyagoo soo maraya dalka Ereteriya oo doorka ugu weyn ka cayaareysa, waana dowladdaha Masar, Liibiya iyo Iiraan oo ku soo biirtay arrintaan, waxaana ugu baaqeynaa inay ka waantoobaan, waxaana si gaar ah ugu baaqayaa Qaramada midoobay, midowga Yurub, midowga Afrika iyo ururada caalamiga ah oo dhan inay deg deg wax uga qabtaan, dowladda Soomaaliyeedna waxay diyaar u tahay inay waqti kasta cadeyso arrimahaasi†ayuu mar kale yiri Geeddi. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo,Puntland,Somaliya Mudugonline.com
-
What in the world are you blaming Iran for? Iran? and Libya and Egypt, they do not even like each other...Geedi is mouthing of what ever he wants... Geedi::: Dalalka Masar, Liibiya iyo Iran ayaa taageeraya kooxaha... Last Updated::2006-07-29 16:34:14 Baydhabo:- Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Somaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ku dhaliiceyey dalal shisheeye in ay taageerayaan kooxo amni xumo ka wada gudaha Soomaaliya. Cali Geedi oo ka hadlayey warsaxaafadeed uu ku qabtay magaalada Baydhabo kadib aaskii Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ee la dilay. Geedi ayaa maanta markii ugu horeysay dhaliiceyn dusha uga tuuray dalal cusub, Ra'iisul wasaaraha ayaa sheegay in dalalka Masar, Iran iyo Liibiya ay kamid noqdeen kuwa taageerada u fidinaya kooxaha amniga xumada iyo argagaxinta ka wada gudaha dalka Soomaaliya. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dalalkaasi ay ummada iyo dowlada Soomaaliyeed u maleenayeen in ay yihiin kuwo saxiib la'ah danaha iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, balse ay nasiib daro ay tahay falalka ay wadaan. Geedi ayaa sidoo kale ku sheegay Dowlada Eritereya in ay si joogto ah u hubeynayso kooxo ku sugan gudaha Soomaaliya si markaasi buu yiri dalka Soomaaliya loogu horseedo dagaal horleh. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay in dalalkaasi uu Carabka ku dhuftay ay ku cadaadiyaan in ay ka waantoobaan qorshahooda u gaarka ah ay ka wadaan gudaha Soomaaliya. Argagaxiso Caalami ah Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay dilkii Marxuum Cabdalla Deerow in ay ka danbeeyeen Argagaxisada. Wuxuuna sheegay in dhibaatada Argagaxisadan aysan ahayn mid ka socota gudaha Soomaaliya oo kaliya Balse caalamka oo dhan ay ka jirto. Hogaamiyaha Xukuumada Federaalka ayaa Sheegay in lasoo qaban doono kuwii falkaasi ka danbeeyey sharcigana la horkeeni doono, asagoo markaasi xaqiijiyey inuu weli socdo baaritaanka. Dhaliiceynta ka timid Ra'iisul Wasaaraha ayaa kusoo beegantay ayadoo uu Cali Maxamed Geedi ku dhawaaqay in dowladiisa ay sare u qaadi doonto sugida amniga madaxda Dowlada, kadib markii shalay magaalada Baydhabo lagu dilay Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Marxuum Cabdalla Deerow ***** . Cali Maxamed Geedi iyo mas'uuliyiinta kale ee Dowlada oo ka qeyb galay aaskii Marxuumka ayaa dhaliiceyn weyn dusha uga tuuray kooxo ay ku tilmaamen in ay wadaan abaabul dagaalo sokeeye oo dalka Soomaaliya dib uga curta. Hadaladan lidka ku ah dalalkan uu Geedi magacaabay ayaa soo baxaya kadib markii ay Magaalada Muqdisho iyo Airporka Balidoogle kasoo degeen diyaarado saanad hub iyo raashin u siday Maxkamadaha Muqdisho, dayuuradahaasi oo ka kala yimid dalalka Liibiya iyo Eritereya. Hussein Farah HorseedNet.com
-
Brother Canoo, support no one distrust all the so called leaders including the courts, warlords, regional leaders and the TFG, avoid talking to these people. Put your head down work hard, help all those you can and pray to Allah for peace...
-
Urgent: Sick Somali girl [Hibaq Abdi Ali]... needs help
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Many thanks Olol mate you are a champ. I will go through this list and contact them.. Forward me anymore you have.. There was another group based in Australia that used to take children with severe cases from Somalia, can anyone forward me their contact? Please help, this young girl she lives in Mogadishu with her family and the doctors there can not help... For the sake of Allah help, it is not money I need but information... -
Dear fellow members. I have been contacted by a Somali organisation based in Mogadishu named IFTIN . They help women and children. They have brought to my attention the case of Hibaq Abdi Ali she is nine years old. She was born with an unknown illness, which the local medical authorities could not diagnose. She sufferes from a severe skin disorder, and with age has become worse. Lately it has started to affect her face covering her eyes and making her partially blind. She is the youngest of a family of 10, who suffered in the war. Her father left her when she was born because of the way she looked. Her mother is poor and unable to help her. I need you to help me in getting her case across to all relevent bodies that you may know or are familiar with.. Any organisation, telephone, websites any, kindly forward it on this thread... Can anyone forward me the contact of Mr Doloowa in Australia? Everyone please do your bit, I will forward more information regarding her case including pictures.. Do not hesitate to contact me on this web site.. Many thanks...
-
Dear fellow members. I have been contacted by a Somali organisation based in Mogadishu named IFTIN . They help women and children. They have brought to my attention the case of Hibaq Abdi Ali she is nine years old. She was born with an unknown illness, which the local medical authorities could not diagnose. She sufferes from a severe skin disorder, and with age has become worse. Lately it has started to affect her face covering her eyes and making her partially blind. She is the youngest of a family of 10, who suffered in the war. Her father left her when she was born because of the way she looked. Her mother is poor and unable to help her. I need you to help me in getting her case across to all relevent bodies that you may know or are familiar with.. Any organisation, telephone, websites any, kindly forward it on this thread... Can anyone forward me the contact of Mr Doloowa in Australia? Everyone please do your bit, I will forward more information regarding her case including pictures.. Do not hesitate to contact me on this web site.. Many thanks...
-
Dear fellow members. I have been contacted by a Somali organisation based in Mogadishu named IFTIN . They help women and children. They have brought to my attention the case of Hibaq Abdi Ali she is nine years old. She was born with an unknown illness, which the local medical authorities could not diagnose. She sufferes from a severe skin disorder, and with age has become worse. Lately it has started to affect her face covering her eyes and making her partially blind. She is the youngest of a family of 10, who suffered in the war. Her father left her when she was born because of the way she looked. Her mother is poor and unable to help her. I need you to help me in getting her case across to all relevent bodies that you may know or are familiar with.. Any organisation, telephone, websites any, kindly forward it on this thread... Can anyone forward me the contact of Mr Doloowa in Australia? Everyone please do your bit, I will forward more information regarding her case including pictures.. Do not hesitate to contact me on this web site.. Many thanks...
-
Dear fellow members. I have been contacted by a Somali organisation based in Mogadishu named IFTIN . They help women and children. They have brought to my attention the case of Hibaq Abdi Ali she is nine years old. She was born with an unknown illness, which the local medical authorities could not diagnose. She sufferes from a severe skin disorder, and with age has become worse. Lately it has started to affect her face covering her eyes and making her partially blind. She is the youngest of a family of 10, who suffered in the war. Her father left her when she was born because of the way she looked. Her mother is poor and unable to help her. I need you to help me in getting her case across to all relevent bodies that you may know or are familiar with.. Any organisation, telephone, websites any, kindly forward it on this thread... Can anyone forward me the contact of Mr Doloowa in Australia? Everyone please do your bit, I will forward more information regarding her case including pictures.. Do not hesitate to contact me on this web site.. Many thanks...