
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Dear fellow members. I have been contacted by a Somali organisation based in Mogadishu named IFTIN . They help women and children. They have brought to my attention the case of Hibaq Abdi Ali she is nine years old. She was born with an unknown illness, which the local medical authorities could not diagnose. She sufferes from a severe skin disorder, and with age has become worse. Lately it has started to affect her face covering her eyes and making her partially blind. She is the youngest of a family of 10, who suffered in the war. Her father left her when she was born because of the way she looked. Her mother is poor and unable to help her. I need you to help me in getting her case across to all relevent bodies that you may know or are familiar with.. Any organisation, telephone, websites any, kindly forward it on this thread... Can anyone forward me the contact of Mr Doloowa in Australia? Everyone please do your bit, I will forward more information regarding her case including pictures.. Do not hesitate to contact me on this web site.. Many thanks...
-
Somali lawmakers seek to remove PM Gedi from power By Guled Mohamed MOGADISHU, July 27 (Reuters) - Somali legislators are trying to remove Prime Minister Ali Mohamed Gedi from power, in a move government sources said on Thursday was aimed at persuading rival powerful Islamists to enter peace talks. A lawmaker said a vote of no confidence in Gedi had been presented to the speaker and would be debated on Saturday. Analysts see peace talks and power sharing as the only hope for averting war in Somalia, but Gedi's position would be vulnerable in any shared government as President Abdullahi Yusuf would likely offer the prime minister's post to the Islamists. In another development boosting the Islamists' power by giving them full control over the capital Mogadishu, militiamen said gunmen loyal to a warlord who controlled a former presidential palace were preparing to hand over the building. Although the Islamist movement seized Mogadishu from warlords last month and now controls a swathe of the south, some pockets in the capital remained under warlord control. The Islamists are split between moderates wanting talks and hardliners who believe they can win a military campaign against the interim administration. "The plan is to go to the talks without a government in order to have a bargaining power with the Islamists," member of parliament Abdallah Ali said. The government's interim charter says that once a vote of no confidence is passed against a prime minister, the president is required to appoint a new one within 30 days. Talks took place in Sudan's capital Khartoum in June but the government boycotted a second round this month in protest at suspected Islamist violations of what had been agreed. "The motion is supported and even funded by Islamists who want to take the position once talks with the government commence in Khartoum," a government source said. Government spokesman Abdirahman Dinari said: "The motion is supported by individuals who want to be ministers and even get the premiership. I am sure if that happens, it will divide parliament. "WE WILL NOT REST" The Islamists' rise has challenged the authority of Yusuf's government, set up in 2004 in the 14th attempt to restore central rule to Somalia since the 1991 ousting of dictator Mohamed Siad Barre by warlords ushered in an era of anarchy. The Islamists' most powerful leader, hardline cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys who has ruled out any meeting unless Ethiopia stops its "invasion" of Somalia, refused to comment of the possibility of power-sharing. The Islamists have said Ethiopian troops have poured into Somalia to protect Yusuf. "We don't care who is removed and who remains in the government. Our only worry is Ethiopia and until they get out, we will not rest," Aweys said. Islamist leaders met on Wednesday to decide whether to return to talks with the interim government. "We met with the committee yesterday. We still need time to digest whatever they told us. We are ready for the talks but they are some constraints and until those constraints are over, it will be hard to go ahead," moderate Sheikh Sharif Ahmed said. Source: Reuters
-
^^^Juje, dont mind this dude he forgets the assasination of A/Qadir Yahye, and all the officers.. BAYDHABO: Ugu yaraan hal ruux ayaa loo qabtay dilkii Marxuum C/lla Deeroow oo maanta lagu toogtay Baydhabo Posted to the Web Jul 28, 16:53 Baydhabo (PP) - Hal qof ayaa loo qabtay dilkii ALLAHA u naxariisteen maanta loogu geytay Baydhabo Marxuum Cabdalla Deeroow ***** oo ahaa Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha Federaalka laguna toogtay maanta Baydhabo xilli uu ka soo baxay Masjid u ku tukaday salaaddii Jimcaha ahayd. Qofkaan oo ay qabashadiisa iska kaashadeen ciidammada Madaxtooyada Somalia iyo kuwa boliiska ayaanu u xaqiijin saxaafadda Taliyaha saldhigga Degmada Baydhabo Aadan Biid, waxaana uu sheegay in qofkaan baaritaan lagu sameyn doono isla markanaa sharciga la marsiin doono haddii ay ku caddaato inuu geystay falka dilka Marxuum C/lla Deeroow. Ma sheegin taliyuhu inuu yahay qofka ay qabteen kii geystay dilkaas iyo inuusan ahayn, balse warar hoose oo ay Puntlandpost ka helayso Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in qofka la qabtay uu yahay kii dhowrka xabbadood ku dhuftay Marxuum Deeroow. ALLAHA u raxmadeen C/lla Deeroow ayaa dhowr xabbadood laga dhuftay laabta iyadoo mid ka mid ah rasaastaas oo ka haleeshay wadnaha uu u dhintay marxuumku, waxaana la sheegay inuu shalay uun ka yimid magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Dibadbax looga soo hor jeedo dilkii Deerow oo ka dhacay Baydhabo Baydhabo - 28.July.2006 Bannaanbax ballaaran oo saamayn ku yeeshay guud ahaan dhaqdhaqaaqa iyo amniga magaalada Baydhabo ayaa galabta ka dhacay xarunta dawladda federaalka kumeel gaadhka ah ee magaalada Baydhabo. Bannaanbaxan ayaa lagu cambaaraynayey isla markaasna ay oogeen dadweyne si weyn uga caraysan dilkii loo geystey maxrxuum Cabdalla Deerow ***** oo kamid ahaa golaha xukuumadda dawladda federaalka Soomaaliya. Dad caraysan ayaa ku yaacay guriga uu magaalada Baydhabo ka deggan yahay guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shariif Xasan Shiikh Aadan hase yeeshee waxaa dadkaasi dib u celiyey ilaalada guddoomiyaha baarlamanka oo xabbado cirka u ridey. Dadka isu soo baxay ayaa ku dhawaaqayey ‘Doolar Qaate Dooni Mayno’ waxana ay khasab ka dhigeen in albaabada loo laabo goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com
-
May Allah give him peace and bestow his mercy, and provide courage to his family... Tragic news...
-
Now courts say no to talks: Government agrees..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The courts might have beaten the warlords of Xamar easily but I doubt they will try and attack Kismayu. Horn, I like the Idamaale citation, nicely done.. -
Dowlada Ingiriiska oo ku baaqday in DFKMG Somaliya lasiiyo taageero Militari Last Updated::2006-07-27 18:26:14 London:- Dowlada Ingiriiska ayaa markii ugu horeysay ku baaqday in taageero militari la siiyo Dowlada Federaalka. Agaasimaha wasaaradda arrimaha dibadda Britain u qaabilsan arrimaha Africa, Mr.David Triesman ayaa sheegay in dowlada Federaalka laga difaaci doono wixii khatar ah oo kusoo fool leh. Mr.Triesman Ayaa sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay tahay dowlada sharciga ah ee dalka Soomaaliya, isla markaana aan loo dul qaadan doonin wixii khal khal ku keenaya ama raba in ay burburiso. Wuxuu intaasi raaciyey Mr.TriesMan oo maanta Saxaafada kula hadlay magaalada London, in dowlada Federaalka lagu taageero hab milatari in ay iska difaacdo cidii soo weerara. David Triesman ayaa intaasi raaciyey in Asxaabta Beesha Caalamka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, aysan gacmaha ka laaban taageerida milatari ee dowlada fadhigeedu yahay Baydhabo. Dowlada Ingiriiska ayaa intaasi raacisay in ay sii wadi doonto taageerida Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo sidii ay u hawl geli lahayd. Dowlada Ingiriiska ayaa kamid ah dowlada sida weyn u taageera DFKMG ee Soomaaliya, waxayna dowladaasi ahayd midii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay hordhigtay codsigii ahaa in cunaqabateynta hubka laga qaado dowlada Federaalka si ay u qalabeyso ciidamadeeda. War isla maanta kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Talyaaniga ayaa lagu baaqay in dowlada Federaalka la taageero, lana soo celiyo Wadaxaajoodkii dhexmarayey Maxkamadaha Islaamiga iyo DFKMG. Cumar Siciid HorseedNet.com
-
It will serve no ones interest to avoid the clans all the clans that live in that region. Justice must be done and everyone must have his or her rights otherwise it will fail.
-
^^^I for once agree with the sister in this. But remving Geedi is not enough, a competent PM must be appointed who will engage in open dialogue with everyone and is willing to address the big issues...
-
BAYDHABO: Magacyada Wasiirradii iska casilay maanta jagooyinkii ay dowladda Federaalka ka hayeen Posted to the Web Jul 27, 17:48 Baydhabo (PP) – Waxaa maanta iska casilay jagooyinkoodii ugu yaraan 18-xubnood oo ka tirsan Golaha Wasiirrada dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Wasiirro, ku xigeenno iyo wasiir u dowlayaal, waxaana xubnahaan ay u badan yihiin xubno si weyn uga soo horjeeday Ra'iisul wasaare Geeddi iyo xubo ay isku fikir ahaayeen weligood. Cismaan Xassan Cali Caato oo horay u ahaa Wasiiru dawlaha , ayaa Cali Maxamed Geedi ku eedeeyay in uu duulaan ku yahay beeshii uu ku helay Mansabka uu haatan Ummadda u hayo , sidaas darteedna aysan aqbali karin in lagu duulo dadka Soomaaliyeed ku dhaqan Muqdisho. Magacyada 18-xubnood ee ka tirsan Golaha Wasiirra ee is Casilay ayaa waxay kala ahaayeen sidan hoos ku qoran: 1- Wasiirkii howlaha guud iyo Guryeynta Cismaan Xasan Cali (Caato) 2- Wasiirkii xiriirka xukuumadda iyo Baarlamanka C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) 3- Wasiirkii hidaha iyo tacliinta sare Xuseen Maxamuud Maxamuud 4- Wasiirkii reer Miyiga Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo dheere) 5- Wasiirkii warshadaha Cabdi Maxamed Tarax 6- Wasiirkii iskaashatooyinka Maxamed Cabdulaahi Sahal 7- Wasiirkii Lacagta C/kariim Axmed Cali 8- Wasiiraddii haweenka iyo Arrimaha Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh 9- Wasiiru dowlihii qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Farxaan Cali Maxamuud 10- WasiirK/xigeenkii Beeraha Maxamed Cali Bilaal - 11- Wasiir K/xigeeenkii Waxbarashada Muqtaar Maxamed yuusuf 12- Wasiir K/xigeenkii shaqada iyo shaqaalaha C/qaadir Sheekh Maxamed Nuur 13- Wasiir K/xigeenkii Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Caamir Sheekh Maxamed 14- Wasiir K/xigeenkii Batroolka Ibraahim Xuseen Cali 15- Wasiirr u dowlihii wasaaradda warfaafinta Ibraahim Maxamed Deeq, 16- Wasiiru dowlihii Badda iyo Dekedaha Maxamed Jaamaca Furux 17- Xuseen Cismaan Xuseen jagadiisii weli nooma caddaan 18- Axmed C/raxmaan jagadiisii weli nooma caddaan Arrintaan ayaa waxay dhabarjab weyn ku tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Prof. Geeddi; waxaana dhammaantood ay sheegeen inay isku casileen wax qabad la'aanta dowladda federaalka Soomaaliya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
Barre Hiiraale oo ku dhawaaqay Guddi ka kooban 10 xubnood Kismaayo 26, July. 06 ( Sh.M.Network) Gudoomiyaha isbaheysiga D/jubba ayaa kaga dhawaaqay magaalada Kismaayo Guddi ka kooban 10 xubnood oo ka soo talo bixinaya maamul u sameynta gobolada Jubooyinka, iyadoo murano uu ka taagan yahay. Gudigaan oo ka soo shaqeynaya sida la sheegay qorshaha maamul u sameynta iyo ka soo talo bixinta maamul u sameynta gobolada Jubooyinka ayaa waxaa gudoominaya wasiir Kxigeenka dhinaca amaanka C/rashiid Xididig oo ku sugnaa maalmaahan magaalada Kismaayo, sida ku cad qoraal uu ku saxiixnaa Barre Hiiraale, iyadoo gudgaan uu leeyahay K/xigeeno. Gudigaan ayaa ka soo baaraandagaya qorshayaal lagama maarmaan u ah maamul uu yeesho gobolka, iyadoo maalinta berri ahna guddigaasi ay kulankii ugu horeeyay yeelanayaan. Waxaa jira dad badan oo ka soo horjeeda talaabooyinka wasiirka uu ku doonayo maamul u sameynta gobolada Jubooyinka, iyadoo beelaha qaar ay aaminsan yihiin in maamul loo sameeyo jubooyin ka ay ka horeyso in dib u heshiisiin loo sameeyo beelaha dega gobolka. Farxaan Lafoole Shabelle Media Network J/hoose
-
Baydhabo: Qanyare oo hubkiisa dawladda ku wareejiyay.
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
MMA, no mate I am in your kneck of the woods. In the good old USA.. -
I hope so... BAYDHABO: Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xildhibaanno kale oo wada qorshe lagu doonayo in lagu rido Geeddi Posted to the Web Jul 27, 08:19 Baydhabo (PP) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo horkacaya ku dhawaad 90-xubnood oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka ayaa waxay wadaan qabanqaabinta Mooshin ay ku doonayaan in xilka looga qaado Ra'iisul wasaaraha Soomalaiya Prof. Cali Maxamed Geeddi. Mooshinkaan oo la doonayo in la soo hordhigo golaha baarlamaanka hortiisa ayaa waxaa sida la sheegayo qabanqaabadiisa hore lahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ku raacsan xildhibaanno badan oo ka tirsan kuwii ay isku fikirka ahaayeen ee ku sugnaa Magaalada Muqdisho intii ay dowladdu kala jabnayd 6-bilood ka hor. Arrintaan ayaa xubno ku dhowdhow golaha baarlamaanka waxay sheegeen inay timid kaddib markii khilaafyo aad u xoog badan ay soo kala dhexgaleen Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra'iisul wasaaraha, waxaan dhowr jeer xalliyay arrimahaan Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Maalinta Sabtida ah ee soo socota ayaa lgau wadaa in mooshinkaan la soo hordhigo xubnaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay uga doodaan dabadeedna ay cod ugu qaadaan sii haysashada Ra'iisul wasaaraha Somalia xilkiisa iyo in kale. Codeynta ayaa haddii ay u badato in xilka laga qaado Ra'iisul wasaare Geeddi waxay noqonaysaa in xilkiisii uu halkaas ku waayo, isla markaana Madaxweyne Yuusuf uu doorto Ra'iisul Wasaare Cusub muddo 30-casho gudahood ah, waxaana tani ay ka dhigaysaa dowladda mid khilaafyadeedu ay bataan. Dhanka Kale; Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa wada isagana qorshayaal uu ku doonayo inuu ku kasbado xildhibaanno fara badan oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka si uu xilkiisa u sii hayo ayna codeyntu ugu badato erayga "MAYA" oo ah inaan xilka laga qaadayn Ra'iisul wasaaraha. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Baydhabo: Qanyare oo hubkiisa dawladda ku wareejiyay.
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Its still afternoon where I am at brother... But it goes both ways, have nice dreams of unity and peace.. -
^^^ My point is we are not in the past when we viewd our leaders as unmovable, If the man can not do the job he should resign. The problem is the whole adminstartion and the way they handle things, Geedi and Jurile are at the top of the incompetent list. Who will replace If he went?, I have not got the faintest idea.
-
Baydhabo: Qanyare oo hubkiisa dawladda ku wareejiyay.
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Ayoub, who lives in the Desert? Amzing indeed, saxib Somaliland does not have more resources that Puntland.. Both are blessed but do not push your delusions down our throats we are quite familiar with each other capish.. Ooodweyn makes a good point every 3000 words he composes. The secesionist are wishing that the old enemy from Puntland can be defeated by the new courts as they hoped before from the warlords. But the game is not up yet... -
Baydhabo: Qanyare oo hubkiisa dawladda ku wareejiyay.
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^Oodweyn Somalinimo is older than President Yusuf, TFG, courts and the daydreams of the secesionist. There is a struggle for power and for what Somalia will be, but the power brokers are not fighting to destroy unity. The remarkable thing about the Somali's is that apart from the secesionist who are afew even in Somaliland we all agree on the ideal of Somaliweyn...We are weak but not for long.. -
Eritrian [Tigray] wepons arrive in Mogadishu....Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol the credit goes to Hoorseednet.com and thats not the Eritrian flag.. -
Eritrian [Tigray] wepons arrive in Mogadishu....Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^lol. This just embarasses the courts, who are funded by the Tigray coptic Christian regime, thus their claim to being more than clan courts is bogus...Security thief Inda Cade oops I mean chief, says he does not know what is in the cargo. But he knows whats happning in Baidoa, funny thing that.. -
Eritrian [Tigray] wepons arrive in Mogadishu....Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Diyaarad siday Hub oo ka dagtay Muqdisho ayadoo saxaafadda loodiiday inay arkaan Posted to the MOL July 26, 2006, 12:10 pm Garoonka magaalada Muqidisho ayaa maanta waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday hubka noocyadiis kala duwan iyo miinooyinka khatarta ah ee lagu aaso dhulka. Sida uusheegay masuul u hadlay DKF Somaliya, diyaaraddan ayaa siday hub, isagoo sheegay inay ogyihin wixii saarnaa diyaaradda oo ay sirdoon kuleeyihin magaalada Muqdisho. Diyaaradda ayaa lasheegay inay kasoo ambabaxsday dalka Eritrea oo teegero militari siiya Maxkamadaha Islamiga ah ee gacanta kuhaya magaalada Muqdisho. Wariyayaasha caalamiga ah ayaa loodiiday inay arkaan waxa diyaaraddu siday, waxaana laga daawanayey meel ka baxsan garoonka, sida uu sheegay wariyaha wakaaladda wararka ee Associated Press. Tan iyo intii ay bilowdeen dagaaladii dhexmaray Maxkamadaha iyo Isbahaysigii laga tug roonaaday ee ladagaalanka argagaxisada, waxaa soo baxayey warar sheegaya in Eritrea ay taageero siinayso Maxkamadaha. Illaa iyo hadda wax war ah kama soo bixin beesha Caalamka, oo khuseeya arinta hubka ay Eritrea keentay Somalia. Dad badan ayaa cabsi ka qaba dagaal baaxad ballaaran oo ka dhaca gudaha Somaliya oo dhexmara Xukuumadda iyo Maxkamadaha ayadoo ay kala taageerayaan Ethiopia iyo Eritrea oo muran xuduudaha ah uu ka dhexeeyo. Khasaare naf iyo maal leh ayaa soo gaari doona dalka Somaliya haddi dagaal ka dhex qarxo dowladda iyo Maxkamadaha, waxaana muuqata in beesha Caalamku ku guul daraysatay inay xal ukeento ismari waaga udhaxeeya Maxkamadaha iyo Dowladda. Ergayga Qaramada Midoobay uqaabilsan Somaliya ayaa booqasho uu ku tagay Somaliya aan kasoo hooyin wax natiijo ah, ayadoo Maxkamadaha Islaamiga ahi dideen inay wadahadal lagalaan xukuumadda. Mudugonline/Agencies Mudugonline.com -
^^^Junge, Tell us what is in Xamar?
-
^^^Juje, I doubt these warlords can bring any support from their clans, specially Musa, Qaynyare and Mr Raage. I expected the old man to change with the times, thus replace the unpopular and idiotic Geedi with a new PM who could better engage Mogadishu. And keep the MP's from Xamar together. But he is relaying on a millitary victory that may cost us too much..
-
^^Abdi the President if he resigns a new election is called, and the President does not have to be from Puntland..