
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
"Just curios how many demonstrations held after Friday prayers at Tribuunka square for last two years. well I do remember, one for beloved son cabdi qaybdiid, another one for qayare and Xaaji muuse Suudi.I think all these Demonstrations have one thing in common antigoverment. if iam wrong please correct me. how can anyone take serious those folks." That hit the nail on the head. They used to sing for the warlords now the clan courts. Reminds me of Iraq under Sadam, and now its Sadr. The people are sheep. MMA, you are making a valid point when you pointed out the lady with the nice gold and the AK 47 was wrong , but dont get into the religious dress. It is part of the faith, but carrying a gun to take over other Muslim Somali peoples land is not.
-
^^^I told you nothing before the 1st saxib. Couple of days left.
-
Alif waxmaleh iyo waleyahey man mantey oo dhan ku jireyna Jenerale. Ana waxan raba in aan TFG'da ka dhigo mid dadka oo dhan matasha haba iska tabar yarate adna widayo waxaad rabta in aad toleysiid Turki,Afgaduud iyo Barre Hirale. Marka saxiibo isku meel maka misono because cadawad kale a ku muqato. You made me laugh, I give you tha much. Saxib we have had the period of talks, in Nairobi, we have been through the waiting game, now it is time for the TFG to defend itself using any means necessary. Lets leave it at that..
-
^^^Your argument is thus, the USC reresented the whole clan, what folly. The USC was a afaction like the SSDF that projected the image of representing the interest of a certain clan. While doing this, the USC wanted to control the whole country, the ICU is the same, without even creating an admin for its areas it claims to control Somaliland, Puntland and so on. Without having a standing army it wants to go to war with Ethiopia. The ICU rehtoric is the same as Aydeeds USC faction. The same as Abdiqasin's daydreams when he was TNG leader, he proclaimed there was no such thing as Somaliland and Puntland, but both have outlived his TNG. The clan courts are using the same emotive arguments as their warlords friends before them. I repeat it is a new brand Image for the same product with the usual functionalities.
-
^^^Juje, you seem to have little comprehension. I said the TFG without storming or attacking or saber rattling came to Beledweyne, Jowharm, Moagdishu and was welcomed by the populations. The courts came through the gun and force people to dance to their rune, this is the difference. Now the TFG did not fight anyone even in Jowhar, and Mr Dheere for all his swager was found to be a coward. Today the TFG armed forces are in Baidoa, if the courts attack they will fight, thats my point, it is the courts who's legitimacy is based on attacking selective areas and setting up clan courts. They do not have any admin other than clan based millitias. Saxib give an analysis, do not talk rubish, have the TFG fought and been defeated by anyone?
-
Somali govt (la haystayaal) says going to peace talks with Islamists
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^Xabashi, Oromia, Er-salem we have the battle raging in SOL. Nayruus, you need to be balanced, the victory of the clan courts was due to outside help, why then do you not address this? -
^^^Saxib I dont lie like Mr Turki, either say it as you see it or else lets keep claping to who ever we think has the most guns. You are correct to say that the whole USC clan is not pro courts but one can not lie as to who is driving this mini van called courts. One can not lie when Dayniile the mouth piece of USC is today the mouth piece of ICU. The whole clan no, but the agenda is the same, we must come clean about that.
-
^^^What people do you speak of? The people under the gun of the clan courts? Who are told lies bu the media of the clan courts? They lost the election of 2004 using the formula 4.5 they invented. They will lose the capacity to fight soon and then the people will hold them accountable for their crimes. Its a progression, you lose the politics them you lose the armed struggle.
-
BOOSAASO : Cadde Muuse "Waxaa nala ku yiri dib u dhiga baaritaanka macdanta iyo soo saarista khayraadkiina muddo 20 sano ah oo waxaad doontaan qaata" Posted to the Web Oct 29, 14:36 Boosaaso:-Cadde Muuse Xirsi M/waynaha DG Puntland oo khudbad dheer oo uu jeediyay habeen hore taa soo uu kaga warbixiyay safarkiisa dibada ee la xiriira dadaalka uu ugu jiro in la soo saaro Macdanta iyo Khayraadka dalka ayuu sheegay in lagu yiri baaritaanka iyo soo saarista khayraadka dalkiina dib u dhiga oo joojiya muddo 20 sano ah waxaad qaadataan wax kasta oo aad u baahan tihiin. Cadde ma carabaabin cidda u soo jeedisay in ay dib u dhigaan baaritaanka macdanta iyo waxa badalkeeda loogu badalayo taa soo maamulkiisu uu wayn u doonayo in lala soo baxo khayraadka dalka ku jira oo laga faa’iidaysto. M/waynuhu wuxuu sheegay in isaga iyo wafdigiisa uu la kulmay in ka badan 40 shirkadood ku waa soo ay ka wadahadleen in baaritaan iyo soo saarisba lagu sameeyo Macdanta iyo Shidaalka ku jira Puntland , wuxuuna ku cel-celiyay in dhammaan Shirkadahaas oo dhan uusan wax dhaqaale ah haba yaraatee uusan ka qaadan. "Nin aad baryayso in uu kuu soo saaro Macdan iyo Shidaal miyaa lacag waydiisan kartaa ? , waa maya jawaabtu , anagu wax lacag ah oo aan ka qaadanay habayaraatee ma jirto mana doonayno in aan ka qaadano markaan dalka soo galay $ 100 baa jeebkayga ku jiray dayn baan kaga soo dhoofnay dalka Emaradka". Hadalkan uu M/waynuhu ku sheegay in loo soo jeediyay in dib loo dhigo baaritaanka Khayraadka dalka muddo 20 sano ah ayaa loo macnayn karaa in uu M/wwaynuhu uu dhiiri galinayo in shacabka Puntland ay taageero degdeg ah u fidiyaan maamulkiisa si loo soo saaro Macdanta iyo Shidaalka dalka ku kaydsan oo looga faa’iidaysto mustaqbalka dhow. Cadde Muuse ayaa aaminsan in baahiyaha dhaqaale ee dalka ka jira in looga bixi-karo oo kaliya iyadoo lala soo baxo khayraadka dalka ku dihin ,anigu waan ogaaday dadkan wax ka dhaxeeya oo dhibaata ah ma jirto , laakiin waxaa isku diraya buuqa iyo qabiilka kicinaya waa baahida dalka ka jirta oo kaliya iyadana waxaan uga bixi karnaa in aan la soo baxno khayraadka dalkeena ku jira si aan uga faa’iidaysano , anigu waan doonayaa in aan qasri ku noolaado oo aan lacag helo sida aan ku soo arkay meelihii aan takay dadkaygana saas baan la doonayaa ayuu yiri. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
^^^Juje, the ICU, later day USC is using the same tactics as the warlords before them. Now I have said that if legitimacy comes through the barrel of a gun for some then wait a while. Duuliye, I undertsand where your confidance comes from, the TFG government has made many mistakes, but it has 3 years to rest control from the clan courts. It will eventually insha Allah defeat these fake lateR day USC. Cadow needs to learn Geography, the good professor should note the TFG has the recognition and support of the people of Somalia as a whole. It has been welcomed by Somali's wehere ever it went, Jowhar, Beledweyne, Mogadishu and so on. It has an obsticle put up by a certain clan court and this obsticle will be removed.
-
^^^Did the USC or SSDF or other faction have internal differences? Did Aydeed not die in battles within his faction. The ICU- have replaced the USC in terms of leadership role and the suc-clan of Abdiqasin have done a coup on A/Qaybdeed's hence the fighting between the two. However the new USC, is led by IndaCade's clan with other following the line as they did with AYDEEDS' time. Its a new brand image but never the less its the same product,.
-
We get Jihad calls in, Mogadishu, Beledweyne, Dhusa Mareb and a couple of other villiages in the clan court area. But why not in Kismayu? I though they would at least cover that up? Someone should call Xasan Turki to organise something in Kismayu ASAP, Dhoobley Afmadow, othwerwise it will let the game out of the bag.
-
^^^Saxib, there is no doubt that the ICU = USC. For if you are refering to Turki and the few others in the camp. eed had Omar Jess in his day when he was moving into the Juba's. Xasan Dahir is using the same clan tactics, he even said that the cours have a right to move into south Galkacyu because it was his clans area. The courts demo's are like the USC's taking place in predominently clan araes. History is repeating itself in Somalia, but this is not 1991. As fpr the fear that some woll equite the TFG with SSDF, well no worry the clan courts media already equites the TFG with Puntland and calls the national army either A.yUusf clan or Amxaro.
-
^^^Saxib, no one came against this government, no one told them to leave any where, no population wanted them out. It was all organised by the armed clans of Mogadishu, they organise marches, force wepon to hold guns and make silly claims as you do. All we have is an axis of media hype and clan posturing. There is nothing else. An opposition to governance running out of excuses.
-
The foolishness of it all, who is calling for Jihad with Eritrean help? Anyone clan claim anything, but all we see is the cries of the ignorant. InaCade who we know abut, Macalin Xashi who used to work for Musa Sudi, Sharif Ahmed who worked for Mohamed Dheere, Abukar Cumar Cadaan the shady business man of charcoal and so on will lead us into a Jihad, a clan organised Jihad?
-
Macdanta: Waxa uu sheegey Xasan Aloore in ay hubaal tahay in Puntland ay leedahay macaadiin aad u tiro badan ayna ku ******** in badan oo ka mid ah baaritaanadii la sameeyay. Shidlaaka: Dhinaca Shidaalka haddaan tixraaco diraaso uu sameeyay Bangiga Aduunka si loo dhiiri geliyo shirkadaha caalamka inay maalgashadaan Afrika dhinaca shidaalka , waxay heleen in Somaliya iyo Suudaan ay yihiin wadamada ugu badan ee uu ceegaago shidaalku, marka laga hadlaayo Soomaaliya shidaalka ugu badan waxa uu ku jiraa dhulkeena ayuu yiri Agaasimuhu. Agaasimaha ayaa tusaale u soo qaatey dalka yaman, maadaama aysan inoo dhaxayn masaafo dheer waxaa laga heley shidaal muddo lagu kala iibsanaayey suuqyada caalamka kaas oo horumar gaarsiiyey dalka yaman waxayna sheegaan culimada xeel dheeerayaasha ah ayaa sheega in dhulku xiriir leeyahay Somaaliyana ay leedahay caalamadihii lagu yiqiiney goobaha uu shidlaaku dhex jiifo. Sidoo kale agaasimaha tusaale u soo qaatey shirkadda weyn ee CONOCO oo muddo dheer shidaal ka baareysey Gobolada Puntland isla markaasna ay ku kharashgaraysey dhaqaale badan. Hadaba nasiib daro maadaama aynaan lahayn khibradii iyo Aqoontii aan kula soo bixi lahayn kheyraadkeena ayey lagama maarmaan noqotey in aan raadsano shirkaddo lehawoodaas oo maalgashda kheyraadkaas si labada dhinacba uga faa'iideystaan ayuu yiri Agaasimuhu Xassan Alloore. Xassan oo weli hadalkiisa sii wata ayaa yiri dedaalkii madaxweynaha Puntland Mudane Cadde Muuse uu waday in muddo ah ee ku saabsaneyd sidii looga fa'iideysan lahaa kheyraadkeena dabiiciga ah, ayaa sababay in ay indhaha ku hayaan Puntland shirkado badan oo quud daraynaya in ay maalgashadaan Puntland. Sidoo kale Agaasimaha ayaa sheegey in Shirkadda Rangne ee heshiiska Puntland kula gashey baarista iyo qodista shidaalka ay la gashey heshiis is faham ah shirkad weyn oo haysata qalabka qodista shidlaaka lana yiraahdo Canmex lagana lee yahay dalka Kanada, Isla markaasna Madaxweyha Puntland uu arintaas ansixiyey. Shirkadda Canmex ayaa qodidoonta 4 ceel oo ku kala yaal Dooxoyinka Nugaal iyo Dharoor, heshiiskan ayaa qoraaya in ay ku waajibeyso Canmex in ay ku maalgeliso arintaan Aduun dhan 50 Milyan oo doolarka maraykanka ah. Ugu danbeyntii waxaa soo xirey xafladii madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi, khudbada madaxweynaha ayaa waxaa ka dhexgalaayey sacab aad u badan waxaana ka soo qaybgalayaashii ay aad ula dheceen hadalka madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa sheegey in Waxa maanta Soomaali isu layneyso ay tahay Baahi taasna uu ku ogaadey khibradiisa isla markaasna uu ku dedaalayo sidii looga bixi lahaa Fakhriga iyo shaqola'aanta. Madaxweynaha DGPL ayaa sheegey in la bilaabayo dhisamaha RUNWAY-ga Bosaso Airport Qolyihii inoo balan qaadey in ay dhisaan Airportiga waxa ay sheegeen in aan sugno muddo 9 bilood ah, waxaana ii muuqatey in ay tahay waqti badan maadaama muddo dheer aan sugeyney, inaga ayaa isku tashaney waanaa la bilaabayaa Garoonka qaybta diyaaraduhu ku soo degaan ( Run Way) Waxaana la dhagax dhigayaa 7.11.2006 waxaana kula soo sheshiiney shirkad ajnabi ah anaga oo bixineyna Aduun dhan 9 Milyan oo Doolar. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in uu jiro Heshiis ay la soo galeen Bangi ku yaala Malaysia oo ah kuwa maalgashiga si uu damaanad uga noqdo xoolaheena Nool ee sida macna darada lah loogu bahdilo suuqyada Carabta arintaasna ay dhawaan bilaamayso. Isku soo duubo xafladdii Caawa (27.10.2006) ee ka dhacdey Hotel Panarama ayaa ahayd mid dadweynuhu aad ugu riyaaqeen akhbaarta ka timi safarkii uu madaxweynuhu dalka dibadiisa ugu baxay isla markaasna uu xooga ku saarayey sidii dalku fakhriga uga bixi lahaa. Faafin:Mudugonline.com
-
Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan Posted to the MOL October 28, 2006, 3:33 pm Xaflad si weyn loo soo agaasimey ayaa Xalay (27.10.2006) ka dhacdey Hotelka Panarama ee Magaalada Bosaso, Xafladan ayaa ahayd mid loogu tala galay Ciid Fidriga isla markaana dib loogu dhigey Madaxweynaha imaanshihiisa. Xafladan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dad kor u dhaafaya 350 qof kuwaas oo isugu jirey Madaxda Dawlada, Isimada, Culimada, Ganacsatada, uruarada bulshada ardeyda iyo haweenka Puntland. Ugu horeyn waxaa halkaas wacdi kooban ka soo jeediyey Sh. Fu'ad Maxamuud Xaaji Nuur intaas ka dib waxaa halkaas ka hadley Duqa Degmada Bosaso ahna gudoomiyaha golahadeegaanka Bosaso Khadar Cabdi Xaaji Mire khadar ayaa sheegey in loo qabtey xafladan munaasabdii ciida isla markaana dib loogu dhigey Madaxweynaha Puntland oo maanta kasoo degey Garoonka Caalamiga ah ee Bosaso Airport, intaas ka dib waxa uu ku soo dhaweeyay Gudoomiaha Gobolka Bari Dr. Muuse Geelle Faroole. Gudoomiyaha Gobolka ayaa sheegey in dadka reer Puntland ay aad ugu faraxsan yihiin, sidoo kale waxa uu ka hadley aminga Gobolka, waxaana uu hadalkii ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyada Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab). Ugu horeyntii wasiirku waxa uu mahadceliyey dhamaan ka so qaybgalayaashii xafladda waxaana uu sheegey in Puntland ay u sara kacdey sidii ay wax u qabsan lahayd oo lugeheeda ugu istaagi lahayd, muddo badan aya la yiri dhulkii ayaa la gatay sun ayaa lagu duugi waxaas waxa faafinaaya waa Puntland Cadawgeeda aan dooneyn in aan wax qabsano cadow gudaha ah iyo mid dibadda ahba ayuu yiri Wasiirku, Burburka Soomaaliya gaarey ayaa sababay in ay lawaayo dhamaan dokumiintiigii laga diyaarshey Kheyraadkeena sidaas ayaana kaliftey bal in marka hore aan baaritaan samayno ayuu yiri wasiirku, sidoo kale wasiirka ayaa ka hadley aminga loona baahan yahay in la xoojiyo, sabata oo ah ayuu yiri wasiirku waxaad moodaa in xaalka Soomaaliya maanta dib ugu laabanaayo bilowgii sanadihii sagaashaamdkii halkaas oo qabiilo ay ku duuleysey qabiilo kale. Wasiirka maaliyadda ayaa hadalka ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee Macdanta iyo Batroolka Xassan Cismaan (Aloore) isaga oo isla markaasna uu u wakiishey madaxweynuhu in uu ka waramo safarkii ay ku kala baxsheen dalal ka mid ah carabta iyo Aaisyada fog. Agaasimaha Guud ee Macdanta iyo Batroolka ayaa jeediyey khudbad aad u dheer isaga oo sheegey in mudaddii ay ku guda jireen safarkooda ay la kulmeen in ku dhaw 40 shirkadood kuwaas oo noocyo badan leh khudbadda agaasimaha oo taabanaysa dhinacyo badan taas oo ah:
-
Maxaa dhici kara haddii uu fashilmo shirka Mag. Khartoum? Posted on Sunday, October 29 @ 06:07:09 EST by editor Onkod News, October 29, 2006, By : Abshir Axmed Maxamed, Dhibaatada ugu weyn ee haysata shacabka Soomaaliya oo ay la heshiin la’yihiin waxaa loo tiriyaa inay asal u tahay dhaqan dowladeed oo aysan lahayn. Mujtamaca Soomaalida, wuxuu ku dhisan yahay qabiil qabiil. Sidaas darteed siyaasiga ama mas’uulka Soomaaliga ah ma aamini karo inuu nabadgelyadiisa ku ilaaliyo sharciga ku saleysan maamulka dowladnimo ee wuxuu aaminsan yahay keliya in qabiilkiisu waardiye u ahaado, madaxna uu noqdo, taasna waxay hortaagan tahay in la hirgeliyo ama lagu heshiiyo hab dowladnimo oo kala dambeynteedu ku saleysan tahay dastuur iyo sharci qaran. Taas waxaad ku garan kartaa hoggaamiye kasta oo ka soo baxa Soomalida wuxuu salka ku hayaa ama uu amnigiisa ku aamini karaa keliya qabiilkiisa. Iyadoo laga ambaqadaayo fikirkaas ayaa waxaa ka muuqata xaaladda siyaasaded ee hadda ka jirta Soomaaliya iyo fikradaha la kala qabo inay ku saleysan yihiin qodobada soo socda. Dowladda federaalka ku meel gaarka ah Waxay isku aragtaa inay tahay midda sharciga ah. Maamul goboleed kasta oo ka jira ama ka dhasha Soomaaliya waa in uu ku soo biiraa dowladda, maamulkana wax laga siiyaa iyada oon la faragelin sharciyada ay ku dhisan tahay oo caalamka aqoonsigiisu ku saleysan yahay, haddii kale wuxuu u muuqanayaa mid aan aqoonsaneyn dowladda, taasina waxay keenaysaa in dowladdu is difaacdo, ayada oo kaashaneysa awood alla awoodda ay heli karto, si ay gacanta ku soo geliso maamulka qaranka oo dhan, dowladnimadeedana ku muujiso, waayo dowlad waxay dowlad ku tahay awoodda ay kaga adag tahay shacabkeeda ama ku kala celin karto (ilaalinta nabadgelyada dalka iyo dadka gudaha iyo dibeddaba ). Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliya Hoggaamiyaashii dalka Soomaaliya muddo badan ka hortaagnaa dowladnimada, dhibaato badanna ku hayey dadka iyo dalka, nasiib wanaag waxaa ka adkaaday oo abaalkoodii mariyey oo Ilaahey sabab uga dhigay shacabka Soomaaliyeed oo Maxaakiimtu hoggaamineyso. Mar haddii ay eryeen raggii dalka qurunsaday oo qarannimadii afduubay, Maxaakiimta waxaa laga doonaayey inay ku celiyaan talada shacabkii ka dambeeyey kacdoonka lagu guuleystay, kuna yiraahdaan ka soo shaqeeya sidii aan dowlad mideysan loogu heli lahaa dalkaan Soomaaliya iyaga oo sheeganaaya shuruudaha ay doonayaan in ay ugu soo biiri karaan dowladda federaalka ah, laakiin ma yeelin ee waxay billaabeen in ay is mahdiyaan oo ay isku arkaan inay wataan ushii Nebi Muuse (CS). Waxay qorsheysteen inay awooddooda ku fidiyaan qaranka oo dhan, dowladdana ay quursadaan ayagoo muujinaaya in ay ayagu dowlad dhisanayaan u gaar ah, taas oo laga yaabo in ay jiraan dowlado ama hay’ado ku geessinimo geliyey in aaney ku biirin dowladda hadda jirta, waayo waa dowlad daba dhilif u ah IGAD ama gaar ahaan Ethiopia ayada oo laga yaabo in dowladahaasi ay wataan danahooda u gaarka ah sida dowladaha IGAD qaarkood. Waxaa kale oo laga yaabaa in ay ku geessinimo geliyaan in ay maxkamaduhu dhisaan dowlad islaami ah ayaga oo og maanta in aanay Soomaaliya ka hirgeli karin sababo badan oo ka jira Soomaaliya awgood. Si kastaba ha ahaatee, Maxaakimtu way gefeen waddadaas oo waxay billaabeen cabburin shacabka iyo is ballaarin awoodeed, taas oo shaki badan ku abuurtay shacabka Soomaaliyeed iyo dowlado badan oo markii hore raja ka lahaa inay ku biiraan dowladda. Markii maxaakiimtu ay gaartay guushaas waxaa loo baahnaa in dowladdu ay maxaakiimta soo dhaweyso oo ay iska fogeyso mujrimiintii laga xoreeyey dadka iyo dalkaba, laakiin sidaas way geftay xukuumaddu oo sababa siyaasadeed oo maamulayaasheeda sarsare u gaar ah ayaa u oggolaan waayey in sidaas yeesho, waxaana ka mid ah ujeeddada Ethiopia oo shardiga koowaad uga dhigtay madaxda dowladda in aaney marnaba wax ku darsan Maxaakiimta, haddii kale waan isaga kiin dhex baxaynnaa, waana idin cunayaan Maxaakiimtu, waayo ayay leeyihiin waa Al-Qaacida, ayadoo ujeeddadeedu tahay in Soomaaliya ay ku sii jirto dowlad la’aanta mudda dheer inta ay si fiican u sii kala goo goynayso, isla markaana kuwii go’ay ay caalamku ka aqoonsanayaan. Sidaas darteed waxay doonaysaa in iska daba wareeggu uu sii socdo iyadoo lagu marmarsiyoodo waxaan iska difaacayaa argagixisada geeska afrika oo ay Soomaalidu soo hoggaamineyso, waxaana difaacaya dowladda dimoqraadiga ah oo IGAD soo dhistay. Eritrea waxay dooneysaa inay la dabaaqtanto Ethiopia oo aaney dhammaan dhibaatada Soomaaliya si ay Ethiopia mar kasta ugu sii jeeddo Soomaaliya. Kenya iyadu waxay dooneysaa in ganacsiga qaxootiga iyo Qaadka laga soo iibsado aanay ka go’in waayo haddii dowlad la helo wax badan ayaa is beddelaaya. Dowladaha waaweyn Ilaahba weyne maxay ka qabaan Soomaaliya? USA iyo EU way is fiirsanayaan, waxayna ku tartamayaan kheyraadka Soomaaliya dhex jiifa, laakiin waxay qabaan in aaney sannadahaan u suurtoobeyn in ay ka faa’iideystaan sababta oo ah dadka Soomaaliyeed oo hadda nool waa dad aan waxba lala gaari karin, lana afgaran karin, sidaas darteed waxaa loo baahan yahay in la abuuro jiil cusub oo maskaxda ajnabiga garan kara, marka waa in aaney dowlad caalamku aqoonsan yahay ka dhalan Soomaaliya si aanay heshiisyo caalami ah ula gelin shirkadaha soo saara kheyraadka dabiiciga ah, sida Suudaan oo kale oo iyadana hadda la kala qaybinaayo laguna abuuraayo dhibaato siyaasadeed oo la yiraahdo Daarfuur. Dowladaha Carabta haddii ay dabaqayaan Shareeca Islaami iyaga ayaa ku dhaqmi lahaa, Soomaaliyana dan kama laha, umana baahna, laakiin waxaa laga yaabaa in qaarkood dani ugu jirto in Soomaaliya ay sii qasnaato. Maxaa dhici kara haddii uu fashilmo shirka Khartum? Haddii uu fashilmo Khartuum waxaa guuleysanaaya dowladihii doonaayey inaan Soomaaliya dowlad ka dhalan, waxaana dhacaysa sida soo socota. 1. Labada Jubba waxaa ka billaabanaysa jabhadeyn aan qolana guul ku gaareyn. 2. Baydhabo waxaa ku haraaya dowladda qaarkeed iyo hogaamiyaashii laga soo eryey Xamar qaarkood oo ku jabhadeynaaya Muqdisho, Jowhar iyo Shabeellada Hoose, waxayna isku beddeleysaa NGO ay Ethiopia si toos ah u maamusho. 3. Muqdisho waxaa ka billaabanaaya khilaafaad ku saleysan kooxo diimeed, ugu dambeyntana isku rogi doona qabiil. 4. Gobollada dhexe, Somaliland iyo Puntland waxaa maamuli doona si dadban Ethiopia, Soomaaliya waxay ku dambeyn doontaa Falastiin labaad, waxaana mas’uul ka noqon doona Soomaalida hadda talada gacanta ku haysa. Markii ceelalyo Heshiiso ayaa geel biyo cabbaa Gebegabo: waxaad tashan kartaa markaad xor tahay hadda somaliya xor ma aha waxaan xor noqoneynnaa markaan yeelanno dowlad somaliyeed oo mideyssan oo hanata nabadgelyada qaranka awoodna ku leh dalka ay nabadda ku sugto aqoonsigeedii caalamkana soo ceshata, sidaasna waxaa lagu gaari karaa in la tillaabooyina soo socda. 1- Dowladda Federaalka ah: Maadaama ay tahay dowlad dib u heshiisiineed, waxaa laga rabaa inay aaminto shacabkeeda, ogaatana waxa uu qabo iyo waxa uu doonaayo, kuna hoggaamiso. Waa inay Maxaakiimta madaxdeeda la hadashaa si toos ah iyo si dadbanba, una qirtaa shaqada ay u qabteen ummadda iyo dalka oo ah waxay ka xoreeyeen dagaaloogayaashii, tuugaddii, isbaarooyinkii, waxay yareeyeen Qaadka keenistiisi oo faa’iido badan u keenay shacabka. Waxay soo celiyeen nabaddii iyo kala dambeyntii caasimadda iyo meelo kale, sidaas darteed waxay astaahilaan in wax laga siiyo awoodaha siyaasadeed, fulineed iyo sharciba, waana in dowladdu ay ogaataa ujeeddada Ethiopia iyo Eretereeya oo laga yaabo in ay doonayaan in ay nagu so xawilaan dagaalkooda. 2- Maxaakiimta: Maadaama ay qabteen shaqa wanaagsan, waa inay tixgeliyaan shacabkii gacanta ku siiyey, taladana dib ugu celiyaan, taas waxaan ula dan leeyahay in ay si toos ah ula soo xariiraan dowladda oo aaney isku dayin inay beddelaan sharciyaddii lagu soo dhisay dowladda. Haddii aanay waxba u dhibeyn diinta Islaamka waa in aaney ka billaabin sheekadooda annaga ayaa ka awood iyo shacbiyadba ka badan dowladda, sida ay muujinayaan mas’uuliyiinta maxkamadaha qaarkood mar walba oo laga hadlaayo dowlad Soomaaliyeed oo dhexe sidii lagu heli lahaa, waayo awoodda siyaasadeed iyo midda ciidanba waxaa iska leh oo Ilaahey siiyey shacabka dalka ku nool. Urur kasta oo doonaaya inuu la wareego awoodda dalkiisa waa inuu kula wareegaa ama ciidan ahaan ama siyaasad ahaan, Soomaaliya maanta awood la iskuma maqunin karo oo waxay mareyssaa meel qabaa’ilkii isku daaleen, dagaal kasta oo maanta Soomaaliya laga dhex abuurana wuxuu isku beddelayaa qabiil, sidaas darteed waa in lagu raadiyaa awoodda Soomaaliya siyaasad ahaan marka waa inaad sameysataan urur siyaasadeed oo ku saleysan diinta Islaamka si aad ugu guleysataan mustaqbalka. Shirka Khartuum waa in ay ka soo baxaan qodobbada soo socda oo heshiis lagu yahay. 1- Ha lagu heshiiyo manaasibtii (kuraasta) ay doonayaa maxaakimtu, sida wasiirro, xildhibaanno, safiirro etc. 2- Hubka iyo ciidammada maxaakimta ha lagu daro ciidanka dowladda si loo helo ciidan qaran oo dhex-dhexaad ah. 3- Waa in la helaa awood ciidan ajnabi ah oo maxaakimta iyo dowladduba raalli ku wada yihiin shaqadooduna tahay tababarridda ciidammada, ilaaliya madaxtooyada iyo meelaha muhiimka ah, si xukuumaddu ugu guurto caasimadda Muqdisho muddo gaaban gudaheed. 4- Waa in lagu qanciyaa dowladaha UN, IGAD, AU, Arab League., EU, USA, inay u hoggaansamaan heshiiska ay Soomaalidu isla gaarto waxna ka fuliyaan. Warbaahinta OnkodNews Email: onkod@london.com
-
^^^Saxib, you are funny but I dont buy the self dellusion of some here. Maybe you will say the TFG is all powerful and will conquer Eritrea soon. Somali political reality follows events, yetesrday the warlords of Mogadishu were Titans, today the courts are the Ottoman Empire, tommorrow someone else.
-
^^^^Bashi presents some valid points. The TFG has only three years left, if you want a real Islamic system absorp the existing one. One thing is for sure the ICU as it is will not get political recognition aside from the Arabs. The talk of Tigray and foreign fighters is a uselss, there are Eritran and Oromo as well as Ethiopian fighters, het them all out and let the Somali's have open dialogue. As for Shiekh Sharif he is no millitary man thus he can outline all he likes, the man does not have basic training.
-
War deg deg ah: Maxkamadaha Muqdishu oo qaadacay shirkii Khartuum iyo Waftiga dawlada KMG ah uga qayb galaya wada hadalada Khartuum oo maanta la filayo inay Baydhabo ka dhoofaan Posted to the MOL October 29, 2006, 8:41 am Baydhabo:- Maxkamadaha Islaamiga Muqdishu ayaa waxaa ay soo direen wafti uga qayb gali doona heshiiska Khartuum. Waftiga maxkamadaha ayaa la fililayaa inuu hogaaminayo u qaybsanahooda arimaha dibada ninka lagu magacaabo Prof. Cadow. Prof. Adow ayaa maanta u sheegay wakaalada wararka ee AP in aysan waftigiisu wax wada hadala la gali doonin waftiga dawlada ee Shirka Khartuum inta ayuu yiri ciidan Itoobiyaan ah ay joogaan gudaha dalka Somaliya. Prof. Caddow ayaa sidoo kale sheegay ineysan aqbali doonin in Kenya ay shirka Khartuum la guddoomiso Jaamacada Carabta, isagoo ku eedeeyey dowladda Kenya iney dawladaha IGAD isku siyaasad yihiin. Prof. Cadow ayaan ka hadlin ciidanka dawlada Eriteraeeya ee ay maxkmadaha Muqdishu keeneen Magaalada Muqdishu taas oo dawlada Marayknaku asbuucii hore sheegeen inay hayaan cadaymo aan la inkiri karin in dalada Eritareeya hub iyo ciidan ku soo daabulayso wadanka Somaliya. Hadalka prof. Cadow oo maanta oo axad siiyay wakaalada wararka ee AP ayaa ka dhigaya inuu burburay iyo waxba kama jiraan shirkii Khartuum intuusanba bilaaban oo beryahaan oo dhan labada dhinac ee dawlada iyo maxkamaduhu isku diyaarinayeen. Maxkamadaha ayaa marar badan lagu eedeeyay inaysan daacad ka ahayn heshiis kama dambeysa oo ay la galaan dawlada KMG ah qorshahooduna waligiis ahaa hoosaasin iyo waqti dhumis inta ay ka qabsanayaan deegaano kale si ay meeshaba uga saaraan dawlada KMG ah. Dhinaca Baydhabo ayaa ka dib markii maalintii shalay ahayd ay dawlada Ra’iisal wasaare Geedi soo magacowday xubnaha uga qayb gali doona shirka maalinta beri ah ka furmaya magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan ayaa waxaa magaalada Baydhabo ka socda qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu sagootinayo waftiga dawlada. Ra’iisal wasaare Geedi ayaa shalay mar kale magacaabay gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu hogaamiyo waftiga dawlada uga qayb galaya shirka Khartuum. Wararka ayaa sheegaya in gudoomiyaha baarlamaanku uu akhbalay xilkaas wallow uu dhawr asbuuc ka hor war ku dhow xafiiskiisa lagu sheegay in Gudoomiyaha baarlamaanku iska casilay xilkaas. Shariif Xasan Sheekh Aadan oo iminka ku sugan dalka boqortooyada Sacuudiga ahna masuulka 2-aad ee uga sareeya dawlada KMG ah ayaa la filayaa inuu waftiga kale ee uu hogaamin doono ku kulmaan dalka Kenya illaa iyo caawa intaysan u duulin dalka Suudaan. Dhinaca kale wararka ka imaanaya magaalada Buurhakaba ayaa sheegaya inay halkaas isugu tageen madaxda maxkamadaha intooda badan oo uu hor kacayo gudoomiyaha gudiga fulinta Sh. Shariif. Wararka ayaa intaas ku daraya inay waftiga maxkamadu halkaas u tageen si ay ugu dhiirigaliyaan ciidamadooda inay jihaad ku jiraan oo ay weeraraan magaalada Baydhabo oo saldhig u ah dawlada KMG ah. Waxay u muuqataa in maxkamadaha Muqdishu shir ay shalay Muqdishu ku yeesheen ay ku go'aansadeen inay weeraraan dawlada KMG ah si ay u qabsadaan Somaliya oo dhan. Mudugonline.com
-
^^^We want peace, but wont talk do not go together. The true face of the courts is showing, as for Baidoa nothing has changed.