
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
adbax lagu taageerayo jihaadka maxkamadaha islaamka ay ku baaqeen ee ka dhanka ah dawlada Ethiopia oo maanta ka dhacay deegaanada ay ka taliyaan. MuqdishoDibadbaxyo ay ka qeybgaleen boqolaal ruux oo dad ah isla markaana lagu taageerayey jihaadkii golaha maxaakiimta islaamiga ay ku baaqeen loogana soo horjeeday fara gelinta la sheegay in Ethiopia ay ku heyso gayiga dalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay gobolada ay maxaakiimtu gacanta ku hayaan. Dibadbaxyadan oo dhacay salaadii jimcaha ka dib ayaa kii ugu weynaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan fagaaraha Taribuunka waxaana dadkii isugu soo baxay lagu qiyaasay kumanaan ruux oo dad ah. Mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid yahay gudoomiyaha golaha fulinta maxkamadaha islaamka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dibadbaxaasi ka qeybgashay waxaana ay halkaasi ka jeediyeen hadalo kala duwan oo dadka looga dhaadhicinayo ka qeyb qaadashada jihaadka ka dhanka ah dawlada Ethiopia oo haatan la sheegayo in ciidamo kuweeda ah ay ku suganyihiin ciida Soomaaliya. Sheekh Shariif oo hadal dheer u jeediyey dadkii dibadbaxa kasoo qeybgalay ayaa waxa uu sheegay in maanta wax aan ahayn jihaadka aan looga hortagi Karin ciidamada Ethiopianka ah ee la shaagayo inay ciida Soomaaliya kusoo gar******een waxaana shacabka uu ugu baaqay ka qeyb qaadashada dagaalka kharara ee dhici doona. Sheekh Shariif waxa uu ka dalbaday ganacsatada iyo cid waliba oo wax heli karta in mujaahidiiinta ay ugu tabarucaan wixii karaankooda ah si suuro gal ay u noqoto in dalka cadowga kusoo duulay laga difaaco wa siduu hadalka u dhigaye. Sheekh Shariif ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay in maxkamadaha islaamiga ay ka go’antahay ka qeybgalka shirka khurtuum ee dabayaaqada bishan dhici doona, laakiin waa haddii ciidamada Ethiopianka ah ay dalka isaga baxaan waxaana uu ka codsaday kooxaha Ethiopiankaasi soo kaxaystay in shacabkooda ay dhinac kasoo raacaan isla markaana dalka ay ka saaraan cadowga ay soo galiyey. Gudoomiyaha golaha fulinta waxa uu wacad ku maray in ciidamada Ethiopianka ah haddii ay sida ugu dhaqsiyaha badan aanay isaga bixin dalka Soomaaliya ay ugu tagi doonaan goobaha ay ku suganyihin ee Baay,Bakool iyo Gedo. Mas’uuliyiin kale oo golaha maxaakiimta islaamiga Soomaliyeed ka tirsan oo uu ka mid yahay madaxa arrimaha bulshada Sh. Fanax ayaa dibadbaxaasi ka hadashay waxaana dadka Soomaaliyeed ay u tilmaameen inay ugu yaraan 6 xarumood iska diiwaan gelin karaan si jihaadka ay uga qeyb qaataan waxaana xarumaha loo cayimay dadka ay kala yihiin: Xarunta Comando Polocio ,Saldhiga Kaaraan ,Saldhiga Galbeed ee degmada Madiina ,Markazka Salaxudiin ee degmada Huriwaa,markazka Alnasri ee degmada Yaaqshidi iyo markazka mucaad bin jabal ee degmada Hodan waxaana isqoristu ay sheegeen in ay soconayso muddo 3 maalmood ah. Dadweynihii dibadbaxa kasoo qeybgalay ayaa waxay ku qeylinayeen ereyo ka dhan ah dawlada Ethiopia iyo kuwa kale oo ay ku taageerayaan jihaadka maxaakiimtu ay ku baaqeen iyagoo ugu danbeyntiina gubay calanka dawlada Ethiopia. Dhinaca kale banaan bax midkan la mid ah ayaa waxa ay ka kala dhaceen magaalooyinka Baladweyn,Jowhar,Marka iyo Dhuuso mareeb waxaana banaanbaxyadaasi ka qeybgalay kumanaan dad ah. Xafiiska waayaha.net Muqdisho-Somaliya
-
Hypocracy of clan courts: Xasan Dahir supported Carta...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Markii ay ka guuleysteen kooxdii la dagaallanka argagiixisada, Bishii June 2006, waxay u muuqdeen ayna sheegeen inay xallinayaan deegaannada ay degaan beelohoodu. Maxaa haddaba keenay, inay yiraahdaan dalka oo dhammi annaga ha na hoos yimaado? Miyayan ahayn kuwo iyagu isburinaya oo ka fog daacadnimo iyo dhaqan Soomaaliyeed intaba iyo nidaam dowladnimo iyo fikir ku dhisan caqli fayow iyo aqoon? -
^^^Aaamin, its good to die in the way of Allah. Though I have some problems with women folk carrying guns, let it be for the men and let them help them as is prescribed.
-
what about Oromo fighters in somalia?
-
^^^Some valid points sir. Hats of to you. I do love my kin in south Mudug, when they wan to make a point they do it with venom. You are against A/Qaybdeed and Gal/Mudug, good for you I am for Cade Muse and Puntland, have been for a while. Does Cade make mistakes? Yes Does the system need changing, yes. Does it need Sharia law? yes Lets agree, to disagree..
-
clashes in Buaale + Build up in Bur-Hakabo.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Camir, this government has little credibilty when it comes to its very structure. I also heard Barre Hiiraale was rushing to Kismayu to strengthen his own position, to use it as a bargaining chip for the future. -
clashes in Buaale + Build up in Bur-Hakabo.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yes he is but only for a few months now, he never took his office in Baidoa and was close to what is the clan courts a few weeks ago. He was part of the JVA that held Kismayu, it was an alliance of two clans, one is now leading the clan courts the other has been sidelined out of Kismayu. All politics is local. You also have a right to be confused.. -
Maxa jira? Halas o dhan isaga madaxweyne ma u ahiino? Meshis rabo as tegi kara, idinka le ha daliin sidi uu bursaneysiin. Xaaji C/llahi wa idin ka fiato badan yahey, wax badan ayu so ordayay..welibana hada beer cusub ayu gacanta ku wata. Ya iska garey. lol.......
-
clashes in Buaale + Build up in Bur-Hakabo.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Jaylaani, Barre Hiiraale was defeated in Buaale, he was fighting the clan courts, who attacked his position Kismayu. It was a local issue and the main TFG force did not take part in the clashes. -
^^^Ubahane, you are scoring good points against Puntland and A/Yusuf who happen to be one in your mind. But less with the religious sermon, one can easily point to the ruling on killing inncoent Muslims, why have the courts not tried war criminals, like Seeraar, Goobanle, IndaCade, for their crimes against humanity, why have the millitias who terrorised the unarmed MUSLIM population in lower shabbele not been punished? Go ask the scholars, can Muslim property be looted, can Muslims dable in drugs, and destroy the environment? Never be selective when it comes to Islam. I do love the campaign on behalf of the clan courts, we in Puntland have always been the enemy of the clan courts, they have a design on our state and can not stand one of us being head of state. I love your bravery in bringing this out, but less with the faith as an excuse, it belongs to all of us.
-
^^^Indeed, Cade is very popular. Puntland and its people will defend themselves. I would like to thank Turki for motivating many in our state.
-
^^^Saxib, I am an old man, and not easily misled. We have seen too many fake dawns. However my faith was never built on victory or losses, My belief in Islam is not dependent on any factor, apart from the prescription to worship Allah the lord of the worlds. As for Puntland it is my home in Somalia, it needs many changes but it is not for those who came out of the dark only a few months ago to make.
-
Brother, don't get me wrong. I don't hate M.J., the clan of warlord Abdullahi Yuusuf. I don't dislike the man and his personality, I hate what he believes as well as his apparent friendship with our enemy, by helping out to defeat Allah's Forces Ubahane, I never said you hated the clan deeply, nor will anyone ge anything from hating any clan, we are all the same family. As for the President, he is a man who prays five times a day, does not drink, smoke nor chew. His children are all good practicing Muslims, so you should not belive everything you hear nor repeat it to us. I know that there is much loathing and propoganda on both sides, I have heard many things about the courts, but without evidance I would be wrong to repeat every paranoid statement one hears from clan centric folks.
-
Hypocracy of clan courts: Xasan Dahir supported Carta...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Haddaba, xaggee buu jirey markii dowladdii Carta oo dimoqraaddiyad iyo dastuur la mid kan dowladda maanta jirta ku salaysan lagu soo dhisay Jabuuti? Muxuu uga hor imaan waayey taas oo u uga horyimid tan, iyadoo waliba, aqoonsiga ay dowladda maanta jirtaa ku leedahay adduunka ayan ku lahayn dowladdii Carta? Muxuu u yiri ”waxaan la yaabbanahay waxa dowladdii Carta oo dowlad sax ah ahaydna loo aqoonsan waayey tanna loo aqoonsaday”? -
Warlord Abdullahi Yuusuf has openly expressed his views towards Islam, saying that Islam has no place in the governance of Somalia, and its supporters must be killed and destroyed Subxanallah, is this the actions of a man who fasted for the months of Ramadan, to openly lie and for what ends apart from the desperation for the clan? Shame brother, Allah knows all things and what you say is a lie, and you know it.
-
Ubahane, I hope your Eid was pleasent my brother. Another prediction huh? Somalia, a nation famous for heroism, is to lead the demise of the Melez Zenawi Regime that suppresses its people, especially the Muslim-Ethiopians amongst them. What about the Eritrians, and the clan courts that suppress their won unarmed people, some even have no problem with "Banti's" in refugee camps.
-
MABDA’A MAXKAMADUHU WAA LA JIIFIYAANA BANNAAN IYO ISBURIN W/Q: Siciid Cabdille Cali-Ilweyn Posted to the MOL October 27, 2006, 7:26 am Sida la ogyahay, waxaa dhowaan saxaafadda waraysi siiyyey Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ilaa bilowgiiba aad uga soo horjeedey Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Had iyo goor wuxuu ku dedaalaa, inuu isu muujiyo inuu yahay nin si mabda’a ah u aamminsan inaan Soomaaliya lagu maamulin wax la yiraahdo dimoqraaddiyad ama dastuur ay dadku dhigteen. Haddaba, xaggee buu jirey markii dowladdii Carta oo dimoqraaddiyad iyo dastuur la mid kan dowladda maanta jirta ku salaysan lagu soo dhisay Jabuuti? Muxuu uga hor imaan waayey taas oo u uga horyimid tan, iyadoo waliba, aqoonsiga ay dowladda maanta jirtaa ku leedahay adduunka ayan ku lahayn dowladdii Carta? Muxuu u yiri ”waxaan la yaabbanahay waxa dowladdii Carta oo dowlad sax ah ahaydna loo aqoonsan waayey tanna loo aqoonsaday”? Sheekh Xasan Daahir ma ogyahay, in la isu war hayo oo dad badani la socdaan, inuu heshiis fiican oo shaqsi ah ama dan gaar ah la lahaa dowladdii Carta tanna uusan la lahayn ama ka rabin. Waliba, waxaa la ogyahay, inuu hubkiisii iyo ciidankiisiiba ku wareejieyey Carta, dabadeedna uu dibedaha iska mari jirey, taasoo ku timid heshiis iyo isafgarasho ay yeesheen Madaxweynihii dowladdii Carta Mudane Cabdiqaasin Salaad Xasan. Muxuu u kala godobsanayaa labada dowladood oo Carta iyo Fedraalka oo u dadweynaha Soomaaliyeed u dhex dhigayaa dagaal ka soo horjeeda diinta Islaamka, danaha iyo jiritaanka dadweynaha Soomaaliyeed oo kulligood muslimiin ah, oo isku af iyo dhaqan ah. Yaa ka maqlay waligeed Sheek Xasan Daahir Aweys wax jihaad iyo mucaaradidnimo ah oo dastuurkii dowladdii Carta? Mise markaas kama u aqoon intuu hadda ka yaqaan diinta? Mise Sheekha wixiisu waa ”la jiiifiyaana bannaan”? Mar hadday muqato, inaan waxa dagaalka ku kallifayaa ahayn diin ee ay tahay necayb uu u qabo dowladdaan iyo hoggaankeeda, waa nasiibkeed ciddii diin lagu khaldaa. Tan akle, Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xulufadiisu marar badan ayey dowladda Federaalka ah ugu baaqeen, inay timaaddo Xamar, waana arrin wanaagsan, haddii ay tahay mid daacad ka ah. Laakiinse su’aashu waxay tahay: ”ma Maxkamadaha ayaa dalka ka ah dowlad mise dowlada Federaalka ah? Haddii ay Maxkamaduhu dalka ka yihiin dowlad kale maxay ugu yeeranayaan? Haddayse aqoonsan yihiin dowladda Federaalka ah maxay hadba magaalo iyo gobollo nabad ah oo ay xataa ka mid yihiin deegaanno saldhig u ah dowladda Federaalka ah ugu soo duulayaan oo uga oogayaan colaad iyo dagaallo? Markii ay ka guuleysteen kooxdii la dagaallanka argagiixisada, Bishii June 2006, waxay u muuqdeen ayna sheegeen inay xallinayaan deegaannada ay degaan beelohoodu. Maxaa haddaba keenay, inay yiraahdaan dalka oo dhammi annaga ha na hoos yimaado? Miyayan ahayn kuwo iyagu isburinaya oo ka fog daacadnimo iyo dhaqan Soomaaliyeed intaba iyo nidaam dowladnimo iyo fikir ku dhisan caqli fayow iyo aqoon? War hooy ka jooga janno galimaysaan dagaal dad muslim ahe.
-
Yemen: arrests in connection to arms for clan courts...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dane, 3 Australians arrested on smuggling weapons charges, authorities say The Associated Press source Published: October 26, 2006 SAN'A, Yemen Three Australians and a Dane have been arrested for allegedly trying to smuggle weapons to Somalia, a security official said Thursday. All four are Muslims and have been studying at the Islamist Iman University, which is run by Sheik Abdul-Majid al-Zindani. The United States lists al-Zindani as an al-Qaida supporter. The security official refused to give more details and spoke on condition of anonymity because he is not authorized to release information to media. However, a Danish Foreign Ministry official confirmed the arrest of the Dane but refused to identify him. "All I can say is that a Danish national has been arrested according to our information," said Uffe Wolffheckel of the Foreign Ministry's Consular Service. "The rest are person sensitive information which are encompassed by the professional secrecy." Danish media said the suspect is a 23-year-old male who converted to Islam and moved to Yemen two months ago with his wife and child. The arrests are part of a state security campaign launched last month against members of an al-Qaida cell. The security official said among more than 12 suspected militants arrested in the campaign, six were believed to be linked to the San'a cell. One of the detainees, Ibrahim Abdullah al-Sinhi, also known as Abu Dujana al-Misiki, confessed that he was assigned to carry out an attack with an explosive-laden car on San'a international airport, the security official said. Yemen is believed to be a frequent route for smuggling arms to Somali factions. Al-Qaida has an active presence in Yemen, the ancestral home of Osama bin Laden, despite government efforts to fight the network. The group was blamed for the 2000 bombing of the USS Cole in Aden that killed 17 American sailors and the attack on a French oil tanker that killed one person two years later. (str-my-lf) SAN'A, Yemen Three Australians and a Dane have been arrested for allegedly trying to smuggle weapons to Somalia, a security official said Thursday. All four are Muslims and have been studying at the Islamist Iman University, which is run by Sheik Abdul-Majid al-Zindani. The United States lists al-Zindani as an al-Qaida supporter. The security official refused to give more details and spoke on condition of anonymity because he is not authorized to release information to media. However, a Danish Foreign Ministry official confirmed the arrest of the Dane but refused to identify him. "All I can say is that a Danish national has been arrested according to our information," said Uffe Wolffheckel of the Foreign Ministry's Consular Service. "The rest are person sensitive information which are encompassed by the professional secrecy." Danish media said the suspect is a 23-year-old male who converted to Islam and moved to Yemen two months ago with his wife and child. The arrests are part of a state security campaign launched last month against members of an al-Qaida cell. The security official said among more than 12 suspected militants arrested in the campaign, six were believed to be linked to the San'a cell. One of the detainees, Ibrahim Abdullah al-Sinhi, also known as Abu Dujana al-Misiki, confessed that he was assigned to carry out an attack with an explosive-laden car on San'a international airport, the security official said. Yemen is believed to be a frequent route for smuggling arms to Somali factions. Al-Qaida has an active presence in Yemen, the ancestral home of Osama bin Laden, despite government efforts to fight the network. The group was blamed for the 2000 bombing of the USS Cole in Aden that killed 17 American sailors and the attack on a French oil tanker that killed one person two years later. (str-my-lf) -
Yemen: arrests in connection to arms for clan courts...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Niman dalka Yemen lagu xiray oo loo heysto in ay hub u wadeen dalka Soomaliya Last Updated::2006-10-27 14:36:48 Sanca:- 12 qofood ayey ciidamada Amniga ee dalka Yemen u xireen hawlo la xariira ka ganacsiga ama dhoofinta Hub. Lix kamid ah raggan ayaa la sheegay in ay xubno ka yihiin ururka Al Qaicida, ayna ku jiraan dad ajaanib ah oo kasoo jeeda dalalaka Denmark iyo Australia. Dowlada Denmark ayaa ayadu shaaca ka qaaday in mid kamid ah muwadiniinteeda lagu xiray dalka Yemen loona heysto arrimo la xariira dhoofinta hubka. Raggan la xiray ayaa la sheegay in ay saanad hub isku dayayeen in ay u diraan magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Safaarada Denmark ee dalka Sucuudiga ayaa xaqiijisay in nin 23 jir ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Denmark balse muslim noqday uu yahay ninka hada xabsiga lagu hayo. Ninkan 23 jirka ahaa oo horey u degenaan jiray magaalada Ishø ee duleedka magaalada Copenhagen ayaa la sheegay in uu dhawaanahan degenaa dalka Yemen asaga iyo xaaskiisa. Ninkan ayaa hada kahor intuu ku noolaa dalka Denmark loo xiray arrimo la xadhiidha Argagaxisnimo. Ninkan oo aan weli magaciisa si rasmi ah loo shaacin ayaa hada kahor lasoo taagay Maxkamadaha magaalada Brøndby ee dalkaasi Denmark. Dowlada Yemen ayaa ka gaabsatay in ay wax tafaasiil ah ka bixiso ragan ay qabatay. Nimankan xabsiga lagu hayo ayaa la sheegay in ay wax ka dhigan jireen Jaamacada Culuumta Islaamiga laga barto ee Imaan ee ku taal dalkaasi Yemen, isla markaana uu maamulo Shiikh Abdimalik Al Zindani oo ku jira liistiga Maraykanka ee xubnaha Al Qaaicda. Dowlada Denmark oo aan ayadu hada Safaarad ku lahayn dalka Yemen, ayaa sheegtay in Qunsuliyadeeda ku taal dalka Sucuudiga ay arrintan baaritaan ku wado, ninka la xiray iyo sababaha loo heytso sida uu sheegay Uffe Wolffheckel oo u hadlay Safaarada. Cabdullahi Haji HorseedNet.com -
Yemen: arrests in connection to arms for clan courts...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Yemen: 6 Nin oo Yurub u dhashay oo loogu xiray Yaman inay hub u geeyaan Maxkamadaha Friday, October 27, 2006 Sanca (AllPuntland)- Koox Dhalashadoodu tahay Yurub ayaa lagu qabtay wadanka Yeman iyadoo lagu eedeeyay in ay dalka Soomaliya hub sharci daro ah geeyaan. Diblamaasi ka tirsan wasaarada Arimaha Gudaha wadanka Yaman ayaa khamiistii (26 Oktoobar 2006) cadeeyay in kooxdani ay ku eedaysan yihiin inay u dhoofiyaan Soomaaliya hub aan sharci ahayn, xiriirna la lee yihiin ururka Al-Qaacida, Warku wuxuu intaa ku darayaa in kooxdani ay si joogta ah hubka ugu dhoofin jireen Soomaaliya iyagoo u gaynaya Maxkamadaha Muqdisho. Ragga la xiray waxaa ku jirah nin u dhashay wadanka Denmark sidda uu ku waramay TV2-ga Denmark ninka Denishka waxaa xabsiga ku weheliya, mid Ingiriis ah, seddex Australian ah siddaas waxaa TV 2 | Nyhederne u cadeeyay danjiraha Ingiriiska ee u fadhiya Yemen. , TV2 wuxuu intaas ku daray in shantaas nin ee hore ay ku weheliyaan xabsiga seddex kale oo mid Jarmal yahay, midna Soomaali yahay iyo mid Yaman u dhashay. (Dansker sigtet for våbensmugling) Warar kale oo ay tabisay AP (Associated Press) ayaa tirada dadka la xiray ka dhigaysa 12 qof oo lagu xiriiriyay inay ka tirsan yihiin ururka Alqaacida. Nimanka Yurubiyaanka ah ayaa ahaa kuwo Muslimay, waxna ku baranayay Jaamacada Iimaan (Iman University) oo lagu barto diinta Islaamka kuna taal wadanka Yemen . Saxaafada wadanka Denmark ayaa sheegaysa in ninka Denishka ah ee Yaman lagu xiray uu yahay nin Muslimay oo 23 sanno jir ah kuna dhashay degmo ku taal duleedka caasimada Denmark, wuxuuna u guuray wadanka Yaman laba bilood ka hor isagoo ay weheliyaan xaaskiisii iyo carruur. Eedaynta raggaan ayaa timid ka gadaal markii ciidamada Yaman ay olole balaaran ku qaadeen dadka ay ku tuhunsan yihiin in ay xiriirka la lee yihiin Ururka Al-Qaacida, hawlgalkaas oo saraakiisha amaanka Yamani ay sheegeen inay ku xir-xireen ilaa 12 qof oo 6 ka mid ah lala xiriirinayo inay xubno ka yihiin Al-Qaacida Unugeeda Sanca. Diblamaasiyiinta reer galbeedka ayaa rumaysan in Al-Qaacida ay dhaqdhaqaaq xoogan ku leedahay Yemen. Waxaa Soo uruuriyay AllPuntland, xarunta Yurub -
Hub ay kooxda Alqaacida u soo waday maxkamadaha Muqdishu oo yemen lagu qabtay Posted to the MOL October 27, 2006, 8:16 am Dawlada Yemen ayaa waxay gacanta ku soo dhigtay hub culuas iyo saanad loo waday maxkamadaha Muqdishu oo ay wadeen 4 nin oo muslim ah oo la sheegay in lagu tuhunsan yahay inay ka mid yihiin ururka alqaacida ee uu hogaamiyo Binu Laadin oo dagaal kula jira dawlada Maraykanka illaa iyo 6-dii sano ee la soo dhaafay. 4-ta nine ee la qabtay ayaa la sheegay in 3 ka mida u dhasheen wadanka Australiya halka mid kalena u dhashay dalka Denmark. Ragaan ayaa la sheegay inay yihiin kuwo qaarkood diinta dhawaan soo galeen oo la majara habaabiyay markii loo sheegay inay ka qayb qaadan doonaan jihaad aan jirin oo la yiri wuxuu ka jiraa wadanka Somaliya. Qolyaha maxkamadaha Muqdishu ayaa waxaa ku jira kooxo ka soo dagaalamay Afganistan xairiirna l leh kooxda Alqaaciida kuwaasoo raba in Somaliya keenaan dad ay u sheegeen in Jihaad ka jiro wadanka ayna doonayaan inay u istcimaalaan dadkaas muslimiinta ee la soo marin habaabiyay danahooda xukun doon oon diin shaqo ku lahayn. Dhinaca kale, Maxkamadaha Muqdishu ayaa bilaabay inay xayiraan dhaqdhaqaaqa dadka shicibka ah ee magaalada Muqdishu. Qof aan maxkamadaha fasax ka haysana magaalada kama bixi karayo. Magaalada buurhakaba ayaa maleeshiyada maxkamaduhu waxay ka soo afduubeen 3 xildhibaan oo u sii socday magaalada Baydhabo. Xayiraada ayaa ka dambeysay ayaa la yiri ka dib markii maxkamaduhu ka baqeen in la ogaado dhaqdhaqaaqooda ciidan ee ay ka wadaan koonfurta Somaliya oo haatan gaaray meeshii ugu dambeysay lagana cabsi qabo inay isku dhacaan ciidanka Dawlada iyo kuwa maleeshiyaad beeleedka maxkamadaha. Mudugonline.com
-
LOL. Was he not the one making all te threats against the police chief?