
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Clan court leader Inda Cade...Drugs, occupation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
IndaCade on Buaale murders -
^^It is the news that you was propogating from Mogadishu courts that was trying to fuel conflict within the clan of Galkacyu. Alhamdulilah, it was a silly story and no more. Saxib, I do not get mad at mere tools, dont take it as an insult but I dont take you seriously it is the people behind you, and the news media. You are just a confused kinsmen.
-
I would invite you to my home any where any time, if I move to Somalia I am looking at Mogadishu and Puntland, for my children both their grandmothers are living in Mogadishu and thus it will be the first choice for them. Red Sea, you are welcome to visit Mogadishu, but to me it is home, mother, uncles, aunts, siblings, cousins and hundreds of relations,. See before the clan courts and after them my family insha Allah shall remain and the fabric will remain. It is the city I knew before I left as a child to the west. Though I still want a national government with multi clan representation, develoution of power to the regions and talent rather than the gun as the tool that promotes the individual through society.
-
Clan court leader Inda Cade...Drugs, occupation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So we forgive Inda Cade and his actions because it brought peace to Mogadishu, but attack other areas like Puntland and Somaliland who have peace and no one like Yusuf Inda Cade. Bambo, the UN report indicates the man dealt in drugs, the lower shabbele population cried he occupied them and yet you call him a Shiekh, is there something wrong with you? -
Wasiirka Arr/Gudaha iyo Amniga ee Puntland oo shir jaraa'iid qabtay Last Updated::2006-11-02 18:26:09 Gaalkacyo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Puntland Md.Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta shir jaraa'iid ku qabtay magaalada Gaalkacyo. Wasiirka ayaa ka hadlay amaanka Puntland oo uu sheegay in maanta shirkii Golaha Wasiirada ee ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo diirada lagu saaray adkeynta amaanka Gobalada. Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay dadka isku dayaya in ay khal khal geliyaan Amniga gobalada Puntland, in aan loo dul qaadan doonin. Wasiirka ayaa ku nuux nuuxsaday in aysan jirin karin xisbiyo ama koox siyaasadeed oo lid ku ah jiritaanka Puntland iyo Maamulkeeda, isla markaana gacan adag lagu qaban doono cidii sharuucda Jabisa. Wasiirka Puntland ee Amniga ayaa sheegay in xabsiga la dhigay nin horey uga hadlay Idaacada BBC-da oo sheegay inuu Maxkamad furayo isla markaana uu u shaqeeyo Maxaakiimta Muqdisho, arrintaasi ayuu Axmed Xaabsade ku sheegay in ay tahay wax aan loo dulqaadan doonin. Cabdifutaax Shirwac HorseedNet.com - Gaalkacyo
-
^^^Saxib they are, the big guns who are now running the show, so dont ever think Duke is coming from a clan point of view..I have many clans in my blood alhamdulilah.
-
^^^Saxib I have noted your resent shared with Mogadishu clan court media of the supposed clan division between the Umar family of Galkacyu. I understand where all of them are coming from, but it is not funny to us.
-
^^^Saxib, clan warfare in Galkacyu is no laughing matter to me.
-
^^^Bravo again Lieutenant Xalane.
-
President Yusuf gets red carpet treatment...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
China oo tageero dhaqale u fidin doonta Afrika 2 Nov 2, 2006, 09:29 Wadanka China ayaa daboolka ka qaadi doona tageero dhaqaale oo isugu jirta xaga ganacsiga iyo mashaariic marka uu furmo kulan ay la yeelan doonaan afartan wadan oo Afrikan ah. Kulankan oo loogu magac darey China_Africa Cooperation "FOCAC" ayaa la filayaa in magaalada Bejing uu ka furmo inta u dhexeysa 4-5 Nov. "Iyada oo la tixgalinayo rabitaanka saaxibadayo Afrika, ayaa waxa dowlada China go'aansatey in ay u fidiso tageero dhaqaale iyo mid hurumarineed wadamada Afrika" sidaa waxa yiri ku-xigeenka wasiirka ganacsiga China Wei Jianguo. Kulankan ayaa waxa isugu imaanaya 48 wadan oo Afrikan ah kuwaas oo xiriir diplomaasiyeed la leh China. Xiriirka dhaqaale oo ay dowlada China la leedahay wadamada Afrika ayaa kor u dhaafey intii u dhexeysay 2000 ilaa 2005 39.7 billion U.S. dollars. Dowladda China ayaa deyn dhaaf gaaraya 10.9 billion yuan (1.38 billion U.S. dollars) u sameysay 31 wadan oo ka mid ah kuwa ugu faqiirsan ee Afrika isla markaana cashuuraha ka dhintey qaar kamid ah waxayaabaha laga soo saaro Afrika kuwaas oo loo iib-keeno wadanka China. Wadanka China ayaa ka hirgaliyay Qaarada Afrika 900 oo mashruuc isla markaana tababaro kala duwan siisay ilaa 14600 oo qof. Dhinaca kale Madaxwaynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf Axmad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulankaan uga qayb galaya xukuumada KMG ah xili ay bur-bureen wadahadaladii lagu dhexdhexaadinayay dowlada iyo Maxaakiimta. Iskaashiga dhaqaale ee wadamada Afrika iyo china "China-Africa Cooperation (FOCAC)" ayaa dhidibada loo aasey sanadakii 2000. Garowe Online+Wakaaladaha -
The story is bullshit, who reported to them and to no where else?
-
^^^Saxib, talk sense for once, the Puntland cabinet is in Galkacyu because they want to be there. They are sending a message which is clear, Puntland will continue as it is regardless of the clan courts or any individual or groups who want to gain power. PS: Gagab is from the clan of Galkacyu it is his power base and he came to see the dude who was talking big on the BBC, and he did.
-
BEIJING: Dalka China oo lagu casuumay 40 hogaamiye oo dalalka Afrika ah oo ka mid yahay Madaxweyne C. Yuusuf Posted to the Web Nov 02, 14:46 ( Beijing: ) Shir balaaran oo ka socda xarrunra Bijien ee dalka China ayaa waxaa dalka Soomaaliya uga qayb-galay Madaxweyne C/laahi yuusuf iyo Wafi uu hogaaminayo oo ka mid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFKS. Shirkaan ayaa dowlada China waxay ku sii adkaynaysaa Xiriirka Dhaqaale iyo horrumarineed ee dalkaasi la leeyahay wadamada Afrika iyo sidii dowlada China ay uga hormarin lahayd wadamada Afrika ee Sookoraya soo saarida nimcooyinka kala duwan ee dalalka Afrika ku jira , waxaana dalka Soomaaliya uu yahay wadanka sida rasmiga ah loo cadeeyey inay ku jiraan kheyraad aad u badan oo ku jira badaha Soomaaliya iyo berigaba. Shirkaan ayaa Soomaaliya muhiimad gaara u leh , maadaama uu yahay shirkii ugu horrey ee ay dowlad ahaan uga qabygasho mudo ku siman 16 sano oo ay Soomaaliya ku jirtay dagaalo sokeeye. Waxaana lagu wadaa in madaxweyne Yuusuf uu kula saxiixdo dalkaas heshiisyo muhiima oo faa’iido u leh dalka Soomaaliya. Shirkaan oo maanta ka furmay caasimada Bijing , ayaa goobta uu shirkaasi ka dhacayo ayaa lagu xardhay sawiro muujinaya quruxda wadamada Afrika , goobahaas la xardhay ayaa waxaa ka muuqda muuqaalada iyo bilicda dalalka Afrika ayaa waxay soo jiidayo wanaagsan u tahay madaxda dalalka Afrika . Madaxda kakala socda dalalka Afrika yaa badankkood waxay wada qabaan in dalalka Afrika ay xoojiyaan xiriirka ay la leeyihiin dalka China . Waxayna dowlada China ay sanadkii la soo dhaafay oo kaliya ka iibsatay qaar kamida dalalka Afrika shidaal gaaraya 38.4 milyan Tons. Suuqa ay ka xiratay dowlada China dalalka Afrika ayaa wada badan oo kamid yahay Maraykanku waxay ka muujiyeen walaac aad xoog badan, waxayna dowlada Maraykanku ay sanidihii u danbeeyey ay dacaayado aad u fara badan ay saaxaafada u marinaysay dowlada china, taasoo sheegaysay in dowlada China ay lid ku tahay arrimaha xuquuqul insaanka iyo waxyaalo kale soo raaca. Isku soo wada duuboo, shirka ka socda dalka China oo uu Soomaaliya uga qaybgalay Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne C/laahi yuusuf ayaa laga dhowrayaa guulo wanaagsan iyo cilaaqaad wanaagsan oo dhexmara dowlafa Federaalka Soomaaliya iyo China . Puntlandpost.com
-
^^^Saxib Mogadishu has never been out of bounds from me, unlike yourslef and others here. See my relatives are the big guns even now within the courts, Al-Furqan, Chircoole and Dayniile courts are my blood. So unlike some of you here, I dont need to pretend or get a new name like Shiek Cayro-Wanabe.
-
^^^No mate the government is in Galkacyu to see Shiekh Omaani and Muqtada Al Sadr who were talking big on the BBC.
-
^^^See Bossaso's development is wonderful to me, I am looking to invest in that beautiful city soon. But my portfolio in Mogadishu, land and homes will get more profitable with peace, so no need to make snide comments considering that most of my family are reer Mogadishu.
-
Also this cabinet meeting took place in Galkacyu. Though I doubt the BBC will comment on it and no sign of that clan court.
-
The website is nice, full thumbs up.
-
Bossaso International Airport Development Project (Terminal) has Reached the Final Stages of Completion Wednesday, 01-Nov 2006 Bossaso international airport development project (terminal) has reached the final stages of completion. Soon the runway construction part of the new airport.
-
Clan court leader Inda Cade...Drugs, occupation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Malleeshiyo ka amarqaadata Yuusuf Indho-cadde oo bililiqeystay xaruntii dowladda ee degmada Jowhar Posted to the Web Jun 18, 14:25 Jowhar (PP) - Malleeshiyo ka amarqaata Yuusuf Maxamed Siyaad (Indho-cadde) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxay xalay bliliqeysteen xaruntii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Degmada Jowhar. Malleeshiyadaan ayaa waxay ka qaateen dhammaan qalabkii yaallay xaruntaas, waxaana ka mid ahaa waxyaabihii ay ka qaateen xaruntaas qalab a yka mid yihiin, Computers, Qalabka Xafiisyada iyo waxyaabo kale, waxaana la sheegay inay u soo rarteen dhanka Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in markii uu dhacaas dhacayay ay isku dhaceen ciidammo ka tirsan kuwa maxkamadaha oo ilaalo ahaa balse ay si qasab ah ku furteen goobta dabadeedna ay ka gurteen wixii dhex yaallay. Dhacaan ayaa ka dhacay degmada Jowhar iyadoo uu ku sugan yahay gudaha magaalada Jowhar Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho iyadoo uusan wax hadal ah ka soo saarin arrintaas. Ma ahan markii ugu horreysay oo ay ciidammada Yuusuf Indho-cadde dhac u geystaan hantidii taallay degmada Jowhar intii aan la qabsan ka hor, balse Dorraad ayay dhaceen dhammaan qalabkii yaallay garoonka diyaaradaha ee Degmada Jowhar oo aan weli wax war ah ka soo bixin inkastoo laga wada hadlay. Illa hada macada Muwqifka Dowlada Federaalka ah ee ku aadan allaabaha looga bililiqaystay magaalada Jowhar ,waxaase jira sida Puntlandpost ay ka soo xigatay ilo lagu kalsoon yahay in DFKS ay go'aan cad ka soo saari doonaan arrintaas ku wajahan dhunsashadaas hantida qaran. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com -
Clan court leader Inda Cade...Drugs, occupation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Clan court leader Inda Cade...Drugs, occupation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Local administration of Lower Shabelle Sheik Yusuf Indohaadde is in charge of the local administration of Lower Shabelle; he assumes the role of governor. Indohaadde’s headquarters and state house are located at Buulamarer, situated on a large, active banana farm north-west of Marka. The geographical area under his control includes the seaports of Marka and Baraawe — he has his own fishing fleet — and an airport at Marka. The local administration also includes prime agricultural lands — including numerous “drug farms†on lands that were taken from the local farmers. In order to exercise control over his geographical area, Indohaadde has his own militia, made up of men from his clan, and other militias from the same clan group, ****** . Indohaadde also has a large number of personal bodyguards, individuals who are most trusted from his own clan. Tax revenue Revenue for Indohaadde’s arms purchases comes from traders, businessmen, the Marka and Baraawe seaports, the airports, checkpoints, farms, NGOs, the fishing fleet and other sources. Indohaadde’s representatives collect taxes on a weekly basis. Every month, from the moneys collected, he pays militia members, his “inner circle†(advisers and closest associates) and the elders of the clan and makes purchases of arms. After those payments are made, the remainder, which is approximately equivalent to $50,000, reverts to Indohaadde himself. Indohaadde collects revenue from NGOs that want to operate in the area under his control; they must obtain Indohaadde’s permission and must pay him a sum of money to conduct their activities. He receives at least 15 per cent of any NGO benefits that are offered to the local population. The fees paid by an NGO for the buildings they use are split between the owner and Indohaadde. He has a say in the question of which Somalis work for NGOs — members of his own clan — and gets part of an employee’s salary. He also has a network of people that monitor the activities of NGOs to ensure their compliance with his financial interests. If an NGO does not comply with his requirements, he forces it to leave his area. Indohaadde also owns drug farms in the area under his control, including at Janaale, Shalambood, Qoryooley, Buulamarer and Kurtun Waarey; the exact number of farms is unknown, but Monitoring Group sources estimated that as many as 10 may be spread throughout his area. He is alleged to be dealing in marijuana (probably in the form of hashish). Indohaadde’s drug farms are a sophisticated operation involving irrigation systems, fertilizers and herbicides. The workers on the farms are experienced in the drug-growing business and receive a good salary to maintain the high quality of the drugs. The drugs undergo a drying process and are packaged and concealed to avoid attracting attention. The product is graded: poorer-quality product is sent to Mogadishu and neighbouring countries for local consumption, while the higherquality product is put into trucks and transported to airstrips or the Marka seaport for further transport to the international market. There are about six harvests per year. Indohaadde is expanding his drugfarming operation, by increasing either the number of farms or production per farm. He allegedly receives a total of approximately $100,000 per harvest for all of the farms. Indohaadde has a “special representative†who handles drug-farm operations on his behalf and uses his militia to guard his drug farms. Warbixinta UN-ka oo dhameystiran halkan ka daalaco Hussein Farah Keynaan HorseedNet.com -
Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday in Shiikh Yusuf Indhacade ka ganacsado Daroogada (Warbixintii UN-ka) Muqdisho:- Ayadoo ay weli taagan tahay buuqa ka dhashay warbixinta UN-ka ee la xariira xogta hubka Soomaaliya soo galaya, waxaa hadana soo baxay xogta Qabqablayaasha dagaalka. Warbixintan la shaaciyey 7dii bishan Oktoober, ayey ku jiraan xog badan oo laga soo aruuriyey qaab ay u shaqeystaan Qabqalayaasha dagaalka ayaa waxaa kamid ah xogta banaanka loo soo saaray: Warbixintan oo loo gudbiyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa looga codsaday golaha inuu Cunaqabtayn toos ah saaro hogaamiye kooxeedka Soomaaliyeed. Warbixintan waxaa markii ugu horeysay uu Guddiga u Qaabilsan Soomaaliya si tafaftiran uga hadlay BEERAH DAROOGADA lagu beero ee koonfurta Soomaaliya. Warbixintan ayaa ah tii ugu horeysay oo si toos ah u sheegaysa in Shiikh Yusuf Indhocade oo ah ninka maamulka gobalka Shabeelada Hoose, ee Soomaaliya si joogta ah dalka uga dhoofiyo DAROOGADa loo yaqaan MARIWANA nooceeda HASHISHka. Warbixintan oo si tafaftiran u soo qaadatay Gobal walba oo Soomaaliya kamid ah iyo Qabqablayaasha ka taliya ayaan maqaalkan ugu horeeya uga hadleynaa wixii laga yiri Shiikh Yusuf Indhocade oo sheegta Guddoomiyaha Gobalka Shabeelada Hoose. Warbixinta ayadoo aan la tarjumin waxaa ka akhrisan kartaa hoos, balse aanu bal soo qaadano qodobadii ugu muhiimsanaa ee warbixintan ku jira. Warbixinta Qaramada Midoobaya ayaa lagu sheegay in Shiikh Yusuf Indhocade uu leeyahay Beero gaaraya illaa iyo 10 beerood oo lagu abuuro Daroogada Xashiishka loo yaqaan. Shiikh Yusuf Indhocade oo asagu hada kahor beeniyey wararkan, ayaa warbixinta sanadkan 2005 lagu sheegay in lacagta soo gasha hogaamiyahaasi ay ka timaado meel kala gedisan oo ay kamid yihiin: Ganacsiga magaalooyinka Barawe iyo Marka oo uu ka qaato canshuur, lacagta uu ka qaato Hay'adaha caalamiga ah, beeraha Daroogada, Kaluumeysiga iyo meelo kale. Qoraalka UN-ka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Shiikh Yusuf uu si joogto ah dadka ku dhaqan deegaanada Marka uga qaado Canshuur. Canshuurta Canshuurtan ayaa la sheegay in la qaado TODOBAAD ama asbuuc walba. Canshuurtan ayaa bil walba waxaa loo qeybiyaa maleeshiyooyinkiisa iyo xubnaha ku dhow dhow. Lacagtaasi loo qeybiyo maleeshiyooyinka ayaa lagu sii gadaa Hubka. Lacagta inta kasoo harta oo lagu qiyaaso $50.000 oo dollarka Maraykanka ah waxaa qaata Shiikh Yusuf Indhocade. NGO-yada Warbixintan ayaa sidoo kale lagu sheegay in hogaamiyahan lacag joogto ah ka qaato Hay'adaha caalamiga ah ee ka hawl gala deegaanka uu xukumo. Waxaa taa usii dheer Shiikh Yusuf indhocade waxaa la siiyaa 15% (shan iyo toban percent) lacagta ay hay'adaha caalamiga ah siiyaan shacabka ku dhaqan deegaanka uu xukumo. Sidoo kale lacagta Kirada ah oo ay bixiyaan hay'ada Caalamiga ah ee ku sugan Marka kala badh (50%) waxaa qaata Shiikh Yusuf Indhocade, halka badh ka kalena la siiyo dadka guriga leh. Warbixintan ayaa sidoo kale lagu xusay in shaqaalaha ka shaqeeya hay'adaha caalamiga ah uu Soo xulo Shiikh Yusuf Indhocade laf ahaantiisa. Wuxuuna leeyahay xubno gaar ah oo si joogta ah ulla socda dhaq dhaqaaqa hay'ada caalamiga ah si markaasi uu ugaado in aan la khiyaameyn. Hadii ay hay'ad kasoo horjeesato sharcigan, Shiikh Yusuf Indhocade wuxuu ku amraa in ay isaga baxaan deegaanka uu ka taliyo. Daroogada Sida ku cad warbixinta Qaramada Midoobay guddigeeda u qaabilsan xog aruurinta Soomaaliya waxaa lagu sheegay sanadkan 2005 in Shiikh Yusuf indhocade uu leeyahay Beero ay kasoo baxaan daroogada Xashiishka loo yaqaan. Beerahan ayaa la sheegay in ay ku kala yaaliin deegaanka Janaale, Shalambood, Qoryooley, Buulamarer iyo Kurtun Waarey. Tirada dhabta ah ee beerahan ayey guddigan sheegeen in ay aan weli si kama danbeys ah loo xaqiijin balse lagu qiyaasay 10 beerood oo kala gedisan. Dhamaan beerahan ayaa ku yaal dhul si xoog ah looga qaatay dadka deegaankaasi ku dhaqan. Beeraha daroogada ay kasoo baxaan ayaa lagu tilmaamay in ay ka shaqeeyaan dad xirfad ulleh oo la socda qaabka loo abuuro, sida loo nadiifiyo iyo waliba dhanka dhoofinta. Dhamaan dadka ka shaqeeya beerahan ayaa la sheegay in ay qaataan mushahar joogto ah oo ku filan. Xashiishka beerahan kasoo baxa noocooda xumaada, waxaa loo diraa magaalada Muqdisho iyo dalalka jaarka la ah Soomaaliya, waa sida lagu sheegay qoraalkanee. Halka Xashiishka qaaliga ah ee soo go'a loo diro dalal shisheeye. Xashiishkan ama daroogada ayaa la sheegay inta aan la dhoofin in la la qalajiyo isla markaana si wanaagsan loo xidh xidho si aan markaa loo ogaan. Waxaana la sheegay in daroogada laga dhoofiyo Airporka Magaalada Marka, halka xashiishka kale gawaari xamuul ah loogu qaado dalalka deriska ah iyo magaalada Muqdisho. Warbixintan ayaa sidoo kale lagu sheegay in 6 goor ay xashiishada kasoo go'ado beeraha uu leeyahay Shiikh Yusuf Indhocade, sanad walba. Warbixintan ayaa qoreysa in Shiikh Yusuf Indhocade uu wado hawlo uu ku balaarinayo tirada xashiiskha soo go'a ama beeraha lagu abuuro. Lacagta kasoo gasha Daroogada sanadkiiba marka la isku geeyo 10 beerood waxay gaareysaa $100.000 oo dollarka Maraykanka markiiba. Maadaama ay beerahaasi soo go'aan sanadkii 6 goor, waxay noqoneysaa lacagtaasi $600.000 oo dollarka Maraykanka ah sanad walba, lacagtaasi oo ah midda sida tooska ah loo siiyo Yusuf Indhocade. Maleeshiyooyinka Shiikh Yusuf indhocade ayaa la sheegay in ay si adag u illaaliyaan beeraha lagu abuuro xashiishka. Hadaba warbixintan ayaa ah midii ugu horeysay oo si toos ah uga hadasha daroogada lagu abuuro dalka Soomaaliya. Waxaana horey u jiray eedaymo noocaan ah oo loo jeediyey hogaamiye kooxeed kale oo Soomaali ah kuwaasi oo aan markaa aysan soo hadal qaadin beesha caalamka. Dalalka ay dagaalada ka dhacaan ee Dunnida ayaa si weyn loogu yaqaan in ay kasoo dhex baxaan dad ka faa'iideysta maamul la'aanta iyo waliba sharci la'aanta. Wuxuuna Adduunweynaha xasuusta ururkii Taliban ee ka talin jiray dalka Afghaanistaan oo ayagu ka ganacsan jiray Daroogada, ayagoo og in ay Diintooda kasoo horjeedo. Mar wax laga weydiiyey madaxda sar sare ee Ururkii Talibanka sababta ay daroogada u dhoofiyaan, maadaama ay tahay ficil diinta Islaamka aad uga fog: Waxay ku jawaabeen,.. Anaga Daroogada ma isticmaalno ee waanu dhoofinaa, dadka Adeegsada ayey u taal arrinkaasi...iyo Nin gaajeysan waxaas kama fakaro. Iyo erayo kale oo lamid ah. Hadaba akhristoow waatan Warbixintii la xariirta Shabeelada Hoose ayadoo ku qoron Af-ingiriis:
-
^^^Saxib, I am not here to please you or any group. If you would like to add something to the forum by all means do. I know there are many here who add things regarding the progress of Mogadishu, Hargaysa, Baidoa, Gedo and other areas of the country, I give my support to such threads and never question the poster, nor suggest he needs to comment on the village of my choice to prove his fairness.
-
MUQDISHO: Maxkamadaha Midoobay oo ka dhawaajiyay inay dagaal ku qaadayaan xarunta Dowladda ee Baydhabo Posted to the Web Nov 02, 07:50 Muqdisho (PP) - Afhayeen magaciisa qariyay oo u hadlay Maxkaamdaha Midoobay ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in Maxkamadaha ay ka go'an tahay inay weerar ku qaadan Magaalada Baydhabo oo ay dowladdu daggan tahay. Afhayeenkaan magaciisa qariyay oo la hadlayay Sharqal-awsat ayaa sheegay in Maxkaamdaha ay isku diyaarinayaan inay weerar ku qaadaan maadaama uu hakad ku yimid shirkii lagu waday inuu ka fumo Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. "Maxakamduhu waxay diyaariyeen Malleeshiyooyin fara badan si ay gacanta ugu dhigaan magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Dowladda Federaalka, taasna waa mid ka go'an madaxkamadaha" ayuu yiri afhayaankaas magaciisa qariyay oo ku suganaa xillliga uu hadlayay Wargeyska Sharqal-awsat Magaalada Buur-hakaba ee Gobolka Bay. Wuxuu sheegay afhayeenkaan in baaqashada shirka ay iyaga dan u ahayd, waxaana uu sheegay dagaalka ka qarxa halkaas inuu gaari doono dowladaha dariska la ah Soomaaliya, waxaana uu carrabka ku adkeeyay inay jiri doonaan dagaallo kale oo ka dhaca dalka gudihiisa kuwaasoo dhex mari doona Dowladda iyo Maxkamadaha. "Waxaan ku ururinaynay Degmada Buur-hakaba iyo deegaannada ku dhowdhow Askar daacad noo ah, waana kuwo loo tababaray inay dagaal la galaan ciidanka dowladda iyo kuwa Ethiopian-ka ah ee isla socda" ayuu yiri Afhayeenkaas oo aan magaciisa la soo xigan. Dowladda Federaalka ayaa waxay ka dhawaajisay inay jiraan dhaqdhaaqyo ay wadaan Maxkamadaha kuwaasoo ay ku doonayaan inay dagaal ugu soo qaadaan Xaruntooda baydhabo, balse dowladdu waxay ka dhawaajisay inay iska difaacayaan weerar kasta oo kaga yimaada dhanka Maxkamadaha. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com