
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
While Duke’s mouthpiece reports: Baydhabo: Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo shegay in magaalada Baydhabo aysan u qalimin in dawladu sii daganaato. Sabti, November 04, 2006 Now allpuntland is my mouthpiece? Thats new, i think you mistook me for the President, not bad thing you see. Any way Nayruus, what have you added to the argument, an ambush and you claim its the long awaited Jihad? If thats true why have they not made a move, or do they not know where Baidoa is? Since yesterday they mistook Nairobi airport for Mogadishu. Juje, The TFG troops are prepared for war, I guess the comments of Aydeed Jr highlights the determination of the President who will risk his own life to defend his country. -
Sadam, held Iraq together for 36 years and today Iraq is as bad as Somalia. May Allah have mercy on him.
-
Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya shariif Xasan sh. Adan ayaa ka dagay magalada Muqdisho Posted to the MOL November 5, 2006, 7:10 am Muqdishu:- Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Xubno ka mid ah Barlamaanka Dawlada Federalaka Somaliya iyo Masuuliyiin Ka socday maxkamadaha gacanta ku haya Magalada Muqdisho. Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka soo kictamay saakay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa tagi taankiisa Muqdisho ka dhawaajiyay Maalinimadii Jimcada isagoo sheegay in uu muqdsho u tagayo dhexdhexaadinta Maxkadaha iyo Dawlada Federalka somaliya oo awal ku guuldaraystay shirkii Khratuum, inkastoo uu sheegay in aysan ahayn mid ay ka wada tashadeen Masuuliyiinta kale ee dawlada Fadrala somaliya. Waa markii ugu horreysay oo Gudoomiyaha baarlamanka Somalia uu soo gaaro magaalada Muqdisho tan iyo markii Maxkamadaha ay la wareegeen caasimadda Somaliya. Dadka u kuurgala arimaha Somaliya ayaan wax rajo ah ka muujin tegitaanka gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya ee Muqdishu xili ay maxkamadaha Muqdishu go'aansadeen inay weerari doonaan fariisinka dawlada. Dhinaca kale tagitaanka Shariif SH. Adan ayaa ku soo beegatay codsi ka yimid ra'iisal wasaaraha Somaliya oo uu ka codsaday Shariifku inuusan ku degdegin booqashadiisa Muqdishu oo uusan kala qeybin siyaasada dawlada iyo baarlamaanka, codsigaas oo uu gudoomiyaha baarlaamnku dhagaha ka furaystay. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya Mudugonline.com
-
Shariif Xasan waxa loogu yeeray lacag hal malyan oo doolar" Ibraahim Max'ed ***** Ibrow London, Ibraahim Max’ed Isaag Ibrow oo ah xubin ka tirsan golaha baarlamka Soomaaliyeed oo xalay ka hadalay shir lagu qabtay magaalada London uu qabtay wasiirka arimaha dibada iyo xuno ka tirsan balamanka ayaa waxaa uu sheegay in Shariif Xasan Guddoomiyaha Barlamku uusan wadin danta Soomaalida magaalada Muqdishona hadda uu ugu socdo lacag halmalyan oo doolar ah oo maxaakiimtu ugu yeereen. Ibrow oo ka halay wax qabadka dawlada iyo cabadaha hortaagan ayaa sheegay in caqabadaha ay ka mid yihiin Shariifka oo arintiisu ay tahay mid ganacsi , waxaana taas ku garan kartaan buu yiri xilligii uu xubnaha barlamaka ula goostay magaalada Muqdisho dabadeedna uu sa sabay M/weyne Cali Cabdalla Saalix oo weliba uu siiyey lacag 4 baabuur. “xilligii la heshiisiinayey M/weyne C/llaahi Yuusuf iyo Guddoomiye shariif Xasan ma ahayn in heshiisku iska yimid waxaa la soo siiyey 600 kun oo dolar iyo 4 baabuur” ayuu yiri Ibrow. Ibrow ayaa sheegay inuusan Shariirku keliya ka soo horjeedin dawlada FS oo gura balse waxaa uu iyana uu diidanyahay buu yiri horumarka dalka dadka reer Bay iyo Bakool, waxaana uu rabaa in dadka gobolku aysan ka soo kaban dhibaatooyinkii dagaal ee ay soo mareen. “aniga iyo shariif Xasan isku filna waa nahay isku beelna waa ka soo jeedna marka waan idin ka badiyaa waana ogahay talaaba kasta oo uu qaadayo” ayuu yiri mar kale yiri Ibrow. Marka la eego hadalka Ibrow ayaa waxaa muuqata kala fogaan u dhexaysa xilldhibaanada baarlamaka iyo weli diblomaansiyo la,aan dhexdooda ah oo aysan jirin wax dhexdooda ku qarsoo, waxaa iyana aad uga naxay hadalka Ibrow ka soo qayb glayaashii shirka, waxaana mar qura bilowday guux. Abdirazak Yassin Caanogeel Waayaha.net,London,UK
-
President Yusuf in the peoples reoublic of China..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxaynaha somaliya oo hishiis la saxiixday madaxwaynaha dalka Shiinaha Posted to the MOL November 5, 2006, 6:54 am Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalinimadii shalay gaaray Magaalada Bijiin ayaa xalay heshiis dhinacyo badan ka kooban la saxiixday dhigiisa Shiinaha. Madaxweynaha ayaa Dowladda Shiinaha oo iyada si weyn u dooneyso in Qaarada Afrika xiriir ganacsi oo xoog leh la sameyso,ayaa waxa ay ku heshiiyeen dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Dib u Dhiska Dalka,soo saarista Kheyraadka ku jira Dhulweynaha Soomaaliyeed. Md: C/llaahi Yuusuf oo Magaalada Bijiin kaga qeyb galaya Shirka Hogaamiyeyaasha Afrika iyo Dowladda Shiinaha,iyadoo kulankana uu socon doono muddo 3 cisho. Warka ayaa sidoo kale intaa ku daraya in dhowaan ay soomaaliya soo gaari doonaan wafdi caalami ah oo ka socda Shiinaha kuwaasoo sii ambaqaadi doona Waxyaabaha ay wada saxiixeen labada dal. Dowladda Shiinaha ayaa dadaal ugu jira sidii Qaarada Afrika xiriir ganacsi ula sameyn laheyd,iyagoo sheegay in ahmiyad ballaaran ay u leedahay in xiriir ganacsi kala dhaxeeyo Qaarada Afrika. Wadanka Shiinaha ayaa %20 shidaalka looga qaadaa Qaarada Afrika,iyadoo lagu wado in sanadaha soo socdo kor loo sii qaado. Maxamed C/qaadir Khalaf Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya Mudugonline.com -
President Yusuf in the peoples reoublic of China..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Chinese President Hu Jintao ® greets Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed Beijing Summit of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) at the Great Hall of the People in Beijing, Nov. 4. RFS -
10 things you need to know about Clan Courts...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Isburinta Maxaakiinta iyo Hadal aan Run Ahayn oo Magaca Allaah Lagu Bilaabo Maxkamaduhu waxay sheegi jireen inaysan weerareyn Baydhabo, Puntland iyo Somaliland. Waxaa taa ka horyimid maalinkii ciiddii Sh. Xasan Turki oo ka tirsan golaha shuurada ee maxaakiimta, oo shaaciyey inay weerari doonaan Baydhabo, Puntland iyo Somaliland. Oktober 27, 2006, dooddii Jimcaha ee BBC da mar laweydiiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed hadalkaa Sh. Xasan Turki oo hadaladoodii hore ka hor imaanaayey, wuuxuu sheikh Shariif ku jawaabey in Xasan Turki uu fikirkiisa uun ka hadlay ee uusan ka hadlin nidaamka u deggan midowga maxkamadaha. Isla maalinkaas Sheekh Shafiir waxa uu sheegay inaanu jirin heshiis ay lageli karaan dawladda inuusan jirin ee shirarku ay yihiin fusad ay ku wacdiyayaan wakiillada dawladda. rofessor Caddowna waxaa uu ku nuuxnuuxsadaa oo uusan ka daalin in ay heshiis doonayaan oo ay diyaar u yihiin markasta. Waa isweydiine labadan mas’uul keebaa nidaamka maxkamadaha ka boodsan? Oktober 31, 2006, mar uu Macalin Xaashi Axmed ugu warramayey wakaaladda wararka ee REUTORS isaga oo jooga Buur Hakaba, wuxuu sheegay inay ku gudajiran siday u weerari lahaayeen Baydhabo kaddibna ay ugu sii gudbi lahaayeen Puntland iyo Somaliland haday midowga maxkamadaha yihiin, waxa uu intaa ku daray inaysan marna dib u soo noqonayn. Waa isweydiine Sh. Shariif iyo Macalin Xaashi keebaa ka boodsan nidaamka maxaakiimta, ninna inuu ciidan kuwado Baydhabo yuu sheegayaa, ninka kalena inaysan weerar u socon yuu sheegayaaye? November 1, 2006, Professor Caddow wuxuu idaacadda BBCda u sheegay in maxkaduhu kataliyaan waddanka Somaliya 80%. Waxaan ognahay waddanku inuu yahay 18 gobol; intee gobol bay kataliyaan maxaakiimtu waa isweydiine? Professor Caddow wuxuu kaloo sheegay in labo malyuun iyo bar ilaa saddex malyuun oo qof ay ku nooshahay Muqdishow. Taariikhda Muqdisho ay ugu dad badnayd waa 1989, markii dadku nolol raadis ugu soo uruuray, gobolda woqooyina dadkii joogey colaaddii ku soo qaxisay Muqdishow, waxaana waagaa lagu qiyaasay dadkii ku noolaa Muqdishow 850 kun oo qof. See ku dhicikartaa hadda oo qax looga maqanyahay Muqdishow oo dadku aanu is dhexgelikarin inay ku nooshahay labo iyo bar ilaa saddex malyuun oo qof? Ma Muqdishow baa magaalooyinkan le’eg? Omdurman: 2,956,894 qof, Madrid: 2,915,961 qof, Chicago: 2,871,499, qof, Havana: 2,836,294 2 qof, Nairobi: 765,657 qof, Taipei: 2,620,368qof, Dar es Salaam: 2,612,422 qof iyo Roma: 2,503,056 qof. November 1, 2006, Sheek Indhacadde wuxuu warbahinta u sheegay in ciidamo Ethiopian ah oo dharkii ciidanka Kenya loogeliyey iyo baabuur tarigadii Kenya leh wata la soo dhoobay xuduudda u dhaxaysa Kenya iyo Somalia. Haddii Kenya iyo Ethiopia heshiis ku yihiin in ciidan Ethiopian la dhigo xuduudda u dhaxaysa Kenya iyo Somalia dhar iyo gaadiid la bedelaa muxuu faaiideyn waa layaabe? Berrina waxaan sugeynaa Sheekh indhacadde oo leh ciidamo Ethiopian oo maqaar cad loogeliyey yaa Somalia lasoogeliyey! Madaxda maxaakiimtu hadalada noocaan ah markay jeedinayaan waxay ku bilaabaan BISMILLAAH, ALXAMDU LILLAAH IYO SALLIGA NABIGA ! Waxay uga jeedaan is weydiin malaha, waa in la khaldo ummadda. Waxaa hubaal ah in diinta islaamku xarrimtay beenta, khamriga iyo sinadaba. Waxaa falkooda ka dembi weyn in kan samaynaya magaca Allaah ku bilaabo, maxaa yeelay wuxuu ihaaneynayaa magaca Allaah. Nin muslim ahaa ya Axaadiista Nabiga (Sallallaahu caleyhi wasallam) uruurin jirey, markaa yaa maalin maalmaha kamida waxaa loosheegay nin Axaadiis badan xafidsan oo ku nool meel aad uga fog. Ninkii Axxadiista ururinjirey wuxuu go’aansaday inuu aado ninkaas si’ uu ugasoo faaiidaysto Axaadiista uu xafidsan yahay, wuxuuna u siisocdey meesha ninkaasu deganaa saddex bilood, ninkii Axaadiista doonayey meeshii ninka xaafidka ahi deganaa yuu gaarey saddex bilood kadib. Markuu u tegey ninkii cilmi doonka ahaa yaa arkay xaafidkii oo isku deyaya inuu faras qabto, faraskuna waa ka cararayey, markaasuu xaafidkii wuxuu soo qaaday weel maran si uu u mihiyo faraska, kadibna faraskii yaa moodey in xaafidku cunto siinayo wuuna u soonoqday, xaafidkii markaa yuu faraskii qabtay. Nankii cilmi doonka ahaa wa fajacay wuxuuna go’aansaday inuusan wax Axaadiis ah kaqaadan ninkaas faraskiisa khayaaneeyey oo beenta u sheegayey, wuxuuna yiri ninkan faraskiisa beenta u sheegaya oo khaaimay faraskiisa run iigaga sheegimaayo Axaadiistii Nabiga waana ka tegey. Hadaba nimanka hadalada aan kor ku xusay ku celcelinaya, kuna bilaabaya magaca Eebbe maxaad ku aaminaysaan ummadey? Ma kitaab bay run idiinka sheegayaan? By Eng. Jama A Yacub San Diego, CA jyacub@sbcglobal.net -
Isburinta Maxaakiinta iyo Hadal aan Run Ahayn oo Magaca Allaah Lagu Bilaabo Maxkamaduhu waxay sheegi jireen inaysan weerareyn Baydhabo, Puntland iyo Somaliland. Waxaa taa ka horyimid maalinkii ciiddii Sh. Xasan Turki oo ka tirsan golaha shuurada ee maxaakiimta, oo shaaciyey inay weerari doonaan Baydhabo, Puntland iyo Somaliland. Oktober 27, 2006, dooddii Jimcaha ee BBC da mar laweydiiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed hadalkaa Sh. Xasan Turki oo hadaladoodii hore ka hor imaanaayey, wuuxuu sheikh Shariif ku jawaabey in Xasan Turki uu fikirkiisa uun ka hadlay ee uusan ka hadlin nidaamka u deggan midowga maxkamadaha. Isla maalinkaas Sheekh Shafiir waxa uu sheegay inaanu jirin heshiis ay lageli karaan dawladda inuusan jirin ee shirarku ay yihiin fusad ay ku wacdiyayaan wakiillada dawladda. rofessor Caddowna waxaa uu ku nuuxnuuxsadaa oo uusan ka daalin in ay heshiis doonayaan oo ay diyaar u yihiin markasta. Waa isweydiine labadan mas’uul keebaa nidaamka maxkamadaha ka boodsan? Oktober 31, 2006, mar uu Macalin Xaashi Axmed ugu warramayey wakaaladda wararka ee REUTORS isaga oo jooga Buur Hakaba, wuxuu sheegay inay ku gudajiran siday u weerari lahaayeen Baydhabo kaddibna ay ugu sii gudbi lahaayeen Puntland iyo Somaliland haday midowga maxkamadaha yihiin, waxa uu intaa ku daray inaysan marna dib u soo noqonayn. Waa isweydiine Sh. Shariif iyo Macalin Xaashi keebaa ka boodsan nidaamka maxaakiimta, ninna inuu ciidan kuwado Baydhabo yuu sheegayaa, ninka kalena inaysan weerar u socon yuu sheegayaaye? November 1, 2006, Professor Caddow wuxuu idaacadda BBCda u sheegay in maxkaduhu kataliyaan waddanka Somaliya 80%. Waxaan ognahay waddanku inuu yahay 18 gobol; intee gobol bay kataliyaan maxaakiimtu waa isweydiine? Professor Caddow wuxuu kaloo sheegay in labo malyuun iyo bar ilaa saddex malyuun oo qof ay ku nooshahay Muqdishow. Taariikhda Muqdisho ay ugu dad badnayd waa 1989, markii dadku nolol raadis ugu soo uruuray, gobolda woqooyina dadkii joogey colaaddii ku soo qaxisay Muqdishow, waxaana waagaa lagu qiyaasay dadkii ku noolaa Muqdishow 850 kun oo qof. See ku dhicikartaa hadda oo qax looga maqanyahay Muqdishow oo dadku aanu is dhexgelikarin inay ku nooshahay labo iyo bar ilaa saddex malyuun oo qof? Ma Muqdishow baa magaalooyinkan le’eg? Omdurman: 2,956,894 qof, Madrid: 2,915,961 qof, Chicago: 2,871,499, qof, Havana: 2,836,294 2 qof, Nairobi: 765,657 qof, Taipei: 2,620,368qof, Dar es Salaam: 2,612,422 qof iyo Roma: 2,503,056 qof. November 1, 2006, Sheek Indhacadde wuxuu warbahinta u sheegay in ciidamo Ethiopian ah oo dharkii ciidanka Kenya loogeliyey iyo baabuur tarigadii Kenya leh wata la soo dhoobay xuduudda u dhaxaysa Kenya iyo Somalia. Haddii Kenya iyo Ethiopia heshiis ku yihiin in ciidan Ethiopian la dhigo xuduudda u dhaxaysa Kenya iyo Somalia dhar iyo gaadiid la bedelaa muxuu faaiideyn waa layaabe? Berrina waxaan sugeynaa Sheekh indhacadde oo leh ciidamo Ethiopian oo maqaar cad loogeliyey yaa Somalia lasoogeliyey! Madaxda maxaakiimtu hadalada noocaan ah markay jeedinayaan waxay ku bilaabaan BISMILLAAH, ALXAMDU LILLAAH IYO SALLIGA NABIGA ! Waxay uga jeedaan is weydiin malaha, waa in la khaldo ummadda. Waxaa hubaal ah in diinta islaamku xarrimtay beenta, khamriga iyo sinadaba. Waxaa falkooda ka dembi weyn in kan samaynaya magaca Allaah ku bilaabo, maxaa yeelay wuxuu ihaaneynayaa magaca Allaah. Nin muslim ahaa ya Axaadiista Nabiga (Sallallaahu caleyhi wasallam) uruurin jirey, markaa yaa maalin maalmaha kamida waxaa loosheegay nin Axaadiis badan xafidsan oo ku nool meel aad uga fog. Ninkii Axxadiista ururinjirey wuxuu go’aansaday inuu aado ninkaas si’ uu ugasoo faaiidaysto Axaadiista uu xafidsan yahay, wuxuuna u siisocdey meesha ninkaasu deganaa saddex bilood, ninkii Axaadiista doonayey meeshii ninka xaafidka ahi deganaa yuu gaarey saddex bilood kadib. Markuu u tegey ninkii cilmi doonka ahaa yaa arkay xaafidkii oo isku deyaya inuu faras qabto, faraskuna waa ka cararayey, markaasuu xaafidkii wuxuu soo qaaday weel maran si uu u mihiyo faraska, kadibna faraskii yaa moodey in xaafidku cunto siinayo wuuna u soonoqday, xaafidkii markaa yuu faraskii qabtay. Nankii cilmi doonka ahaa wa fajacay wuxuuna go’aansaday inuusan wax Axaadiis ah kaqaadan ninkaas faraskiisa khayaaneeyey oo beenta u sheegayey, wuxuuna yiri ninkan faraskiisa beenta u sheegaya oo khaaimay faraskiisa run iigaga sheegimaayo Axaadiistii Nabiga waana ka tegey. Hadaba nimanka hadalada aan kor ku xusay ku celcelinaya, kuna bilaabaya magaca Eebbe maxaad ku aaminaysaan ummadey? Ma kitaab bay run idiinka sheegayaan? By Eng. Jama A Yacub San Diego, CA jyacub@sbcglobal.net
-
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib the people of SomaliGalbeed are not occupied by Somali's. Your argument is bankrupt as is evidant by the lame comparison. I support the government the same reason every supports it, to get a recognised functioning state and start the healing of our wounds and of our lands. Your sole argument is that Yusuf is an Ethiopian puppet, but you have not proven that the clan courts are independent and not puppets of weaker elemnts than Ethiopia. You are fooling only yourself when you want the Soamli people to buy the argument that the likes of IndaCade who burned down Dhoobley will liberate that clans country in the ******. Its all fake, but I am not asking you to do me any favours the TFG will defend itself and this new brand will get shelved like the old one. -
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Xogsade dear boy lets not kid ourselves, we are debating here, dont lose it, I want to enlighten David. If you want to add something new then by all means do. PS: Dont ignore the fact that these clan courts are the aggressors, occupiers and who are fighting the national government. Also stop with the pretences of you careed about Islam, you would have made a single statement against the like of IndaCADE and his actions, you would have supported the people who are under occupation and live in the Butt of the GUN. -
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Dave, you seem to be going in circles. When the TFG chose Jowhar and Baidoa as home, it was invaded by IndaCade the very next day. The Balcad group which inlcuded all the warlords and even xasan Dahir was formed to oppose the TFG. So my point earlier does stick. You mention the 12 sons of Baidoa, but how many died when it was occupied by the likes of IndaCade? Who still opccupy the area of the clan of Baidoa, remmeber the Lower Shabbele is alsi inhabited by the people you pretend to defend. Who are occupied by the clans you are now champoioning. Again it is futile to argue when you ignore the occupation and those who were behind it, notably Abdiqasin, Xasan Dahir and of course IndaCade. The clan courts opposition wont be more than that of the warlords, it all looks the same with Sharif Xasan and all. They declared war on Ethiopia right, what a laugh David. -
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The TFG with the support of the locals agreed to move to Baidoa and has to defend itself from any group that would try to attack or destabalise the city. The move to Baidoa was seen as a threat to the warlords and now a threat to the clan courts, funny is it not. The TFG is testing its wepons and getting ready for seld defence since the decleration of war by the clan courts. ...... Dear lad, keep to specefic points if you need answers. The investigation on the suicide bomber has been completed and the TFG has the information pointing towards the clan courts. That information is not one that will be available to everyone, in a future date maybe, but best belive the TFG leaders know who was behind it. Again you pocture the warlords as strong, IndaCade is not strong and he is a warlords first class, those before him were the same. President Yusuf, was against Arta, never took part in the final process or elections. While the father of the courts Abdiqasin took part and lost the election of 2004, then swore to support the government and then broke this with this hubris entity called courts. -
SAFIIRKA SOOMAALIYA U FADHIYA LIIBIYA OO MADAXWEYNAHA DALKA BULGARIA GUDDOONSIIYEY TAHNIYAD UU KA WADAYA MADAXWEYNAHA SOMALIA Madaxweynaha Bulgaria.................................Danjire Ilkadahab Somaliweyn (Tripoli,Nov. 4 ,2006) Danjiraha somaliya u fadhiya libya mudane MaxamedXuseen Maxamed" Ilkadahab" oo aan xafiskiisa ku soobooqdey Maantay isaga oo ka soo noqday dalka Bulgaria kaddib markii uu guddoonsiiyey Madaxweynaha dalka Bulgaria mudane:Georgi Parvanov dhambaal hambalyo ah oo uu usoo diray madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Yusuf Axmad ,Dhambaalgaas oo Madxweynaha Bulgaariya loogu hambalyeeynayey guushii uu kasoo hooyey tartankii doorashada Madaxweynanimada dalka Bulgaria oo uu si wayn ugu guulaystay markii labaad . Kaddib markii uu guddoomay dhambaalka hambalyada ah Danjire Ilkadahab iyo Madaxweyne Georgi Parvanov iswaydaarsadeen hadallo ku saabsan xiriirka labada waddan ee Bulgaria iyo Soomaaliya iyo sidii loo adkayn lahaa . Mar uu ka hadlay madaxweynaha Bulgeria Arrimaha dalka soomaliya wuxuu yidhi somali waxaan u rajeynayaa in xaladeedu ku dhamato nabad ,wuxuuna xusay heshiiskii hore ay u wada gareen labada dowladood eeBulgeriya iyo somaliya oo ku saabsanaa Baarista macdanta Mijiahan, iyo dhismaha dekadaha wuxuuna ballan qaadey madaxweynaha bulgeria in uu dalkiisu ka qeyb qaadan doono dhismaha dalka Soomaaliya . Isagoo Danjire Ilkadahab wax ku soo bartay dalka Bulgaria islamarkaana ka ahaa Tikhtar caan ah waxaan waydiiyey wixii uu ka ogaa mashruucii Mijayahan wuxuuna ii sheegay danjiruhu in isagu uu ahaa shaksigii isku Xiray dawladdii hore ee Soomaaliya iyo dawladda Bulgaria oo uu degganaa saaxiibo badanna ku lahaa . Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya Danjire Ilkadahab wuxuu soo booqday waxuu soo booqdey maleeshiyooyinkii Dhaawaca ahaa oo ka tiresan ciidamada maxaakiimta islaamka oo loo keenay dalka libya in lagu daweeyo ciidamadaas oo ku soo dhawacmay dagaladii ka dhacay magaalada muqdisho waxaana dhaawcyadaas dalka Liibiya keenay madaxdii Maxaakimta oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Golaha maxaakiimta shiikh shariif shiikh axmed oo Liibiya uga qaybgalay sanadguuradii toddobaad ee asaaskii Midowga Africa Isagoo martiqaad rasmi ah ka helay hoggaamiyaha Dalka Liibiya Mudane Macmar Alqadaafi maleeshida maxakimta oo xaaladooda caafimaad ay gebi ahaanba wacantahay hada ka dib markii si weyn loo daweyey Saciid Axmed cali Antenno/Liibiya saciidanteno@yahoo.com
-
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gawaarida dagaalka oo Maaykanku leeyahay oo maanta laga soo dajiyey Garisa. Garisa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in maanta halkaas ay soo gaareen gawaari badan oo nooca dagaalka ah oo uu leeyahay Ciidanka Maraykanka. Warar khadka taleefoonka lagu halayo ayaa waxay sheegayaan in Gawaaridaan ay ku buufsantahay Far yar yar oo dadka badankiisu aysan garayneyn,waxayna intaas raaciyeen inay dhanacyada gawaarida ku Qoran tahay "American Hornafrik Marines"lama yaqaan meel ay ilaa hadda u socdaan iyo siyaasada laga leeyahay toona,laakiin dadka siyaasada ka faalooda ayaa waxay sheegayaan in laga yaabo inay Somalia ku wajahan yihiin oo loo diyaarinayo Ciidamada la filayo in dhawaan Somalia la geeyo. Wixii ka soo kordha kala soco Shabakada Waayaha.net Axmed Xayrdaac Waayaha.net -
A twist to the story... War deg deg ah"Diyaarad siday Masuuliyiin ka tirsan Maxkamadaha oo la sheegayo inay Nairobi ka dagtay. Nairobi:-War Deg Deg ah oo hadda nasoo gaaray ayaa wuxuu sheegayaa in Diyaarad khaas ahayd oo siday Masuuliyiin Maxakamadaha ka tirsan kana soo qaaday magaalada Kismaayo ayna ka mid ahaayeen sida la sheegay Gudoomiyaha Jubooyinka Axmed Cabdulle Islam iyo rag kale oo badan ay ku dagtay Garoonka Jomo Kenyata ee Nairobi,iyadoo laga sugayey inay Muqdisho caga dhigato. Diyaaradaan ayaan ilaa hadda la ogayn sababta keentay inay Kenya caga dhigato ayaa warar aan la hubini waxay sheegayaan in Taayiradu usoo bixi waayeen,ka dibna uu Pailot-kii halkaas ka dajiyey. Diyaaradaan ayaa hadda gacanta ugu jirta sida la sheegay Ciidamada amaanka waxaana su'aalo la waydiinayaa masuuliyiintii diyaarada watay,halka ragii saaraana ay kooxaha amaanka ay u gacan galeen. Lama garanayo sababta dhabta ah ee ka danbaysa arrintaan,waxaase loo malaynayaa inay tahay mid lasoo maleegay,hadiiba ay dhacdo oo dhcadadaani ay run noqoto,waxayna noqon doontaa mid wax badan laga sheekeeyo. Wali lama hayo ilo madax banaan oo shilkaan ka war bixiya,wixii ka soo kordha kala socoda Shabakada waayaha.net Axmed Xayrdaac
-
Abdullahi Yusuf can’t rule Somalia By Jerry Okunggu
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
^^^There you ago again, David calm down, Yusuf served in 1964 and 1978 against the powerful army of Ethiopia. President Adan gave him the medal of honour in 1964 and he led the front line troops in 1978. No saxib you are getting upset for no reason, the evidance is contrary to what they have told you. President Yusuf was one of the most competent officers in Somali history even his detractors know this. On the incident you mention, actually Yusuf went to Jail for refusing to place the ethiopian flag in Somali soil. The fighting that ensued killed many SSDF young members when they took on the Ethiopians. Yusuf was jailed and his liver was damaged they say by the serve conditions in the jail. Yusuf refused to bow to the ethiopians, Amxaro regime at that time. The SSDF captured small towns including balanbale but that was just a civil war similar to what the SNM, USC did later. . Many of the ICU members were also part of the Caydiid's USC armed by Ethiopia. Every clan was one time or anther a rebel group. Even Xasan Dahir praised A/Qaybdeed for his role in toppling in his words the "dirty regime" of Barre Or is history based on what you writte? The priosn warden Xasan Dahir and Turki were not noted in those wars, but Yusuf was. -
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
There are simple answers to the questions you posed. Yes Mogadishu is part of Somalia and yes it is important. No it is not the capital, since by defenition a capital is the seat of government and since 1991 Mogadishu has not been the seat of government. The clan courts Vs Warlords was an internal conflict within the armed clans of Mogadishu. They courts and warlords were part of the Balcad Group who oppsoe for narrow clan interest the TFG. In every dispute there is a winner and the warlords were sidelined by the courts, and they took the helm of the armed clan of Mogadishu. The TFG, has faced problems, you have highlighted a few, Khat shootings, and the incident at the airport, which was against an armed group holding it. However in comparison to the full scale attack on Kismayu, the Buaale incident and the ever aggressive moves of the courts , the TFG has made few moves and faced few problems. The leaders of the former RRA apart from Xabsade support the TFG, this includes Adan Madobe, Shatigaduud, Kishbuur and a number of others support the TFG. The Baidoa admin is run by loclas unlike the case of their brethren in occupied Lower Shabbele. Comparing the TFG and the land grapping clan courts is ludicrous, for IndaCade's clan are still holding the farm lands and property of others, while you could not find one private property looted in Baidoa or held by the leaders of the TFG. Do not forget that Abdiqasin Salad used the money donated by the international community to keep in place the occupation of Lower Shabbele. Before him there was no IndaCade and the clan courts power stems from this money. Which has killed countless Somali'. You talk about warlords and yes the TFG has some warlords in it [without teeth]. Yet you forget to mention how many battles has IndaCade's millitias been in, what about Goobanle, Seeraar and Macalin Xashi who was a leuitenant of Musa Sudi? What abour Abukar Cadaan, how many battles did his millitia fight in the streets of North Mogadishu? Is he not a major figure in the courts. You talk about corruption, yes but no one in TFG has been alleged to dable in drugs, export charcoal. Also if we are dishing dirt lets add that it was these courts and friends who used suicide bombings. -
Abdullahi Yusuf can’t rule Somalia By Jerry Okunggu
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
^^^Anger is bad for your health, apart from that I have nothing to add since I dont know you. Back to the topic, anyone can have an opinion, but apart from clan why could A/Yusuf not lead Somalia? He is a war hero in two wars, 1964 and 1978 and has played a key role in the development of Puntland and won a transparent election in 2004. Those who were against him, led us to believe they would defeat him in the election and lost, blaming others for their defeat. Those same groups are now promising to defeat him in warfare... -
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
D Letterman, I said it as a fact the weak warlords, theyw ere never that strong millitarily and it took the clan courts and their backers 6 months to clear out. Most of it was not even conventional fighting but urban fire fights in which many civilians died. The clan courts replaced the warlords in that they are the ones who oppose the national government as the warlords did. They now organise rallies against neighbouring countries as the warlords did before them. They are the ones attacking cities and threatening admins across the country as the warlords did. They control the port and collected taxes as they warlords have been known to do. So whats new? Are the Mogadishu population happy with the self imposed clan courts? The TFG never attacked anyone nor fought anyone but was set up to open dialogue with all the najor clans. The people in Bay and Bakool, Gedo, Juba's and Puntland have all agreed to support the TFG. The only exeptions are Somalialnd and the armed clan of Mogadishu who oppose the TFG. The clan of Mogadishu wants to knock out the TFG, but in this case the TFG will fight to defend itself. -
^^^Masha Allah and Well done to reer Mogadishu for organising and completing such a grand project.