General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Saxib you are from the clan courts, IndaCade and Ali Mahdi and Qaynyare are from the same clan when you look at Puntland. You can not fool us. The clan courts is that a collection of sub-clans from the same CLAN. Dont fool anyone and it is good that you brought the pic of the suicide bomb attack on President Yusuf. SomaliPride well said.
  2. Olol. Welcome to the debate. So what news have you to add, I hear that there is confusion in the ranks of the clan courts?
  3. Unelected with no legitimacy, the people have no say in how they are run, and have only a vague idea of who they are… The Duke simplifies it for you.. 1. Clanism (Only two sub-sub-sub clans control) these courts. There are a few outsiders but these are seen as mere tools, Turki & Roobow come to mind. 2. Warlords (IndaCade, Seerar, Goobanle, Macalin Xashi, and many militia leaders now miraculously turned courts. 3. Corruption so far (Abukar cadani, Daylaf , Abdirahman Boore of Djabouti) Abukar Cadans son Abdulkadir is the finance chief of the clan courts. The Cadaans control the port and many other national institutions, where does that leave the people of Mogadishu? Charcoal trade continues and Qad is legal in Mogadishu but banned inn Kismayu. 4. Selective Justice (shabelaha hoose still under the control of the clan of IndaCade [he has been promoted to central authority], Kismayo attacked and blood spilt unlike lower Shabbele) Thus cementing the interest of the clan. 5. Aggression and Murder (they are 45KM away from Baidoa waiting to attack, Puntland and have murdered injured prisoners out of anger in Buaale) 6. Lies and Propaganda (un-islamic, Col fartaaq's death was celebrated but then turned out to be a lie) 7. Lack of action admin for the people (mogadishu has peace but that is it, no admin has been created and thus no accountability) 8. Foreign fighters they have brought Oromo, Tigray from Eritrea, Arabs, mercenaries these fighters have burned the flag of Somalia and even control the agenda of courts who are pushing Mogadishu into a new war with other regions and the clan of that area to declare that others are Kuffar. 9. Power-hungry clan has found a new brand name and new backers from shadowy groups who have no interest in Somalia but to further their own interste and agenda. Thus the clans of Mogadishu are unwittingly starting a new civil war with clans from Puntland, the Juba’s and Bay and Bakool. 10.Clan Media : The clan courts have shown a tendency to lie at every opportunity to confuse the masses. They have used the clan based media in Mogadishu notably those of IndaCade’s sub clan, Horn Afrik, Shabbele radio, and have benefited from having Yusuf Garad Omar who also happens to be a kinsmen.
  4. ^^^Saxib, you have the answer the reason you defend the crimes of IndaCade is for the love of your clan and the percieved interest. You welcome.
  5. Saxib Caqil welcome back, but what was the result of your reflection. 1. You are from the clan of the courts and thus too scared to admit it here and thus the pretence? 2. You are from another clan, but ashamed or weak minded you support the clan courts and are willing to see them gain their interest even at the expense of your clan?
  6. ^^^Saxib an adequite question, if love is that one denies the actions of their clan leaders, in occupaying, looting and killing fellow Somali's and then use any means including, drug dealing, charcoal to the Arabs and even the sacred faith to hide and even further the agression of their clan. Then we have evidance that Xogsade, Ubaahne, Duuliye, Caqil [maybe confused has not decided] and many other incluing a few females top this list of clanishness. The Duke reports for the masses and does it for free..
  7. Shir Jaraa'id uu shalay ku qabtey magaalada Muqdisho Madax waaxda dacwada iyo warfaafinta golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayuu ugu baaqay inta samaha jecel ee dooneysa samata bixinta umadda Soomaaliyeed in ay ka soo qeybgalaan kulan nabadeed oo lagu dhameynayo khilaafka ka dhex aloolsan dowladda KMG ah iyo golaha maxkamadaha, kaasoo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. The TFG they say has no power, that they declared a Jihad on and now they want a peace talks in the 24th hour?
  8. Maxkamadaha oo gogol dib u heshiisiin ka furaya Muqdisho Mogadishu 04, Nov.06 ( Sh.M.Network) Golaha Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa sheegay in gogol nabadeed oo ay isugu imaanayaan dhinacyada dowladda iyo Maxkamadaha islaamka Somalia ay ka furayaan magaalada Muqdisho, xilli ay burbureen wada hadaladii nabadda ee magaalada Khartoum. Shir Jaraa'id uu shalay ku qabtey magaalada Muqdisho Madax waaxda dacwada iyo warfaafinta golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayuu ugu baaqay inta samaha jecel ee dooneysa samata bixinta umadda Soomaaliyeed in ay ka soo qeybgalaan kulan nabadeed oo lagu dhameynayo khilaafka ka dhex aloolsan dowladda KMG ah iyo golaha maxkamadaha, kaasoo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Muudee oo ka jawaabayay sida ay suurto gal ku tahay in dowladda ay ka aqbasho baaq ay u jeediyeen ayaa waxa uu sheegay in gogoshaasi ay dhigayaan caasimadda, hadii ay diidaana Madaxda dowladda ay la heshiinayaan xildhibaanada iyo xubnaha kale ee dowladda. Iyadoo arimnkaasi uu ka soo yeeray Maxkamadaha islaamka somalia ayaa dhinaca kale shalay shir jaraa'id uu ku qabtey magaalada Nairobi Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan waxa uu ka sheegay in uu imaanayo magaalada Muqdisho si uu u baajiyo dagaal dhiig badan ku daata oo dhex mara dowladda iyo Maxkamadaha islaamka.
  9. NAIROBI: Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku fool leh Magaalada Muqdisho Posted to the Web Nov 04, 07:58 Nairobi (PP) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo haatan ku sugan Nairobi ayaa daboolka ka qaaday in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo isaga ay go'aan ku gaareen inay booqdaan Muqdsho maalinta Berri ee Axadda ah. Shariif Xasan ayaa ka dhawaajiyay in booqashadiisa Magaalada Muqdisho ay tahay mid uu ku doonayo inuu kulammo kula qaato Madaxda Maxkamadaha ayna isla falanqeeyaan xaaladda dalka uu haatan marayo. "Waxaan doonayaa inaan kulammo la soo qaato Madaxda Maxkamadaha kuwaasoo aan ku doonayo in lagu dhameeyo khilaafka dowladda iyo maxkamadaha isla markaana aanu dhicin dagaal dhex mara Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha" ayuu yiri Shariif Xasan Sheekh Aadan. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay inuu gaarayo Baydhabo halkaasna uu faahfaahin dheeri ah ka siin doono madaxda dowladda wixii ay isla gaareen isaga iyo Maxkamadaha, waxaana uu sheegay in taasi ay baajin karto dagaallo ka dhaca gudaha dalka, kuwaasoo ay ku daadaataan dhiigag kale. "Ma laga yaabo inaan ka qaato Maxkadaha wax aan heshiis keenayn, waxaana u sheegayaa ruux walba inuu ogaado in Dowladda federaalka ay tahay mid dib u heshiisiineed ayna howlahaan isla og yihiin isaga iyo Madaxda kale ee Dowladda" .....ayuu mar kale yiri Shariif Xasan. Shariifka ayaa waxay noqonaysaa haddii uu yimaado Muqdisho markii ugu horreysay oo uu soo gaartay Muqdisho ruux ka tirsan Madaxda sarsare ee Maxkamadaha isla markaana howlo nabadeed bilaabay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  10. ^^^Saxib Caqil welcome back, but what was the result of your reflection. 1. You are from the clan of the courts and thus too scared to admit it here and thus the pretence? 2. You are from another clan, but ashamed or weak minded you support the clan courts and are willing to see them gain their interest even at the expense of your clan?
  11. ^^^ Suldanka, you bring no facts it was under Yusuf when Puntland took over SOOL , SANAG and CAYN. Was it not Col Agaduud himself who chased your supporters out of LA? Duuliye you suppose that Sharif Xasan will save you the embarassment? Or do you suppose the likes of IndaCade will scare the national troops? PS:Yes those troops will walk throught your clan court and the suicide bomb was quite desperate.
  12. ^^^For a man who left 20 minutes ago you do writte allot. Funny stuff, stay a bit longer brother.
  13. ^^^Saxib they all do that when they lose the argument. Sharif Xasan is too late, the TFG is ready, it knows its enemy after a long study and the result will not suprise the Duke. The President has made it clear, peace must be through the firmula of the TFG, the new braning of the old factions wont wash.
  14. MARKAB KA SHIRAACDAY DEKADDA MUQDISHO OO LA AFDUUBTAY Markab ka diiwaan gishan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, dhowaana ka shiraacday dekadda weyn ee caalamiga ah ee magaalada Muqdisho una rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa la sheegay in lagu afduubtay xeebaha dalka Soomaaliya. Markabkan oo la yiraahdi MB Fishan ayaa dhowaan waxa uu dhuxul ka qaaday dekadda weyn ee Muqdisho oo ay maamulaan midowga Maxaakiimta Islaamiga, ganacsade u rarnaa markabkaasi oo lagu magacaabo C/raxmaan Colow ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan soo gaaray markabkaasi magaalada Muqdisho oo uu badeecooyin kala gedisan uu keenay, wuxuuna uuna dhuxul ka qaaday. Ganacsadahana ayaa caddeeyay jirataanka markabkaan la afduubtay kagadaal markii xiriir la soo sameeyay kabtankii Markabkaasi una sheegay in ay afduub ku haysataan kooxo dabley Soomaali ah, ilaa iyo haatana ma hayno ayuu yiri Colow meel uu ku sugan yahay markabkaasi ayna saran yihiin 12-qof shaqaale oo u dhashay dalka Hindiya. Lixdii biloow ee ugu dambeysay oo gacanta ku dhigeen inta badan Koonfurta Soomaaliya waxaana ay wax ka qabteen markaabtii lagu afduuban jiray xeebaha Soomaaliya, iyagoo ka abuuray deegaanadii ku caan baxay in la geeyo maraakiibta la afduubto Maxkamado islaami ah. Qoraal dhowaan ka soo baxay Q.Midoobay hay’adda u qaabilsan baddaha ay si weyn ugu ammaaneen Maxaakiimta Islaamiga sidii ay wax ugu qabteen afduubka Maraakiibta loogu geyso xeebaha Soomaaliya.
  15. Markab u raran gabacsato Somali ah oo la afduubtay Mogadishu 03, Nov.06 ( Sh.M.Network) Markab ka diwaan gashan dalka isu tagga Imaaraadka Carabta oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa laga afduubtay xeebta magaalada Muqdisho. Markabkaan oo la yiraahdo MV Fishana, kana diwaangashan wadanka Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu dhuxul ka qaaday dekedda Ceelmacaan ee magaalada Muqdisho. C/raxmaan Colow oo ah ganacsadihii uu markabkaasi u rarnaa ayaa Shabelle u sheegay in markabkaan kabtankii waday uu la soo xiriirey, uuna ku wargaliyay in rag Somali ah oo hubeysan ay afduubteen. Markabkaan oo raashimo horey ugu dajiyay dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa dhuxul ka sii qaaday dekedda Ceel-macaan, dhuxushaasi oo ku sii jeeday dalka Imaaraadka carabta. Markabkaan ayaa waxaa saarnaa ilaa 12 shaqaalo ah oo u dhashay dalka Hindia, iyadoo kabtanka markabkaasi waday uu u dhashay dalka Ethiopia. Colow waxa uu sheegay in markabkaasi kooxaha hubeysan ay la aadeen ilaa 45 Mile meel u jirta xeebaha Muqdisho. " Ma garaneyn ciddii falkaasi geysatay, balse waxaa inoola sheegay in kooxo hubeysan oo Somali ah ay qabsadeen" ayuu yiri Colow wareysi gaar ah uu siiyay shabakadda warbaahinta Shabelle. Mr. Colow ayaa arimahaan ku tilmaamay mid la yaab leh oo aaney ka fileyn meelo u dhow xeebaha Magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay falkaan mid soo celinaya howlihii burcad badeedka ay ka wadeen xeebaha Somalia 2 dii sano ee la soo dhaafay.l Waxa uu sheegay in ay ku war galiyeen maxkamadaha islaamka Somalia arinkaasi sidii ay wax uga qaban lahaayeen, isagoo sheegay in Maxkamadaha ay balan qaadeen in talaabo deg deg ah ay ka qaadayaan arinkaasi. Xeebaha Somalia ayaa waxaa lagu tilmaamaa meelaha ugu qatarsan biyo goboleedka caalamka, waana markii ugu horeysay oo afduub uu ka dhaco tan iyo markii golaha maxkamadaha islaamka ay la wareegeen Koonfurta iyo bartamaha Somalia, inkastoo horey ay uga dhaceen in ka badan 40 kiis oo afduubyo ah. Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmatay xilli 1dii bishaan 10 burcad badeed Somali ah maxkamad ku taala dalka Kenya ay ku xukuntay min 7 sano oo xarig ah, ka dib markii lagu eedeeyay afduubka markab laga leeyahay dalka Hindia, waxaana burcad badeedaan ay dacwadooda ay ka socotay magaalada Mombasa tan iyo horaantii sanadkaan markii ciidamada Mariiniska Mareykanka ay ka qabteen xeebaha Somalia. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
  16. ^^^Qaynyare, Musa Sudi, Abdiqasin, Mohamed Dheere and all others used to comemnt on the demise of Yusuf, but they are all gone now... Who chased Riyaale out of LA? Who else, Abdullahi Yusuf acts others comment on his actions.. He has more than the guns that halted Somaliland in their tracks, and now they will introduced to Lower Shabbele and other parts of the south.
  17. ^^^Saxib, the clan courts will lose as the warlord have. Those who oppose the TFG will lose. And none in SOL will do anything but report on the matter. The TFG since the 1st of November has decided, enough is enough no more time wasting.. Why not attack Baidoa now? Why the wait? Why the news of Sharif Xasan going to Mogadishu, the joke is on you and all the big mouths. 'MR.Red Sea,the somalian proverb goes like this '' dagaal wiil baa kudhinto ee wiil kumadhasho.U say that i don't realize the human suffering that is involved in war,but what is it that the pple haven't suffered yet?They have suffered more than anything for no price at all and should we had this kinda war long time ago,things would have been very different now.There are many things that are worse than death itself and numbers don't matter to me at all,so long as there is an underlined objective that has to be met with.And yes,i really am delighted,that soon,my pple,probably ur pple too,would find their peace,their happiness and their sovereignity in the out come of this great war that we all eagerly await.Redsea,only in war does peace come forth.Think about it and while u think about it,tell me one nation that hasn't had its dark times ?They all did,and under one banner,a govenrment of one that is,they came out of whatever darkness they were in.Think about it" Xalane you should be promoted sir...
  18. ^^^It was mean to humour you as you have been doing tonight for many of us.
  19. ^^^Goobjoog reported it, first Kenya has Ethiopian troops in their border with Somalia [inda Cade report] and now American troops?
  20. ^^^ Sharif Xasan has a choice to be a tool again, but this time he will not be forgiven. The clan courts have to fight and in this battle it wont be with roadblock owners with a few clan boys, this time it is with the armed forces of Somalia, and this time the fight will be sung from the tune of the TFG. Good night saxib, reflect on why you are scared to tell the truth or why you are ashamed of your clan and thus support another?
  21. ^^^Saxib, you are funny , you admit they are not from your clan and thus from a specific clan, [Mogadishu clan, those with guns] yet you support them while they are pushing their own agendan,then you are outed as an Inda Cade kinsmen and then you run away. Why saxib stay and enlighten us further.
  22. BAYDHABO: Dowladda Federaalka oo soo saartay war murtiyeed ay ku dhaleeceynayso hadal kasoo yeeray Maxkamadaha Posted to the Web Nov 03, 15:55 Baydhabo (PP) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka soo saartay War murtiyeed ay ku dhaleeceynayso hadal ka soo yeeray Maxkamadaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. War murtiyeedka ay soo saartay Dowladda federaalka ayaa waxaa si weyn loogu dhaleeceeyay hadal dhawaan uu jeediyay Yuusuf Indho-cadde oo uu ku eedeynayay dowladaha dariska ah, waxaana hadalkaas ay ku sheegtay dowladu inuu ahaa mid aan wanaagsanayn. "Hadalkii uu jeediyay Yusuuf Indho-cadde oo u qaabilsan dhanka Amaanka waxa uu ahaa mid aan wanaagsanayn oo uusan jeedin ruux xilkas ah" ayaa lagu yiri qoraalkaas ka soo baxay Dowladda. Qoraalka ka soo baxay Dowladda ayaa lagau sheegay in hadallada ay jeedinayaan Maxkamadaha ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn, balse lagu doonayo in lagu jaha-wareeriyo Shacabka Soomaaliyeed ee ay dhibaatadu la dagtay. Dhawaan ayaa Xoghayaha Amaanka ee Maxkamadaha Yuusuf Max'ed Siyaad (Indho-cadde) oo horay uga mid ahaan jiray qab-qablayaasha Soomaalida ,ayaa sheegay in ciidamo Ethiopian ah ay ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya isla markaana ay difaacayaan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayna dowladda Kenya sidoo kale wado qorshey ay ciidamo ku soo dhoobtay xadka ay Soomaaliya la wadaagto. Dhinaca kale, Siyaasada Soomaaliya ayaa waqtigan u eg mid kasii daraysa , waxaana joornaalada aduunku ay badankood aad isha ugu hayaan arrimaha Soomaaliya , gaar ahaan Maxaakiimta oo si toosa loogu xiriirinayo inay magaalada Muqdisho ku martigeliyeen Mujaahidiin badan oo ka soo dagaalamay dalalka Afgaanistaan, Algeriya, Philipiin, iyo Checniya. a Puntlandpost.com