General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^No saxib, if Baidoa was so unsave would he have arrived at this time?
  2. ^^^Is Hobyonet ashamed of him, since they must be one of the people you are speaking for.... hobyonet... Iska hor imad ay rasaaas isku weydaarsadeen Ciidamada Col. Cabdi Qeydiid iyo Maleeshiyada Maxkamadaha ayaa ka dhacay Tuulada Labiga Cargeyga oo u dhow degmadda Galinsoor. Hobyonet. Muqdisho. Sabti,Nav 04,2006 Iska hor imaadkaas ayaa waxaa la isku weydaarsaday rasaas xoog leh oo ay labada dhinac isdhaafsadeen . Goobjooge lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in ciidamada labadaasi dhinac aysan imaan jirin deegaankan, oo ahaa mid labadoodaa ka caagan ciidamadooda, waxayna aheyd goob u dhexeysay labada ciidan. Saraaakiil labada dhinac u hadashay ayaa si kala gaar ah u sheegay in kooxda kale ay soo weerartay. Ciidamadan is dhafsaday rasaasta ayaa ahaa kuwo sahan ah oo labada kooxood ka socday waxaana dadka deegaanka oo aanu la xiriirnay ay noo sheegeen in ay dhibaato weyn ku qabaan Ciidamada isku horfadhiyo deegaankooda. Dadka deeganka ayaa sheegay haddii halkaasi dagaal ka dhaco ay eediisa dusha u ridanayaan Ciidamada Maxkamadaha oo duulaan cusub ku yimid goobta .....Thats from the mouth of the local website............ Hobyonet
  3. ^^^Khalaf, it does not change anything but might explain the murder of the injured prisoners that took place in Buaale. Olol, why all the anger, is the story true?
  4. ^^^They belong or were given to Yemen, the people there I am not to sure, maybe Somali's/
  5. Red Sea, just new pictures of the state..The more the better..
  6. ^^^ Camir is right 100% there is no such thing as monarchy in Puntland nor is there place for it, Cade was elected and his legitimacy stems from that fact and that alone. Puntland actually needs younger generation of leaders to emerge regardless of clan. No clan has any right to rule the state, and I think even those who belive in Royalty and so on understand that fact.
  7. ^^Mr Red Sea, Bravo, Bravo.... May Allah support the graduates with their future..
  8. MFA Press Statement: Working Visit of President Abdullahi Yusuf Ahmed of Somalia Monday, November 06, 2006 MFA Press Statement: Working Visit of President Abdullahi Yusuf Ahmed of Somalia, 7 to 9 November 2006 The President of Somalia, His Excellency Mr Abdullahi Yusuf Ahmed, will make a working visit to Singapore from 7 November to 9 November 2006 at the invitation of President S R Nathan. President Abdullahi Yusuf will be accompanied by his wife Madam Hawa Abdi Samatar, the Minister of Finance Mr Hassan Mohamed Nur, the Minister of Planning and Census Mr Hussein Elabe Fahiye, and the Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Mr Hassan Ahmed Jama. During his visit, President Abdullahi Yusuf will meet President Nathan and Prime Minister Lee Hsien Loong. President Nathan will host a lunch for President Abdullahi Yusuf and his delegation. President Abdullahi Yusuf and his delegation will also be briefed by officials of the Ministry of Trade and Industry, Economic Development Board and International Enterprise Singapore. MINISTRY OF FOREIGN AFFAIRS SINGAPORE 6 NOVEMBER 2006
  9. ^^^You seem to be making Duke your whole reason to stay here. I am flattered dear.. What is better than Puntland the clan courts?
  10. Xassan Turki oo la sheegay inuu dhintay ayna warar is khilaafsan ka soo baxayaan geeridiisa. Allmudug.com 06-11-06:- Waxaa soo baxaya warar sheegaya inuu dhawaan ku geeriyooday koonfurta Somalia Masuulkii u qaabilsanaa midowga maxaakiimta Gobolada jubooyinka Sh. Xasan Turki geerida xasan turki ayaa warar is khilaafsan ka soo baxyaan wararka qaar ayaa sheegaya inuu udhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay Bu’aale kuna dhexmaray Midowga Maxaakiimta iyo Coll. Barre Hiiraale iyadoo sabab looga dhigay in maxaabiistii lagu laayay bu’aale ay la xariirtay geerida Xasan Turki ayna dileen maleeshiyo ay isku hayb yihiin oo ka caraysnaa dhimashadiisa. Wararka kale ayaa sheegaya inay dileen ciidamo ka tirsan maxaakiimta Muqdisho oo ka soo jeeda Beesha Xasan Daahir aways kadib markay ka xumaadeen arimo badan oo sir ahaa uuna fashilay Xasan Turki Sida weeraro ay u qorsheeyeen Puntland,Somaliland,Baydhabo iyo Ciidamo shisheeye oo uu qirtay isagoo horaantii dagaalkii Bu’aale si cad usheegay inay weerar ku qaadi doonaan Dhamaan goobahaas sidoo kalana sheegay inay la socdaan ciidamo ajaanib ah taasoo ah arin ay aad udhibsadeen Madaxda Maxaakiimta ayna ka qarin jireen Umada. Marka arimahan la soo xooriyo waxay muujiyaan inuu khaladyo badan galay sheikh Xasan Turki kuwaasoo dhabaha u xaari kara inay khaarajiyeen Maxaakiimtu Xasan Turki ama ay geeyaan meel ay hubaan inuusan la soo laaban doonin. Cabdinuur Mohamed Seeraar Xafiiska Allmudug.com Galkacyo. qalay2005@gmail.com webmaster@allmudug.com
  11. lol. Red Sea true colour comes out. Let me politicise it a bit further, This is the entrance to LA, my brother Sophists home town and capital of Sool.
  12. ^^^Che, I respect your opinion, Puntland is my home and I dont take comments against it lightly, I agree with you that we must fight corruption but we must credit to the admin when ot does something good. Lately we hear how evil Puntland is and how change must be done imediatly, and who is it coming from the clan courts and some secesionists. Puntland will change and at its own pace, no one must be under the illusion that we will go back to the old days, unlike many Somali areas, Puntland developed in the war and the credit lies with Allah awho gave the people that capacity. We will continue and in a few years we might get a change of regime, that is if we want it.
  13. ^^No one said anything of your intentions, your comments speak for themselves..
  14. Post pictures from Mogadishu here, I will try to find some.
  15. Camir any pics from Erigavo? I have heard so much of the beauty of that area, more pics from Sanaag, ae needed on this thread. This pic seems new compared to the one on Puntlandgov.net
  16. ^^^Thumbs up for the progress made in Mogadishu, post the pics on this site...
  17. ^^^Friend these pics are part of the theme,. It is not for you, but for the Somali's in general and those from the state in particular... I also note that you nver commented on the new pics posted by Sakhar...Those were new..
  18. Nayroobi: Ciidamo ka socda xukuumadda Maraykanka oo ka soo talaabay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Isniin, November 06, 2006 Nayroobi (AllPuntland)- Wararka laga helayo xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka socda wadanka Maraykanka ay ka soo tallaabeen xadka ay wadaagaan labada dal. Ciidamadani oo ka soo ambabaxay fariisinta Maraykanku uu ku leehayay wadanka Jabuuti ayaa waxaa la filayaa in ay kulamo la qaataan madaxda dawladda Soomaaliya. Socdaalkani ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo dhowaan magaalada Nayroobi lagu qabtay saraakiil ka socota maxkamadaha magaalada Muqdisho iyo xubno ajnabi ah oo gacan siinayay, kuwaasoo hub galinayay wadanka Kenya. Saraakiishani ayaan horay loo shaacin imaatinkooda wadanka Soomaaliya, iyada oo lagu sheegay in ay ku lug leedahay sidii ay xukuumadda Soomaaliya ugala hadli lahaayeen xaaladda argagixisada Soomaaliya. Dhowaan xukuumadda Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay digniin ugu jeedisay muwaadiniinteeda ku dhaqan wadanka geeska Afrika, in ay ku soo fool leeyihiin hanjabaado argagixiso. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  19. Kolonyo ciidamada Maraykanka ah oo u soo talaabay xadka Kenya ay la leedahay Somaliya Last Updated::2006-11-06 16:38:54 Nairobi:-Sida uu maanta ku warramay wargeyska Kenya Times ee ka soo baxa dalka Kenya Kolonyo ciidamo Maraykanka ah oo ka tirsan --- Ciidamada la dagaalanka argagaxisada ee ku sugan dalka Jibooti isla markana watay labaataneyo baaburta waaweyn ee xamuulka wax ay Sabtidi aynu soo dhaafnay ka soo gudbiin magaalada Garisa iyaga oo u soo talaabay dhinac xuduuda Kenya ay la leedahay dalka Somaliya . Wargeysku waxaa uu sheegay in Talaabadan uu Maraykanku qaaday ay timi iyada oo ay jiraan khatarada dagaal gobaleed qarxa,waxaana uu intaa raaciyay in ay cabsida laga qabo qaraxa dagaalkan ay sii kordhisay digniinta Maraykanku uu ka soo saaray weeraro is miidamin ah oo ay fuliyaan xubnaha mayalka adag ee ku sugan Somaliya ,weeraradas oo ku wajahan dalalka Etoobiya iyo Kenya . Waxaa Wargeysku uu intaa ku daray in ay sidoo kale jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog badan oo ay ciidamada Kenya ay ka wadaan magaalada Garisa iyo xuduuda Kenya ay la leedahay Somaliya kadib marii xayiraad lagu soo rogay dhaq dhaqaaqa gaadiidka ee saddexda xarumod ee qaxootiga ee maamusho hay'ada UNHCR ee Dadaab asbuuci hore. Waxaa wargeysku sheegay in dhaq dhaqaaqyadan ciidan ay xoojinayaan tuhumo la xiriira dhisida isbahaysi ciidan oo ka dhan ah maxkamadaha Islaamiga ah kuwaas oo ciidamadoodu qabsadeen magaalada Muqdisho iyo inta badan koon furta Somaliya intii u dhexaysay bilihii March iyo October. HorseedNet.com
  20. Barre Hiiraale oo galabta soo gaaray Baydhabo Baydhabo 06, Nov.06 ( Sh.M.Network) Wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah oo ay wehliyaan Xildhibaan Xidig ayaa galabta soo gaaray magaalada Baydhabo si uu kulamo ula yeesho Madaxda dowladda KMG ah. Xubnaha wafdiga uu horkacayo Barre Hiiraale oo uu ka mid yahay Xildhibaan C/rashiid Xidig sida la sheegay iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamadiisa ayaa safar dhulka ah galabta ku soo gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay ka soo ruuqaansadeen dhinaca Baardheere. lama sheegin barre Hiiraale xilliga ay qaadaneyso booqashada uu ku joogo magaalada Baydhabo oo salka ku heyso taageero militari uu ka helo dowlada KMG ah si duulaan uu dib ugu qabsado magaalada Kismaayo oo 25 kii bishii Spetember ay ka fara maroojiyeen golaha maxkamadaha, iyadoo aan wax xabad ahi dhicin. Waa markii ugu horeysay oo Barre Hiiraale soo gaaray, tan iyo markii uu ka soo baxay magaalada Kismaayo oo ay qabsadeen xoogagga maxkamadaha islaamka. Ma'ed Caddaawe Shabelle Media Network Baay E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
  21. Baydhabo: Wasiirka gaashaan dhiga Soomaaliya oo socdaal hawleed ku yimid magaalada Baydhabo. Isniin, November 06, 2006 Baydhabo (AllPuntland)- Wasiirka gaashaan dhiga ee dawladda Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa waxa uu gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Wasiirka oo ka soo ambabaxay magaalada Baardheere ayaa magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhoweeyay mas`uuliyiin ka mid ah xukuumadda SOomaaliya. Wasiirka gaashaan dhigga ayaa waxaa la filayaa in uu kulammo la qaato madaxda dawladda Soomaaliya gaar ahaan ra`iisul wasaraha dawladda Soomaaliya Proff. Cali Maxamed Geedi. Socdaalka Barre Hiiraale ayaa waxaa lagu macneeyay in ay ku aadantahay sidii uu xukuumadda Soomaaliya ugala soo tashan lahaa arrimo ku aadan xaaladda dalka. Imaatinka wasiirka ee Baydhabo ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyada oo dhowaan magaalada Baardheere ay ka soo baxeen arrimo ku aadan dagaallo ay markale isaga hor yimaadaan ciidamada Wasiirka iyo kuwa maxkmadaha. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  22. NAIROBI: Warar dheeaad ah oo ku saabsan Madaxdii Maxkamadaha ee Jubbooyinka oo su'aallo kale la weydiinayo Posted to the Web Nov 06, 13:43 Nairobi (PP) - iyadoo lagu waday in saakay la sii daayo xubno ka tirsan Maxkamadaha oo ay diyaarad laga leeyahay dalka Kenya si lama filaan ah u geysay Nairobi ayaa warar cusub oo ka soo baxaya waxay shegayaan in baaritaanno kale lagu celiyay xubnahaas. Wararkan cusub ayaa waxay sheegayaan in kooxdaan ay su'aalo weli waydiinayaan Booliiska dalka Kenya, waxaana la sheegay in ay la socdaan xubnahaas dabley aad hubeysan, taasoo shaki weyn ku dhalisay Dowladda Kenya. Sida ay caddeynayaan wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socda dadaal ay ku baarayaan Booliiska dalkaas kooxaha la socda diyaarada oo laga shaki qabo inay ku jiraan kuwo ay si weyn u doondoonayaan Mareykanka iyo Reer Galbeedka. Inkastoo ay jiraan dadaallo uu wado Danjire Afey haddana, ma jiraan wax caddeyn ah oo sheegaya inay dhici karto in la sii daayo dadkaas oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha Dooxooyinka ee Maxakamadaha Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Islaan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com