
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^You are contradicting yourself, you say in one breath Puntland government is like Sadamm's then you produce a letter with people giving suggestions to the state governemnt, would that have happened in Iraq under Sadam.. Also I read that press release, and I support their suggestion on implementing the Shariah, but does it say that Puntland should come under IndaCade and Co...No..Even when they say we support the clan that wants to implement Shariah law they do not mention the clan courts of Mogadishu.. e yeeshee arintani ayaa dadka xuuraamiya arimaha caynkan oo kale ah ku macneeyeen mid hunguri looga raadinayo maxkmadaha Muqdisho. Taasoo dadkii ay ciidamadu saaka qabqabteen ay cadeeyeen inay qaateen lacago kadib markii la waraystay. This is what we are against...
-
President Yusuf holds talks with leaders of Singapore..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia's president on three-day visit to Singapore Posted to the Web Nov 08, 00:11 Singapore- The president of Somalia is making a working visit to Singapore from Tuesday to Thursday at the invitation of President SR Nathan. President Abdullahi Yusuf Ahmed is accompanied by Finance Minister Hassan Mohamed Nur; Deputy Minister of Foreign Affairs Hassan Ahmed Jama and other officials, said Singapore's foreign ministry. The president's agenda included meetings with Nathan and Prime Minister Lee Hsien Loong. The visiting leader and his delegation will be briefed by officials from the Ministry of Trade and Industry and Economic Development Board. © 2006 dpa German Press Agency -
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
^^^Well hold on Juje, some here found it informative and you otherwise, whats wrong with that? -
^^^Saxib Puntland was build by its people without any outside help they have build major towns and infrustructure not seen before in the region. Puntland occupies no one while your clan courts occupy, Kismayu, Barava, Marka, Qoryoole, Leego, Bali doogle, Afgoyee, Shalamboode..... Go attack the likes of IndaCade [ alleged drug baron], Cirfo [Afgoyee torturer], Dhuxulow Abdiqasin and the clan thugs that are actually right now occupying and abusing the people of southern Somalia. They turned Barava into a charcoal factory and Marka, poor Marka..... Dont worry, the TFG will insha Allah liberate the lower Shabbele soon and then justice will be met on the clan courts and the fakery of it all. You have lost politically and now you will lose milliterily...
-
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
^^^Nayruus, make sense will you, the clan courts wont give you any progress no more than Omar Jess made with Aydeed. Saxib Galkacyu and Puntland have developed simply because we could smell rubish like the clan courts from a mile away. We need a strong national government and insha Allah the TFG will be that in order to address the issues at home, not some fake clan courts led by the likes of Abdiqasin, IndaCade and aimed at promoting their own narrow interest. These people wont fight anyone outside the Somali clans which they occupy, they wont fight Ethiopia, its all a smoke screen. -
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
^^^I am saying that the clan courts of Mogadishu has no right to takeover Kismayu, occupay lower Shabbele or threaten the people of Bay and Bakool. You dont hear me complain about Beledweyne, Jowhar, Mogadishu and so on. They have a right to clear up their clan area, much like how Puntland and Somaliland did before them. Oh I suggest you make up a clan court since you dont have one, call it the Liberating Somali-Galbeed clan court tie it with Ifka-Xalin of IndaCade and boom you will liberate the occupied areas... -
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
^^^The clan courts, are based on the clans with guns in Mogadishu, Ifka-Xalin, Al-Furqan, Chircoole and so on. I do not even know which court your uncle Turki and Madoobe belong to, maybe they come under Al-Furqan or IndaCade's Ifka-Xalin since they have sponsored them to take over Kismayu. The clan courts of Mogadishu used Turki as away of taking over Kismayu, it was not done for Islam, but for further land grabing. -
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Very informative, but there might be some truth, I heard a while back that there were many clan court comanders injured in the Buaale battle. -
President Yusuf holds talks with leaders of Singapore..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
C/laahi Yuusuf oo la kulmay madaxweynaha Singapore Mogadishu 08, Nov.06 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha Soomaaliya Abdulaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho saddex cisho ah ku jooga dalka Singapore oo ku eg ilaa maalinta beri ah. Madaxweyne C/laahi Yuusuf sida ay qortay wakaalada wararka ee DPA, madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa maanta la kulamy dhigiisa dalkaasi SR Nathan, iyadoo kulankaasi uu ka dhacay xarunta madaxtooyada dalka Singapore ee Istana. waxa uu caasumad rasmi ah ka helay madaxaweynaha Singapore. Mr. Yuusuf waxa socdaalkiisa ku wehliya xaaskiisa iyo dhowr wasiir oo uu ku jiro wasiirka maaliyada ee dowlada KMG. madxaweyne Nathan ayaa ku marti-geliyey madaxweyne Yuusuf iyo wafuudiisa qado sharaf. Goor sii horeysay madxweyne C/laahi Yuusuf ayaa madaxtooyada Istana kula kulmay ra’iisal wasaaraha Singapore Lee Hsien Loong. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net -
President Yusuf holds talks with leaders of Singapore..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Singapore: Madaxwayne C/laahi Yuusuf oo kulan la qaatay madaxwaynaha Singapore Wednesday, November 08, 2006 Singapore(AllPuntland)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo booqasho saddex maalmood qaadanaysa , kuna eg 9ka Nov, ku jooga dalka Singapore ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha dalka Singapore SR Nathan maanta oo arboco ah. Madaxwayne Yuusuf ayaa halkaasi tagay kadib markii ay casumaad kasoo gaartay madaxwaynaha Singapore. Mudane Yuusuf waxaa socdaalkiisa ku weheliya marwada koowaad ee dalka iyo dhowr wasiir oo uu kamid yahay wasiirka Maaliyadda. Madaxwayne Nathan iyo wafdiga madaxwaynaha waxay wada yeesheen kulan qado ah oo ay ku wada sheekaysteen. Kulamadan waxay sidoo kale kusaabsan yihiin xiriirka Soomaaliya iyo Singapore iyo sidii Singapore ay qaybteeda uga qaadan lahayd taakulaynta dawladda Soomaaliya. Md: Yuusuf wuxuu kaloo dalka Singapore kula kulmay raysulwasaaraha dalka Singapre Lee Hsien Loong . CCC Farayaamo AllPuntland Related Articles -
Madaxwayhana somaliya oo kulan la qaatay madaxwaynaha dalka singapor iyagoo ka wada hadlay.... Posted to the MOL November 8, 2006, 12:17 pm Madaxweynaha Soomaaliya Abdulaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho saddex cisho ah ku jooga dalka Singapor ka dib markii uu ka soo kicitimay dalka Shiinaha oo uu uga qaybgalayay shirkii africa iyo dawlada shiinaha, madaxwayna Yuusuf ayaa hada kulan la leh dhigisa dalak singapr SR Nathan iyadoo kulankaasi uu ka dhacay xarunta madaxtooyada dalka Singapore ee Istana. waxa uu caasumad rasmi ah ka helay madaxaweynaha Singapore. Mr. Yuusuf waxa socdaalkiisa ku wehliya xaaskiisa iyo dhowr wasiir oo uu ku jiro wasiirka maaliyada ee dowlada KMG. madxaweyne Nathan ayaa ku marti-geliyey madaxweyne Yuusuf iyo wafuudiisa qado sharaf. Goor sii horeysay madxweyne C/laahi Yuusuf ayaa madaxtooyada Istana kula kulmay ra’iisal wasaaraha Singapore Lee Hsien Loong. sida la sheegaya madaxwaynaha ayaa madaxda dalka uu booqanayo kala hadlaya arimaha Murugsan ee somaliya iyo in dalkaasi maalgashi ku samaystaan dalka somaliya oo ah dal sabool ah isla makraasina u baahan in maalgalin lagu someeyo Max'ed C/qaadir Khalaf Galkacyo,Puntand,Somaliya
-
Vibrant city indeed, again Bravo Red Sea more pics. I have seen many of these, any Burco city pics?
-
House is gone, now we wait for Senate. Congrats to the brother, a historic moment indeed.
-
Gudiyo laga soo saaray kulankii maxkamadaha iyo Baarlamanka (pictures)
General Duke replied to Juje's topic in Politics
^^^Nayruus dont be emotive, pretending to be religious does not mean you gain favour with the lord Allah SWT., Using Islam to cloak naked clan agenda is also a no no. We see clearly certain clans running the show, while others are bought of with being given hand outs, mere peanuts but what about the national agenda? Baidoa is strong, and we have seen the fake Jihad has been turned to more talks, between groups who can never bring peace. Internal support is with the TFG, people need a government not some fake rubish from Abdiqasin and Co. The clan courts and their few sympathisers wont derail the national plan. The TFG is still where it was, and the clan courts have replaced the warlords as the obsticle to peace. Internal and International support is with the TFG. lol. Sharif Ahmed used to work for Mohamed Dheere, so who knows about the future -
lol. Ubahane now Abdi is an expert on Somaliland?
-
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Sophist upload your pics again, we can not see them... -
Ahmed Gurey, Nayruus is the old Shiekh dead or is this just some hot air? Your comments seem to suggest you know something we dont, what is it? Che, G. Is he alive what news have you got? My post was is it fact or fiction?
-
Gudiyo laga soo saaray kulankii maxkamadaha iyo Baarlamanka (pictures)
General Duke replied to Juje's topic in Politics
^^^It is a waste of time I doubt the clan courts are willing to give back the land they occupy and the properties they have looted. They want to increase their loot to parts of stable Somalia notably Bay&Bakool and Puntland. This will not be accepted, I also find it funny how some are now happy because they have been given a little. The issue is not fake religion but give the occupied land back, let ever clan set up their own adminstartions, and get your clan millitias out of these said areas... Simple.. The Sharif is wasting his time as usual, he has no power over the TFG armed forces and no suppor outside, he wont be able to give them legitimacy that they so crave. -
Shiinaha oo tageeray Somaliya 7 Nov 7, 2006, 08:58 Madaxweynaha dalka Shiinaha Hu Jintao ayaa taageeray markii ugu horeysay dadaalka nabadeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jirto xal u helida dalka Soomaaliya. Kulan labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Shiinaha dhexmaray maanta ayaa waxaa uu Madaxweyne Hu Jintao sheegay in dowladda Shiinaha ay tixgelineyso saaxiibtinimada soo jireenka ee ka dhaxeyn jirey labada dal , wuxuuna balan qaaday in uu ka gacan ka geysanayo taageerada dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo kulankaasi ka hadlay ayaa isagana waxaa uu tilmaamay in dowladdiisa ay ku howlan tahay dib u heshiisiinta dalka Somaliya iyo dib u dhiska dalka Somaliya, wuxuuna ka codsaday dowladdaha Shiinaha in ay kor u qaato saxiibtinimada soo jireenka ah ee mudada dheer soo tixneyd. Madaxweynaha oomaliya Md. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu ka qeyb qaatay kulan ay shiinaha isugu yimaadaan madaxda Afrika kaasi oo looga hadlayey iskaashi dhex mara Afrika iyo Shiinaha. Cali Muxayadiin Cali, Garowe Online
-
ICU Must be Terminated It's A Threat to Our Nation!!!
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
Clan COURTS should not be terminated, they can play a role but within the system, they must be contained and their millitia pose little danger to the plan to restore security. -
BUUR-HAKABA: Dhaqdhaqaayo Ciidan oo xoog leh ayaa ka socda deegaannada u dhexeeya Buur iyo Baydhabo Posted to the Web Nov 07, 07:25 Buur-hakaba (PP) - Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in xalay illaa iyo maanta ay ka socdaan inta u dhexeysa Buur-habaka iyo Baydhabo oo isku jira 60-km oo qura. Wararkaan ayaa waxay caddeynayaan in dhaqdhaaqa uu yahay mid xoog badan isla markanaa laga cabsi qabo inuu ka dhasho isku dhac dhex mara Dowladda ciidammadeeda oo ku sugan Deegaanka Mooda-moode iyo Malleeshiyooyinka Maxkamadaha oo aan sidaa uga fogeyn. Sidoo kale waxaa la sheegayaa in labada dhinac ay baroobeeyeen hubka waaweyn iyadoo dadka deegaanada ka ag-dhow halka ay isku horfadhiyaan Dolwadda iyo Maxkamadaha ayaa waxay cabsi weyn ka muujinayaan dagaallo qaraar oo deegaannadooda ka dhaca. Dhaqdhaaaqyada u dhexeeya labada dhinac ayaa soo jiitamayay muddo dheer, waxaana xaalka uu hadda u muuqdaa sida warar hoose ay sheegayaan in ay isku dhici doonaan goor dhow labada dhinac. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Dagaalo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan degmada Buurhakaba Last Updated::2006-11-07 16:32:11 Baydhabo:- 24kii saac ee lasoo dhaafay ayaa waxaa jirta cabsi xoogleh oo laga qabo in uu dagaal dhexmaro Ciidamada DFKMG iyo kuwa Maxaakiimta Muqdisho. Cabsidan ayaa ka timid dhaq dhaqaaq xoogleh oo laga dareemay labada dhinac, ayadoo magaaladan Baydhabo laf ahaanteedu uu ka muuqdo dhaq dhaqaaq ciidan oo xoogleh. Dowlada Ciidamadeeda oo ku sugan nawaaxiga magaalada Baydhabo, ayaa todobaadkii dhawr goor sameeya hawlaglo noocaan ah oo ay ku maraan qeybo kamid ah gobalka Bay, gaar ahaan nawaaxiga degmada Buurhakaba oo ah halka ay isku horfadhiyaan labada ciidan. Saraakiil kamid ah Ciidamada Dowlada oo aan xiriir la sameynay ayaa sheegay in aysan jirin wax dagaal ah oo ay dhinacooda wadaan, balse ay ku jiraan diyaar garow iyo heegan sare. Ciidamada Dowlada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dabrid ay ku tijaabiyaan hubka culus iyo madaafiicda goobta. Sidoo kale Wararka naga soo gaaraya magaalada Buurhakaba ayaa sheegay in amniga deegaankaasi aad loo adkeeyey isla markaana uu hoos u dhacay isu socodka ayadoo halkaasina laga soo sheegay cabsi laga qabo in dagaal uga yimaado dhinaca Dowlada Federaalka. Dagaal ka dhaca deegaanka Buurhakaba ayaa keeni kara khasaaro aad u xoogleh ayadoo labada dhinac ay ciidamo kumanaan gaaraya ay geeyeen tuulooyinka kamid ah degmada Buurhakaba. Hussein Farah HorseedNet.com
-
Juje, the TFG has enough troops to defend itsef, but it needs the support of powerful nation such as China with security seat in the UN to help with the overall security of the nation.. China supports Somalia to seek peace Chinese President Hu Jintao said China would support Somali interim government's efforts to seek peace and reconstruction, urging the UN Security Council to grant it more support and assistance. Hu made this remark on Tuesday during his meeting with Somali President Abdullahi Yusuf. Yusuf said Somalia was working on a reconstruction and development plan and hoped to expand friendly cooperation with China in political, economic and social sectors. Yusuf arrived in Beijing on Thursday for the two-day landmark Beijing Summit of the Forum on China-Africa Cooperation which closed on Sunday afternoon. China and Somalia established diplomatic relations on Dec. 14, 1960. Bilateral trade reached 19.64 million U.S. dollars in 2005. Source: Xinhua
-
BEIJING: Dowladda Shiinaha oo shaaca ka qaadday inay taageerayso Dowladda Federaalka Soomaaliya Posted to the Web Nov 07, 17:54 Beijing (PP) - Madaxweynaha Dowladda Shiinaha Hu Jintao ayaa daboolka ka qaaday in Dowladdiisu gacan siin doonto Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dowladda Shiinaha ay daboolka ka qaadday inay lacago ugu deeqayso Somalia. Dowladda Shiinaha ayaa waxay sheegtay inay gacanta ay siinayso Soomaaliya ay noqon doonto mid wax ku ool ah isla markaana; noqon doonto mid ay dowladda Federaalka wax kaga qabato dhibaatada ammaandarro ee ka jirta gudaha dalka Soomaaliya. Go'aankaan uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Shiinaha Hu Jintao ayaa yimid kaddib markii ay Magaalada Beijing kulan ku yeesheen isaga iyo Madaxweyanha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana ay ka wada hadleen sida dowladda Shiinaha iyo tan Somaaliya ay isku garabsan lahaayeen. Madaxweyne Yuusuf ayaa waxaa la sheegay inuu si weyn ugu farxay hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Shiinaha, waxaana hadalkaan uu jeediyay Madaxweynaha Shiinaha mar uu saakay ka duulayay Madaxweynaha Soomaaliya dalka Shiinaha isagoo ku sii jeeda dalka Singapore oo ay uga billaabanayso booqasho 3-casho ah. Dowladda Shiinaha ayaa waxay kaga dhawaajiyay kulan ay ka qaybgaleen madax Afrikaan ah oo gaaraya 50-ruux oo ka dhacay dalka Shiinaha, kulankaas oo loogu magacdaray FACOC. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan