
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Garowe continued -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Garowe the capital of Puntland, looks nice -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Khalif here is a green pic, kind of. Bossaso Galkacyu -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Bossaoso continued -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Bossaso..... -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^ David Letterman, thatic is of Eyl,Nugaal Puntland, If I am not mistaken. Sakhar, are you uploading still? -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Camir is right, Qardo was not the seat of the Kingdom it was Bargaal.. Here are the people of Qardo.. -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
LA,LA, Big city of dreams.. -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Nice picks, here are the people of these cities.. Galkayo.. -
Abshir Bacadle: Front Line Visit and Moral Support!
General Duke replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
^^You never heard Bacadle comment on the plight of the people in Lower Shabbele and so on or the crimes that were commited when he used to sing for Aydeed. -
More than 300 men have left the ICU due the Bu'aale incident
General Duke replied to Cumar's topic in Politics
^^ Of course not, my clans agenda would fail if it was contrary to the national one. Also as a Muslim I would have to oppose my clan if it was causing suffering to others. -
President Yusuf in the peoples reoublic of China..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
China to double its aid to Africa The African leaders are being given a warm welcome China has pledged to double its aid to Africa and provide $5bn in loans and credits over the next three years. Chinese President Hu Jintao made the announcement as he opened a summit in Beijing attended by nearly 50 African heads of state and ministers. The summit is focusing on business with more than 2,000 deals under discussion. African leaders welcome their booming trade links with China, but critics accuse Beijing of dealing with repressive regimes. Beijing says it is just doing business and has no political agenda. 'Historic' "Our meeting today will go down in history," Mr Hu told the China-Africa summit. "China will forever be a good friend, good partner, good brother of Africa," he said. Beijing means business Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi remembered China's support during many African countries' fight for independence. "Our main challenge now is not to fight colonialism, but fighting poverty and backwardness and achieving economic independence," Mr Zenawi said. "Africa needs the support of its friends to overcome this challenge." The city has been smartened up for the arrival of the African leaders, the BBC's correspondent Daniel Griffiths in Beijing says. Red lanterns hang from trees and posters celebrate Sino-African friendship. Trade boost Mr Hu said that China would double its aid to Africa from its 2006 level by 2009, although he gave no figures. Beijing will offer US$3bn (£1.5bn) in preferential loans and US$2bn (£1.5bn) in export credits over the next three years, President Hu said. It will more than double the number of goods which do not attract tax when imported to China from Africa. China will train 15,000 African professionals and set up a development fund to help build schools and hospitals. China's drive to buy African oil and other commodities has led to a big increase in two-way trade, worth $42bn (£22bn) in 2005. Africa is also a growing market for Chinese goods, but critics say Beijing is stifling African manufacturing. Some analysts have said Africa is the only place left to go, as most of the world's other big oil reserves are already being developed by major Western energy companies. The three-day summit is concentrating on the rapidly expanding economic ties between the two sides, and many new business deals are likely to be announced over the weekend. Many of them are expected to revolve around China's hunger for African mineral resources, particularly oil. -
President Yusuf in the peoples reoublic of China..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
President Yusuf in the peoples reoublic of China..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
More than 300 men have left the ICU due the Bu'aale incident
General Duke replied to Cumar's topic in Politics
Socod Badane, I oppose the clan courts because they represent clan agenda cloaked in islamic garb. A choice between a national governemtn and clan courts, its government every time. -
Abshir Bacadle: Front Line Visit and Moral Support!
General Duke replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
^^^Ironic indeed. Which Ubahane reported it. The Aydeed soldier The Abdullahi Cadow supporter The Clan courts supporter.. Funny how they have all turned Mujahid's, today./ -
THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^He is there with his parliment, cabinet soldiers and other officials, and he is not attacking anyone. -
More than 300 men have left the ICU due the Bu'aale incident
General Duke replied to Cumar's topic in Politics
Baardheere: Abaandulaha ciidamada Col. Barre Hiiraale oo cadeeyay in ay dagaal markale ku qaadayaan gobolada Jubooyinka. Axad, November 05, 2006 Baardheere (AllPuntland)- Abaanduulaha ciidamada wasiirka gaashaan dhiga ee dawladda Soomaaliya C/laahi Sh. Ismaaciil (Fartaag ) ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay hayaan cadaymo muujinaya in ay dagaalka maxkamadaha ay la galen ay kula jireen kooxo ajnabi ah. Fartaag oo u waramayay barnaamijka Faaqidaada ee Radio Gaalkacyo ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dagaal aad u kharaar oo ay la galeen maxkamadaha magaalada Muqdisho uu ka soo gaaray khasaare lixaad leh iyo in ay khasare gaarsiiyeen maxkamadaha magaalada Muqdsiho ee ka soo hor jeeday. Mudane Fartaag ayaa waxa uu intaasi ku daray in dagaalkaasi ay garab uga heleen ciidamada xukuumadda Soomaaliya, balse waxa uu gaashaanka ku dhuftay in ciidamo Itoobiyaan ah ay ka garab dagaalamayeen. Abaandulahu waxa uu sidoo kale shaaca ka qaaday in dhowaan magaalada Baardheere ay so gaaraayaan ciidamo ka tirsan ciidamadii xooga dalka Soomaaliyeed. Waxa uu ugu danbeeyntii cadeeyay in ay dagaal markale diyaar u yihiin in ay la galaan cidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho. Mahad Jama Koronto AllPuntland Related Articles -
Col Cabdulahi Sheikh Ismaaciil Fartaag speaks out about the Bu'aale clash.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Baardheere: Abaandulaha ciidamada Col. Barre Hiiraale oo cadeeyay in ay dagaal markale ku qaadayaan gobolada Jubooyinka. Axad, November 05, 2006 Baardheere (AllPuntland)- Abaanduulaha ciidamada wasiirka gaashaan dhiga ee dawladda Soomaaliya C/laahi Sh. Ismaaciil (Fartaag ) ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay hayaan cadaymo muujinaya in ay dagaalka maxkamadaha ay la galen ay kula jireen kooxo ajnabi ah. Fartaag oo u waramayay barnaamijka Faaqidaada ee Radio Gaalkacyo ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dagaal aad u kharaar oo ay la galeen maxkamadaha magaalada Muqdisho uu ka soo gaaray khasaare lixaad leh iyo in ay khasare gaarsiiyeen maxkamadaha magaalada Muqdsiho ee ka soo hor jeeday. Mudane Fartaag ayaa waxa uu intaasi ku daray in dagaalkaasi ay garab uga heleen ciidamada xukuumadda Soomaaliya, balse waxa uu gaashaanka ku dhuftay in ciidamo Itoobiyaan ah ay ka garab dagaalamayeen. Abaandulahu waxa uu sidoo kale shaaca ka qaaday in dhowaan magaalada Baardheere ay so gaaraayaan ciidamo ka tirsan ciidamadii xooga dalka Soomaaliyeed. Waxa uu ugu danbeeyntii cadeeyay in ay dagaal markale diyaar u yihiin in ay la galaan cidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho. Mahad Jama Koronto AllPuntland Related Articles -
Madaxweyne Cade Muuse "kuwii maxkiimta ku dhawaaqay Muqdisho ayey u carareen" Somaliweyn (Boosaaso, 05.11. 2006) Cade Muuse madaxweynaha Puntland oo mudo dhowr bari ah kusugan wadanka gudihiisa ayaa iminka kusugan galkacyo halkaasi oo uu khodbad kajiiyey hotelka taar city ee magaalada galkacyo madaxweynaha oo dhawaan wadanka kusoo laabtay ayaa mudo gaaban isu maray magaalooyinka boosaaso garoowe galkacyo oo inta ba kajeediyey khodbooyin xasaasi ah waxaana u danbeysey khodbadii uu habeynimadii xalay ka jeediyey taar city hotel khodbadaasi oo uu inta badan culeyska ku saaray rag sheegey inay maxkamada ka fureen magaalada galkacyo balse uu sheegey inay carareen. Dhawaan ayey ahayd markii maxkamad lagaga dhawaaqay magaalada Galkacyo maxkamadaasi oo aan ilaa iyo iminka la arkin meel ay ku talaa iyo cidii ku dhawaaqdey balse khodbadii madaxweynaha oo dhinacyo badan taabatay ayey kamid ahayd waanu lasoconaa ku maxkamadaha ku dhawaaqey hadana u cararey muqdisho hadii ay gobolada puntland ku soolabtaana sharciga ayaa lala tiigsanayaa waxaana lagu qaadaya ciqaab dil ah. Madaxweynaha Puntland ayaa iminka wada olole uu ku doonaayo inuu isugu keeno beelaha puntland oo lasheegey inay qeyb kamid ah wadaan sidii ay ugu birii lahayeen maxkamadaha isagoo shirar kala duwan laqaatey odayaasha iyo waxgaradka gobolka mudug iyo waliba madaxda ku jirta puntland oo kasoo jeeda gobolka mudug waxaana uu kala hadlayaa amaanka puntland waxaana uu ku adkeyey wax kaqabad amaanka gobolka mudug ay iminka kajiraan labo maamul. Cade Muuse ayaa magalooyinka uu tagey intii uu soolabtey warbixinadii uu ka jeediyey waxaa uu kaga hadlaayey intoo badan mashaariicda iyo wax qabadka xarmo badan oo dhismayaal kasocdaan iminka oo uu kamid yahay garoonka diyaaradaha ee magaalada boosaaso oo iminka uu dhisme xoogan kasocdo iyo waliba howlaha macdan baarista oo sida uu sheegey shirkado baaraya macdanta uu heshiis lasoo galay waxaa kale oo uu sheegey madaxweynuhu inuu tagey wadanka malaysia halkaasi oo uu u tagey howlo ganacsi isaga iyo ganacsato kasocota rugta ganacsiga Puntland waxaana ay kulamo laqaateen jaaliyada somaliyeed ee halkaasi ku sugan. Iidle Macalin omar iidle_007@hotmail.com
-
^^^Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka soo kictamay saakay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa tagi taankiisa Muqdisho ka dhawaajiyay Maalinimadii Jimcada isagoo sheegay in uu muqdsho u tagayo dhexdhexaadinta Maxkadaha iyo Dawlada Federalka somaliya oo awal ku guuldaraystay shirkii Khratuum, inkastoo uu sheegay in aysan ahayn mid ay ka wada tashadeen Masuuliyiinta kale ee dawlada Fadrala somaliya Not as funny as the above quote..
-
More than 300 men have left the ICU due the Bu'aale incident
General Duke replied to Cumar's topic in Politics
^^^They made a big mistake and again turned the whole thing into clan, Barre Clan against Turki & IndaCade, were is the Islamic struggle in all of this? -
NAIROBI: Xubno ka tirsan Maxkamadaha oo diyaaradi ay si lama filaan ah uga dajisay Nairobi, booliiskuna ay su'aalo weydiinayaan Posted to the Web Nov 05, 14:04 Nairobi (PP) - Waxaa xalay ka dagtay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Nairobi diyaarad kuwa yaryar ah oo sidday madaxa Maxkamadaha ay u magacaabeen Magaalada Kismaayo oo lagu magacaabo Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Islaan iyo ciidammo isaga la socda oo ilaaladiisa ah watana hubka fudfudud. Diyaaradda oo ahayd nooca jaadka keena ayaa waxay si lama filaan ah uga dagtay Garoonka diyaaradaha ee Wilson Airport iyadoo sida guddoomiyahaan iyo xubno ka tirsan maamulka Maxkamadaha ee Gobollada Jubbooyinka, waxaana la sheegay in haatan su'aalo ay weydiinayaan Booliiska Kenya. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta dhabta ah ee keentay in diyaaraddaas ay ka dagto Nairobi iyadoo wada xubnahaan oo ka tirsan Maxkamadaha xilli ay jiraan xasaasiyado aad u xun oo u dhexeysa Maxkamadaha iyo Dowladda Kenya. Sida wararka qaarkood ay sheegayaan in Dowladda Kenya ay amarka keenista xubnahaas ay iyadu lahayd, waxaana la sheegay inay maleynayeen inuu diyaaradda oo ku socotay Muqdisho uu saaran yahay Sheekh Xasan Turkey oo isagu madax ka ahaa abaabulkii dagaalladii lagu qaaday Jubbooyinka. Warar kale ayaa waxay sheegayaan in diyaaradda ay cillad ku timid darteed u tagtay Magaalada Nairobi, waxaase wararka ay sheegayaan in su'aalo la weydiinayo Madaxda Maxkamadaha u qaabilsan Degmada Kismaayo, balse ma jiraan warar cad-cad oo sheegaya waxa ka soo baxay su'aalaha la weydiinayo. Arrintaan ayaa waxay ku keenay Maxkamadaha Cabsi weyn lamana garanayo waxa ay ka dhihi doonaan, waxaase jira walaac xooggan oo ka taagan Madaxda Maxkamadaha dhexdooda taasoo ay kaga hadlayaan arrintaan soo booddada ah. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
^^^LOL. Sadam made mistakes, but is it any different to what is happening now? Who will put, Bush, Blair and others for the past three years? 600,000 Iraqi's have lost their lives twice the amount which the west used to blame Sadam. Death Squads, and terrorist battles, car bombs and secterian violance. Also do not compare Sadam Hussein to the clan warlords of Somalia, he was a man who held a nation together.